Anigoo MATLUUNSAN, matluun qof la dulmiyey ayaa la dhahaa Shoow ama argagax ama naxdin , qaracan iwm Allaha u naxriisto in shaa allaah inta muslima ee xaqdarada SOOMALI loogu laayey ama XAMAR
Aad baan u xuusanayaa xiligaa waxaan dhiganaayey School maxamuud xarbi, walow aanan Goob jooga aheyn. Lakiin walalkey Axmed Maxamed Luqmaan ( Ustaad Luqmaan) oo ka tirsanaa macalimiinta School maxamuud xarbi waxa uu noo dhigaayey maadada Culuumka. Walalkey waxaa uu noo soo galey isaga oo aad u naxsan weliba ilin ka socoto wuxuu ku cel-celiyey Mahad Axmed Cilmi allah ha u naxariisto waala diley anagana maalinkaas ma dhameysan xisadii ama maadooyinkii. So allah ha u naxariisto.
Mooryaantii iyo Argaxisadii oo sirtoodii soo qufeydo! Keep talking! Waa idin arekeynaa 👀👀👀 Indho gooniya ! Geedkaan Mooryaanka ah Geedkiihore oo Argagixiso ahaay oo madaafiicda soo hagahayey waa karunbafanyahay😂 This one is more credible story teller than the previous guy! Incredible!
baqdinta mrky kaa tiro badato arday iska daye gaari xamuul ah xitaa ma arkesid aniga labada wareesi waan dawady waxan is dhahay somalida ma ku dar daraan hdalka mise wax by kala ilaawan msie waa is adkeenayaan oo wax ku dhacay buu qeeb inkiraya hda wareesigan hdi laga qaadi laha dad cadan ah isku wax by sheegi lahayeen ciladaas ma fahmin waxa ugu wacan dadkeena
Adi waa yareedaa u maleynaa waqtigaas, dhibta jirtay tira badnideeda wixi adi kugu dhacay xataa maadan xasusan karin xiligaas school leey ahaay, ardayda sidee uga falcelinayaan hal fal oo ku dhacay wey kala duwaneed kuwa wey oyn jireen, kuwa wey yaabi jireen kuwa wey carari jireen siyaaba kala duwan aa looga fal celin jiray marka Ilahey kuma tuso wixii socday xiligaasoo kale
Ayaanle tarikh somali baad somali u soo gudbsa wali somalildn maad tagin xasuqii 1988 dagalkii snm maad somali la wadgin kolkaa somali aha noolto ma koonfur uun baa ku somali ah taas aniga tariikhdadayada waay ka mqantey waa qayb somali kaliya
@@abdullahiomarali5241 ma damanad qadesa in aan lagu baashaleen odayga oo la iska xireen wixio loo bahdana la waydin karo dadki joogy wagas Inkastoo duqayda hda joogta waqoyiga ay been soconeso yihiin wax ilaah ka haqaya wa ku yar yhay oo runta shegi kara anaga nala yeelay unba tagan tihiin
Gaalada wararkooda si qurux badan ayay ugu deynayeen kuwa la dagaalamayana ayaa dagaalka ka kasbaday, waakan hadda Iidle dhahayo su'aal khaarijul mowduuc ah ayaan weydiin jirnay si aan wararkooda u marin hababaino, sidee nin aad gaal kala safatay uu kuu dhaafayaa.
Saxaafad dhinac ka raran ayeey aheyd idaacadaa inti ku dhimatay allaha u naxariisto inti ku dhimatay xaafadeena waxaa laga dhageeysan jiray idaacada banaadir iyo raadiyo Bashir raage walee wax baa la soo maray wixii la soo maray cidaan ogeyn meesha aan joogno ma fahmeeyso allaha dalka hanoo hagaajiyo
Umaddaan musiibadii ay badeen ina godane iyo ceyrow ayaa wali socota kolba waaa dambi u socon doonaaa ilaaa qiyaame kuwa baneystay diiga muslimka warba u yaaal hana ogaadaan qof walbo oo wax aan banaaneyn xalaalsada in uu diinta ka baxay!😢
Qorshaha dilka weriyayasha in laga shekeyo waxaa kaficaneed in laradiyo sabab ta dadka leynayey maxay kusaleyen arinkan somali wey ku guuldareysatey arimahan mesha laga sowaridey ujedka laga lahaa
Wareysiyada noocaan ah aadbaan u jeclahay is very informative xaqiiqdii.
