jawajista itibiya waa kuwa eny gararka la baxeen eyago hoboeesan itobya ka so baxay oo soo dhex maray eyago hal xabada ku reden itobeyanka hdhow na dad dagal sokeeye ka so baxy dhabar chabeyay wana la so sal xary eny ahayeen srkaladi af wyne eyo kuwi erer oo shati dimeed so gashty eyo kuwo reer puntland ah oo ay ku sereen gararka eyo hadal ah حق أريد به باطل
Juxow mahadsanid fadlan haka daalin arimaha taarikhiga ah ee dadkeenu iyo dalkuba soo mareen ee si khaldanna dhalinta loogu tabiyey, oo laga marin habaabiyey been.
Odaygan Buntland wuxuu u yaqaan Majeerteen! Laasqoray uguma jirto Buntland, ala qabyaalad badanaa, wax la galiyo Alambaqa waa u qalmaa! Wadaadadii Bari joogay ee 99% Daaroodka ahaa, majoritygana ahaa Majeerteen ayuu ku soo koobay Xassan Daahir Aweys! Hawiye, Xassan ayaa ka joogay meesha!
Juxow wixii lagu xidhay daahir iyo c/lahi yusuf waad ogtahay maxaad u waydiin wayday sow ma ahayn dilkii prof. c/raxman caydiid oo ku cadaaday mise waa inadeer kaa oo waad xilqarinaysa
Waa jawasiistii itobiya oo wadanka burburiyay wax kheyr ey leeyihiin majiraan
jawajista itibiya waa kuwa eny gararka la baxeen eyago hoboeesan itobya ka so baxay oo soo dhex maray eyago hal xabada ku reden itobeyanka hdhow na dad dagal sokeeye ka so baxy dhabar chabeyay wana la so sal xary eny ahayeen srkaladi af wyne eyo kuwi erer oo shati dimeed so gashty eyo kuwo reer puntland ah oo ay ku sereen gararka eyo hadal ah حق أريد به باطل
Argigixisadiii baad thy hawiye kula yqabi myo
Guulayso mudane juxa waad ku mahadsantahay in aad Raadiso Taariikhda ummadan leedahay.
PROFESSOR DAAHIR MIRE JIBRIIL . WASIIR JUXA SOO KORDHI DEE WAREYSIDA TAARIIKHADA WAXAY ANFACAYSAA DAD SOMALIYEED
Juxow mahadsanid fadlan haka daalin arimaha taarikhiga ah ee dadkeenu iyo dalkuba soo mareen ee si khaldanna dhalinta loogu tabiyey, oo laga marin habaabiyey been.
XAQIIQ waa loo baahan yahay wareysiyada TAARIIKHADA galay
DAAHIR MIRE JIBRIL Waa geesi wax badan kasoo taray isaga iyo cabdulahi yuusuf puntlandna usoo halgamay iyaga iyo waxgaradkii iyo saraakishii reer puntland guulaystay
Juxa guul guul guul puntland Ssdf
Argagixiso meel kulaha dunida iyo nolosha toona, guulayso waad gumaadeen guulena waa idinla jiray. Bal munaafaq Garcase waa Xasan Daahir Aweys maxaa keenay Puntland? Dayuus haduu diin lahaa muxuu ugu caqliceliwaye hororkii Caydiin ee ay wada dhasheen? Runtu waa xanuun badantahay marka lays xasuusiyo.
Aqoontu ma lunto.daahir arday fiican buu ka ahaa lafoole igsaga iyo aadan shiikh doon
Hawiye iyo cadow daroodsm wataaa puntland ha iska ilaaliso
Waxaan kula talinayaa in lakeediyo sooyaalka tarikhda Somali lkn fadlan ka ilaali wixii sax aheeyn waa keedka sooyalka sax iyo qalad lasoomaray
TAARIIKH MADOW BAAD IYO INAAD GAAL MACIIN U TIHIIN NO SHEEGTEY.. AWEY WADANIYAD?
DACIIFOW DHUUSADA KALA TAG MEESHA DEE KACAANKII XAARAANTA BAAD JAAJUUS U AHAYD
Hawiye raby iny dakadeena qabsadaan bal dahir awes mxaa puntland ka yaaley nacalad idinku dhacdey
Maxamed Abshir Haammaan waxaa uu ahaa siyaasi jilicsan oo laga hoos shaqaysan karey, sidaa awgeed baa dekaddii Bosaso waxa la wareegay Jabhad aan ahayn SSDF, isaga oo jooga ahaana gudoomiyihii SSDF.
