ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

GEN NUUR : QATAR AYAA LA WAREEGTAY SIYAASADDA, SIRDOONKA IYO AMNIGA SOOMAALIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2022
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 499

  • @AbdifetahIOmar-zd6gh
    @AbdifetahIOmar-zd6gh 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle mahadsanid General Nuur soo badi wareysigiisa waa wadani dalka jecel

    • @maymuna0awelmi364
      @maymuna0awelmi364 2 ปีที่แล้ว

      Asc ayaanlow odeygan kuu waramaya muxuu waxan uqarxinwaayay oodalka loobadbaadinla yahay adiguna aad ula talin wayday dalkase haddii aiga iyo isagaoo miidhan joogaan yar iyo wayn yaa cadawga ka ridaya xagee loo kacayaa

  • @superpipo3039
    @superpipo3039 2 ปีที่แล้ว +20

    M.a General Nuur waa Qabiir wax badan og

  • @muqdishomedia34
    @muqdishomedia34 2 ปีที่แล้ว +50

    somalia needs people who believe in islam who know how to read the Quran.

    • @abulrahmanhashimiuk1099
      @abulrahmanhashimiuk1099 2 ปีที่แล้ว

      No Quran no Terrorist action

    • @Light-q3r
      @Light-q3r 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abulrahmanhashimiuk1099 atheist indeed. Subxaanalaah

    • @midnimomedia198
      @midnimomedia198 2 ปีที่แล้ว

      Manshalah wa runtaa sxb haddi ilaahay loo noqdo xaaranta laaluushka iyo dulmiga aan iska dayno ilaahay wa nop gargaaraya.
      Doorki aqooyanhanka culimada iyo baraarujiayaasha baa maqan.
      Waxaa nagu socda dagaal dhan walba ah dhaqan iyo dhaqaalaba, intaan diyaargarow iyo difaac gali lahayn inaga isku maqan, ilaahay waxaan ka baryayna inuu na hanuushoo horseed naga yeelo madaxdana ilahay hanoo hagaajiyo amen.
      Thanks hanoolato team dulmiga aan diidno aan isku gurmano is cawino ilahayna wa no naxariisanaya inshalah.

    • @sadiaaden5335
      @sadiaaden5335 2 ปีที่แล้ว

      @@midnimomedia198 iyo qabilka

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 ปีที่แล้ว

      Hal hal dal o diin kaligeed ku faa'ide mee🤔

  • @abukids2176
    @abukids2176 2 ปีที่แล้ว +2

    Baarakallaah Xafiduhullaah Jazaakallaah Kheyr General Nuur iyo Wadani Ayaanle Hussein Hanoolaato.

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 ปีที่แล้ว +32

    Somalia ineey sii ahaado Dal Emirate iyo Qatar iyo Turkey ku hoos nool cid rabta majirto. Wax walaal la yirahda majirto- mid walbo inuu kugu xidideesto ayuu rabaa

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว +2

      Qatar baa ku maamusha hada la soco

    • @dajistech1042
      @dajistech1042 2 ปีที่แล้ว +1

      siiba qadar turkigagba roon

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว

      WAXAA CARABTAAS KA XUUN ABII AHMED ITOPIA AND ERITREA AFWERKI
      WHERE IS THE BIG BROTHER ABII AHMED AMXAARO WAA CADOWGA SOMALIYEED

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว

      Turkey Haku Darin!!!.

