WIIL MAGAFE U XIDHNAA OO DALKA DIB UGU SO NOQDAY KA WARAMAY DHIBATADA TAHRIIBTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2018
  • Bulsho News Television Is a 24 hours News Channel :
    WIIL MAGAFE U XIDHNAA OO DALKA DIB UGU SO NOQDAY

ความคิดเห็น • 284

  • @aminanur110
    @aminanur110 5 หลายเดือนก่อน +4

    Who ever his Dammir Dadnimadis is still a life please please please help this young soul in any way you could help him. Thanks for your time and efforts. May Allah bless your heart and soul.

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 ปีที่แล้ว +16

    intelligent young man you made the right decision

  • @haniqueenibrahim7651
    @haniqueenibrahim7651 3 ปีที่แล้ว +8

    Wll igu soo duceeya walaashay oo halkaa lagu haysto inu ilhay iga soo badbaadiyo

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallaah alle egtiisaa ka nooshahay walal yaaa rabbii

  • @zaamjii108
    @zaamjii108 3 ปีที่แล้ว +11

    Ax yaa abdiraxmaan waxan inmuda ah wada jognay dalka Libya aad ayu isaga ahaan u xanuunsana xaladiisa cafimad wn daryeeli jirnay intan awoodnay dalka wnkuso wada labanay hada masha allah wuxu ku nolyahay magalada hargaysa wuna shaqaysta hada wa masha allah

  • @mahadawil
    @mahadawil ปีที่แล้ว +3

    My brother may Allah bless you, them eyes 👀 don’t lie

  • @adaruzmohamed8191
    @adaruzmohamed8191 5 ปีที่แล้ว +52

    HALYEY 💪💪MEELAD KU TAHAY
    HORMOOD👊👊 MEELAD UTAHAY
    DHULKAAGA✋✋✋ LAGA HELAA XAQIIQATAN 😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @nimcofaarax5066
      @nimcofaarax5066 4 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭 WA runta wll lama huraan waa dhulkaaga hooyo kan jooga ma dareemaayo lkn waxaa dareema kii ka maqan

    • @xamsetalasame9096
      @xamsetalasame9096 3 ปีที่แล้ว

      Dhulkaga hooyad sharaf ku leedahay

  • @aminanur110
    @aminanur110 5 หลายเดือนก่อน +1

    SubxanAllah! I admire your corregge , your decision and your kindness advice for your brothers and sister who tariib. I admire your calmness even though you went through a lot of terrifying things ! May Allah Subxana Watacala give every good of this world 🌎 and the beginning and the biggest Janna of the highest. May Allah Subxana Watacala give you inner peace and long life , with Iman Salah eh , health and wealth and everything that is good for Dunia and Akhira that your heart ❤️ desires.

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 4 ปีที่แล้ว +14

    Asw sxb Illaahay u mahadnaq meesha kasoo saaray Cashar ayaa kusoo maray wakhti kale yuu kaa lumin Illaahay Talo saaro xaga Diinta xooga saar waxba kaa xumaan maayaan Sunaa Rasulka sce Iyo Kurubka Qaado hana niyad jabin waxkasta Illaahay Gacantiisay ku jiraan walaahi Risiq Illaahay kuu Qoray Bini Aadam kuuma Diidi karo Illaahay Talo saaro waddankaaga Aamin waan Ogahay Somalia dhibta kajirta Habeen kamaan baxin waddankeena alhamdullaah

  • @hoodoahmed694
    @hoodoahmed694 3 ปีที่แล้ว +8

    Inalilahi wani ilhayhi rajucun ax ax taribtu xanun badana qof so Mara garanya Ninkan wariyha isku shegaya qalbiga dhagxa tahribta waxba wanad ka garanyn sida umad waydin sen wllky Axl hada wadankagi hooyo kuso labtay

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 5 ปีที่แล้ว +72

    Walaahay bilaahay tolaahay arintaa damaca hablaha inaan ilaawayn intaan ifka ku noolahay waayo waxaa iga soo gaadhay ayaan ogahay lkn waa alle mahadii mar haddan ka noolahay maanta hablihii dhibkaasi ii gadhayna ay ka nabad galeen falkii la donaayey in lagula kaco waxaan aad iyo aad uga xumahay ragii ila socday ee ila bad baadin waayey labbo sadexdii inan ee ila halgamay moyaane kuwaasina waa rag aan ogahay oonan ilawyn geesi nimadooda

  • @didd3andmeltedchocalate606
    @didd3andmeltedchocalate606 4 ปีที่แล้ว +16

    Ani waxan jeclan lahaa in aan umad is nabad geliso noqono oo qof walba qofka ka le sidi boqor oo kale ula dhaqmo, la is wanaajiyo, hormar iyo khani nimo gaarno iyo nabad.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว

      Maashaa'Allaah walaa xowla walaa quwwata illaa billaah. Fikrad aan aad u wada jecel nahay mahadsanid inaa nala qaybsato.

