Marwo Telka Kuwaydiisay Riyadeeda/Waxay Dhahday Nagta La,ilaqabo Ayaan Kuriyoday.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • #Riyadeda #Oo#Loogu #Badalay #Talo#

ความคิดเห็น • 216

  • @maryankuluc2023
    @maryankuluc2023 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa bilaa sheikh kan tafsiirkii lagu way diiyay jawaabtiisii aaway

  • @FooseymaxamuudAadan
    @FooseymaxamuudAadan ปีที่แล้ว +2

    Shiiqow Habeen walbo waxaan arkaa xaaska kale eexaajiga

  • @hawamohamud
    @hawamohamud 11 หลายเดือนก่อน

    Sheekhuu ani waxaan ku riyoodaa iyadoo wanaag ii samaynayso ane aan usamaynaayo wanaag

  • @hamishmida5693
    @hamishmida5693 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxan kunriiyode naag ninka ii fure oo ku ooynaaya ok ayeedo igu jees jeeso iso faasir wali wexe so deegte guriga aan daganay

  • @hodanali6694
    @hodanali6694 3 ปีที่แล้ว +3

    Talo wanaagsan Allaha ku xafido sheikh

  • @dontbeblue6
    @dontbeblue6 ปีที่แล้ว

    Mashallah waa arin wanasan 🎉🎉 good new sheikh thanks 🙏

  • @hodanahmed9461
    @hodanahmed9461 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheekh waxan raba inana kushego riyo ana kuriyodo ilan habar wadag nahay oo shansano kahor ku dhimatay bada oo naloshegay aya markaste igu timada riyada ayado sonoqotay oo waliba nag urle lasocota oo lee maan dhiman ee waykan oo xafada fadhida oo dadaka lahadlaysa baal isisir sheekh barkasta waan kuso waydiya ogamana jawabtid iso jawab Sheekh

  • @MayaamuhudinMayaniita
    @MayaamuhudinMayaniita 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh alle haku barakeye lambarkaga iso qor

  • @nasiimchannel5247
    @nasiimchannel5247 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiikh illhey haku barakeeyo waxaan ku riyooday anigoo qaburta ku dukanaayo oo waliba leyga so wadi layhy

  • @abdinasirhussein2433
    @abdinasirhussein2433 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Jazaka Allah Sheikh Riimi

  • @Mohammedkral
    @Mohammedkral 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiq asc waku salaamy shiq waxaan kuriyodaa markasto wLaash oolaqabo ayadoo aroosay WAANA laqabaa 2 shiq garoobma waa ahay wina waanijogoo anigoo markasto dilaayo ayaan kuriyoodah sixuna udilayo

  • @malyungandal8566
    @malyungandal8566 3 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkk macnah waa mid kale ha wareerto miyaa shiiqoow gabadha wey naxday markaa tiri nin kaaga naag ku dar

  • @maimunahassan9599
    @maimunahassan9599 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh allahku barakeyo arimo badan onhalkan kuso kobi Karin iyo riyoyin bdan Ayn rabi lahaa inad iga cawisid jwbahodi ee lambarkga maheli karaah misna ma keygan kso diraa adigo rali ah jwb aynka sugayaa jazaka allahukheyr

  • @fartuunsiiman9511
    @fartuunsiiman9511 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheekh anigoo aabahay uutaagla ayuu aabahay aabiis iikeenay cml waaye sheekadan kkk lkn it good waa fiikrad fiican ha iskaga fujiiso ileen iyaduba loma kadiininee hadabo keento mid kalee oo ay kaga mashquusho cml

  • @maryandheemanluul962
    @maryandheemanluul962 3 ปีที่แล้ว +2

    Wad iga qoslisay sheekh

  • @luulali1873
    @luulali1873 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlhi waad iga qoslisay oo tii kobadeyba kawaswastay riyo kudhibtay tukale mayadaba shekhow tag uheso waa fikirkeyga

  • @ahlaam6818
    @ahlaam6818 3 ปีที่แล้ว +1

    Lanbarka Laga so wacayo shikh so sheeg riyo igu so noqnoqota ku waydiin laha shiikh

  • @daharadauud8534
    @daharadauud8534 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw

  • @faya786
    @faya786 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkk. Gabadha iyadoo ka maseersan Minyarsda ayuu sheekha ku yiri ninkaada mid kale u qalqaali ha guursado. Kkk Marada Tuur ahaa.

