Abuu Ayaan - Qorshihi khaarajinta MW Cabdullahi Yuusuf iyo RW Nuur Cadde
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.
Ninkan &kuwo la midka ah waxa ay eheyd in maxkamad la saaro Nin khawarij so maray Ma daahirsamo wlh lacanad rabi haku dhacde😮.
@@mahadabdirashid7783 wallahi saaax!
Adi waxaa ugu xanaaqsan tahy muu alshabab oga soo tagay, maadama ururka ka mid tahay
W
ar kan ale khaadkan ma is badalaayee beritole ayaa la adeegsanayaa EE was xabsi das in
La isma badalo baa ku haysaa dawlada hada jirto iyo kuwii ka horeeyayba taliyasha iyo madax badan oo kamid ah ragaas ayeey kasoo goostin kuwaasna dawlada hanaga saaro bal aan aragno Ilamahaan yar yar ee bilaa qibrada in hal cisho ay dawlada sii heen karaane. Nio dadka pastigooda laguma xukmeyo.
Ninkaan iyo dadka lamid ah waa in laga faideystaabaQibradooda.
Ilaahay fadligii Cabdulaahi Yusuf sariirtiisa ayaa tii rabi ugu timid. 40 sano wixii mu'aamaro loo dhigay ilahaay waa ka badbaadiyey. Kuwii beenta diinta ka sheegay ee isqarxis iyo argagixiso wadankan keenay iyo kuwii u sacabo tumay badankood qarax iyo dil ayey ku baxeen. Nin kastaa beertu abuuro miraheeda ayuu gurtaa.
Itoobiyanka dDke xasuuqen dadki keene aakhiro warbaa uyaal
@@iaw2401adiga & ninkan hadlay ee la qaldey & iwm la midka ah in la xasuuqo waajib dowli ah waaye ee adigu aaqiradaada meel gee.
HABACSANAAN AAN DHAMAAN AYAA KA JIRTO GOOBAHA DOWLADA KA TALISO QOF KU BURAARUGSANA MA JIRO. Ilaahaw masaakiinta badbaadi aamin
🤲🤲🤲
Ra'iisul wazaare nuur xuseen nuur cade bad baadiya umada somaliyeed ALLAH Unaxariisto 🤲🏽
Waxan isleyahy ninkan hadii aan dhuuxay hadal kiisa, wili wuxu hayaa shaqadii u horey uhayn jiray
Siduu ola Socdo ninkaste Iyo booska uu joogo ilaahada
Ninkaan wali shaqadii wuu haya
@mohamedaadanabdulle756 Nimankaas waa shayaadhiin, shaydhankuna waligi waa shaydhan, marka halkii hore buu Tagan kana
A question to Abu Ayan or anybody else who knows the answer. Where's ma3alin Hashi (banadir governor for Hizbul islam, but previously part of Shabab and ARS (Asmara)) ? He hasn't been seen for so long.
Wuu dhintay ninkaas
😅😅😅😅😅😅@@mohamuudsaacid2931
@@mohamuudsaacid2931wuu ka baxay
Is that macalin Adan Hashi airow? If yes he died a long time ago
@Somalia-1991 no not him, another one.
Ninkan ma qadiyad buu difaacayey mise jaahil indha la’ oo lagu adeegto buu ahaa , ilaahay ummada ha idinka qabto ? Ameen.
Lkn sowkan kasoolaabtey oo iyagii dadka ugadigaaya? Mise adiga maqaldantid?
Waa runtii al shabab ninkii fiicaneey dilaan ninkii. Shacabka u darana waa eey daayaan. Sheekadaas sooqa xoolahaan ku ogaaday mar la ii badalay. Oo eey isheegeen dad.la shaqeynayana ayaga una heegaan ninkey la jeclaado iney dilaan. Sidaas ayaana uga soo baxay aagaaa
Bisinka adna mq shabaab baad ahayd
Nuur cadde waa nin somaaliyeed ilaahey jandadii ha geeyo
Yaa kale yoo noqon lahaay 😂😂😂😂...