  • @Muna-xh8hc
    @Muna-xh8hc 2 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah General Nur, waxaan rajaynaa in ay dhalinyarta ay wanadiisa qaatan waayo iyaga mustaqbilki beriti eh

  • @jibriilabdule8127
    @jibriilabdule8127 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks general Nuur

  • @ishabare3307
    @ishabare3307 2 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid ayaanle waa wareysi xiiso badan noosoo badi

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 ปีที่แล้ว +1

    Good man he’s honest and honourable🎉

  • @roob9832
    @roob9832 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ayanleh Hanoolato

  • @Isaac024
    @Isaac024 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia is heading right way,Somalia hanoolaato

  • @abdifitahgaani8897
    @abdifitahgaani8897 2 ปีที่แล้ว +2

    General nuur allaha ku xifdiyo wax badan baa ino faaideysay

  • @jamaljabukar7730
    @jamaljabukar7730 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allaah, xog fiican ayuu haayaa janaraalka, balse siyaasad iyo maamulka xal uma haayo, isaga xogta wuu haayaa, ayaanle laakiinse xal kuma siin karo sidaan arko.
    Waxa ugu muhiimsan waa xog xasaasiga ah ee uu bixinaayo.

    • @cqadarliibaan3558
      @cqadarliibaan3558 2 ปีที่แล้ว +1

      CALOOL WEEYNE CAQLI XUMADA KUHAAYSATO WAXAA WEEYE ARIMO AMNI WAA LAMA TAABTAAN WADAN WALBE......50 JIR KAA CAQLI XUN EBED MAANAN ARAG AYAANLE...CAQLIGAA HADUU KUHAGI WAAYEY EE CALOOSHA KUHAGTO DEE CIMRI YARENIMO LEE KAA QAADEEYSAA

    • @jamaljabukar7730
      @jamaljabukar7730 2 ปีที่แล้ว

      @@cqadarliibaan3558 walaal waxaan ahay 26 jir, ka qalin jebiyay jaamacad, ahna gacansade leh shirkadd ay ka shaqeyso 20+ oo dad ah, kuma aflagaadeynaayo aniga waxaa rabtana ahaaw, balse ma ogtahay in uu dalka inaga dhaxeeyo mise waxaad ku jirtaa qolada u heysata itoobiya iyo iratareeya walaalkooda ah, soomaaligana ka aragti duwanna cadawgooda ah.

    • @cqadarliibaan3558
      @cqadarliibaan3558 2 ปีที่แล้ว +1

      @@jamaljabukar7730 BOOWE CAQLIGA CALOOSHA HADUU KAGALO MEEL XUN BUU KUDIGAYAA...WADAN WALBE AMNIGIISA WAA LAMATAABTAAN WAXAA LADAHAA THE LAST LINE OF DEFENCE ......SIYAASADU HAA LAGU MASHQUULA...EE AFAARAHA AMNIGA YUSAN MEEL XUN IDANLA GELI ...MIDKAAN AYAANLE LADAHA EE 50 JIRKA EE CALOOSHA MAXAAN GELIYAA LEE KAFIKIRO WALEE INTA SIYAASADA LAISKU HAAYSTO WAA IN YAR WUUNA DAMAAN BALSE MAXAA UDAMBEEYN DOONA ASAGU ILEEN AMNIGA BUU FARAHA LAGALEE

    • @jamaljabukar7730
      @jamaljabukar7730 2 ปีที่แล้ว

      @@cqadarliibaan3558 macnaha ayaanle miyaa u hanjabeysaa? Ayaanle waxa uu qeyb ka yahay badbaadinta mustaqbalkeena iyo jiilka soo socdo mustaqbalkooda, xushmee aflagaadadu waa ceeb. Haddii aad ka aragti duwan tahayna dhaliil adigoo aflagaadeynin, mahadsanid.

    • @cqadarliibaan3558
      @cqadarliibaan3558 2 ปีที่แล้ว +2

      CALOOL WEEYNE CAQLI XUME MA MAGACA JAMAAL MIYAA HADANA KUXAMAALAN RABTAA ILEEN MAGACYA BADAN OO AAD ISKUUGU CAMIRTA QORAALADADA WAA SUUBSATAYE

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wareysi xiiso badan Guuleyso Hanoolaato

  • @bossasad1344
    @bossasad1344 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb ayaanle waan Ku salaamay waa Dr Asad Mahdi Abukar Royal TV aad ayaan Kuu taageeraa Ragan oo kale oo waxbadan laga faaiideysanayo in aad soo casunto Mahadsanid horay u soco.

