Dude he probably looks down and thinks he’s better than all of us. He hires strangers and keeps Somali people to a distance Dumb ass keep kissing his Ass he gives Zero Fucks about you 😂😂😂
Meshaan somalia badan iman doonto wa iney helaan dhaqan wanagsan iyo dabacsanan aad aqana aniga dadka qar markey helan kastamar badan wa kibran markas dhaqano xun la so baxaan mesha aad u qurxiseen wa inaad dadka udhimrisan qimahana uwanajisan dadkina tustan iney imaden meel ayaga leyahiin Thanks dadkega waxa ku borina inee dhaqankoda wanajiyan shaqalaha la dagalamin ixtiraman Thanks
Muuqaalada C. Salaam waxaan ku jecelahay professionalism-ka xirfada sare ee xaga saxaafad u leeyay. Muuqaaladiisa maleh goosgooska baas ee kuwa TVs sheeganaya ay raaxada kaga qaadayaan 1 daqiiqo highlights soconayo bay ku bilaabi muuqaalka kaaso xiisaha ka qaadi. Ileen waxay ogyihiin waxay soogalinayaa in waxooda xiisa lahayn. Good job, Mr. Hereeri.
Oh my God hereri is gentle man i like sida gobanimada leh ee ay kuso dhaweeyeen wlhi waa soo dhawayntii ugu sharafta badnayd ee aan arko abid laguu saneeyay cabdisalanow salaan qiima badan naga gaadhsii dadkaa sharafta badan
Ajanib wa ajanib somalinaa wataas dalkodi hoyo neceb o jeceyl wadan ey ku yihin marti kayihin kodanna so gubeeen 😢😢😢💔💔💔 ninka an u jeydin nimcadaan u alle siyay an arkin
This video is well-shot and well-produced video. I thoroughly enjoyed watching it. Sun N Sand Resort looks charming and beautiful. I would definitely consider staying there if happen to travel to Uganda.
Masha allaah meel xalala waan ubaahnayn allha ubarakeeyo walalaha somaliyeed mombasa hoteladeeda doofar iyo khamri yaala so farxad weeye hotel somaliyed o Sas uwayn o xalala wa wax lobaahnaa
We stayed at this hotel in the early ’90s during the Utange period. It looks quite different now. Back then, most of the guests were South Asian, primarily Indian. However, in 1992/1993, the place was packed with wealthy Somalis from the Darod clan.
HE doesn't understand. Its Kikambala Village in Coast Region. Some Kilometers before Mombasa town. This is where my Uncle lived for years before he died. His family leaves there now@streetprofits9498
How beutiful😊 will definitely visit there but it's not more beutiful then my future village Eyl❤❤❤war reer eyloow geed qumbeed iyo timireed inoo sii beera
@AH78078 no no the beuty of eyl is its untouched nature, its just for relaxation and quite we dont need overcrowding and higth crime rate there dont bring people and estate there nigthmare
Marka hore waxan Lee yahay Mashaa Allah tabaaraka alaah hadana markaan arko wadamo kale oo aan wax ka dhiseyno keeninia aan ka aradan nahay walhi melahan oo kale oo fara badan oo ka qurux badan ayn heysanaa lkn wan ku heshiin weynay walhi ciil ayaa iga qabto walhi Anyway Ilaahay ha u barakeeyo walalaha meshan iska leh ❤
Harari allaha ku sharfo waxa soomaalidu ay social media inta badan ay ku soo gudbinayaan wax faa’iido ku jirto ma leh. Weli maanan arag adigoo wax la naco keenay social mediaha. Mahadsanid.
Masha Allah ninkan professional journalism weyan ciyalka shaley TH-cam kuso caan baxey maha nin wa legend ilaa BBC Somali kaso shaqeyey. Illahay hau barakeyo hoogisa iyo shaqadisa .
Cajiib Weeye runtii, Lakin wadankeena yaa inoo maal gelinaya haddii aan dalal shisheeye dhaqaalaheenna ku sii wadno uun. Bal qiyaas inta qof oo Soomaaliya ee dakhli kasoo geli lahaa haddii Resort sidaas oo kale ah aan ka dhisno xeebaheenna qurxoon ee ku yaal deegaanada nabadda ah. FADLAN WADANKA AAN MAAL GASHANNO.
