Wareysi Cali Mahdi, Dagaalkii Sokeeye, Sunta badaha Somalia, kulanka Caydiid & Cali & xaalada dalka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 240

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 ปีที่แล้ว +15

    Ilaahayow u naxariiso, khalad ayaan ninkan ka fahansanaa.

    • @MrAntiBuffoonery
      @MrAntiBuffoonery ปีที่แล้ว +1

      Alle ha ku kuubo jahannamo!

    • @shafiabdi8315
      @shafiabdi8315 ปีที่แล้ว +1

      @@MrAntiBuffooneryhoyada wase oo ciilan siyad barre iyo adi naarta ka niikiya

    • @MrAntiBuffoonery
      @MrAntiBuffoonery ปีที่แล้ว

      @@shafiabdi8315 shut up you savage. You destroyed Mogadishu.

  • @محمدبير-ب6ج
    @محمدبير-ب6ج 2 ปีที่แล้ว +7

    the big mistake that happened was that 5 forces tried to remove one force if the 5 forces before they fight siad barre agreed to be under one man and then start to fight with siad barre forces with choosing that one man to be after him i think that was enough to save somalia

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashaala Ali mahdi ilaahey qayr hasiiyo waa madaxweyne mudan in taariiqda uu ka hadlo tkz

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 2 ปีที่แล้ว

      Karan miya madaxweyne laga noqda?

  • @AbdiAhmed-fv7ks
    @AbdiAhmed-fv7ks 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waa neefki gaalada ka doortay caydiid

  • @shijo2055
    @shijo2055 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم أصلح بلادنا وألف بين قلوبنا وأصلح حالنا برحمتك يا أرحم الراحمين 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🫂🫂

  • @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
    @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks หลายเดือนก่อน

    Males oran karaa cali mahdi wareysigaan bo sababsaday o dhintay wana sumeye 😢allah ha unaxariisto

  • @HusseinIyaye
    @HusseinIyaye 4 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahey Cimri dheer iyo Caafimaad haku Siiyo dalkaan iyo dadkiisa Waad usoo shaqeysay Intayar ee caadifada qabyaalada haysa allah Soo hanuuniyo.
    Wa dhab waana Run In Kaligii Taliye siyaad barre shacabka laayay xasuuq weyn u geystay walaalaha reer Hargeisa .

  • @abdinasirba7777
    @abdinasirba7777 4 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid mudane madaxwayne
    Waligey waxaa kufakari jiray
    Sidee cali mahdi dabaqa ugu dheer magaalada uleeyahay
    Caydiid nah qabriga uu ku jiraa asagoo qol xataa ku laheen wadanka
    Lkn waakaaa qancay caawa
    Eedaaas waxaa leh hawiye oo boog madow ku tahay ilaa aaqiro sidaa sheegtay

    • @faraxsanaweysxaaji3875
      @faraxsanaweysxaaji3875 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa run ciilkas iyo ciifadas awow yashen hawiye ayaa nabaday hdey kala qaban lahayen dhibkas naguma dhaceyn

    • @AAhmad-hi4pg
      @AAhmad-hi4pg 4 ปีที่แล้ว +2

      Ceeydiid yaa dilay yaa hawiye meeshaan dhigay oo qabiil kastoo hawiyaa maanta dhulalkoda ku weeraray yaa sharagtoi hawiye meeshaan dhigay is weeydii jawaabtuna waa habar sharmuuto iyo wacaladeeda waana xaq in runta la sheego. Maantane sharaf hadeey leeyihiin ceeydiidoo ayaga ka dhasheey dileen xaarmaajane dabada u dhaqo una guulwadeeynaa ilaa iyo hadda ee runta haleesku sheego.

    • @hanadkeynan1814
      @hanadkeynan1814 29 วันที่ผ่านมา

      @@AAhmad-hi4pgok farmaajo yaa mesha ka kiciyay hadda😂😂

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 4 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha ma ahan mid shaqadisa yaqan suaal qaldan waydinaya, Cali alaha u naxaristo

    • @hersiabdi839
      @hersiabdi839 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaad rabtay runta inlagaleexdo Sxb sumasalaax majirto.

  • @abkaomar852
    @abkaomar852 4 ปีที่แล้ว +5

    MANSHA ALLAAH CALi MAHDi RUN BUUSHEEGAY✔️👈 NOOLOW ✔️👈

  • @A__187
    @A__187 7 หลายเดือนก่อน +1

    تستطيع أن تضحك على البشر
    ولكن لن تستطيع أن تضحك على الله

  • @MrAntiBuffoonery
    @MrAntiBuffoonery 4 ปีที่แล้ว +16

    This man has blood on his hands. I'm writing this comment in English, instead of Somali, because he and his forces chased my family out just because we were a different clan.

    • @frankadaado2722
      @frankadaado2722 4 ปีที่แล้ว +9

      im sorry but everyone suffered , its time to move on into the future and stop victim mentality.

    • @MrAntiBuffoonery
      @MrAntiBuffoonery 4 ปีที่แล้ว +1

      @@frankadaado2722 I'll move on after all his stolen wealth is taken from him and he's executed for his crimes.

    • @frankadaado2722
      @frankadaado2722 4 ปีที่แล้ว +2

      @@MrAntiBuffoonery this will never be the case. your thirst for blood will be ur own demise.

