Dadka turkiga soo maraa way soo dhoofeen may soo tahriibin TAHRIIBTU Libiya dadka soo maray 2014kii baan soo maray hal mar baan badda galay markiina toos ilaa Talyaaniga Alxamdulilaah
Asc wllo wad nasiib badantahay illaahay ku bad baadayad u mahad celi wllo qurbe waxab mayaalan yan kolba daar dheer luguu soo wirin hadu illaahay dhulkaaga wax kugu siiyo wax ka wacani majiiro waxan joogaa America waxan rabaa in an lacag ka someeyo soomaaliland marka dadal oo dalka aamin wilka waxan jeclaam lahaa in lagacan qabto guuleeso illaahay idanki
Waxa igu soo dhacday heesti dalka ku baahan waad nasiib badantahy hadii Alle kusoo badbaadiyay wll dhulkaga aamin
Cali cismaan cali good
Waa reer hargaysa original
Reer axmed nuux empire
Haa abti ayan u ahay😢
@@hindabashiir4483😂😂😂😂😂r u he or she
@@salmaa2871 kkkkkkkkkk
Wlahi waan galay bada alhamdullilah alla igu guuleeyy
Sababaha guuldarada waxaa ka mid ah qofka oo ku noqnoqda waddo uu ogyahay in aanay u shaqaynayn.
Alaha hooyo unaxaristo
Qisadiisa wan ogaa balse waa run
Ali osman ali waa legend weyn waana qiso dhaba guileyso pro🫂🙏🏽🙏🏽🙏🏽🖤
Ninkii somali ugu nasiibka xumaa
Reerkiina uu khasaariyayy
Wax uun bay ahaan lahayd haduu shahaado soo qadanlahaa
Allh ha unaxariisto Hooyo mcn
Dadka turkiga soo maraa way soo dhoofeen may soo tahriibin
TAHRIIBTU Libiya dadka soo maray 2014kii baan soo maray hal mar baan badda galay markiina toos ilaa Talyaaniga Alxamdulilaah
Alle how naxariisto Cabdirisaq cartan waxay ahayd geeridiisu mid xanuun badan.
, ? en, XD the p to my hubby free dd by the rewqXc vh.a by to mi
Alow unaxriiso wuxuu ahaa nin waxbadan aan so wada cunay
MM TV WAXAN KA CODSANAYNAA IN AY WIILKA SHAQO SIIYAN
19 goor ayuu safar bada galey nasiib buu lahaa jooq wadan kaaga wll hanaga tagin nabad galyo
0
0
L0
L0
@Axmedmaxamed well said 👌🏽👍🏽👍🏽🙌🏾
Asc wllo wad nasiib badantahay illaahay ku bad baadayad u mahad celi wllo qurbe waxab mayaalan yan kolba daar dheer luguu soo wirin hadu illaahay dhulkaaga wax kugu siiyo wax ka wacani majiiro waxan joogaa America waxan rabaa in an lacag ka someeyo soomaaliland marka dadal oo dalka aamin wilka waxan jeclaam lahaa in lagacan qabto guuleeso illaahay idanki
Nag libiya somartay baa kawayabadan nimnka turkiga somara😂 odhan iskadayeh raga libiya somarayeh
MMT NINKAN SIDAAS SHAQO HA KU SIISO
Dee libya somar markaasad qiso dhaba ood kashekayso soo arkiye
Cismaan cali good oo awlaadu caasimah dhalay isaguunbaa is copy yeey
Libaax tashaday
Waar anaa Libya soo maree wlhi taariikh cajiiba igu dhacdee halkee idiin ku soo gudbiyaa turkey tahriip miyaana 🤣
Noo soo Gudbii zxp mmtv Xarunta hargesia
When you make a story year date and time don’t forget
Ex- biyo dhacay 😂primarygii
Soomaaliland waa barwaaqee maxaad 19 jeer naftaada khatar u gelisay?. Mise Soomaaliland baa sidaa u xun?
Qofki ugu horeyey qubrs oo xabsi lagu xiran ahay. Ayado somalida waqtibadan utaharbisay mudobadan xagas kulabo sxb 😅😅
19 jeer ninka bada galay walahi caqli xumaan u arkaa waayo xoolahaaba Samra Oo meesha dhawr jeer laga celiyo Aan kusoo noqone
Waa yab
Imisa lacag ku baxday ader bilow ilaa dhamaad waxaa aad baabiisay ayaad wax ku qabsan lahayd ee aad reerku kuu soo dirayeen gaar ahaan Aabe.
Muu jaamacadii iska dhigto
Legend
Waa run wll aniga aya kasoobaxe oo buufiye wll hada yurob baan joog
Side loga baxa noo sheeg bal
@@khadraciise2044Yurub maxa yaala wllo uf 😡 Waan ka qoomaya ila hada 6 sano joogo canada 🇨🇦 Américaine wx dhamaa ma jiro
Waye ma is gursanaa🤣
@@cckhaan you’re men 😂
Ma la so tarxilay kan yar marka
Haa waku xafadahayaga gala
@@subeerjimzikaal2982These coment made me laugh 😂😂😂😂wth
Haday ka fudu dahy waagii horee soo tahriib saaxib 3 bil
Kahor tahriib hada USA 🇺🇸 joga
Wiilkan maalin baan hargeisa ka wada baxnay 🤔 sorry .nasiibkisa inuu waxbartaa u fiicnayde
Mheee
Waa qadar Allaah
Beenta dadka ka daa waryaa waxab a maad dhigan jirine
😂😂😂😂
Beenaale 19 jeer ku yeh
War sxb caadi wye lacagtada way kuso labanee hdii lagu qabto
Cali beenale 😂😂😂😂😂😂
19 jeer macquul ma aha hal ki afar ba 6 bilood kadib ayey kugu qaadan in mar labaad gasho safar
😂 😂 😂Beenti oo qof ah
@@rock_diamond9475 okay, laakin waa cajiib 🤔🤔🤔SubxaanAllah