Fikrad Ganacsi oo wadanka aad looga baahanyahay | Guryo lagu iibsan karo $15K.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 95

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 หลายเดือนก่อน +5

    Maasha alaah jamcaale iyadaa noo dhistaa alaah ku barakeeyo horo u soco fariid baa tahay hadii dhul, aan qabo oo lagac heysan see loo hili karaa dhismo fiican waa su, aal daweyne jimcaale daldhis ascww

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 หลายเดือนก่อน +6

    Waa fakrad fiican lkn hadii mashruucaas la fuliyo amaanka guryahaas sidee noqon karaan somaliya xaaladeeda waa ognahaye

  • @Qahiye
    @Qahiye หลายเดือนก่อน +3

    Keep doing walal its beautiful idea , Muhiimada wa security guryaha nocasa wadankeena , idea ku sabsabsan security system wadankeena hadi aad dareemayso nalaso wadaag mahadsanid walal

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha lah guryaha baacweynaha foolxumada badan baan ka reysn laheyn wadankana qurux buu noqon lahaa

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid jimcaale deals

  • @Bintimaxamaed
    @Bintimaxamaed 10 วันที่ผ่านมา

    Waa qaali wali

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alah good idea waaye walahi ❤❤

  • @maougaaz
    @maougaaz หลายเดือนก่อน +4

    Waa fikrad TOP ah Engineer

  • @anisohussein8202
    @anisohussein8202 หลายเดือนก่อน +2

    Waa fikir fiican

  • @SafaLiban-uh5tw
    @SafaLiban-uh5tw หลายเดือนก่อน +3

    Runti waa fikrad sanadka hore ku fikirayey
    Hadu Mashruuca guuleysto waa gadan gurigaas

  • @FarxiyokhaalifKhaliif
    @FarxiyokhaalifKhaliif 17 วันที่ผ่านมา

    Wllhi fikrad fiican hormar wacn❤️

  • @HarunQazaro
    @HarunQazaro หลายเดือนก่อน +3

    Taladaan aad bey u fiican tahay sxboow aniga ahaan waa awoodaa 20 kun ee noo keena

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @OsmanHaji-tt2gm
    @OsmanHaji-tt2gm หลายเดือนก่อน +3

    Woow inow dhisa wan iib saneyna inshlah wadan hor mariya wa low bahan yahay walahi hiray usocda saxib

  • @sadiageedi617
    @sadiageedi617 หลายเดือนก่อน +2

    ❤ mashaa alaah waaaaaw

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah waa runtaa walaal ❤

  • @mfarah9231
    @mfarah9231 หลายเดือนก่อน +2

    M.a sxb waad dadaaleysaaa😊😊

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 หลายเดือนก่อน

    Waa fikrad aad u fiican
    Mahadsanid hbo

  • @AminaHiliye
    @AminaHiliye หลายเดือนก่อน +1

    Waa runaa waa soo dhaweyneyna go ahead

  • @ismailyassin2803
    @ismailyassin2803 หลายเดือนก่อน +5

    15k wli qli wye pro

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +2

    guryaha Soomaaliya laga dhiso ayaa ka tayo xun sida kuwa Daaru Salaam aan tayo la hayn qaaligana laga badiyey.
    Tan kale guryaha la isku xirxirayo
    Waxay u baahanyihiin farsamo dhamaystiran Soomaaliduna xaga Farsamada way ka dhimatay
    Yaa aaminayo

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 หลายเดือนก่อน +2

    Wa fikrad iga dhex guuxeysay oo an ku arkay wadamadan an ku nool nahay aad ayay u wanagsan tahay fikrada

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน +2

    Aslmucalaykum
    Jimcaale Hargaysa wax ma ka dhistaan??