  • @AbdulMalik-xe2lo
    @AbdulMalik-xe2lo 2 ปีที่แล้ว +5

    Siyaasi kasta oo somali ah dawlad shsheye ayuu wakiil u yahay.
    Ilaahay ha idinka qabto dadkka iyo dalka aad hagardaamada u horseedeen

  • @siciidhirsi3795
    @siciidhirsi3795 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc jaraalka si wanaagsan ayuu u hadlay waa geesi tolwaayey

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah #Gen_Nuur_Aadan_Nuur si xog ogaalnimo ah oo xaqiiqo ah buu u iftiinshey

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax maasha alaah

  • @jml6525
    @jml6525 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan filaya Mr ayaanle ma waydiin suaali saxda ahaa oday nuur, waxaan u arkaa generał nuur Waa jiilkii Somalia baabi'iyay ilaa hadana qorsha imaarad ka EE dhagarta ku salaysan ayuu fara kula jiraa uu u ooyayaa, imaradka Qofkasta oo wax akhriya Wuu La socdaa dhaqada burburinta ku saabsan mrelkasta oo at fara geliso, ku cibra qaado, Yemen, Djibouti, Bosaso, waxaan waydiin laha yaa amray ciidankan inay weeraraan cabdi Way diid,
    Dhagarta Somalia loo maleegayo ayuu qayb Ka ahaa, xaajigu, waxaa Kuu cadaynaaya imisa ciidan oo ajanebi ah, maraykan, Imaratiyiin iyo jinsiyado kale oo uu carabaabay oo boqolaal ah ayaa meesha jooga kamana amarqaatan dawlada. Arintaa waraysi kale ugu noqo Ayaanle

  • @mohamedyussufabdi9041
    @mohamedyussufabdi9041 2 ปีที่แล้ว

    Bashiir

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 2 ปีที่แล้ว +5

    Wareysiga jeneral fadlan noo soo celi si umadu ugu baraarugto dhibaatada wadanka ka jirta waa Waxaa soomaaliya Haysta Hadalkii ahaa wax ma Garan Li,ine waxbaan isla Garan La nahay midaas ayaana maanta ina Haysta

  • @abuubakarali5480
    @abuubakarali5480 2 ปีที่แล้ว +4

    Gen.Nuur wuu hadlay qadar awood ayay isbaday ilaahay hanatusu wixi saxan.

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 ปีที่แล้ว +7

    Hannoolaato
    Qatar maaha ,waa QADAR
    Marna waa magac ,haddii kale waa ficil
    Afsoomaalga miyaan siyaad Barre ku soo barin.

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว +1

      Mareexaan jaahil ah baa thy, ee faaiideyso wadan magaciis mar walba badal ma galo magac ahaan waa qatar ka Bax ficil uu noqonaa nadat thy ficilka kol hadii magac wadan thy, teeda kale ogoow in ereyga qadar xitaa yhy ficil af somali oo ah qadarta

  • @omarahmad5053
    @omarahmad5053 2 ปีที่แล้ว +9

    Sababta fahad yaasin dowlaad xasaan sheikh awood malahan laakin hada asiga ayaa ka taliyo dowlaad Somalia amarkisa ayaa waaxkasto gu dhacaan inta ilaa qaabto like haila dhafiin

  • @ahmedomar2635
    @ahmedomar2635 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayaanle wariye sare noolow

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 ปีที่แล้ว +7

    Odaygaan hadalkiisa dhan waxay ku tusaysaa inuu yahay Qof taageersan EMIRATES 🇦🇪,waa qof aan Wadani aheyn oo u adeegayo Dal shisheeye dantiis oo dalkiisa dhaafsanayo LACAGTA AY EMIRATES SIIYAAN.💰

    • @Muadexperience
      @Muadexperience 2 ปีที่แล้ว +1

      Him and fahad yasin are twins

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaale ani waxan amnisanhay soomali iyad cadw isuah maxayelay isma aamino waxan aminay shisheeye