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 4 ปีที่แล้ว +9

    MANSHA ALLAH
    WIILKAAN WAA GEESI
    GABDHAHA KA ILLAALIYEY IN LAKUFSADO GABDHAHA
    GUULEEYSO WALAAL
    MAHADSANID

  • @khatrahaji7351
    @khatrahaji7351 4 ปีที่แล้ว +7

    Misgiin wali waxa ka muuqata diif iyo daal wa alle mahadii mantaba wa msha allah

  • @bestcomedysomalianman3551
    @bestcomedysomalianman3551 4 ปีที่แล้ว +10

    Wariyihu been buu sheegey Dumarku wlhi iyaa igu adag Markay noqoto Gaajo iyo Haraad Wliba Gabdhaha Somaliyed Waa Geed adag wlh Nin la soo jabey uun baa Garanya👸

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว +6

    Yaa Allaah diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi. Waxa meel walbo ku silicsan dal iyo dibadba waa ubaxyadi, hogaamiyayaashi iyo mustaqbalki dalkeena ubadkeena qiimaha badan waxaana sabab u ah odayaasha qabyaalada iyo damaca xukun jacaylka oo dal iyo dad ka naxayn dhib ku haaya wadankeena. Yaa Arxamurraaximiin dhalinta noo badbaadi.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahoow dhulkayaga na jeclaysii oo nabad nooga dhig

  • @ilovesharifnuura4656
    @ilovesharifnuura4656 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay baa mahadle wll alhaku barakeyo hargaysa

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa geesi fariid ah waalama huraan dhulka hooyo maasha Allah alah lugu toosiyay tii saxda ahayd

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 4 ปีที่แล้ว +9

    abdirahman mohamed hashi waa nin rer gabiley ah una ciyaari jiray kooxdii boontafiya dhipaatada uu soo maray runtii maaha wax hadal lagu soo koobi karo runtii waa ilahay mahadii haduu noolyahay manta xaasbu leyahay gabadhna waa u dhalatay ilaahay dambi dhaaf ha uga dhigo dhibka uu soo maray insha alh .

  • @farhanciisood6270
    @farhanciisood6270 4 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi wan kanaxay malintii igu horaysay ee uu magafe igu soo galay masha allah isna wadankii wu nabad tagaya ana ilhay wa i rumeeyay lkin wa guul hadana xanbarsan guuldarO iyo waayo arag nimo

  • @yusufgxash
    @yusufgxash ปีที่แล้ว +1

    Waa wax aad looga naxo waxaan kuugu ducanaya quick recovery insha'Allah..

  • @munakhadan482
    @munakhadan482 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xoosh meeshi qalbi lagu xidhay😂

  • @cashaxuseen8436
    @cashaxuseen8436 4 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin xoosh waa Waa Bart San ku dhacay anoo yar my last 17 year old O oooh my good saldii subax kadib

  • @kumnankdortayindeeqey7706
    @kumnankdortayindeeqey7706 5 ปีที่แล้ว +15

    axax hooyo wapeer
    allow Hooyo nodaa ax

  • @hodhare961
    @hodhare961 4 ปีที่แล้ว +7

    Ax ax walaahi waa cadaab allow dowlad khayr qabta Soomaali u dhali aamiin

    • @aysnbashir1654
      @aysnbashir1654 4 ปีที่แล้ว +2

      amiine yaa rabi

    • @aysnbashir1654
      @aysnbashir1654 4 ปีที่แล้ว +1

      wiilkiina he need big support walaahi bilaahi absolutely

  • @maryanahmedali2084
    @maryanahmedali2084 3 ปีที่แล้ว +2

    Subuhanallah waxa qiiso xanun badan wlhi UNHCR ayah kuu ficnay iyo Rafadka

  • @cashaxuseen8436
    @cashaxuseen8436 4 ปีที่แล้ว +1

    Good luck Wll

  • @samiagarazho6333
    @samiagarazho6333 4 ปีที่แล้ว +2

    😥😥😥😥😥ax ax Alla weriyuhu qalbi Adagaa

  • @garaadmaxamed1912
    @garaadmaxamed1912 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaalow tahriibka

