WAREYSI #2 - SIRDOONKI ETHIOPIA IYO JABHADIHI SSDF & SNM - DAHIR MIRE JABRIL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 มี.ค. 2021
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

ความคิดเห็น • 725

  • @iidabdulle1877
    @iidabdulle1877 3 ปีที่แล้ว +62

    I was a child when this happened and did not know much about it. Just listen this man realizes how stupid our politicians think and they still do.

  • @saeedq2349
    @saeedq2349 3 ปีที่แล้ว +81

    SNM ismay dooran jirin oo waxba kamay jirin in ay is dooran jireen ayuu yidhi waanay duuban tahay iyagoo is dooranaya.
    Wixii aynu indhaheenna ku aragnay ayuu beeninayaaye. Wax aynaan arag sidee ayuu run uga sheegi karaa.
    Lama aamini karo sugnaanta taariikhda uu inoo tebinayo.
    Waan ka xumahay.

    • @AANOUR1
      @AANOUR1 3 ปีที่แล้ว +19

      Kan siduu u hadlayo ayaaba qabyaaladiista ah Beencad ayuu sheegayaa

    • @suhaibduco4496
      @suhaibduco4496 3 ปีที่แล้ว +11

      Hmm
      Iyago is dooranaya snm wey cadahay

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay 3 ปีที่แล้ว +14

      wanaag uma oggola SNM

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 3 ปีที่แล้ว +11

      beenaalaha iyo xaasidka midna warkiisu ma daahiro bal ninkaa weyni wuxuu miidiyaha la soo horfadhiistay eega . waar isku xishoo dib isku dhegeeyso, SNM necboow, laakiin taariikhda been ha ka sheegin.

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว +11

      Ssdf waatii fashilantay snm waatii afka ciida udartay

  • @saiddubed
    @saiddubed 3 ปีที่แล้ว +31

    Ssdf iyo cidamada ethiopianku isku xeray ku jireen halka snm waxoodu gaar u ahayd taas baa sabab u ahayd in snm dagaaladooda u sii wadato ssdfna ilaa madaxdoodii jeelasha loogu guro

    • @poulbucks2824
      @poulbucks2824 3 ปีที่แล้ว +1

      Snm cudurkii ingrisku uga tagay ee magaca British somali protectors ayay ku dagalameen waa fidno British somaliya uga tagay si waqooyiga somali looga jaro siyaad ahaan hadii loo bahdo in the feature waxaan maanta program kaas wada muuse biixi lakiin ssdf waxay ku dagaal galeen in talyanigu ku wareejiyay koonfurta somali ssdf oo ayagu siyaasad ahaan ay yihiin dhaxal ay kala wareegeen talyanigii gumaysan jiray koonfurta somali marka labada jabhadood waxay isku mid ka yihiin in labada qabiil ee snm iyo ssdf labaduba aaminsan yihiin in gumaysigii waqooyiga iyo kii koonfurta ay dhaxal ahaan looga tagay inay labadaas gobol ayaga looga tagay waa riyo ay ilaa iyo maanta ay ku nool yihiin.

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว +2

      Snm way guulaysatay ssdf way guul daraysatay snm waxay dhashay soomlilaan wana xor soliyana anisom ayaa gumaysata

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 ปีที่แล้ว

      100/100 taasa xqiiqa wxaa cdyn u ah waa kuwii ethiopianka iyo ssdf oo wada socdaa kuso duulay somalia islmrkna wakuwii sidaa ku qabsaday tuulooyinka lyidhaa " Gal-dogob iyo Balanbale ilaa mntana sidii ku hystaaan

    • @khaalidgabiley9775
      @khaalidgabiley9775 3 ปีที่แล้ว +1

      @@poulbucks2824 adaiguna Xanuun Siyaad Ayd Weli Ku jirtaa Mxd Ku Haysaa.
      😂
      Caruurta Amisom.
      😃

    • @anasabdukadir2673
      @anasabdukadir2673 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdisheekhidiris6566ssdf hday guuldaraysatay maxay qorshihii ay jeexday soomaliyaa loogu maamulaa oo waliba federalkay rabtay loo qaatay snmna ay hda banaanka uga taagan yihiin oo leeyihiin somalia waan ka baxnay ila hadana ay meelna u dhaqaaqin

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 3 ปีที่แล้ว +23

    Abdillahi yussuf= Military coup 1978
    Abdillahi yussuf= Militia rebel 1979
    Abdillahi yusuf= 1998 Ethiopia in puntland.
    Abdillahi Yussuf= 2006 ethiopia in Mogadishu.

    • @DHAQANMAAL
      @DHAQANMAAL 11 หลายเดือนก่อน

      Duni aabeheed kuday kuwii ayaa weli umadda soo hor-taagaan

  • @sayd5301
    @sayd5301 3 ปีที่แล้ว +8

    "Waryaadha wixii aanu 60KII QALADNAY AYAANU SAXAYNAA"
    SNM ALEYLEHEE KALSOONI BUUUXDA AYAY ISKU QABEEN ALLENA WAA U RUMEEYAY SNM RIYADEEEDII.

    • @y.a1903
      @y.a1903 3 ปีที่แล้ว

      War SNM iyo SSDF ba khiyaano wadan bey ahayeen. Qof awoda ama koox boqolal iyo kumaanan ciidan ah majirin wadamo kale aya wada fangareyn jiray iyo shirkado shidaal. Somaliya ila 7 dal afrian ahbey u halgantay xoriyadodii, nidaamkii awodaha ka jiray bey kahortimid, dagaalbey lagashay dariska, laguma heshiin so saarida shidaalka iyo shirkadihii , kaligii talis military ah xukunkii ka fuqiwayey. intasba galaftay wadankii somaliya.

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 2 ปีที่แล้ว +1

      @@y.a1903 wadanka la khiyaamaynayey baananaba fahmin. Adiga iyo SNM isku wadan ma tihiin baa meesha taala ?