  • @AbdikariimWarsame-m3q
    @AbdikariimWarsame-m3q หลายเดือนก่อน +2

    Zxp Xagge kaala soo xidhiidhaa

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 หลายเดือนก่อน +3

    Jamcaale muxuu dhahay guryihii xitaa dabada halaga keeno mia 😂😂

  • @hawaabdi5502
    @hawaabdi5502 หลายเดือนก่อน

    Mashalah waa sax kuso koradhiya ❤

  • @maxamadsheqaxmed8991
    @maxamadsheqaxmed8991 หลายเดือนก่อน +2

    ASC.jimcaale xaggee joogtaa.fikitkaaga aragnay.sidee laguula kulmi karaa

    • @jimcaaledeals
      @jimcaaledeals  หลายเดือนก่อน

      Wacalaykumu salaam walaal, waxaa igalasoo xariiri kartaa jimcaaledeals@gmail.com

  • @cabdallabooroow5017
    @cabdallabooroow5017 หลายเดือนก่อน +2

    Guryo raqiis ayaa la rabaa

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaah

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q หลายเดือนก่อน +1

    Asc selo hela damacan hadan ubahado❤❤❤❤

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน +2

    Waa fikrad fcn lkn wali waa qali lacagta

  • @BinuSuleyman
    @BinuSuleyman หลายเดือนก่อน +2

    Guriga hduu 15k$ yahay konteenarkii sooqaadaaye iyo canshuurta xoogan ee dawlada iyo farsamada ragii kuuxerilahaa waa qarash kle ee intaa isku dar dar ee muuqaalkale kasoosamee koley qarash yar maahee

  • @safiya8016
    @safiya8016 หลายเดือนก่อน +1

    Good news

  • @KhadijomohamedAbdulle
    @KhadijomohamedAbdulle หลายเดือนก่อน +1

    Asc hoyo guryahan safe ma yihin ilaa hada wadankena amnigisa bohol bohol ma ahan mase la kenay

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 หลายเดือนก่อน +2

    Waa kahelney

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 หลายเดือนก่อน +1

    Waa fikrad fiican 😮

  • @khadijomohamudabdullahi2452
    @khadijomohamudabdullahi2452 หลายเดือนก่อน +2

    Walaal waxa ficaan Somali ku boori in ay keenaan guri Guuraya xagee ladhigaya boos had an leyahay ma ka dhisan Kara

  • @AbdallaBinAbdalla
    @AbdallaBinAbdalla 8 วันที่ผ่านมา

    Somaliya waaw anfici lahaaa

  • @MakoAden-ju3uj
    @MakoAden-ju3uj 24 วันที่ผ่านมา

    Are you in kenya

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q หลายเดือนก่อน

    Asc xage laga xarira❤❤❤

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi หลายเดือนก่อน +2

    Ma qofka dhulka haystaaa???

  • @PronounceX
    @PronounceX หลายเดือนก่อน +4

    Waxan macquul maaha dad jiinkad ama sar wax ka dhaxeeyo ma rabaan ee labaabo

    • @SPOTLESS-e6s
      @SPOTLESS-e6s หลายเดือนก่อน

      Sookuwa 100k. Ku dhista walal

  • @kashkacade3046
    @kashkacade3046 หลายเดือนก่อน +2

    Sxp ganacsatada waxaad ku dhiira galisaa in ay warshado wadanka ka furaan sida warshada Cement iyo ironsheet sababtoo ah qarashaadka waa yaraan lahaa🤔

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 หลายเดือนก่อน +1

    ASC walal ma dayactirtaan guryaha babasan

  • @bushradahir8876
    @bushradahir8876 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wadankena macquul uma ahan wayo madfac ayaa ka jira wadankerna ama ciyaal weero ka fujisanaya adigo hurda

  • @Daryeeltv9564
    @Daryeeltv9564 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalow Xeebta Luulka intee ku dambaysay nooga soo waran.waa ku baryaa

  • @laylohaji3780
    @laylohaji3780 5 วันที่ผ่านมา

    Asc meeqa ayaa lagu dhisay

  • @CYCtrader
    @CYCtrader หลายเดือนก่อน +1

    12th ❤

  • @Iseyougtr62
    @Iseyougtr62 หลายเดือนก่อน +2

    Waa fikrad fiican lacala hadi dowlada dhahdo Waa dhul dowladeed gurigaaga horaa u qaadan kartaa 😅😂😂😂😁

    • @hamarbile
      @hamarbile หลายเดือนก่อน

      😂

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhh, wlh dad badan masaakiin la barakiciyey hadii ey heysan kahayeen guryo nuucaa cml ah wiish bey ku qaadan lahaayeen tuuladii ey kayimideyn bey uqaadan kahayen😂😂😂😂

