Aqriso inta Aadan Gurigaaga Kabixin Waxaa Ku Sharfaayo Qofkasta Oo Aad Lahasho Qofkuu Doono Ha Ahado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 36

  • @kadra421
    @kadra421 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekh riimi allah raali hakaa noqdo noosoo badi magacyaada ilahay

  • @Jigbaba
    @Jigbaba 9 หลายเดือนก่อน +12

    199 al jabbaar-
    ‏(اللهم باسمك الجبار الذي خضعت له
    ‏الجبابرة لقوته وعظمته وجبروته تحصنت
    ‏باسمك الجبار حصنا يليق بعظمة اسمك
    ‏وقوة سطوتك وعظمة هيبتك)
    ‏3مرآت

    • @SimanzCeydiid
      @SimanzCeydiid 9 หลายเดือนก่อน +2

      Qeyr allaha kusiyo wll

    • @Jigbaba
      @Jigbaba 9 หลายเดือนก่อน

      @@SimanzCeydiid Sid kle

    • @cumarbookh1881
      @cumarbookh1881 4 หลายเดือนก่อน

      M,sh,❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @cumarbookh1881
      @cumarbookh1881 4 หลายเดือนก่อน +1

      M,sh❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @SalwoMoalim
    @SalwoMoalim หลายเดือนก่อน

    Madasha alaah

  • @Ali-o5t6l
    @Ali-o5t6l 9 หลายเดือนก่อน +2

    (اللهم باسمك الجبار الذي خضعت له
    الجبابرة لقوته وعظمته وجبروته تحصنت
    باسمك الجبار حصنا يليق بعظمة اسمك
    وقوة سطوتك وعظمة هيبتك)

  • @saami9
    @saami9 9 หลายเดือนก่อน +2

    asc sheeq allaha ku xafido fadlan noo soo raaci daliil

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 9 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah sheikh wad noo faaiideysay jasakallaahu qeyru lak

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 9 หลายเดือนก่อน +3

    Kheyr illaahey haku siiyo aamiin aamiin

  • @xaawomaxamed-qk1lt
    @xaawomaxamed-qk1lt 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sheekh

  • @Amina.Jaylani
    @Amina.Jaylani 9 หลายเดือนก่อน +2

    Assalamo Alaykom shaikh waxaan rajeyna inad aragto messag keyga waxaan kuriyoday tirxi oo maradeyda ku dhagan zaid mauxasuusto Riyada. ii fasir riyo oo tirxiyaal yar yar oo dharkeyga ku dhadhagan. jazaka Allahu khair.

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq riimi waxan kuriyooday anigoo saliga nabiga kucel celinaayo iyo waxaan kuriyooday wiilkeeygi oo kaalin kagalay qur aanka mana kufiicno qur aanka iiga soo jawaab illaah qer haku siyee

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaallah .

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc mashallh Allha kuxfdo

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 9 หลายเดือนก่อน

    Shugran sheekh😊😊😊

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 5 หลายเดือนก่อน

    1

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 9 หลายเดือนก่อน +2

    Salla llaahu caleyhi wasallam

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 9 หลายเดือนก่อน

    Hada kahor soo deesay video
    Allaha ku xafido

  • @faaraxmuwaadin579
    @faaraxmuwaadin579 9 หลายเดือนก่อน

    Komantiyadii riyada Ka ma soo jawaabin

  • @sumayoheno3667
    @sumayoheno3667 9 หลายเดือนก่อน

    Please sheikh mela kala xiriro isheg malinwalba waa kacodsadaa

  • @amalabdirisakhussein8680
    @amalabdirisakhussein8680 9 หลายเดือนก่อน

    Aawey riyooyinkii commentiga oo arbacada tafsiiri lahayd wll

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 9 หลายเดือนก่อน

    Sheeqoow mar walbo aan kuusoo qoro ma iga soo jawaabtid dhib malahan hada isoo jawaab lam bar kaagana aan raway

  • @yurubhussein1011
    @yurubhussein1011 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan rajaynaya inaad igaso jawaaabto.riyadan waxan ku riyooday marmar badana igu soo noqnoqotay ayeyday oo mar hore dhimatay ayaan arkaa wayna qurux badan tahay isku habeen ayaan ku riyooday ayeeyday oo ila joogta iyo anigoo gabadh cad dhalay layma qabo iso jawaab sheikh insha allah

  • @SaalimMaxmed-dn4qy
    @SaalimMaxmed-dn4qy 9 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @UbahAshar
    @UbahAshar 9 หลายเดือนก่อน

    xageebu kasugnaday micnaha susaha mawafaqsanyah

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 9 หลายเดือนก่อน

    Iyo waxaa kalaa kuriyoo day anoo mas cagaaran lukta midig iga qanii nay oona iga dhax galay kadib ayaa lamajuu jiyay meeshuu kagalay me ehee meel kala ayuu kasoo baxay

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 9 หลายเดือนก่อน

    Adigu maad akhrisatid siaan like ta aad naga bar yayso kuu sheer garayno

    • @garradhassan2243
      @garradhassan2243 9 หลายเดือนก่อน

      Sxb Sheikka haa ku fogaanine wuxuu sheegayo hadaadan rabbin fadlan dantaada ka raaco waayo waa qof diyaar u ah maalin walba inuu dadka u faaiideeyo.

  • @KifaahOmar-c3v
    @KifaahOmar-c3v 9 หลายเดือนก่อน

    Hhh ninka mesha kaso firinoyo

  • @IqroYuuu
    @IqroYuuu 9 หลายเดือนก่อน +3

    Qisadan mar horaa shiiq kle ka dhageystay bee mxa qaldan lkn🤔🤔

    • @Sacdia_siman
      @Sacdia_siman 9 หลายเดือนก่อน

      Ma sheege marka 😂😂

    • @amalhaji4970
      @amalhaji4970 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hore ayuu u soo galiyay shekhani wlo

    • @KhadiijaIbraahim-m1v
      @KhadiijaIbraahim-m1v 9 หลายเดือนก่อน +1

      Shiikhaan ayuu ahaa qofka hore uso galiyay

    • @raxaweynroyalty4804
      @raxaweynroyalty4804 9 หลายเดือนก่อน +1

      Haa abyo horay ayu uso galiyay.