QAABKAN KU OGOOW QOFKA KU SIXRAY MAGACIISA IYO SHAKLIGIISA ADAA YAABI DOONE MUDO GAABAN WALIBA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ส.ค. 2023
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 35

  • @dermatologycentre6162
    @dermatologycentre6162 11 หลายเดือนก่อน +2

    Fadlan iska dhaaf lacagtii aad codsanayaa waan liibaani Insha Allah

  • @xaawoadanmaxamed203
    @xaawoadanmaxamed203 11 หลายเดือนก่อน +3

    Allhuma carifnii man saxaranii wa basarnii bihii wakashifnii lii canhu bi ruyaa manaamiyaha

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 11 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤

  • @Anab44
    @Anab44 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbiyalaah wanimca wakiil sharkooda Alle hakuceliyo Aniga qof aan ogahay arkey i aragto sey ii fiiriso marmar bey oydaa xataa market I aragto Shaki iigama jiro dadka I sirxey Iney ka kow tahay qashin fooqal qashin sharkooda Alle hakucesho

  • @11naa44
    @11naa44 11 หลายเดือนก่อน +4

    MashAllah sheekh see lagu ogaan kara qofka na xasdey ?

  • @RodaDahir-dn8qn
    @RodaDahir-dn8qn หลายเดือนก่อน

    Asc shekh halkenkalahadla

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin4762 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh soqor ducada alaah haku barakeyo

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah ❤

  • @Subanikran
    @Subanikran 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar. Shukran Sh riimi, jazak Allah khair ❤.

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sh Allaah haku barakeeyo Allaah na hakuu dambi dhaafo Allaah haku haku xifdiyo adiga iyo caruur taada iyo ehelkaaga sh ii soo duceeya waxaa idhibay xanuunaad ruuxi ah oo eey ii geesteen ehelkeeyga

  • @ummmariam2336
    @ummmariam2336 11 หลายเดือนก่อน +4

    Muuqqalka cod malahan shiiq riimiyow😂

    • @11naa44
      @11naa44 11 หลายเดือนก่อน +2

      Dib uso bilow

  • @user-ks6yu7fx7l
    @user-ks6yu7fx7l 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shiilh alaha kubarakeeyo waaxku riyodaa markasta riyo waxbadan soosoolaabatay aniga ooitaxaan kujira

  • @FatimaMohamed-iy9de
    @FatimaMohamed-iy9de 11 หลายเดือนก่อน

    Shekh alle haku barakeyo alle haku xafido shekh riyooyin badan mar hore wan so qaoray ma iiso jawabin waxa rajayna midan inaa iiga so jawaabto
    Shekh waxaa jira wiil aan jeclahy indhoweyd na manan izla hadlin xalay waxan ku riyooday isago mehergisa dhacayo markaasna dad badn ay ka so baxayaan meherka meshu ka dhacayay dadka qaar dad aan aqaan baa ku jiray wiil abtigay ah hooyo ilmo abti yihiin dadka kamidahaa please izo fasir shekh

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 11 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 11 หลายเดือนก่อน +3

    Asc.shiiq.ilaahy.hakubarkeyo

  • @prettybahja5362
    @prettybahja5362 11 หลายเดือนก่อน

    Show rooming Alaha kubarakeeyo

  • @cabdiqadircabdilahi3208
    @cabdiqadircabdilahi3208 11 หลายเดือนก่อน

    asc sh,
    waxa aan ku riyood oo kacbada ku wareegayo waxa aan ku dhex arkary gabadh aan aad u garanaayay oo isoofirinaysa niguna waan ka siijeedsatay marka aan arkay
    ii soo fasir sheekh,😥😥

  • @qadijojiijo609
    @qadijojiijo609 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @xaawoadanmaxamed203
    @xaawoadanmaxamed203 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah shiiqow allaha ku dhowro

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 11 หลายเดือนก่อน

    Shiiq xasad iyo sixirka keesaamaybadan

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 11 หลายเดือนก่อน

    اللهم اكفنيهم بما شئت

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 11 หลายเดือนก่อน +1

    Habeen kasta naag ayaa riyada igu imaato waa ogahay waa xasadkayga maxaan saeeyaa shiiq

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 11 หลายเดือนก่อน +4

    ركعتين صلاة الحاجه
    ١:تعود ٧١
    ٢:الفاتحة مرة
    ٣:انه من سليمان ....٧١
    ٤:صل علي النبي صلي الله عليه وسلم
    ه: اللهم عرفني من سحرني وبصرني به واكشف لي عنه في رءيا منامية يارب العالمين
    ٦:صل علي النني صلي الله عليه وسلم

    • @sophiakiin4762
      @sophiakiin4762 11 หลายเดือนก่อน

      Waad mahadsantahay

  • @SabaaxCabdi-od2kp
    @SabaaxCabdi-od2kp 11 หลายเดือนก่อน

    Sheekh riyadan ifasir adigoo raliya meel aan Kala soo xidhiidho waye

  • @RodaDahir-dn8qn
    @RodaDahir-dn8qn หลายเดือนก่อน

    Waxan Hayes pisokuanfacaysa

  • @SabaaxCabdi-od2kp
    @SabaaxCabdi-od2kp 11 หลายเดือนก่อน

    Shekh alle akaaralinoqdee waxan ahy qofta dumara wana lasocda barmamijyada waxan kacodsanaa inanyar baa 9bilood iga xanuunsanaysa inaad igu ducaysid adigiyo asxabta chanalka kugu xidhan

    • @aminafarah2318
      @aminafarah2318 11 หลายเดือนก่อน +1

      Walaalo ILAAHAY ilmaha yar ha ku caafiyo caafimaad sareecana oo taam ah oo deg deg ah RABI ha kuu siiyoo oo ha kuugu arzaaqo ALLAAHUMA amiin amiin amiin

    • @SabaaxCabdi-od2kp
      @SabaaxCabdi-od2kp 11 หลายเดือนก่อน

      Aamin aamin wllo

  • @SabaaxCabdi-od2kp
    @SabaaxCabdi-od2kp 11 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyooday anigoo xashka jooga anigiyo inaan aan saxiibnahy iyo islaan aanu qarabo nahay

  • @user-qs4sy7im1p
    @user-qs4sy7im1p 11 หลายเดือนก่อน

    I know tii isixirtay dhuulku kula og❌

  • @wadanigadalka4283
    @wadanigadalka4283 11 หลายเดือนก่อน

    waar ILLAHAY SWC ka cabso
    xagee ka keentay dadka ku sixraya waa ehelkaaga iyo qaraabadada, dadku inay isnacaan oo kala shakiyaan oo is aaminaadu dhimato ayaad views ku raadinaysaa.
    waar ILLAHAY SWC kacabso.