  • @omarherzi1678
    @omarherzi1678 3 ปีที่แล้ว +12

    Ninkan taariikhda runta maka sheegaayo, muxu u dafirayaa in SNM dhexdeeda dimuuqraadiyad ka jirtay kolba hogaan la dooran jiray. Markii ugu danbeysay Amb.cabdirahman tuur baa ku guulaystay.iyagana kaligii takis baa haystay kaligii taliskale la dagaalamaaya peroid

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 3 ปีที่แล้ว +17

    This is proof people like this men generation has failed and let down the next generation. It's sad to see listen to his pointless views 😔😪

  • @maxamudismacil3486
    @maxamudismacil3486 3 ปีที่แล้ว +40

    Ssdf sawtii isku
    Soo dhiibtay dawladii
    Siyaad bare wuxuu ka
    Qajilayaa xaqiiqda
    Cida keliya ee siyaad bare iyagoo jabhada ah
    U dhameeyay waa snm iyo USC

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaha idin caafiyo inta Qabyaaladda iyo Qurunku ka buuxo.
      Annagoo hadda dowlad ah maxaa keenay inay 22 kun iyo in ka badan oo ku hoos jirta ay joogaan.

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa Qoraal salka ku haya
      Qabyaalad iyo wixii Soomaali haligay.

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa wll

    • @iamsomalidragon637
      @iamsomalidragon637 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma sooyaalkaadan aqoon ma sirta beenta ah baad u adeegtaa ma sasabasho reereed baa wllo hadii aad sidaa nafta ku maaweeliso runtu iyo xaqiiqdu waa marag ma doonto , beesha isxaaq iyagoo nagu eedeeya inaan siyaad barre amxaaro u soo raacno weliba gabayo iyo daacayado meel walba noo dhigay, anaguna aanu leenahay waar ninku inooma wada roonee aan iska dhicino soo may dhicin inii 83dii kuligood kusoo hoobteen ethopia bal waa suaalee yaa markii hore indheer garasho u lahaa qadiyada somaliya ma ssdf mise snm oo iyagoo dhaleeceeya misana raadkoodii daba galay , ?
      Ma kii shalay sadf ku caayay aabe siyaad maxaad qori ugu tuurtay , deetana isagu dhashiikaha ku riday siyaad barre?
      Waase yaabe yaa ceelashiisii la sumeeyay yaa hayb ahaan loo beegsaday , suaashaas jawaabteeda si quman oo qiraal leh waxaa uga jawaabaya abwaan snm ku abtirsada waa maxamed xaaji dhamac gaariye , isagoo cadaynaya inii isaga iyo kuwo ku reer ah uu siyaad ugu yeeray sidii ssdf dadka ugu diraan oo gabayo u tiriyaan

    • @seekguidanceb4its2late85
      @seekguidanceb4its2late85 3 ปีที่แล้ว

      Ssdf iyagaa dhexdoda islaayay oo qabiil ukala baxay oo qeyb kamida lahishiiya afweeyne

  • @ilyaasmaxamuud8473
    @ilyaasmaxamuud8473 3 ปีที่แล้ว +26

    Odaygaan hada wuxuu lee yahay waxaan ku dardaarmi lahaa in dhaqanka somalia iyo itoobiyo eey ka midoobaan.
    Caqli yari intaaa la eg waligeey ma maqlin.

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 3 ปีที่แล้ว +1

      Be a humble listener and ask yourself what he said? To be wise is not to micro insult our elders. While I don’t know this elderly man, your language is disrespectful and actually misleading. Ha la iskusoo dhwaado oo laga midobaa wada shaqeynta ayu yiri. And isnt that what hassan sheikh Maxamud, and Farmajo both did? Ma itoobiya kaa maqan?

    • @TheGuursade
      @TheGuursade 3 ปีที่แล้ว

      walaashaa siilkeda usheeg

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 3 ปีที่แล้ว +2

      @@TheGuursade,
      Allaha ku cafiyo!

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkk

    • @windows2730
      @windows2730 3 ปีที่แล้ว +1

      majeerteen waa iska sidaas.

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 3 ปีที่แล้ว +17

    Viva S.N.M iyo U.S.C👍🏼

    • @jamuriyadabarakaysan1858
      @jamuriyadabarakaysan1858 3 ปีที่แล้ว +1

      R.i.p general cadid

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 3 ปีที่แล้ว +3

      @@jamuriyadabarakaysan1858 we lost a true patriotic and hero of Somalia he was a brave intelligent lion.

    • @y.a1903
      @y.a1903 3 ปีที่แล้ว

      @@khalidsl686
      SNM iyo SSDF meesha kasaar 😂😂😂 khiyaano abohood ila hada 🔥shidayan shacabkoda ma oga indha sarcad beyku hayaan ... USC nationalist bey ahayeen inkasto kala roon wayeen dhexdoda, maanta wax walba ku dhacay ila 30 sano dadka somaliyed ukla socneen , wa dad caban libintana ku faanin balse guusha yaqanaa.

  • @ibnuahmed4515
    @ibnuahmed4515 3 ปีที่แล้ว +6

    Sidaad sheegtay SSDf waxay ahayd jabhad leh
    1. Hal urur oo taangiyo ah
    2. Hal urur oo beebee ah
    3. Hal urur oo BM ah
    4. Tignikada fudud
    5. Lacag badan oo Libya bixinaysay oo mushahara
    6. Iyo 15 kun oo ciidan ah
    Marka lagu darro weliba waxaad hilmaamtay oo dhan.
    Dunida kamay dhicin jabhad intas oo awooda ah leh oo tuulidadiii ay qabsatay Ethiopia ka caawisay oo ay la qabatay.
    Sidan ogahay
    SNM 3kun baa lagu qiyaasaa oo aan tikniko lahay taageerona Haysan qori yar iyo lug ku dagaalami jiray.
    Haddana qabsaday dalkii dhankiisa waqooyi oo dhan.
    Markaa waxaan ka fahmay inaad guul daradii SSDF tasriikh cusub isleedahay u samee SNM na burush marmari balse tasriikhda lama bedeli karo beena lagama sheegi karo.
    SNM halgankeedii oo video ahna TH-cam click ayaa cidkasta ka xiga.
    Balse taariikhda ayaad ka beensheegtay xaaji

    • @HELLO7546
      @HELLO7546 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxb adiga aan ku saxo e waa run SNM 3000 -5000 Askari ayaa lagu qiyaasay
      intii aanay dalka soo gelin laakiin naftood hurayaal ah waana ta keentay guusha,
      laakiin SSDF hub iyo lacag way haysteen sida aad sheegtay, ciidanka aad sheegtay
      ayaa xaqiida ka fog 1000-2000 kun oo aan go,aan lahay oo inay dhintaan ku talogelin
      ayey ahaayeen waana ta keentey inay guul daro ku danbeeyan.

