Maasha Allah waa guri aad u qurxan iyo qaymaha ma xumo,hasa ahaate maxaa lagu dhisa guriga siiba ma dhagaxa turkiga iyo dhax aan xabada karin,imsaa mitar ayaa dhulka loo qodaa how deep (meters) foundation
Mnsha allah waad ku mahadsantihiin qaabka aad wax u wadaan ,waayo waxaa na wareeriyey company aal kale oo doonayo inay hal maalin ku taajiraan,lkn qiimahiinana waa macquul,wadankii shaqo ma jirto waa inaad la socotaan dadka jeebkooda,lkn guryaa la iska dhisaayaa ,qiimahii la rabo aa la iska sheegaa,maalin dhoweed guriga iska caadi ah oo 2 dabaq ah 250.000 oo dollar waali waaye
Nabadoone war bixnadaada aad soo godbisid waa ficantahay lakin hal mid ayaan kudhihi lahaa aduunyada war bixinada walasoo kobaa soo koob daqiiqada kooban kadhig 👍
sxb dhibka jiro aya ah shirkadaha gueyaha dhiso dalka oo dhami xmr iyo hargeysa kaliya in ay ka shaqeyaan magaloyin qurux bdn aya jiro oo ubahan shirkado fcn ee dhismaha ka shaqeysa
Jimcaloow low cost mahan guri 15m by 10m 37kun dollar wa qiimo sare 150sqm lacag ahaan wa in ee ka yaraato 30kun 25kun guri sidaa uqurxan wa kudhisi kartaa ee ma 2nus baa lodhisaa qofka oo 300sqm dhul ah kufadhisanaayo
SHAQAALIHIINU MA SOOMAALIBAA MISE WAA AJAANIB MIN INJINEER ILAA FUUNDI IYO SHAQAALAHA HOOSE OODHAN BAAD SOOMAALI KA DHIGTAAN MAXAAD INJINEERADA DALKA U SHAQA TIREYSAAN
Wax ka ma jiro beecan.37.000 maxa yeeley afkaaga aya ku jiray wa is badali kara qiimaha alaabta lagu dhisaayo afka aya isku sheegtay in adan ku sameyn karin lacagtaasi 27.000 been ha sheegin inta ka badan.
Su aasha aan rabney inaad weydiiso oo ugu muhiimsan waxey aheyd majirtaa wax grantee ama warranty lacala hadii guriga uu soo dumo ama wax ku dhacaan waqti dhow yaa ka masuula ?
beenlooww beeen badanaa dadka yaa la sirin aniga guri bac weyne afka hore dhagax ka ah hada dhisay dhameeyey 27 kun dolar igu dhamaatay been umada ha u sheegina markii shaqada bilawdid waxkasta kugu so dalacaayaan
Maasha alaah waa fikrad diican 😊u sheeg inuu shaqlihiisa ugu Faa ideeyo muruqmaalada soo maalida . Oo ajaaniibta booska ka xirteen😅 ku dhiiri gali. Waa ku alaamaa
Dabaqsuge ayaan rabaa Nuurow, cabbirkana waa 20x10 marka injineerka hasoo qiimeeyo. Waadna ku mahadsantahay shaqada wanaagsan ee aad noo heyso. Guuleyso 👍
Waa loo baahanyahay in la helo company guriyaha ku dhiso qiima macquul ah
Jimcaale wll dagmada dharkeenley macluumaad naga sii adoo mahadsan 🇸🇴💙💙💙
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉wa waxlobahna in beca dhismaha jaban❤❤❤❤❤❤,wa qurux
Hagaag, sheeko fiican..oo
Xasilan, mihnad-leydana ka duweysa muran siyaasadeedka, waan hadli karaa, aniga i arag noh...
Masha Allaha dhalinyaro naxariis badan waaye
Maasha Allah waa guri aad u qurxan iyo qaymaha ma xumo,hasa ahaate maxaa lagu dhisa guriga siiba ma dhagaxa turkiga iyo dhax aan xabada karin,imsaa mitar ayaa dhulka loo qodaa how deep (meters) foundation
Mahadsanid runtii shaqo fiican baad haysaa Waa wax loo baahnaa.
Masha,ALLAH
morumar wacan.