    • @ysfdhr4680
      @ysfdhr4680 4 ปีที่แล้ว +3

      And how many innocent people has been killed by the warlords of your clan ?

    • @ysfdhr4680
      @ysfdhr4680 4 ปีที่แล้ว +4

      Don't just bring the part of history that your parents has told you what caused the civil war from the beginning what was the reason for it

  • @abdishakurh84
    @abdishakurh84 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo, Madaxweyne Cali Mahdi waa halyey Qaran oo dalka iyo dadka u soo halgamay.
    Taariikh uu Goobjoog u soo ahaa ayuu nala soo wadaagay ✅🇸🇴

    • @MohamedIbrahim-ss8fb
      @MohamedIbrahim-ss8fb 4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin haaa. Wlhi

    • @sulaimansamatar4459
      @sulaimansamatar4459 4 ปีที่แล้ว +1

      Qofkaaa jeceshahay baa aakhiro isku meel tagtaan waa xadiis. Ilaahay waxaan kaaga baryaynaa inuu ilaahay isku meel idinka waraabiyo aakhiro sida aad ujeclaatay.

    • @abdimahadmuhumed517
      @abdimahadmuhumed517 4 ปีที่แล้ว

      Sulaiman Samatar hhhhhh wasidaa Amin Amin

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah our president looks great in 80 yrs , he looks like 45 yrs old R.I.P

  • @cajiibcajiib4707
    @cajiibcajiib4707 4 ปีที่แล้ว +4

    Xasan aad baad ugu mahadsantahay wareysigaan fadlan waxaan kaa codsanaya no wareyso cabdi Qaybdiid iyo muse suudi

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว +8

    Wareysi xiisa badan oo wax badan ka kororsanay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +1

      halaal aad iyo aad aniag cali mahadi waaanku kacsanaa aanoon ogeyn waa nin dagan maasha allahaa

  • @mohayusuf6247
    @mohayusuf6247 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxaristo runtii waxu ahaa mazull daacad ah sharfan wax garad ah runtana kagaban

  • @MrkingBoy-b7z
    @MrkingBoy-b7z 20 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah Dadbuu legend uyhh waxaan kkkk

  • @xogogaal9671
    @xogogaal9671 4 ปีที่แล้ว +11

    Sorry wlhi waa Nasiib darro inta dilaageena darajo nagu dhex leeyahay iyo inta qofkeena xun lagu Taageeraayo qabiil oo dad u taagan yihiin difaaciisa, ilaahay kama qarsano qof walbo wuxuu qalday iyo wuxuu saxay lkn Caliyoow hadii aad moodo in tolkaaga ku difaaceen oo oday ka dhigteen wlhi Kuma difaacin ee waa kusii hoojiyeen ee aakhiro waraa jiro.

    • @user-zr2ve2jj7v
      @user-zr2ve2jj7v 4 ปีที่แล้ว +2

      Mr Xog ogaal. Adiga muxuu Cali Mahdi kaa ba shay? Haddii dagaal uu galay, yuu la dagaalay, miyuu ahaa qof la soo weeraray, mise Cali Mahdi wuxuu ahaa nin is difaacayey 1992?

    • @xogogaal9671
      @xogogaal9671 4 ปีที่แล้ว +1

      Ina adeer Cali Mahdi waa oday somaliyeed balse waxaa oday qaldamay asaga iyo ceydiid inta Xabada u dhimatay waxaa ka badan inta macluusha u dhimatay iyo inta aduunka kale ku dhimatay ama tahriib ama dhib kale marka ilaahay ka sokow waa sababtooda teeda kale ceydiid wuuba dhintay balse asaga wali lagama haayo isagoo qiranaayo gafkuu galay iyo isagoo cafis weediisanaayo Umada marka adeer Cali waa ehelkeyga inaa ka xigaa laga Yaaba balse waa ruux danbiile ah ilaahay igu cadaabi maayo danbiile difaaciisa

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 4 ปีที่แล้ว +11

    Nin walba qabiilkiisa geesi uyahay alow Allah 🤔

  • @omarahmedmohamed6416
    @omarahmedmohamed6416 4 ปีที่แล้ว +3

    wlh madaxwayne ali mahdi waa nin rageed honest man ayaa thy

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waraysigii ugu dambeeyay ee uu bixiyo maalmo ka dib ayuu geeriyooday Aun.

  • @wadajirchannel6162
    @wadajirchannel6162 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahida kaan wariye mahan wax ma ka soo qadatid kulaha

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 4 ปีที่แล้ว +5

    Madaxweyne ali mahadi maxamed illaahay. Waa nin uu iimaan iyo wanaag isugu daray kuwo ayaan arkayey. Been halka ku qorayaa oo bad iyo lacag la xadayba sheegayaa ali mahamed waa. Sheegay lacag soo gashay waxa uu qirtay taas ayaan ku qancayaa waa daacad waa siyaasi waa nabadoon illaahay cimri raaga iyo caafimad wanaagsan in uu siiyo ayaan u bar yey

  • @mukhtaarxaaji3856
    @mukhtaarxaaji3856 ปีที่แล้ว +4

    besha hawiye ayana isma xukumi karaan wadana maxukumi karaan siyad Bare marku wadanka kabaxay wax walba diyar ahayen maxa udidey inay xafiska cadi ufaristan oo wadanka madaxweyne kanoqdan ayaga eber iska dhigay dagalki 4 bilodka ila hadana ayaga dhimanaya kwrn

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 ปีที่แล้ว +2

    cali mahdi inaba caadi ma aha waa nin culus oo daacad ah

  • @mukhtaarxaaji3856
    @mukhtaarxaaji3856 ปีที่แล้ว +2

    inta asagu kamid yahay xisaab waa utala a ilahay ayaa og cawa waxay mudan yihiin

  • @hubantichannel3476
    @hubantichannel3476 4 ปีที่แล้ว +5

    He very honest walaahi waa nin wanaagsan

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 4 ปีที่แล้ว +5

    The guy is a criminal. The fact that someone like him who was responsible for one of the deadliest wars in Mogadishu is revered by many for clan reasons is why you can't have much hope in Somalia.

