5 Riyo Oo Digniin Alle Kuu Soo Direy ah Hadaat Ku Riyooto Ha Fududeysan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2024
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 20

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 6 หลายเดือนก่อน +5

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allaah ha nagga xijaabo balaayo dhan aamiin❤❤❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 6 หลายเดือนก่อน +2

    🥺🥺🥺..ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay .🥺.🥺

    • @shukricilmi1591
      @shukricilmi1591 5 หลายเดือนก่อน

      Wll number kaan & muqdisho mxa qaldan

    • @nrcabdi
      @nrcabdi 5 หลายเดือนก่อน

      Waa sax waa Muqdisho wll

    • @nrcabdi
      @nrcabdi 5 หลายเดือนก่อน

      @@shukricilmi1591 waa sax waa Muqdisho walaal

  • @QamarAli-gv2we
    @QamarAli-gv2we 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ku sahalo wll

  • @QamarAli-gv2we
    @QamarAli-gv2we 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shekh riimi Allaah ku xifdiyo aduun iyo akhiro shekh riyada ifasir waxan ahay gabar waxan dhigtaa dugsi quraan waxan nahay dumar bas ah waxan ku riyoody anigoo sumac ku jiro iny hurdo ila tagty waxan so tosy aniga iyo maclinki iyo wllky bas ah o dugsiga jogno wan yaabay waxn iri maxa wllky dugsiga keeny kadib waxan wayay xijebahygi aan xirnaa Saan xulayay wan wayay kadib waxan helay xijebahygi aan xafada ku jogay asago ay bisad ku saxaroty o ku jiro mesha kabaha la dhigto shekh riyada ifasir Allah ku xifdiyo

  • @ahmedmuse3996
    @ahmedmuse3996 6 หลายเดือนก่อน

    Subxannallah

  • @Ilhaancali21
    @Ilhaancali21 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh alle haku xifdiyo waxaan rabaa inaa ii fasirto riyadaan oo marar badan igu soo laablaabatay 4 sano ilaa 5 sano ku dhawad wey igu soo laab laabatay waxaan ku riyoodaa anoo indha aan si fiican wax ugu arkeenin kaliya arki karo waxa oosteyda ah xitaa mararka qaar aan sifiican u arkeenin dhidhacyadeyda hadaa eego oo waxaan arag is dhoho idhaha wey iskaga key dhagayaan oo si xoog ayee iskaga key dhagayaan aan kala fuji karin sheek alle haku barakeeyo. Ee ifarir riyadaan in badan ayee igu soo laabatay

  • @user-yo3rf6zi9x
    @user-yo3rf6zi9x 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxaan ku riyooday 2 riyo sheekh gurigayaga soo galaya midkale waxaan ku riyooday sheeg jiifa sariirtayday waana 2riyo oo 5habeen ayaa u dhaxaysa

  • @Bulshaawiofficial12
    @Bulshaawiofficial12 6 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan tahay sheikh

  • @user-gj7gh8xu5v
    @user-gj7gh8xu5v 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxan ku riyoday anigo foolanaya foshana ka cabsanaya oo ducaysanaya ilahow fosha ii fudude dadna way I kor taagnyihn bdn anon dhalin ayan soo tosay waana la I qaba

  • @aminamuqtarhussein5500
    @aminamuqtarhussein5500 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekha numberkiiisa rabaaaa plz qof haayo haduuu jiro ha ila wadaaaago

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 6 หลายเดือนก่อน

    As wrwb😊 sheekh

  • @Abshiroabe
    @Abshiroabe 13 วันที่ผ่านมา

    Sheqow riyada aad iga yabisay ii fasir waxan ku arkay hurdeyda dhuxa loda kheqow allah haku barakeye

    • @Abshiroabe
      @Abshiroabe 13 วันที่ผ่านมา

      Waxan ahay gorob

  • @saado209
    @saado209 6 หลายเดือนก่อน

    sheekh riimi alle haku xafido sheekh waxaan ku riyooday anigoo qof la xanuunsan xanuunka ruuxiga ah quraan ku akhriyaya dhawr mar

  • @DeeqaYuusuf-nw3sq
    @DeeqaYuusuf-nw3sq 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan kuriyotaayi anoo jooga Mel dooxa o baaladhaan

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 6 หลายเดือนก่อน

    Riyada carcarada maxa wye????