Kkkkkkkkkk@@moiroble92
Aamiin
Marxuum Abdullahi Yuusuf Ahmed Allaha u naxariisto. Yagleelahii dowladnimada cusub ee Soomaaliyada cusub.
Doofaar ma daahirsamo hadda lafteeda see ku aaminaa
CID iyo nabad sugidda ma kalayaqaanaan soomaalidu CID waa waax katirsan ciidan ka police ka oo u qaabilsan dambi baarista, nabad sugiddu waa hay,adda sirdoon ka iyo xuuraan ka waa dharcadda.
Waa runtiis anigaaa al shabab saaas ku sameeyay. Jasiiradii. Siyaamo. Anigoo green sheell radinayo nin al shabab ah iigo yimid ana aan qab jabshay taasoo ah inaan suaalooyin weydiiyo. Ilaa oow argagaxo
Another question to Abu Ayan, yesterday you were against democracy and now you are for it? Why/how did you change? Yesterday you were against the blue/white flag but now you are for it, why?
Usa : we don’t negotiate with terrorists
usa 2021: made a deal with Taliban
people and opinions change over time ✌️
@@ninmacaan5997USA is yehud-lovers but they never added Taliban to terror list.
You have to understand why allah says yaa ayuhalladiina aaamanuu towbuu illalaahi towbatan nasuuxan the mean point is you can change your opinion don't say why say how🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Somaali kuhadal adeer
Afsoomaali ku hadal oo su'aasha ku waydii teedakale qofku shalay fikir uu aaminsanaa maanta wuu iska bedeli karaa fikirkii hore😂
Abuu Ayaan qof Somali ah inow laa baax wa doqon nimo Magac Somali asal ah ado heeli kara
Waa Ayaan Abaheed weeye magaca waa gabadhiisa magaceeda wareeysi hada kahor buu ku sheegay
Hanoolaato waxay soo noolaynaysa qaybo kamid ah tariikho aan dadbadan ogayn
Aun Nuurcade alle ha unaxariisto badbaadiyihii umada somaliyeed ayuu ahaa
Kkķkk... maskiin maxuu badbaaiyey ama badbaadin karin odey diciif ah oo maskiin ah ayuu ahaa oo la magaabey.
@Itstime-j7i Waa ninkii amxaaro Dalka kasaaray waa ninkii abdulahi xilka ka qaaday oo madaxweyne + Raisulwasare isku ahaa ilaa sheikh shariif doorasho ugu guuleystay Ee adigu amxaaradii uu ciilay miyaa kamid tahay? Mise weceladii ay kufsiga ku dhaleen ayaa kamid tahay? Koleyba xalaal matihidee hdaa xapasho udoodeysee
@ibrahimhusein9547 Maya kuwii intii Muqdisho kuugu yimid wacalada ka dhalay walaashaa ayaan ahay adiguna aad ka mid tahay. Kii waligiis adigoo futo madow qaar qaawan sidii dameerka kuu raran jiray ayaan ahay, kuwii biyaha dameerka oogu keeni jirtey ayaan ahay, musqulahana u qodi jirtey. Ali Mahdi & A Qasim Salaad Booy odayo dalka soo marey ahaa ahaa ayaa mooryaan adigoo kale ayey Muqdisho ka xoreyn waayeen. AUN Abdullahi Yuusif xoog ayuu villa Somalia kaaga saarey, aiport muqdisho, dekadii, wasaaradii gaashaan dhiga ku furey iwm. Anigaa dowlad kaa dhigay naag yahay naagtu dhashay carrurtii Ugandeyska & Ethiopian ka dhalay ayaad tahay ee ka xishow adeerkaa haddi kale karbaashkii addunka ayaad kugu garaaci sidii dameerkii. Nuur Cadde xabaal wadareed London 60 qof ayaa lagu aasay... AUN aas qaran ayuu helay Muqdisho ilaa PL & meel walba sidaas ayuu Allaha sxwtc u kala fadli yeelay labada marxuum. Fck ur self wacal baad tahay. Dameeryahow dameer ku dhalay. Never reach me back again.
