Nolosha Hadii Ka Dareento Dhibaato iyo Raffaad Samey Ficilkan Kadib Fiiri Siduu Alle Dhibatada Kaaga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2023
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 44

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 7 หลายเดือนก่อน +21

    أللهم رزقني من حيث اعلم ومن حيث لا أعلم أللهم رزقني من حيث لا احتسب يا رزاق يا كريم ❤

  • @YasinAbdulahi-nw7mk
    @YasinAbdulahi-nw7mk 7 หลายเดือนก่อน +4

    Allahu marasuqni min xeysu aclam
    Wa min xeysu lla aclam
    Allahu marasuqni
    min xeysu la axtasib yaa risaaq yaa kariim

  • @naimachannel1523
    @naimachannel1523 7 หลายเดือนก่อน +10

    Yaa allaah sheekh jazakallahu kheyr hooyo gabdha dhashay ban ahay oo hadana gabdhaheda ka fog wn u walwalaa habenki ma hurdo ilahow ino xafid owlaada culeskana fudet inogu badal😢

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin aamiin aamiin yarabiii

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh masha allaah allaah wuu iga aqbalaa ducaada balse waxaa dhib iga haysta wax la dhaho dayn ayaa la igu qatay iga soo ducee allaah inuu iiga meel yeelo daynta allaah daynta inaguma dilo❤❤❤❤

  • @RoumanOsman-qg3bh
    @RoumanOsman-qg3bh 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc jasakallahu khayran sheekh ku wii wx kuqato ee intifacsada Alle hanagayelo Amiiiiin

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 7 หลายเดือนก่อน +1

    🥺.🥺..🥺 ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @naimachannel1523
      @naimachannel1523 7 หลายเดือนก่อน

      Allahaku naxariisto wallo😢😢

  • @yaasmiingaarane1012
    @yaasmiingaarane1012 7 หลายเดือนก่อน +1

    sheq allah kubarakeyo ee meqa marba ladhaha ducada

  • @anuushahmedanuushahmed2999
    @anuushahmedanuushahmed2999 7 หลายเดือนก่อน

    Wcs sheqow iso ducey waswaas nafta ikeny 40 qof ducadoda waa la aqbala iso duceya 🙏 🙏 🙏 🙏 qer alle ha idn siye

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 7 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa sheekh riimi waad noo sheegtay hada kahor JAZAAKA ALLAAH

  • @awoabdille6953
    @awoabdille6953 7 หลายเดือนก่อน

    Jasaaakaallahu kheyr Alle kheyrka Aad nooso gudbiso khayrkiisa haku siiyo insha allaH Aamiin yaa Rabbii🤲🤲🤲

  • @cabdulahiahmed4821
    @cabdulahiahmed4821 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah ❤allaah haku xifdiyo❤

  • @idrissalat85
    @idrissalat85 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a jazaaka Allah kheeyr

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 7 หลายเดือนก่อน

    Maanshaallah .

  • @Sihaameyy_
    @Sihaameyy_ 6 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay sheekh

  • @Fardowsa-kd4ks
    @Fardowsa-kd4ks 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waa xanuunisanahayi iso duceya

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 7 หลายเดือนก่อน

    Sheeq riimi wakugu soo naqday waxaan. kaloo kuriyooda gabar ila jookto oo li idhahaayo heblaayo qur aanka bar iyo wiil keeygi oo qur aanka ku culus oo kaalin kagalay qur aanka

  • @anasmohomed6471
    @anasmohomed6471 7 หลายเดือนก่อน

    m.a Sheeq riimi

  • @user-eg4zl1mm9x
    @user-eg4zl1mm9x 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc shiiq waxan ahy gbr wax baraty family dhaqaale hoose kaso jeeda ka dhalaty waxan hysta Batchelor degree hdna shaqo wan ku wayay hooyadey wxy I dhahda iska guurso Ana guurki ayaba culeys iga saaran oo qof walbo mnta ila hdla bari iguma so noqdo wxn duceysanaya hdna mudo malin wlbo digri ayan aqriya wan qasmay culeyskana wu igu si kordhaa marka shiiqow talo ayan ka raba pls wax un igu caawi ado mhdsan 🙏🙏🙏🙏

    • @barooaflax
      @barooaflax 6 หลายเดือนก่อน

      suratul baqara aqri hadaad taqaan , hadaad garanayna qof quranka dhan isaar dhah muda 7 maalin ah hakugu saaro, qofna ha usheegin hadaad qof heshiisaan . sirtaada ilaali oo ka ilaali dadka inay maqlaan illaa malinta uu nokaxa dhaco ,
      marka il ayaa laga yabaa inay tahay .
      adna aqri suratul qul acuufu birabil falaq 313 jeer aqri mudo 7 habeen cisha markaa duko laba rakcadood kadibna aqri.
      markaasna duceyso lkn marka hore niyadaada gali inaad u aqrineyso muraadkada aad rabto.
      wadna helee hadaba mudada aqriso insha allaah.