  • @esseesse506
    @esseesse506 2 ปีที่แล้ว +6

    Warlaawe.....!!! Imaaraadku sanaddo baddan kahor ayey qorsheysay in ay lawareegto dekadaha bariga Africa, Yemen iyo suudaan. Markii turkey ay si hagar la'aan ah oo khiyaamo lahayn uga shaqeeyeen ayey imaaraadu ka xanaaqeen. UAE set a policy of building local forces in foreign countries that she can use for her interests. Thus clear in Yemen and Sudan.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q หลายเดือนก่อน

      Yes indeed lkn qadarna faaido ma laha

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 ปีที่แล้ว +1

    Jeneraalka waxaa hadalkiisa ka muuqata inuu dhinac laftiisa lasafanyahay oo dabcan ah dhinaca uu maslaxada ku haystay.

  • @markeyusuf8834
    @markeyusuf8834 2 ปีที่แล้ว +7

    The whole point is we want to be dabadhilif yaanala xisabin

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +2

    Fahad Yasiin wuu soo soo afjirin jaajuus oo dhan inshaa Allaahu.

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato viva cadaalad darada iyo dulmiga eey qarinaayeen nabar iyo naxdin ayaad soosaarteen kusoca

  • @shankaroon4847
    @shankaroon4847 2 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanallah bal ilaahy bana idinku dhariye dadlka somaliya bal eega farmajo iyo fahad dadlka waxay ku sameeyen 😪

    • @N30.N30
      @N30.N30 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal qalbi xabxab baad thy ninkaan nin shaqadisii daba dhilifnimada imiratka laga cayriyay waye imarat soamali axsaan uma sameeyo aniga ku noolaan jiray adoon qurmuun ayay kuu arkaan

  • @muqdishomedia34
    @muqdishomedia34 2 ปีที่แล้ว +1

    It requires people who are honest politicians who work for them

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 2 ปีที่แล้ว

    Maashallah waa adeer fiican

  • @soulehassan
    @soulehassan 2 ปีที่แล้ว +11

    Hanolaato wuu ku saxsanyahy in ninwalba uu waraysto,halkaana inaga soobaxado halkay sartu ka QUDHUNSANTAHY!

  • @somalisomali5161
    @somalisomali5161 2 ปีที่แล้ว +1

    Imaaraadka ciidanka waxba kama rabin ku yee, dawlad kasta oo koob shaaha ku siisa wax bay kaa rabtaa Gen Nuur xaqiiqada kuna bilaabin

  • @xaruudxusseen3567
    @xaruudxusseen3567 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma safiir imaaraad baad ahayd mise central soomaaliyeed. Ku lahaa nadaxwaynaha u tagoo waxaan ku iri anaa cilaaqaadka hagaajinaaya

  • @XMan-qu5kl
    @XMan-qu5kl 2 ปีที่แล้ว +31

    Mogadishu is now progressing and moving forward, thanks to President ⁦‪Farmaajo‬⁩ and the N &N government for rebuilding the army and police that kept the capital peaceful

    • @aishaahmed1977
      @aishaahmed1977 2 ปีที่แล้ว

      Facts

    • @Liidibeacg65
      @Liidibeacg65 2 ปีที่แล้ว +4

      there is a lot of shabaab inside moqdisho buildings are not making sense

    • @AAhmad-hi4pg
      @AAhmad-hi4pg 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamis dulliyahow ma fikirkiisa iyo budgetkiisa iyo taladiisa eey ciidamada ku dhismaan kkkkkkk xishoo masaakiin cawli xun.