Afkaan af muwaadin ma ahan ee nin ciil qaba awoowgiis la raran jirey
Laakiin Cabdulaahi Yuusuf raalli baad ka ahayd in la dilo shakhsi ahaan, balse Nuur Cadde heeb ahaan baad u diidanayd in la qarxiyo maadaama aad isku beel tihiin weeye sow ma aha?
Iney abdulahi yusuf aun ay dhahaan kawarejiya ee nuur cadde aun dilka haloo wareejiyo shababka ayey isku cid ahaayen mala dhihi karaa?
This interview cannot be real! As someone who really enjoys your content and learned so much through tour content this really pissed me OFF. This guys is a criminal who Litterally admitted to trying to assinate an entire president? Why would you give this person a platform he should be arrested and jailed. I don’t care about his falsified redemption story uff this is what’s wrong with Somalia !
Indhaha qabiilka kaliya hada wax ku arkin wa dhibkaaga, wu sheegey sababta u uga so hor jeestey isku dayga nuur cade iney aheyd sida argagaxisda shabaabka isku badashey markey fahmen in dadka shacabka ah ka jecel yihiin C/lahi Yusuf iyo Cali geedi oo loogu marmar siyoonaye iney dalka xabashi ku so hogaamiyen, doqon nimada iyo caadifada qabiilka iska yare
@@BellaBigDeal Human mind is dynamic, he changed his thoughts 2013 during terrorist's golden age, later he helped somali intelligence agency dealing with these stuff, what your problem?
Shabaabka mala dhihi karaa c/hi yusuf ina adeer ayey ku daayeen Nuur cadane nasiib waxa uu ku yeeshay mid sidoo u fikira.
Iga qor nimankaan walaal iyo wiil midna uma naxaan ee allaha naga qabto
Bismillaahi raxmani raxiim, ninkaan waa balo ilahay cirkaas kasoo riday. Allaha na mootiyay ayaa mahad u sugnaatay.
Abuu ayaan should talk more and more and tell us everything before they k..l him
Ninkan i shekadisa waxba kama jiran inu shekada alifayo wey is cadahy ninkan jajuus sweden ah ayu aha
Hadlkisa dhan wu alifaya tarikh ku dhacday uma eka
Sweden jajuus somalia uma soo diri laheeni ee CIA dheh.Ayagaa galgal badane.
Tallow yaa shabaab u dirsaday inay umada argagax galiyaan ama xasuuqaa
Alla fikir qalafsanaa geed gaaban alle idin hari
American dee
@FatimaMaxamed-xp3py waa aabaha aragGaxisada waxana aamin sanahy inay ka danbayso waxa somalia iyo dunida muslimka ka dhacaya
Walaahi waa su aal jawaab u baahan, yaa hubka u keeno? Yaa qalabka milatariga u keeno? Very sophisticated group waaye
Oo yaaa kuu xalaleeya c/lahi Yusuf dilkiisa kuu waxyoodayna nuur cade sow labaduba ilahay lama xisaabtamayo waa yaab😂😂😂😂
Caqligeyga iyo raganimadeyda waa miskiin allah inuu uceliyo ayey aheyd
لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Doofar daahir ma noqdo dhiiranan dambiyo la galay dilal la shaqeyn koox maavio argagiso si cad ayu u sheganaya waa ka baxay kaliya ma dhaqi karto maxkamad la kenay ma jirto cid la xisab tan tay ma jirto aniga hal maalin qiso aan arkay muqdisho odey 80 jir ah basaas ah ku arkay 2014 ehed malintas dalka ka so tahribay ila hada cag ma dhigin rajana kama qabo inan ku laabto ma jirto cid la aamino karo familkada asxabta dariska dadka isla shaqeysan kan suuqa jooga wax ka iibsaneysid bajaj la yasha bahda cafimadka saxafada shaqalaha dowlada islamaha caanaha caseyayasha bahda waxbarasha
Fortuney adigaba yaa ku aaminikaro
Sirdoon waa uun sirdoon waa taariiq qoto dheer....