Allah ninku bee badanaa! Maxamed Abshir baa la garan waayay! Dadkii aad leyseen Ciise Maxamuud baa ugu badnaa dhalinyaradaad leyseen Garoowe! Wiil uu adeer u ahaa baa u yimi, waana la garan waayay! Maxamed Abshir wiilkii uu adeerka u ahaa ayaa ahaa Itixaad waana la garan waayay!
Ninka reer laascanood waa dhulbahante kawarrn waa cadowga puntland
SIYAASI dhuuni raac iyo shabaab KEE MASKAX FIYOOB ?
ALSHABAAB.MIYAA DIFAACEYSA MISE QOF XANUUNSAN BAA TAHAY HORTA WAA KAA SHAKIYEE DEE
Odaygan Buntland wuxuu u yaqaan Majeerteen! Laasqoray uguma jirto Buntland, ala qabyaalad badanaa, wax la galiyo Alambaqa waa u qalmaa! Wadaadadii Bari joogay ee 99% Daaroodka ahaa, majoritygana ahaa Majeerteen ayuu ku soo koobay Xassan Daahir Aweys! Hawiye, Xassan ayaa ka joogay meesha!
Bari yaaaa iskaleh so mj maleh dagmadee adigu leedahy nacalaa hawiye ku yaal
WAAQO GUUTO. WAA GENERAL CARUUSO AH.. NINKA SACUUDIGA WAXUU AHAA NIN DAMIIR LEH
XANUUN BAA ku hayee is daawee. TAARIIKHADA LAMA QARIYO MAXAY KU DHIBAYSAA NOOGA JAWAAB
AFBLAAR WAA JAAJI CALI SALEEBEN. OO BILAA AWOOD AH
Juxow wixii lagu xidhay daahir iyo c/lahi yusuf waad ogtahay maxaad u waydiin wayday sow ma ahayn dilkii prof. c/raxman caydiid oo ku cadaaday mise waa inadeer kaa oo waad xilqarinaysa
Dil xaal qaado goormey dileen prof ka
Dawlada itopiya BA argagaxiso ah n 1..
Buuga u Qoray cabdilhi Yusuf iyo ninkan waakala Duwan yihiin kee.beenaale ah😂😂
War AXMAARKA awood ma lahan wuu DHINTEY.. Dawlada itopiya waa wareebe u teeg m JIRTO..
Shalay adigaa ku taageetyey big brother ABIYA adigoo FARMAAJO AUTISM ka udhonaya
SOW KHIYAANADA AXMAARKA SOW KAMA QUUSATAAN?
WIXII KACAANKII KUGU SOO DHUBAY BAA CALOOSHII KU FADHIYA WAR ISKA DHUUS XOOLOW
@@trumpppl2024 idinka hadii amxaaro la.maago idinkaa soo boodaya miyaa idinkaa laydin maagay miyaa
DAMIIRKA SOMALI YA DILEY?
DAMIIR KA SOO ADIGII FARMAAJO KU TAAGEERAYEY SHARCI DARADA OO ETHIOPIAN WEEYE QALBI DHAGAX TIGREEGII U DHIIBAY MR DHUSO
@@trumpppl2024 imisaad ugaadeen garoowe ka dhiibteen oo tigree u gacan geliseen
@@gedefletv6049 mxaaa ogadeeen puntland ka yaal
XAAJI ABDULLAHI WAA JAALI CALI SALEEBEEN OO DHUNI RAAC AH
La.xishood dhuusada DEE WARYEE kkk
INTAAS axmaarka DHINTEY GACANT IYO GARKA HAYSATAAN
Qabiil QABIIL WAXUU MUCAARADEY DAAHIR AWEZ....JAAHIIL MA KAN BAA PROFFOSOOR AH..
Caydu waa camalkaaga
@@trumpppl2024 in cali saleebeen JAJI yahey oo BILAA A wood sow ma ahan
@@mahdiali2695 cali saleebaan maxaa meesha keenay reerkaas waa LAANDHEERE sxb ANIGU waa KALA aqaan ABTIYADAY
Benta badanaa jajuskaan majerteen
Bacalad kugu dhcdaye meesha nooga bax