  • @nimcoali360
    @nimcoali360 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiq ani gabaraa wiil xiriir lahaa jirnay 5 sano kahor ayaa markastoriyo.iigu imaado markaa barty ilaahada marmarna waa isoo xaririyaa asiga maxawaye riyadaas

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh nag kale aaa xanun waaye siidan.

  • @zakariyepurhan7088
    @zakariyepurhan7088 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh riimi Riyada dhagaxa Ifasir waxaan kuriyooda anoo meel dhagax yar yar Obama anoo joga Ayaan kuriyoda

  • @amalaways3515
    @amalaways3515 2 ปีที่แล้ว +1

    Intee laga soo xiriiraa sheeqow

  • @hodmanabdulkadir7843
    @hodmanabdulkadir7843 3 ปีที่แล้ว +3

    asc lkn shiiqow xalkale malan miyaaa

  • @shamsaabdisafi7855
    @shamsaabdisafi7855 3 ปีที่แล้ว

    Sh riiyadaydi madaan igaso jawabiin qayr allehaku siiyee

  • @munamohamed7085
    @munamohamed7085 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascwrwb shekhunaa Ilahay haku xafido waxan kuriyooday nin iyo naag isqabo an aqaano oo wiilkayga waana 20jir dharbaxyo kudhufunaya ana an kaxumanayo

  • @claahimahamedtaqal8521
    @claahimahamedtaqal8521 3 ปีที่แล้ว

    Midakale hawareerto

  • @suweydomohamedali7804
    @suweydomohamedali7804 3 ปีที่แล้ว +1

    Shekhow aniga waxan laguriyoday hooyadey oo dad dhibateynayaan hooyadey 11sano ayey tantahay

  • @keyfmohamudkeyfmohamud
    @keyfmohamudkeyfmohamud 3 ปีที่แล้ว +1

    asc sheik waxan ku riiyo xalay ninkeyga leyga qabasaday waa leyga diilay waxan qabsadeyn dogo aniga aad ayan uu cabsaday iso jwb mahad saniid

  • @hidaayahidaaya5972
    @hidaayahidaaya5972 2 ปีที่แล้ว

    Shiiqriimi riyada xalwada ad cuneeyso mana la iqabo wana igu soonoqnoqotaty

  • @RayaanAmmiin
    @RayaanAmmiin 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masakiinta arinkalluu qoorta u galiyey balayo riyo ku weydiisay yahuu

  • @yaasmiinmaxamed1309
    @yaasmiinmaxamed1309 3 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaahu qeer sheeqow waxaan kuriyoday naak deres ila ah oo sariirteyda hoosteet iigu jirto oo dooliyaal badan wadato nakti waxaa kafakty lawo dooli wana dilay kadib wey ila dagaashay

  • @nuurnuurnuurnuur9905
    @nuurnuurnuurnuur9905 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiqow waxaa ku riyooday ani eyeeyadee oo mar horay dhimaty allh unaxariiistee oo ii keeneeso malmalaato ani iyo gawadha ee dhashay oo hawar yar ii ah wajigeedaneh wax uu ahaa qof caadi oo xagaa iska nuurayo plz isoo fasir shiiqow qeer illh haku siiyee🥺🥺

  • @shamsokhalif195
    @shamsokhalif195 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh waxaan kuu qoray riyo coment iigama aad soo jawaabin laba goor hadda iiga soo jawaab fadlan sheep riyadayda waa sudden laba habeen Sidan aniga oo dhalay ilmo ama Cunug nin ima qabo hadda garoob baan ahay waanan xanuunsanahay marks waxan guursaday video aad ooga halaysay qofkii ku riyoodo isagoo ilmo dhalay o why bogsanayaa ee ii fasir please

