Baradhada kama bixi karto koonfurta waayo waxa u diidaaya Cimilada ,Baradhada ama patat waxa ay ku baxdaa cimilo qaboow laga yaabe in waqooyi ay ka bixi karto weliba togwajaale.
Abdirahman sabriye waa big lagend dalkiina wax anfacayo oo xalaal ah bu ka shaqaynayaa aakhiradiisana wuu kasii fakarayaa waa will yar oo caafimad qabo waalid fcna ay soo barbaariyeen, bro keep going alle hakugu garab galo dhaqadas wngsn eed umada somaliyeed u hayso we love you bro
Aniga ayayday iyo awoowgay baaralay ayay ahayaan Allah unaxriistaa reer gilib ayay ahayaan carrutoda oodhan college and university ayay kaga dirsadaan beerta waa barako dowlada Allah no adkaayo insha Allah 🎉🇸🇴🙏🏽
Maasha allah waa fikir fcn in niyada nadoo dhiso waxaan jeclaanlahaa in qeyb kale laga soo diyaariyo magaca aan u bixin lahaa (fallo aan dharagnee) 🙏🙏🙏💯💯💯 fikirkaan hala soo badiyo
Wa muhiim beraha ad ka hadleysan yanyada dibada laga kenayo si loo baajiyo wa in beeraha laga shaqeysto alaha barakeyo wiilkan kuwa kale ee dibada u cararayana alaha fahamsiiyo in wadankoda shaqo leyahay
Waxan aad ugu faraxsanahay inay soo badanayaan dhalinyarada Somaliyeed ee wax bartay dalkana u soo kacayo sida labadan wiil ee haybada badan ay ka muuqato. Mashallah more people like them all over Somalia.
lacag iyo aduun ayaan wada rabnaa lkn ma qofna ma oga in dalkeena hooyo 3da shay ee uu hodanka ku yhy ee BEERAHA,XOOLAHA NOOL IYO KALUUNKA in hadii la maalgashado lacag badan aynu ka samayn karno. dhiisha faqrigana aan tuuri lahayn. markaa soomaaliyeey hala baraarugo.
Aad buu u mahadsan yahay jimcaale deals barnaamijka beeraha iyo faa'iidooyinkooda aad ha loo sii wado iyadoo waliba meelo beero ah la tagayo oo waraysiyo kala duwan laga soo duubayo,si dadku ugu baraarugaan,faa'iidada ku jirta.
Suubaxanalaah bal kawaran dawada geedihi laysay yanyad ka soo baxad so dadka cafimadokoda waxmayeelayo dhalinyaro ganacsada lkn wa in aad unaxda dadkina oo aydan suuman oo lacag uun ka fikirin. hadi dawlad iyo shuuruuc ku qabayaya oo ku dabo taagan jiirin ilahay ka cabsada w idin arkayaaye!
mansha alaah ilahay ha u barakeeyo wiilkan tacabkisa anagan hano sahlo beeraha aadba u jeclahay meel an ka bilaban garan la,aah ee walolo maycawiinaysa! hal arin ayunban idinkula talinata macag soomali ah labaxa afka soomaligan ku dadala. hada bal maxa kugu kalifay in aad EP1? (P) afkeena kumaba jirte? umadu afkooda way ku faanan afqaladna kuma fanana dhalinyaro ta oogada
Wasiirka beeraha iyo wax soosarka wiilkan dawlada sosocoda ha ka dhiigto si dalka u wax uga badlo hadi anu naugu nooqon sidi siyaasinti suudhka iyo tayga xiirana,
Adoonka hada waa beeraha. Isku filnaasho waxa lagu gaara waa beeraha. Waa muhim in ardeyda ee bartaan dowladana waxa laga raba in dhuul iyo kaalmo ee siyaan ardeyda barata beeraha
Nin dhalinyaraa da daalaya lkn dhibaatadu waxay tahay hadalkiisi dhamaaa xayaysiin lee. Dood nuucaan ka ballaaran ayay tahay in beeraha laga galo iyo cilmiga degaanka la xariira.
Qofkii raba Xiriirka Abdirahman sabriye wuxuu kala hadli karaa:
Whatsapp: +252615012133
info@raasagro.so
Hormarinta wax soo saarka wadanka.❤
SAHANKA NOLOSHA. Magaacaas baan door bidayaa
Waxaan ku talin lahaa in loo bixiyo magaca barnaamijka/>(Dhidid aad Dheef heshide ).
