QABRI DAHAR AYAAN SOO GAARAY | SAFARKII BAISKIILKA NAIROBI ILAA DJIBOUTI | 🇰🇪-🇪🇹-🇸🇴-🇩🇯 | Ep 31

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 200

  • @FaysalShaik1
    @FaysalShaik1  10 หลายเดือนก่อน +39

    Sxbyaal muuqaalkaan share gareeya fadlan. Caawa 15k subscribers aan xirno.
    Mahadsananidiin 🙏

    • @Hantaara
      @Hantaara 10 หลายเดือนก่อน +2

      ok bro lkn vedio waad naga soo dahisay

    • @nuurali1245
      @nuurali1245 10 หลายเดือนก่อน +2

      Aniga kenyaan baan ah qalad weeye aniga somalida kenya dakta baan aha dheh sxb

    • @Mr8dhawiil
      @Mr8dhawiil 10 หลายเดือนก่อน +1

      Zxb dadka waxaad kawareysataa dhanka abaarta iyo roobabka
      Iyo xaalada Deekaanka
      Nolosha maciishada

  • @kinglipato7
    @kinglipato7 9 หลายเดือนก่อน +4

    wxd heshy fikrada baskil ku safarka wxn rajyjnya dhmn dalka somalia inan moto ku maro i.s am wishing u the best my pro faysal

  • @saidhussein-w3g
    @saidhussein-w3g 9 หลายเดือนก่อน +4

    masha alaah bro faysal shaqo fiican baa haysaa marka somalia na imoow walaahi aad baan uga helay deegaan iyo dhaqan somalida waa isku mid meel walba ay joogaan ee cadaw ayaa kala geeyay

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 10 หลายเดือนก่อน +7

    جزاك الله خيرا ويسر لك طريقك (فسيرو في الارض) بحثت جهدا كبيرا السفر مشقة وكيف وانت تقطع هذ المسافة علي متن دراحة اهنئك رافقتك السلامة معك

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah. Wallee ninka ugu cajiibsan intaan arkayay dadka social media kujirta somalida ayaatahay Alle haku barakeeyo huuno ❤

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 8 หลายเดือนก่อน +2

    06:39 Ayan darada umadan Somali haysta waxa weye ubadkas w The future of next generation depends on what path you create for them today Diin, Shaqo, Taclin, Horumar Or Qabyaalad, Dhimasho, Burbur. Baahi, Gaajo, Foolxumo Iyo Cadaw Iyo Shisheeyo Ka Faidaysta.
    Jiilka dambe uu hiili oo maanta is hagaaji adigaga akhrisanaya ee dawanaya.
    Ma Sha Allaha Qoraya.

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 8 หลายเดือนก่อน +2

    I see that you recovered your sunglasses. good.

  • @ramasridho5261
    @ramasridho5261 10 หลายเดือนก่อน +5

    Qabridaha it’s giving garrisa vibes the houses road almost the same bajaj

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha ku caafiyo dhulmare sxb guul banku rajeynaya

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน

      Ameen brother

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 10 หลายเดือนก่อน +5

    Sxb illahay garabkaga ha galo arin aad u muhimad wadaa wadankibad na bartayba thank you ahzante sana

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 10 หลายเดือนก่อน +6

    Mansha allah walalkey walahay wad rafaadeyinkasto aad del baratey taariikh badan baad ururin doonta blse is jir aduunka wu dhib badan yahay ale haku xafido❤

  • @ramasridho5261
    @ramasridho5261 10 หลายเดือนก่อน +8

    We are rooting for you🥰abowe may Allah watch over you be safe and healthy too.

  • @ahmedegal8708
    @ahmedegal8708 10 หลายเดือนก่อน +6

    Spend time to the city, becouse is historic town❤

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 9 หลายเดือนก่อน +3

    Adeer Illaahay ha ku xafido oo ha kuu hirgeliyo ujeedkaaga ah waxbarashada caruurta Somaaliyeed ee xoolo dhaqatada degaanka Somaalida Illaahayna ha ku nabadgelyo geeyo gurigii aad ka timid Aamiin Aamiin Aamiin

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน

      Ameen. Mahadsanid

  • @FarahGodey
    @FarahGodey 10 หลายเดือนก่อน +7

    0:00 Sxb Horey Usoco Waa laga yaaba in aad lakulanto dad aan maskixiyan u korin ama fariimo aan wacneyn kusoo qoraan lakin Irumeyso Ma arkin Abid Barnaamij ceynkaan ah wa laga yaaba in ay jiraan dhalinyaro meelo kamid ah dhulka soomaaliyeed ku travel gareeyaan balse Route kaan waa qofkii ugu horeeyey oo discover gareeyey keep going bro feisal 24:45

