Faysal Shaik
Faysal Shaik
  • 164
  • 6 009 057
Zambia 🇿🇲 | SOMALIDA 1960s Kii Bay Soo Galeen Wadankaan | S-2 Ep-40
Season 2 | Episode 40
Lusaka, caasimada wadanka Zambia. Waxaa ku nool Somali tiro badan. Isku duuban, si wanaagsan na ula dhaqma dadka reer Zambia.
Muuqaalkan waxaan kusoo koobay, booqashadadydii qaar ka mid ah goobaha oogu xiisaha badan caasimadan quruuxda badan.
Daawasho wacan.
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto.
Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka;
Faysalf872@gmail.com
Links
Facebook Page
profile.php?id=61552547656660
Instagram
iam_faysalshaik?igsh=MWcxaTh3Z2MzMXdvMw==
Socdaalkan waxaa suura galiyay Shirkada duulimaadka ee Daallo Airlines iyo Hayada Samafalka ee African Relief Fund.
African Relief Fund
arf.org.uk/
Daallo Airlines
www.daallo.com/
#somalitravel
#somalicomedy
#somali
#somalilanguage
#somalientertainment
มุมมอง: 47 410

วีดีโอ

WAXAAN SOO GAARAY CAASIMADA ZAMBIA 🇿🇲 | Lusaka | S-2 EP-39
มุมมอง 60K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Season 2 | episode 39 Socdaal kaygii dheeraa maanta wuxuu I keenay caasimada wadanka Zambia, ee magaalada Lusaka. Waxaan dareemay inaan imid meel ay Somalida ku badan yihiin. Xaafada Chaisa, waa xaafada ay Somalida ka dagto caasimada Lusaka inta badan. Waxaan isla markiiba la kulmay dhalinyaro tira badan oo Somali ah. Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad...
HALISTA AAN WAJAHAY SOCDAAL KAYGII MOOTADA ZAMBIA 🇿🇲 | S-2 Ep-38
มุมมอง 63K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Season 2 | Episode 38 Waxaan wajahay halisyo badan intii aan ku guda jiray socdaal kaygii Zambia. Roob xoogan iyo waddo xumo ay ii wehelisay socdaal dheer. 252 Kilometer oo mooto ah. Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto. Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka; ...
WORST DAY OF MY JOURNEY | Maalinta Oogu Caajiska badnayed | S-2 Ep-37
มุมมอง 60K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Season 2 | Episode 37 Malaha maanta waxay ahayd maalintii ugu caajiska badnayd socdaal kayga 🤣. Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto. Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka; Faysalf872@gmail.com Links Facebook Page profile.php?id=61552547656660 Ins...
Zambia 🇿🇲 | BILAA CANSHUUR JIDKA MA ISTICMAALI KARTID | S-2 EP-36
มุมมอง 58Kวันที่ผ่านมา
Season 2 | Episode 36 My Tax Your Tax Our Destiny Canshuurtayda Cansuurtaada Mustaqbalkeena. Waa halkudhiga waaxda cansuuraha wadanka Zambia. Wadooyinka waaweyn ma mari kartid adigoon bixinin canshuurta. Malaha waa sababta ay Zambia u hormarsantahay dhinaca wadooyinka. Sawirkii aan ka haysatay wadanka Zambia wuu isbadalay, waayo waxaan aaminsanaa, sida aan ku arkay muuqalo badan oo internet ka ...
WAXAAN KA GUDBAY XADKA OOGU QURXOONA AAN MARO ABID | S-2 EP-35
มุมมอง 77Kวันที่ผ่านมา
