Waraysi Xiiso leh Aqoonyahan Daahir Mire Jibriil

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 148

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว +11

    Cali Seenyo aad baad ugu mahadsantahay in waraysiyadii ducafada PUNTLAND TV qaadi waayeen inaad qaaday adigoo weliba reer waqooyi ah.
    Madax weynaha Puntland waxaan ka codsanlahaa in la cayriyo wax ma tarayaasha wasaaradda warfaafinta Puntland

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf 3 ปีที่แล้ว

      Tv puntland waxaas oo kale oo wada beenta ah inuu tebiyo isuma quuro-dagaal markay joogtay iyo markay nabad tahay waan kala naqaan(xagga borobagaanka),qoladan cali seenyo metelo waa eed-quutayaal ba'ayeyda iyo waa la'i dilay ku nool- daahir mire isbitaal buu u baahan yahay,ali seenyo dadka fayoow ha wareysto beenta iyo runtana ha kala garto

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAli-ge5xf runta miyaa ku dhibaysa raggii AFWEYNE laayey .wadaadii u xasuuqay.kitaabkii ALLE u beeniyey. XASUUQ MAJEERTENIA. XASUUQ hargeysa.Burco BEESHA ISAAQ XASUUQII goboladda dhexe .Waa musiiba DARO WEYN waa TAARIIKH QORAN. Kala baro SAAB TV WAA PRIVATECOMPANY. . PUNTLAND TV WAA TV DAWLAD .. RUNTA KU DHIBAYSA SUBXAANALAAAH

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 4 ปีที่แล้ว +8

    MAA SHAA ALLAAH. Ruug caddaa siyaasadeed Daahir Mire Jabrill, wuxuu ka haray inta yar ee fara ku tiriska ah ee aqoonta, taariikhda & waaya aragnimadu kusii dambeyso.

  • @aarlibaax371
    @aarlibaax371 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waa kii mustaqbalka soomaaliyeed bur buriyay oo ku ciyaaray dalkeena iyo dadkeena isaga iyo ehelu naar badan oo dhalinteena soomaaliyeed mustaqbalkooda mugdi galiyay 🔥🔥🔥🔥🔥

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      Aar Libaax
      ninkan mustaqabal kaama burburin ee ninkii kacaanka sheegan jiray ayaa dalka qasay

    • @user-pf4ds1ek7o
      @user-pf4ds1ek7o 8 หลายเดือนก่อน

      Naar iyo janaba nina u ma haysid ee haku karaama seegin. Mugdina ina siyaad baa ku geshay oo talada kuu haye isaga eed oo adi is eed. Nin kan hadaf buu lahaa waa na gaaray adse baraka beel dadka habaari yaqaan baa tahay bal habaar meel ha ku geeyo

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa waraysi qiimo badan abwaan/wariye Cali Axmed Raabi (Cali Seenyo). Adiga iyo prof.. Salaan sare.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 4 ปีที่แล้ว +6

    Daahir Mire Jibriil waa nin soo jabay

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 ปีที่แล้ว +2

    Cali seenyo is a role model to me …

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan Seenyo bilaa calayk warayso Juxa iyo markii mandheera lagu xidhay

  • @msiciidsanka2246
    @msiciidsanka2246 4 ปีที่แล้ว +3

    Somali way is eeday ninka maanta ay wax cusub moodayow ragii yoolkodu dhaqaqay walagu yaqaana ragii hubki Ethiopia siisay laso galay SSDF bay ahayen ragii dulmigi dadkoda lagu iyo duunyadoda iyo diintoda u hiiliyay wakuwi ka taqalusay rajiimkii siyad bare iyo daaqutki dirayska xidhna xaq raadi allaah ku gargari done

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad baan uga xumahay dadkii Soomaaliyeed ee Jeelashii Afweyne lagu dhibay, dhammaantood, qofku xataa haddii dembiile yahay ma aha in la ciqaabo, dadnimada iyo muslinimada kuma jirto, Allaha weyn baa ciqaabi kuwii amray, kuwii ka qaybqaatay, kuwii ilaa maanta taageersan tacadigaa, thanks God in Afweyne Somali riday. Cali Seenyo, weriye Sare noolow

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Kuwii jeelasha mingiste la dhigay ka waran

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Kuwa hadeer lagu dhibo ka waran

