Dowladda waa in ay ka dhicisaa dadka xeebaha dhisanaya, oo meel ay dadka ku damaashaadaan oo ku nastaan u reebeyn, dhulkii xeebaha ee banaanaa ayeey dhisanayaan. Xeebtaan oo bannaan oo dadka nastaan, laga dheereeyo guryaha ayey ahayd, balse dadkeennu waa wada lacag-raadis.
Xeebta aad ayaa logu dhaweeyay taasna waan dhaliilay💯💯Dowladda waxan ku bararujinaa in eey ka hortagto in bulshada la cunna qabateeyo .Waan soo dhaweeynaa sida aad u hormarineysaan lkn xadgudubka joojiya please
xeebta inay leeyhiin oo kle aa la iska dhisana waa in ugu yaraan 12 meter dib loga durkaa xeebta dadka aya ku damashadayo inte la maraa hdaba xebta hosta ka gashid.....dowladna celinaysana ma jirto dadkiina xayawan cml u dhaqmayan
AIRBNB YUHUUD BA ISKA LEH ADINKA MAA MAGAC KALE LA BXDAAN OO KIREYSAAN . KOLEEY AYAGA IDIINMA KIREYNAYAN MAGACA MAXA KU FASHAY WAR BADALA MAGAC (KIRO MALIN JOOG U BIXIYA)
Interior design ka foolxumo waye. Qolka 2ba sariir single ka taalo daqad ma lahan kaaga daran si buu guriga wax duug ugu eg yhy.koleyba qaali waaye kiradiise wax lacagta aad ku kireyn doontan u qalmo lee ha ahaado. Guri daaalan ayaa ii muuqdo
Dowladda waa in ay ka dhicisaa dadka xeebaha dhisanaya, oo meel ay dadka ku damaashaadaan oo ku nastaan u reebeyn, dhulkii xeebaha ee banaanaa ayeey dhisanayaan. Xeebtaan oo bannaan oo dadka nastaan, laga dheereeyo guryaha ayey ahayd, balse dadkeennu waa wada lacag-raadis.
Marka somali maa xeeb ku yartahaye
aad iyo aad hoosta ayay saaid ugu galeen xeebta waa in dhul balaaran ay baneyan
Ma waxaad ka xun tihiin horumarka iyo wax qababadka dalka lagu soo kor dhigay?
Maasha Allah quruxda wadanka sidaad noogu soobandhigto waad kumahad santana ❤
❤❤❤mashalaah dalkena nimcada ilahay sharwadayaasha hanaga qabto Amiin
Mashallah ambaa bosaso kuu raxeystaa on holiday ina adeer xamar mashallah 10/10 weyee
Maa shaa alaah Dalkeeno hooyo Dadkeena Diinteena alaah hanoo Xafido aamiin, waa muuqaal aad & aad u quruxbadan, mahadsanid wll.🍀🍀🌾🌾🍀🍀🍀🌹❤🇸🇴🏕
Waw look at the view mashallah ❤I would sit hours with my book and just enjoy the quietness and the view.
Mashallah Jimcaale Legend 👑 waxaan u melayna meshaan wa Keysanay Hospital gaaeshada guraha cad cad u dhow mashruuca lugaha looga dhagan yahay dahab marina ama pearl beach e dagmada karaan inshallah ugu danben waa biibaya marshucas inshallah
Mashaallah tabarakala
Waa quruux iyo shaqo abuur sidey dhalinyarada uu helaan shaqo.
Baraakalahufik.
Jawi hadoo Amaan laheen oo Laandher lee kunolankaro faiido o leyahay majiro ee ilaahey hanagu amansado meshan joogno ya rab 😊😊😊😊
Tukulush timir gaari waayey ma mac o yiri❤guulaysta horay u socda noo soo gudbiya horumarka
Waa Guul wanaagsan bro.. hormar wanaagsan qof waliba oo Somalia ah 🎉❤
Masha allaah waa meel aad u wanaagsan waxaa rajeeyna in kuwaan oo badan la heli doono
wan in laga joojiya dhismayasha gaarka ah ama kuwa guudba meelaha xeebaha iyo webiyada sababto ah waa dhul bulshada oo dhan ka dheexaya
Masha allaah waa qurux badan yahay ❤❤❤❤
Masha allaah waaye ❤ lkn kirada noo sheeg boss
Maaha allaah wad ku mahad santhy jimcaale
Masha Allah horay usocda dhamantiin
Beautiful 💯
Amni ilhy hasiyo Somalia
❤Masha❤Allaah❤i❤mis❤mogadishu❤cadeey❤🇸🇴♥️✌🏾👌🏾thank👍you
Brother gadaasha dambe waxaan u jeedaa qashin qubka. Meesha halaga fogeeyo qashinka
MASHA ALAAH WAABA DHUL QURUX BADAN❤❤
Lacagta lagu kiireynay wa meeqo ma bed and breakfastiya okala
Musuqa Somalia waxaa arkaysaa dad xaabihii umadda ka dhaxaysay Iska dhisanaaya. Liidoo waad aragtay meel dadku qoraxaystaan ma jirto. Waa la Iska dhisanaa meel kasta
Masha alaha wadanka alaha noo toosiyo
Mesha quruxdeda kaliyah lama fiiriyo iyo jawiga Hospital iyo amniga mesha ugu muhiimsan❤
Uduceya ganacsata dalka dhisaya oo nayrobi & saambia tansaniya hotel & guri ku yaala isku hubtid
Waa yaab dadka dayrada badan & dhalecaynta dawlada ha isa dayan
Xeebta aad ayaa logu dhaweeyay taasna waan dhaliilay💯💯Dowladda waxan ku bararujinaa in eey ka hortagto in bulshada la cunna qabateeyo .Waan soo dhaweeynaa sida aad u hormarineysaan lkn xadgudubka joojiya please
Adeerayaal deegaanka dhir ha’ lagu beero. Sida guri darbigiisa. Iyo dibadiisaba. Hada waxa uu u egyahay guri qaawan?