    • @abdihakimabdikadir9281
      @abdihakimabdikadir9281 9 หลายเดือนก่อน +1

      Not only him every war mongers are held in high prestige and revered all because of clan

    • @sfd672
      @sfd672 5 หลายเดือนก่อน

      How is he a criminal? So is he supposed to just sit there and watch his forces be overrun by a mad dog? Btw I'm not from his clan.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 4 ปีที่แล้ว +8

    Ninka jeegga qatey wa cali maxamed geesi ee ka wareyso weriye geesinimo iska bar ee ma wareysan karta farmajo iyo qeyre iyo fahad yasiin mahdi qadar oo lacagtii dalka si wada jir u dhacen

    • @MohamedIbrahim-ss8fb
      @MohamedIbrahim-ss8fb 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 4 ปีที่แล้ว +1

      Qabqable Cali Mahdi maa noo amaanee? Qofaa wax ogeyn u sheeg. Ninkii joogay Xamar 1991-92 ayaa og asaga iyo Caydiid xasuuqee, burburkee Xamar ka geysteen

  • @nurkeysalah7253
    @nurkeysalah7253 ปีที่แล้ว +2

    Allah yrahma

  • @hassanmahamud8927
    @hassanmahamud8927 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cali mahadi wuu kuqaldamy inuu General caydid ladagalo.

  • @rushhassan2302
    @rushhassan2302 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha kuu naxariiso waxaaad l laysay dad badan siyaaad bare qab dowlad inimo
    Maxaaaa Somali I qabatay

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 4 ปีที่แล้ว +3

    Boqolka kun ee lagu siyay soo xoolo dadweyne maahan.

    • @fortnitekingyouaredie2786
      @fortnitekingyouaredie2786 4 ปีที่แล้ว

      Waa waxa uu dadka inuu kuqaldo rabo sax xoolaha dadeweynaha ayuu siyay waxkastoo ku darma waa xoolaha dadka taa kasoo take meeqa bilood buu hubgaraacayay oo lagu baaba'ay kursiga ku fadhiyay ma maanta ayaa cali siyaad wax kasheegi oo caro alla tilmaami meeqaa madficii uu amarka ku bixiyay uudilay kuwii ridayay ama qoyskiisii taasi caro maheyn naga aamus juudaan udhimee intuu umad iyo hant laayay arageena kawareeg maanta dadkaa dhigteen hogaan markii ay ku qarin lahaayeen

  • @haaruunyusuf6120
    @haaruunyusuf6120 4 ปีที่แล้ว +9

    Somali hada tahay like ii saar 😘😂😂❤️🙏🏾

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 4 ปีที่แล้ว +3

    maanshs alaah cimri dheer iyo caafimaad alaha ku siiyo

  • @hudeifadahir9043
    @hudeifadahir9043 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah haunaxristo

  • @jabriljabril323
    @jabriljabril323 4 ปีที่แล้ว +7

    geesi waaye odaga

  • @ahmedhassanhussein9273
    @ahmedhassanhussein9273 4 ปีที่แล้ว +3

    100kun aad ku bilow day adiga iyo xaaskaaga ganacsiga soo xoolo dad weyene ma aheen abdlahi yusuf xage ka keeney lacagta 100kun hawiye aamusi baad ku heshey ee inta aad nooshahay nadiif iska dhig

  • @mohajalaato8671
    @mohajalaato8671 3 หลายเดือนก่อน

    Cali Mahdi waa khaainul wadan. Waddanka ayuu sun ku shubay. Harti Abgaal waa xoolo.

  • @cnasir15
    @cnasir15 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha waxaa laga rabay inuu waydiiyo sababta asiga lacagta loo siinaayo. Lacagta masaakiinta looga talagalay ayaa la rabay in lagu aamusiiyo markaasuu iska dhigaa nin maslaxa doon ah oo xaaraanta iska ilaalinaayo. Asiga iyo Caydiid wax ay is dhaamaan ma lahan. Waa dadkii muqdisho masaakiinta dartood ugu barakaceen

    • @faraxsanaweysxaaji3875
      @faraxsanaweysxaaji3875 4 ปีที่แล้ว

      Muqdisho dadka ka barakacay masaakin maaheyn amxaaro loowada kenay in hantida hawiye iyo others ka kle lagu quuudiyo ayey ahayen xaarantina waalaga matajiyay wana laga bursaday

    • @cnasir15
      @cnasir15 4 ปีที่แล้ว

      Faraxsan aweys Xaaji sxb dadka muqdisho ka barakacay inay masaakiin aheen sidee ku ogaatay? Qaybta danbe ee comments ka si fiican uma fahmin ee qoraalka kala dhig dhig adigoo raali ah