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว +2

    nin tahriibey talo seeg
    tiigsey yidhi bal tuhun nollol
    tuug nacab u gacan gelyey
    tebyey tebyey xoriyadiisii
    tiiraanyo taah oy
    taageero gacal waa
    hadba nacabkii dee tunyey
    tows iyo xanuun qaad
    talo goosay tashi dhimo
    kuwa tegi tahriibo
    isu tudha tudhaalahooh
    ha ku tegin ha tiigsanin
    tahriib tuugta liibiya.

  • @hamdahassan4185
    @hamdahassan4185 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala cabdiraxman waan isla soconay boosaaso ilaaa liibiya wllky waan salamaya

    • @sakiizmail3034
      @sakiizmail3034 2 ปีที่แล้ว

      Qof waayO badan so maray ba tahay
      Marki danbana wad so wada noqoten swmaha?

  • @barawaani
    @barawaani 4 ปีที่แล้ว

    Waa qiso murugo badan runtii oo xanuun badan . Wiil dhalinyara ah oo aqli badan runtii. Illaahaay baa ka soo nabadgeliyay.

  • @agahlyrics4935
    @agahlyrics4935 5 ปีที่แล้ว +10

    Yaa allah 🙏🙏

  • @cashaxuseen8436
    @cashaxuseen8436 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi talo dad haqaasan hadii sad dhimanayso ciilkayga w iilka wakanaxay maskiin Anaaba kuligood magafihi iga raaci gadheen ani waan yara Lkn Alla iwafajiyo waan diiday waan lugaynayaaban idhi waxaba haysii qaadina

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 2 ปีที่แล้ว +1

    C raxmaan ilahay baa ku jecel halyey tolwaayey folku ma aha cidkale waa soomaalida ciilkaa iyo tahriibtaa kugu kaliiftay ee qabyaaladu maskaxda ka degtay waxaad tahay waayao arag ina macal cusri yusran fa Inna macal cusri yusan guushu wey kuu dambayn bi.idnilaah ciidaadana ayaaf ku ciil bixi inshalaah

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 ปีที่แล้ว

    Ax.ax.wll.waaqalad.arintaàsi.rabihainoogargaaro.dhamaanteen🤲🤲🤲

  • @mrwho4819
    @mrwho4819 4 ปีที่แล้ว +33

    You can see in his eyes that he has seen things that keep him awake at nights, its good to have you back into your country.
    However, this can be turned into an opportunity in several ways, first by doing this, educating the masses about it and secondly by investing into this youths whom have encountered hardships like this and turning them into a weapons against foreigners by hiring them as agents.
    With the ways they been through can be used to our advantage, as they will have no mercy for any foreigners, but the UN always comes in and takes that opportunity from us, we can invest in peoples hardship into our advantage walahi, and make us a stronger nation, but the UN is there to make sure that doesnt happen

    • @fatumaahmed9105
      @fatumaahmed9105 2 ปีที่แล้ว

      Ghhbbb

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +1

      It is sad but Allah will help us and our people will be united.

    • @farhiyahaaji5024
      @farhiyahaaji5024 ปีที่แล้ว

      @@fouzifouzi3393 aamin yaarabi aamin yaarabi 😭😭😭😭😭😭

    • @lefiiobd8014
      @lefiiobd8014 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ظ

  • @zakmann99
    @zakmann99 4 ปีที่แล้ว +4

    wa nin geesi ah aadna u caqli badan. waxan rajeynaya in dawlada somali land ay Geesigan mehrad u sameyso

    • @waabarimedia435
      @waabarimedia435 3 ปีที่แล้ว +1

      Wuu leeayaHay imnka sTudio zhP

    • @sakiizmail3034
      @sakiizmail3034 2 ปีที่แล้ว

      @@waabarimedia435 xagu ku le yahay zhp

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว +6

    Gob wiilasha Soomaaliyeed gabdha hooda way ilaaliyaan xumaan uma quudhaan

    • @abdallaahmed6025
      @abdallaahmed6025 4 ปีที่แล้ว

      Marnaba maankeena nasiimaayo in gabar somaLiyeed horteena wax lagugu sameeyo oo wallahi raggu way isku jiraan qaar naFtooda u Hipaaya io qaar baqa'a
      We love gabdhaheena somaliyed ❤🇸🇴