  • @kfcking8655
    @kfcking8655 3 ปีที่แล้ว +2

    Ethiopia ama mingiste uma baahnayn in uu cid u adeegsado in uu dillo cabdilahi yuusuf ama cid kaleba ,waa sheeko aan bisleyn , wax lama gaban jirin ethiopian waa la ogaa siday cid kasta u geli jireen oo markaa ay dareemaan in ay ku lid yihiin ,somaaliduna waaba ay ka sii xagjireen oo( a piece of cake)"means something that's simple to accomplish,,Markaas WAXAA IS WEYDIN LEH maxay uga baahnaayeen in AY tababaraan innamo somaaliyeed oo dila cabdilahi yusuf ,sheekadaasi wax baa ku gadaaman , snm waxbaanu tarnay iyana WEY JOOGAAN OO iyagaa ka hadli doona .

  • @hibomaxamedcismaan7039
    @hibomaxamedcismaan7039 4 ปีที่แล้ว +3

    Geeridu. Waxaq. Ilahy. Naalilahi. Wan. Ilihi. Raajacuun.

  • @abdiwadudjama761
    @abdiwadudjama761 4 ปีที่แล้ว +7

    Daahir mire waxan ka codsan inuu taarikhdisa book ka qoro si ay u noqoto dhaxal si dhalinta danbe u ogaato sidi ina siyaad bare umadii u xasuuqay wadanikina u burburiyey.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Nabsigii dalkoodaa helay laakiin waxaa mingiste qaybna laayey qaybna xidhxidhay kuuma muuqato miyaa

    • @abdiwadudjama761
      @abdiwadudjama761 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 dalkaa sheegeysid muxu ahaa soo mahan kii ninkan dadkisa her miyiga ah aha barkadaha sunta loga shubayo lana xasuqayo gumeystaha cadanka xata waxas ma samayn jirin aan ku suaale waa adiga leh nabsiga dalkoda helay ka waxad raali ka ahayd wixi khalad aha oo ina siyaad ku sameyey dadka somaliyed?

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiwadudjama761 waryaa siyaad madaxweyne ayuu ahaa dawlad malateriya ayaad ka hor timaadeen maxaa idinka maqnaa soomaali oo nabada ayaad subax amxaaro u tagteen oo cadawgii soomaaliya soo raacdeen ujeedkiinu u ahaa sidee reer aan majeerteen ahayn daarood madaxweyne u noqdaa xaasidnimo iyo kursi jacayl ayaa amxaaro idiin geeyey luwii kugu guray ceelasha waa ina kaahin dhega wayne iyo rag la mida hooyadaa wase maad eedaysid iyaga iyaguba waa kuwa intaa moorgan iyo cadceed oo dhintay meel walba ka caayayee majeerteen markaad daarood aragtaan gus baad yeelataan markaad hawiye iyo isaaq aragtaan siil baad yeelataan sidaa ay tahay adoo adigu ahaa ninkii ugu horeeyey ee kacaanka la dagaalama hadana libintii snm iyo usc baa qaatay adna faqash baa lagui yaqaan subixii dawladu dhacday cabdiqaybdiid 120.nin ayuu gaalkacayo ku dilay maad taa aragtid

  • @hassancadeh7150
    @hassancadeh7150 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshaa llh

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว

    Waa waraysi aad u qiimo leh.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 ปีที่แล้ว +8

    SORRY DAAHIR MIRE JIBRIIL AQOONYAHAN SARE WAAN KAXUMAHAY WAXII KUGU DHACAY ADIGA IYO WAXII KULA MID AHAA

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 ปีที่แล้ว +7

    Seenyo waraysi qiimo leh baad ka duubtay in dhawayd waxaan is waydiinayay dadkii Siyad bare dhibay ee majeerteeniya iyo habar gidir tolow halkay ka dhaceen miyay madheen...halkaa ka wad oo rag kalena raadi

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      tarikhada waa in la shegaa oo afweyen waxu qarbiye dir iyo darood la sheegaa si loo oagaado waxii dhacey

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 wixii aad idinku kharibteen oo aad amxaaro u gasheen oo dalka burburiseen oo cadaw kusoo hogaamiseen ayaad maxamed siyaad waxka sheegaysaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Yaasin waxaad isleedahay dhibaatadii labadaa reer dalka ka galeen qari maxamed siyaadna waad maagaysaa caydiid iyo cabdilaahina waad amaani doontaa xoolo

