Guri qurxoon in la dhisto ayada NAAR MIYAA LAGU GALAA???? Ar Somaliyaaa!! Waa DAD AYAGA DHAN DIIIN KU QAFIIFAY. Wax walba in DIINTA LAGU LIFAAQO MAXAA USABAB AH??
Somalida gancsiga ma yaqanan gurigayga Manchester ku yala villa ah sdx parking leh city centre ku tala bishi 1500 usa la Kieryn karo ugu yaran aya ah becisa 240.000 marka guri garsbley ku yala amanka sugnayn side 180 000 loga bixna sxb aniga Muqdisho xata dhullalka Waa ka Gancsada waa dhisa waa kireya sudana qaali ugma Dhigo qurba jogta Xolo Miya u malysan way idnka Horeyan hal Malin tajir rabtin Gancsiga barta Sida kale waa Idn tagerya Wadnka No Dhisaysan Lakin lacgta aad u dhima Wax haydin gadman
Masha Allah waa guryo si fiican loo dhisay dhul fiican leh keliya dhulkeena kuleel ayuu u badan yahay central air condition maxay ugu dhisi waayeen , Ilaahey nabad waarta dalkeena iyo dadkeena hasiiyo.
Waxaa iga talo ah guryaha beecooda iyo wadanka iskuma cabirno,wadankii waa shaqo la,aan guri yar oo 180.000 waa qaali yurub intaa kama joogo lkn inaad hal maalin ku taajirtid ganacsi fiican ma ahan
Masha Allah hadda waxaad la jaan qaadi karnaa wadamada deriska LKN wali waxbaan tabaya mr jimcaale ilaa iyo hada ma arag guriyaha kabarada lagu dhiso walking closet ama build in wardrobes mise xarigii aan aqalka ku dhex xiran jirna loo xiiso qabaaa?/
hal talo pls qolyaha dhismooyinka ka shaqeeya mutuleelka colorska badan guryaha ka daaya quruxda guriga wax u dhimayaan sida kale good mahadsanid jamcaale
Ma qurux badana kitchenka iyo toliet ku ba very cheap bu u egyahay hadana qiimaha guriiida waa qali sii fiican xita loma ranjyiin it feels very dark and gloomy. You need bigger windows and better quality fixtures and fittings if you expect people to buy.
Guriga in very low quality loo dhisay waxaa laga dareemayaa damp ayuu yeeshay .qol ka mid waxaa so foqay qaybta kore . Si fiican u daawada darbiyada aad bee u liidaan . Waxaa laga dareemayaa iney boobsiinayaan kaamirada .. fooqa qolka wuu soo dhacdhacay waxaa sabab u ah quality aad u liido ayee ku dhisayn yaa la idiin dhicin
Privacy is so and so especially the main entrance Sitting room with a sink never and ever heard of. The kitchen tiles are killing the kitchen cabinets. The price is just high
@ villa saas ah oo xamar ku yaal brotha waa chance wallahi dadka dibada jogaa hadoo daxeel laheen . Lakin localka de dhul daxaal bey hestaan ama guuri ani xataa alx :) I think waa good price for villa xamar ku yaal
It looks like a teenager built these homes. The attention to detail is so poor, that I could probably paint better than whoever painted these homes. It is poorly done
Hate never comes from the above it will always come the low:) Instead of being envy just say mashallah. Even if you know you could do better, it's someone's effort and dedication you wouldn't be happy to hear someone something like this, brother You won't have faith till you love your brother, what you love yourself --Our prophet said peace be upon him. Try to think these words and wish you the best👌
@@SOM-SCARED-STORIES lol there's no envy or hate he's right somaliidu runta ma jecla. Talaaad they are trying to sell these cheap quality homes for such a high price without putting much effort in it ,it's not as if these homes are built for their own personal use now is it? A little constructive criticism is needed so they can learn from it and do better ,they have to give the customers what they want.
I’m sorry but the OP is right…you pay all of this money for bad quality? A bit of extra attention to make sure lines are painted straight isn’t difficult!
120 kun ???? Boos Ku iibso 30 kun . 40 kun ilaa 60 kun filla qurux badan Ku dhiso aad hubtid shamiitada nuuryada iyo dhagaxa lagu dhisay . Yaa la idiin dhicin. Guryaha nuucaan ah very low material
Subxanalah tuugnimo aad u baahan waaye afar qol 120kun waxaas waa dhac aad u weyn hadane garasbaaley dhulkeeda aad u jaban yahay bankiyada somalida dowlada hala xisaabtanto waa hadi wadanka dowlad jirto ahlu naaryaasha adunka kaliya ka macaamashan aakhiro waxba u jirin ribadooda lagu cadaabi dono
@@lail111 caay iyo habaar ma fikir baa? adiga wax aad leedahay hadaad iska iibineso oo lagu yiraah dadkaa dhacee tuug lagu yiraah ma qosil laheed mise waa is difaaci laheed?