Inaalilaahi wainaa illaahay rajacuun war soomaaliyeey wad hoogteene aad hersare gartiine laluuska iska daaya sifiican udhuux shekadiisa
Ha noolato Horey u soco
Alla maxa xamaroow cadawgagu badnay waxase ilahmahadise in ay wali noshahay muqdishoy dulqadatay abalkadii wuu imandonase in sha alah
Marka ninkaan sifican ima qancin Marka was ka war waregaa xitaa wareysigiisii hore Wan dawaday Isla sidii canal lkn waxaa meesha ka cad in waxa airport ka ka shaqeya Kala bar ay kooxda yihiin dhaqaalo ama cabsi wixii ay rabtaba
Ciidam😊ada urur SAMAALE dhibkooda uguyar waa kuwan
Ninkaan waxaan qabaa inay dhabtahay arrinkan iyo wareysiga uu bixiyey, qofkii waxkale aaminaa isaga iyo aqoontii...
Lkn cabdulaahi yuusuf in ladilo wuu rabaa lkn nuur cade in la dilo marabo waa qabyaalad cad😅
Abuu Ayaan is not easy
in dileey eheed cabdullahi
💯💯💯
Ma hoyadaa kufsaday
Wax leee maa dileeysiiin idinka habeen iyo maalinn subxanallah😮
@DisobedientGoyLaangaan adigoo kale ah oo Soomaalidiid ah wax ma dila karaan balse Allaha sxwtc ayaa wax dila.
Daanyeer adigoo kale ah wax ma dilo Allaha sxwtc ayaa wax dila.
Koonfur baan la yaabay ، nin kasta oo dambiile ah , waxaa ka xigta uun in dembiguusa la dhaafo , inuu dhaho waan baxay kooxdii argahixsada ahayd ee aan ku jiray.
Waa meel aan jirin wax sharciya.
Same today Alshabab works adem ade AirPort. Manta Xasan sh khatar ayu kujiraaa way joogaan airportka
@@ugaskawadanka2623 exactly as a child who grew up in the diaspora and never seen Somalis this interview scared me and wallahi now you make me never want
To go back
Villa Soomaaliya ayey joogaan watii ay ku weerareen Masaajidka Villa Somalia.
W❤❤ar kan ale khaadkan ma is badalaayee beritole ayaa la adeegsanayaa EE was xabsi das in
Selo aaminaa
Kani wax ma fashilin isagaa fashilmay waa beentiis, hadaad caqli leedahay si fiicam u dhuux waxa uu ka hadlayo. Hadda iyo horba ma saxnayn in la xiro ayuuna istaahilaa😊
Ayaaney adigana cuqdad baad qabtaa wariye laangaabti kudhashay was
Abdullahi Yusuf nalagu qaldamin, Ethiopian sina calculationka nabadaynta somalia umasoo gali karin, hadana ciifo qabiil ayuu xanar u gubay.
Nuur cade Ilahay janadiisa hageeyo, nin oday ah oo dadaalay ayuu ahaa, waxbadana badbaadiye. Ciidamadii bakaaraha shati gaale ayey ahaayeen waa xusuus oo nuur cade u sameeyey bakaaro.
Cuqdad qabtaa nuur cade musiibo ahaa
@owliyo1218 muxu ku ahaa?