Waa idin salaamay reer hanoolato
Mahad Alaha u naxariisto
Wareysi qurux badan ,waxa is helay jilba culusti saxafada.
Inti dhimatay allh u naxariisto
Allaha unaxariisto ali iimaan iyo mahad Ahmed cilmi
Abdi nasir xirsi iidle wan ku sallamaya masha allah
Hanoolaato ❤
Hanoolaaato iyo ayaanle 1m iyo 5m uu u qalmaaaa!
Allaha unaxariisto
Anigoo MATLUUNSAN, matluun qof la dulmiyey ayaa la dhahaa
Shoow ama argagax ama naxdin , qaracan iwm
Allaha u naxriisto in shaa allaah inta muslima ee xaqdarada SOOMALI loogu laayey ama XAMAR
Thanks
Aad baan u xuusanayaa xiligaa waxaan dhiganaayey School maxamuud xarbi, walow aanan Goob jooga aheyn. Lakiin walalkey Axmed Maxamed Luqmaan ( Ustaad Luqmaan) oo ka tirsanaa macalimiinta School maxamuud xarbi waxa uu noo dhigaayey maadada Culuumka. Walalkey waxaa uu noo soo galey isaga oo aad u naxsan weliba ilin ka socoto wuxuu ku cel-celiyey Mahad Axmed Cilmi allah ha u naxariisto waala diley anagana maalinkaas ma dhameysan xisadii ama maadooyinkii. So allah ha u naxariisto.
Anigaba waan dhigan aanay sanadkaas fasalkee ahayd
Maxamuud Xarbi wali majiraa. Waxaan dhigan jiray sanadkii 1987ka wadanka oo nabad ah.
Allaha unaxariisto intii dhimatay.
Ustaad axmed luqmaan intoo ku dambeeyaa macalim qiimo badan ayuu ahaa masha allah taariikh badan ka baranay
@@thedecisiveone4233wali waa shaqeeyaa aad ayaana loo balaariyay masha allah ilaa dugsi sare
😢😢😢
Ninkan Ayaanle ah car arag isaga oo ka hadlaya dhul boobka, eexda iyo musuqa Xasan Sheekh, hurdo weyn ayuu galay iyada oo waxa maanta ka dhacaya dalka uu Xasan Sheekh badi sababtooda leeyahay. Ayaanloow Soomaali ku baratay in aad qabyaali xun aad tahay oo dhinac ka raran.
Ayaanlow sidaan kugu baranay maatihid
Ayaanlow sidaan kugu baranay maatihid
Waad jirran tahay,ee adigu afkaaga ka dhaho.
Xassan guri adi le dahay muu ka qatay sabuurada nasaha ka dhaf dhul dowlad qofkii ku jiro walaga bixina maxa kale
Adigu miyad guri xaaran ku dagana misa wad ku dhalatay guri Dan guud ah.
Mooryaantii iyo Argaxisadii oo sirtoodii soo qufeydo! Keep talking! Waa idin arekeynaa 👀👀👀 Indho gooniya !
Geedkaan Mooryaanka ah Geedkiihore oo Argagixiso ahaay oo madaafiicda soo hagahayey waa karunbafanyahay😂
This one is more credible story teller than the previous guy!
Incredible!
Aad ban uga xumahay in ummad dhan dhaxlkeeda iyo weriyayaasheedi sidaas loo baabi'iyay !