    • @ibrahimhaji4311
      @ibrahimhaji4311 2 ปีที่แล้ว +3

      You sound like farmaajo’s wife

    • @fadumoiman7821
      @fadumoiman7821 2 ปีที่แล้ว +3

      Nabar iyo Naxdin Umada Allaha ka Qabto Farmajo Wa ki ugu xumaa ona somaray

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiqdii waa shaqsi wax badan og damiir soomaalinimana ay ku jirto balse waxaa Nasiib daro ah kuwo u shaqeeya dano Qabiil dano kursi jacayl dano shisheeye sida Qatar 🇶🇦 Eritrea 🇪🇷 & Ethiopia 🇪🇹 in ay maanta Hogaamin Hayaan siyaasada isirka soomaaliyeed waa Nasiib daro in shacabku waxaan sii dhawrto wadanku wuxuu u baahan yahay badbaado

  • @mohamedissack3213
    @mohamedissack3213 2 ปีที่แล้ว

    Gen nuur book nooqor siyaasadaa guud kaa hadlayaaa somalia iyo dooladahaa shiisheeyaaa

  • @user-sp7ks6qd8n
    @user-sp7ks6qd8n 2 ปีที่แล้ว +9

    Soomaaliya waxaaa baabiyay dhexdooda XAAASIDNIMO, wax Iskuquurid la'aan, nafsii nafsiii. Soomaaliya will never succeed because of THIS.

  • @somaliactor9707
    @somaliactor9707 2 ปีที่แล้ว +1

    Cilmi hadlaayoh👋👁✌️

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtiis

  • @abdisalamosmanmohamed633
    @abdisalamosmanmohamed633 2 ปีที่แล้ว

    walal Ayaanle waad ku mahadsantahay shaqadaan aad wado waxa iga fikrad ah oo lagugu edeyaa qofka wareesaneeso haku hor ordin waxa la modaa inaa adi war bixin wada ogtahay oo u sharaxeeso qofka aad waresaneso waa iga rayi un

  • @abdi-azizabdi-rahman3152
    @abdi-azizabdi-rahman3152 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani inuu dhawan dhimanayo way cadahay oo la dili doono, nin kasto wadaniyad ku jirto ficil leh waa wax ay cadowga umada somaliyed dajiyen in la dilo oo halki general galaal uu maray la mariyo
    General nuur kuma aqano lkn inay cadawgaygu ku wax yeelaynayan way ii muuqataye alle haku ilaliyo
    Wadankana ana u dhalin yaro ah wajibkini waad soo gudaten ana hada wajib na saran yahy ilahay hana garab galo

  • @qadarcabdi1772
    @qadarcabdi1772 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan wuxuu ahaa ninkii kulataliyay in qabiilaadka qaar vaan laqorin ciidankaas ee qabiilada qaar laqoro ayaan umaleeynaa. Mr latalye sare waad mahadsantahay.

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 2 ปีที่แล้ว +7

    We the Somali has the leaders we deserve.i think

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax kalye aan wakhtiga ku lumin waxa weeye ragaa doladaha matala dacwada Allah weene aa iga badan

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 2 ปีที่แล้ว

    Kacdoon fiican

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 2 ปีที่แล้ว +14

    Noor is a well respect and experienced Military personnel. He was stationed at the UAE training base in Mogadishu, Somalia during the Farmaajo Gov. He was sentenced to be killed with out justified proof as to why. He escaped and is still alive until this day. Many other people faced the same outcome during the Farmaajo government.

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 2 ปีที่แล้ว +2

      who are you communicating to? Somalis dont speak this language.
      dada dhilif

    • @yusufhassanfu4012
      @yusufhassanfu4012 2 ปีที่แล้ว +2

      How do you know about his death sentence marie?

    • @1000ZXCVBN
      @1000ZXCVBN 2 ปีที่แล้ว +3

      @@yusufhassanfu4012
      Next time ask someone a valid questionnnnnnn

    • @adamabdi7353
      @adamabdi7353 2 ปีที่แล้ว

      @@jaamacdagaale5145 ygg by tru t

    • @seekguidanceb4its2late85
      @seekguidanceb4its2late85 2 ปีที่แล้ว

      @@jaamacdagaale5145 we somalis stand with UAE. We support the emarites long live our arab brethren.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 2 ปีที่แล้ว

    Sax sax

  • @Shiine1st
    @Shiine1st 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle MashaAllah.