    • @ibnuahmed4515
      @ibnuahmed4515 3 ปีที่แล้ว

      @@HELLO7546 anuu masheegin ee qoraalkayga si Fiican u akhri. Waa sidan hadalkiisa ka soo xigtay.
      10 kun illaa 15 kun buu sheegay laba goor oo kala duwan. Takale 2 kun ee aad sheegtay dib ugu noqo.

    • @HELLO7546
      @HELLO7546 3 ปีที่แล้ว

      @@ibnuahmed4515 Ninkani waa nin faanaya wuxuu ku leeyahay 10 000 askari ayaan doonayney inaan Libya geyno Ethoipyana anyey ogaan bal beenta intaa leg ma caruur buu u sheekaynayaa, ku laha 15 000 askari ayaan hesanay qiyaas intaas oo aad u hubeysay maalin bey Muqdisho ku qabsan lahaayen, been sheeg laakin mid run u eeg sheeg saraakiishii SNM ee meesha la joogey way nool yihiin markaa anigu xaqiiq baan ka hadlayaa
      waala lays ogaa aduunka jabhad ciidan xooga leh meeölna laguma sheegin.

    • @liibaanmuuse5981
      @liibaanmuuse5981 2 ปีที่แล้ว

      Warun wan daremay markiba in imaka tarikh cusub la greater garaynaayo SNM ka shekayn oma baahna waxu dafiray xaata 2 sanova in SNM dorasho qaban jirtay cuqdadba dhansan odaygan

    • @liibaanmuuse5981
      @liibaanmuuse5981 2 ปีที่แล้ว

      Kulaha 10,000 o askari ayan libiya gaynaynay halkey jogen 10 kun e mar somalia ka wada baxay jabhadi somalia ka dilaacay o laisku wada daray ayan xaata 10,000 gaadhayn nise wa ssdf i kaliyaata

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 2 ปีที่แล้ว +2

    Geesiigu wakii go,aanleh الله ياحفطكم geesiyashii SNM

  • @Suusuumo
    @Suusuumo 3 ปีที่แล้ว +6

    Yaa doqon ah oo Majeerteen aaminaya. SNM dee ma dhoohna. Kanu been badana...

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 3 ปีที่แล้ว +11

    SOOMAALIYA ANAGAA BUR BURINAY AYUU KU FAANAYAA ANAGOO SSDF AH

    • @xuseenibrahim217xuseen7
      @xuseenibrahim217xuseen7 3 ปีที่แล้ว +1

      Midkas oo kala ayaan dageero qabil ku dageerena bal kawaran so waxa cajib ah maha

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 3 ปีที่แล้ว +2

      ssdf waxba way yeeli kari weydey siyaad barre. takale warkiisu waa pays waayo ssdf waxay baxday 1978 ilaa maalintii u dambeysey ee afweyne dhacayeyna cabdillahi yusuf ayaa guddoomiye u ahaa, snm waxay is dooraty 5 jeer, laakiin ninkani ma qiri karayo taas. Ta kale guushii snm iyo guuldarradii ssdf wuxuu ku saleeyey in mengistu snm la ogaa goosasho waana been. Ta kale snm ma helin hubka ay ssdf ka heshay liibiyaanka sida uu isba sheegay, laakiin hubka qofka sita ayaa macna u sameeya, laakiin waa hub majeerteen sitay oo kama duwana xaabo dumar siteen..

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว

      @@aqadiromer1392 adigu goormaad dagaal waxkatari jirtay.
      Raggaasi waa ragga gaalkacyo degane.

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว

      Ssdf ismay dooran snm 5 jeer ayay isdooratay waana tay guguulaysatay ssdf way fashilantay

    • @abdulahiahmed2776
      @abdulahiahmed2776 3 ปีที่แล้ว

      xaqiiqdii Jiilka danbe wanaag uma hayaan jabhadaas iyo wixii aragti ku taageeraba

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +6

    qabyalada majeerteen iyo cuqadiiina waxad tidhi galmudug iyo hiraan baanu weeraraynay why maxad u weeraraysen iyado gedo u dhowdaahay itoobiya war qudhun baad tihin qabayaladi waashay

  • @calicilmlcarab5649
    @calicilmlcarab5649 3 ปีที่แล้ว +3

    Kani wuxuu Bartay Taariikh
    Beenin.
    Gud. 1 Ahmed Jimcaalle
    2. Yusuf Sh cali Madar
    3. Col.A/qadir Kosar
    4.Ahmed mahamed (Silaanyo)
    5.A/Rahman Ahmed Ali
    Sidaasuu U Dafirayaa Dimoqtadiyadii SNM Ku Caanka Ahayd Waxkalena Run ka sheegimaayo
    Guddoomiye SNM Ah oo Cararey Majiro

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 ปีที่แล้ว +5

    Wali farxad ayaa ka muuqata allah ciilbadanaa caawo carb ayaan ku silacsanahay rabiyo aduun iyo aakharo oga abaal mari

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 ปีที่แล้ว

      Hadiii Afwayne Jooogi lahaaa Xiligan ba Godka Jilicaw baaa ku silicsanaan lahayd iyo xabsiyadii Siyaad Bare hooyadaana ciidamadi Siyaad Baraa kufsan lahaaa
      Siyaaad Afwayne in dalka laga Xoreeyo miyaa ka xun tahay

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 ปีที่แล้ว +5

    [33:18] Weriyuhu wuxu yidhi: "Maxaad ugu qabsan weydeen?" Markaasuu ku jawaabey: "Markii aannu waxaas oo dhan isku-hagaajisanney, waa na la bur-buriyey oo Itoobiyaa na bur-burisey!" [33:20 to 33:27].
    Haddaba, saw isaga laftiisu inooma uu caddayn in SSDF ku jirtey gacanta Itoobiya oo siday doonto u ged-geddiyeysey?!