Season 2 | Episode 35 Waxaan ka gudbay mid ka mid ah border da oogu qurxoon ee Afrika intii aan socdaal kaan ku guda jiray. Xadka wadamada Malawi 🇲🇼 iyo Zambia 🇿🇲 ayaan ka talaabay waliba anigoo ku safaraya mooto. Waxaan xadka ku kulanay Quinton oo ah socdaale reer Mareykan ah. Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika...
BOOLIS AYAA IQABTAY MAALINTII IIGU DAMBEYSE MALAWI 🇲🇼 | S-2 Ep-35
มุมมอง 97K14 วันที่ผ่านมา
Socdaal kaygii iigu dambeeye wadanka Malawi, waxaan ka baxay caasimada Lilongwe waxaana u socday magaalada xadka dhacda ee Mchinji. Waa wadada oogu control ka badan, boolis badan taagan yihiin aan arko intii aan socdaal kan ku guda jiray. Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya moo...
WAXAAN TAGAY QAXOOTIGA MALAWI 🇲🇼 | S-2 Ep-34
มุมมอง 104K14 วันที่ผ่านมา
Season 2 | Episode 34 Waxaan booqday qaxootiga oogu weyn wadanka Malawi 🇲🇼. Dzaleka Refugee camp. Waxaan kula kulmay qaar ka mid ah Somali oo halkaas qaxooti ku ahaa in ka badan 10 sanno. Socdaal kaygii Mponela, Dzaleka ilaa iyo caasimada wadanka Malawi ee Lilongwe kaga bogo muuqaal kan. Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koon...
LABO QALAD BAAN GALAY MAANTA | RAINY DAY NO FUEL | S-2 Ep-33
มุมมอง 59K14 วันที่ผ่านมา
Season 2 | Episode 33 Qaladaad baan galay maanta, ay ka mid yihiin inaan soo baxo xili uu jawiga rooban yahay iyo bilaa shidaal. Waa qaar ka mid ah caqabadaha aan la kulmay intii aan ku guda jiray socdaal kayga Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika. Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya ...
WAXAAN MOOTO KU DHAX MARAY KAYMAHA UGU WEYN AFRIKA | S-2 Ep-32
มุมมอง 77K21 วันที่ผ่านมา
Season 2 | Episode 32 Maanta waxaan dhihi karaa waxaan arkay mid ka mid meelaha Afrika oogu quruuxda badan. Ismaan lahayn Malawi ayaa sidaan dhan u quruux badan una jawi fiican. Muuqaal kaan kaga bogo socdaal kaygii bartamaha kaymaha oogu weyn qaarada Afrika Daawasho wacan. Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) ani...
Malawi 🇲🇼 | DAL FAQIIR AH DADKIISA NA QALBIGA TAAJIR KA YIHIIN | S-2 Ep-31
มุมมอง 79K21 วันที่ผ่านมา
Season 2 | Episode 31 Malawi, waa wadan cajiib ah. Waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay dal faqri ah, dhaqaale ahaan, hadana dadka Malawian ka ah, waa kuwa oogu kurbada yar aan arkay intii aan ku guda jiray socdaalkan. Waa dad bilaa kibir ah, ku qanacsan nolosha ay ku nool yihiin. Waxaa lagu amaanaa inay yihiin " humble people" Muuqaalkan kaga bogo socdaal kaygii xeebaha harada Lake Malawi ilaa iyo ...
CAQABAD | WADANKAAN WAA BILAA SHIDAAL | NO FUEL | S-2 Ep-30
มุมมอง 53K28 วันที่ผ่านมา
Season 2 | Episode 30 Malawi. Waxaan soo gaaray wadanka sadexaad ee socdaalkayga Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika. Mid ka mid ah caqabadaha aan wajahayo ayaa ah in wadankaan uu bilaa shidaal yahay. Kaalin shidaal walbo waxaa lagu jiraa leen, oo boqolaal ayaa isasugaya si ay u helaan shidaal. Mudo affar bilood ah ayuu wadanka xaaladan ku sugan yahay, waa sida aan kasoo xigtay bulshada ku nool wadan...