    • @yasinyusuf4759
      @yasinyusuf4759 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 Abdirashid ilaahay qalbada kaa qaadye bal ninka la waraysanayo dhegayso weliba kamuu sheekayn dadkii nolosha lagu aasay ee mudug iyo nugaal

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@yasinyusuf4759 qalbada adiyo hooyadaaba laga qaadye ilaa shanboqol oo nin ayaa mingiste xansuuqay ma siyaad baa xansuuqay tan kale cid idin gubaysay waa ina kaahin dhega wayne maad eedaysaan waa kuwa iyaba intaa moorgan haystee mise markaad isaaq atagtaan baa siil idinka jeexmaa iyo hawiye waraysigan hadeerna isaaq baad ku raaligelinaysaan bal ciidamada muuse dib u qaado loo qaadi maayo weliba mashruuc baa jira puntlan in federaalku u xilsaaray in soomaalilan soo afjarto haday is waalwaasho tashada futada isku xejiya

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 3 ปีที่แล้ว

    Halbowlayaashaa la jaray Raggaas inalilahi wa inaa ilayhi raajacuun .

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭alla qalbiga

  • @adamahmed973
    @adamahmed973 4 ปีที่แล้ว +3

    Halkaas waxaa aniga iiga soo baxday in Ethiopia aysan raali ka ahayn, cid kasta oo soomaaliya oo han qaran leh, lkn han bqabiil iyo mid qaran dumis wey ku garab taagan nyihiin.

    • @khalidali3873
      @khalidali3873 4 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa siil keedii itoobiya wastay kalab

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Haa waa sida Farmaajo maanta u garab taagan yihiin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Haa waa jamhado qabiil.ka duulaya ayay ahaayeeen

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Majeerteense waxbaa ku dhacay mingistena waa wasay soomaaliya waa wastay isaaq waa wasay habargidir waa wastay

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 ปีที่แล้ว +3

    WAXAAN AAMISANAHAY XUKUN KASTA OO KUYIMAADA AFGANBI MILATARI WAX UU LEEYAHAY DHIBAATADIISA

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 2 ปีที่แล้ว

    Guulaysta Ssdf daahir mire jibriil

  • @naaji75
    @naaji75 3 ปีที่แล้ว

    Ragu waa soo jaby ilahow unaxariiso intii dhimaty

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 3 ปีที่แล้ว

    Waaan ka xumahay in Aad fidno u horseedeen Soomaalia Runtiina waxaad tiri waxaan qabsaday balanbal balanbal ma Adinkaa qabtay mise utopian Ayaa idiin qabtay mida kale balanbal iyo waan xasuusiya Anoo dhalinyaraa 1981 iyo inaad inta imaataan Aad Layne thirteen dadka reer baadiyaha Ah Runtiina fidnada ugu waynadan Adinkaa bilaabay Soomasliya .
    Markii Aad Aragtay wiilka dhalinyarta dhibka loo gaystay iyo dhalinyartii kale ee Afganbiga markaa ma Soomaali Ayaad u haligaysaa intaad gal xaasida Canada gashatay subxaana Allaah Alle Ayaa idinkala xisaabin doona wax katana miisaan

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      safiya warsame
      waad qaldantahay dadka nolosha lagu jarjaray miyaanay naflahay Afweyne iyo intii la shaqaynaysay ayaa laweydiin wixii dhacay!

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 9 วันที่ผ่านมา

      oo fitnada belogeeda elaahy ma kaa endha tery?! dad nolasha lago jarjary?!eyo qabil dhan oo la yere naftoda eyo maalkooda eyo cerdegooda waa xalaal nacabka entaa laeg baa fitnada sababy ee elaahy ka baq yay dadki la dhebaateeyay yom al qeyaama ku xojeen

  • @cabdiqadirmuse5290
    @cabdiqadirmuse5290 4 ปีที่แล้ว +4

    Mj Nacala ku taal .Siyaad Bare oo dembigas ka galay MJ ayey bad badiyeen Markii Marexaan ka cararay 1991.