Waa naqshad fiican
Maasha allah sxb horay u socoo waxan ku rajaynayaa inaad guul kaarto shaqadaan waana hubaa ugu dambeyn inaad ka mid noqon doonto ganacsatada guuleysato
Maasha alaah lambarkaada soo dhig nuurow adoo mahadsan dhukuse waa meeqa metir 13,ma 20/20 bal soo sheeg mietirada dhismaha insha alaah asc
15/10 waye
Wixi Faahfaahin ah Nagala Soo Xiriir:
WhatsApp: 61 0222117 or 61 1222117
Email: Salimaservicesltd@gmail.com
Address: Makah Almukarama , Mogadishu-Somalia.
Jimcaale Deals: 0619874953
Jimcaale Deals: 0619874953
Well done guys 🎉 mashallah
Mnsha allah waad ku mahadsantihiin qaabka aad wax u wadaan ,waayo waxaa na wareeriyey company aal kale oo doonayo inay hal maalin ku taajiraan,lkn qiimahiinana waa macquul,wadankii shaqo ma jirto waa inaad la socotaan dadka jeebkooda,lkn guryaa la iska dhisaayaa ,qiimahii la rabo aa la iska sheegaa,maalin dhoweed guriga iska caadi ah oo 2 dabaq ah 250.000 oo dollar waali waaye
Alaabta mala socotaa mise iyagana waa ka gooni hadii aan rabo guriga in la ii dhameestiro😊
Yuusan noqonin mid soo dumo...
Waa in ay dhisaan dad aqoon u leh iyo shubka gelaayo oo laga taxadaro..
Wa runtaa waxba kuma dhafin thanks
Waa qaali . Boos buuxa ayaa lagu dhisi karaa
Nus boss waaye omar
I appreciate you 👍
15×20 ayaa laygugu dhisay 50 000 oo ka kooban 2 qaybood laba guri oo kala xiran oo kiiba ka koobanyahay 4 jiifa 2 musqul iyo jiko wadarta guud 8 qol 4 musqul 2 jiko 2 barando marka shiiq because waa qali waliba aad tiri waa sii badan karaa
Gurigaa sheegeso decoration. Maleyahay
😂😂@@tiitokaadir3068
Nabadoone war bixnadaada aad soo godbisid waa ficantahay lakin hal mid ayaan kudhihi lahaa aduunyada war bixinada walasoo kobaa soo koob daqiiqada kooban kadhig 👍
Meesha lagaaga soo xariiro sheek habaryar
Muqdisho maahee gobalada kale ma tagtaan?
Asc wll waxn jogaa hargaysa shikadani farc ma leeday halkan ujooga
Mahadsanid jimcaale.
Gurigaan waa Barshub:4qol ka kooban 15*10Area, 37000 waaaba qaaali qaali dhaaafay dadka wax mayanaaan miyaaa shiikhow
Ma ila araktay bisinka
Waa wax fiican wallal talefanka
Waa mahadsan tahay
alaabta guriga lagu dhisayo ayaa uhiim ah guriga waa inuu qalab wanaagsan la galiyo waxa kale oo isweydiin ah bari roob markuu dao guryo qaar baa dhaqmo oo burbura ama duma guri hadaad dhisaneyso inaad joogto ood alaabta dhismaha aad doorato iyo dhagaxa shamiitada oo sifiican loogu dadaalo qarash intuu kaa baxo hadana coosh halaguu dhiso ayaan ka walwalaa
Price ka yow idinsirin 37k ila 40k ey kudhahayan marki shaqada lagu bilaawo ila 100k a lagugu so dalaca fuundi Somali ha aminin waliga 😢😢😢
😂😂😂😂 absolutely dhiiqo aa dhexda laguuvgalinaa
😂😂😂😂 war aqli badnidaa ma Dir baa tahey
@InaA-jy1qo
Haa, sidee kugaratay neh 🤣🤣🤣
@@saynabdaye7382
Haa walahi abahey ayan guri idhisayay waxa lage dhuhay 30k bilawgi marki shaqada lebilay neh waxey igarsiyen 50k 🥵🥵🥵
Nin soojabay ayaad u muuqata sxb oo dadka u digaayo. Alle haku nabadyeelo
Asc
Mashaa Alaah kheer ilaah idin siyo
Nus boos 15/10 mekha camal ayuu ku kacaa mahadsanid
Masha allaah qurux ❤❤❤
Edow arinta qimaha iyo cabirka dhulka waxa ila badan qimaha waxan rabi lahayn in qimaha lagu noqdo 7,5×20 ?