WAXAA LAIGU DHACAY XADKA WADANKA MALAWI 🇲🇼 IYO TANZANIA 🇹🇿 | S-2 Ep-29
มุมมอง 103K28 วันที่ผ่านมา
WAXAA LAIGU DHACAY XADKA WADANKA MALAWI 🇲🇼 IYO TANZANIA 🇹🇿 | S-2 Ep-29
MAALINTA NOOGU DAMBEYSA WADANKA TANZANIA | OUR LAST DAY IN TANZANIA | S-2 Ep-28
มุมมอง 40Kหลายเดือนก่อน
MAALINTA NOOGU DAMBEYSA WADANKA TANZANIA | OUR LAST DAY IN TANZANIA | S-2 Ep-28
SHARCIGAADA KEEN HADII KALE...| S-2 Ep-27
มุมมอง 95Kหลายเดือนก่อน
SHARCIGAADA KEEN HADII KALE...| S-2 Ep-27
Tanzania 🇹🇿 WAA WADAN SHIDAN RUNTII | S-2 Ep-26
มุมมอง 46Kหลายเดือนก่อน
Tanzania 🇹🇿 WAA WADAN SHIDAN RUNTII | S-2 Ep-26
Update | Wadankee Aadnaa Next? 🇲🇼 or 🇿🇲
มุมมอง 15Kหลายเดือนก่อน
Update | Wadankee Aadnaa Next? 🇲🇼 or 🇿🇲
SOCDAAL KAYGII BARTAMAHA TANZANIA 🇹🇿 | S-2 EP-25
มุมมอง 30Kหลายเดือนก่อน
SOCDAAL KAYGII BARTAMAHA TANZANIA 🇹🇿 | S-2 EP-25
DHULKA HALISTA LEH TANZANIA | Socdaal kaygii Kenya 🇰🇪 - South Africa 🇿🇦 | S-2 Ep-24
มุมมอง 49Kหลายเดือนก่อน
DHULKA HALISTA LEH TANZANIA | Socdaal kaygii Kenya 🇰🇪 - South Africa 🇿🇦 | S-2 Ep-24
SABABTA AAN MOOTO OOGU DALXIISO | Why I Travel using Motorcycle | S-2 Ep-23
มุมมอง 40Kหลายเดือนก่อน
SABABTA AAN MOOTO OOGU DALXIISO | Why I Travel using Motorcycle | S-2 Ep-23
UGAARSATADA TANZANIA AYAAN BOOQDAY| HADZABE | Part 2 | S-2 Ep- 22
มุมมอง 426Kหลายเดือนก่อน
UGAARSATADA TANZANIA AYAAN BOOQDAY| HADZABE | Part 2 | S-2 Ep- 22
CAWAANTA TANZANIA AYAAN U MARTIYAY | HADZABE | Part 1| S-2 Ep- 21
มุมมอง 469Kหลายเดือนก่อน
CAWAANTA TANZANIA AYAAN U MARTIYAY | HADZABE | Part 1| S-2 Ep- 21
BADIYAHA TANZANIA AYAAN MOOTO KU TAGAY | S-2 Ep- 20
มุมมอง 28Kหลายเดือนก่อน
BADIYAHA TANZANIA AYAAN MOOTO KU TAGAY | S-2 Ep- 20
MAXAAN KALA KULMAY SAFARKAYGII DHULKA MASAYDA 🇹🇿 | S-2 Ep-19
มุมมอง 48Kหลายเดือนก่อน
MAXAAN KALA KULMAY SAFARKAYGII DHULKA MASAYDA 🇹🇿 | S-2 Ep-19
HOTEL KA OOGU RAQIISAN TANZANIA IYO SIDA FUDUD AAD OOGU DALXIISI KARTO TZ 🇹🇿
มุมมอง 17Kหลายเดือนก่อน
HOTEL KA OOGU RAQIISAN TANZANIA IYO SIDA FUDUD AAD OOGU DALXIISI KARTO TZ 🇹🇿
🇹🇿 SOCDAAL KAYGII MAGAALADA ARUSHA | TANZANIA | S-2 Ep- 18
มุมมอง 24Kหลายเดือนก่อน
🇹🇿 SOCDAAL KAYGII MAGAALADA ARUSHA | TANZANIA | S-2 Ep- 18
🇹🇿 TANZANIA AYAAN MOOTO KU GALAY | S-2 Ep- 17
มุมมอง 34Kหลายเดือนก่อน
🇹🇿 TANZANIA AYAAN MOOTO KU GALAY | S-2 Ep- 17
Getting Drenched in Kenyan Rains as I Cross the Biggest National Park | S- 2 Ep - 17
มุมมอง 14K2 หลายเดือนก่อน
Getting Drenched in Kenyan Rains as I Cross the Biggest National Park | S- 2 Ep - 17
Trying to Cross Tsavo National Park with my 200cc bike | Most Dangerous Park | S-2 Ep- 16
มุมมอง 19K2 หลายเดือนก่อน
Trying to Cross Tsavo National Park with my 200cc bike | Most Dangerous Park | S-2 Ep- 16
Waan ka Niyad Jabay Socdaal kaygii Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika | GIVING UP !
มุมมอง 17K2 หลายเดือนก่อน
Waan ka Niyad Jabay Socdaal kaygii Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika | GIVING UP !

