Jazakallaah shiikh aniga oo hal mar maalintii akhriya suuratul baqara bn wax badan ka faa’iday alxmdulilah caafimaad fudayd farajkana waa sugayaa insha allah
@@SheekhRiimiChannelasc sheikh waxan ku riyootay abahey o nol o geeriyoday o sadax bari dheyd kisa gurigayga yaalo anah an ohnayo mesha nah mel cidlo ah ifaris sheikh
Shekh masha Allah aniga haheen kasto 8 sac ama 10 sac ama 9 sac wan so kaca waxan tugta 2 rakac o suna ah kadib tahlil ayan ku tufa sura al baqra marka hore fatax ayan ku bilawa iyo birabi falaq birabi naas qulwale ayad kursi kadib saliga kadib magaca Allah kadib surah baqra iyo al imran waxan siya carurta hooyo aniga masha Allah wan wada hada wan la qasaday wax cajis ma daremo hadi qawow jiro an janawo qawo wan quwesta kadib wan aqriya salad suwax kadib wan aqriya walahi waxan helay xasinoli iyo raxo nafisiyan carurta waxey ku tosen dugsiga kan ugu yar xita waxow le yahay waxan ada dugsiga carurta lama so kiciyo ayag aya so kacan wax cajis kama muqdo. Caadi wey la qabsaden lakin marki hore wan ku qeylin jiray waxan dhihi jiray kaca dugsiga ada wax so kacay majirin eyago ka xun o caajis ka muqdo ayey dusiga. Adi jiren ... alxamu lilah hada wa okey 🎉🎉🎉
Wlh waa run anigo meelkasta liiga so xiray shaqadii guriga xita qabsa waya bilabay suuradi Marka dhameyay fudeed culeski jirka iga sarna wuba iga dagay alx fudeeed wax idhiba ma arko awalna shaqo iska Daye gacmaha xita kor Uma qadikarin jir xanuun dartiis io cules
sh rimi allaah haku karaameeyo waxaad ii fasirtaa riyadan anigoo kox cidan ah intay bistolad ii dhiben igu dhay so Dil hebel waan ka diiday way I fasaxeen anigoo kaso tahay Ayaan arkay Nin koxda ah oo igarab socda wuxiuna igu dhay Waa la ii kaa Soo diray wan Ku dilaa orod Ayaan ooga baxsaday Ninkale ayaa bistolo iila Soo baxay waxaan Ku dhahay maxaad kale oon ooga badbaadaa dilka wuxuu I dhahay in lagu gudo mar labaad buuryada lagaa jaro
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺاللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ❤❤❤❤❤
Asc shiiq riimi riyo maifasire alle haku barakeeye
Mashallah Sheikh Riimi, waad iga farxisay waa suuradee ayan islaahaa ilahay mahadii sadex jeer ayaan maanta akhriyay waxaan dhameeyay intaan makhrib la gaadhin. Jazakallah khair Sheikh ❤
Masha alaah alle muraadkaad u aqrisatey ha kuu sahlo
Amiin
@@SheekhRiimiChannel Amiin Sheikh jazakallah khair
Jazakallaah shiikh aniga oo hal mar maalintii akhriya suuratul baqara bn wax badan ka faa’iday alxmdulilah caafimaad fudayd farajkana waa sugayaa insha allah
masha allh shiikh Riim jazaakallh khyr
Adigana.sidaas oo kale
@@SheekhRiimiChannelasc sheikh waxan ku riyootay abahey o nol o geeriyoday o sadax bari dheyd kisa gurigayga yaalo anah an ohnayo mesha nah mel cidlo ah ifaris sheikh