Maasha Allah
Jecliyaa markaan arko Somali horuumartay oo wax qabsatay
Allahuma Baarik
Me too
Maa shaa Allah waa meel aad uquruxbadan intii aan daawaney laakiin
MASAAJIDKII nalama Tusin haduu jiro Hadii uusan jirin degdeg haloo ASKUMO
Maasha'Allaah Tabaarakalaah waa hadal aad uqiimo badan.Waa ineey dadka aan muslimka ahayn tusaan in masaajidkeenu uusan naga haran .Dhismo kasta oo ladhiso ineey ku daraan .
Masajid malaha ninki hore sun and sand laha nin gal ayu aha marka masajid malehen. Hada inshaAllah let them consider that
Wadankee bu ku yaal hotel Resort ku
@@Awo-id9tgkenya,mombasa
Masha Allah i admire this great legend of our Somali community. No man has ever been equal to him in tearms of his uniqueness.😮
Dude he probably looks down and thinks he’s better than all of us. He hires strangers and keeps Somali people to a distance Dumb ass keep kissing his Ass he gives Zero Fucks about you 😂😂😂
It's so amazing, really somali genuine they're doing good business.
Thanks cabdisalaam herari
mashaa Allah, gabadh somaaliyeed oo asturan. Ilaahey ha ku xifdiyo adiga gabdhaheena somaaliyyeed. In sha Allah maalin waan soo booqaan, falxiis ahaan
Asturkeeda macno kuma fadhiyo waayo hereri ayeey gacanteeda ku salaamtay
@@yasinhaji1042 Khawaarij xanuusan Qofna Kuma waydiin ra'yigaaga Orod isku qarxi bac qashin
@@LexlutherVII Waa wax cad Taas Ka sakow Jaahilkan sidee buu u helay internet yaab leh 😂🤦♀️
@@yasinhaji1042 Doqon aan macne ku fadhiyin waa adiga
Asturaanteeda maxaa kaa galay.
Tuuladaydii baan Ka jeclahay inaan Ku nafiso markuu roobku. Dao Insha alh wllhi bllhi intaan wadan shisheye kunafisi laha
Kenya wa wadan somali ledahy abti
Haa kenya somali aya leh ingiriska xoog inagaga qaaday uune@@mohdkhadar932
Beentaa maahau
😂😂@@mohdkhadar932
Somali ano u jeedo wadan kale lacag ma galsho
Daawashada barnaamijkani wuxuu iga dhigay qof kusoo dalxiisay Sun and Sand Resort. Mahadsanid Hereri.
Thank you Mr Hereri and your team for supporting Somali business worldwide so can do it in our country in the coming future inshalah .
Mashaa Allaah ilaahay ha idiin barakeeyo walaalayaal hantidaas aad samayseen hambalyo.
Somaliyeed ku raaxaysyta meeshaas qurux da badan mashaa Allaah
Absolutely hotelka wuu shidan yahy m.a gabadha somaliyed sidey u asturneyd m.a shaqalaha so dhawintoda xita waa nice❤
Meshaan somalia badan iman doonto wa iney helaan dhaqan wanagsan iyo dabacsanan aad aqana aniga dadka qar markey helan kastamar badan wa kibran markas dhaqano xun la so baxaan mesha aad u qurxiseen wa inaad dadka udhimrisan qimahana uwanajisan dadkina tustan iney imaden meel ayaga leyahiin Thanks dadkega waxa ku borina inee dhaqankoda wanajiyan shaqalaha la dagalamin ixtiraman Thanks
Absolutely saxiib somali waa dad qalafsan oo maaalinta ay maacaamil helaan akhlaaqda Tuura
Inanta ma kikuyu dhaleen koleey waaridkeed mid waa somali ama ababa ama Hoyada kamastaa komeet aheeyn somali bantu xagee ka keentay..
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
mansha allah kaalinta koowad ayaan siinaya iguna jirtaa Askumo SUN AND SAND RESORT
from Canada
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!! Dee waa heer sare oo aduunyadu waa matacal qurur ya salaam, greetings from Adelaide South Australia
Mashaa Allah indhaha ayaan ka dalxiisnay. Thanks Cabdisalaan iyo Xanaan.💙👍🙏
It is very Amazing unlike Manhattan Hotel in New York.
Mohamed Eil-Afweyn From BOSTON USA.
Thank you
Mr Hereri &Hanan
I was in WATAMU beach in may for 2 weeks and it was mind boggling experience …will go back again inshallah 👌
How much did it cost and what included in it?