    • @xuseenibrahim217xuseen7
      @xuseenibrahim217xuseen7 3 ปีที่แล้ว

      Sheegooyiinka Qar ruunti wayo waa dad dalka iiska burburiinayan lakiin ruunti waa waxa idhalaan aha marka Ethiopië waa cadawka naga hadi aan ahay Somaliya

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay 3 ปีที่แล้ว

      waa beenaale, siyaad Barre ayaa laaluyshay oo waa isa soo dhiibeen. Cidda kala saartay SSDF iyo SNM maaha Itoobiya waa beentiis. Siyaad Barre ayaa la heshiiyey SSDF isagoo rumaysnaa inuu markaa SNM iska celin karo.

  • @abdiahmed1324
    @abdiahmed1324 3 ปีที่แล้ว

    Great reporting!

  • @sameerahussein654
    @sameerahussein654 3 ปีที่แล้ว +4

    Nimankii SNM rag dhab ah bay ahaayeen. Marka jooji been abuurka taariikhda, xubin kasta oo SNM ka mid ah oo hada nool waxay cod dheer ku yiraahdeen ma dooneyno inaan ka laa goyono Koofurta, SNM waa la kala saarey markii Cali Mahdi isku magacaabay madaxweynaha.

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Ayaanle guleeyso, halkaas ka wad taarikhda.
    Dr. Dahir runta ayuu u sheegay Somali waa haddii aay wax ku qaadanayso. Waa runtiis compromise ama tanaasul waa waxa ka maqan siyaasiyiinta qaar. Waxaa la yaab leh in Farmaajo MBA qaatay haddana uusan aqoon in aay jirto in dadka iska soo horjeeda aay wada guuleysan karaan (win win), in aay guuldarro la kulmi karaan ( lose lose) oo aysan qassab ahayn in aad guulaysato qolada kaa soo horjeeddana guuldarraysato oo aad dal iyo dad aadan u turin.

  • @dawanprint650
    @dawanprint650 3 ปีที่แล้ว +3

    Odaygu been badanaa, SNM way is dooran jirtay. Sh. Yusuf, Axmed Siilanyo, C/raxmaan Tuur

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 3 ปีที่แล้ว +5

    Been badanaa SSDF waa nimankii SNM qabyaalada ku ceyriyey. Markhaati ya da nool hala wada weydiiyo

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 ปีที่แล้ว +7

    waar yarka waa cunug yar oon lahayn aqoon wariyenimo ,waxa u dheer caadifad uu cid gaara u yaqaan wadaniyiin iyo difaacayaasha somalia.

    • @ahmedfatih1
      @ahmedfatih1 3 ปีที่แล้ว

      Wariyaha wax qoran oo taariikh kaliya ayoow weeydiinayaa Dr ha u badalin wax aan meesha oolin hadiisa adiga si gooni ah aad cuqdad ugu heeyso adiga ayeey gooni kuu tahay

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 3 ปีที่แล้ว +2

    Siyaad Barre did his best to block Maxamuud Saleebaan to take Somali leadership.
    Dani, and majority of Majeerteen still believe Farmaajo took the leadership that belongs to them.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 3 ปีที่แล้ว +36

    Wali xabashi jacayl yaa ku jira xabashi yaa martisour taqaan waa mid sumsysan dhaqnka laga midoobayo ma hala gaaloobaa sidee xabashi jiritaankaaga aan ogolayn maxaa nadhex mari kara

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว

      Hadal wa margi, anigu waxan u fahmey deriskaga adigu ma doran kartid marka wixi shaqo & ganacsi ah lakin anu xududaha a kala jogno xal a loo helo dadka somalida galbeed.
      Marka geeska africa xal bey i bahan tahay mana lagu jiri karo dagal & qaxootinimo nala dhaxal siisey nolol xumo & hormar la’aan.
      Marka xal ba lo bahan yahay wana aqoonyahan wayo arag ah

    • @cabdilahiaxmed8882
      @cabdilahiaxmed8882 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk yeab waye
      Waa hadal iska hoor imaanyaaa

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +3

      Asha hassan wagii afweyen ma nooladey iska dhaaf xabshi wlaahu yahuuud baad baad y gali lahyed why siyaad barre waxuu somaliya yadhi anaa leh diintiina inu somali ka saaru damcey koley duamrka waay qawanaayen wagii afweyen din laan baa jirey

    • @cabdilahiaxmed8882
      @cabdilahiaxmed8882 3 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 siyad AHUN nin la mid ah oo ka wanagsan Somalia so Mari mayo wayo sdf siyad ma taqan iyo waxa kalo dhaman Way iska hunguroonayaan uun
      Wayo waligood wax ay Somali uu qabteen sheeg an guumaysi jacayl ahyeen
      Kursiga Way la kufaan
      Buuruuluuq
      Galgoob ethia ayaga siyey
      Hada Google qoor xagay Ka tirsantahay EEG bal heeshiis Bay ku gallen

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +3

      @@cabdilahiaxmed8882 akhira walee kalmada siyada barte fovamaa baad cadaab ku galaysaa siyaad bate iska ilow somalinintuu ka diley oo xoolaha la mid ah madamaa adan ka damqanwyn
      Lakiin 7 sheekh ee dhalunyarad ahaa ee uu kibirka ju diley ka nax oo hooy oor hooy mantan nooshey qabiilnbaa ku wadeee akhirA khayr gayso siyad barre cadaabdii buu ku jiraa waa la hubaa why dhiig muslim buu qabaa oo illahey yadbu umDeyda ii nabad galiyaa

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Dr daahir waxey isheegey walidkey
    Markey jamhadii kulmis noo dagaalantey ayaa dilkii iyo dhibkii mangala daayey. Kuwii dhintey Allah unaxariisto kuwa jooga Allah idin daayo

  • @osmanyusuf4091
    @osmanyusuf4091 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshAllah Dr waa nin aqooni ku dugaantahaay meshas uu ka sheekeynayo Ethiopia waan soo maraary xiligi aay joogen 1988

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    AYAANLE C.CAYDIID WAXAY ISKA HOR YIMAADEEN .C.YUUSUF .IYAGAANA DILEY ALLAAHU YACLAM.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 ปีที่แล้ว

    Good job journalist Mr ayaanle for your program come for needs.