Yaa amnigeeyga ilaslinaayo imood
Allah
Alaah hadii aan talo saarano iskuna tashano dowlad & shacabba gacnaha is qabsano muqdisho waxay noqon kartaa meel amaan ah oo alaah mooyee cidkale aadan ka baqayn in shaa alaah.🤲🤲🤲
@dalmar2499 insha allaah dalmar. Laakiin muqdisho nafta qiimo kamalaha. Aqoonyahan ganacsade macalin dugsi caruur waayeel dhalinyaro maalin kaste waa lagu dilaa. Saas ay tahay dadka ma quustaan.
Wooow this what I’m
Talking about imaging hadii xeebta la maal galsho dalxiis fursad shaqo dhalinta wadankana dhaqaalo soo galin karo
Dadka dunida xeebaha hotelo & deganba waa ka sameyan ganacsato dawlada ka madax banana iska leh
xeebta inay leeyhiin oo kle aa la iska dhisana waa in ugu yaraan 12 meter dib loga durkaa xeebta dadka aya ku damashadayo inte la maraa hdaba xebta hosta ka gashid.....dowladna celinaysana ma jirto dadkiina xayawan cml u dhaqmayan
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Mash allah
Meeshaan intee waaye brother?
Ma sha Allah
Walaalkey sooma sheegin qiimaha halkii habeen lugu kireynaayo, iyo meelaha lagala soo xiriiraayo(connection) warka ha qabyeeynin adigoo mahadsan.
Mombasa iyo Miami waa safe lkn Muqdishu safe ma tahay? Muhiimada waa safe (amni iyo nabad)
waxaan guri waa dhaafay
Bada saan maxaa loogu dhaweeyay waab qatar
Inte ku yaalaa?
Waxaa naga maqa nobad
Fikradaha somalida ka maqnaa weeye in xeebaha dushooda la dhisto
Maashaa Allaah
AIRBNB YUHUUD BA ISKA LEH ADINKA MAA MAGAC KALE LA BXDAAN OO KIREYSAAN . KOLEEY AYAGA IDIINMA KIREYNAYAN MAGACA MAXA KU FASHAY WAR BADALA MAGAC (KIRO MALIN JOOG U BIXIYA)
West of space 3 qol kale laga dhisi karaa si family balaaran u digaan
Mugdisho maxaa yalla zxp dhac boob waxan ahay muqdisho guri ubahna ee amni ubahantahy
Maxaa sugaayo amaan keeyga? Waan ka soo tagi lahaa qurbaha laakin qof aan Amaan haysin kuma raaxeesan karo Mogadishu iyo coffee geeda macaan? 😢
Ilhay ayaad haysataa maxaad kaloo u bahantay ebow
Dalan dalkaga ahayn dareen ku jog waaye
Meeshi waa halkee
Waa Muqdisha dee
Aynu dhakhso u dhisano badeena intaan amxaaradu qaadan xasanbaa gorgorton keedi ku jiree
Very funny 🤣
Masha allah
mudane mashinka kafega asaa isdamina umaleena
Somalidu meelaha buuqa ah ayey jecel yihiin meeshan jawi degan
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
What with the Nutella 😏
Meeqa waardiye ayay leedahay? Sorry, Cigaal Shiidaad ayaan qaraabo nahaye.
Interior design ka foolxumo waye. Qolka 2ba sariir single ka taalo daqad ma lahan kaaga daran si buu guriga wax duug ugu eg yhy.koleyba qaali waaye kiradiise wax lacagta aad ku kireyn doontan u qalmo lee ha ahaado.
Guri daaalan ayaa ii muuqdo
Intee ku taala
masha allah
Dadka dunida xeebaha hotelo & deganba waa ka sameyan ganacsato dawlada ka madax banana iska leh