ความคิดเห็น

  • @hamisare5520
    @hamisare5520 38 นาทีที่ผ่านมา

    Thank ❤bro

  • @daraqoon
    @daraqoon 54 นาทีที่ผ่านมา

    Musiga waa dambi kadhaaf muuqaaladada waxkale Ku bedel sida gabay Iyo waxa lamida ah lipaax

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah ilaaheey kheerkeeda ha kusoo xijiyo mootada❤baaskiilkii waad ka reeysan insha allah

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw faisal Abdulahi soomaalida wax jaahilsan ma jiro subxaanallaahiye waa dadka ugu cawaansan kulaha muxuu u socdaa bal aan waydiino waa inuu haystaa mustawaqe Allah maxay qosol igu dilleen saan u qoslaayey lee

  • @NoorkaDayib
    @NoorkaDayib 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuleyso sxb

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah wlhi waan qiirooday alla gobsanaa reer jabuuti😭❤

  • @abdiisse977
    @abdiisse977 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Niyow population yaraa lakinn magalads cidlo.cidlo ila muqataaye mise axad ayaaa socotiin.

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadadi xumeed iyo dhiiqadi baa kusoo daalay ani😹

  • @Daahirdiiriye-v2p
    @Daahirdiiriye-v2p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runti somalidu dalalka afrika samen ayey kuleyihin wa dad furfaran oo ganacsato ah magalo iska dhafe xita tuloyinka wa kashaqeystan wa dad shaqa tag ag

  • @ista-istar
    @ista-istar 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    thanks 🙏

  • @Daahirdiiriye-v2p
    @Daahirdiiriye-v2p 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somlidu runti wa dad isjecel waliba marka qurbaha lajogo ad ayey isku jecelyihin m.a alow coladaha qabilka naga sar oo kuwa isjecel naga yeel

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Was. Sahal Abdi boulalee. Oo. Jooga. Casiimada dalka. Jamhuuriyaddaa ZAMBIA. LUSAKA

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal sheikh. Aad iyi.aad. ayaan Kuu soo salaamey Naa. Adiiga. Iyo. Martiidaa.daa Baa. Dalka jamhuuriyaddaa. Zambia. Gar ahaan. Casiimada LUSAKA.

  • @Nuur-d8r
    @Nuur-d8r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll dadka diinta gaarsi

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka sharciyada la gel waa la iaka xiraa meesha arinkaa si fcn usoo indha indhee sxb

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ganacsatada Soo duub marka

  • @mudy3223
    @mudy3223 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faisal nin bartay inu yahay waxa laga fahmayaa kow waxuu kabilaawe national museum wadanka

  • @AhmedDuwe
    @AhmedDuwe 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    70k

  • @IsmailAbdi-hz6st
    @IsmailAbdi-hz6st 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuleyso saaxiib haduu jiro pof mudan la taageero adaa mudan guuleyso 👍👍

  • @najaxhasan9255
    @najaxhasan9255 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guuuleso sxb