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 2 ปีที่แล้ว +2

    Generalka aad uu mahadsanyahay waxaa loo baahanyahay kacdoon shacab inshaalah waana labilaabaa@@

  • @nasrieebe5329
    @nasrieebe5329 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi xal waxaa nooga dhow soomaaliyeey talada uu Nasiiyay Gen Nuur

  • @mohamedyussufabdi9041
    @mohamedyussufabdi9041 2 ปีที่แล้ว

    Wcs salaam ayanle wll

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 ปีที่แล้ว +1

    Emirate ka lcag $9.6M ayaa laga qabtay why; because they wanted to use that money to destroy the Somalian government for their political gain!!

    • @TheZackfilms
      @TheZackfilms 2 ปีที่แล้ว

      and its okay for some of you that Qatar uses their money to influence the Somali politics. all arab countries need to stay out of the Somali internal politics and they need to stay in their rich countries instead of them coming to poor countries like Somalia and Yemen and create wars and never ending problems. i dont even understand what they are doing in Somalia they just wanna create chaos and problems in there. I think they just do this for entertainment purposes and to test their drones that they bought from their white masters.

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolato syl baleh ayaanle mooryaan ayaan daranle Magac kale raadso

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 ปีที่แล้ว

    Alla yacisak chanalkaan ha nolato
    Ayaanlow mashaa allah fadlan ka dhis ummadda somaliyed waaqica xaqiiqada ah bacdama aad wareysato khabiirada wax galka ah sumcaddana leh beentan ka baqaaya unable baqaaya sharaftoda iyo sumcadoda ilen waxa ay can ka yihin ummadda dhexdoda ay hore xilalka ka soo qabten
    Fadalan na aware gare chanalada kaLe beentan ku nacnaye

  • @maxamedxasan1028
    @maxamedxasan1028 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalayaal gaar ahaan dadka dhalinyarada ah ee wax bartay ha is ku yimaadaan ee dhafiif ah haka taliyaan ayaha umada

  • @jamaludiin4493
    @jamaludiin4493 2 ปีที่แล้ว +4

    شكرا لك يا أيانل في جهد متواصل وأبحث في أمور صومالي ومناقشة جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 ปีที่แล้ว

    Ragaan oo dhan waa jaajuusiin shisheeye ushaqeeya real speaking!!

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein4856 2 ปีที่แล้ว +1

    To Hanoolato : Walaal dad badan oo qurbaha ku soo koray ayaa jira, somaliana siyaasadeeda iyo taarrikhdeed waxba ka aqoon, Laakiin hada xiisanaya barnaamij yada taariikhda ah ee aad soo deysaan. Walaal dad ka aad waraysiga ka qaadayso mar walba Brief_Biography naga sii, iyo hada wax ay qabtaan.

  • @abrahammohmed5045
    @abrahammohmed5045 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan ayaa nala dhahaan waa jamaraal kulahaa ani heshiis gaar ah ayan la galay imaaraadka. Yaad meteshaa markaad adigoo shaqai ah dowlada heshiis la geleeso.

    • @abdirahmanmohamedsaid6201
      @abdirahmanmohamedsaid6201 ปีที่แล้ว

      Walaahay waan garan waayay ninkaa wayni waxuu ka hadlayo..waxay kuu cadaynaysaa inuu ahaa madaxa ciidan loogu talagalay in ay ahaadaan calooshood u shaqaystayaal imaaraadku leeyahay..

  • @Dhagay2
    @Dhagay2 ปีที่แล้ว

    Waa waxa ruun ah sida usheeg

  • @mustafwalaal5373
    @mustafwalaal5373 2 ปีที่แล้ว +1

    Generalka waa nin qalbi xaaran oo daacad ah, waddaninimana ay ku yara jirto... lkn waxaan la yaabanahay Qatar haddii ay qabsato waddanka kacdoon shacab ha la sameeyo, lkn imaaraat oo isaga iyo team kale ay ku haysteenna wuxuu leeyayay waa niman dardaarankii awoowgood fulinayo... xaqiiqada waa qaraartahay waana laga wada gabbanayaa yaab

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว

    Dabadhilif jaajuus ah da maleh
    nandareeda ayuu raaca Alla idindulee.