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪
Masha allaah waa wiil dhaliyaro ah iimaan leh aaminay wadankiisa allaah na talo saartay, beeraha faaiido aan caadi eheen baa laga helaa
Baradhada 🥔 ayaa kamida waxyaabaha aanay soomalidu waligood isku dayin inay beeraan, ma aqaaan sababta, waxa baradho somalia laga cuno oo dhan Ethiopia laga soo dhoofiyaa, waa inaan horay usoconaaa oo wax soosaarka dhulkeena kor looqaadaaa.
Baradhada kama bixi karto koonfurta waayo waxa u diidaaya Cimilada ,Baradhada ama patat waxa ay ku baxdaa cimilo qaboow laga yaabe in waqooyi ay ka bixi karto weliba togwajaale.
Haa zxp waa runta Waqooyiga iyo DDS wuu ka baxaa
aniga sanadka tijaabiyey
جزااك الله Ustaad Sabriye Allaha barakeeyo Cimrigaagga iyo Maalkaaga. Tan kale magaca Showgaan aniga waxaan u bixin lahaa:Himilo Show
Maasha Allah, CRxman S. Allaha kuu barakeyo dadaalkaaga iyo itijaahaaga. Beerasho waa howl macno leh oo tawakal Alle tilmaan u ah.
Maclm Cali - Science 2.
Abdirahman sabriye waa big lagend dalkiina wax anfacayo oo xalaal ah bu ka shaqaynayaa aakhiradiisana wuu kasii fakarayaa waa will yar oo caafimad qabo waalid fcna ay soo barbaariyeen, bro keep going alle hakugu garab galo dhaqadas wngsn eed umada somaliyeed u hayso we love you bro
Masha allaaha waa geesi ilahey ma xilo waan feker wanagsan waadna mahadsan tihiin
M.a inoo soo badi barnaamijkaan oo kale
Masha allh. Ustaad Abdirahman Sabrie Cimriga allha kuu barakeeeyo. dhalinyada ila midka ah , ee barta culuumta beeraha. Waxaad noo tahay qof aan ku dayano, oo nahuga tusaaleeya.
asc wall c rahman sabriye fariimaha kama soo jawaabo
Dhibaatada ugu weyn ee beeraha naga haysato biyaha (pump la'aan) anaga waxaan leenahay beero waaweyn koonfurta sh/hoose kurtunwaarey
Allaha ku barakeeyo
Masha Allah my brothers Thank you so much masha Allah my brother You make good decision 💯👍👑🌹👏👏
Masha Allah Jimcaale fikir barnaamij aad loogu baahnaa ayaad keentay oo diirada lagu saaraayo real estate ka, horey usoco. Barnaamijka magac aan ubixin lahay waa; Himilo.
Waxa uu dhalinyarad ku dhiiro gelinaaya iney xaqiijiyaan iyagana himilooyinkooda. Guuleysta!
Abdirahman saaid baankaga mahad celinaya howsha aad bulshada u hayso sidoo kale tabiyaha adna mahadsanid so gudbintada
Soomalida mah maah ay been kasheegtay oo oraneyso beer begashaa dhaanto waa been taas Gacantaada waxa aad kuberatay ayaa Baahi looga baxaa 🙏♥️🇸🇴♥️
Aniga ayayday iyo awoowgay baaralay ayay ahayaan Allah unaxriistaa reer gilib ayay ahayaan carrutoda oodhan college and university ayay kaga dirsadaan beerta waa barako dowlada Allah no adkaayo insha Allah 🎉🇸🇴🙏🏽
Jimcaale deals hormariyaha dalka iyo dadka ayaan dhihi kraa zxp horey usoco barnimijyadn nosoo badi
Allaha ku xifdiyo Aduun iyo Aakhiraba
Maasha allah waa fikir fcn in niyada nadoo dhiso waxaan jeclaanlahaa in qeyb kale laga soo diyaariyo magaca aan u bixin lahaa (fallo aan dharagnee) 🙏🙏🙏💯💯💯 fikirkaan hala soo badiyo
manshallah ilahay khyr ha idin siiyo
Jimcaale alle haku barakeyo zxp podcast anfac leh wadiga kenay zxp, jacaylo io wax an la aqon ba ina hysty e!!
Haa shp soo badi oo soo qaado dadka successful gaaray ee koraya
Waad ku mahadsan tihiin program kaan waxtarka leh, noo soo badiya programme oo kale.
Maasha allaah waxaan u baxshay, Tabac iyo Tanaad❤
Masha Allah
Waxaa u bixin lahaa magaca showga
FUSADSIDE SHOW..