Asc
Asc AYAANLOW ilaa maanta oo 2025 aan dadku ayna fahamsanayn 100% ilaahow umadaan umad baraariso noosoosaara aamiin
Maslh saas kuwad noo soo badi
Asc wll Fadln nooso badi ducumentydaas mahdsanif
Wlh waa xasuustaa maalintaan fajacbeey igu noqotay xiligaa qof aataqaan haduu dhinto aad ayaa looga nixijiray mudo koobana laguma iloobijirin sida maanta
14 jir baan ahaa waan xasuustaa dilka wariye mahad ahmed cilmi qawaariijtu maalinkaa bay qabasho lahaaayeen
Ninkaan waa ka shakiyey.
Hala baaro isagaa dadka dilay.
1. Ninka subaxdi madaxa xabadda looga dhuftay kaligii baa la socday isagana lama dilin.
2. Marka aaska lagu jiray kaligii ayaa gudaha gaariga kuharay.
3. Wuxu yiri Qaraxa Gaariga ayaa lagu xiray isaga maahee qof kale lama maqal.
4. Wali waa noolyahay oo Alshabaab ma dilin.
5. Subaxdi dame ee aaska guriga ayuu joogay oo aaski kama qaybgelin taas oo shaki abuuraysa.
Waxan xasuusta waraysigii xasan xanafi inuu yiri qaraxa waxa fuliyey rag lasocday oo uu kamid ahaa Wariye Istiile.
Xaqiiqda allaa og malaha waa lega wanaagsan yahay
Waqaraxa abahey lagu dilay cmal qofkii labad ayuu ahay dadkii lasarnay galigis ayaa kadhintay allh yarxam aabo
Prof eng soo qawo xaalka dalka haka hadlo iyo hubka lasoo galiyay cida soo galisay wixi dhacay 3 sano laso dhafay
Capital voice agaasamhi Mhad
baqdinta mrky kaa tiro badato arday iska daye gaari xamuul ah xitaa ma arkesid
aniga labada wareesi waan dawady waxan is dhahay somalida ma ku dar daraan hdalka mise wax by kala ilaawan msie waa is adkeenayaan oo wax ku dhacay buu qeeb inkiraya
hda wareesigan hdi laga qaadi laha dad cadan ah isku wax by sheegi lahayeen
ciladaas ma fahmin waxa ugu wacan dadkeena
Adi waa yareedaa u maleynaa waqtigaas, dhibta jirtay tira badnideeda wixi adi kugu dhacay xataa maadan xasusan karin xiligaas school leey ahaay, ardayda sidee uga falcelinayaan hal fal oo ku dhacay wey kala duwaneed kuwa wey oyn jireen, kuwa wey yaabi jireen kuwa wey carari jireen siyaaba kala duwan aa looga fal celin jiray marka Ilahey kuma tuso wixii socday xiligaasoo kale
Ayaanle tarikh somali baad somali u soo gudbsa wali somalildn maad tagin xasuqii 1988 dagalkii snm maad somali la wadgin kolkaa somali aha noolto ma koonfur uun baa ku somali ah taas aniga tariikhdadayada waay ka mqantey waa qayb somali kaliya
@@abdullahiomarali5241 ma damanad qadesa in aan lagu baashaleen odayga oo la iska xireen wixio loo bahdana la waydin karo dadki joogy wagas
Inkastoo duqayda hda joogta waqoyiga ay been soconeso yihiin wax ilaah ka haqaya wa ku yar yhay oo runta shegi kara anaga nala yeelay unba tagan tihiin
Waa nala xasuuqay iyo beenta reer sheikh Isahaaq waa laga xiiso dhacay sxb. Kacankii Somali oo dhan ayuu xasuuqay Majerteen ayaana ugu badnaa mana calaacalaan.