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 หลายเดือนก่อน

      Mahadsananid walaal

  • @hassanhussein5782
    @hassanhussein5782 10 หลายเดือนก่อน +4

    Keep going Watching U from Göteborg City Sweden . Safari Salama bro

  • @ahmed_goat4264
    @ahmed_goat4264 10 หลายเดือนก่อน +3

    Welcome back Good job you helping people ilaahey hakusiyadiyo xooga alaha haku shaafiyo insha Allah inaguna waxaynu leenahay amiin

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 9 หลายเดือนก่อน +2

    Somalida Kenya,Itopiya,Jabuuti haddii aad tiraahdo yaad tahay Somali ayaan ahay ku dhihi maayaan mid kasto meesha uu degan yahay ayuu sheeganayaa taasna way ku khaldan yihiin waxaanna ka xoog badiyey Gumeystayaashii Gumeysan jireyn,taas waa khalad ay gelaayaan ee ha iska dhaafaanno oo ha sheegtaanno Somalinimadda ay u dhashey midaas ayaanna wax u tereyso,Allaha soo hanuuniyo Waa walaalaheyn inaga maqanne

  • @sweetkokii
    @sweetkokii 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 👍👍

  • @Mali2.0W
    @Mali2.0W 10 หลายเดือนก่อน +4

    Manshallah brother keep doing your thing we need more vlogs like this much love❤ 🇸🇴

  • @Qorax
    @Qorax 10 หลายเดือนก่อน +4

    Heesta hiba nuura ee ahayd qabridahar anaa iskaleh noosaa❤❤❤

  • @dscdsc8153
    @dscdsc8153 10 หลายเดือนก่อน +8

    Faysal; This project of traveling in dhulka Somalidu degantahay on a bicycle was my dream for over a decade now and still is. I think we should team up and do this together sometime brother. It would be an honor...

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 หลายเดือนก่อน

      Inshallah brother. A good thing to do.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah dalxiis wacan sxb nabad ku dalxiis allaha nabad kugu so celiyo

  • @janaad9933
    @janaad9933 10 หลายเดือนก่อน +4

    War videoskaaga waaba intresting masha allah❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 10 หลายเดือนก่อน +4

    Reer hargeisa waa god exempel. Mansh Allah

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 10 หลายเดือนก่อน +3

    Good job 👍👏 zxp qaali I am waiting for you 💗 dhegax buur 🎉🎉❤

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 10 หลายเดือนก่อน +9

    My grand father was born in qabri dahar Somali state ama Somali galbeed

    • @abdiadennn
      @abdiadennn 9 หลายเดือนก่อน +1

      that's my hometown

    • @abzlibaax7412
      @abzlibaax7412 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdiadennn we might be related 🤣

  • @Abdikhalaq
    @Abdikhalaq 10 หลายเดือนก่อน +3

    Welcome to
    Jigjiga
    Wajale
    Gabiley
    Borama
    Hargaysa
    Berbera
    Burco
    Ceerigaabo

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah sxb waa kula wada soconaa Rabbi haku Amaansado , socdaalkana Allah ku sahlo,,,TALO madaama Aad energy U badan Bixineyso Sahay fican O energy booster meesha tagtid kasii qaado kuna ttasho waxwalbo iney out of your plan noqon karaan any time FIi AMANILLAH# Geesi Somaliyeed❤❤

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 19 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha Allaah Tabaaraka Raxmaan Allaha ku nabad yeelo

  • @ardomaxamed9861
    @ardomaxamed9861 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mansh allah ku caafiyo Inash Allah qabridahare is my city

  • @maankamk.6232
    @maankamk.6232 10 หลายเดือนก่อน +4

    Faysal bro you are hard worker keep going brother

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 9 หลายเดือนก่อน

    Ninraged baatahay sxb Masha allah xaasidka allaha kaa qabto

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 10 หลายเดือนก่อน +6

    WELL COME QABRI DAHAR ❤

  • @AsadAbdinour-mz2lx
    @AsadAbdinour-mz2lx 10 หลายเดือนก่อน +5

    Keep going legend

  • @ahmedyussuf2689
    @ahmedyussuf2689 9 หลายเดือนก่อน

    This is the first vidou I watch and that place is where I grew. I grew up.I will try to watch insha allah.keep up you will gain alot

  • @omararale7962
    @omararale7962 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ma Shaa Allah. The land of my forefathers

  • @maxcali863
    @maxcali863 9 หลายเดือนก่อน +2

    Qabri Dahar Kenya aya umaleynaaye, ileen waa Soomali Galbeed.