    • @ramla.abdi.5451
      @ramla.abdi.5451 2 ปีที่แล้ว

      Mashallaah ubad gold ah banu ley nahey Illahayow xafid

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 4 ปีที่แล้ว +2

    ABWAAN SANGUB WUXUU YIRI
    CEEBTUBA NINKII GARAN BEEY DHIBTAA CAQLIGANA ILLAAH BAAN KU CAABUDNAA.
    COLLAAD WAXAA LAYIRI
    CURAD KUMA DHASHEE KAN NOOL BEEY CUNTAA
    WAA ARIN XANUUN BADAN WAXAA UU GEESIGAAS SOMAALIYEED KASHEEKEEYNAAYO
    WALEE WARBAA JIRA

  • @fitaaxdaahir4106
    @fitaaxdaahir4106 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaa tahriibaa rabee waa bis qol yar aaa ayaa 500 qof aa ala bisinka ala aloow noo danbi dhaaf ax ala beerka

  • @user-fy4lt1ww8o
    @user-fy4lt1ww8o ปีที่แล้ว +1

    Hadaan ku suganahy liibiya ilahay hamigayga ha irumeeye

    • @caqligal8890
      @caqligal8890 8 หลายเดือนก่อน

      Bro xgee kaa soo qabtaa

    • @aysartube9982
      @aysartube9982 6 หลายเดือนก่อน

      Ma gashay zhp

  • @fatimahassan4236
    @fatimahassan4236 4 ปีที่แล้ว +12

    Hoognay oo baaba,nay soomaaliyeey wiilasheena bakhtigu kadhergey

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว +6

    Aad baad unasiib badneed dadkaad cibro utahay

  • @aesthetic_toxician8632
    @aesthetic_toxician8632 4 ปีที่แล้ว +3

    War hays cayninee somaliyey aqli keena dhalinteena waa kaa qabiilna halkuu ina dhigey &gobolkeeyga kaaga ka wanaagsan tan &qiyaamaha dowlad taagta daran e aad cayneysan baa intaaba soo badbaadisey ee Alle u noqda

  • @amidnight
    @amidnight 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhibta muqaalkiisa gaadhay waxaa ka daran ta maskaxdiisa gaadhay waxaan u sheegayaa dhalinyarada naftiina ha halaagina

  • @fatimahassan4236
    @fatimahassan4236 4 ปีที่แล้ว +6

    Inaalilaah wainaalilaahi raajicuun alaylahe qabyaald curadayadii dhamysay wey wey soomaaliyeey hurdada kakaca

  • @heeloflimsmedia
    @heeloflimsmedia 4 ปีที่แล้ว +3

    Ax sxpkay abdiraxmahaan nirix sxp
    waxaan ahayn ardaydii yaraan isla soo koray oo nolosha sowada nolaa
    szp aad ayaan uga xumahay inaan arko adigoo xalad adag ku nool sxp kay abdiraxmaan niric

  • @mohamedadam8251
    @mohamedadam8251 4 ปีที่แล้ว

    allhu Akbar ilaahaw nabbaadii balwarin qofkii rabo inuu burburyo

  • @hassanabdala9643
    @hassanabdala9643 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭alle Aya mhdleh hadad mnta shekeyneyso sxb

  • @hamzemartiniz3932
    @hamzemartiniz3932 4 ปีที่แล้ว

    C/Rahmaan mahamad hashi nolow zhp qali

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว +3

    I am so sorry wlh wax halkaas dhalinteena dhigah wa siyasiyiin tuugo eh hadana hfi aan dhalin yar nahah dhibka na haysgo ma dareeno oo tuugadaas ayaan qabhlad kusii tagernaaa dhalin haro kaca oo sharciga gacnahina ku qabsada odayashan idin kala xir xirtay mamul mamul mesha la saara oo wadanka la wareega adinka ayaga ayaa sabb u eh in magafe aad u gacan gashaane