  • @iknow_my_enemy9750
    @iknow_my_enemy9750 3 ปีที่แล้ว +1

    Dahir Mire Jabril waa halyay dadkiisa usoo hoyay guul kana dagaalamay sharaf dhaca iyo dilka lagu hayay xiligaas..Waxuu astaahilaa inlagu daro dadka ugu go’aanka adag aduunka..Masha Allah..

  • @mrmoh7657
    @mrmoh7657 3 ปีที่แล้ว +22

    Ayaanle sxb qof wax tar leh ba tahy xagaas ka sii wad wax badan oo aan la ogayn banu ogaanay 🙏🙏 alaha ku sharfo

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 3 ปีที่แล้ว

      Ayaanloow weydii sababta ay ssdf iskusoodhiibtey illeen waa tii xataa hargeeysa xeryaha gaarka ah looga sameeyey ee la odhan jirey xerada dhafoor qiiqlayaasha. sababta cabdillaahi yusuf loo xidhayna taas bay ahayd.

  • @dmc4899
    @dmc4899 3 ปีที่แล้ว +6

    Ayaanle su’aalahaagu waa top labadii qayboodba laakin ninkaan odogaa hal jawaab oo lagu qanco ma sheegin.

    • @AbdishakurMostaf
      @AbdishakurMostaf 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallal qaali 🇹🇷🇹🇷 Subescribe isaar

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 3 ปีที่แล้ว +7

    Wuxuu ka tegay xidhidii abdillahi Yusuf iyo heshiiskii migiste in ay ssdf ay la heshiiyeen dawladii soomaaliya oo markaas kabacdina lagu heshiiyey in ssdf lagu qarameeyo ciidanka dawlada ee jooga gobolada waqooyi loona bedelo moorgan halkaasna wixii madax ahaa ee kasoo jeeday ssdf loo qaybiya madaxda ciidamada sidaas bay kusoo galeen oo ssdf ku burburtay

  • @yahyaabdi5616
    @yahyaabdi5616 3 ปีที่แล้ว +2

    Jizakal Kheyr Inaad soo iftiimisay dhacdoiyinkii kacaanka

  • @captaincaptain8230
    @captaincaptain8230 3 ปีที่แล้ว +10

    Ayaanle nin culus baa tahay. Howl fiican baa heysaa ee sii wad. Much love

    • @AbdishakurMostaf
      @AbdishakurMostaf 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallall qaali 🇹🇷🇹🇷 Subescribe isaar

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +3

    yes snm hub badan mao haysan lakiin wadano iyo geesinimo ayaay hayeeen markii danbe hubkii dowlada ayay ka maroojiyeen kuwii sitay markaasay guulaysteen ila ay is dhibeen badna oo lalaayaay badankooda dhimasho iyo dhawac noqden hubkiina gacanta snm buu galay iyagana intay is dhiibeen ayaa maxabiistoodana waa la siidayay

  • @alimumin3438
    @alimumin3438 3 ปีที่แล้ว +1

    This guy claiming he was behind distraction our country and he was proud of him

    • @dahir022
      @dahir022 3 ปีที่แล้ว

      Inkasto uu AdeerKay yahay aadban aniguba ooga xumaaday wallahi runtii😶

  • @mukhtaarmuuse6351
    @mukhtaarmuuse6351 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle waan kugu boogaadinayaa hawsha aad wado
    Waraysigan waxaa iiga muuqata nin ka ka masayrsan guushii ay gaadheen jabhadii SNM iyo ragii watay waana dhibaatada ummada soomaaliyeed haysata inuu midba xaqiro kan kale

  • @mahamuudhirsi9635
    @mahamuudhirsi9635 หลายเดือนก่อน

    Abdullahi Yusuf ilaahay ha u naxariisto , waa halyey xaq u dirir ah. Gumeysiga kacaanka diiday, Puntland ka amniga badan dhidibadda uu tagay oo dhisey.

  • @muhdiina7382
    @muhdiina7382 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle good job, you are asking very good questions, usually Somali reporters are nacamlayaal and they avoid asking thoughtful questions!

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk Beentii iyo Munafaqdii laydinku yiqiin wax aan ahyn meesha isumydun so hor fadhiisan
    Viva SNM Power forever ✊✊ Taariikhdu waa buur badu mydhi krin wligiinba snm Ncyb isula so hor fdhiista

    • @bulohus8548
      @bulohus8548 ปีที่แล้ว

      Ma dhulbahante mise Leelkase mise marexaan kuwaas baa Siyaad bare daba -
      Dhilif u Ahaa ?

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 3 ปีที่แล้ว +3

    Daalim hadii laydiin tanasulilahaana xabashi uunbaad wadanka gacanta u galin lahadeen lahaystayaal lagu adeeganayo oo in soomaaliya lagu qabsado la doonayo yaad ahaydeen in aad isqariso yay ahayd inaad umadii waxii la ogayd aad u horseedeen aad wajigaaga tusto may ahayn maxkamad yaad istaahishaa

  • @abadeahmed2088
    @abadeahmed2088 3 ปีที่แล้ว

    Very interesting information

  • @saedrasta2845
    @saedrasta2845 3 ปีที่แล้ว +2

    Arintaas waxan sugayaa in uu BOOBE YUUSUF DUCAALE ka soo jawaabo waayo waxan arkayaa Taarikh laqarinayo iyo Taarikh cusub oo SSDF loo samaynayo , SSDF haday yihiin niman Dalka jecel oo kala go' iisa diidan Balan balle iyo Galdogob inta Ciidamo Soomaaliya laga saaray Ciidan Ethiopian ah Gacanta looma galiyeen .

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin madaxwaynaa oo mucaaradka ku eedaynaaya inay tanaasulaan Asagiina Aan tanaasulayn eraygaa markay dhagahayga ku soo dhacday subxaana Allaah waxaan idin dhihi lahaa labadiinaba xaqa Allaha idin tuso Amiin

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 3 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaaato iyo rugcadaa zaxafi ayanle husein aadbaan idiinwataaa kumahadsanid waaxyaalaha xaqiiqigaa ee aad noozoo gudbisid 🎶🎶🎶🎶

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      WAAR RUNTA SHEEG 1985 AYAY SSDF BURBURTAY

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      WUXUU SHEEGAYAA WAA SHEEKADII IYO TAARIIKH SNM AYUU SHEEGANAYAA

    • @abdiazisabdilahi8174
      @abdiazisabdilahi8174 3 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 zxb zawkan kaba xanaaqzan snm iyo waayeheedii wuu kaboodsanyahay kuwoodaaa ucad

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 4 หลายเดือนก่อน

    Isdexgalka waaku raacsanahay runtii ❤❤❤ MAHADSANID

  • @suldaansuldaan4282
    @suldaansuldaan4282 2 ปีที่แล้ว

    Daahir Mire jibril Marqaatiga nool allah ha Ku sharfo mudane .