  • @safiyamohamoud7549
    @safiyamohamoud7549 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh allh ha ku barkeeyo magacygu waa nadiifo xasan cali joogta muqdisho riyada kuwaad waxan ku riyooday ayeeyaday hooyon oo dhimty kadibna aan wada joogno laba habeen kadib ayeeyo hadana iyada oo dhimty ayaan ku riyooday oo ana waxaa la ileeyahy ayeeyada wata dhimty adna waad dhiman shikh riyda ii fasir riyada labaad waxan kuriyooday wiil yar aan dhalay oo gubanya dab qaarka danbe oo dhan kula jira shikh ifasir allh ha ku barkeeyo mahdsanid

  • @faisayasin1059
    @faisayasin1059 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiik please riyadaan ii fasir marar badan ayaan ku riyooday waa la iqaba lakiin riyada markasto waxaan ku arka anigo la Ii guursanaayo guur an ku faraxsanen nin xun ayaa i guursanaayo ama nin an rabin.

  • @FooseymaxamuudAadan
    @FooseymaxamuudAadan ปีที่แล้ว

    Sheekh waxan rabaa inaad iifasirtit riyo aad iiwarerise

  • @hyd234
    @hyd234 3 ปีที่แล้ว

    Shiekh waxaan ku riyooday libaax I carsanayo marka alle ha ku barakeeyo ii fasiir

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr ปีที่แล้ว

    Cafimaad meel dhow ha usoo dhigo taa masamay karto

  • @nimcoali360
    @nimcoali360 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shaqsi riyadakale kuriyoday markastana igusoo noqonoqoto hbn hadakuriyon hbnkale kuriyodo waxawaye labo gabdhod asxaabnhy oo iskul isladhiganjirnay hada ayaga wali waxbartan lkn ani mabajrto.markasto waxaa kuruyodaa ayagoo lasocdo markasto mel wax lagubarto lee usoconaa bogag lee wadnaha xiso kujirnaa ama imtixan aankawalwalyo shiiqow riyadaas wakuriyodaa malin iyo hbnba pls pls igasojwb

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว

    Maxaa sheikh diiday inaad gabadha kula taliso inay sabarto, Qur'aanka, saliga nabiga calayhi salaatu wasalaam iyo dikriga Rabbi ku dadaasho intaa dhahayso naag kale ku qalqaali ninkaaga. Aniga waxay ila tahay in sheikha dagdagay. Maskaxiyan xataa uma fiicno qof horay u dhaawacan inaa sii dhaawacdo. Aragtidayda waad uga dartay. Allahu aclam.

  • @deeqocadaan1527
    @deeqocadaan1527 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh Hhhhhhhhhh sheekh mid sedaxaad aaa taasi waa hool adag

  • @ayaanmohamed8089
    @ayaanmohamed8089 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @aaminocali6392
    @aaminocali6392 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh lambarkada sen kuheli karaa?

  • @saamiyasiciiid465
    @saamiyasiciiid465 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh alle haku xiftiyo waxan kuriyooday iyadoo tuug ixaday hadana aanu waxba iga qaadan oo aan wayay wax iga maqanba tuugana magaranayn mana arkayn shiikh xasna ma ihi

  • @kaltumanoor188
    @kaltumanoor188 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxan ku riyoday aniga obabur wada baburna silowad maqana

  • @hanidaganchannel1780
    @hanidaganchannel1780 3 ปีที่แล้ว +1

    asc wrwb sheikh aniga wali wan sugaya kheyr alle hakusiye whatsupka kama jwbeysid miyaa fasirada

  • @deeqadheymannoor3600
    @deeqadheymannoor3600 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxmahiin waxaa laka rabaay inaat riyaada ku fasiirto qeer lakiin waxaad meesha kasaartay gabii ahaan mowduucii waxàadna loyaar unoqootay nag iyo nin aanba mesha joogin waxaad na jeceeshahay nimanka naagaha badaan yaa sheekh aniga waan guuri hadaan maqlo afaarahaan yaa kheekh

  • @NasroAdanAhmed
    @NasroAdanAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Tii joogtay qaati ka joogtaa asaad mid 3daxaad ku dar aaaa shiikhow see wax yeeshay