Ninkan ha noolaato
Muxuu xiqdiga iyo is xumeeysiga Dadka Soomaaliyeed uga shaqeeyaa
Subxaanalaah
Dadku way sii kala fogaanayaan Allaah dartiis u bedel waraysiyadaada
Wax aanaan ogeeyn oo xumaan ah uun buu soo faagayaa
Waxadhan shiyeeye' ayaa' asaasay' maxkhamadaha' kadib shabaabna' asaasey' hogaamiyayaashooda' ' dhalinyarada' dhaqaale' iyo'maskhaxqadh' baa' lagusameeyey
Kan hadalkiisa macno ma sameeynaayo, mana la’aamino karo ee wixi ka ag dhoowoow ka sikada.
Mahadsenid
Ninkaan qalqal ayaa ka muuqda ee ma hanoolato ayuu ka baqaa mise mise fal ayaa hada u socdo
War hadduu shabaab yahay ninkan waa dabble agent ilaa hadda
XILIGAAS ETHIOPIA LALA DIRIRAAYEY ... HADA WAA SHICIB
Double agent dheh
Ninkan yaan la aaminin waa Dangerous ❗❕
Hanulato waliged joog oo jer
Part 2 ila 5 kaso diyaari bro wa ku haysnaa wlhi 🎉 documents kaa wax badn ayaa laga barta
Argagaixisada Al-shabaab albaab laga galo un bay leeyihiine, mid laga baxo ma leh. Qofku ba hadduu Shabaab soo maray wali waa agent iyaga u shaqeeya. ✅
Ninkan dadkii uu ka dilay dadkii Soomaaliyeed waa in ay ka aarsadaan meeshii ay ku arkaan. Isagaa masraxa is keenay.
Ayaanle aadi u absanooyaa😂
Kkkk
Kan lama aamini karo lol
Shabaab yaaleh, Xalane iyo Shabaab maxaa kadhexeeya
Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
Been badnaaa midkaan wlhi waa bentiisa marka hore cali dheere dacwada maba ku jirin maclin burhaan wu maqlay moyee aqoon uma lahan wlhi yala aminin tede kale xiliga u shegayo shacabka ayaa wax u darayay waxay bilabeen 2009ninkaan shabab maba ku jirin
Wakaa caqliga somaalidu xitaa alshabaab baa qabyaalad ku shaqaynaysa c/laahi yuusuf inuu dilo ayuu doonaayey nuur cadana qabyaalad awgeed buu ku daayey
Nuur cade waa maskiin yar balse ninka madaxweynaha ah ayaa in la dilo mudnaa Si kooxda u guuleysato
Adiga fahan nuxurka warka
warka ninkan waa waxba kama jiraan taariikhda ayaana kumarqaati furayso qaraxa Bayadhabo wuxuu dhacay bishii sptember 2006 xiligaas waxa muqdisho joogay oo mamulkeeda hayay midowgi maxakimta
marka ay muqdisho dowlada sogaartay ee gacanta ay kuqabatayna waa 29 December 2006 xiligaas qaraxa 4 bilood
Maa cawada so fasaxdid ugas 🎉🎉
Gumeysigii' itoobiyaanka' ayaadtaageertey'iyo' maqaarsaarkoodii
Sida iska cad ninkaaan body language kiisa marka la eego wali fakirkii argagixisada kama marna hadal ahaan wax bdn buu qarinayaa waana nasiib daro in laamihi dowlada kanoo kale ku jiro😢
Waxaan hubaa in oo wax badan qarinaayo, weliba u fiirsada hadalkiisii ahaaay hebel oo aan isku shaqo eheen ayaan kulanay hadal ayaan ku harqiyey.
Hadaba Ayaanle waraa lagu harqiyey ee loogama jawaabin suaalihiisii.
Ruuxaan hadalkiisa waxaa ka dhadhameysa in uu weli shaqo u haayo nimankii argagixisada ahaaa
ilahay ha ku ciseeyo
Ma layskaga haraysa, wixii dhacay, iyo ciddii fulisay, iyo ciddii isku daydayb, if iyo aakhiroba was laysku daba socdaan abu-ayaanloow.