  • @mahadsh2791
    @mahadsh2791 3 ปีที่แล้ว

    Interesting topic

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle aad baad ugu mahadsantahay wareysigan xiisaha leh, waxbadan buu inoo iftimiyey Dr Dahir Mire, laakiiin su'aasha aan sugayey in aad weydiso waxay ahayd "Halkuu ku dambeeyey hubkii faraha badna ee SSDF ee Libya laga heley. Ma gacanta Ethopia ayuu galay?

    • @daldaaremedia8083
      @daldaaremedia8083 3 ปีที่แล้ว

      Badankiisa waxaa la wareegtay itopiamarkii Lga reebo waxyar oo SNM la siiyey.
      Buuga Halgan iyo Hagardaam ee Abdulahi yusuf baad xog badan ka heli kartaa.

    • @sudawaabqurux423
      @sudawaabqurux423 3 ปีที่แล้ว +1

      @@daldaaremedia8083 Sidaas ayaan u filayey laakiin cid ii xaqijisa ayaan u baahnaa. Mahadsanid

    • @AbdishakurMostaf
      @AbdishakurMostaf 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallal qaali 🇹🇷🇹🇷 Subescribe isaar

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 3 ปีที่แล้ว +1

      Dufkubax Wali Bey dhibkii wadaan gaal u adeega aakhirana Hoyga jahanabo aaaaaaaaaaaamiin yaa alaaaaaaaah

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 3 ปีที่แล้ว

      hubka ma ragbaa sitay Majeerteenbaa sitaye, maxaad ka weydiin isba ma oga.

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah. Dr dahir wu mhdsanyqhy

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 3 ปีที่แล้ว +6

    Ar maxaa inaga buuxa odayaal maskaxda laga badalay, oon xataa xasuusnayn xanuunkii ay dadka soo mariyeen.

  • @meygaaggaras2393
    @meygaaggaras2393 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Somaliyey ninkani wali kama waan toobin xabsigii xabashidu kuxidhay
    Wali waa xabashi afsoomali ku hadlaya

  • @geeljire395
    @geeljire395 3 ปีที่แล้ว +5

    Jaajuusnimadiisa waxaaba iiga sii daran waxa uu ki celcelinayaa Afar eray oo English ah oo xaar leh.
    Kan iyo wixii la mid ah xaq umalaha in ay noolaadaan sababtoo ah waa jawaasiis cadow ah!!!

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว

      Kacaankii baa ka dhex qeylinaya ee iska ficilood

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 2 ปีที่แล้ว

      @Nusaibah Mohudin Mohamed
      Adigoon adigu aniga goaan iga gaarin bal an ku tusakeyee walow qof kasta ay dantiisa rerkisa uu u hadlo misana wixi jirala isu sheeggaa , anigu dowlad uma aqoon askartii dlaka afduubka ku haystey, dowladna waxan u aqan dowlad dastuur & maxkmaddo leh dadkuna u siman yihin , taasina ma jirin oo askar qaab qabiil u shaqeysa ba jirtey oo dadkii & nidaamkii dowlandimdana laashey sidey iyaguba sheegen, marka taasi malaha adiga sandarerto ku helaye anigase hadaan ka ficnahay markii hore, sidaaawged fahamku waa muhiim personal attack laguma badasho dooda lakin fikirkaga iibi haddii aad garsiisan tahay haddii kale iska gabso intad hadalo anan meshaba olin soo fagi lahayd,

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 2 ปีที่แล้ว

      @Nusaibah Mohudin Mohamed
      Waa adiga & aragtida & waxay kula tahay siyad barre aniga wax ba iima smaeyn waxna mudan haysan ee waxaygii buu dhacey oo askarimaddii an sabbata u ahaa buu igu diley ee waxb ama keenin wixi umaddu shaqeysatey buuna sabab u aha burburkeda wana waxa hadd alaha rajo qabbo in dib loo dhiso, wuxu dumiyo oo uu dilo mooyaane waxba ma soo kordhin’ ayax teg eelna reeb, ee meesha
      Ka kac dadna waxa ugu liita kuwii xoolaha uamda boobey oo manta meel cidlo ah fadhiya ee wixi tagey tage ee ka feker waxa soo socda!

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 2 ปีที่แล้ว

      @Nusaibah Mohudin Mohamed
      Kacaanku qof ma ahayn ee wuxu ahaa rajiim dadkii & duunyadiiba gadaal ka dhigey oo rer walba lahaa walow loo kala badnaa , marka taasi qof ma ahayn wana aminsan ahay weli in dhibatada nagu habsatey ee laga kici La’a yahay ay tahay dhaxalkii uu nooga tagey oo ah like ma cluster bomp

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 3 ปีที่แล้ว +1

    Good Barnaamij

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 ปีที่แล้ว +1

    SNM ismay dooran jirin xabad kama jiirto xafada maqadiirteedi ha soo hadasho taarikhda haka sheekayso

  • @abdi-azizabdi-rahman3152
    @abdi-azizabdi-rahman3152 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninki ugu horeyey ee m.j ah ee run ka shegay tarikhda
    La qabil ma ihi wxan ahay duriyada lkn siday wax u jiren wax run u eg bu ka shegay inkastoy buuunbuunis badan ku jiro

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC. Digtorka maxeynu kabarén karna sheekaden🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕✋✋✋💓

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Cabdirahman Caydiid Illaahay Ha u naxariisto ninkanina waa ogyahay sababta loo dilay iyo cida dishayba laakiin run kama sheegin.

  • @daroodcabdulahi1574
    @daroodcabdulahi1574 3 ปีที่แล้ว +6

    he still happy that a somali enemies that he knew was going to destroy somalia has backed him. yaap badanaa.