  • @Saidabdihirsi
    @Saidabdihirsi 4 ปีที่แล้ว

    Soomaaliyey halkaad taariikhaha wax korarsan laheydeen baad reero u kala safaneysaan, war bal ugu isku daya inaad caadifadiina qarsataan. Xukun aan cidna u turey baa dadkii leynayey markaasaa ka daba laabaneysaa reerkayaga qatarsanaayeenaa

  • @ahmedrageh4174
    @ahmedrageh4174 3 ปีที่แล้ว

    Very Sad story those who committed those atrocities and torture against civilians should be traced and taken to ICC in the Hague there are witnesses like this guy giving the interview nobody has any right to violate another human being human rights these guys are known most of them have run to Europe and America no no its unacceptable this guy should start an organization to fight for the rights of victims and seek Justice for them

  • @omaradam1958
    @omaradam1958 3 ปีที่แล้ว

    mashallah aloow cimriga kuu dheeree

  • @ilayscmr1800
    @ilayscmr1800 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma laga yaabaa dadkii jirdilkaas geystay ficil ahaan ineey weli qaarkood noolyihiin oo ay jeclaanlahaayeen ineey si’uun u qirtaan iyagoo cafis dalbanaaya waxii eey raggaa iyo kuwokaleba.
    Sida kuwii stadiyo Muqdisho xabadaha ku furay ee laayey daawadayaashii ciyaaraha.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali seenyo maxuu u wareeysan xaaskiisa waayey meesha ay ku xidhnayd markii direeyska jabouti dhigtay

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 วันที่ผ่านมา

    Malmamaha madoobaa maxaad Ummadda u xasuusinaysaa.

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 3 หลายเดือนก่อน

    Khaan in baad ahayd

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 9 วันที่ผ่านมา

      khaaenka waa kan hob soviet xoog esko bedy oo qoraanka ento ku gafy esla markii na qabil dhan takfiiryay oo yere maalkooda eyo naftooda eyo cerdegooda waa xalaal oo hadhow na soviet ki oo es yere qabil dhan xoog ugu sheego elaahy ku dery qbaaelki somalida na oo ku deyna elaahy ku saledy

  • @mmdulyar2559
    @mmdulyar2559 4 ปีที่แล้ว +3

    Wareysigan waxaa iga soo baxay snm in ay ahayeen ruufyaan itoobiyanka u shaqeysa halka ssdf ay ahyd halgamayaan soomaaliyeed.

    • @safiajama5565
      @safiajama5565 4 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadii dhiilad AHAAD ayaa rufiyan aheed maajatan yaa amiinkrey waa kuwi kuu SOO noqdeeye afweyene

    • @daldhisdaljir641
      @daldhisdaljir641 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa waa xaqiiq SNM & Jeegaan waligeedba shisheeye iyo gumeysi kalkaal bay ahaayeen.

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 4 ปีที่แล้ว +2

      s.n.m xornimo ayey u dagalameen wanay heleen s.s.d.f. dhaqale iyo madaxnimo doon bay ahaayen oo waa kuwii isasoo dhibay markii loo ogoladay
      ee midna aan ku sheego Ethiopia ayaa dhantay in afweyne lagu hoos jiro

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 ปีที่แล้ว +3

    E snm rag rag dhalay walee rag iga dheh

  • @abdiomar9709
    @abdiomar9709 4 ปีที่แล้ว +7

    Bilaa yool kulahaa, snm waxay xabadii lasoo dhexgaleen xaasaskooda iyo caruurtooda halka ssdf Ku dagaalamaysey duur cidla ah, waa nala laayey ayaad 30 sano ka badan Ku haysaan.

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 ปีที่แล้ว

      Abdi Omar ssdf halkay ka dagaalameen.hhhhhhh

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 ปีที่แล้ว +1

      @@khadarmohamed2676 futadaada ayey ka dagaalameen

  • @baashiosman1016
    @baashiosman1016 2 ปีที่แล้ว

    Kabaqaad waa kabaqaad fakamaayo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

    kuwa yidha a siyaad barre madaxweynu ahaaa dadka sidaa bu u gali jirey qofka fakirkisa didan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

    Majeerten naf ma lahdin ninaka majeerteen dhameeyey waxu ahaa ninkii haytey Guuutada 21aad ciidnaka afweyen oo aha Morgan Guutada 21 aad waxey aheyd guuradii gobalda dhaxe u fadhidey afweyne sida Guutadii 26aad waaoyi u joogtey waxaanla yaabney sidey Majaeerteen ugu ogalaeen inuMorgan yimaado puntlan isagoo qabaa dhiigi majeerteen 100% maxaa lagu cafiyey ileyn siyaad bare xata amakii danbe jabhadii difaacaysey buu ahaa

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว

    Sababta Ethiopian ku u diideen in Xamar la qabsado maxay ahayd? suaashaa muu waydiin Wariyuhu.