  • @abdirashiid3571
    @abdirashiid3571 หลายเดือนก่อน +3

    Lkn waxaa is weydiin mudan hadii aad guriga ku soo gadato 15000 oo aad dibada ka keentid meeshii aad guriga dhigi lahayd soo looma baahno
    Booskii aad dhigi lahayd ayaa laga yaabaa inuu 100,000 joogo

    • @SPOTLESS-e6s
      @SPOTLESS-e6s หลายเดือนก่อน

      Boss somalia kuyaala siduu $100k u joogaa meshu ma America, waxaad Ku heli boss $5kun . Anna waydiiyey kuwa gunyahan sameeya waxa uguyar $15kun 3 qol fadhi iyo musqul iyo shower.

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 america ma adaa leh qofkii hadla ba america janna hanoga dhigo
      booska banaan EE caasimadda waa 100kn meelaha qaar meelaha qaarna 200k meelaha 60kun hadba meeshiii aad dageysid bey ku xirantahy celashaa laga yaabaa in laga helo bosas 30kun ilaa 20kun ah
      5kun wx la dhaho ma jiraan adeer ​@@SPOTLESS-e6s

    • @CabdullahiYanyo
      @CabdullahiYanyo หลายเดือนก่อน

      5kun boos joogo somali koronto iyo biyo maleh sxp​@@SPOTLESS-e6s

    • @TikTokBlend1
      @TikTokBlend1 หลายเดือนก่อน

      @@SPOTLESS-e6s Kawarab boos faaruq kuyaala: Degmooyinka hodan, bakaaaraha

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @mohamoha8824
    @mohamoha8824 25 วันที่ผ่านมา

    Runtii fikirkaasi waa mid aad u wanaagsan inkastoo ay jiraan dad badan oo aan awoodin taa lafteda hadana wax badan ayey badaleysaa

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 25 วันที่ผ่านมา

    MASHRUUCAN WABA RABNA INOO SAMEEEYA WABA GADANEYNA RUNTII

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi หลายเดือนก่อน

    Anigu waa ku jiraa

  • @julucjuluc8133
    @julucjuluc8133 หลายเดือนก่อน +1

    Kow 10k hadaabay guryuhu marayaan oo lagu dhistaabe
    2k or 3k inay noqodaan ayay haayd guryahaasi balse
    Somaliland ahaan 10k - 15k ayaa lagu dhisaa guryaha oo ka tayo wanaagsan kuwan laysku rakibayo 😂arbay dabayl xagaadu la tgtaana 😂😂😂

    • @ins4n1
      @ins4n1 หลายเดือนก่อน +1

      War Muqdisho sidaas bey ahan jirtay 2012kii sidii Dowlada somalia 🇸🇴 u xoogsty o Muqdisho iyo gobolada udhow qabsatay waxkasta cirka bey galeen micnaha nabada waaye an filaa

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 หลายเดือนก่อน

    Waa yeelkadood ha u joojin

  • @Studio.com2
    @Studio.com2 หลายเดือนก่อน

    Guryaha maxay ka samaysanyihiin materyaale ahaan

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
    @MunocabdirashiidMunocabdirashi หลายเดือนก่อน

    Wali waa.qaali markay shirkadaha dhismaha ay bataan suuqa guryaha tartan galo iyo isriix riix unbaa gadan 😂

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 หลายเดือนก่อน

    Hadii leyga fuqsado ka waran ano ka maqan 😂😂😂😂

  • @akiiabdi4453
    @akiiabdi4453 หลายเดือนก่อน

    Cimrigeena waxa dhulka lagalay giro iyo koronto iyo biyo xalkaas waxa naga bixinkaro wa Allah oo ka liyah

  • @maxamadsheqaxmed8991
    @maxamadsheqaxmed8991 หลายเดือนก่อน

    Dhabtii waa arin in badan Ka daahan fadlan wayna na anfacaysaa ee sidee ayaan loogu bedeli karaa aniga diyaar naan U ahay dhulkii a waan haystaa lacagtii a waan Heli lahaa ee siden Ku Heli karaa

  • @mahadmohamed863
    @mahadmohamed863 หลายเดือนก่อน

    Guryaha waxaa ka daran dhulka ,

  • @sqynz7592
    @sqynz7592 หลายเดือนก่อน

    Amerika iyo kanada ayaaba dhismahaas laga yaqaan

  • @ffuad2005
    @ffuad2005 หลายเดือนก่อน

    Suasha waxey tahay ya xirxirayo ama keenayo wadanka hadan ogolahay inanan bixiyo 15k ama 20k ??¿?

