Jimcaale Deals
Jimcaale Deals
  • 65
  • 365 188

วีดีโอ

Kawaran haddii aad ayuuto ku gadato dhul jooga $60k?
มุมมอง 2.4K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kawaran haddii aad ayuuto ku gadato dhul jooga $60k?
$65,000, Guri nuucee ah ayaad uga dhisan kartaa Muqdisho?
มุมมอง 9K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Jimcaale Deals wuxuu diyaar kuula yahay xogta Real-estate-ka wadanka. Haddii aa daneyneyso in laguu dhiso gurigaan oo kale waxaa la xariiri kartaa SALIMA ENGINEERING AND DESIGN SERVICES: 252619222117. Si aad Update u ahaato Please Subscribe dheh Channel-keena. #Jimcaaledeals
Anigoo ku shaqeeya mushaar $750, ma iibsan karaa dhul jooga $8,000? || JAWAABTU WAA HAA ||
มุมมอง 13Kวันที่ผ่านมา
#jimcaaledeals #realestateinvesting #maalgashigadhulka
Guri nuucee ah ayaad ku iibsan kartaa $130,000, Nairobi? | HOME TOUR - AZHAAR RESIDENCY
มุมมอง 2.3Kวันที่ผ่านมา
Guri nuucee ah ayaad ku iibsan kartaa $130,000, Nairobi? | HOME TOUR - AZHAAR RESIDENCY
Ma xiisaysaa maalgashiga Dhulka iyo Guryaha? | FURSADAHA ASBUUCA EP43 |
มุมมอง 2.5K14 วันที่ผ่านมา
#jimcaaledeals #affordablehousingsomalia #areaexploring #maalgashigadhulka
Qiimaaha Dhulalka iyo Kirada Guryaha Degmada Wadajir || GUIDED TOUR ||
มุมมอง 13K14 วันที่ผ่านมา
#jimcaaledeals #affordablehousingsomalia #areaexploring
IRDAHA GANACSIGA EE QAALIGA AH.
มุมมอง 1.2K14 วันที่ผ่านมา
IRDAHA GANACSIGA EE QAALIGA AH.
Boos Xaraash ah | FURSADAHA ASBUUCA EP42 ||
มุมมอง 3.3K21 วันที่ผ่านมา
Boos Xaraash ah | FURSADAHA ASBUUCA EP42 ||
Qiimaha dhulalka Degmada Waabari | AREA EXPLORING
มุมมอง 3.7K21 วันที่ผ่านมา
#jimcaaledeals#Somalirealestate
5 Boos oo iib ah | FURSADAHA ASBUUCA EP41 |
มุมมอง 1.4Kหลายเดือนก่อน
5 Boos oo iib ah | FURSADAHA ASBUUCA EP41 |
Rajo maka qabtaa in aad Mushaarkaaga guri ku iibsato?
มุมมอง 1.2Kหลายเดือนก่อน
Rajo maka qabtaa in aad Mushaarkaaga guri ku iibsato?
"Sanad walba, Soomaaliya waxaa ku dhinta shaqaalo dhismo"
มุมมอง 460หลายเดือนก่อน
"Sanad walba, Soomaaliya waxaa ku dhinta shaqaalo dhismo"
Dhulal iib ah | FURSADAHA ASBUUCA EP40 |
มุมมอง 4.1Kหลายเดือนก่อน
Dhulal iib ah | FURSADAHA ASBUUCA EP40 |
Xiligee ugu haboon in aad dhul iibsato?
มุมมอง 1.5Kหลายเดือนก่อน
Xiligee ugu haboon in aad dhul iibsato?
DHUL RAQIIS AH - JAZEERA PROJECT ($1,600 ONLY) | EP39 |
มุมมอง 13Kหลายเดือนก่อน
DHUL RAQIIS AH - JAZEERA PROJECT ($1,600 ONLY) | EP39 |
Mogadishu - Before & After
มุมมอง 875หลายเดือนก่อน
Mogadishu - Before & After
Degmada Daarusalaam - Tusaale nool | QOF IYO GURI 38 |
มุมมอง 1Kหลายเดือนก่อน
Degmada Daarusalaam - Tusaale nool | QOF IYO GURI 38 |
Xalka Dumitaanka Guryaha - Somalia | KACDOONKA DHISMAHA EP37 |
มุมมอง 11Kหลายเดือนก่อน
Xalka Dumitaanka Guryaha - Somalia | KACDOONKA DHISMAHA EP37 |
Mogadishu Population (1950-2024)
มุมมอง 362หลายเดือนก่อน
Mogadishu Population (1950-2024)
Haddii aad iibsanayso Appartment, waa ku qasbantahay sharcigaan. | QOF IYO GURI EP36 |
มุมมอง 3Kหลายเดือนก่อน
Haddii aad iibsanayso Appartment, waa ku qasbantahay sharcigaan. | QOF IYO GURI EP36 |
Waa kuwee labada dabaq ee ugu dheer Muqdisho?
มุมมอง 1.2Kหลายเดือนก่อน
Waa kuwee labada dabaq ee ugu dheer Muqdisho?
Muqdisho waxey u dhaqaaqdey dhinaca Warshiikh | MAALGASHIGA DHULKA EP35 |
มุมมอง 5Kหลายเดือนก่อน
Muqdisho waxey u dhaqaaqdey dhinaca Warshiikh | MAALGASHIGA DHULKA EP35 |
$1.6M ayaa kasoo xarootay caanshuurta guryaha Muqdisho, afar bilood gudahood | QOF IYO GURI EP34 |
มุมมอง 1.3Kหลายเดือนก่อน
$1.6M ayaa kasoo xarootay caanshuurta guryaha Muqdisho, afar bilood gudahood | QOF IYO GURI EP34 |
Halkee ku danbeeyeen 10,000 ee guri oo Turkigu ka dhisi rabay Mogadishu, 2015?
มุมมอง 3.7K2 หลายเดือนก่อน
Halkee ku danbeeyeen 10,000 ee guri oo Turkigu ka dhisi rabay Mogadishu, 2015?
Xaafad cusub oo lagu daahfuray Muqdisho | Future Estate
มุมมอง 16K2 หลายเดือนก่อน
Xaafad cusub oo lagu daahfuray Muqdisho | Future Estate
DARAASAD: Maxaa kaa hortaagan in aad guri yeelato? | QOF IYO GURI EP33 |
มุมมอง 9262 หลายเดือนก่อน
DARAASAD: Maxaa kaa hortaagan in aad guri yeelato? | QOF IYO GURI EP33 |
Maxaa go'aamiyaa Qiimaha Guryaha & Dhulka Muqdisho? | MAALGASHIGA DHULKA EP32 |
มุมมอง 4.8K2 หลายเดือนก่อน
Maxaa go'aamiyaa Qiimaha Guryaha & Dhulka Muqdisho? | MAALGASHIGA DHULKA EP32 |
Afar tilaabo oo aad uga badbaadi karto in lagaa iibiyo dhul fake ah | MAALGASHIGA DHULKA EP31 |
มุมมอง 3.1K2 หลายเดือนก่อน
Afar tilaabo oo aad uga badbaadi karto in lagaa iibiyo dhul fake ah | MAALGASHIGA DHULKA EP31 |
Mala socotaa in aad guryo kasoo raran karto China? 😂| QOF IYO GURI EP20
มุมมอง 2.7K2 หลายเดือนก่อน
Mala socotaa in aad guryo kasoo raran karto China? 😂| QOF IYO GURI EP20