  • @mabbas9334
    @mabbas9334 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa u arkaa muuqaalkii ugu fiicnaa maadaama aan ka helney war buxin ku saabsan zambia ❤

  • @SHAYSURIYASHAYSURIYA
    @SHAYSURIYASHAYSURIYA 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysalaw Lusaka wey kugu dhaaytay zxb socodaalka no bilaaw zxb

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah soomaalida waa dad dhaqan wanaagsan baĺ eeg fahad somalia kuma dhalanin hadane martiqaad baa kuu sameynaa ari baa kuu qalaa uu leeyahay❤❤🥺

  • @s.kdesomalian6194
    @s.kdesomalian6194 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb marka johansberg imato mayfair imow allah ku nabad kenne

  • @DhambaalPodcast
    @DhambaalPodcast 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    libaaxi baa fakasho aga jira ragaan bsinkoo ilah nagama so adejiyo wlalahena

  • @wiilhoog504
    @wiilhoog504 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Noo soo badi muuqaaladaan oo kale walal feysal wan kula jirna🙌

  • @ahmedkalshaale1900
    @ahmedkalshaale1900 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nairobi ayaan kala soconaa gulayso

  • @CabdirahmaancismaanRaabi
    @CabdirahmaancismaanRaabi 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Next Ethiopia ka dhig ilaa iyo lipya😅😅

  • @DekaSabdow
    @DekaSabdow 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlhi 10 mar cml waa maray waa wado dhisan iyo meel nabad ah addis Ababa anigoo u socdaa maray in badan from muqdisho❤

  • @abdinasirmahamud6588
    @abdinasirmahamud6588 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysalow videos kale soo badi

  • @DhambaalPodcast
    @DhambaalPodcast 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    what a viewpoint waaaw i like it

  • @alquran808
    @alquran808 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    From baydhabo

  • @KiinAbdiwaaxid
    @KiinAbdiwaaxid 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaw feysal

  • @GALOOL.
    @GALOOL. 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wow luzaka kusoodhawoow zambia sxb

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaal hategin sawt afrika

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxp waad gaadheysaa meelkastee hategen sawutafrkika

  • @mubomaydal9154
    @mubomaydal9154 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garoonka kubada cagta Zambia maxaad. U tagi wayday

  • @mustafaonlineacademy
    @mustafaonlineacademy 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxp space part horey u qaadi in case in forest kaaga cilidowda dhici karta..

  • @umar00-b2z
    @umar00-b2z 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍👍👍👍

  • @KowtherOmar-c4z
    @KowtherOmar-c4z 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aawey somalidii aan kuu dirsanay, noloshooda, wax barashadooda, meelaha ay dagan yihiin iyo sirtooda maxaa naga quseeya anaga wadanka historygiisa Waxaan rabnaa somalidii

  • @KowtherOmar-c4z
    @KowtherOmar-c4z 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan rabnaa somalida noloshooda, wax barashadooda, meelaha ay dagan yihiin iyo sirtooda Bolshit madhihi karee sxbow somalidii rabnaa Waxaan rabnaa somalidii

  • @MiskiAliNur
    @MiskiAliNur 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wee need Somalida ganacsigooda, mallionairskooda, class leefal iyo wax barashadooda, waaxay taariikhda aad Nala daba carartey😡😭😂😂

  • @MiskiAliNur
    @MiskiAliNur 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aawey somalidii aan kuu dirsanay, noloshooda, wax barashadooda, meelaha ay dagan yihiin iyo sirtooda maxaa naga quseeya anaga wadanka historygiisa Waxaan rabnaa somalidii Ciilkaada ihayo nio nooga Soo waran ilaahay mataqaana

  • @wanaagraadiye.5441
    @wanaagraadiye.5441 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aawey somalidii aan kuu dirsanay, noloshooda, wax barashadooda, meelaha ay dagan yihiin iyo sirtooda maxaa naga quseeya anaga wadanka historygiisa Waxaan rabnaa somalidii