  • @haweeyajama7156
    @haweeyajama7156 หลายเดือนก่อน

    Waa fikrad wanaagsan lkn waxa ka fakarta mustaqbalka fog sida caafimadka iyo sefati ahan ba mar walba wax laso kordhiyo hadane dadkaga waa ina sifiican u fiirisa waxaa idin rajena kheyr iyo caafimaad

  • @nashaadbashir6518
    @nashaadbashir6518 หลายเดือนก่อน

    Idinku maad samaysaan guryo aad dadka lcgta qayb qayb ay iskaga bixin karaan sida ugu macquulsan kuwaa la rakibayo ilama aha qofna in uu ku kalsoonan karaaan

  • @ayanfarah6375
    @ayanfarah6375 หลายเดือนก่อน

    Aboorka yaa ka celinaayo

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu หลายเดือนก่อน

    xagey ku yaalaan ma shan iyo toban ayuu ku egyahay mise wax kale ayaa laga rabaz qofka gadanasya lacagta xageen ku sok direynaa noosoojawaab reer xamar ka qaxay xamar ayaan nahay

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 หลายเดือนก่อน

    Halkee noo soo sheek macluumaadka sida taleenfan lagaa soowaco

  • @Deposki
    @Deposki หลายเดือนก่อน

    Qof aan boos laheen intuu gaynaa cirka maa loo saara 😂😂

  • @Bintimaxamaed
    @Bintimaxamaed 10 วันที่ผ่านมา

    U badhig ganacsata si ay barees ka yar inoogu kenaan afka oraan naqan lahaye

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 หลายเดือนก่อน

    Laakiin yaa og in qiimahas ay ku kacayan

  • @shuayb01
    @shuayb01 หลายเดือนก่อน

    Waan ka hilay noo keena wan gadanaynaa

  • @IqroXasan-wm3ld
    @IqroXasan-wm3ld หลายเดือนก่อน

    Somalia amni maahyn ya ka celinayo xabadaa wiftadaa ahy 😂 gur yahas wan dagana ahy lakin sef ba kuna ahy usa guryahaa dadia ey dagayihin wa nocas😢

    • @basteysharma9381
      @basteysharma9381 หลายเดือนก่อน

      Jiingada ayada xabad macelisaa muqdisho badana jiingada ka dhisan waa aragtay 😄🤝

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v หลายเดือนก่อน

    How can I contact you my dear need information

  • @Zahra-g9r8s
    @Zahra-g9r8s 24 วันที่ผ่านมา

    Haafadee a yuu ku yaal gurigan shan iyo tobanka. Kuna

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 หลายเดือนก่อน

    Guryo waxa eheen ma taqaniin miya hal abuur la imaada dalka wax kuso kordhiyo ganacasi dhalinyarada shaqo abuur u ah fikrado ganacsi loo baahanyhy

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi หลายเดือนก่อน

    Yurub iyo America saas baa loo dhisaa

    • @malakinaboqor4143
      @malakinaboqor4143 หลายเดือนก่อน +2

      Maxa dhacay marka soo daadki maqaadin adeer waxa guri ma aha

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 หลายเดือนก่อน

    Steal construction building

  • @hassan38955
    @hassan38955 หลายเดือนก่อน

    Injinerada iyo Ganacsatada Xamar ee tuuga ah Cuqdad ayee ku qaadayaan why Bariiskooda ayaad ka Ciideynowsaa 😅

    • @hamarbile
      @hamarbile หลายเดือนก่อน

      😂

  • @ismailyassin2803
    @ismailyassin2803 หลายเดือนก่อน +1

    15k wli qli wye pro

  • @ismailyassin2803
    @ismailyassin2803 หลายเดือนก่อน +1

    15k wli qli wye pro