  • @abelmumin8045
    @abelmumin8045 3 ปีที่แล้ว +2

    Magafaha dadaka uxeran dhamaan waa reer somaliland

  • @updyrizak-ku7wx
    @updyrizak-ku7wx ปีที่แล้ว +1

    wuxuu epe kuu qoray zinapa kugupa seegayaan ani waxan ahy wiil tagay 2022.5.3.malin jimce ah.5.30. supax nimo Hada waxan kunolahay lipya insha allaH siduu epe qoro 🙏✍️🥺😭

    • @AmmaalSaciid
      @AmmaalSaciid ปีที่แล้ว

      Wllkey ani waa soo bixi rabaa jidka waa sidee

    • @user-fy4lt1ww8o
      @user-fy4lt1ww8o ปีที่แล้ว

      Zxb anba waan jooga liibiya ilahay hamigeena hanoo fududeeyo

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@AmmaalSaciidHadii aadan bixin wali abaayo joog. Dhul cadaw aanad awood kuleheyn anagana kaa soogaari karin ha isku kasbin. Carab ilaahey kuma kuuma gacan galiyo.

  • @nimcofaarax5066
    @nimcofaarax5066 4 ปีที่แล้ว +4

    Allah wll ma Yemen baad martay wlhi dhib waad aragtay wll 😭😭😭

    • @Warsan614
      @Warsan614 4 ปีที่แล้ว

      Nimco Faarax adiga miyaad yaman marty

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxan lagu dhiamnba laga nool ninkaan dhiman wuu hadli uun

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว +3

    Ala gabdha haas maxaa Dhibaato gaadhay iyo naxdin murugo wiilkan dhagaysta OO tahriibta Iska daaya

  • @stacypretty6987
    @stacypretty6987 4 ปีที่แล้ว +10

    Qabiil uff. 😭

  • @hurt3094
    @hurt3094 2 ปีที่แล้ว

    War wllo ha tahriibina wlhi nafihiinii baad haligteen

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +1

    Runtii wa qiso xanuun badan dhalinyarada soomaliyeed waxa ay ku soo dhamadeen badaha
    Allow adaa u maqan ummaddaan dhibaatada haysato ma jiro qof jecel inuu ka tako dalkiisa laakin duruufaha iyo waayaha nolosha ayaa ku kalifay inay dalkii hooyo ka tagaan

  • @maxmuudqaasin2852
    @maxmuudqaasin2852 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 3 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax ilaahayaw dadka yaga dalkooda nojeclaysii

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 ปีที่แล้ว

    Walahii taasan waa inkaar yaarabi walahii dhulkiina ayaaba inkaari idinka timi

  • @kumnankdortayindeeqey7706
    @kumnankdortayindeeqey7706 5 ปีที่แล้ว +17

    axaxax axax axaxax axaxax axaxax axax axaxax axax axaxax axax axaxax axax wlky Cbdiraxmn wlhi wankanxy
    isku dy inad ciidada Hooyo and dhincana udhafiin marnba

  • @asmacismaan5586
    @asmacismaan5586 3 หลายเดือนก่อน

    Ax hablaha ugu daranba😢😢

  • @hodanfarax3158
    @hodanfarax3158 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah

  • @juweriyaabdi1450
    @juweriyaabdi1450 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax ax

  • @bufiye3840
    @bufiye3840 4 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore waan kaxumahay waxa ku dhacay walalkay abdirahman kabacdi SOMALIDA WAXAA U DHAANTAY CARABKAAS DILAYEY WAAYO CARABKU WUXUU RABAY LACAG BAS LACAG OO QUDHA WUXUUNA KUU ARKAYEY INAAD TAHAY QOF SOMALIYA Balse kan Kula dhashay ee SOMALIGA AH ee kula midka ah isku aqoonta tihiin ama ka aqoon badantahay uu ku yirahdo WAAN KAA QABIIL FIICANAHAY SHAQO FIICAN WAA INAAN HELAA ADIGUNA MIDGAAN AYAA TAHAY (sorry wixiixun ayaa midgaan ah) Timaha jar biraha tun iwm ABDIRAHMAN wadadee ufuran ?? Waan kaxumahay walaal ALLAHAYOW BARIBAAN KA AHAY MAALINTA QIYAAMAHA

