XUDUUDA SOMALILAND IYO SOOMALI GALBEED

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 186

  • @deeqsiman
    @deeqsiman  6 หลายเดือนก่อน +8

    youtube.com/@Riij_vlogs?si=ihyKSfMrhI86grpd

  • @foozia426
    @foozia426 6 หลายเดือนก่อน +11

    Maasha allaah jahmuuriyada barakeysan ee somalilaan cadowgu hajabo insha allaah ❤

    • @SPARTA-t8j
      @SPARTA-t8j 3 หลายเดือนก่อน

      War somaliland dal maaha waa sida puntland oo kale

    • @apdifatahsuleiman9962
      @apdifatahsuleiman9962 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 waad ka shekaysay abti​@@SPARTA-t8j

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 2 หลายเดือนก่อน

      @@SPARTA-t8jmayaa waa Faqashtii urta badnayd

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 5 หลายเดือนก่อน +6

    Somali galbeed xita iska daya somaliya dhaha whyo ethopian ku dad qaxotiya idin yaqanaan wlhi inaad dhulka leenahy maba umaleyaan iska jira waa qatar wayn oo suulineed somali weyn🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💯

    • @Cumarj.y
      @Cumarj.y 3 หลายเดือนก่อน +1

      Alamayee futa wayn

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 หลายเดือนก่อน +1

      Yaga leh jigjiga anaga xad baa noo dhexeyaya from Somaliland

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 3 หลายเดือนก่อน

      @@Cumarj.y ⁉️

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 3 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiquduusbinuaxmed8003 dal kle cml passport makuga shaan🤔

  • @guleidhussein8024
    @guleidhussein8024 6 หลายเดือนก่อน +5

    SAX MAHADSANID WAXAAD ISTICMAASHAY MAGACII SAXDA AHAA *SOOMAALI-GALBEED*
    Qaar baa nagu wareeriyey somaalida itoobiya

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 6 หลายเดือนก่อน +4

    welcome to SL brother, salaam from HARGEISA

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc 6 หลายเดือนก่อน +3

    Aad iyo aad baad u mahdsantahay zxp Guul baan kuu rajeynayaaa Deeqsi

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 6 หลายเดือนก่อน +6

    War wiilkaan kor u qaada sxbyaal sxb adigana tiktok ga samayso haddaad leedahayna noo soo qor bal like ku siinee.

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 6 หลายเดือนก่อน +17

    Barwaqda somaliland iyo itopiya is dhafsnyan qaar badan ba ka xun ilahy ha jabiyo insha allah cadawga labada wadan somaliland iyo itopiya

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin

    • @adalleboyabdulaahi1023
      @adalleboyabdulaahi1023 6 หลายเดือนก่อน

      War waa somalida itobiya iyo idinka xageed wax kale uga dhigtey

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 หลายเดือนก่อน

      @@adalleboyabdulaahi1023 wajaale waan tegay waa somaliland dhinaca kale waan tegay lugbaan ku galay bitra un baanu iskaqaadnay itoobiyaan baa ka buuxa oo degen

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 6 หลายเดือนก่อน +1

      AMIIN ALLAH HAA JAABIYO CADOWGA SOMALILAND IYO ETHOPIA

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 หลายเดือนก่อน

      @@umalkhyremohamed5308 Amiin Amiin

  • @MukhtarOmer-xr4pu
    @MukhtarOmer-xr4pu 6 หลายเดือนก่อน +2

    mansha allah sxb welcome to wajaale

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah waa video qurux badan bad kaso duubtay magala ganacsiyedka tog wajale

  • @moadam7003
    @moadam7003 5 หลายเดือนก่อน

    Mashalah waxan aad ujeclaystay inad magaca Somali galbeed ka doorbidayso magacyada kale ee qaladka ah, shaqo wacan.