MASHA ALLH mahsanid asxaaabay waxbadan faaiday runti
Barakallah walal
Maashaa Allaah
Magac: Ganacsi / Gobanimo inkobcinator oo loo soo gaabinayo Gobinator ( GBR).. logo hadaa rabtidna Ila soo xiriir. Hadli brainstorm session oo magaca ku saabsan oo kusoo saaraya 3 magaca oo macquul ah. Kahor helista magaca waxaa ka horeeya brainstorm session oo ugu Taran ka kooban 2 kullan.
Masha Allah
Allahumaa barik
Maanshallah Sxb allaha ku xafiddo wacdi galinta sii wad isna ilaali; waxaa jirah qolooyin dadka waxa fiican sheega ugaarsadda
(tubta ganacsiga) aniga tas baa ila quman in aad bixiso barmamjikaan quruxda badan
Masha Allah tabarakallaah
Jimcaale adigana waan kuu baahanahay si gaar ah
asc mansha Allh waxad tihin dhalinyaro ku daysha mudan ilhya ha idin xifdiyo
Mashalah hormarinta wacan
Mash allah❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉Waa run
Soo badi video beeraha aad ayan ugu bahanahay🎉
MashaAllaH
Masha Allah Ustaad nuur waxaad weydiisa dhangalow qeeso ayaa ku soo baxa Caro nooce aalagu bera
Hiigsi iyo horumar halaga dhigo magaca 👍🏾
Waa barmaid fiican
Qayb labaad kasameeya muuqaalkan oo kale bulshada faaido ayuu uleeyahay
Jimcaale igu xidh abdirahman beer lay ayaan ahay mahadsanid
Zxp abdirahman xaruntiisa waa Taleex
Magaca barnaamijka Dheerso dhulkaaaga ama ( Beero dhulkaaga)
Dalkaaga Horumari
Magacaas ayaan u bixinlahaa
BARIISKA WAAN BEERNAA BALSE SUUQ FIICAN LOOMA HELO.
Wa muhiim beraha ad ka hadleysan yanyada dibada laga kenayo si loo baajiyo wa in beeraha laga shaqeysto alaha barakeyo wiilkan kuwa kale ee dibada u cararayana alaha fahamsiiyo in wadankoda shaqo leyahay
Guulaysta dhammaantiin waad noo faaiidayseen
Waan idiin salamay waadna mahadsantihiin aragtideeyda magaca_ bilaaw ee ku bogso
Mach'Allah
Wadanka amaan alaha ka dhigo
Fursado badan ayaa ka banaaan.
Yarkaan sida daacada ah u sharaxay aad buu ugu mahadsan yhy
Masha Allah fursadaha wadanka halaga faa iideysto
Mashallah
M.a horay usoco
Waxan aad ugu faraxsanahay inay soo badanayaan dhalinyarada Somaliyeed ee wax bartay dalkana u soo kacayo sida labadan wiil ee haybada badan ay ka muuqato. Mashallah more people like them all over Somalia.
iga saxa adinka nah asxabta ka Warama Tacbade aa tanaado🎉
Bismilah waxan qaba hadii lagudhaqaqo ay beralayda dawlda iyo bulshadu uwada ron balkawaran hadii ay xafiska beralaydu ay inay 4tii qofee beraha isku dhaw inay 1 cagacagaf iskusiso oo markay bertu sobaxdo 100 10%laga jarto markas beralayda waa u fa iido bulshadana waxay helaysa khudar jaban dawladuna waxay u samaysal hal abuur bulshaduna waxay noqonayan dad cafimad ahan iyo muqal ahanba fayow 👍
barnaamjika DHULKAAGA BEERO ama somali agri show kawaran
lacag iyo aduun ayaan wada rabnaa lkn ma qofna ma oga in dalkeena hooyo 3da shay ee uu hodanka ku yhy ee BEERAHA,XOOLAHA NOOL IYO KALUUNKA in hadii la maalgashado lacag badan aynu ka samayn karno. dhiisha faqrigana aan tuuri lahayn. markaa soomaaliyeey hala baraarugo.
M.a. arimaha beraha noo badiya. Hiktarki meeqo meter isku weer waye
Aad buu u mahadsan yahay jimcaale deals barnaamijka beeraha iyo faa'iidooyinkooda aad ha loo sii wado iyadoo waliba meelo beero ah la tagayo oo waraysiyo kala duwan laga soo duubayo,si dadku ugu baraarugaan,faa'iidada ku jirta.
