waa cabsi cabsi Dadka Qaarkood waa dad eey ku yarytahay educationka Waxaad isleedahay waaba Loogu Tala galay ineeysan Waxba Baran OO ay Aduunka Fahmaan Siduu UshaqeeyO ileen Waa dad Gumaysi Wali ku jira Alloow Ugargaar
Masha allah walalkan dhul marenka ah ee somaliyed ilahay haka Ajir siyo barashada dhulkisa baladhan ee geska afrika safirku nairobi baskil kaga so dhaqaqay ayu shaygosh ku maray isago uqiray shaygosh quruxda ilahay ku manaystay deganka ay ku talo ee buraha daruraha la hardamaya iyo doxoyinka wawayn iyo toga fafaned ee dhex yalka u ah uu ku yalo...
Ur doing a fabulous job bro I’ve never been to Ogadenia/Somali Galbeed but that’s where my parents are from and I would love to go there thanks for these videos. Ur truly the best
Waxaan kaa daawanayaa Muqdisho oo ah Caasimadda dhamaan umadda Somaliyeed ee ku nool gobolka geeska africa waan ku raaxeysanayaa run ahaanti safarkaada waana kula socdaa waxaan arkayaa dhul iyo magaalooyin aan hore uga maqli jiray television dowlad deegaanka Soomaalida gaar ahaan waqtigii Cabdi Ileey. waxa ay aheyd khalad taariikhi ah in dhulkaan iyo dadkaan quruxda badan la raaciyo Ethiopia.
Bro u have to go to qarijaqood mountains it’s in fiiq state my brother told me it’s very beautiful with amazing scenery. With huge baboons and many varieties of wildlife
@@ayaanmohamed-s7c War beenta daa anigaa markii hore qaldamyee dad garanayaan waraystay oo ka yimid baa ila jooga shaygosh waxa dega reer xirsi cilmi reer caamirna iayagay ka tirsan yihiin waxay lawadaagaan quud iyo qaaraan laleeyihiin reer xirsi cilmi waana labo reer oo reer cabdulle ah oo walaala ah aniguna dhigoodaan ahay waxan ahay nin reer cabdille oo xasan dheere ah
Dalxiiska xagasa kagala jira video wlba aad leedahey waa daawadey waxa rajeyn inaad marwlba laba video isku xiga maalinti no so gelisid guuleyso insha allah
The only thing we can help you will is watch ads ,please don't skip add so that we can support faysal get more revenue from ads.Faysal you can as well open channel membership so that we can join.
MashaAllah keep up the good work. Waxaa iga yaabiyay qofkasta waxuu waydiin sow dowlada ku xiri mayso. Sharcigaa ku soo gashay wadanka aaway kulahaa. Ma ayaygaa immigration officer ka ah meesha.
Abtio mcn wan ku dawadaa oo midna ima dhafo vedio ad ledahay wana kula dalxisay sida in an bartay dhulkii seydka dar balayo hor mar wcn I.a gula pdn gar Abtio ❤
Love the pure innocence in some of our ppl! Boy some of us need serious dhaqan celis walaahi competed with some of these guys you meet a long the way! One even said hadii passport Kenyan keysatid Ethiopia maxaad kuso gashay? Love it
@@missadam9250 they are not ignorant they have other knowledge that is much useful than man made Geopolitical paperwork! So come slowly walashiis ok don’t be foolish
@@missadam9250 what is Cawaan to one is not for the other walashiis! These guys could recite the Holy Quran from cover to cover without the book on site! Also understand the meaning of the book so! Depends how your toast is buttered darling! Keep reading those delusional books and point fingers huuno!
Speaking of beautiful landscape I wish you could go to the green counties like nogob daawo and afdheer you're in the semi dessert counties like shabeele qoraxeey and jarar and faafan
shaqo fcn ayaad wadaa bro. let me contribute to you some recommendations 1. take notes 2. interview experienced elders at every location you visit 3. try to be adventurer
Pro safar salaama lkn somali seegaanka cabsi ayey kuu shidaayaan see cml sharciga meesha wuu dagyahay ayaan fillaa si walbo eey ahaataba cabsida allaha ka dulqaado nabadey wll
Safarkad wa wacyi galin in ay Somalida ay mid yahiin, iyo in caruurta waxa la baro. Inta aan dhulka Somaliya waxa ka aqoon in ay bartan. Mida ugu fican in wiil dhalinyaro Somali ah u so gudbinayo. marka intu nin cadan ah ku sharxi laha wadankada ka baro Faysal.