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 4 ปีที่แล้ว

    Ali seenyo waxba ku soo kordhay waxaa ku dhacay xanuunka marlabaad midnimo ama COVID 19.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      ibrahim kkkkkk cali seeyin dhaaf waa somalialner waanka haley cudrka covid 19 waa marlabad iyo midnimo

  • @Cabdiwali-eg6cx
    @Cabdiwali-eg6cx ปีที่แล้ว

    😅😅

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 3 ปีที่แล้ว +1

    Afweyne Nacdal baa kuu taal isaga iyo wixii Jecel ba, maxay dulmi gaysteen

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf 3 ปีที่แล้ว

      Lacnad waxay ku dhaceysaa khaa'imul wadanka iyo wixii garab u ahaa,kuwaani inqilaab qabiil bay rabeen inay dalka ku qabsadaan,(qabiil soocan bay ahaayeen,etoobiya baana hubeyneysay-siyaad barre wadani qaa'imiinta neceb buu ahaa,waxaan qurunka ah ee niiq-niiq leh,illaa maanta wey niiq-niiq leeyihiin,soomaaliyana wey ka dagi la'dahay.
      Ali senyo ninkaan weydii -waxaad u leyseen dadkii shacabka ahaa ee xuduuda soomaliya-etoibiya degganaa gaar ahaan kuwii asal ahaan ka soo jeeday balanballe oo intaas oo goobood inta la isku xirxiray la toogtay ?

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAli-ge5xf
      Aduunka xagay ka dhacdaa qof aan dhiig galin oo la dilo
      Afwayne janada ma urinayo waayo wuxuu ahaa dhagar qabe, dil buu ku bilaabay,dilna wuu ku dhamaystay
      Wadaadaii ayaa ugu horeeyay iyo siyaasiyiinba

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf 3 ปีที่แล้ว

      @@u.j7332 adeer siyaad wax aan wanaag aheyn ma suubin,cidna isagu ma dilin dalka sharci baa u yiil ciddii lagu fuliyey sharcigii jiray isagu ma dilin-waqtigaas waxaa la dilay kuwo badan oo dil muteystay.
      Qofkii dambe gala ,waxaa lagu qaadaa sharciga dalka u yaal waana lagu fulin jiray,sax bayna aheyd

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf 3 ปีที่แล้ว

      @@u.j7332 ha dambaabin adigu jannada furaheeda ma hayside-siyaad meel ku jiro (janno iyo cadaab)ma ogid inta janno ilashay uga baryeysa baa aad uga badan inta xanuunsan ee cuqdaysan ee qabyaalad awgeed rabtaa inuu cadaab galo-kollay wadani xalaal au buu ahaa,najis najis dhalay iyo khaainul wadanna sid loola dhaqmo asd buu ucyiqiin abaalkoodna wuu marin jiray

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAli-ge5xf
      Hadii dilka iyo ciqaabta iyo cadaalad darada jano lagu galo quraankeena inoo sheegi lahaa,
      Afwayne wuxuu gaystay wax kasto cadaab alle lagu mutaysan karo, sida diinteenu inoo sheegtay

  • @cusmancabdi6017
    @cusmancabdi6017 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma ragii bilaa yoolka
    Ahaa baa

    • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
      @cabdiqanidiinaarproducatio5285 4 ปีที่แล้ว

      bila yool inay ahaayen hadalkiisa ayey kamuuqata

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdiqanidiinaarproducatio5285 ssdf yoolkeedu wuxuu ahaa in iidoorku ku deydaan oo isyiraahdaan nimankaasiba waa kuwa jamhadda sameystaye idinna sameysta markaana cirka iyo dhulkaba laga rusheeyo waana dhacdey markaa yoolkoodii waa gaareen

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว

      bilaa yoolku yoolka nacasnimada ah buu dhaamaa sidii snm oo somali inay kala fogaysa yoolkudu ahaa

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    Afrikaan belaayo idin ku dhacday khayr daranaa

  • @diinaarixasan5423
    @diinaarixasan5423 2 ปีที่แล้ว

    war dadkaa qaranimadii somaliya burburiyey ha horkenin abaalmarintodu waa xabsi

  • @abdiomar9709
    @abdiomar9709 4 ปีที่แล้ว +4

    Buug in laga qoro ayay sheekadani u baahan tahay

  • @khadarelmi8046
    @khadarelmi8046 4 ปีที่แล้ว

    C/laahi Yousuf warsysigiisa wuxuu yidhi anaa idaacada ka galay kana wuxuu leeyahay anaa hadlay maxay runa

    • @lugooyojaceyl3078
      @lugooyojaceyl3078 4 ปีที่แล้ว +1

      Sifcn u dhagayso wuxu leyaha Abdulahi ba hadlay oo sidas yiri, daahir ma oran Ana hadlay mudane dhagaha fur.