Masha Allah
Nuurow wll waxaan donaya villa dhex la dhis eh meqa iga baxeso qarashka mahadsanid wll iso jwb🙏
Nus boos 20/10 ah aa jira maxaa ciriiriga?
Aad ayuu u qurux badan yahy
Comments kayga dhismaha guryaha aad ayuu u qurux badan yahay laakiin aniga guryaha markii waan fiiriyey gudaha in uu kor u dheer yahay ayaan jeclahay waa uu ila yara gaaban yahay nadaxayga ayuu kor u dhow yahay sidiisa kale waa maanshaa allaah. Qiinahana waa uu fiican yahay.
Waligey and dageynin 20+15 ku lahaa-- waxas ma guri ba mise qabri….100+100 Aduunka booska ugu yar
Masha-allah zxb
Asc
Jimcaale aboowe Xamar keliya miyaad dhistaa ?
Asc wll waxaan rabaa guri kuyaalo madiina daba qeen ka akteesa cabirkuna 10X 15 waxaana ubaahanahay 4qol dabaq suga ah waa imisa qiimaha dhis madiisu jawaab ayaan kaa suga yaa mahad sanid wll
Masha Allah waye wallahi so so beautiful
Weligeen ka ilbixi mayno guri ciriir ah 15*10 laa xawla walaa quwata illaa billaah
Waa sax lakin Hawiye hadaanad ahayn waalagaa dhacaa saw maaha.
Lakin isla iyaga la Ha kirayn karaaaa
Hhhh yaa kaa dhacaa hawiye ma guriga kula leyahay fikir qaldan aa kaa dhadhacsan waxas ma jiran cid cid ka awod badan ma jirto haka baqin waxas
Xagee lagala xiriiri karaa?
Waxaan rabaa in aan arko desing 7x20 ah ma heli karnaa?
$37k Waa qaali because the manpower/fuundi is too cheap in Somalia.
Manpower is least thing but the quality of the material they are using is important
Ma bulukeeti kaliyaa mise shub baa ku jira
XAAFFADDA U KU YAAL SHEEGA, HALKEE ?
Jimcaale dagmada dharkeenley xug naga sii dhulalka kirda
Engineerada meeesha lagala soo xiriiiro soo sheeg nus boos 20/10 wadajir madiina Malaga dhisi karaa qaabkaan
Wixi Faahfaahin ah kala Xiriir:
WhatsApp: 61 0222117 or 61 1222117
Email: Salimaservicesltd@gmail.com
Address: Makah Almukarama , Mogadishu-Somalia.
sxb dhibka jiro aya ah shirkadaha gueyaha dhiso dalka oo dhami xmr iyo hargeysa kaliya in ay ka shaqeyaan magaloyin qurux bdn aya jiro oo ubahan shirkado fcn ee dhismaha ka shaqeysa
Garowe iyo jigjiga xta wey Ka shaqeyan
Jimcaloow low cost mahan guri 15m by 10m 37kun dollar wa qiimo sare 150sqm lacag ahaan wa in ee ka yaraato 30kun 25kun guri sidaa uqurxan wa kudhisi kartaa ee ma 2nus baa lodhisaa qofka oo 300sqm dhul ah kufadhisanaayo
20×15 boos ah dhex dhis Malaga karaa
Haaa
Lcagtaan macquul waa
Laakin su aal dhulka aniga ayaa la imaanaya sx mise qalad
Telfone maleh miyaa
Runti shaqo wanagsan heysa sxb halkasi ka wada runti.