Damn it’s so sad how my ppl in Ogadenia/ Somali Galbeed are so behind unaware and boxed in because of the Ethiopian occupation and blockade.😢 still love u my ppl it’s ur son born in America but my parents are from Kebri-Dahare Korahay
Im from kenya currently living in Tottenham i could prefer our northern eastern to same when it comes security matters and force the government to build madogashe wajir mandrra road ❤❤❤❤❤❤❤❤ I'm in support of your new role and enjoy healthy always madhaxa ayad isarantahy wlalkey, instead of garissa initially use NFD as originally from wajir
Kkkk. Warqadiii wadan ka aaad ku sooo gashay aaaway kulahaaa adeeer kaas shaqadiiisa ma ahan ee maxaaa ka galay isaga askari miyaaa hadana ma aaamin sana in wadan ka basspoor lagu sooo galo yaaab 😢 horay u soco sxb alle ha ku xafido
Mashallah, Faysal ninka wa sax waayo dadka ka fila waxa kasta marka wa in aad fool jignata, waayo qaar waxa ay u malayan in aad hayad la shaqaysid. Illahay ha ku xifdiyo.
waa cabsi cabsi Dadka Qaarkood waa dad eey ku yarytahay educationka Waxaad isleedahay waaba Loogu Tala galay ineeysan Waxba Baran OO ay Aduunka Fahmaan Siduu UshaqeeyO ileen Waa dad Gumaysi Wali ku jira Alloow Ugargaar
I'm from your own town GARISSA bulla hagar
Welcome bro. G town
Mshllh dhulkii soomaali galbeed sidan ayaan ku bartayba.
Safar wacan libaax
Which strategy do you use for forex ?
I can't wait my city dhagaxbuur from Nairobi ❤
✌️
Oh wow. This is what we call adventure. Make more please ❤.
I will. Enjoy 😍
27:28 @@FaysalShaik1
@@FaysalShaik1faysal dalmar wan ku salamaya saxib waa adaan oo joga jaboutu
KEL MADDA ADDOON WAA QALAD. FADLAN DADKA REER KENYA WAA INEY JOOJIYAAN KELMADDA ADDOON.
Be careful high speed
Masha allah walalkan dhul marenka ah ee somaliyed ilahay haka
Ajir siyo barashada dhulkisa baladhan ee
geska afrika safirku nairobi baskil kaga
so dhaqaqay ayu shaygosh ku maray
isago uqiray shaygosh
quruxda ilahay ku manaystay deganka
ay ku talo ee buraha
daruraha la hardamaya iyo doxoyinka wawayn iyo toga fafaned ee dhex yalka u ah uu ku yalo...
Mahadsanid wall. Shaygoosh runtii way qurux badan tahay.
wow this is the really adventure m.a zxp hor mr wcn ku rajyna i.a
Mahadsanid wll 🙏
@@FaysalShaik1 wxnbkmid ahy tagerahga hlkna kgu brtay wana kugu dhiri galinya hwasha wado zxp
Faysal aad baad ugu mahadsantahay soo gudbinta bernaamijkan qiimaha badan
Shukran walaal
feysal pro iska taxadar lug markaad magaalo aan aqoonin inaad kumarto rabto dadka magaalada qof kawado intaad magaaldas joogtid
Very beautiful country with mountains and landscape that is unknown to the world ❤
Ilaahaw somali khayraadkeeda iyo dhulkooda Tus oo aragsii
Ur doing a fabulous job bro I’ve never been to Ogadenia/Somali Galbeed but that’s where my parents are from and I would love to go there thanks for these videos. Ur truly the best
Thank you.
Masha Allah shaygoosh magaaladaan ku dhashay kuna soo barbaaray❤❤ after 22 years I can’t wait inaan arko in 2024
Ilahey hakugu geyo nawad waxan kurajeynaya kheir bdn
Ilahay hakula garab galo dadaalkaga shb faysalow waan kula socona
Waxaan kaa daawanayaa Muqdisho oo ah Caasimadda dhamaan umadda Somaliyeed ee ku nool gobolka geeska africa waan ku raaxeysanayaa run ahaanti safarkaada waana kula socdaa waxaan arkayaa dhul iyo magaalooyin aan hore uga maqli jiray television dowlad deegaanka Soomaalida gaar ahaan waqtigii Cabdi Ileey. waxa ay aheyd khalad taariikhi ah in dhulkaan iyo dadkaan quruxda badan la raaciyo Ethiopia.