  • @abdikhaliqmohmett9862
    @abdikhaliqmohmett9862 6 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks for your information ❤👏

  • @hamsehagio1491
    @hamsehagio1491 6 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqsi man zxp horay u soco waxyalo hadan na tustay intan wadanka ka maqnayeee

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 6 หลายเดือนก่อน +3

    XUDUUD BEENAADKA DHULKA SOOMAALIYEED 🇸🇴

    • @abdirashiidadam9912
      @abdirashiidadam9912 6 หลายเดือนก่อน

      Kani maaha xuduud beneed ee waa xuduud saxa orod so eeg google map ka u dhaxeya somaliland iyo Ethiopia waa ka saxda lkn la Somalia waa been wxba may kala sexeexan xoog bay ku haystaa ordoo kso qaata 😂😂

    • @sabuubchannel-xj5dn
      @sabuubchannel-xj5dn 6 หลายเดือนก่อน

      Xamar nabadgalyo markaad ku joogto wax ka hadal ethiopian waaka aa u baahatay ee futdaada ilaaliya maxad u tidhi I ilaali hadaad necbty

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 6 หลายเดือนก่อน +2

    Deeqsi maaaaan legend alway ❤❤❤

  • @LipaNCapdulahi-t4t
    @LipaNCapdulahi-t4t 6 หลายเดือนก่อน +3

    Keep Going zHp deeQsi

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah calanka jamhuriyada hadaan arkaba saw ma soo carar🟢⚪️🔴🩸

  • @Yaasiryousuf33
    @Yaasiryousuf33 6 หลายเดือนก่อน +1

    My Brother deeqzi man
    Keep going Gudoomiye 🙏

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mahadsanthy saxb hore usoco

  • @Mehbub_636
    @Mehbub_636 6 หลายเดือนก่อน +2

    Somali galbeed 🇬🇶 🇸🇴

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 6 หลายเดือนก่อน +2

    Legend deeqsi❤❤❤

  • @saamofficialchannel4310
    @saamofficialchannel4310 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah keep it up bro

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 5 หลายเดือนก่อน +1

    All waa SOMALIA 🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa lawas somlia iyo hooydaba was

  • @مرتضىسالم-ي7ض
    @مرتضىسالم-ي7ض 6 หลายเดือนก่อน +4

    أستمر بل توفيق احب وغادين واحب شعبها متابع جديد ❤❤❤

  • @abdihakimmofarah2938
    @abdihakimmofarah2938 2 หลายเดือนก่อน

    Somali galbeed dhulkubqa dhulkeni saxib awood bay ku haysata wa laga qaadi doonaye 🤞🤩👊

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 6 หลายเดือนก่อน +5

    أرض صومال💚🤍♥️ و دوله اثيوبيا 🇪🇹

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 6 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going my brother

  • @foosiyafamily3414
    @foosiyafamily3414 6 หลายเดือนก่อน

    hargeisa❤ I’m from 🇸🇴🙏🙏🙏 isoo booqoo🙏🙏🙏🙏 brother 🙏🙏🙏

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO 6 หลายเดือนก่อน +1

    Goat deeqsi❤

  • @RaiysFarah
    @RaiysFarah หลายเดือนก่อน

    M.n sxb keenya noguimow

  • @PubgPlayer-r9e
    @PubgPlayer-r9e 6 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome zxp

  • @edillinaagahkhan3445
    @edillinaagahkhan3445 6 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqsi ❤

  • @zinaqurux
    @zinaqurux 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallha waa muqaal qurxon 😍❤️❤️❤️

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 6 หลายเดือนก่อน +2

    Halkan aad taagan tahay dhinakasta waa Somalliya. Deeqoq idinkii baa bixinaya dhulka naga. Waa somaali gelbeed baa layiraahdaa dhulkaat taagantahay maha dhul Ethopia leedahy. Sidaas na in aad kuhadasho maaha.

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 5 หลายเดือนก่อน +1

      Allah yacisak run kahadashy

  • @KamaludiinBarbarozah
    @KamaludiinBarbarozah 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulkaas Ethiopia male mana sheegan karto, anagaa leh

  • @mohamedamin1077
    @mohamedamin1077 6 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going

  • @ku_sali_nabiga
    @ku_sali_nabiga หลายเดือนก่อน +1

    Wajaale miyaa

  • @mahamedbulbul4867
    @mahamedbulbul4867 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha aalaah❤😂

  • @maxamedcabdirisaaq1898
    @maxamedcabdirisaaq1898 6 หลายเดือนก่อน

    Welcome legend jamhuriyda somliland

  • @Aminadan-dn6my
    @Aminadan-dn6my 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaa kaa khaldan somli xuduud makala lehee dib iskugu noqo