Ninkan ilama toosno abu ayaan aaaa shakiyaan ka qabaa
Wuu la shaqeeyaa wali hoostu arsenal wali ka yahay
Abdullahi yusuf daaroodnimo loo diidanaa muqdisho, waayo gaalidii wali waa joogaan waana lacelyahay. Gabdhahana waa loo geeyaa, war diinda benta ka daaya
shekada ninkan benweyan mesha ayu kualifay bal arag qabka hadalkisa waben cad
Malaha Nuur cadde waxa uu udiiday isku qabiil ayay ahaayeen, Abdullahi Yusuf na qabiil ku cayrsanayyay
Rabbi yow dulinimo hanasaarin bal waxa uu ku hadlayo dhageysta waxaan damiir ma leh ee umada ha u soo banaandhigina please
ASC WALAALAHA KHAYRKA
Su’aal Abu Ayaan: Commander Khattab, xagee buu ku dambeeyay?
Geeri iyo nolol wax war ah?
🎉🎉🎉🎉🎉
Somaali ugu imaaw nin qaatil ahaa dhiig badan dadshey oo xil ka haayo somali walina sheeganaayo dadka nocaan ah waa in maxkamad la soo saara
Ma la waayey ninkan hadii dalka wax lagaga qaban waayey in dubada wax lagaga qabto, inta uu sheegay baa ku filan in noloshiisa xabsi lagu hayo, gaar ahaan Mj iyo Abgaal ninkaan hala dacweeyo.
C/lahi yusuf qofki dilaa wuba ajirsan lahaa lkn ilahey mujrimka ciyow maqabto sidaas lodayay inoo 50 kun somaliya xabashada xasuuqdo asaga kenay ilahey ha ka arguto wilashi xafadena quruxda badnay xasuuqen Ethiopia iyo kofiya cas oo Somali shegta lkn xabasha kal kala. Ilahey hortis waxan ka marqati ahay inoo suqa xolaha xasuuq nogestay cabdilahi yufus iyo kii resal wasarah u ahaa dhiiga shacabke cadaw usoo qadeg saden mana lacafinayo adun iyo aqiro
Reer xamar caqligooda dhagaysta. Fal danbeyeed buu isku qirayaa sababtoo ah tariikh kale ma lahan.
Reer mudugu waxay yiraahdan (ina gumeedku danbigiisa uur kuu ku haystaa ifka kuma stubin karo).
xiligi abdulahi yuusuf garoonka Silig lee ku xernaa wa xasuustaa askartaa dhibi jiraY anigoo yar orod Ku gali jiraY
Abdulahi yusuf ahmed AUN aabihi punland io soomalia
Waa ninkiii ugu horeeyey ee xabashi keena wadanka.
@abdirashiddirie3522 haduu keneyna soo dawlad ma dhisin h wase cuqdad iska dhaaf
@@abdirashiddirie3522hada kuwa xamar jooga yaaweye etobia iyo amisom mahan adeer filimka hindiga naga daa
Caqliqa reer koinfur waakaas.adeeraw xabada sanmuusaha ah idinkoo isku dila ayuu dawlad iyo nimaadka aad maanta ku naaloonaysan idiin dhisay@@abdirashiddirie3522
AUN Abdullahi Yussuf wuxuu ahaa Aabbahii Dowladnimo cusub ee Villa Soomaaliyee keenay. Puntland yegleelahii dhisay ayuu ahaa. AUN
Waxan u sheegayo waa riwaayad dadka oo dhan maka caqli yaryihiin
Yurub ayaa laga soo waday waxba maan fahmin luguuma dhaaftay dadkii aad laysay waykaa gudanayaan
Hadda Wali Waa Alshabaab.