    • @abobasir255
      @abobasir255 4 ปีที่แล้ว

      Cabdullahi asagaa hadlay daahir taleefonkii buu qabtay

    • @abdiazizcumeyr5491
      @abdiazizcumeyr5491 4 ปีที่แล้ว

      Wareysiga kusocesho walaale dhagahana furo adaa fahmidoonee

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +1

      adaa wax kale u jeeda oo doondoonaya xumaan doon doonaya ee wuxuu yidhi, abdillahai baa hadlay

    • @Saidabdihirsi
      @Saidabdihirsi 4 ปีที่แล้ว +1

      “Anaa hadlay” waa xigasho maaha macnaha in Dahir hadlay. Hadaad inta fahmi weyday...... Go to school

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 ปีที่แล้ว

    Waligay mamaqal wariyayaal waawayn oo daarood ah

    • @cabdisamadmahdicabdiraxman8623
      @cabdisamadmahdicabdiraxman8623 4 ปีที่แล้ว +2

      Cabdullahi Xaaji
      Siciid Cali Muuse
      Nuur shire Cusmaan
      Terra
      Cabdinuur Sheekh M Isaxaaq
      Cali xaraare
      Cagmadhige
      Cabdirisaaq X.Catoosh
      Maxamed Cadow aljazeera.
      Intaas iyo kumanaan kaleba waa ayaga hada baro

    • @abdiwahab-sheikh
      @abdiwahab-sheikh 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdisamadmahdicabdiraxman8623 u yeedhi waa dad dhagaha beelay oo iyaga dhexdooda uun looga sheekeeyo

  • @aali8892
    @aali8892 4 ปีที่แล้ว

    Wax badan buu qariyey mida kale inta uu sheegay xitaa lama aamini karo

    • @saidmohamed3812
      @saidmohamed3812 4 ปีที่แล้ว

      War waa beenlow

    • @saidmohamed3812
      @saidmohamed3812 4 ปีที่แล้ว

      Waqtigaas waraaqo lama daadin Karin xiligaas

    • @wacanrimareer3104
      @wacanrimareer3104 4 ปีที่แล้ว

      Maxad haysaa adigu

    • @saidmohamed3812
      @saidmohamed3812 4 ปีที่แล้ว

      @@wacanrimareer3104 walaale waxaan aad u aqaan daahir mire wow ahaan iyo reer ahaanba ma run badna

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 ปีที่แล้ว

      @@saidmohamed3812 aamus laangaabtii ku dhashey wasse warqada lama daadinkarin maxay tahey raggaabaaba xabad iyo inqilaab ubareerey oo dhegta dhiiga loo daraye waraaqo la daadiyey maxay yihiin

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ปีที่แล้ว

    Jabhada ssdf waxay ahaayeen dhafoorqiiqlayashii faqashta

  • @Human-xr6lk
    @Human-xr6lk 4 ปีที่แล้ว

    Kani ilaa haduu xanuunsanayaa walalo...

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      Human marka wlaalka a ooo cidaaya laga gurey aad argato baad fahmi xanuunkiisa mida kale afweyen qof diidaan ma aheyn qof bukaa waxuu ahaa qof cafimaad qabaa madama aan afweyen somali dooran
      '

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ปีที่แล้ว

    Dhafoor qiiqlayaashii ssdf ilma dhabayaco faqash

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 4 ปีที่แล้ว +1

    SSDF 1980 ayaa la aasasey, Ethiopia tabarka siisey? 1977 Abdullahi yusuf xabad rasaasa muu ridin, markii la qabtey 11 sarkaal oo majeerteen ah Abdullahi Yusuf wuu ka fakadey. Majeerteenku marku dhaqaale iyo hub bixinayo, miyuu abuurey dhaqaalaha mise qadaafi baa ubixiyey in Somalia lagu dumiyo? SNM maskax bey lahaayeen in aaney aaminin Majeerteen. Waayo, markii la gaadhey 1985 Majeerteen waxey isku dhiibeen Siyaad, oo u blan qaadey iney iska yeeshaan Maroodijeex guud ahaanteed.Wiixii lagu qabey Berbera waxey ahaayeen Majeerteen. Dilkii iyo burburkii ugu badnaa waxa sameeyey Morgan oo Majeerteen. Kulahaa 4nin buu u direy meel lagu tooganayo. xawayaan.
    Wax la aamin maaha.