  • @alinaaden7674
    @alinaaden7674 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah Amxaradì Ayaaba wadanki lawaregtay. War iska qabta . Somali ka cararkii ma amxarada ayaad dalkii inaga siiseen. Woke up somaliland people

  • @Jibaahiyoz.
    @Jibaahiyoz. 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaal Heer sare ah ❤ welcome somaliland 🤍

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb haoran xuduuda udhexeysa somaliland iyo ethopia ee waxaad tiraahdaa aan ku saxee xuduud beenaadka soomaliya iyo ethopia

  • @SuleqaIbrahim-p3p
    @SuleqaIbrahim-p3p 6 หลายเดือนก่อน

    Wwwwww wan uxiise wajaale ❤❤❤

  • @yasirmungani6778
    @yasirmungani6778 6 หลายเดือนก่อน +1

    Niyo waxaan rajeeynayaa in aan isla booqono soomaaliweyn oo aan soo muujino bilicda dal iyo dadba, waxaad tahay qof aad u furfuran oo na kasaya dadka sida loo soo jiito, horumar baan kuu rajeeynaya.

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 6 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib musiga naga daa mawduucaagu waa muhiime

  • @Aamiin873
    @Aamiin873 6 หลายเดือนก่อน

    Wanale my city aaan hadaa ka daawanuo.muuqaalkan

  • @abdikhadarahmed8510
    @abdikhadarahmed8510 4 หลายเดือนก่อน

    waa wada soomaali aduun

  • @Cumarj.y
    @Cumarj.y 3 หลายเดือนก่อน

    GUUL SOMALILAND 🫡

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 6 หลายเดือนก่อน +1

    Reer somaliland waa dad ilaahay u gargaaray meel ay joogaanba,, bal u fiirsada siday u cadaw badan yihiin iyo meel kasta oo ay joogaanba siday u camiran tahay,, wallee waa mujtamac ilaahay u hiiliyay malyuun jeeer,,waana mahad ilaahay malyuun jeeer,,, wbtawfiiq

  • @cabdiphataaxdiirane
    @cabdiphataaxdiirane 6 หลายเดือนก่อน

    Somaali Galbeed ✨ magaca saxda ah ee dhulkeena la haysto

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel 6 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi man lejan

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 6 หลายเดือนก่อน +1

    XUDUUDDA IIDDOOR IYO DAWLAD DEEGAANKA SOOMAALIDA

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 6 หลายเดือนก่อน

      Xududda iidor somaliland iyo xududa xiidor ethopia wax baro

    • @Cumarj.y
      @Cumarj.y 3 หลายเดือนก่อน

      Iidor isagaadaga itobiya camayahay
      Waxbaro indaadan waxsoqorin

  • @maslahfitness7855
    @maslahfitness7855 6 หลายเดือนก่อน

    Here we go

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 6 หลายเดือนก่อน

    Guul io midanimo 5 Ta Soomaliya.

  • @QadanAhmed-d9g
    @QadanAhmed-d9g 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland 🎉

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia 🇸🇴 iyo Ethiopia 🇪🇹 dhe nacasta ku dhsgay wase. Majirto wax Somaliland la yira

    • @cawaaleibrahim3571
      @cawaaleibrahim3571 6 หลายเดือนก่อน

      Hoyada. Anaga. Wasna

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 6 หลายเดือนก่อน

      @@cawaaleibrahim3571 Abaaha iidoor Oromo anaa wasa.

  • @Marin2030
    @Marin2030 6 หลายเดือนก่อน

    Labada dhinac ba waa isla Wajaale xuduudka unba kala dhexyaal dhinacna waa Somaliland dhinaca kalena waa Itoobiya.