    • @faraxsanaweysxaaji3875
      @faraxsanaweysxaaji3875 4 ปีที่แล้ว

      @@cnasir15 kuma qasbani Inan kuu kala dhig dhigo Kuna fahansiyo muhiimadu wexey thy inadan aflagadeyn mdxda

    • @cnasir15
      @cnasir15 4 ปีที่แล้ว

      Faraxsan aweys Xaaji soo dhib ma ahan hee waxa aad qorto hadii anan la aqrin karin? Or should we communicate in English? Yaa dhahay madaxda wax yaanan laga sheegin hadii ay denbi wadanka ka galeen? Inaan qabyaaliste ku dhaho ma rabo lkn qof jecleesi ayaa ka muuqdo qoraalkaada. Danta Soomaaliya aan fiirino dhamaanten qabiil wax waa inoo tari waayay sxb

  • @isku-dubba-ridnaan384
    @isku-dubba-ridnaan384 4 ปีที่แล้ว +1

    waa markii ugu horreysey oo aan dhegeysto Waraysi Cali Mahdi lala yeeshay. Kamana qoomameynayo. Dibna u dhegeysanmaayo.

  • @abdikassim4256
    @abdikassim4256 4 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaan wuxuu ka faaiideystey wadanka xoolo dadweyne ayaa ku maqan taariikh madoow ayuu leyehay dagaalkii sokeeye ayuu lug kulahaa wax xikmad eh oo laga faaiidaayo majiraan waaTuug aakhirana Naaarta alaha ku geeyo.

    • @abdimahadmuhumed517
      @abdimahadmuhumed517 4 ปีที่แล้ว

      Weynu wada ognahay inay hantid dad weyne ku maqan tahay lakin narta illahy aya bixiye ee illahy ha hanuniyo

  • @mdirie1874
    @mdirie1874 4 ปีที่แล้ว +7

    The times the guardian waxeey qoreen in cali Mahdi sun ku duugay badda somaliya. 1994 shirkad swiss ah oo kontrakt siisay italian mafia waxeey halkii ton ama 1000 kilo ka qateen 30,000 iyadoo shirkadii aad ula yaabtay qiimaha jaban ..cali Mahdi waa kansar waxa uu kaliita kuwa dadka dilaya alshabaab ama mooriyaan ..waxa uu katagay raad xun cuduro..

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +6

    walaahi waa qosal 2 million kaaygii kii cuney xmaar buu ilaa joogaa xamar maxaa dad qal joogaa

  • @UnluckyMonkey._.
    @UnluckyMonkey._. 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay cadowga haka qabto

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto 😢Sabab C/lahi Yusuf 100.000$ uga qaatey? Tuug!

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 ปีที่แล้ว

    This question is part of during the Ex Eithiopian military regime was ruling Somalia
    Now he is tilling a truest sense
    Something is better than nothing answer

  • @fartunq3593
    @fartunq3593 4 ปีที่แล้ว +2

    Intii shacab iyo dhalinyaro uu intuu dhiigooda daadiyay oo dartiis u dhimatay buu maanta wuxuu leeyahay qabiilkeygaa ugu wacnaa tuugna wuu ahaa subxaanalaah

  • @sowdaaxmad8330
    @sowdaaxmad8330 4 ปีที่แล้ว +3

    Geesi geesi dhalay qiratay wixii aad kufududaatay ee Alle utawbad keen waa lasocdaayee

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax walba halaga sheego, laakiin saddex arimood oo ugu muhiimsan ee uu sheegay ayaa waxay kala yihiih:-
    1-Soomaaliya oo aan weli heshiin
    2-Madaxweyne walba oo yimaadaa inuusan waxba qaban karin. Doorashooyinkana lacag aan laysaga khasaarin.
    3-In xoolihii qof walba ka dhacay umadda uu soo celiyo

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 ปีที่แล้ว +4

    Ali Mahdi he was sending to Dubai various scrap metal from somalia I my self I was in Dubai and I was present on the full ship scrap in Dubai

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo 4 ปีที่แล้ว +1

      Fear Allah. Before making false accusations!!

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 4 ปีที่แล้ว +2

      @@vp-fv1eo u Frist fear Allah and till the facts that Ali Mahdi was the creator of Somali civil war in order to smaglling the Somali scrap and all Somali scrept item Ali Mahdi he was responsible of the assisnation of Husan Farah Ideed the late hero of Somalia Allah yarhamo general Mohamed Farah Ideed ameen

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmedabyn3346 ilehay ka baq sxb

  • @eagel143
    @eagel143 4 ปีที่แล้ว +7

    Qof walba Somalia o iska indha tira kacaanki in wadankan masiiba u horseeday wa qof naftiisa been usheegaya umada somaliyeed dowlad domuqraadi ay heesatay mohamed siyaad barre aa ka afduubtay cid dooratana ma jirin somalina ama waqooyi ama koontur asaga kala irdheeyay qaar qabiil iskugu diro iyo qaar shaati dowlad ku dilo ka dhigay

  • @suldaansaid9079
    @suldaansaid9079 4 ปีที่แล้ว +1

    Wadadka hadlka yiri sheekh mustafr xaaji ismail ... muxaadirada wuxu jeediyey 1995 sweden waxayna ka hadlaysay micnaha dhabta ah e siyasada islaamka

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty409 2 ปีที่แล้ว +1

    This very clear. He he talks about "bayaan", it clearly shows that Cali Mahdi was never part of USC rebel movement, but part of Manifesto group. He's wife nurto was also afweyne's private secretary. in my honest opinion, i am of the view that Aideed was right to fight this guy and deny him his so called karan presidency. As great somali poet abshiir barkhadle said, aar caliyow, ma karan busley ya madaxweyne laga noqda?