Mashaallah waa meeshii uguu gurux badnaayd ee aad soo duubtit hereriyow
MashaAllah Good information somaliyan community sun and sand Resorts REER BURCO AT HYDERABAD
Masha allaah muuqaal qurux badan weye ❤ bulshadeena somaliyed ganacsiga way barteen allah u barakeeyo
Qaarad walpa ganacsiyo ayay ka fureen .
maashaa Allah waa meel u qurxoon. ilahay ha u barakeyo.
Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
اللهم صل و سلم على سيدنا وحبيبنا ورسولنا محمد
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Scw scw ❤❤❤❤❤🎉
Magaca nabiga waxna likes haku raadin nacasyahoow🤔
Maansha Allah tabaarak. Love my ppl. 🇸🇴 intelligent.isha Allah February ayaan imaan doonaa halkan
Msha Allah Waa Gabar Asturan So Dhaweeyn Wacan ALLE Ha U Barakeeyo Intaas io In Ka Badan
What a beautiful resort thanks mr hereri am proud of you for your job😊🎉❤
Ninba meel u caddee, anigu gabdha soomaliyeed asturan ayaan ku dhaygagay😊
Ilaahey ha xafido dadkayga❤ wllhi waa gesiyaal m.a dhiranantoda waan jeclahay waan ku faanaya dadkayga runtii❤
ما شاء الله have good hereri
Xadnaan gabadha soomaaliyeed thanks for the tour
Big legend abdisalaan hereri sxb allaaha ku xafido somalidana waayo aragnimo badan bad bartay . Mahadsanid
So beautiful I hope they open a branch in Somalia ❤
I hope so
Nabada waa muhiim nabad in lahelo ayaa ka horeyso marka hore
Masha Allah waan usoo socdaa meshan quruxda badan insha Allah my holidays, Thank you my brother Hareri legend man
Musha.AllaH gabadh asturan weye allaHa dhowro
waa ciyaalkii todobaatameeyadii odaygu socod kaba ka garo. full respect Mr Hereri.
MashAllah I like this resort from Ohio USA, will visit on my next vacation to Kenya inshAllah.
Ileyn Cabdisalaan marmarka Qaar waa wadaad haweenka ma salaamo. Hareri good job for the weight loss keep going on
Indhaha ash ma'ahan miyaa waa isagii kusalaamay gacantiisa gabadha
Wuu salaaamay wah 😂
Si farsameysn baad u gu sheegty
Muuqaalada C. Salaam waxaan ku jecelahay professionalism-ka xirfada sare ee xaga saxaafad u leeyay. Muuqaaladiisa maleh goosgooska baas ee kuwa TVs sheeganaya ay raaxada kaga qaadayaan 1 daqiiqo highlights soconayo bay ku bilaabi muuqaalka kaaso xiisaha ka qaadi. Ileen waxay ogyihiin waxay soogalinayaa in waxooda xiisa lahayn. Good job, Mr. Hereeri.
Absolutely amazing and excellent resorts MashAllah definitely see you soon inshallah 🥇👏👏👏
Maansha Allah. Very beautiful place. Hereri thank you for sharing this amazing scenery.
Oh my God hereri is gentle man i like sida gobanimada leh ee ay kuso dhaweeyeen wlhi waa soo dhawayntii ugu sharafta badnayd ee aan arko abid laguu saneeyay cabdisalanow salaan qiima badan naga gaadhsii dadkaa sharafta badan
Maansha allah indhaha ayaan kadalxiisey good job hereri ❤
Aad baan ugu farxay somali horumar samaynaysa ilaahay ha idiin barakeeyo
Ajanib wa ajanib somalinaa wataas dalkodi hoyo neceb o jeceyl wadan ey ku yihin marti kayihin kodanna so gubeeen 😢😢😢💔💔💔 ninka an u jeydin nimcadaan u alle siyay an arkin
So beautiful. This is one of the best
Well done HERERI!!!!!!
Masha allah waa meel aad u qurux badan waa soo soconaa hadii aan nahay reer kannada qaboowga iyo barafkii ayaa nagu soo socda
Masha Allah. Mr Hereri, haaye haaye legend of the legend. Adaaba madaxwayne ka sareeya oo qori lagu ilaalinaayo.👏👋👏✅✅✅
Mahad sanid hereri aniga waaba la aa meel aan udalxiistago laakiin waa baqayaye sidee Ku gaadha meeshan cajiibka ah masha Allah allow ubarakee walalahayo somaliyeed meeshan janadii aduunya ah
Anaa kugu wehelinayaaa walashayey
Maxaa kali kaa dhigay Rowdah?... Barasho wacan Mombasa ayaan kasoo salaamayaa Huuno.❤
Mansha allah waa meel aad uqurxoon oo ku fiican dalxiiska
Safar badanaa chef b4 20 days .he was with us in djibouti.