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 6 หลายเดือนก่อน

    Faqaasha 🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽😭😭😭😭😭

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 6 หลายเดือนก่อน

    Deeqsiyow wajale maa waxba iska badalay afartii sane aad Kaa maqnayd wajale nala wadag mandhee

  • @Samatalis382
    @Samatalis382 6 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi man taliye Meeshi yarayd ma soo martay 🎉 😂😂😂😂

  • @mahamedniman
    @mahamedniman 6 หลายเดือนก่อน

    Adi su,aaL Eitopian maa thy zxp taLo mardanbe ha saarin caLanka Eitopia video deegaanka ku sabsan ee caLanka dds🇬🇶 isticmaaL hadii kLe horgaL Eitopian ah thy

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 6 หลายเดือนก่อน

      Dulkas waa ethopia wax fahan dulkas somali aya dagta lakin waa ethopia

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 6 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqsi waligiba reer wajaale ayu ahaa dadka welcome to somalilnd lehow😂😂
    Mida labaad dowlad deeganka iyo somalilnd in xudud noo dhaxeyso maba umaleeyo labaduba waa dhulkaygii laba calan uunbay kala leedahe isku dad baaan nahy

  • @HAMZE91
    @HAMZE91 6 หลายเดือนก่อน

    Fadlan soo arag youtube kanal kayga

  • @Yahyecaade
    @Yahyecaade 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp Harari Boqo pls

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

    SOOMALI GALBEED --- AWOOWE NASAB SOOMAALI AH YAAD TAHAY MARKASTA MAGACAAS ADEEGSO, MAHADSANID

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 6 หลายเดือนก่อน

    Aduun badan iyo iLwada malahee iimanka Aya qabtaa Ethiopia

  • @nurayushi9817
    @nurayushi9817 6 หลายเดือนก่อน

    Sababta loo xidhi waayey ba waa soomaali galbeed e oromadu noo dhibtay ba

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 6 หลายเดือนก่อน

    Fiidyooyada sidaan oo kale ah waa in dawladda Somaliland il gaar ah u yeelataa. Dalka ceeb ayey ku tahay in laga baahiyo muuqaalo cadaynaya ganacsi tahriib ah oo dal kale u gudbaya. Dhaqaale burbur badan ayaa Soamliland uga imanaya alaabta aan la cashuurin ee labada dal u kala gudbaya. Meeday wasaaradahii arimahan shaqada ku lahaa.

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 6 หลายเดือนก่อน +1

    Calanka Somali galbeed maxaad Tamnail ka ugu adeegsan wayday halka aad ka adeegsatay ka gumaystaha ?

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 หลายเดือนก่อน

      Anaa tegay xabashi baa ka buuxda

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 6 หลายเดือนก่อน

    Saxid: meeshay iska galaan Soomaaliya iyo Galbeedka Soomaaliya! Xuduudkaas waa Xuduud beeneed!

    • @CmcZ332
      @CmcZ332 6 หลายเดือนก่อน +1

      wajaale wax Somalia latidhaa lagama yaqaan inad magaceeda sheegsheegto ayaaba dhibaato kasoo gaadhi kartaa sidoo kale Daanta shishe Qar xabashi ayaanu nidhaa magaca Somali galbeed waxa adeegsada dadka Somaliweyn Aaminsan

  • @suugaanimusic3569
    @suugaanimusic3569 6 หลายเดือนก่อน

    MADAX SARE DEEQSI MAN

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 6 หลายเดือนก่อน

    Hhhh anigaba wX ka cunay

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 6 หลายเดือนก่อน

    Adigu ma xabashi baad ta hay maxa sidatan ku galay mise qurux baad mooday adigo dalkii jooga bad dhaqan celis u baahantahay cajiib yaab war dadka xage laga so uruuriyey

  • @tusechanell3669
    @tusechanell3669 6 หลายเดือนก่อน

    Yaar kulayliyeeye muxu uga jeeda

  • @qawdhanjourney6378
    @qawdhanjourney6378 6 หลายเดือนก่อน +2

    Nin an aad udawada tahay lakin xuduuda ha ka Ben sheegin waxani xuduud mahan waa xuduud benale wax somaliland la dhoho ma jiran ama ethiopia

    • @AhmedFaraska
      @AhmedFaraska 6 หลายเดือนก่อน

      Itheopia ayaan siinaynaaba wajaale gabigeedaba hadaanu doono ee aamus hoyadabaa la wasaaye