@@sofieguleed2447 Wa tuugnimo guuri ku yala Muqdisho o bila security ah qiimihisu intas ma aha talabad kabadhada ku xidhan kitchada wa qosol ku jab ranji sii fiican loma mariin daqaadaha wa yar yar guridu o dhan wa dubuur iyo guducur sii fican loma dhisan, cid habartantay anigu ma arko ruunta lo shegay.
very ugly Interior. Soomaaliyey fahma iftiinka qoraxda ina ay muhiim u tahay guriga dhexdiisa. mida kale guri sidaan oo kale marka la dhisaayo, kan engineerka ah yaan la oran guriga gudihiisa ii nashkhadee ee hala keensado interiror designer
Masha allaah ❤ waa loo hagar baxay runtii qiimaha midka dabaqa ah baa xoogaa kulul, thanks jimcaale deales team & I B S Bank 🏦 ❤
Looks beautiful! I hope we can enjoy our motherland with safety and security soon❤
Waa Degmada Garas-Baaleey gaar ahaan Tabeelaha Sheikh Ibraahin
Qurux waaye dhismaha balse Guriga dhexdiisa Waa wada kalaro too colourful mugdi waaye cadeeya si uu u weynaado
Raaxo janery taalaa qofkii shaqerysta Oo illahay raaligaliya
Guri qurxoon in la dhisto ayada NAAR MIYAA LAGU GALAA????
Ar Somaliyaaa!!
Waa DAD AYAGA DHAN DIIIN KU QAFIIFAY. Wax walba in DIINTA LAGU LIFAAQO MAXAA USABAB AH??
XASBUN ALAAH
DIIN LA AN MAA NOSHAHAY ?
WAA RUN RAAXO JANE TAALAA@@toosiyeawtilmaame4354
Asc sax waaye aduun waa wax yar rabiyoiw qaatumo qeer leh nasii yaa rabi
Very beautiful Manshallaah 😊
Mnsha allah jimcale waad ku mahaadsantahay warbixintaada qiimaha badan
Maasha alaah waa raqiis hadii oow kuwalintigu fiican yahay laakiin hadii bulakeeti shabkiisu adkeeyn wuu qaribmi uu dumi soomaali hanoolaato hamidoowdo Aaamiin yaarabi
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🙏🙏🙏💙💙💙🎉🎉🎉Shukran walal ❤️❤️❤️🎉🎉🎉
Somalida gancsiga ma yaqanan gurigayga Manchester ku yala villa ah sdx parking leh city centre ku tala bishi 1500 usa la
Kieryn karo ugu yaran aya ah becisa 240.000 marka guri garsbley ku yala amanka sugnayn side 180 000 loga bixna sxb aniga
Muqdisho xata dhullalka
Waa ka
Gancsada waa dhisa waa kireya sudana qaali ugma
Dhigo qurba jogta
Xolo
Miya u malysan way idnka
Horeyan hal
Malin tajir rabtin
Gancsiga barta
Sida kale waa
Idn tagerya
Wadnka
No
Dhisaysan
Lakin lacgta aad u dhima
Wax haydin gadman
Asc wll beca walaga heshiinkara Mashaa allaah tabarakaraxman waaye guriga
❤
@@suadaabdirahman7499 ok guriga g1 pluska meqa layga sina aqir price beec macquul ah aniga waa ka gancsda guryaha
Masha Allah waa guryo si fiican loo dhisay dhul fiican leh keliya dhulkeena kuleel ayuu u badan yahay central air condition maxay ugu dhisi waayeen , Ilaahey nabad waarta dalkeena iyo dadkeena hasiiyo.
Masha allah 👍
Mash Allah. This is a beautiful design 😍.
Masha allaha my brother so beautiful
Too expensive
Yes 🎉😂😂😂
Yes
Not for you my friend don’t worry this is for the rich community
@@elmirageah1004 😂😂😂😂🤑🤑 and u r one of them right ?
❤❤mashallah walal jimcaale waxaad hasaa shaqo wanaagsan ale haku barakeeyo
M.a ❤ horey u soco sxb muuqaaladaan cm inoo soo badi i.a
Waaa DHISMA DHAMEESTIRAN OO AAD LOOGU RIYAAQI KARO DHAMAAN INTII ARAGTA
MASHA ALLAAAHH
180k its too much lacagtas qofka inu asiga guri ku dhista loo qaatay.