Say Allahumabarik please don’t take him to the grave with your evil eye 😢
Mashaallah dheh walal
Allahuma barik
Allahuma barik wax ladoho waligaa mamaqal miyaa walalo islamka ishaada hakudilin
Walaahi waa xaqiiq 2 bari ka hor soo tii u garowe joogay .abdisalaan hereri adduunka somaali wuu baray faaidooyin badan buu dadk u sameeyaa
This video is well-shot and well-produced video. I thoroughly enjoyed watching it. Sun N Sand Resort looks charming and beautiful. I would definitely consider staying there if happen to travel to Uganda.
Masha Allah beautiful view , Insha Allah I’ll visit . Thanks hareeri for showing us this tropical paradise
I am comming inshallah😮 I can't believe this is owsom!
Where is this place!
Mashallah Abdisalan we are coming Sun n Sand inshallah from Ohio
Masha allaah meel xalala waan ubaahnayn allha ubarakeeyo walalaha somaliyeed mombasa hoteladeeda doofar iyo khamri yaala so farxad weeye hotel somaliyed o Sas uwayn o xalala wa wax lobaahnaa
waaw caadi maahan watching from ceelwaq somalia
Masha Allaah ,Allaaha u barakeeyo.
Walahi video gan waa ideeqay qiimaha ayaan sugaya inaan ogaado mahadsanid hereri adeero
this is great job, I wonder haw this is beautiful ,organised , and well managed so i am.appreciating owners and staff.
Mnsha allah halal food god bless you, walaasheey ilaahay ha idin barakeeyo
ma sha allah well done somali owned beautiful 😊
We stayed at this hotel in the early ’90s during the Utange period. It looks quite different now. Back then, most of the guests were South Asian, primarily Indian. However, in 1992/1993, the place was packed with wealthy Somalis from the Darod clan.
wowed masha allah that beautiful hotel is that place Uganda right? i never seen before
never mind now because hear saying Mombasa kenya insha allah one i will go 😂
@@ista-istar waa Kikambala, just north of Mombasa
Someone said Asian own the land of the resort is this true
kansar qabyaleded u dhimo
Waaba magaalo dhan oo qarsooneed kawaran amazing
Mr hareeri what awonderful video.
Asante sana🎉🎉🎉
Wow! Good job. Thanks for sharing!
❤❤❤❤❤❤ wariye qiimo badan Mr hrereri waa wariye aan saxaafada ku fashilmin intuu ku jiry Guul iyo Gobanimo❤❤❤❤❤❤
Herero sub waaw ma ahan ee she’s Masha Allah Tabarakallah.
Mashalah jana yar waaye meshaan. Qurux
Lkn wll waa magaladee ku talaa
Beydaani my brother waala duqoobay. Masha Allah
Mashallah Big légendaire Mr hareeri
Can’t wait to visit enjoy the experience it looking amazing 👏🏽👏🏽🇰🇪🇰🇪
This is very, very beautiful 😍
Masha Allah war odayga 1m gaarsiiya❤kuwa aakhiro , aduun iyo akhlaaqba haynba waad gaarsisaane😀
“The higher you go the cooler it become” that’s what my primary science teacher taught me.
Maashaa Allah. Horusoco Somali❤
Maasha Allah, Tabarakalllah ,,.الله يرزقك ويرزقك منكم
4:11 Kampala (Uganda) waa landlocked. Xeeb ma lahan. The only water body there is Lake Victoria which is 45-1hr away from Kampala.
Well he said he travelled 45 to 1hr from the airport so it must be lake Victoria its beautiful
Sxb he is correct its Ngoloko kikambala located in Mombasa Kenya not Kampala
this guy is not in uganda but kenya kilifi county kikambala
HE doesn't understand. Its Kikambala Village in Coast Region. Some Kilometers before Mombasa town. This is where my Uncle lived for years before he died. His family leaves there now@streetprofits9498
Waa kikambala mombasa near kilifi wax soo baro doqon yahow
Haaaye haaye 😅😅 legend 🙌
😂😂😂😂
Masha Allah Dhaka oo ha cawryin!!!