  • @hodanmohamud1865
    @hodanmohamud1865 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxey nimanku dumarka is ku dul jibiyeen
    Ma arkeysid mid leh gabdhaha qalbiyadooda ha la ilaaliyo ee uun waxaad maqleysaa ninku shahwaadkiisa in uu helo waa caadi gabadhuna waa in ay ahaataa neef xoolaa oo cows loo dhigo uun
    Gabadhu iyada dareen ma leh hadday hadashana waad maseyrtey
    Midda kale ninkaad aad leedahey mid kale u guuri ma awoodaa in uu nid kale guursado?
    Allah gabdhaheena qiimo ha u yeelo AAMIIN

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals 3 ปีที่แล้ว

    Waleh kadaro dibidale sheik arinta wadkugalgalatey

  • @umusufyan9913
    @umusufyan9913 3 ปีที่แล้ว

    Sheikhow lkn naag sadexad hadu guursado maxay ka faa iidee ayada on dhin ahayn ilaahey baa xaal og

  • @onenight8884
    @onenight8884 3 ปีที่แล้ว

    Asc jazaka allaha qeer nosoducya

  • @fadumohussein8041
    @fadumohussein8041 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheqow waxan xalay ku riyosay hoyaday iyo abahay ayago fadhiyo qofba mel isu muqato

  • @haboonali7455
    @haboonali7455 ปีที่แล้ว

    Aniga ima dhibto lkn wanku riyoda wayadan dambe xoga mana isku ficnin habeen walbane anago isla jogno ayan arka

  • @yusraabdala1135
    @yusraabdala1135 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh waxan ku riyoday lo cad oo rabto in ey idisho oo anina kaca rarayo

  • @ruunabdullahi6736
    @ruunabdullahi6736 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh qeyr ALLLAH ku siiye Mar kasta Waxa ku riyooda Anigoo ilkahaa iga daadanaya Arka Oo hadana Wax An arkenin

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel2273 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah tabarakalah

    • @Nimco-b2l
      @Nimco-b2l 2 หลายเดือนก่อน

      Asc

  • @yaasmiinmaxamed1309
    @yaasmiinmaxamed1309 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheeq waatba iiga qosol siisay

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkk

    • @najaxyousuf6813
      @najaxyousuf6813 3 ปีที่แล้ว

      @@SheekhRiimiChannel aduuunka ayaaan necebhy raga naagaha bdn qaba akh dumarkana waxaa hakula talin sheekh waad iska dhigayzaa shit

    • @daganmuniiracabdiraxmaaanm6950
      @daganmuniiracabdiraxmaaanm6950 3 ปีที่แล้ว +1

      @@SheekhRiimiChannel asc waku salamay sheekh riimi wanaxan kuriyooday anigo nin isinaayo 1 timir ah aan hadiday macunin ee ii soo fisir in sha allah

  • @nimcogeenyo6953
    @nimcogeenyo6953 3 ปีที่แล้ว

    Asc khekh jasakalah wxanku riyoday anigu laygu leyahy hoo kitabkan waa kitabii caqiidade iso fasiil gabdhna wan ahy

  • @nuuraacabdi2798
    @nuuraacabdi2798 3 ปีที่แล้ว

    asc sheekh waxaan kaa codsanaya plz inaad isoo fasirto riyadan
    1: anoo dad anan aqoon la socda markasta riyada dhexdeeda
    2: anigoo jooga guri aan gurigayaga ahayn oo daahyada Ka badalaya oo an hagajinayo

  • @amalaways3515
    @amalaways3515 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq waan ku riyooda qof aan kale tagnay oo messesh isoo qoraayo illahey ayaan kugu dhaarshee isoo fasir iyo qof aan aqaano oo gawar dhaleeso

  • @hindamohamed470
    @hindamohamed470 3 ปีที่แล้ว

    sheekh Alle haku xafido

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheeq quralkeyga kusoo qoray igasoo jawaab

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +1

      Foormee walaal ii soo qorty qoraalka walhi ma arkin

  • @sucadmaxamed8332
    @sucadmaxamed8332 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxan rajynya ina lay fasiro waxan ku riyody riximkyga ama makankyga osoo dhacys wll maxay noqonysa

