7 Todobadan Qof Hadii Aadan Xiriirka Hada U Jarin Waligaa Dhibaato Kama Baxeysid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2023
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 13

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 7 หลายเดือนก่อน +5

    As wrwb quraanka allaah inaan xifdiyo ku dhaqmo igu
    Soo decee dhaman islaamka❤❤❤❤

    • @adoontiialle9139
      @adoontiialle9139 7 หลายเดือนก่อน +1

      Alle Alleha kuu fududeeyo wll hana kugu aadiyo inaa xifdiso quraanka kuna dhaqantid intaa tafsiirkiisa marsatid

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 7 หลายเดือนก่อน

    🥺 🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay

  • @user-ft4lv6sj1w
    @user-ft4lv6sj1w 7 หลายเดือนก่อน

    Msha Allah jazakalahu

  • @user-cm7us6qd3o
    @user-cm7us6qd3o 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh Ale ha ku barakeeyo wax badan videowdada wan ku faiday lkn whats nuberkaga ubahanay Sheekh Runta weeye wa in lga fogaadA dadka noocana

  • @aboubakermohamedomar3679
    @aboubakermohamedomar3679 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheik, wahan ubaahna lambarkaga. Waad mahadsantahay

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 5 หลายเดือนก่อน

    Walaahi. Beentaada. Ma aha. 25. Sano. Ayaa. Lasocdey. Intaan. Adiga. Sheegtey. Ayaan. Ku. Arkey. Runtaana. U. Sheegey. Waana. Gooyey. Kan. Wiliba. Waxaa. U. Sii. Shiit. Haasid nimada. Hataa. Wiligiisa. Koob. Coffee. Iigama. Bixin. Intaasi. Anaa. Ka. Bixinayey. Canada 🇨🇦

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq riimi aawi jawaabta komantiga waanaga soo daahisee nalasoo dhaqso adoo mahat san

  • @fasaliaadan8328
    @fasaliaadan8328 6 หลายเดือนก่อน

    Waxa aan rabaa caawin lacagahabti

  • @fasaliaadan8328
    @fasaliaadan8328 6 หลายเดือนก่อน

    Abti

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