Mansha Allah, xeebaheena quruxda badan ee Somalia na waa in resort gaan oo kale laga sameeyo insha Allah.
How beutiful😊 will definitely visit there but it's not more beutiful then my future village Eyl❤❤❤war reer eyloow geed qumbeed iyo timireed inoo sii beera
@AH78078 no no the beuty of eyl is its untouched nature, its just for relaxation and quite we dont need overcrowding and higth crime rate there dont bring people and estate there nigthmare
Mansha allah alle haku xiftiyo cabdi salaan Legend ❤❤❤❤❤
Marka hore waxan Lee yahay Mashaa Allah tabaaraka alaah hadana markaan arko wadamo kale oo aan wax ka dhiseyno keeninia aan ka aradan nahay walhi melahan oo kale oo fara badan oo ka qurux badan ayn heysanaa lkn wan ku heshiin weynay walhi ciil ayaa iga qabto walhi Anyway Ilaahay ha u barakeeyo walalaha meshan iska leh ❤
Aad ban ugu faraxsanhy in manta dadkenu ay ganacsigaw sector walba ku jiran weliba manta tourist industry oo ah industry weyn qayb ka noqdan 🎉
Gabadhaas soomaaliyeed M.a
Hareeri dheeh mashaallah fadlan markad arahto waxku cajabgaliyo❤
Mashallah, This is good. The Hotel is perfect for holiday destination. We are coming
Absolutely amazing place
I like it
Waaaw waa hereri iyo safar dalxiis,duqu asagaaba maarketina kkk.waa da-daada gab usii oo buuqa iskayareey.
MashaAllah jawiga 🐠🏊🏾🏖️🏝️🩵🦋
Maan shaa alaah mr Harere
Hots off , jazaakalaah walal
Aad baan ugu farxay in ay
Soomaali leedahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
This is amazing, masha allah, it will be in my plans for the near future.
hanan is a perfect marketer mashalah
❤MASHA ALLAH MEEL QURUX BADAN IYO INAN QURUX BADAN
Mash allah ❤❤❤ wlhi waa maskaxdu haku so dagto
We need one of these in Somaliland. Mashaallah
Mashaallah Waa Qurux lakiin Dalkii Bay ku Haboonayd Rayigayga 👍
Harari allaha ku sharfo waxa soomaalidu ay social media inta badan ay ku soo gudbinayaan wax faa’iido ku jirto ma leh. Weli maanan arag adigoo wax la naco keenay social mediaha. Mahadsanid.
Masha Allah ninkan professional journalism weyan ciyalka shaley TH-cam kuso caan baxey maha nin wa legend ilaa BBC Somali kaso shaqeyey.
Illahay hau barakeyo hoogisa iyo shaqadisa .
Masha Allah waa meel qurux badan
Iska daawo maaha waa in lagu cibro qaato aduunyadu inayna waxba ahayn.
52 sano kahor dadkii lahaa majoogaan maanta waxba kama raacijn lasocda
Lakin waa meel quruxbadan
wadakee kutal meshan iyo magaladee
@@sayid114 KENYA
5:39
@@sayid114 Mombasa kenya
@@sayid114kenya
Cajiib Weeye runtii, Lakin wadankeena yaa inoo maal gelinaya haddii aan dalal shisheeye dhaqaalaheenna ku sii wadno uun. Bal qiyaas inta qof oo Soomaaliya ee dakhli kasoo geli lahaa haddii Resort sidaas oo kale ah aan ka dhisno xeebaheenna qurxoon ee ku yaal deegaanada nabadda ah.
FADLAN WADANKA AAN MAAL GASHANNO.
Waan ogahay wadankeenii in uukafiican yahay dalal badan Africa kuyaalo lkn wax badan ayaa naga maqan Nabad meeshee taalo raaxo ayaa jidho wadankii nabad maleh halayaabin hadii hantideena geyno wadamada dariska aynu nahay walaalaha iyagana faaido ayee kahelayaan oo dadkooda ayee shaqa awuur utahay anagana nabadaas ayaan kaga faa ideysaneynaa
Amni maleh io masuliyun hantida iska sarta ilalinta
No government no peace ✌️
There is no peace to return to
Wadankeena Amni kama jiro al shabaab qarxineeso