    • @FaisaMusse
      @FaisaMusse 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 Ali mahathy was powerful president because he tribe but if you tribe small n weak keep talking sht 😂😂 remember talk is cheap but we bring heat baba

  • @rashidfikki1724
    @rashidfikki1724 4 ปีที่แล้ว +4

    Cali Mahdi wa siyaasi runsheegah

  • @claahicalisanbuusxaaji7879
    @claahicalisanbuusxaaji7879 ปีที่แล้ว +1

    alaha u naxaristo

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 ปีที่แล้ว

    Maanta run buu sheegayaa

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 4 ปีที่แล้ว +3

    Cali Mahdi waxaan odhani lahaa hadii qorigii aad 1991 qaadatay wax kuu tari waayay kana wax ku tari maayo.War wixii wax kuu taray baa lagu faana .

  • @hersiabdi839
    @hersiabdi839 3 หลายเดือนก่อน

    Waraabe wax hakaagaan waraabana wareeso waraabana hakuu garqaado waa waali cas.

  • @hersiabdi839
    @hersiabdi839 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan layaabaa siyaad waxay kuhaastaan hal aayad away ayadihii dilka , dhaca Iyo in gaalo laiskugusooraaco xarimayay. Sheekadu waa lajoojiyaa banaan lajiofiyaa banaan.

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 ปีที่แล้ว +1

    Ali Mahdi this question his answer was very interested answer no comments from this question which the interviewer asked him was which president from all president of during the 30 years president u liked his presedancy? He say no comments 😂

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 ปีที่แล้ว +3

    Ali Mahdi 78% of his interview was correct answer and advice to his somalia viewers
    I wish hem better brain washing

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan waa dagaal ooge warlord danbiile ah dad badan ayuu laayey waxay ahayd maxkamad in lasoo taago waajibkiisana lamiriyo

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa arin murugo leh xatooyo xoolo dadweyne. 25.000 Sh. Oo 1968 joogtey waxey ka qiimo badneyd
    2.000.000 oo dollar tan kale imisay faa,iido keeni lahayd ilaa maanta.
    Waxaan layaabanahay 1968kii shaqaalaha ugu mushaharada badan waxey qaadan jireen 300 ilaa 450 shillin.

    • @abdulmunim2011
      @abdulmunim2011 4 ปีที่แล้ว +1

      adiga miya iska qiimeysanyo xagee baad ka keentay in 25000 sh 1968 ee maanta 2.0000.0000 ku qiimo tahay?

    • @user-sr86ui3xsuexi
      @user-sr86ui3xsuexi 4 ปีที่แล้ว

      @@abdulmunim2011 waxaan aamisanahay iney kabadneyd 2000,000 tan kale qiimaha shilinka iyo dollar waxba makala sareyn waagaas.

  • @abdirizaacksaid7891
    @abdirizaacksaid7891 4 ปีที่แล้ว +2

    Madaxwayne CALI MAHDI qalad walba oo ka dhacay ilahay ayaa kala xisaabtami doona
    Lakin ixtiraam ayu naga mudanyahay oday soomaliyeed

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 4 ปีที่แล้ว +3

    ARINTA GURIGA UU YIRI 3000 Sh. BAAN KABIXIYAY BOOS IILAMA MUUQATO MACQUUL WAAYO GURIGAYAGA KU YAALEY (BOOS) KASA BOBOLARE WAXAAN KU IIBSANEY WAX KAYAR 100 Sh. Waan haynaa warqadihii guriga waxey ku qoran yihiin talyaani Weli lamaturjumin siigaale iyo CASA BOBOLARE waxba isuma jiraan markaa hadalkaasi MACQUUL iilama eka.

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg 4 ปีที่แล้ว +8

    Mudane madaxweeyne aad iyo aadaad ugu mahandsan tahay sida waaya arahnimada lehood cawaanta wariyahaanu ka mid yahay ugu iftiimisay xaaladda nolol iyo siyaasadeedba soow waddanka ahaay loona maamulaayay kacaankusheegga ka hor xataa kacaankaas waxaa lagu dudumiyey habkii ciidamada oow generaal daauud u dhisay sababtuna waa in hawiye wixii wanaag ehoow sameeyey amaba abuuray la dudumiyo waana dhacday yaas oo cawaantu leeyihiin siyaad barre doowladiisa ka hir maba jirin doowlad jawaabtuse oo hadoow baqtiyey aaway wacaladii ifka noo joog ku cabaadi jiroow aqoonyahano ka dhigay wadanka u badnaadi waayeen kkkkkkkk habar sharmuuto iyo wacaladeeda waa in la tirtiraa waa hadoow hawiye sharaf iyo dadnimo ku noolaan rabo inta waqtigoodda ka dhiman taladeeyda waa yanaa hanar sharmuuto iyo wacaladeeda aa maanta hawiye meeshaan dhigay xaarmaajahaanne u wada shaqeeyo nacalad waaba kuwada dhacdee.