SNM waaa argagixo waxayna xasuuuuqdey I m Somalia
Shekadaa miinada lagu dilay waxaa kashekeyay xasan xanafi .. in loogaliyay miinaada godka ... biyaha
Next soqawa macalin duuliyihi inu hargeisa duqey diidey
Markan ismashquulinayo cida 1 aad aan dhegaysta waa Hanolaato run ahaan
ASC_YAA MAS, UUL UGA DHIGEY AYAAN KU QOSLEY AYAANLOOW MARKAAD WAREEYSANEEYSAY WSRIYE IIDLE
Maalin xanuunkeedu uusan wali ideeyn😭😭😭😭
Gaalada wararkooda si qurux badan ayay ugu deynayeen kuwa la dagaalamayana ayaa dagaalka ka kasbaday, waakan hadda Iidle dhahayo su'aal khaarijul mowduuc ah ayaan weydiin jirnay si aan wararkooda u marin hababaino, sidee nin aad gaal kala safatay uu kuu dhaafayaa.
Ayaanle shaqo ayaa u heysaa dhamasn umada somaliyeed shukran 🙏🙏🙏
😂😂😂😂Ayaanle “Yaa masuul ugu dhigay?” Nin dhintay inaan codkiisa la dhageeysan😅😅waa iga qoslisay😂😂
Guuleed ayaa in badan xog ogaalsan sidaan ka arkay wareysigiisa
Ninkaan waa shock-yay
Taas aa keeneyso in waxyaabaha qaar xataa uusan xasuusan karin
Waraysigii hore e Guuleed iyo kan Abdinasir Iidle farqi wayn ayaa u dhexeeya!! Madmadaw badan ayaa ku jira . Kan danbe ayaa run u dhow.
Legend kan wax walba Wuxu taganyahay war uma haaayo xataà ardayda mesha buuxday ee scholka banankisa wuxuuu dhàhay wax arday ah meshas mabuuxin
Xasuus muruga leh 2007
Horn Afrik waxaan ku xasuustaa sheekadii “MA GAFE” 😂
Histore waye wax note gareynah malahan dhibki saxafiyinta iyo dhibatda daka aya somaray
Saxaafad dhinac ka raran ayeey aheyd idaacadaa inti ku dhimatay allaha u naxariisto inti ku dhimatay xaafadeena waxaa laga dhageeysan jiray idaacada banaadir iyo raadiyo Bashir raage walee wax baa la soo maray wixii la soo maray cidaan ogeyn meesha aan joogno ma fahmeeyso allaha dalka hanoo hagaajiyo
Soobadi waraysiyadii xiligii wariyaasha iyo dhibtay ku soo shaqeeyeen inaan ogaano ayaan ubaahanahay i.a
Wareysi ka keen wariyayaashii la dilay 1991
80
😢Inta xaq darada lagu dilay jannada Allaha ka waraabiyo
Aniga Guuleed aan ka shakiyey inuu ogaa dilalkaas sababtoo ah labadaba dilkooda gaariguu saarnaa 10 mitiruu u jray
😂😂😂😂
HG means SYL USC CAKAARO SALBALAAR AL-ettihad xisbul islam al-shabaab intaas waa wada hg alllow hg barakee 😂😂
Wariyayaashii la dilay 1991 ee radio mogadisho wareysi ka keen
Hone afriik idaacad taariikhda gashay
Nasheeda anduls uu Indonesia ku qaldooya 😂😂
Wlhi waa runtiis anigaa daganaa xaafada horn afrik subaxaas dugsi baa usocday si fcn baan uxasuustaa wlhi😢
@@harshad1607 Haye meesha arday waa dhoobnayd sax miyaa walal?