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 หลายเดือนก่อน +2

    ANAGU MA NAQAANO WAX LA YIDHAAHDO SOMALI GALBEED EE WAA XUDUUDKA U DHEXEEYA QARANKA SOMALILAND IYO DAWLADA ETHIOPIA

  • @shariifMaxamed-c9p
    @shariifMaxamed-c9p 6 หลายเดือนก่อน

    Iska sax khaladaadka >XUDUUDKA SOMALILAND IYO ITOOBIYA

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 5 หลายเดือนก่อน

      🤮🤮🤮

    • @Cumarj.y
      @Cumarj.y 3 หลายเดือนก่อน

      Waa saxdee somaliland iyo itobiya🤌

  • @barwaaqoqueen-z2j
    @barwaaqoqueen-z2j 6 หลายเดือนก่อน

    tunlind miyuu gadhaa moyii kulahaa😂

  • @muqtarxasan
    @muqtarxasan 5 หลายเดือนก่อน

    Muhimada waa in ay tahay somaliland Gobol katirsan Somalia 🇸🇴 😂😂😂😂😂😂😂

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 6 หลายเดือนก่อน +1

    Reer xamarku xuduud beeneedkan ay sheegaan maxay tahay waar dhinac walba meesha uu ka tirsan yahay ayuun buu yahay wajaale somali ayaa leh dhinacna waa somaliland dhinnacna wa DDS been maxaa keenay waa run 😅😂😅😂😅

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 หลายเดือนก่อน

      dhinaca shishe itoobiyaan baa ka buuxa xabashi iyo oromo anaa ka talaabay

  • @Maslaxgoox
    @Maslaxgoox 6 หลายเดือนก่อน

    Liinta iska ilaali puntland laheenee

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 6 หลายเดือนก่อน

    CUDUUDDA SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA

  • @sadiyoyusuf4066
    @sadiyoyusuf4066 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ Somali land

  • @mohamedabdullahiali
    @mohamedabdullahiali 6 หลายเดือนก่อน

    Somaliland iyo ltoobiya ❎
    Soomaaliya iyo ltoobiya✅
    Soomaali galbeed iyo somaliland✅

    • @alimdualeh
      @alimdualeh 6 หลายเดือนก่อน

      Waa arkaa inaad taas sonaliland dee mxd ku ogolaatay inay dhul somaliyeed ku tilmaamto Ethiopian caqliga futadaa lagaa galiyay

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 6 หลายเดือนก่อน

    Iska sax cinwaanka. Meesha waa xuduudda u dhaxaysa Somaliland iyo Ethiopia.

  • @khalifomardagax4887
    @khalifomardagax4887 6 หลายเดือนก่อน

    Somaliland Ethiopia borders, there’s no such thing as Somaliland Somali state borders!

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 หลายเดือนก่อน +1

    Xaduuda soomaali galbeed iyo somalia 🇸🇴

  • @Lander97
    @Lander97 หลายเดือนก่อน +1

    Legend❤ subscribe itahay ❤

  • @Bilaal-w4k
    @Bilaal-w4k 6 หลายเดือนก่อน +4

    Keep going pro

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @BilaalMorgal
    @BilaalMorgal 6 หลายเดือนก่อน +2

    Legend waan kuwata sxb horey usoci

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maamul goboleedka soomaali galbeed iyo maamul goboleedka dhulka soomaali ama Somaliland qofba siduu u yaqaan

    • @SAYFUDIINBAIBARS
      @SAYFUDIINBAIBARS 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @Cumarj.y
      @Cumarj.y 3 หลายเดือนก่อน

      Hoyadaaba mamul gobaleda
      Waa somaliland iyo somalida itobiya
      Adoo qaxoontiya baad iskudayaysaa in aad naliido

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Cumarj.y hooyadaa baa laba siil leh

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah ‼️waxaa tidhaa somali State ‼️waad u quudhi wayday ‼️subxanallaah xisho Ethiopian wadanku ma aha ⁉️‼️ ka daaya ‼️

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 4 หลายเดือนก่อน

    Nadaafada,kor u qaada xashiishka iska gura

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 6 หลายเดือนก่อน

    caadow yuu naaso mariin

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 6 หลายเดือนก่อน +1

    Labaduba waa soomaliya ee beenta ka da ummada oo dhulka soomalida ha dhohin ithopia.

  • @MasterSaki
    @MasterSaki 6 หลายเดือนก่อน

    Isoomar xusuus wayn bay igu leedahy 2020 ayan fadhiisan jiray exam ki 8aadki ayan ku diyaarin jiray😊😅

  • @mohan-e1o
    @mohan-e1o 6 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going deeqsi man no so badi