ความคิดเห็น

  • @OmarSophi10
    @OmarSophi10 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bybit waa goob ganacsi oo ka ganacsata is-weydaarsiga cryptocurrency oo u oggolaaneysa dadka isticmaala inay ku ganacsadaan noocyo kala duwan oo hanti crypto ah. Bybit waxay caan ku tahay dareereheeda sare, astaamaheeda ganacsi ee horumarsan, iyo tallaabooyinka amniga adag, waxayna noqotay doorasho caan ah oo ay jecel yihiin ganacsatada cusub iyo kuwa waayo-aragnimada leh. Faa'iidooyinka Bybit: 1. Is-dhexgalka Isticmaalka Saaxiibtinimada leh: Madal si fudud loo isticmaali karo oo ku habboon ganacsatada heerar kala duwan. 2. Dareere Sare: Waxay hubisaa in ganacsigu si dhakhso leh oo hufan loo fuliyeo iyadoo khasaare yar uu jiro. 3. Qalabka Ganacsiga Horumarsan: Waxay bixisaa astaamo sida ganacsiga leverage, amarrada jooji-khasaaraha, iyo amarrada faa'iidada qaata. 4. Amni: Waxay fulisaa borotokoollada amniga adag si loo ilaaliyo hantida iyo xogta isticmaalaha. 5. Taageero Macaamiil 24/7: Waxay bixisaa caawimaad joogto ah si loo xalliyo arrimaha ganacsi ama su'aalaha. 6. Kharash Yar: Qaab dhismeed kharash tartan ah, taas oo ka dhigaysa ganacsiga mid waxtar leh. partner.bybit.com/b/86086

  • @abbasabdi1987
    @abbasabdi1987 วันที่ผ่านมา

    Xamar qorshe magaalo kama jiro waa hayaacdo wadooyin malahan😢

  • @AhmedsaciidabdizakAhmedsaciida
    @AhmedsaciidabdizakAhmedsaciida วันที่ผ่านมา