Dowlada fadaralka Somaliya 18sano majiro qof shaqada lagu siiyey dagaalka khawarij ta waa kadhab oo wuu cirib tirayaa oo sax ah lkn qofkasta oo sidhab ah ula dagaalo khawarij ta xilka ayaa laga qadaa
Alle ha inaka qabto sharkooda lkn ninkan cabdullahi yuusuf Amuu hayb ahaan u necbaa kkkkkk waayo wuxu niyad uhayay cabdullahi yuusuf dilkiisa
Ma is leedahay way soo badana yaan
Dad ka leh Alshabab baan ahaaan
Jiray halay waraysto
Ha dhawna aan ku aragno
Villa somaalia iyaga oo
Wasarada diinta iyo aw qaafta madax looga dhigay
Amaba hay adaha kale ee dawlada
Halkii ay ahaan lahayd in maxkamad lakeeno oo laku fuliyo
Xukun ka uu xaqa u lahaa
Wadan kaas danbili hii faanayo
Baanu joognaa😂😂😂😂
Ethiopian ayaa nagu sodushey ar hee wan Iska dhiciheyna kuwa hada kuhayo sow macado iney khawarij ta wadato
sheekada airport ka been bee u muuqataa .
Ninkan dowlada ha qawato hala soo kiiis baro sbbto ah ninkan wali waxaay Ila thy in uu qabaarijta la jiro couse yaa u shegeh hada xilalake kala hayaan ninkan Waka shakiye😂
ninkaan hadalkiisa uma bogin waxbaa ka khaldan luuqad jireedkiisa markaad eegtid waxbaa khaldan
Jareertaan iyo kuwa la midka ciilka ay noo qabaananba garanwayay
Ninkaan hadalkiisa waxaa iiga baxay Khawaarijta in ay laaluus adeegsato si ay ugaaraan ujeeedkooda laaluushka iyo musuquna caadi buuba kayahay soomaalida dhexdeeda
Somalida inta wax qaribta ayaaba markasta wax hesha taas ayaa keenta in dhalinta waddo qaldan maraan
Hadaladiisa ila dhageysta xooga hadalkiisa ma fadhiyo
Eeygaaan eeeygu dhalay ee argagaxisada ah walina aaaminsan fikirka argagaxisada maa.inta lasoo qabto Lagu dhex waso godka Jilicoow ileeen waaa doofaaar doofaarna ma.daaahirsamee
Marba haduu qof shabaab noqday waan hubaa inuu fikirkaas marna ka tanaasuleynin ee midkaan iyo rooboow iyo qof walboo kasoo goostay shabaab inaaan xero ku xiro aaan midba mar cad goyn lahaa oo alle ila ogyahay
somalida inay wada yihiin in dhaw garad aan meel fog wax ka arkin in wadankiisa uu nin gaala madaxwayne ka yhy aa laga dhaadhacsiinaa nin ashahaadanaayo oo madaxdwaynahisa inuu dilo waa fasahaad aa laga dhaadhicinaa wixii lagu badalilahaana uma qorshaysno bal maxaa madaxa nagala gumaysty bal aayar inta lala hadlo oo lala heshiiyo la yiraahdo itobiya looma baahno oo ayaga is afgartaan iyagaaba isaga dhaw ajnabiga iyo itoobiyaanka lakala watee ilaahoow caqli nooyeel oon cadawgena ku garano
Ninkani weli waa alshabaab.
He is not stable, uncontrolled speech.
Bal u fiirso suaal kasta oo la waydiiyo mawjad aan loo dirsan buu isku qaadayaa !!!
Sheydaan Weyn Waaye Waa Kuwii Aabahey Dilay Aduun Iyo Aaqiro Idinms Cafin.
Ninkan wa turufotoore
C/laahi Yousuf in la dilo ma is tahilyay
HAA AMA MAYA
That is close question
Adiga in lagu dilo ma istahisha
Haa ama maya
😂😂😂
Si proud ah ayuu u sheekaynayaa 😮
Waa dadqal weynaaday sow maaha