  • @hanimaxamedsharif5054
    @hanimaxamedsharif5054 3 ปีที่แล้ว +4

    Kkkk wax la dhegeysan karo ma ahn

    • @faadumocabdi1721
      @faadumocabdi1721 3 ปีที่แล้ว

      Asc sheeq alah ku barakeeyo wan ku cusbahy janalka sheeq waxan wataa 2 su alood o aha riyo aan ku riyoday i waxa waye mar walbo waxan ku riyooda ano indho laan ah maliniyo habeenba mid kale waxa waxan ku riyooday anoo niman badan iceersanayan o markan kacararo hadane arkayo kuwa kale o meel biyo yalan biyo ka cabayo iso jwb sheeq

  • @liibaancalicali7560
    @liibaancalicali7560 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheiq waxan ku riyooday lacag anoo helay lacta waa lacag labadly oo mid cusb ayaa hda la isticmalaa marka riyda dhaxdeeda ayaa dad ila joogy waxay igu dhahayaan lacagtan waa la iska dhafy ee iska dhig aniga waan ka diidaa shieq isoo jawab adoo mahnsn

  • @munamohamed7085
    @munamohamed7085 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk wlhi shiikh caadi matihid wadnahaa istaajisay gabadhas Ilahay khayr ha uga dhigo

  • @daahirjv
    @daahirjv 3 ปีที่แล้ว

    .Masha allah TABARAKALLAH

  • @cabdaleyare3102
    @cabdaleyare3102 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh alle haku barakeeyo waxaan ku riyodey 3 mar aniga oo helaya dhagaxaan dahab ah 1 mar waxaan ka dhex helay 1 xabo oo ukun ah weyna iga jabtay sheekh iisoo fasir

    • @luulhussein5110
      @luulhussein5110 2 ปีที่แล้ว

      Abya alaha ku caafiya ilaah bari asaa caafimadka haaya lkn caafimaadkaaka meel xuun oo naagaha laka taaban kaakalay sidu shiiqa sheegay

  • @roodoroodo2599
    @roodoroodo2599 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheqow lanbarkada inten kaheli karaa

  • @samiirasaalahhassan8561
    @samiirasaalahhassan8561 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh waxa ku riyoday hooy oo dhimatay ban kuriyida

  • @xamdiibrahim4415
    @xamdiibrahim4415 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxaa igusoo noq noqota riyo bulac ama qorto ayaa qolkayga so galysa ana wanka cararaya jazakallah khayr

  • @fariidomaxamed1645
    @fariidomaxamed1645 3 ปีที่แล้ว

    wcs sheekh Alle haku barakeeyo
    aniga xaas ma ahi
    balse wiil ayuu xidhiidh naga dhexeeya waana wiil xaasle
    waxaan ku riyooday aniga iyo isaga oo gaadhi wada saaran waxa noo timi naagtiisa oo lugta xaga cidhibta nabar kaga yaal camal ay xanuunayso ninkeeda ayaa dawo u mariyay sheekh isoo fasir riyadaa

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 3 ปีที่แล้ว

    asc sheekhoow gabadha homework baad udirtee xaal Ku waa sidee illaahey qalbigeeda ha u dajiyo mid sadexaad maanta joogtaa kheyr in ay soo kor dhineyso u maleyn mayo Allah kheyrka ha waa fajiyo

  • @naemamohammed244
    @naemamohammed244 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah jazaaka Allaah qeyran walalkey

    • @maleykamaxamed7511
      @maleykamaxamed7511 3 ปีที่แล้ว

      Masha,allaah waad latalisey in kasto nin ka alle ubaneeyyey in uu guursado afar ona amreeyso diintena Mohammed cls hadii aan naagnahay wallahi way nogu adagtahay maseerka waxuu nugu hoganshaa in aan gubno ninka alloow imaan iyo sabar allownasii hadii dumarnahaynahayrun sheikh rimi allaah allahahaku xafdiyo taway nagubta

    • @maleykamaxamed7511
      @maleykamaxamed7511 3 ปีที่แล้ว

      💟🌹💟

    • @maleykamaxamed7511
      @maleykamaxamed7511 3 ปีที่แล้ว

      Marwalbo runta usheekdumarka qalbigaaga sidaas ha ucadaado 💟🌹

  • @hodmanabdulkadir7843
    @hodmanabdulkadir7843 3 ปีที่แล้ว +2

    maasha alaah

  • @maryandheemanluul962
    @maryandheemanluul962 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh wakhald wayn weeye tiihoraba uu ku khaldanaah