    • @lugooyojaceyl3078
      @lugooyojaceyl3078 4 ปีที่แล้ว +3

      Qormadada waxay u egtahay qormo Ina gubeed si ba u gocanaysa, ninka raga ah si walbe oo ad isu haysan raganimadisa inad shegto wa raganimo inad qariso oo xag xagatana wa hadal Ina gumeed.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 ปีที่แล้ว +2

      @@lugooyojaceyl3078 kani nasabadda cadkumalaha lknse maxey kuugu taal ma cadceed soo baxdey ayuu sacabo ku qarin karaa

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว +1

      oogdhugee _ dameer Xun oo xanuun qabiil hayaad tahay. SNM way caga caddayd socotada absame ee Hargeysa u soo safraysa aya dhici jireen oo dili jireen. SSDF waxay moodeen SNM inay soomaalinimo u dagaalamayaan laakiin wasakhda aad maanta dhexfadhidaan ee qaran dumiska ah ayaad hoosta ku wadateen. SSDF waxay ahaayeen waddaniyiin fahmay khasaaraha afweyne waddanka ku soo wado.
      SNM faan aan meel jirin

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasiib daro saraakiisha 1978 umay suurto galin inqilaabkii way fashilmeen sharciga inqilaabkana hadaad fashilanto oo lagu qabto dhagtaa dhiiga laguu darayaa ilayn dawlad dhanbaad iskudayday inaad mijaha urogto jidhdilka ninkan wlaalkii uu kuarakayna waa run waa lagu ciqaabayaa si xog ama war lagaaga helo intii laynka kujirtay oo dhan usheegto

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      libaan dalwada ya a doortey askar xukunak bobtey baay ahyed 1969 iyaguna 1978 baay isku dayeen inuu af weyen dilo maay aheyn lakiin illaahey cadaab afweyen waab ninkii diinta dafirey afweyen ma dalwad baad u yastey walee hadaa gaal baad tahey

  • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
    @cabdiqanidiinaarproducatio5285 4 ปีที่แล้ว

    kkkkk inay bila yool ahaayen sigaba sheegayaba kulaha wanu oogayn in dadka la xirxiraayo wanaan joognay mabda ayaan aamin sinayn Tolow mabdu u aamin saana maxay ahayd

    • @safiajama5565
      @safiajama5565 4 ปีที่แล้ว

      Cabdrahman cydii waxa dhiiley cabdulah yuusf beente jooji isaaq waay faahman ruufyenimada maajeertan

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 ปีที่แล้ว

      @@safiajama5565 sharmuuto ka aamus meesha

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +1

      Mabda'oodu wuxuu aha in SIYAAD barre la rido oo wax walba loogu dul qaato halganka

  • @joker83764
    @joker83764 ปีที่แล้ว

    Been ayuu ka sheegay xadhigiisa waxaa loo xidhay dilkii cabdiraxman caydiid oo ku cadaaday isaga iyo rag ka mid ahaa cabdilahi yusuf sababtaa ayaa loo

  • @Miiraale6116
    @Miiraale6116 4 ปีที่แล้ว +1

    Taariikh badan ayuu ninkani ka sheekeeyey dhib iyo jabhadnimona soo arag,waxanse la yaabay SSSDF sawkan isaguba qiraya inay is basaasayeen oo Ethiopia qaarkood u shaqaynayeen sidee buu rabaa inuu nooga qanciyo SNM waddanka inay kala goyso ayay rabtey....si dadban ayuu u sheegayaa inay ku saxnayd SNM diidmada ku biiritaanka SSDF.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 ปีที่แล้ว

    ssdf inta ay jirtay xitaa tuulo ma qabsan
    waxana ugu wacnaa fulaynimo ay asal u lahaayen
    marki dambana siyaad barre ayey isku so dhiibeen.