Wll waxaan joogaa gobal waxaan ubahnaa jeclanlahaa in aad igu xirid abdirahman sabriye
Maalgashiga ugu muhiimsan wadankeena hooyo
MAGACAAN ubixiya insha alah )WAX BEERTA AAN BAAHI BAXNEE
Suubaxanalaah bal kawaran dawada geedihi laysay yanyad ka soo baxad so dadka cafimadokoda waxmayeelayo dhalinyaro ganacsada lkn wa in aad unaxda dadkina oo aydan suuman oo lacag uun ka fikirin. hadi dawlad iyo shuuruuc ku qabayaya oo ku dabo taagan jiirin ilahay ka cabsada w idin arkayaaye!
mansha alaah ilahay ha u barakeeyo wiilkan tacabkisa anagan hano sahlo beeraha aadba u jeclahay meel an ka bilaban garan la,aah ee walolo maycawiinaysa!
hal arin ayunban idinkula talinata macag soomali ah labaxa afka soomaligan ku dadala. hada bal maxa kugu kalifay in aad EP1? (P) afkeena kumaba jirte? umadu afkooda way ku faanan afqaladna kuma fanana dhalinyaro ta oogada
Bar iyo beer
Muusig waa tashuush
Omar salah from Canada 🇨🇦 magaca an ubixin lahaa barnaminka (Giigsi Kaaba)
Giigsi noo macne bal wll
HAYIN ha loo baxsho
wadadaan kusoo jiraa inaa beerto ❤❤
TABCASHO
Aaway nabadda mise with out this baa leedihiin investment ka allay ku sameesta
Tacab show
Wax Badan ayaan Ka fa'iday Hada Nahay Rer Caro ✋✋✋
Magaca waxaan dhihilahaa dhulkeena dihine dhaayahaaga fur
Codka microphone ka waa naqus
Xogmaal
Su'aashayda waxaa weeye xagee ka keenaa biyaha maadaama beeruhu ay biyo yihiin.
Magaca showga waxa ku haboon
“ the wealthy tribe”
Ganacsiga ariga nokeen ustaad
Sxb anuu waxan beeray 50 keed wayna hada hada Allh mahadii xafadaydii way ila yaabanaayen markaan beerayay hada way imaanan
Wasiirka beeraha iyo wax soosarka wiilkan dawlada sosocoda ha ka dhiigto si dalka u wax uga badlo hadi anu naugu nooqon sidi siyaasinti suudhka iyo tayga xiirana,
Adoonka hada waa beeraha. Isku filnaasho waxa lagu gaara waa beeraha. Waa muhim in ardeyda ee bartaan dowladana waxa laga raba in dhuul iyo kaalmo ee siyaan ardeyda barata beeraha
Kahadalka beeraha Show
Agro real-state
Jimcaale dadka aad wareysaneysid ama shirkada information kooda sida loola xiriiri karo soo qor adoo raali ah.
m.a aad u bogaadinaa inaad showskan oo kle aad noso badisaan i.a anne malin uu waad iwareysan doonta.
Khibrad show.
Nin dhalinyaraa da daalaya lkn dhibaatadu waxay tahay hadalkiisi dhamaaa xayaysiin lee.
Dood nuucaan ka ballaaran ayay tahay in beeraha laga galo iyo cilmiga degaanka la xariira.
Podcast ma igu so casuumtid
Jimcale Walal Mashaa Allaah walal waxaan daneynaya higterka 1000$ jooge iga Sacid xagen kala so xirira?
Walaal waxaa la xariiri kartaa Sabriye:
+252615012133
info@raasagro.so
1. Ifiye show
(Wuxuu ifinayaa xogo badan)
Kaas ayaa Nuurow igula habboon in loo bixiyo.
Beeraha waa shaqo hadaa barato ugu fcn
Wax beero baryadda Jooji
Nabad ma jirto,aniga lexdan(60) hectare ayaan leeyahay 35sanno lama tacbin sidee ku tacban karaa ?
10 hectre iga iibi
Runtaada miyaa shabeelaha hoose ayey ku taalaa webiga ayey saarantahay😊@@libanayanle3954
@@libanayanle3954weli fikrad ayaan ku siinaya marka hore dhul bereid ha iibsanin ijaaro halsano is tijaabi anigaa beer dhibkeyda ku soo korey.
1 hector iga gad
Inshllah halsano free ah ayaan ku siinaya istijaabi wadanka ilah ha nabadeeyo@@ustaadaadam