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maash allaah edo

  • @wm9669
    @wm9669 10 หลายเดือนก่อน +7

    Nice. Habo
    I love your journey. Keep it up and don’t stop.
    No faults in your videos. Just the music is not for me 😊

  • @abdisalam1514
    @abdisalam1514 10 หลายเดือนก่อน +2

    Salaams faysal fariid, qabri dahar waa magaaladaan ku dhashay ku kobcay. Masaajidkii hore iyo suuqii u dhawaa inaan arkan rajaynayaa

  • @abdulazizmohamed5500
    @abdulazizmohamed5500 10 หลายเดือนก่อน +4

    More video qabridahar pls

  • @maaful
    @maaful 9 หลายเดือนก่อน +1

    Talo: Heesta Saynab Cige ha badalin ee waligaa hayso.
    Thanks bro.

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qabri Dahar my ❤

  • @maxamedabdi9266
    @maxamedabdi9266 10 หลายเดือนก่อน +3

    Allah haku caafiyo wll

  • @shaakirsaid5981
    @shaakirsaid5981 10 หลายเดือนก่อน +2

    Faysal sheikh, bro i will suggest you to say “i am from Garissa” buula xagar, bula college , sagaaray, cadaani , taqwa and punda etc. And see how they react?

  • @ibrahimdobiye2871
    @ibrahimdobiye2871 10 หลายเดือนก่อน +3

    Nin dadaal badan baa tahay keep going

  • @DhaantoChannel
    @DhaantoChannel 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allaah wll aad umahadsan tahay sxb guulayso ilaa dhagaxbuur jigjiga kaa sugayna insha allaah❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 9 หลายเดือนก่อน +1

    You traveled with bicycle from kenya to Djibouti wonderful ma Sha Allah.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน +1

      Yep. Kindly join us and enjoy the show.

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 9 หลายเดือนก่อน

      @@FaysalShaik1 insha Allah. Guuleyso.🎉❤️❤️❤️❤️❤️.

  • @Kaarto101
    @Kaarto101 10 หลายเดือนก่อน +3

    QARAAMKA IYO SAFARKA ❤

  • @AbdirisaqJamal14
    @AbdirisaqJamal14 10 หลายเดือนก่อน +5

    Welcome back 👊😎👑

  • @somalikanye8642
    @somalikanye8642 10 หลายเดือนก่อน +2

    Qabri dehar 🇸🇴 😊

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah aad bad u mahad santahay wll

  • @Maxc-1990
    @Maxc-1990 10 หลายเดือนก่อน +2

    Feysalooow keep going bro

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah zxp meel fiican baad wax marineysaa inkasta oo shalay muuqaalkam suganay aanad soo gelin lkn maanta waad noo soo gelisay dhibta waa xaga internet guul kuu rajeynayaaa

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 หลายเดือนก่อน +1

      Inshallah sxb. Dhamaanteen.

  • @yonizchannel4975
    @yonizchannel4975 10 หลายเดือนก่อน +2

    M.a wlhi waxan arkay dadka somaliyeed in ey ku fideen dhulkodii ey lahaayen Tas aya iga farxisay u Ma aanan qabin somalid Ogadeniya dagan in ey sidaa dhulkodii ugu bateeen iyo Dhulka NFD somalida jogto luqada afsomaliga aya ku letaa NFD Aniga waxan jog konfurta somalia 🇸🇴 casimad mogdisho 🎉

  • @MouktarHassan-sh2gh
    @MouktarHassan-sh2gh 10 หลายเดือนก่อน +2

    Imo sxb jabuuti welcom Djibouti 🇩🇯

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah bro

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 10 หลายเดือนก่อน +1

    15k yaad ku dhawday wll hore usoco wll
    Wacyigalintaaduna horumar aduun uun yay noqon ee caruurta diinta in la baro ha ilaawin aakhiro iyo aduunba taasa ina anfacaysa

  • @DahirYusuf-pr2jk
    @DahirYusuf-pr2jk 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah bro you're a strong man❤

  • @abdilahihasan7415
    @abdilahihasan7415 10 หลายเดือนก่อน +2

    Inshallh guul ayaa. Kuu rajaynaya jigjiga welcome

  • @naciimoabdihamidali6396
    @naciimoabdihamidali6396 10 หลายเดือนก่อน +7

    Muuqaladaada sidi musalsalka usugaa wlhi❤ intaas ojeraa soboqdy page kaaga😢 cideena xitaa waalii kaabarty yaraankeena kulahaa ninkaan maalinkasta baskilka saran mxaa udawataa😂😂 horay usoco wll soona dadaal aad udahisaa muuqaladee🥰❤️

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsananid walaashay. I hope inaan isla dalxiisi doono.