Welcome to shaygosh hadan jogo waku marti qaadi lahaa.wll.faysal Alle haku nabad geeyo❤
Mahadsanid huuno. Waan kaa qabaa.
Dhulku waa abaare
Keep Going zxp faysal sheik sidaan kuu sugayey inta aanad soo dhigin ka yar fiiriyey waan sugayey waakaas halkaa ka wad wax badan baad noo faa ideysay
Haye walaalka. Mahadsanid
Feysalow magaloyinka magica mel ku qoro si ad u xasusatid ❤❤❤
Dhulkii awowgay❤
The biggest risk in life is not taking the risk 💯💯
Bro u have to go to qarijaqood mountains it’s in fiiq state my brother told me it’s very beautiful with amazing scenery. With huge baboons and many varieties of wildlife
Sounds great!
shaygoosh galadiid wajiwaaji magaalooyinka reer xirsi cilmi wan idin salaamayaa my tolkey
😂😂😂😂 jahil cadiya
Shaygoosh soo dhul reer caamir yusuf maaha hana ila yaabin iyagaa ka maqlay from nin ugax xasan dheere,ah
walaal dulkaas reer xirsi cilmi ba leh taarikhdana saw aqri cid walbana wad waydon kartaa @@AbdimalikAdan-c7w
@@ayaanmohamed-s7c War beenta daa anigaa markii hore qaldamyee dad garanayaan waraystay oo ka yimid baa ila jooga shaygosh waxa dega reer xirsi cilmi reer caamirna iayagay ka tirsan yihiin waxay lawadaagaan quud iyo qaaraan laleeyihiin reer xirsi cilmi waana labo reer oo reer cabdulle ah oo walaala ah aniguna dhigoodaan ahay waxan ahay nin reer cabdille oo xasan dheere ah
SHAYGOSH WAA GOOF CAAMIR QANI HA ISKU DHAJIN😂😂
Kkkkkk ogaadeenkiibaa ku helay hhhhh
Walahay sxb waan ku raaxaystay muuqaaladaada hore u soco from Somaliland
Insha allah xaroobi dhulkeenu gumaysigu xabashidu waa gabaabsi
Maasha Allah geesi ayaad tahay brother.
I really enjoyed watching your journey
M.a dhul aan dhantada ku maqli jira mnta baranaya salan sare dhamantina from puntland
Af Nairobi ma lihid af ogaden ba ledahay
Maasha Alaah Saygoosh Iyadoo Magaalo Yar Ah Baan Soo Maray Waxayna Ku Taalay Buur Dusheed
Guulleyso Saaxiib Faysal Runtii Muuqaalka Daawashadiisa Waan Ku Raaxeystay ❤❤❤
Mahadsanid walaal 🙏
Dalxiiska xagasa kagala jira video wlba aad leedahey waa daawadey waxa rajeyn inaad marwlba laba video isku xiga maalinti no so gelisid guuleyso insha allah
Mahadsanid walaal.
Illhy garabkaaga sxp inta kuu hadhayna taxadirkana sii badi mrwalpa 🥰
Arinta murugada leh aya ah in dadkeena gumaysiga aqbaleen jiilkana laga dhaadhiciyey inuu dhulkan yahay dhul ithopia
Keep up advice and positive energy
I will brother 🙏
Waaw war ina ku raaco jeclaan lahaa 😊❤🎉
The only thing we can help you will is watch ads ,please don't skip add so that we can support faysal get more revenue from ads.Faysal you can as well open channel membership so that we can join.
Thanks bro. I will InshAllah. 🙏
ineynu dhsmeysano, keliya maaha! waa inaynu DHOWR JEER DAAWANAA! Video-kasta, oo u soo dhigo!! sidaa awgeed, VIEWS-wacan ayuu helaysaa!! Markaa sidaa aynu ku caawino! Wiilka (in shaa Allah)💕🙏💕♥️🙏💕🙏🙏♥️🙏💕💕💕🙏♥️🙏🙏🎊💕💕💕🎊
Legend I'm.comming from hargelle Tuesday baan soomari doona road between gode to jijiga insha allah hope inaan kugu arki doono wadada
Sheegoosh magac somali maaha
marka uu tira koob iyo diiwan galin sameynaye gumeestaha igriiska ayuu magaca sheekhaash u qorey sheckosh, marka sheckosh waa sheekhaash,
Dhulka greenka ah ee kuu muuqda ma dhir la beeray. Waa togga caanka ah ee faafan oo dhex mara gobolo badan oo deegaanka soomaalida ah.
