Qarashka kaaga bixi kara dhismaha Dabaq G+6 ah || Mogadishu.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
  • Haddii ay ku anfacday xogtaan, oo daneyneyso in aad bilowdo dhismaha gurigaaga waxaa lasoo xariiri kartaa WhatsApp +252 61 4279518 ama booqo website-keena Www.jimcaaledeals.com si aad u aragto naqshado guryo oo kala duwan.

ความคิดเห็น • 48

  • @sahraosman2330
    @sahraosman2330 หลายเดือนก่อน +21

    Asc jimaale waxaan ahay hooyo qurbo joog aad iyo aad u xiisaysa horumarka muqdisho iyo wadanka oo dhan waan daawadaa program kaaga iyo dalaalka aad ugu jirtid in aad umada soomaalyeed aad la socod siisit horumarka wadankooda waan kuu hambalyeynaa waxaana ku leeyahay hore u soco waxii talo ahna oo aan ku biiri karana waan kula soo wadaagi doonaa Inshaa Allah.

    • @jimcaaledeals
      @jimcaaledeals  หลายเดือนก่อน +3

      Mahadsanid Mom, dhiirigalintaada.

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn 25 วันที่ผ่านมา

    Nice floor plan. Mahadsanid Jimaale, subscribed.

  • @MohamedAbdulkadir-fq2dy
    @MohamedAbdulkadir-fq2dy หลายเดือนก่อน +1

    aad baa u mahadsantahay wll jimcale deals run ahanti xogta aad marwalba noso gudbiso waa xog dahabi oo meel walba aan laga helin allah ku barakeyo bro

  • @abdiqadirhussen6575
    @abdiqadirhussen6575 หลายเดือนก่อน

    Muqaalkii ugu qiimaha badnaa ayuu ahaaa sxb sobadi qimaha lagu dhiso dabaqyada iyo molalka mahadsanid

  • @mohidins5248
    @mohidins5248 หลายเดือนก่อน

    Masha allah, waa mahadsan tahay, waxaad khabatay shakho aad loogu baahnaa.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa guri si fiican loo disaayin greeley lacagtiisuna macquul tahay mahad sanid informational ka

  • @fathiabakari6919
    @fathiabakari6919 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan tahay walaal, shaqada wanaagsan aad mar walba qabsato. Soomaliya Ilaahey dhul ku filan oo ka badan ayuu siiyay. Laakin waxaan ka xumahay guryahaan oo ciriiriga ah in uusan wadanka u qalmin (guryaha cankabuutka u eg). Iyo qiimaha laga siinayo isma laha. Hadduu waasac ahaan lahaa baa ka fiicnaan lahaa.

  • @fe8445
    @fe8445 หลายเดือนก่อน

    Shaqo wacan baad haysaa walaale. Hore u sii wad.❤

  • @Iseyougtr62
    @Iseyougtr62 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah bro waxaa wada shaqo anfaceeysa bulshada talo qaado koofiyad adag iyo kaba adag si kugu dhicin wax culus

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Adeer Allah kacabsada oo joojiya Heesaha. Qul Alxamdulilah

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile หลายเดือนก่อน

    Masha allaah 🇸🇴 ♥️ shaqo fiican🎉🎉🎉

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 หลายเดือนก่อน

    Maanshaallah aloow wadnkeena nabad nooga dhig yaarabi

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia หลายเดือนก่อน +1

    Sadaxda qol dadka qurbaha joogo waxaad utaqaanin labo qol Iyo fadhi studio dabcan waad garaneeysiin waa hal qol oo jikadii Iyo sariirtii is dhaxtaalo labo qol waa qol Iyo fadhi

  • @Husseinjimcale-h2b
    @Husseinjimcale-h2b หลายเดือนก่อน +2

    Sxb guuleyso hormarka somalida dhiiragalineyso

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsanid wll❤

  • @sacdiyoanas9305
    @sacdiyoanas9305 7 วันที่ผ่านมา

    Half$M hadii lugu dhiso meqo sano beey kuu soo noqo neysaa lacka tii kaa gashay please ma ii shegi kartaa?

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaah

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 8 วันที่ผ่านมา

    ASC, Soomaliya waalida ganacsiga miyey ku faanaan, sicirkan waa kan America, balse ma ku heystaan dalka xuquuq asaasi sida nadaafad, caafimad iyo Ammaan.sidaas darteed shacabku way ku dhacan yihiin dhan kasta.wbt

  • @mohamedabukar3575
    @mohamedabukar3575 หลายเดือนก่อน

    Musqulaha maxee cariiri ugu eg yhn 😢😢😢

  • @Husseinjimcale-h2b
    @Husseinjimcale-h2b หลายเดือนก่อน

    Sxb guuleyso mar walbo waxaa dhiira galisaa dadka soomaaliyed iyo hormarkoodna insha allah guryaha itustay midkood waa iibsan

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @alimo3011
    @alimo3011 หลายเดือนก่อน

    MashAllah

  • @Abuukarisnight
    @Abuukarisnight หลายเดือนก่อน +1

    Eng jimacaale waxaan ku weydiyaa meshaas cagaaran biyo miyaa misa waxkale isodheeg

    • @jimcaaledeals
      @jimcaaledeals  หลายเดือนก่อน

      Warta Siigaale waaye. waa biyo fadhiisad.