    Fikirkaas qof masuul ah iyo mid ganacsataha kuma jiro lkn fikirkooda labada waxa ay ka siman yihiin dhaqaalo deg deg ah iyo baada shacabka matada ah midaas ayaa xaqiiq ah Allow Dowlad shacabka u roon noo keen

  • @denisblacky3400
    @denisblacky3400 วันที่ผ่านมา

    Dadaal adunyo walaga fakerey EE dadaal aqiro halaga fakaro asxabey

  • @DamalDesigns
    @DamalDesigns วันที่ผ่านมา

    Waan kula socdaa mudane

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @xiinkeyxajji2120
    @xiinkeyxajji2120 วันที่ผ่านมา

    Sxboo anaga badanaa dhalin yarada ayaan ka hadlayaa waa jeeb yar kan ugu mushaarka. Badan waa 500$ ee ka soo hadl maalin ka yar lacagtaas

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 2 วันที่ผ่านมา

    500000$ 😂😂😂😂😂😂 Naga daaya ciyaarta Wax kale noo sheeg

  • @halimoabdullahi5463
    @halimoabdullahi5463 2 วันที่ผ่านมา

    Guri hoos baqaar 3 qol ah kor labo dabaq meeqo ayaa ku kaceyso

  • @halimoabdullahi5463
    @halimoabdullahi5463 2 วันที่ผ่านมา

    Dhismo baqaar hoos iyo labo daba kor ah meeqo waaye

  • @nadammedia
    @nadammedia 2 วันที่ผ่านมา

    Next hoden kadhig

  • @AaAa-qf4gd
    @AaAa-qf4gd 2 วันที่ผ่านมา

    Wllo holwadag inoogu xiji isgoska bakaaraha xafadaas cafwan🥰👍

  • @idilhussein4549
    @idilhussein4549 2 วันที่ผ่านมา

    MashaAllaah bro maskaxdada Allah ku dayo

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaa ladhaha join venture JV waa runta jimcaale deals group arinta aad kahadashey waa property development labo ama sedex qof oo is aaminsan ayaa wax wada qabsankaro runtii waa lagu faaiida. Hore usoco jimcaale deals.

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 วันที่ผ่านมา

    Aiuto waa talyaani ee afsoomaali MA ahan afsoomaali waxa uu noqonaaya "iscaawin" ama caawinيساعد

  • @NuuradinAdam-ho5oo
    @NuuradinAdam-ho5oo 3 วันที่ผ่านมา

    Masha .Allaah

  • @munaahmed6976
    @munaahmed6976 3 วันที่ผ่านมา

    Fadhiga kaliya dhowr iyo afartan meter ka badan ayuu dhahay 😂 guriga dhan ayaaba 15/20 ah guriga oo dhan isku wareeg waa 35 meter🤣🤣

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 4 วันที่ผ่านมา

    Ha ballaaria mashrucaan Kuna dara fikrad indinka naftiina wax ka faaideysa taan.

  • @abdiwahabadanyacqub1914
    @abdiwahabadanyacqub1914 4 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad sida wax loo keedsado kusoo xiji

  • @user-zv8gd3jl7q
    @user-zv8gd3jl7q 4 วันที่ผ่านมา

    All Muslim nations should progress in infrastructure developments inshallah ! Especially, the ones that need developments. Much luv n respect - Afghanistan 🇦🇫

  • @JamilaAhmed-cg1lw
    @JamilaAhmed-cg1lw 4 วันที่ผ่านมา

    Holwadaag

  • @mujahidaali1259
    @mujahidaali1259 5 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Soo sheeg shirkadaan meel lagala xiriiro

  • @ShaaficiDhakomale
    @ShaaficiDhakomale 5 วันที่ผ่านมา

    aad ayaan ugu baahnaa mawduucan thanks wll

  • @ahmedjamacyusuf9701
    @ahmedjamacyusuf9701 5 วันที่ผ่านมา

    Dhulkaba intaas ka badan xmr😂

  • @MaizaQurux
    @MaizaQurux 5 วันที่ผ่านมา

    Kasohadal dhuka udhxy darusal iyo deniile

  • @Hajji-abdalla14
    @Hajji-abdalla14 6 วันที่ผ่านมา

    ad io ad ayad u mhdsnthy lgnd cawa igu horeyso ytb kaga wax bdne wan ka faidey horey usoco brother i.a xafiiskinane wa idn kuso booqan.