    • @faraxsanaweysxaaji3875
      @faraxsanaweysxaaji3875 4 ปีที่แล้ว

      Saxiiix wll

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Abdulzes sxb cuqdad baa ku haysee cali mahdi maaha maanta inuu soo hor fadhiisto umada soomaaliyeed oo wax u sheego waayo waayo waa dhiigyacab waa tuug waa ninkii badaha soomaaliya ku daadiyey sunta bal hada ii sheeg intuu madaxweynaha ahaa malgacad mugeed uu qabtay abgaal iyo habar gidir ayaa kaw iska dhigay kuwaana ma kacaankaa idinka laayey cali mahdi xoolihii umada ayuu dhacay oo ilaa maanta haystaa hawiye kacaankii kama horayn cali mahdi dameer ayuu watay kacaanka ka hor hadii hawiye caqli leeyahay markii xamar looga qaxay hawiye maxay u burburiyeen caasimadii soomaaliya imisa madaxweyne oo hawiye ah ayaa la doortay maxay qabteen bal cali hudheele ayaa maxamed siyaad wax ka sheegaya markaa ader orod kiniin liq hooyadaa la wasye

    • @AAhmad-hi4pg
      @AAhmad-hi4pg 4 ปีที่แล้ว +1

      Wacalada calaamadahoodaa leedahay welibana ajnabi aa ka sii tahay af xumine waa kuu dheer tahay tabarne iskaba daa ee iska neefneefso dameerkeeygii oon saaranahay aa ii tahay dhuusadaadane waxba iga dhibi mee ee afka kala bax mudane cali mahdi xaarmkiisane maba gaareryside. Bahalkaan xaarmaajaane usii sujuud awalbo aabaha wacaladoow ahaaye klklkkkkkkkk. Kkkkkkkkk.

  • @cnsirjama2217
    @cnsirjama2217 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaninkii abuuray qaska iyo dagaaladii iyo burburkii magaalada xamar isagoo aan u soo halgamin oo xabad u soo ridin ayuu iska dhawaaqay madaxweynaan ahay maxamad siyaad wuxuu xamar ka baxay iyadoo dhisan ninka kadanbeeyay inay burburto oo dagaalo sokeeye ka dhacaan ilaahdana koonfurta somaliya dagaaladaa iyo dhibaatadaa iyo argagixisdaa joogta u horseeday waa ninkan

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 2 ปีที่แล้ว +1

      Qabiilki ku qaaday kuma dhigo war ninkaan cidna ma dilin ninka wadanka burburiyay waa aderkaaa caydiid asagaa rabi inuu sidee siyaad bare oo kle wadanka u qabsado waa ilaahay mahadiis hadiiba cali mahdi la wareegay marka qapyaalada ku hayso meel kle la aad halkaan ma ahan

    • @abdihakimabdikadir9281
      @abdihakimabdikadir9281 9 หลายเดือนก่อน

      Nin dhinac u eexanaya u muuqata qaladka ugu weyn woxo ahaa in aana marka hore qorsho jirin marki siyad barre xukunka lagatuuro yaa hogaanka qabanayo taasa qilafka keente oo nin walbo waisla saxnaa

  • @abdiazizmohamed2655
    @abdiazizmohamed2655 4 ปีที่แล้ว +3

    Isiiyeen kulahaa ma tay ku siiyeen ayaaba xaaraan ahayd

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi laayaahi Yuusuf , halkuu ka keenay 100 .000. doolar oo ku siiyay aad naagtaada u dhiibatay, Shirkada Hormuud aad ku darsatay ?

  • @Jaahweyn
    @Jaahweyn 4 ปีที่แล้ว +5

    Madaxweyne Cali amahdi wali waa da’ yaryahay wax badana waa usio joogay, waa dadka loo baahanyahay in laga faaidaysto khibradooda. Wanaag maahee uma arko nin xumaan laga dhaxlayo dadka faciisa ah meel halagugu ururiyo qaybna haka noqdaan dib udhidka qaranka somalia

    • @MohamedIbrahim-ss8fb
      @MohamedIbrahim-ss8fb 4 ปีที่แล้ว +2

      Sax

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa laga faaiidaystaa waa dhiigyacab tuug beenlaw khaain qabyaaladayste

  • @abdillahiyusuf8679
    @abdillahiyusuf8679 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin iinlow Daa' gujada !

  • @fartunq3593
    @fartunq3593 4 ปีที่แล้ว +5

    MADAXWEYNE AADAN CADE BEEN HAKA SHEEGIN MADAXWEYNE SHARAF BADAN BUU AHAA

  • @AhmedAli-nt3es
    @AhmedAli-nt3es 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @ceeriinmaxamuud9156
    @ceeriinmaxamuud9156 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin walba wixii gaf ah ee uu ogaal ugaystay xiisaabtiisa mar ayuu helayaa"kaliya waxaa inaga anfacaya si aan dowladnimadeenii usoo ceshano hadda maanta waxa aan soo dhisayno aan ka fiirsano'xildhibaan ilaa madaxweyne'fursaduna gacanta dhalin yarada ayay ku jirtaa.

  • @buuf1647
    @buuf1647 4 ปีที่แล้ว +5

    ninkaan waalan ina xabsi lugu tuuro waaye, rafaadka iyo baxarka u geliyay dadka soomaaliyeed ma la sheegikaro.