Isla guriga nuucaas ah . Ugu badnaan 80 kun ilaa 90 kun. . Booska hadii lagu daro .110 kun ilaa 120. Yaa la idiin dhicin
Waa beec waali ah Uma qalmo
Fadhi oo faraxal ku dhax yaalo!!
Masha Allah
M.A QURUX ALAAH SWT DALKA HANOO WANAAJIYO AAAMIIIIN
Maasha Allah ❤
Masha allaah Safaari Villages
180 kun dollars crazy price 😂😂😂 aniga ayaa dhisanayo 50 kun dollars
Caasimada haday nabad tahay qaali ma aha laakiin xogey yare qariban allaah wanaajinaaya
Waxaa iga talo ah guryaha beecooda iyo wadanka iskuma cabirno,wadankii waa shaqo la,aan guri yar oo 180.000 waa qaali yurub intaa kama joogo lkn inaad hal maalin ku taajirtid ganacsi fiican ma ahan
WAA LA YAABAY GURI QIIIMIHÌSA SAREEYA HADANA KUSHIINKA IYO SUULIGA QALAB RAQIIS AH LAGU SAMEENAYO
Somaha xita sii fiican ranjiida loma mariin it looks very cheap and tacky.
Waa Guryaha Aan Intabadan Kahadlaayay Waxaan Rajaynaa In Guryuhu Noqdaan Sidaan Okale Halkii Ay Dadku Dagi Lahaayeen Guri Cariiri Ah Walo Aynaan Dadku isku Tabar Ahayn Hadana Aan Ka Faaideysano Dhulka Uu Rabbi Sw Nagu Maneeystay
Waa qaali terda kale xasan sheekh euu duminayaa baan maqley
Beautiful
Mutuleelka guryaha dambe aad dhiseysiin badela colour ka ka yareeya natural ka dhiga jikadana good quality unit ku xira qiimahana waa qaali
Masha Allah hadda waxaad la jaan qaadi karnaa wadamada deriska LKN wali waxbaan tabaya mr jimcaale ilaa iyo hada ma arag guriyaha kabarada lagu dhiso walking closet ama build in wardrobes mise xarigii aan aqalka ku dhex xiran jirna loo xiiso qabaaa?/
Soomaalida dhulkii hooyo maba yaqaanaan musqusha bathroom ka ah. Dhulku dhit buu u baahanyahay, waa in meel walba kagu talaalo dhir.
hal talo pls qolyaha dhismooyinka ka shaqeeya mutuleelka colorska badan guryaha ka daaya quruxda guriga wax u dhimayaan sida kale good mahadsanid jamcaale
Yaasalaaaaan eshcalaa guri wadoqeyga mAsha aaalh
Meelaan Geedo lahayn HANOO xayeesiin..
Masha alaa waye
Ma qurux badana kitchenka iyo toliet ku ba very cheap bu u egyahay hadana qiimaha guriiida waa qali sii fiican xita loma ranjyiin it feels very dark and gloomy. You need bigger windows and better quality fixtures and fittings if you expect people to buy.
Waa qaali
Runta ilaahay baa jecel 4k dollar ayaan haystaa ma haysti 120k dollar .😂
Anigaba 6.5$ ayan hesta😅wan heli doona 120k iyo kabadan I.n
Mahadsanid jimcaale deals
Boos 60kun ah yaab somali ka yaabay
Villoyinka waxey ku fiicanyahin 75-85 Kun ugu badnan
dhisma ha ayaa ba intaas ah booski na aaway
JM SOO BADI
Xasbiyallah wanicmal wakiil muqdisho guryo qaali badanaa meeshuna maaha xamar waa garas baaley iyo baadiyo doolad laxisaab tameyso maleh qof walba waxuu rabo ayuu sameyn🙄
180 garas baalay
Maxaa ka aoo baxayo
5 musqul xagee loo wadaa 😮
Waa qof kasta iyo musqushiisa, waana horumar la gaaray oo wadankeenna kaliya laga helo.
Maa shaa Allah waa qutux
Waa xaafad qurxoon laakiin banaanka tuugo tabeelaha iga tag
Guriga in very low quality loo dhisay waxaa laga dareemayaa damp ayuu yeeshay .qol ka mid waxaa so foqay qaybta kore . Si fiican u daawada darbiyada aad bee u liidaan . Waxaa laga dareemayaa iney boobsiinayaan kaamirada .. fooqa qolka wuu soo dhacdhacay waxaa sabab u ah quality aad u liido ayee ku dhisayn yaa la idiin dhicin
Ma aha guryo xitaa haysta 20 sano oo isku hallayn ah Dowlad tayada hubisana ma jirto. Qosol ku jub!