Thanks hooyo in mahali ayeyoyango ya mama na ya baba wametoka hapo MAisha yangu nimeona leyo wwwww❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
#Faysal_Sheik Wareysigas laga duubey halke kaheli karna Brother.👍🤝
TV ga deegaanka Somalida. Waxaa la dhahaa SRTV.
Waxan Filaya inan ka heli karo TH-camkoda Shukran.
sxb feysal waxaan jeclan lahaa inaa safarkaga kusoo darto ila sol.iyo sanag buraha calma sanag waa mesha somalia ugu quruxda badan
Waa dad fur furan oo kaftan badan m.a
Allah ha ku xafido
Ameen walaal
MashaAllah keep up the good work. Waxaa iga yaabiyay qofkasta waxuu waydiin sow dowlada ku xiri mayso. Sharcigaa ku soo gashay wadanka aaway kulahaa. Ma ayaygaa immigration officer ka ah meesha.
Because waa dad. Cabsi iyo Caga jugleyen ku jiiraye muudo foog waliba saan maqlaye hada waa merkeye ugu roonyen 50 sano ee lasoo dhafaye wax yar oo nafiis ah beye heestan ma fahantaye
I don’t think there an episode that I have missed yet guleeyso abowe ❤
Thanks buddy
FASAL SHEIKH KEEPING GOING BROTHER
you inspired me a lot, keep doing the great job
Thank you! Will do!
Mashallah
Abtio mcn wan ku dawadaa oo midna ima dhafo vedio ad ledahay wana kula dalxisay sida in an bartay dhulkii seydka dar balayo hor mar wcn I.a gula pdn gar Abtio ❤
Magaaloyinka hoos kuqor fasail keep goin bro from wajid bakool Somalia ❤
Love the pure innocence in some of our ppl! Boy some of us need serious dhaqan celis walaahi competed with some of these guys you meet a long the way! One even said hadii passport Kenyan keysatid Ethiopia maxaad kuso gashay? Love it
We just innocent people. And I love how they are.
It’s not innocence but ignorance lol how do grown men not know that bisinka our ppl lack education now I understand the state of the country 😪
@@missadam9250 they are not ignorant they have other knowledge that is much useful than man made Geopolitical paperwork! So come slowly walashiis ok don’t be foolish
@@bongasasa3895 Lol am Somali my self now let’s not act stupid dadkan wa cawaan cml o duurka ku nool wouldn’t trust my life with them 🤣😂
@@missadam9250 what is Cawaan to one is not for the other walashiis! These guys could recite the Holy Quran from cover to cover without the book on site! Also understand the meaning of the book so! Depends how your toast is buttered darling! Keep reading those delusional books and point fingers huuno!
Speaking of beautiful landscape I wish you could go to the green counties like nogob daawo and afdheer you're in the semi dessert counties like shabeele qoraxeey and jarar and faafan
keep going ..
Salaam to salaam
GOOD JOB,,BE CAREFULL BROTHER
Brother i drove by that road last year October amazing road i have seen a lot of interesting things.. i came back from Europe.
Wow nice. It's beautiful road
Faysaloow dhulkaasi waa dhulkaagii,dadkaasina waa dadkaagii!
Masha allah Somalidu waa wada gobb
Man Sha Allah zxb dhul quruxbadan❤🎉
M.a wllhi aad baan ugu farxay soomali galbeed boqortoyo noloda I.n waan bahoobi doonaa
I wish inad mudo Jogi lahayd Ogden’regin
shaqo fcn ayaad wadaa bro. let me contribute to you some recommendations
1. take notes
2. interview experienced elders at every location you visit
3. try to be adventurer
Noted. Thanks bro 👍
ma shaa allaa somaali dhaladaa tahay horumar wacan habo
m,a pro waa kugu xiranahay in mudo ah eepow cadde keep going 🎉😍✅
Safarka waxaa ka dhigtaa inaad soo wada marto africa oo dhan. Waxaan kuu rajeynayaa guul.
