Marka la joogo wadankeena, Maxaa keenay in guryo cusub soo dumaan maalin walba?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #property
    #realestateinvestment
    #wararkiiugudambeeyey
    #mogadishu2024
    #jimcaaledeals
    #somalia

ความคิดเห็น • 15

  • @ASH-01511
    @ASH-01511 5 วันที่ผ่านมา +2

    TH-cam chanelkaada iyo kuwa kale oo wax laga barto aad aa ugahelay wlhi, insha allah maalin baa 1 Million iyo kabadan gaareesa.

  • @popular7493
    @popular7493 4 วันที่ผ่านมา +3

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴

  • @anwarawad-zl8fd
    @anwarawad-zl8fd 4 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah. Waa shaqo muhim ah.

  • @Sam00729
    @Sam00729 วันที่ผ่านมา +1

    Aa carartaa😂😂😂 Engka ciyaal gobol miyaa wuu booday😂 xabad marhore igu danbeeysay halkaan ooga waca reer ciroogte🫣🤪😂 mahadsanid jimcaale deals bringing a great content mashallah❤

  • @luulaywanag4400
    @luulaywanag4400 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waa shaqo muhiim ah oo lobahan yahay 🎉

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 4 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah
    Waa service lo bahanyahay hada markey dalkena noqoto iyo melwalbo oo dhismo logu talo galay.

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah Hormar wacan

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 3 วันที่ผ่านมา

    Shaqo muhiim ah ayaa heysaan

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 5 วันที่ผ่านมา

    Asalaamu Aleykum walaalo waad mahadsanid. Hami fiican ayaad nasiisay qurbojooge ahaan Aniga iyo kuwo ilamida. Walaal guryahii Garasbaaly faahfaahinka keen. Iyo moonlight Apt faahfaahin ka keen. Dhulka cabirkiisa iyo sedeeku iibsankarnaa Qurbojooge ahaan. Tank kale. Daaro salaam Apartment s qiimahooda noo soo sheeg iyo yaankala xariiri karaa. Walaal Numberkaaga ma na siinkartaa.

    • @halimamohamud5773
      @halimamohamud5773 5 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid siiwad shaqada wanaagsan.

    • @Masago2025
      @Masago2025 5 วันที่ผ่านมา

      Walaal shirkadaha wadanka waxay u badan yihiin 100% ineey danahooda iyo jaaniskooda gaadaan qurba joog allaha u naxariisto

    • @Moha-114
      @Moha-114 4 วันที่ผ่านมา

      @@Masago2025 xoolo adigoo kale ah oo negative un inay bixiyaan iyo balaayo sheeg u joog ah baa na qaribay ee caqliga alle hakuusoo celiyo

    • @Masago2025
      @Masago2025 4 วันที่ผ่านมา

      @@Moha-114 sxbow waxaan wadanka waan ogahay xaqiiqda taalo qurba joogta jaanis yada jiro looma sheego saas ayaa keentay in hantida wadanka somalia taalo ay 20% ku yeeshaan inta hartana qorox joogta qaadato

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 3 วันที่ผ่านมา

      Daarusaalm wax jiro ma ahan jaziiro iibso meshas xeeb ah oo hada lakala kicin rabaa