Maxa bathroom sink ugu samysay fadhida dhexdisa? waxasi wa bahadil
State-yada aan arkayay kan u qurxoon
Qaabka aad wax u duubto kumaan qancin.. naga badan. Muuqaalka aan diiradda fiican lahayn
Privacy is so and so especially the main entrance
Sitting room with a sink never and ever heard of.
The kitchen tiles are killing the kitchen cabinets.
The price is just high
Jaran jaradaa cunigi kasoo dhaca waa udhamatay.
20×15 inuu ka yeryahay ayuu u ekahay
Tan kale fadhiga la Dhex marayso ma fiicna
Waa ragiis mashallah
Somalia ma awoodan
Waa qaali
@ villa saas ah oo xamar ku yaal brotha waa chance wallahi dadka dibada jogaa hadoo daxeel laheen . Lakin localka de dhul daxaal bey hestaan ama guuri ani xataa alx :) I think waa good price for villa xamar ku yaal
@@MA-rf6sg It's not a good price there is no security in xamar.qurba joogta ma aha cawan aad sa dontan ka yeeli kartan.
Telfonekiina aaway
Interior design ka ayaa aad ugu liita
Somaha it's very depressing.
Degmadey ku taal jaziira miyaa
Garasbaley
Garasbaaley
Somalida waxooda oo idil waa qaali waayo,somaligu business ka ma yaqaano wuxuu doonayaa inuu hal maalin ku taajiro ,
❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕♥️♥️♥️
Asc degmade ku talaal
It looks like a teenager built these homes. The attention to detail is so poor, that I could probably paint better than whoever painted these homes. It is poorly done
Hate never comes from the above it will always come the low:)
Instead of being envy just say mashallah. Even if you know you could do better, it's someone's effort and dedication you wouldn't be happy to hear someone something like this, brother
You won't have faith till you love your brother, what you love yourself --Our prophet said peace be upon him.
Try to think these words and wish you the best👌
@@SOM-SCARED-STORIES lol there's no envy or hate he's right somaliidu runta ma jecla.
Talaaad they are trying to sell these cheap quality homes for such a high price without putting much effort in it ,it's not as if these homes are built for their own personal use now is it?
A little constructive criticism is needed so they can learn from it and do better ,they have to give the customers what they want.
I’m sorry but the OP is right…you pay all of this money for bad quality? A bit of extra attention to make sure lines are painted straight isn’t difficult!
Daarada guriga geedo iyo doog malahan Daaqadaha waa yar yar yihiin qolalka
120 kun ???? Boos Ku iibso 30 kun . 40 kun ilaa 60 kun filla qurux badan Ku dhiso aad hubtid shamiitada nuuryada iyo dhagaxa lagu dhisay .
Yaa la idiin dhicin. Guryaha nuucaan ah very low material
Maya wll guriga lacagta wa uqalanya tedakale negative ka dadka waqtigoda kadhaf
@@sharifoali5503 guryahan waa qaali beecaas Uma qalmo umada la dhacooyaa
@@sharifoali5503 Uma qalmo negative maxa ka dhigay ma runta ku dhibaysa.
Modern slumps
لو تقولي اشتري هاذا بيت والله ما راح اشتريه حق فقراء هاذا منزل
انت ما تركزون بل شارع عدل شكله مهندسين معاهم شهاده مصوره ووين مكان حك سيارات و لمبات حك شوارع
Soomaali dhulkii ayey ciriiri isaga dhigeen
Dhir maleh.
(Lack of Landscape
Any way better than Darasalam)
no privacy from neighbours
Teeda kle goorma ayaa caqli yeelaney saan geedo ku abuura xaafada somalia ayadaa kuleel ah
POOR DESIGN
Boob iyo dhacbay wadaan nimankani xagay u haystaan inay joogaan USA intaa ma joogo
Design zero
Subxanalah tuugnimo aad u baahan waaye afar qol 120kun waxaas waa dhac aad u weyn hadane garasbaaley dhulkeeda aad u jaban yahay bankiyada somalida dowlada hala xisaabtanto waa hadi wadanka dowlad jirto ahlu naaryaasha adunka kaliya ka macaamashan aakhiro waxba u jirin ribadooda lagu cadaabi dono
Wadankan ganacsatada controsho beec rabaan ay gadaan real state guryaha
caay iyo habaar kuma lihid waa beec hadan awoodin fiiri isga har, dowlada xaq uma laha qof bayacmushutar ah oo waxiisa iibanayo ineey kuu inqaabto,ma waxaa rabtay in lagaga iibiyo sidaa rabto, yaab
@@sofieguleed2447 Qof walba fikirkisa xor bu u yahay maxa laga gubnaysa