Waa magalo da`a ween
Pro safar salaama lkn somali seegaanka cabsi ayey kuu shidaayaan see cml sharciga meesha wuu dagyahay ayaan fillaa si walbo eey ahaataba cabsida allaha ka dulqaado nabadey wll
Shaygoosh Faysal baa ibaray!❤️🎉.
Oh Aad ayad u mahadsantahay wxan ku dhashy Bosaso lkn Shaygoosh waa magaaladan kuso koray hadda ilaa 7 sano ka maqanahay ❤
Welcome to somaliland sxb waan kula socdey maalintad so bilowdey ila maanta
Waan imaanayaa Brother. Coming.
I love this Brother Wallah mashallah Never give up
Thanks 🙏
MAXA WAYE MARKA?😂
fasal keep GION PRO
Shaqo wacan bad hysaa wllky Alle ha kula garab galo ❤
Big fan from wajir horay usoco sxp💪👏
Sxb somali wax ma fahantee ale haku dhawro marwalba❤❤
Somaalinimadu waa qaali walahi
Safarkad wa wacyi galin in ay Somalida ay mid yahiin, iyo in caruurta waxa la baro. Inta aan dhulka Somaliya waxa ka aqoon in ay bartan. Mida ugu fican in wiil dhalinyaro Somali ah u so gudbinayo. marka intu nin cadan ah ku sharxi laha wadankada ka baro Faysal.
Waad haleeshay ✌️
Waxaan la yaabay bajaj ka ama tuk tuk dawlad deegaanka waa wada blue cajiib
Ethiopia dhan weyan deganka kali ma aha
Wallah ❤❤ Respekt My g
Somaaliyey wiilkan share badan&like siiya wax badan ayuu soo duubaya dhib badan ayuu maraya iyo qatar walalkey ale haku nabad geliyo hore u soco walal
Aad iyo aad abaayo. Share gareeya
Damn it’s so sad how my ppl in Ogadenia/ Somali Galbeed are so behind unaware and boxed in because of the Ethiopian occupation and blockade.😢 still love u my ppl it’s ur son born in America but my parents are from Kebri-Dahare Korahay
lol, they’re doing just fine, they is simple people who don’t concern themselves with that which doesn’t concern them.
Mansha allh war ileen dhulka somalidu waan amniga iyo nabad bilaash baa lo baqi e waa nabada ilahow will kaan dhowro
Yes!
Shaygoosh is beautiful!
Nice adventure..keep going nice would like with translation too .
Alle haku nabad yeelo wllo
Nice job sxb,this is a must do for me
Im from kenya currently living in Tottenham i could prefer our northern eastern to same when it comes security matters and force the government to build madogashe wajir mandrra road ❤❤❤❤❤❤❤❤ I'm in support of your new role and enjoy healthy always madhaxa ayad isarantahy wlalkey, instead of garissa initially use NFD as originally from wajir
Fei m2wngu wa Gaza harta bashaal bro keep goin
Ilaahey nabad hakugu geeyo meeshad aad u socoto insha Allah
Sheygoosh hadimaad ku sii mari bujiwaajina waa hareertoo geladiidna hoos baad u yari tegi. Sheygoosh songs.
Faysalow halkaa wad kudhacaday wareysiga
Sxb wareysigu waxaad kuwar bixisaa inad tahay qokii oogu horeyay ee inta soomali dagto kumaray bas kiil
Teedakale egista nabad galyada
Iyo isjacelka soodhawenta
Qalbi furnanta is kana ilaali
Wax ugeysan kara safarkada
Markii lagu wareysanayo
Iska toosi waraeysiga
Mash allah🎉🎉🎉🎉
Kkkk. Warqadiii wadan ka aaad ku sooo gashay aaaway kulahaaa adeeer kaas shaqadiiisa ma ahan ee maxaaa ka galay isaga askari miyaaa hadana ma aaamin sana in wadan ka basspoor lagu sooo galo yaaab 😢 horay u soco sxb alle ha ku xafido
Mashallah, Faysal ninka wa sax waayo dadka ka fila waxa kasta marka wa in aad fool jignata, waayo qaar waxa ay u malayan in aad hayad la shaqaysid. Illahay ha ku xifdiyo.
Bro Goormaa Soo Gaadhaysaa xaga Buuhoodle iyo Laascaanoodyo mise Targetkaagu waa Djabouti inaad ku Joojiso
Waryaada wiilka soo dhaweeya
Adkaa tahy sxp hore usoco hormar wacan😊