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 4 ปีที่แล้ว +5

    Talo fiican ayu kuso gabagabeeyY odagu.

  • @fuaadyare6092
    @fuaadyare6092 6 หลายเดือนก่อน

    Madaxnimada lacage ledahay bisinka😮😮😮

  • @haaruunyusuf6120
    @haaruunyusuf6120 4 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohameddiriye7315
    @mohameddiriye7315 3 ปีที่แล้ว +1

    Janadii firdowso allaw gee iyo guud ahaan islaamka gadaashoodna allaw hana fitneyn

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 2 ปีที่แล้ว

    Alla maanta yaa waraysi kula yeesho maxaad jawaabo badan nasiin lahayd.oo kuwaan kaduwan

    • @deqah
      @deqah ปีที่แล้ว

      Adiga ma aqirad uga timid?

  • @ibrahim1farah424
    @ibrahim1farah424 4 ปีที่แล้ว +4

    Cali mahdi.waa nin wadankiisa sun.ku aasey.adna wadan.baad ka waraysanaysaa.jaahiliin.baad tihiin.cali Mahdi. Dad badan.buu laayey.wuxuu mudan yahay. In xabsi.uu nolashiisa.ku dhamaysto.

  • @عمرمحمود-ش4ش
    @عمرمحمود-ش4ش 3 ปีที่แล้ว

    Cali mahdi abgaal kiisa yow ahaa ?

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 4 ปีที่แล้ว +1

    Kulaha Caydiid geeridisa waan ka naxay. I can't believe that. Do you?

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 4 ปีที่แล้ว +1

      Dee dhagdheer dhimatay roobeey baa ka dhacday.

  • @elmnycollin1508
    @elmnycollin1508 4 ปีที่แล้ว +3

    Weligey qof ka garaad xun ma dhegeysan Cali Mahdi. wariye tababar laheyn iyo tuug shaqsiyad xun oo weliba gacan ku dhiigle ah ayaa is heley.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว

    waxan jaclaan lahaa in cali mahadila waydiiyo sidu u u arko somalialaand in kastuu yadhi somali hashiiis dhaaba u baahantey oo soo dhax galysaa arintaa

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 ปีที่แล้ว

    Toloow yaa ilaahay hortii la waydiinayaa dadkii geeriyooday ama qaxay ama gaajo u dhintay

  • @mohamedomar1944
    @mohamedomar1944 4 ปีที่แล้ว

    Just like tubac and bigge tubac is gone biggie is cali mahdi must go to

    • @FaisaMusse
      @FaisaMusse 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 Tupac didn't have big tribe like Ali mahathy 😂😂😂 Ali knew he never dying gun shoot but he die went he time was up mashallah millions prayer on him with respect no guns around the day was buried mashallah it was peaceful died because he only sick less days mashallah R.I.P powerful president of Somalia

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +2

    Caruuurta soo koraysa , ma waxaan u sheegnaa , Cali mahdi , oo tuuug ah ayaa idin xukumi jiray ku dayda..Cali mahdi , waa Tusaaale xun.

    • @muuminmuumin2038
      @muuminmuumin2038 4 ปีที่แล้ว +1

      Ma farmaajo iyo siyaad iyo c/hi Yusuf ayaa wadaadaa baqtiyahow miinta badan

    • @jsanikdany3330
      @jsanikdany3330 4 ปีที่แล้ว +1

      @@muuminmuumin2038 ... adookale intu noolyahay somali rajo malahan

    • @kasimmohamed8684
      @kasimmohamed8684 4 ปีที่แล้ว

      Adiga qumay ayaan tahay

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 ปีที่แล้ว

    Warka halkuu udhintay waxa weeye caydiid iyo cali hawiye wuu nkala saari waayay waana boog hawiye kutaal waa talo xumaanta hawiye balse gartu waxay ahayd in cali lareebo oo caydiid lasiiyo waayo iasgaa soo halgamay hubkii wadankana gacanta kudhigay SNm heshiis ahaayeen oo gooshada somaliland may dhacdeen

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
    @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 4 ปีที่แล้ว +1

    2milyan ayaa Cabdilaahi i siiyey oo nin baa la baxsadey. Waxaas baa Soomaaliya ka dhacda. Kuwii isaga labo milyan siiyey iyagu intee jeebka ku qaateen? Waa wax wali socda arrintaasi. Musuqmaasuq maahee waa dhac iyo tuugnimo waxaasi.

  • @zeeytuun
    @zeeytuun 4 ปีที่แล้ว

    Cali mhdi wali muusan toobad keenin

  • @ahmedshariifdeeq7562
    @ahmedshariifdeeq7562 ปีที่แล้ว

    Hal xaran ah nirig xalal ah ma dhasho

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 4 ปีที่แล้ว +2

    Aqoon waxbarasho muxuu aqoon leeyahay, xagguu wax Ku bartay?