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 ปีที่แล้ว

    Waa khayr beele

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 ปีที่แล้ว +2

    Wareysi aad iyo aad uqiimo iyo qaayo badan waxbadana jiilka somaliyeed dhaxalgal u ah waayajoog somaliyeed ilahow cimrigaaga dheeree

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 3 ปีที่แล้ว

      Maxaad kadhax laysaa waa ujeedo laawe teer iyo maalintii uu labatan jiray er uu miyi kayimid ayuu xukundoon noqday ilaa uu xabsi xabshi galo kadib refugee teer iyo haduu 70 jir yahay waa qaxooti

  • @stoppstopp
    @stoppstopp 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ceeb nin weyn oo taariikh ka sheekaynaya oo been ka sheego taariikhda SNM iyo SSDF wax isu dhow iyo wax isku mabda ah may ahay SSDF iyo afweyne mid waliba diktaytar uunbu ahaa laakiin SNM dimuquraadi ayay ahay 2dii sanoba doorasho ayaa ka dhacaysey

  • @salebangambol587
    @salebangambol587 ปีที่แล้ว

    Adeer daahir mire jibriil geedkii aad beerteen ban manta mirihisii guranaynaah hadii aan ahay reer puntland

  • @nimaalesaid9190
    @nimaalesaid9190 3 ปีที่แล้ว

    abihiis ayaan qaxooti kuwada ahayn mombasa kenya mire jabriil alaha unaxariisto

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว

    Majeer teen itoobiya ayye la jireen 77/82 allaha mideyo somali sax walalka in dhib xun loo gaystay waxa fiican ma ahayn waan kaga tacsiyeen lakiin waqtigaa majerten Isaac baa dhaamay

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto M siyaad bare Lion 🦁 wadani

  • @saidabdigoodsong6162
    @saidabdigoodsong6162 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah dahir wax badan buu of yahay

  • @somaliawamid3934
    @somaliawamid3934 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadki wadanka 30sano oo burbur ah galiyay ayaa maanta nool oo hadlaya , itoobiyaana soo hubeeyay, shame ssdf iyovjabahadihii dawladii kacaaanka itoobiyaN lasoo saftay

  • @halamamed8172
    @halamamed8172 ปีที่แล้ว

    Ethiopia inay marti gelin fcnthy marqaati ban ka ahay adeer 7 sano lanoolahay waliba gobolo iyo tuuloyin kala duwan lkn waa cadowgeena kowaad waxay aaminsanyihiin in somalidu asal ahaan kasoo jeedo ethiopia historyga schoolska ayaa loogu dhigaa si hadhow jiilalkaas koraya dhulka inoogu qabsadaan marna in lasoo dhaweeysto ma ogolaan karno lkn inlakala ganacsadaa wax xun maaha... siyaad barre dawladiisii kaligii talis bay ahayd dhibaato badan inoo geysatey lkn inaad guri cadow kasoo jabhadeysaan wadankiina sidaa ku burburo masuuliyadeeda adduun iyo aakhiraba idinka iyo madaxdii barigaas ayaa qaadaya anigu dawlad kuma dhalan idinkana aniga iyo somalida kalaba baday dayac qaxooti iyo qiimo la aanta maanta inagu haysata dal walba oo dunida kamid ah

  • @jamesaimed1406
    @jamesaimed1406 3 ปีที่แล้ว

    First ☝️

  • @mohcineelmyly
    @mohcineelmyly ปีที่แล้ว

    God Bless Mr Barreh The only Somali president 🙏💯

  • @maxamedmusa681
    @maxamedmusa681 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan wax badan bu isku qaldaya ssdf waxay is dhiibtay waqti badan ka hor intan snm gelin waqooyi wax badan runta kama sheegin

    • @AbdishakurMostaf
      @AbdishakurMostaf 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallal qaali 🇹🇷❤ Subescribe isaar

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +2

    majeerten cagaha baadhalan marka askari ma noqon karan dagaalna wax iskama celin karan snm runtii mmaray soo galeen hub yar ayay haysten hadana xoog iyo caqli ayay ku qabsden daqiiqad wadankoodi

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว

      fulaynimadi iyo faanki waxayku darsadeen been reerki acudu bilah
      kulaha snm ismay doorane qarna way iska tageen midna wu dhintay yaahu
      qofka libtisa wa lo qiraa
      maanta malinti asaaska SNM bay ku beegan tahy xususti unba halkan i keentay

  • @yaallah2558
    @yaallah2558 3 ปีที่แล้ว +9

    Ethiopian ayaa marti kuwanaagsan kulahaa, beenale

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว

      Wad diidi kartaa fikirkiisa lakin waxad raacisaa fikirkaga & wayo aragnimadada ee itoobiya mase tagtey itoobiya ama dibada mala ula tey waxse ma idin dhex mareen.
      Anigu waa soo dhaweynaya fikirkisa waxna waa jiraan lakin aniga waxa ila quman in ayanan inta isu dhaafin, wana la kulmey oo nairobi baba ugu horeysey in wax ba dhexmaran dibadana wanu ku kula ey wana shaqeyney & iskul wada dhigatey waxan qiyasaya in an isu dhaweyn walow anu kala fog nahay fikirka misana darisnimada ma doran karno iyana ma doran karan, waxan kale oo an tagey itoobiya lana kulmey dad badan oo iyaga ah lakin we need space side by side

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 3 ปีที่แล้ว +10

    💙 ( SNM ) Heroes 💜

  • @yahyaalijeite1864
    @yahyaalijeite1864 2 ปีที่แล้ว +2

    Dowladeyni xoga badneyd caqligan Gaban Miyey ku burburiyen 😭😭

    • @salebangambol587
      @salebangambol587 ปีที่แล้ว

      Maxay u burburtay dowladu iswaydii ?

    • @cabdowcadde5090
      @cabdowcadde5090 9 หลายเดือนก่อน

      Haddii dowladdii siyaad barre reerkiina u ahayd Naas caano badan ay ka nuugaan ogow in ay dad soomaaliyeed oo walaalahaa ah u ahayd cadow iyo cudurka ugu badan ee ay u dhintaan kadibna aqbal inay ku guuleeysteen oo maanta reerihii sidaas ahaa ay soomaalida kuwa ugu nolol roon kujiraan kuwii siyaasad barre naas nuujiyeyna ay maanta yihiin meelaha ugu hooseeya (watilka ayaam...)