Waraysigan iyo waraysigee hori way is beeninayaan 😂😂😂😂😂
Yaa been sheegaya marka
😅😅😅😊😅😊😅😊😅😅😊😅😊
Umaddaan musiibadii ay badeen ina godane iyo ceyrow ayaa wali socota kolba waaa dambi u socon doonaaa ilaaa qiyaame kuwa baneystay diiga muslimka warba u yaaal hana ogaadaan qof walbo oo wax aan banaaneyn xalaalsada in uu diinta ka baxay!😢
Aniga waxaan aaamin sanahay in wali laga bixin 2024 +2025 ilaaa 18 Gobol Somalia 🇸🇴 si buuxdho 100%100 Federal uga shaqayso
Ninkaan waxaa ku xasuustaa barnaamij duhuradii soo gali jiray
Arinka Mukhtaar oo xajka jira
Sowacey xitaa manta ayuu muhiim yahey wayo Tv yada hada dadka shacabka iyo dowlad da fadaralka ka ba waxay kumashquliyan mucaarad iyo muxafad sidaas bey na wakhtiga kudhameyan
Ayaanle waa wadani somali oo aan aqoon qabiil. Qof kastA fikirsii waa dhiiban karo
Bakay isagana Soo qabo Ayaanle
Agasimihi axmed cabdisalan oo aan dhawr waraysi ku maqlay in shqadiisa lagu amaani jiray oo uu aha qof shaqadu hayo aad u aqaanay waraysi nogasoo qaad
Halkee kabaxday maalmahaan wareysi maanan arage
Wllhi fejignantina way hosaysy aadna uma ufirfirconen kaydkii Horn Afrik taariiq ayuu ahaa 1 qof oo idinka ah inad nuqliyaysan ama meelo kle u dirtaan idinkuma soo dhicin
Cabdinasir reer-magaal ma ahan,Kuma qasbana i n uu magsca sheego.sida yarka wariyaha ah ee keenay xogtii ahayd in heesaha la joojiyo.
Maxaad balaayo usoojoogtay
Waxaad so waraysata aweys xaaji nuur
Aweys aar waxa u ka mid ahaa academy honn afriik
Dadku isku xasuus ma ahayn guleed ayaa sheekada si wanaagsan uga sheekeyey intii uu xasuustey iidle intii uu xasuustey ayuu noo sheegey koley wixii uusan asagu goob joog uusan u ahayn waa waa ka gaabsadey
Bicir waa ogaa inuu is gadaayay ma aqaan sababta . Wareysigii bicir aad ayuu uga badbadiyay
Bal wararka ay tabinayaan mey kudaran ama bushada ugudbiyan iney isla kuwa ay ushaqeyan laynayaan weriyayasha
Moriyanta dowlad da ayaa dishey iyo kox aan la garaney nin caku dayuus badanaa dalka somaliya
Atanlow cabdulahi cadow keen szp nonkaasi waa nin weyne Alaa weynee
Ninkan #Thaqaafa ahan wa hooseeya, waxnadan ayanan u kala baxsaneyn, walow u run ka shegey waxwalba uu goobjog aha.
Ninkaan wax badan ma heeyo 😂wuu qalqalay, waxaa fiicnaa Guuleed!
M.sanid .
wax lasoodhaafay inaad nosoo gudbiso wax micna kuma fadhiso hormar ka dalka iyo wacyiga wanaagsan soogudbi ama camerada iska dami .
Guuleed iyo iidle yaa run sheegayo dad 1 dhacdo laga wareestay midba qaab kala duwan uhadlay sida 2 dhacdo mxaa qaldan
Teeda midkasta wuu faanaya😂😂 dadka kale wee carareen anaa joogay
Ani xita waan yaabay 😂😂😂😂
Dad markeey la kulmaan xaalad sidaa oo kale wey adagtahay in sida saxda ah ee wax u dhaceyn in xasuustaan .
Qorshaha dilka weriyayasha in laga shekeyo waxaa kaficaneed in laradiyo sabab ta dadka leynayey maxay kusaleyen arinkan somali wey ku guuldareysatey arimahan mesha laga sowaridey ujedka laga lahaa
Waan kugu raga aanay in miinada lagu xudhay gaadhiga maha mid lagu aasay dhulka
Been cad Abu mansuur robow xiligaas xaj ma adi karay target ayu ahaa
Ma ahayn target sababtoo markaas maxaakiim ayey ahaayeen dawlada sacuudiga ayaana taageersaneed
th-cam.com/video/nMXK0nGOaTk/w-d-xo.htmlsi=A-9zRhdvVDfG9TmY
1😂
Ayaanlow mareexaan aad ayaad u necessary maxa yeelay musuqa xassan shiiq maxaad ugu hadli la dahy waa adiga marwalba ka hadla siyaad bare ito farmajo
Asc