    • @fanofanomohamed1732
      @fanofanomohamed1732 ปีที่แล้ว

      Warya afkada adab uyaal markii mudug uu dhan halakasaro ma ada udifacay

  • @abobasir255
    @abobasir255 4 ปีที่แล้ว

    Halgan adag baa lasoo maray

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 4 ปีที่แล้ว

    Dadkii jabhadaha been baa kabuxda .

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Walaahi inaanu eBay been ah ku darin, adiga ayaase is diidsiinaya, beentii adeerkaa kuu sheegay baa kugu jirta, aqoontiisa eeg, hadalkisa eeg, damiirkisa eeg, guulwade ayaad tahay, dhallintii kacaanka ee afweyne sadburi ku haystay, markaa iska nadal, damiir ma lihide, beentu waa tii afweyne iyo taageerayaashoodii, waana waxii uu ku jabay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      bal steeg erayga beenta ah ee uu sheegay waa kee? soo qor waxaad tidhaa kaas baa been ah, caddayntana soo raaci, eey eey dhalay, miyaadan ka naxayn ragga naasaha la goynayo, diintee haysataa,

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      afweyen iyo kuwa racsana run baa ka buuxdey warka keen jalle

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 mayd lala.garmaqsado adiga ka hor ma arag

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 horta taariikhada in la xuso ma oagtahey oo hitler laga sheegkeeyo iyo dagalaadii addunka Illahey koley waa cadabaya siyaad bare ah cdaabee waa nin wadankan soo marey oo xoog ku haystey 21 sanno waa lag sheekeynyaa waloba in xabsha laga soo saaro la gubo waaye si somali aanu uag dhalan qof wax u doono sameeyaa waa danta ummada somai oo dhan ood adigu ku jirto kolkaa maaydka waa laag sheekeynyaa xumaan iyo smaan waxu sameeyey walaahi ilahey somali waxu u ciqaabyaa malintuu 7 culmada diley wa ala daawanaey qowlaka ilahey bu uku idley kolkaa ilalhey maxuu somali ku ciqabey madax ka xun siyaad bare ilaa la saxo qaladadiiu ugaley Gacan ku ddhigle siyaad bare somaliyada koonfur ilahey ciqabata waa ku wadayaa waxan filyaa inaan ku caqli cashey adiga iyo bukaanka aad tahey ee qabiilka ah

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 4 ปีที่แล้ว

    Some talk,, but no evidence. Only hear say is what most is here.

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 ปีที่แล้ว

    Kaalay daaroodku wariyayaal waawayn malaha miyaa

    • @abdiwahab-sheikh
      @abdiwahab-sheikh 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh taariikhda bal dib ugu noqo oo baadh siciid calu muuse waa warsangali bbc ragii caanka ku noqday cali xadhaadhe waa warsangali ragii bbc iyo voa caanka ku noqday nuur shire cismaan bbc majeerteen, iminka raga jooga catoosh ugaadeen weeye raga ugu cadcad wariyayaasha iminka jooga iyo iwm

    • @abdiwahab-sheikh
      @abdiwahab-sheikh 4 ปีที่แล้ว

      Miyaan kuusii wadaa qabiil baa kaa buuxee bal eeg meeshaa wax ka eegaysid kkkkk

    • @abdiwahab-sheikh
      @abdiwahab-sheikh 4 ปีที่แล้ว

      Daaroodku han ka wayn bey weligood lahaayeen weriye waana waxaas laysku dilayo ee ay isku hayeen siyaad barre iyo cabdilaahi yuusuf waa wixii uu u dhintay cabdirashiid cali sharmaarke oo isaguna ahaa madaxwayne markaa ragu halkaasu isku isku arkayaa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiwahab-sheikh Cali Xaraare weriye ma aha, waa jaajaale , ciyaala xaafa dhaafsanayd, weriyaha weyn waa Nuur Shire Osman oo heer caalami gaadhay, khaladna weeye in wax walba la qabyaaladeeyo, i am sorry to live this time , Somali waa jabtay,

  • @cabdiraxmaancaadleef2469
    @cabdiraxmaancaadleef2469 4 ปีที่แล้ว +3

    Abdi omer ssdf.miyay dagaalami jirtay halkay ka dagaalameen mar xabashi la socotay.oo ay.balanbale.iyo galdogob Galen mooyee snm jeelasha faqashta.iyo xerooyika ciidamada faqash kaadiida.kalax.bay ku shubeen snm neefyahaw bilaa taariikhda.ah