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 หลายเดือนก่อน

    Asc aad bey Ugar gar yihiin musqusha iyo ku shiinku waa meelo muhiima.

  • @MunaFosi
    @MunaFosi หลายเดือนก่อน

    Mareexan sheekha isaxaqa 😢

  • @ayubactionmovies9046
    @ayubactionmovies9046 หลายเดือนก่อน

    Asc,sxb ka Soo hadal steel structure construction waxan maqley inay save gareyn karton 40% lacagta gasho guriyaha shubka ah

  • @MunaFosi
    @MunaFosi หลายเดือนก่อน

    Mareexan sheekha isaxaqa v 😢

  • @muqdisho-channnel
    @muqdisho-channnel หลายเดือนก่อน

    Qaam Raam vs Qaam Raam waa hadal Banaadiri Ah❤❤❤❤

  • @JillaiQ
    @JillaiQ หลายเดือนก่อน

    Steel structure kaso hadal mahadsanid

  • @Kalaale3
    @Kalaale3 หลายเดือนก่อน +1

    Cariiriga Aduunka Aad ayuu yaryahay Qololka Sida Guryihii shiinaha

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 หลายเดือนก่อน

    Ilmo badan waa ka soo dhici doonaan haddaan hadda laga taxadarin

  • @abdidarwiish740
    @abdidarwiish740 หลายเดือนก่อน +2

    qolaal maaha ee waa edegyo maqaleed ... yaryaraa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @Buurta1
    @Buurta1 24 วันที่ผ่านมา

    hawiye ayaa kolay kunolaan kara muqdisho somali way kala tagtay

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p หลายเดือนก่อน

    Aad ayuu qaalo u yahay

  • @MRCASHMONEY2
    @MRCASHMONEY2 หลายเดือนก่อน +1

    QAALI WAAYE JIMCAALE DEAL 5 DABAQ WABER OO 13 AH 220 IGA BAXADEY MARKA RABO INAA DULSAARO 3 AMA AFAAR KALE 180.000 +220 400.000
    9 DABAQ KU HEESTA 400.000
    KA WARAN HE

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r หลายเดือนก่อน +1

    waxu ku xunyahay labada shabaka o ad u wa weyn

  • @jimale841
    @jimale841 หลายเดือนก่อน

    Lacagta aad sheegtay maku jiryaaa #wiishka mise ka banaanyhay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    $470,000Xamar waa meel
    Laga riyoonayo.😅
    Wadamo dariska ah ee lacagta leh oo laga shaqaysan karo Amni kala dambeyn iyo shariciga ka jiro
    Guryaha
    G+6
    Waxaa lagu dhisaa
    $250,000,illaa $300,000
    Tayda dhismaha iyo qruxdaba aad u sareyso😅

  • @abdirahimbeyle3714
    @abdirahimbeyle3714 หลายเดือนก่อน

    Hadii aad rabto lacagta bis inaa ogaato 16:03

  • @mos1954
    @mos1954 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaa Dabaq Lagadhistaa, Magaalo Aanan City Planning , Septic Pipies, Storm water Pipes, amaba Environmental Hazardous Control, Clean Water, West Managment System, Enough Energy resources, Road Plans , Recreational Places like Parks, Sport Or Children Play grounds , Pay-way Gatements, Swift or International Banking System . Finn tech, Financial City , Central Bank, Commercial Bank. Logistics and Supply Chain. Law and Order .
    Waa In Dadka Ladhisaa iyo Dowlad Nimada, Nidaamka Kaladanbeynta, Systemka Cadaalada Iyo Sinaanta, Maxkamadaha. Intaanan Dabaq ladhisin, Maxumo Hoosha Aad Hayso Laakin Salka Dhidibada Halootaago Markaas Kor Waan Kuqadikarnaa Amaba Quruxsankarnaa Markaas .

    • @ghrtjelle
      @ghrtjelle หลายเดือนก่อน +1

      dee orod wax ka qabo ama comment ka calaacal

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️

  • @Maria28832
    @Maria28832 หลายเดือนก่อน +1

    SOMALIA DAARO DHEER MA DHISI YAQANINEH YEY IDINKA SOO DUMIN IIMAANKA LACAG KA RACDEY JOOJI NAFTA BANI AADANKA KA QALUSANEH

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 หลายเดือนก่อน

    Laakiin guryaha fadhi malha miyaa