  • @Naxariiso
    @Naxariiso 4 ปีที่แล้ว +4

    I am suport you walaalo

  • @fadomahakim1726
    @fadomahakim1726 4 ปีที่แล้ว +1

    Ah ah 😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamdatimiro8890
    @hamdatimiro8890 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaan waxba so maray ax ax

  • @cashaxuseen8436
    @cashaxuseen8436 4 ปีที่แล้ว +5

    2017my sad year Ana dhiig Malaga hoogay muraaradilaac haygu soo qaadin xanuusa maankayga gubay

  • @abdirahmancirro4979
    @abdirahmancirro4979 4 ปีที่แล้ว +32

    Wariye aadbaad u akhlaaq daran tahay Qof waaxsoo Dhiba kaaga Waramaya Hadana inaad Si Dheel dheel ah Aad u Weydiiso Mxd kuugu Darnaa ee aad aragtay Waa Nacasnimo weyn Mxaa kuugu Darnaa Meeshaba Ma Taalo Wuxuu kaaga Sheekaynaa waa Xaalado Hadii Aar arki lahayd Afku Juuqda ku gabi lahaa Baro Sida Dadka Loo warayso Stupid😡 Wllky Cabdiraxmaan Alle Sxp waa kaa soo Saarey Dhibkii Alxdulillah Alle Dilaa Dhinta

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 4 ปีที่แล้ว

      ABOOWE YOU KNOW
      MAAHMAAHDA TIRAAHDA
      WAR BALAAYO MA ARAGTAY?
      HAA YOO WAAN ARKAY!
      OO BALAAYADAASI MAKAA QOSLISAY?
      MAYA MA IGA QOSLIN!
      HADAA BALAAYO MA AADAN ARAGE AAMUS.
      WALLAAL SOOMAALIDU
      BALAAYO AAN KAQOSLIN BALAAYO UMA ARKAAN.
      SIDA QABQABLAYAASHA DALKA IYO DADKA KALAJARJARAYA
      WEEY OGYIHIIN IN MUSIIBO KUHABSATAY DALKOODHAN TAHAY LAAKIIN WEEY KU QOSLAAN UUN.
      WAXAAD MAQLI
      M/WEEYNE DANI BAA SAASYIRI WAXAAKU XIGA
      KKKKKKKKKKKK
      WALAAHI FAYSAL CALI WARAABAA U JAWAABAY WAXAA KUXIGA KKKKKKK
      WAA HASOCOTO BALAAYADEEY SOOMAALI KAHESHAA WAYNA KU SHACTIREEYSTAA.
      HALAYAABIN MARYOOLEEY AAN ANIGUBA KAMID AHAY

  • @caydaruscadde6142
    @caydaruscadde6142 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanka ya cadiM

  • @sirajiyareahmed3590
    @sirajiyareahmed3590 4 ปีที่แล้ว +3

    Ereeyga qadaadwayn😬cayda naga dayaa plz peace and love reer hargaisa from Muqdisho

    • @khadija3399
      @khadija3399 4 ปีที่แล้ว +1

      Idina cuqdadland iyo murqanland naga daaya😁😂
      Laysma dhamo mesha

    • @khadija3399
      @khadija3399 4 ปีที่แล้ว +1

      @Hubbi Hayyi
      Nacasnimada iyo ilko dheranta umada kala fadhiiso.
      Umada somaliyeed iyo somalia ba wax kubay wa nocagaso midhan.
      Nacaybka iyo nacasnimadu ka buuxdo

    • @bestcomedysomalianman3551
      @bestcomedysomalianman3551 4 ปีที่แล้ว +2

      From Hargysa Caddey Ummda soomliyed Waa Mid Muqdisho Waa Dhulkayga Hooyo inta Horumarka jcl

    • @thenationofpoetsxussen7296
      @thenationofpoetsxussen7296 3 ปีที่แล้ว

      khadija
      Waa run wallahi doqontan ookala umad naxli kala dhex dhigta

    • @thenationofpoetsxussen7296
      @thenationofpoetsxussen7296 3 ปีที่แล้ว

      best Comedy Somalian man
      Dadkeenu markay isjecladan qalbigana isfuran waanu guuleysan wll

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว +2

    nacala liibiyan ku yaal ilaahow yaa awood ii siiya aan nacdasha liibiya kucadaabo.