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh gabadha waad siiwaashy riyadiina umaadan fasirin iyadoo yaabn baad yaab kale kucelay afkii baa gabadha juuqda habay

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @qatarlibax9455
    @qatarlibax9455 3 ปีที่แล้ว

    Shekh waxan ku riyoday anigoo gabar dhalaayo uurna malihi lkn gabar ayaa ijogto

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sheekh waxaan ku riyoodey gabadh an dhaley oo dhulka ku kaadineyso kaadi badan badan la ima qabo mahadsanid

  • @ummubilaal2505
    @ummubilaal2505 3 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb sheeqow seetahay sheeqoow waxaan 3 mar ku riyooday anigoo cunaayo muraha gobka anigoo cunaayo marna geedka ka guranaayo oo cunaayo please vedio ga xiga iigu soo jawaab

  • @HodanAbdi-hy3km
    @HodanAbdi-hy3km ปีที่แล้ว

    Xagee kala soo xariiraa sheeq

  • @bushramohamed6056
    @bushramohamed6056 2 ปีที่แล้ว

    Allla ragan haday ogaan lahayen naago laysla guursado xanuunka ay ledahay wlhi inanay xata fiiriyeen subxanalah ilahay ban ka magan galanay

  • @sharafxashi3354
    @sharafxashi3354 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk waxkalaa wadaa shiqow

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah jazaakalaahu qeer anigane

  • @khadijaadam7269
    @khadijaadam7269 3 ปีที่แล้ว

    A s c waa sax wax aad samayasaya am aad tidhi

  • @najaxyousuf6813
    @najaxyousuf6813 3 ปีที่แล้ว

    Riyadaan islahaaa waydiii wn Kala noqday sheekhna maahèee uf

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @HibaqyDahir
    @HibaqyDahir 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh number ayan.rabe. riyoyin.badan.ayan.kuriyoda

  • @cabdaleyare3102
    @cabdaleyare3102 3 ปีที่แล้ว

    Waa markii 5aad

  • @abasshajjiali3890
    @abasshajjiali3890 2 ปีที่แล้ว

    ASALAMU caleykum sheikh riyaadhaan ifisiir please waxaan ku riiyodhaay anigo gurigaa kujuuro roob naa usocdo gurigana biyahaa koor kaaso galaayaan anigaa iyo wiil sxpkey naa Aan kuwadhaa kujuurno kadhib naa bananka ayaan usobaaxhayna oo Roobka ayaan ku wadhaa qaweeysani please isosheeg

  • @lulahmed7495
    @lulahmed7495 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk waaa jawaab fican

  • @Samaan__
    @Samaan__ 8 หลายเดือนก่อน

    talo wanagsan mahan sheekhow taladas 😂😂😂😂😂

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 ปีที่แล้ว +4

    Shiiq baallahaad ka riftay 😂😂😂😂Mid kale ku dar aa hi hi xabadii lala qabeyba la rafaadsanede midkala ugu dar tiri.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh iska guurso miyaa

  • @anshaxa1752
    @anshaxa1752 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sheikh Riimi inta badan waan ku dhagesta waxana darema inad ragga xagoda uu badan tahay sax miya mase qalad adigo mahadsan.

  • @guledmohamed7875
    @guledmohamed7875 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekha Allah ha barakeeyo, laakiin naag Soomaliyeed ninkeeda naag kale ku dari mayso! Marka waa arin qariib ah talada aad bixisay waxay ku haboon tahay raga marka labada reer lagu dawakho, ayaa tu sedexaad lagu daraa.

  • @famoctober4027
    @famoctober4027 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhow riyadi2soqar IGA so jawab anigo calol ari iyo Ber geel shiilayo ana cunayo sheikh iso fasir xaas ban ahay

    • @maimunahassan9599
      @maimunahassan9599 3 ปีที่แล้ว

      Cunow godad jecesha sas Aya ugu riyotan umaleynaa hhhhh