    • @naciimoabdihamidali6396
      @naciimoabdihamidali6396 10 หลายเดือนก่อน

      @@FaysalShaik1 🥰

  • @DhuuxMacalin-n7w
    @DhuuxMacalin-n7w 10 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going bro waan kula socona e

  • @cibadofarax9929
    @cibadofarax9929 10 หลายเดือนก่อน +3

    Soo badi sxb

  • @mohamedgeelesheikh4094
    @mohamedgeelesheikh4094 9 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllah, kabtinuur❤️❤️, magaladii. Have a safe trip, this is the birhplace of my people, i will go there one day, inshaAllah.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน

      You should!

    • @mohamedgeelesheikh4094
      @mohamedgeelesheikh4094 9 หลายเดือนก่อน

      inshaAllah ❤️, your doing a great job, walalo,

  • @Cyg24
    @Cyg24 10 หลายเดือนก่อน +3

    Bro next waxaa ka dhigtaa. Djibouti to Mogadishu. Guuleyso brother 👏🏽🔥

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 หลายเดือนก่อน +1

      Inshallah walaal.

    • @Cyg24
      @Cyg24 10 หลายเดือนก่อน

      Thanks sxb sare. Have a safe trip inta Djibouti 🇩🇯 kaaga hartay.

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah, illahay ha ku caafiyo. Marka aad waxa cunaysid liindhananta ku darso waayo waxa ay ka hortagaysa bacteriyada.

  • @efootball-ns7gm
    @efootball-ns7gm 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hormar wacan wll 🎉

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 9 หลายเดือนก่อน

    Ilaahya ha ku caafiyo aboowe ❤

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 9 หลายเดือนก่อน

    Somalidu waa dad is jecel oo soo dhawayn fiican oo daacad ah

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 10 หลายเดือนก่อน +5

    Faysalow eedo soomaalidii weyba dhalan rogantay inta aad socotay wax kusooryeeyay ma aanan arag oo xataa geelii caano kaagama ayna lisin soodhaweyntii soomaaliyeed masaanaa udambaysay qof aan waxba wadan ayaa dhexmari jiray hadana halqof ma arag oo kumarti qaaday ayagoo aad waliba qaraabo tihiin

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 หลายเดือนก่อน

      Dadku waa dad wanaagsan walaal. ManshaAllah.

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wadankii aan ogaa xaaladiisa isgaarsiin hadaad sidaan ugasoo gudbineyso muuqaalo is xigxiga, kabtaada lamagashan karo. Aadbaad udadaaleysaa. Khadkii ciriiriga ahaa xagna qaaliga ahaa caqabadiisa ismaadan dhiibin👌

  • @xashirbaxhir
    @xashirbaxhir 10 หลายเดือนก่อน +2

    Iskusoo laabasha wacan fey

  • @salatmusa1930
    @salatmusa1930 10 หลายเดือนก่อน +2

    Safarta Allah hanugunawad geliyo.

  • @GaaniYare-cv5xz
    @GaaniYare-cv5xz 10 หลายเดือนก่อน +2

    Salaama from mogadishu

  • @cabdijaamac6968
    @cabdijaamac6968 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamacada aad qabri dahar 😊

  • @cibadofarax9929
    @cibadofarax9929 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb faysal Alle haku nabad yeeloeax badan baad wadanki noogs faideysay nabad gal

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 8 หลายเดือนก่อน +1

    06:39 Caruurta Somaliyeed Halaga Somali haysta illahay ha ka badbadiyo. sad weye runti xalada ummadan ay ka dhasheen ku jirto iyo siday uga yihin caydi.

  • @shoukrinana5970
    @shoukrinana5970 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb nin social media ubahan ad tahay keep doing good

  • @moussanourmoussa5290
    @moussanourmoussa5290 10 หลายเดือนก่อน +3

    UGAAS WAXAAD SAMEEN LAHED VEDIO KASTA NUMBER AYA SO RACIN LAHED TUSAL . VOL.10 ADO SAAS U QORAYA MARKA NIDAM LOO DAWADO AYAY YEELANI WAA FIKIRKAYGA SXB THANK

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 หลายเดือนก่อน

      Mahadsananid sxb. Waan tix galinayaa fikirkaa.

  • @moadam7003
    @moadam7003 10 หลายเดือนก่อน +2

    Good job.