SHAQAALIHIINU MA SOOMAALIBAA MISE WAA AJAANIB MIN INJINEER ILAA FUUNDI IYO SHAQAALAHA HOOSE OODHAN BAAD SOOMAALI KA DHIGTAAN MAXAAD INJINEERADA DALKA U SHAQA TIREYSAAN
Ninkaan haduu yahay injineerki dhisay gutigan fadlan Kontakt giisa noo soo raaci
Nabarka shashada lagu soo qoray video dhexdisa
@@UmuAbdalla1mahadsanid walashey
talefonka injineerka ha soo qoro
BOOS KU YAALA DAARASALAAM AYAAN DHIMAHA LABADA QEYB AH EE SOOMAALIYA KA SOCDA AYAAN RABAA QIIMIHIISA IN LA II SOO SHEEGO
Asc walaal ma Muqdisho kaliyaad ka dhistaan mise gobalada falla waad tagtaan hadii loo bahdo mahadsanid
Jimcaale zxb inaa kula soxariiro ayaa rabaa Halke kala soo xariraa ?
0619874953
War nusboos waa 10x20 dadka ha qaldina waayo boosku waa 20x20
Waa siwanagsan mitirkuna wasi aad uwanagsan
Gobolada ma tegi kartan ?
Yaa dhisanayo xamar hawiye kuwii hore ayaay dhaceen oo ay daganyihiin kowakale uma dheseyno
Maskiin 😂
Wax ka jiro
waxaad ii soosheegta adigo mahadsan labo numbers meeqey noqoneysa
Wll jimacaale guryaha please kadaaya jiingada thank you
Shaqo fiican ayad hysaa
Dhulka maku jiraa ha o maya mahadsani
Wax ka ma jiro beecan.37.000 maxa yeeley afkaaga aya ku jiray wa is badali kara qiimaha alaabta lagu dhisaayo afka aya isku sheegtay in adan ku sameyn karin lacagtaasi 27.000 been ha sheegin inta ka badan.
It deserves $100k-$200k. Average houses start $400k in the USA and it’s soo baddddd
Illahay cadawga dhalinyarta soomaaliyeed haydinka qabto
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Mid dhisan macal dhulki ooqurux badan ayad helysa hargaisa
Sxb lanbar lagala xiriiro malahan whatasap ahan
Bookga kaa danbeeyo micnahiisa mafahmin eng
muxiboy gurigan filo waxa lagudhisay rains marka waxaan rabilahaay lambada nusbos inta eey noqoneeyso.
Dabaq suge boos30-30,, waa imsa
Kismaayo ma ka dhistaan?
Isagoo dabaq suge ah wa imisa?
Dabaqsuge 37 kun kuma dhisi karo waan la idiin haya dalabka hadey run thy.
Somaliland miyaad ka dhistaan???
Su aasha aan rabney inaad weydiiso oo ugu muhiimsan waxey aheyd majirtaa wax grantee ama warranty lacala hadii guriga uu soo dumo ama wax ku dhacaan waqti dhow yaa ka masuula ?
Marka hal mid iga jawaab dhulka ila dhismaha miya 37,000 iga baxeysaa
Dhismaha kaliya wye
Sawirka yaanan lagu sirmin
Gobalada dadka wa naga jebanyihin,ee beeca halajebeyo si muqdisho u dhisanto
Boos miya mase NusBos?
6:20 dhageeso waa Nus boos dabcan
@@Sadikkoronto
wall wan dhageyst Lkn mafahmin
Mahsanid
Waa dhismaha keliya booska waa gooni inaa u gadataa@@omarabdi4179
Ma dhageysatido video ga
Nus umalena
Telephone ka ku soo qora
Wllhi 37-40k wax maahan hadii saas loo dhisaayo
30 anaa kuugu dhusaa desing ka aad rabto
Xamar iyo Guri Ka dhiso 😒
Somaliland makahelikaraa wll aad ayaan uga helay
Mashaa Allah. I do not like the lighting And the ceiling. Two story house is better.
True but @ the expense of u wallet 😢
Be careful somali scammers I am giving advice somali diaspora
beenlooww beeen badanaa dadka yaa la sirin aniga guri bac weyne afka hore dhagax ka ah hada dhisay dhameeyey 27 kun dolar igu dhamaatay been umada ha u sheegina markii shaqada bilawdid waxkasta kugu so dalacaayaan
qaaligaas maxaa waye
Hi please tell numbar brother
Wixi Faahfaahin ah kala Xiriir:
WhatsApp: 61 0222117 or 61 1222117
Email: Salimaservicesltd@gmail.com
Address: Makah Almukarama , Mogadishu-Somalia.