  • @24Sevendays
    @24Sevendays 3 ปีที่แล้ว +3

    SSDF dagaal uumay jeedin ee Siyaad Bare ayay la gorgortamaayen. The reason why SNM didn't want to unite with SSDF is that SNM were very serious guys.

  • @MadarBokh
    @MadarBokh 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle, if you are fair in the pursuit of history, then for the sake of balance and refutation, go and talk to Honorable Boobe Yuusuf Duaale. Historian and educator who was present during this meanings between the two groups
    If you do not do this, then it is clear what your agenda is

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 3 ปีที่แล้ว

    Amxaaro ayuu wadankiisa kusoo hogaamiyay gaal malakaalmaysan karaa hadaad dad islaama gaal u isticmaashid sidee xaalku noqon doonaa diintu waxay sheegtay gaal laga wali yeesho waa gaal nimo toobad. Keen oo ilaahay unoqo waxaa laga yaabaa adoo gaal lasocda in aad qof islaama dishey ama amarkaaga lagu dilay ilahow nacafi amiin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +3

    snm ma caraar waa raga iyagoo gubanayaa dagalamayay adan saleeban cawed isgo gubanaya ayuu faaqana boqolaal ka dilay ma gubtaayaal weeye ragayaga idinka fulayo majeerteenn cago balaadh baa caraara oo is dhiibay majeerten cago baladh hj nabad idin samaysay oo gogosha idin dhigtay ceel afwayn hada jasariin baad tihin hero snm been ha ka sheegin adiga iyo dhabayaco dhan baa caararay

  • @saidabdigoodsong6162
    @saidabdigoodsong6162 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk masha Allah dahir waa nin khabiir ah

  • @somalidiasporaunificationu5179
    @somalidiasporaunificationu5179 3 ปีที่แล้ว

    AUN Madaxweyne Guul Wade Mohamed Siyad Barre “Aad iyo aad baan ku faaneyna ka dalashada aanu ka dalanay shacabka Somaliyyed. Inkasto la isku daayo iin la qaybiyo ama qaar yar yar ah gees lo leexsho ummada somaliyeed hadana shacabka somaliyeed wa garanaya qiimiheesa dhadnimo iyo qiimiheesa wadanimo”

  • @khrsss
    @khrsss 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa kaluu xaqiray oo uu iska diiday in uu uqiro wanaagii ay kaga wanag sanayen isdorashadi iyo xil isku warejinti ay sameyn jirtay snm oo dorashada kusab saneyd waa ayaan daro iyo qarin uu ku qarinayo qaladad koodii ku sab saneyd kud kagur oo qanjo ugur oo micnahedu tahay kaligi taliyan kacararay anigii baa kadaray kaligii taliyihii waa damvilee ubahan in somali weyn godobtu kagalay ubahan in lagula xisabtamo isaga iyo wixii dalkena bur burkisa kaso qeyb qaatay

  • @ashirwa6446
    @ashirwa6446 3 ปีที่แล้ว +1

    It's one side history!!!

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 3 ปีที่แล้ว +6

    Hadda naorobi hore Adisababa goormaad dalkaaga tage ???????

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 3 ปีที่แล้ว

      Waa ujeedo laawe iyo dal laawe

    • @Faces189
      @Faces189 3 ปีที่แล้ว

      Markii laguugu xaabsho🤣🤣, Alla Ba'ayeey.

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle wad mahadsan tahay walaaal

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 3 ปีที่แล้ว +4

    Bal wuxuu ku hadlayo kulahaa anagoo qabiila baan rabey inaan xamar 10000 oo askari ku qabsano.

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdulaahi yuusuf waa lagu xirey ragii ka hooseeyey oo uu ka baqa yey iney doorasho kaga soo baxo sida ninkii dhulbahante ee ina caydiid dhabdhable

  • @waainnablue3370
    @waainnablue3370 3 ปีที่แล้ว

    Aqoonyanka Aqoontiis Maanta Waxey Keenta Inta Kulli Jabhadii ( SSDF,SNM,USC,SMD,),
    Ey Gacanta u Geliyeen Ethiopia.
    Taasi Aqoon u Garan Meyno, ee waa Jahliyad ku Saaleessan Xuqun Jaceel.
    Hoygiis Dumiye waa Doqon!!

  • @Olad44
    @Olad44 5 หลายเดือนก่อน

    Biixi story 2024

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 3 ปีที่แล้ว +4

    AYAANLE SXB DHIIQO AYAAD DHEX FADHIDAA WAAYO WAXAAD MARKII LABAAD WARAYSI KA QAADAYSAA QABAN DUMIS AAN SHARAF LAHAYN

  • @abdiqaniaden6670
    @abdiqaniaden6670 3 ปีที่แล้ว +1

    Majerteenku waligod ilaa hada waxay hagardaamo kuyihin Dowladnimada Somalia. They are useless from their existence.

  • @yy3047
    @yy3047 2 ปีที่แล้ว

    Waa kaga dhabaynay mowqifkayagii

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว

    Odayga meelo badan buu qalad ka sheegay taariikhda. Labadan arin is qabadsii
    1. C/lahi Yusuf waxa loo xidhay in siyaad barre kalsooni la tuso.
    2. Haddana waxaad sheegtay in mingiste aad u xoojinayay jabhada SNM .
    Siyaad barre ma wuxu ku farxayaa in jabhadaha qaarna lagu hubeeyo qaarna la burburiyo.

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon 3 ปีที่แล้ว +1

    Mohammed Ummad was my uncle. May Allah grant him Jannah.

  • @saadmaariinka2428
    @saadmaariinka2428 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax badan wuu qariyey Odeygu Tankale itoobiya Marti ku wanaagsan ayuu dhahey waana been aad uweyn

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 2 ปีที่แล้ว

    SNM waxay ahayd dad khibrad badani intii cabdulahi hurinta majeerteen horjoogey waxa SNM isbedeley one man one vote shan gudoobiye xaqiiq fowqal xaqiir

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q หลายเดือนก่อน +1

    Ssdf waxay isusoo.dhiibeeñ.faqashtii.oo.kasoo.gabsafteen.balse.waa.jabeen.waa.saqiireen.snm.iyadu.guul.laxal.reebtay.s.n.m.guul