Shekh masha Allah aniga haheen kasto 8 sac ama 10 sac ama 9 sac wan so kaca waxan tugta 2 rakac o suna ah kadib tahlil ayan ku tufa sura al baqra marka hore fatax ayan ku bilawa iyo birabi falaq birabi naas qulwale ayad kursi kadib saliga kadib magaca Allah kadib surah baqra iyo al imran waxan siya carurta hooyo aniga masha Allah wan wada hada wan la qasaday wax cajis ma daremo hadi qawow jiro an janawo qawo wan quwesta kadib wan aqriya salad suwax kadib wan aqriya walahi waxan helay xasinoli iyo raxo nafisiyan carurta waxey ku tosen dugsiga kan ugu yar xita waxow le yahay waxan ada dugsiga carurta lama so kiciyo ayag aya so kacan wax cajis kama muqdo. Caadi wey la qabsaden lakin marki hore wan ku qeylin jiray waxan dhihi jiray kaca dugsiga ada wax so kacay majirin eyago ka xun o caajis ka muqdo ayey dusiga. Adi jiren ... alxamu lilah hada wa okey 🎉🎉🎉
Mashaa Allaah 🎉
Masha Allah jazaakalaahu
M.a jassakallah Shiekh shukran ❤❤❤
Mashallaah shukran wllo no so badi Huno ilahey ha Ku xafido❤🎉
Shukran
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Masha Allah
Jasakallahu khayr sheekh
Shekh jasakalah kher Alle haku xafido
Amin sidoo.kale
Asalamu aleykum warahmatu wabarakatu Mashaallah jazakAllha
Jazakallah khair
Manshallah shukarn
mansha allh illahay haku dhowro sheekh
Sheikhunaa noo soo badi Kheryka
Mhd sanid
Wlh waa run anigo meelkasta liiga so xiray shaqadii guriga xita qabsa waya bilabay suuradi Marka dhameyay fudeed culeski jirka iga sarna wuba iga dagay alx fudeeed wax idhiba ma arko awalna shaqo iska Daye gacmaha xita kor Uma qadikarin jir xanuun dartiis io cules
Afkaaga caano mac lagu qabay
Walal surada ishek fadlan
@@sidranacima3513 waa suuratul al baqra.
Wll waa suuratu al baqra @@sidranacima3513
Masha allh jazaakalaahu qeer
Mahadsanid shekh
Mashallah shukran ❤
Adaa mudan
Asc.sh.alle.haku.xafido..madhameynaa.mar.walbo.mise.hal
Safxo.mise.hal.maqro
Asc sheikh suratal baqara haddan kolba qeyb akhristo sadexda wakhti ka waran ?
sh rimi allaah haku karaameeyo waxaad ii fasirtaa riyadan anigoo kox cidan ah intay bistolad ii dhiben igu dhay so Dil hebel waan ka diiday way I fasaxeen anigoo kaso tahay Ayaan arkay Nin koxda ah oo igarab socda wuxiuna igu dhay Waa la ii kaa Soo diray wan Ku dilaa orod Ayaan ooga baxsaday Ninkale ayaa bistolo iila Soo baxay waxaan Ku dhahay maxaad kale oon ooga badbaadaa dilka wuxuu I dhahay in lagu gudo mar labaad buuryada lagaa jaro
Maanshaallah.
Aamiin yaarabi
❤maashaallaah
Scw❤❤❤
Sheikh asc.wazup ka farin kagasodirey please khadka fur o arag
What's app kiisa Maa igu caawiso walashay arin weydiin lhaaye allah haku barakeeyo 👍
Idamka alle beri duhuradii firaayaa in sha alaah
Asc sheikh number kada raba fadlan siide ku heli kara?
Meeqa maalin ayaa wadaa aqrinta?
Scw ❤scw❤scw❤
3 jeer mar walbo masoo bilaawi ma dhameen sh
Haa hadii aat aboodit weeye
Kofka marwalba halmar qariya malin walba waaqrista sidi biyaha okale dibatada waha waye malinti sedex jeer lama aqrin karaa wadertahaay said waqti yey qadani
Sheikh fariin bn WhatsApp kuguso diray fadlan iso jawaab
Walaale wats appka mar dhow mafurin lkn markaan.furo weliba sida ugu dhaqsida badan.ayaan kaaga soo jawaabi
@@SheekhRiimiChannel abdulkadir number ka what's app kaga ubaahnahy ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiro.
Shiiiq rii alha ku xafido❤❤❤