  • @fadumomuqtardhuxulow9389
    @fadumomuqtardhuxulow9389 7 หลายเดือนก่อน

    Yaarabi cules an inbadan ku dhex jira allow fuded igu badal adaa qafuro raxiim ah

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 6 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @user-dj3lj8mz7p
    @user-dj3lj8mz7p 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh wan kusalaamey kheer alah kusiiyo 2habeen isku xigto ayaan waxan ku riyooda aniga oo niman dagaal iga soo qaadayaan marka aay damcaan in gacan ii qaadaan waxan akh ristaa ducadan اعوذ بكلمات الله تامات من شر ماخلق

  • @ramloaadan
    @ramloaadan 7 หลายเดือนก่อน

    Ala waan is dhahaa laakiin maquusan weli 😢

  • @maruunali5982
    @maruunali5982 7 หลายเดือนก่อน

    Shiikh talefankagan rabay

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaakaloo kuriyooday anigoo ee ibursanaayaan niman seef waatan at kacab saneeysid saan ugu soo ordaaydi waxaan imaaday meel xaafad u ig suuqna u ig markaasaa naagahoo waxey idheheen qiyaa madaa dhac day yacnii aduunka wuu dhamaaday sheeqoow lambarkaagaa ubaahnaa waa ku waayay

  • @xafsa687
    @xafsa687 7 หลายเดือนก่อน

    Shikh talefonkisa isoo shega bilis qof haya hadu idin kujiro

  • @sumayo677
    @sumayo677 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh sidee kuula soo xiriiraa

    • @YasinAbdulahi-nw7mk
      @YasinAbdulahi-nw7mk 7 หลายเดือนก่อน

      Allahu marasuqni min xeysu aclam
      Wa min xeysu lla aclam
      Allahu marasuqni
      min xeysu la axtasib yaa risaaq yaa kariim

  • @qamaryusuf120
    @qamaryusuf120 7 หลายเดือนก่อน

    Horta shiiqow xage laga heli kraa ileen dadka private wax ku weydiinaya jiree
    Mar wlbo comment so qora waa nooge wah

  • @sumayo677
    @sumayo677 7 หลายเดือนก่อน

    Number kaad ayaa rabaa

  • @user-nn8tr9mg5h
    @user-nn8tr9mg5h 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekh ifasir maska qolka albabkisa igasoo eegaya donaya inuu sogalo

  • @maqzuumcade2221
    @maqzuumcade2221 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh riimi aniga waxan isku arkey maalin aadigoo ku hadaleyso astagfaarta marka wan dhageysatey ka dibana wan sameeyey waxan arkey waxa layaab ah

    • @amishmaawiye7477
      @amishmaawiye7477 7 หลายเดือนก่อน

      MashaAllah walal tee aqrisay midi dhera mise

  • @sumayoheno3667
    @sumayoheno3667 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh marksta saliga nabiga akhiro riyaa lystusaa mel kala xiriro isheg

    • @safiaxusen5793
      @safiaxusen5793 7 หลายเดือนก่อน

      Meqo aya akhrisaaa midkese aqrisaa abyo

    • @sumayoheno3667
      @sumayoheno3667 6 หลายเดือนก่อน

      @@safiaxusen5793 500 saliga gaabn iyo kan dheer ibrahimyada matiriyo

  • @nimomumin9029
    @nimomumin9029 7 หลายเดือนก่อน

    Qaraal nagu caawiya asxaabta afsomali

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 7 หลายเดือนก่อน +2

      أللهم رزقني من حيث اعلم ومن حيث لا أعلم أللهم رزقني من حيث لا احتسب يا رزاق يا كريم
      Somalina ,,allaahuma rusuqnii min xaysu Aclam wa min xaysu laa aclam allaahuma rusuqnii min xaysu laa axtasib yaa rasaaqu yaa kariim❤ mahadsanid❤

    • @abdiazizjama4290
      @abdiazizjama4290 7 หลายเดือนก่อน

      W

    • @YasinAbdulahi-nw7mk
      @YasinAbdulahi-nw7mk 7 หลายเดือนก่อน

      Allahu marasuqni min xeysu aclam
      Wa min xeysu lla aclam
      Allahu marasuqni
      min xeysu la axtasib yaa risaaq yaa kariim

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 7 หลายเดือนก่อน

      @@YasinAbdulahi-nw7mk jasaakallaahu khyr

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq riimi illaah abaal kaa hagudo sheeqoow waxaan kuriyoo day dagaal ween dhacay xabado badan daa danaayaan mar kaas qof is garaneeyno oo lawa gab dhoot ujoogaan shaqaalo nimo ugu joogaan oo kasoo bax sadeen ii imaadeen anina gabar saaxibteeydi an ugeeyi oo ciidan la aan eheet oo lawada gabdhoot kala ahaayeen 9 jir iyo wax kasii yar mida yarta anaa reebtay cideeda talee foonaa udiray gabadhiina gurigee igu imaada ayaan dha hay isoo jawaab illaah dartiis