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x 6 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @user-wy2cz5hq6u
    @user-wy2cz5hq6u 6 วันที่ผ่านมา

    50,000 dollar 💵 bil walba mabixin karaa dhul raqiis ah uu joogo 800,000 dollar 💵

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 6 วันที่ผ่านมา

    Danleeyay Allaah ka yaaba umada meesha lesku dhacaayo ha ugu yeerina dalkooda ha dhistaane

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 6 วันที่ผ่านมา

    Eebow manoo sheegi kartaa farqiga u dhexeeyo guriga dhex kadhiska ah iyo midka aan eheyn iyo saameynta eey kuyeelaheyso qiimaha lagu dhisaayo? Waa maxay Jibsan boord? Shirkadaan magaceeda manoosoo qori kartaa? Shirkadee ugu fiican gurya dhisida? Mahadsanid mudane

    • @NOf_x_x
      @NOf_x_x 6 วันที่ผ่านมา

      Shirkada: salimaservices Mogadisho,hodan

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 6 วันที่ผ่านมา

    bil kaddib 3 guri inaa dhistaa rabaa kun shillina ma haaysti ilaaheey ha ii rumeeyee❤😂

    • @hamdimeyralle3640
      @hamdimeyralle3640 5 วันที่ผ่านมา

      Me 2 ducada igu soo dar iinshallah

  • @ahmedhassanabdi6502
    @ahmedhassanabdi6502 6 วันที่ผ่านมา

    Lkn Islaamic Design ma ah qolka fadhiga marka laga hadlayo privacy

    • @aidarussyussuf4028
      @aidarussyussuf4028 3 วันที่ผ่านมา

      Islamic design na muxu aha qolka fadhiga privacy malaha dadka ka dhaxeya

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 6 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @OnPointpress
    @OnPointpress 6 วันที่ผ่านมา

    Weli ma arkin Qof ka hadlaya mowduucyadan Oo kale, Soo badi qarashaadka Guryaha ku baxo waxa Loo qariyo maba fahmin anigemahadsanid jimcaale

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 6 วันที่ผ่านมา

    Meeqa qol

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 6 วันที่ผ่านมา

    M.a xaguu ku yaala

  • @kaafi4296
    @kaafi4296 6 วันที่ผ่านมา

    Shirkadan magaceeda iyo mesha ee joogan

  • @CrashiidFaarax-qc8xw
    @CrashiidFaarax-qc8xw 6 วันที่ผ่านมา

    Ustaaad jimcaale please dagmada hodan dhulalkeeda waa imisa?

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 6 วันที่ผ่านมา

    Qolka shaqaalaha maxaa banaanka loogeeye waa dhaqan xumo waxaas respect the maid

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 6 วันที่ผ่านมา

      Haa sxb waa dhaqan xumo. Nairobi aa waxa ku arkay shaqalo jikada laseexinayo waa damiir xumo waxas

    • @thabit21s58
      @thabit21s58 6 วันที่ผ่านมา

      Saasaa u fiican ayada iyo raga gurigaba leh sababtoo ah waaa kala ajanabi qofwaliba markuu guriga qeebtiisa kajoogo waa inuu raxeestaa.

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 6 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah dabaqsuge 65kun ah aad buu ufiicanyahay hadii ay runtahay in qalabka dhisma ha uu fiican yahay oo ilaa 4dabaq lasaaran karo ama ilaa ya

  • @mursalcismaan7692
    @mursalcismaan7692 6 วันที่ผ่านมา

    Whli been ma ahan shaqo ganacsi ninkii ku fakaraya haddii uusan guriba haysan siduu ku shaqayn karaa

  • @abdirahimaden1229
    @abdirahimaden1229 6 วันที่ผ่านมา

    Jimcale Deals thank you codsigeyga Buuloxuubey, Wadajir iiga aqbashay warbixinteeda. 😊. Guul ku rajeyna shaqo fiican oo maqnaay noo qabatay sxb.

  • @anwarawad-zl8fd
    @anwarawad-zl8fd 7 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah. Waa guuri aad uqurux badan. Saqafka kor ma Shub miya?

  • @RamadanMarket-ml1fk
    @RamadanMarket-ml1fk 7 วันที่ผ่านมา

    65k dhismaha iyo qalabeynya miyaa ?

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @kismachannel
    @kismachannel 7 วันที่ผ่านมา

    This is closed to the airport that area not closed to the market not closed to the clinics the price should be 200 to 400

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 7 วันที่ผ่านมา

    Dhab'ahaan, barnaamijkan aad baa loogu goolmoon yahay.

  • @muhiadinhashi3568
    @muhiadinhashi3568 8 วันที่ผ่านมา

    Waa wax layaab ah mahad sanid bro

  • @xanaanfayr3939
    @xanaanfayr3939 8 วันที่ผ่านมา

    Haaa mahadsanid

  • @user-vh8pe7ie9r
    @user-vh8pe7ie9r 8 วันที่ผ่านมา

    Ascw walaal warbix8n iga siiya guri 10 20 ah dhisan ayaan rabaa inaan labo door ka dhigo meeqaa igu bixi kara