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia dhexdhexaadnimo bey qaadatay

  • @deaqashauyb5710
    @deaqashauyb5710 2 ปีที่แล้ว +1

    Marqaati ilaahey neef ari ah baa ka qiimabadan

  • @bashiirxusen7555
    @bashiirxusen7555 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi imaraatka ayuu u shaqeeya waan aqaana

  • @xushmaakuuhayaachanal6801
    @xushmaakuuhayaachanal6801 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle Taariiqda ayaa ku xusi doonto badbaadinta democratiska somaliya waxaad ka qaadatay qeeybta uguweeyn mhsnd wll

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 2 ปีที่แล้ว

      Ayaanle muxuu taariikh leeyahay shalay ayuu baadiyo ka yimid inaad taqaanas fiicneyd
      Ninkaana waa dadkii imaaratka jeclaa sida a madoobe iyo gaas iyo kuwo kale

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 2 ปีที่แล้ว

    AYANLE PLEASE BRING BACK GEN NOOR . HE SPOKE HIGHLY OF HASSAN SHIIKH AND NOW HE IS THE PRESIDENT. HOW HE FEELS TODAY. IN THIS INTERVIEW HE WAS PESSIMISTIC ABOUT SOMALIA , IS HE OPTIMISTIC NOW?

  • @HMF9
    @HMF9 2 ปีที่แล้ว

    Aniga wan ku racsanahay hadalkiisi ahan waa shacabka in Austin bad baadsadaan wadankood dowladu waa shacabka an ku kacno dowlad nimadeena odayaashaan qabriga uu sii socda wax ba inoo ma hayan

  • @ismailmohamed1680
    @ismailmohamed1680 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle please qaabka fadhiga kuma haboona waraysi,tan kale wajiga baakada ah kadhigayaid iskadaa ee wajiga furfur.

  • @saacidsoomaali9382
    @saacidsoomaali9382 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninka odayga ah matoor 36 ah ayaa lagu xirtay hooyadeyeey🤔 illen qof wayn saan wa lo bedeli karaa waxa igu sii daran in taliyasha cidanka iyo madaxda dowladuba dad nocan cml ah yihiin uff 🤮

    • @nurmohamed8427
      @nurmohamed8427 2 ปีที่แล้ว

      Kan & qaar kaloo la lista.ilaahoow noo gar-gaar.

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Soomaaliya dhimatayeey

  • @alisheikhey6628
    @alisheikhey6628 2 ปีที่แล้ว

    المال والبنون زينت الحيات الدنيا
    فال الله تعالي
    واعلموا أنما أموالكم وأولادكم فتنة وان الله عنده اجر عظيم.
    Somalia 🇸🇴 maanta waat arakteen TAAJIRIINTA hore in ay ka tageen daarahooda AAWAY HAGI UUNLAAY AAWAY JIRDEH HUSEN & DADKII KALE AAN SOO KOOBI KARIN
    SOMALIA 🇸🇴 ILAAHAY AYAA UMAQAN
    يارب ارحم كل المسلم
    يارب فانظر كل المسلم
    يارب ارحم والدينا

  • @safiyomacey182
    @safiyomacey182 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 ปีที่แล้ว

    Kan waa jaajus 🇦🇪 U AH

  • @adamgabriyel3414
    @adamgabriyel3414 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadkamadaxda.somali
    Xalalkumaydhalan.
    Wahubaal.halshiqsi.oo
    Dantawadanka.wadamajiro.wadanimajiro.
    Wadamada.carabta.
    Somalia.kaqanisan
    😎😎😎