  • @amaay100
    @amaay100 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Kuwaan hadaad dabada malab kaga shubto xitaa waa saas

  • @abdallajaamac610
    @abdallajaamac610 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa wadan kena dumiyay waa Allaah .
    Wayo culumada mar kii la dilayay wuu dawa nayay Allaah masane asaga u qoray gacanta dow lada in eey ku dhintaan , askar tii dishayna Allah ayaa ku sababay sow qur an kisa nogu shegay qaf na wax ma dili karo illaa inuu asaga ku sababa moyee ,
    Allaah hadana wuu carooday yacni dil kii asaga uu ka dambeyay atuu ka xanaqay waliba 2 laba Diyara ayuu isku dhuftay shacab ayaa qasaro ku gartay .
    Caradiisi waxeey hadana sababtay wadan kii ayuu naga bur buriyay .
    Waxii dhacay Allah ayaa ka dambeyay wasaqa .
    Somali yeey waxa dhib na hesta waa fikirka Carabta runtiii

    • @jiminzedboy1625
      @jiminzedboy1625 2 ปีที่แล้ว

      Gaal yahoo wecelkaa ALLAH afkaaga uraayo haku soo qaadin 😤

    • @jiminzedboy1625
      @jiminzedboy1625 2 ปีที่แล้ว

      😡😡🤬

    • @cabdishakuuraxmad1090
      @cabdishakuuraxmad1090 11 หลายเดือนก่อน

      Suxanallah ilahey miyaa w*s*q ku timaamty
      Hadal kan aakhiro ayaa uuga jwbi doonta walibo ado ka shalanaya

    • @cabdishakuuraxmad1090
      @cabdishakuuraxmad1090 11 หลายเดือนก่อน

      Mida kle magaca kugu qoron badal
      sbbto ah waa magac muslin
      adigane gaal warkisa cad yahy aa tahee
      Walibo murtad kii diinta inoo sheegtay wllh waa adiga

    • @شكريةسكريه
      @شكريةسكريه 23 วันที่ผ่านมา

      Subxanallaah nacalatulaah caleek

  • @abel3841
    @abel3841 4 ปีที่แล้ว +2

    Kumanaan kun oo qof buu qabaa hadana waakan hadlaya - meeqaa ku dhimatay dagaaladii uu la galay Caydiid? Kiimakadii uu bada uu ku shubay mar un baa laga xisaab tami!

    • @faraxsanaweysxaaji3875
      @faraxsanaweysxaaji3875 4 ปีที่แล้ว +1

      Dagalki isaga iyo ceydid waxba kaama quseyan iyaga Isla dhashay dhiigodana lesku dhaqay wasaq uqdad qaba tehe sunta aad shegeysana adigey qaliga kaga jirta orod dr aad

    • @abel3841
      @abel3841 4 ปีที่แล้ว +1

      @@faraxsanaweysxaaji3875 Yur - wuxuush yahay, Soomaali oo dhan baa wada dhalatay adiga hadeey Amison ku dhaleen waa gooni - mideeda kale ma lawo wada dhalatay baa is dila oo maatada iska laaya badoow yahay? - Cali Mahdi waa warlord gancan ku dhiigle ah kahel ama haka helin.
      Dhibka jira waxaa waaye reer baadiye oo idil baa maantay internet heley inaad kuwaa kamid tahay na waxaa cadeenaya sida aad u inkirtey badii uu sumeeye Cali Mahdi dad Soomaali badan buu cancer kudhacay, maalin walba haama soo caariya oo waan lawada soconaa adigana maxaa tiri "sunta aan shegeysana adigey qalbiga kaga jirta orodo dr aad" Adigaa ubaahan cudurka qabiil ladhaho inaad iska daaweesid cawaan yahey!

    • @faraxsanaweysxaaji3875
      @faraxsanaweysxaaji3875 4 ปีที่แล้ว +1

      el Cawaan cawan dhashay adigaa ah rijaaladasna waa dad wada dhashy bilaa aqlaqad ayadna thy somali wllka iyo wxa aadka shekeyneso adigey ku anfece rijaaladas waa hawiye mana jiro qabilo wada dhalatay ee an isdagalin teda kle baduu sumeyay iyo waxa cilan e ad kuwalatan bal mad jwbtisa dhagesatit yasa cadeyn buuxda kuhaaya iska hdl iyo matag maala yacniya mesha halaso fariisane dadbuu laayay malaha hooyadaba kamid aheyd oo yanan isdagalin dadna iska dilin haku waalan rijaalkas kaa shrfta bdn kaaana magaca iyo maamuska weyn ee orodoo taada utasho haku hdl baran eee

    • @abel3841
      @abel3841 4 ปีที่แล้ว

      @@faraxsanaweysxaaji3875 Marka hore Cali Cancer kuma yaqaan - markaad macaluusha aad u baqtineyse isaga Rome buu ku raaxeesanaye ebed kii isaga maqaar iyo coos gaajo uma uusan cunin sidaada oo kale - adigii baana difaacaya, badoow nimada waa halis reer miiy gii baa hadlaya oo waxaan wada og nahay naleh wax kama jiraan - gaal iyo muslim ba weey og yihiin in bada Soomaaliya sun lagu shubey waana waagii Cali Cancer madaxweyne uu ahaa marka af ka dhuuska naga daa!

  • @bilalgeelqaad3624
    @bilalgeelqaad3624 ปีที่แล้ว

    Kkk libin uu lalaalkii kala cararay ayuu itali siiyay waxaasaa la odhan

  • @faysalahmed8157
    @faysalahmed8157 2 ปีที่แล้ว

    Wadanka cali mahdi baa gid madaw ku sii riday haduu caydidi la heshin lahaa oo wixi lagu heshiyay sidad u fulin.lahay waxasi ma dhaciin