  • @connoisseurification
    @connoisseurification 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaallah Feysalow meshas ayaan doona inaan somaro inshaallah. Moto baan Europe kalasobaxa ee wadooyinka wayficanyihiin sidaan ujeedno. Muqaalkaaga waa very interesting to us in Europe walahi. Hambalyo hadii aad sogaartay Qabri dahar wax yar baa kudhimaan inaad gaarto Djibouti sxb.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 หลายเดือนก่อน

      Sxb soo dhowoow. The road is really nice 👍

  • @xamdafarxaan5358
    @xamdafarxaan5358 8 หลายเดือนก่อน

    Horou soco

  • @abdiali651
    @abdiali651 10 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal hamdi coffe house waa inaad tagta qabridahar waxaana kugu soo dhawaynaya noor rashid

  • @khadar917
    @khadar917 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ajanabi ayaan daawan jiray carada baskelad ku maraya aad ayaan u xiiseya ku mushaaxa caradaa eebe goglay .
    Talo soo jeedin dadka somaliyed ee itopia haysato 100ka sano wax siyaasada hakala hadlin ereyadada dhowr anigaa ku sigtay walow ay xili hore ahayd .

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wacyiga Bulshada Soomaaliyeed In Ladhiso Waa Mid Aad U Wanaagsan Waliba Adigoo Si isxilqaan Ah iskugu Hawshay Waad Ku Mahadsantahay Walaalkeen Faysal Guulleyso Kun iyo Kowjeer

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allow ku caafi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭💎🕋🕋❤️

  • @cawkeyare2811
    @cawkeyare2811 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kabti-naag ,Dalaad

  • @AminaAhmed-z6q
    @AminaAhmed-z6q 10 หลายเดือนก่อน +3

    Hore usoco

  • @xasan127
    @xasan127 10 หลายเดือนก่อน +1

    faysal sheikh ilmahana kadaa nacnaca waxaa jira mango la qalajiyay iwm sii nacnaca ilkahooda uma fiicna hal mar waa ok lakiin uma fiicna walaal waa talo cilmi ku dhisan .

  • @xasan127
    @xasan127 10 หลายเดือนก่อน +1

    faysal sheikh walaal nacnaca iska jooji ilkaha uma fiicna sokor aa ka buuxda cafimaadkana uma fiicna. ilkaha nacnaca haku dul qabanin way ku bololayaan suus aa kaa galaya kadibna ilka la aan baad noqonaysaa.

  • @sayid_mohamedmahdi984
    @sayid_mohamedmahdi984 10 หลายเดือนก่อน +1

    Saaxiib codka soo dalac shaqo wacan bad haysaaye

  • @maxameddayyib4956
    @maxameddayyib4956 10 หลายเดือนก่อน +2

    dadka diinta barta dheh wllo
    aakhiro iyo aduunba way anficin

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 10 หลายเดือนก่อน +1

    asxbey wiilka u share gareeya wu dhibtoodey runtii

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allha ❤️

  • @xasanfaaraxsiyaad2123
    @xasanfaaraxsiyaad2123 9 หลายเดือนก่อน +2

    Walale safarada ad galeeso magaloyinka ad mareeso magac yadooda taariiqahooda bulshoyinka daga dhaqamadooda inta buug ka qor kaliya Haku Ekaan video ad duubto e waxad sameesa buug ka qor buugaas suuqa so Gili waxey ilatahay in buugaas aqris kiisa bulsho badan oo somaliyeed kabaran lahaayen wax kasto kusaabsan magaloyin kooda iyo xadaaradooda ayago xaafadahooda jooga waxa jiro dad an baraha bulshada isticmaalin blse wax aqriska jecel sido kle daawashada muqaalka dad an xiisen Aya jiro oo wax aqrinta jecel dhulmareenadi caalamka so maray muuqaalo lagama haayo SaaS oo tahay meelihi ey mareen oo dhan buug beey ka qoreen taaso keentay In maanta Caan ka yihin adunka ayaga oo looga dambeeyo waxa ey kaso tabiyen halihi ey mareen bulshada uu SaaS kuso gaaray cilmiga joqoraafiga qeebihiisa badan Marka walalke qor wax walbo ad ku aragto iyo goob kasto tagto insha allaah

  • @UsaameMaxamed-li8me
    @UsaameMaxamed-li8me 10 หลายเดือนก่อน +4

    Walal nin adag baa tahay😊

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 9 หลายเดือนก่อน +1

    Geela caana iiga lisa maxaad u dhihi weyday mise caanaha waad ka baqday

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wacyi gelinta ha joojin iyo in Awlaada waxbarasho helaan sxbow

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 9 หลายเดือนก่อน +1

    My home 🏡🤲❤️🧬m.a thanks