  • @MrOyusuf
    @MrOyusuf 2 ปีที่แล้ว +3

    GENARAL NUUR: Wadani dhaba maaha: waxaadna moodaa inuusan Genaral uma eka runtii

  • @AbuuBakar-ro1to
    @AbuuBakar-ro1to 8 หลายเดือนก่อน

    Haa noolaato waa xumaday

  • @abwaansaadaq077
    @abwaansaadaq077 2 ปีที่แล้ว

    Imaaraad waxuu rabay in uu Dalkanaga Kula wareego Ciidan Calooshood u shaqaystayaala oo sida liibiya ula wareego Ama sida dakadaha yaman lkiin Allaa Naga Soo Gaaray Adiguna Waxaad rabtay inaad noqoto #Xaftarka Soomaaliya,

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax badanuu kashifay jamaraalka waa qof xog ogaal ah waxaanse layaabanahay in masiirkii umada soomaaliyeed loobaabi'iyo dan dowlad gaara aaway qabkii lasheegay asaaba dalka iyo dadkaba gatay waxa maanta karaamada kaqaaday farmaajo waa qiyaanaduu kusameeye dadka soomaaliyeed iyo dalka

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว

      Sax, Farmaajo Siyad bare ma gaaro dhan walba

  • @mohamedabdullahi8031
    @mohamedabdullahi8031 2 ปีที่แล้ว

    GEN. waxaa is kaaga darsan aqwaanka & Itixaadka

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 7 หลายเดือนก่อน

    @
    Somali did

  • @ugaaska7107
    @ugaaska7107 2 ปีที่แล้ว

    Odaygan Waa Dabadhilif Ka Haybaysta Shisheeyaha

  • @khadarjama2831
    @khadarjama2831 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul nabad iyo nolol marlabad insha allah.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo majnuun umada Allaha dhaafiyo

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 2 ปีที่แล้ว

    Run sheeg

  • @HurreJunior
    @HurreJunior 2 ปีที่แล้ว

    Lacagtana 9.6 million dowlada Somalia in lagu dumiyo ayaa la rabay.

  • @nuurmahamed3625
    @nuurmahamed3625 2 ปีที่แล้ว

    Nuur wa nin makhayadiisa lagaxirey.

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 2 ปีที่แล้ว

    Qatar, Turkey, Ethiopia, Emirates, Kenya iyo Erateria midna dan Soomaaliya ma hayo.
    Soomaalidu waa inay baraarugtaa. Danteeda qarankana ka tashataa.

  • @faisawade195
    @faisawade195 2 ปีที่แล้ว

    Qarandumis go down

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 2 ปีที่แล้ว +4

    Somalia waa masharuuc qadar Ethiopia kenya imaradka turkey mareykan UN iyo balayo kale oo badan away caqligii iyo somalida misa dadkale ayaan u shaqeyna Tena iyaga ayaa leh waa yaaab Kalama roono kuwii baxay kan jogo iyo kuwa laso wado

    • @soulehassan
      @soulehassan 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll lax walba halkay isdhigto ayaa lagu qalaa,

  • @abuzubair7220
    @abuzubair7220 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayaanle….Hanoolaato
    Gen Nuur waa ku mahadsan yahay xogta iyo waayo aragnimada….
    Ina Farmaajo waxaa remote control ina Yaasin asaguna waa remote control Qatar. Marka wadani maahan ina Farmaajo ee waa calooshiis u shaqayste aan smart ahayn….

  • @Hbx-ci3bm
    @Hbx-ci3bm ปีที่แล้ว

    Qatar waa meelyare✍🏿👀🗣️👂🏿⚠️📬📦📇🆖0️⃣anag maxaa naga galey Somalia🇸🇴🗣️✍🏿

  • @mohamedabdullahi421
    @mohamedabdullahi421 2 ปีที่แล้ว

    Waa wareysi xiisalheh wariyaha waxankacodsanlahaa in marlawaad uulayesho wareysi waa nin runtii warbahintisa ankuraheste