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 4 ปีที่แล้ว

    *Microphone-ka qofka lawaraysanayo ayaa loo dhiibaa codkiisu wuu naaqusanyahay wakhtiyada buuqana looma maqli karo sifiican*

  • @nimcofaarax5066
    @nimcofaarax5066 4 ปีที่แล้ว +7

    Inanka wariyaha ah calool adka wll qalbi dhagax miya tahay kadaa su aalaha badan wiilka wlhi billaahi wan ooyay fiidiyowga waan dhameesan kari waayay inta su aalaha badan wiilka la weeydiinayo inta ila diidan farta taag 😭😭

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 ปีที่แล้ว

    Axey qalbiga😥😥😥😥

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว +4

    Axaxaxaxaxaxax kaadi baa lacabay

  • @nimcofaarax5066
    @nimcofaarax5066 4 ปีที่แล้ว

    Alxm wll mar hadaad ka nooshahay

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin 4 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @mookieibra6376
    @mookieibra6376 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxasoo dhibii qabiil ayay salka ku haysaa, goormay soomali wax garan doontaa caalamkii ka hadhnee...

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว +3

    Subxaana llah

  • @nimcohodan6501
    @nimcohodan6501 2 ปีที่แล้ว

    Ax wlh wan la qiiroday wlh illahy wadankena hano nbd galiyo

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 4 ปีที่แล้ว +8

    He is trying so hard to avoid reliving that trauma so stop asking him to describe in details plz 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedadam8251
    @mohamedadam8251 4 ปีที่แล้ว

    asc well can kaadhaxgall waliga meel walbo caad cad Timor ayuu laqaataa taarikhdaan waxaa IGA soomartey south Africa markaan cusoconey mopasaa ayaan kuracney doonta wey iska fiicneyt lkn musanbiig ayaan caawan isku xelney iyago 4 qof ayeyrabeen in ayndhaacaan now itooian oodha tirdodA 300 Somali tiradoda 130 lkn 4 barta ayaan dhigney

  • @libangaraadcige9484
    @libangaraadcige9484 4 ปีที่แล้ว +1

    wad soo dhiirtay soo maha ABDIRAHMAAN
    WAD KULU LATAHY SOO JOOG BAA LAGA WAY SOO JIIFSAA MCN SOO
    MAHA

  • @agahlyrics4935
    @agahlyrics4935 5 ปีที่แล้ว +1

    😎😎

  • @canabsiciid9689
    @canabsiciid9689 4 ปีที่แล้ว +4

    Carab diinbaan wadaagnaa iyo
    Dabagalkiisa goormaad ka haraysaan damiir kii baa ka dhintay
    Somali

    • @nimcofaarax5066
      @nimcofaarax5066 4 ปีที่แล้ว

      Waa runta wll carabtu waa dameero

  • @queenrayan8450
    @queenrayan8450 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax ax ax ax

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 2 ปีที่แล้ว +1

    😰😰😰😰😰😰😥😥😥😥😥😥
    حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم.
    .. maxay dadkaygu jabeen... waxaa ka muuqda murugo xun oo qalbigiisa hadhsanaysa.. as ax ax ax ax

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 6 หลายเดือนก่อน

    Puntland maxay ugu ogolaataa dhalinyara inay Bossaso ka tahriiban maamul male mesha miyaa? Meelkale o Somali ah o laga ogolaado maan arag

  • @faridhaji6280
    @faridhaji6280 4 ปีที่แล้ว +2

    war dhafoor ayuu ku yaal

  • @saladoabdulahi7201
    @saladoabdulahi7201 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry 😭😭😭

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว +6

    Toloow halkaa dhuunta ma iyagaa ka dhaawacay inanka

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 4 ปีที่แล้ว

      haaa malintii hargeisa yimid wan ka naxy

  • @fatimahassan4236
    @fatimahassan4236 4 ปีที่แล้ว +2

    Runtaa hadey sheegi lahaayeen inbadan waa badbaadi lahaayeen inta kale

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 ปีที่แล้ว

    Ala somaliyey tahribka joojiya plz wadankina shaqo la’aanta dhibatada aad magafe kala kulmaysan baa ka daran siiba dumarka plz joojiya tahribka. Wadanka Somalia wax idin dhaamo maleh ehelkina la joogtaan

  • @sicidaxmed7982
    @sicidaxmed7982 5 ปีที่แล้ว

    Tahriiib dhibtaasu leeyahy yaa bashar