Wara Niinkan waa ilaaji waaa niin caan Nairobi ayan wada jogi jiran intaa sheegaya walhii inaye been ku jiran doonta saran waxa ku dhintaye wiil adeerkaye dhalaye allah u naxariisto
Kolay sida aan ka dhadhamiyay waraysiga Ninkan waxaa iisoo baxday in Laga Yaabo inuu gacan ku dhiigle yahay oo dad badan uu isagu gacantiisa uu ku geystay inuu badda dad ku Riday you Have to Ready between The Lines 140 Qof kaligay ayaa ka badbaaday Hadalkiisa iyo Muuqaalkiisa inta uu Leegyahay
@@abdulkadiromar583Waa run way dhici kartaa inay dad khayaali moodaan lakiin khayaali maaha anigu sifiican baan wiilkan u aqaan isku xaafad baan ahayn habeenkii ay baxayeen goob joog baan ahaa dad badan oon saaxibo dhow ahayna tahriib way ku dhinteen wlhi tahriib markaan maqlo aad baan u murogooda
Inta kale waan rumaystay lkn kaama rumaysan karo labo arin wakhtiga intaa la eg ma dabaalan karo mida kale waan haraaday biyaha bada markuu qofku ku jiro mudo intaa la eg wuu barfaa
Waxay ahayd markay ku yiraahdeen dadkii kale aan raadino haye inaad tiraah waayo 5 saac ka hor ayay doontu degtay, laga yaabee in wuxuun nool aad arki lahaydeen alle idamkii
aniga shekadan igama dhadhicn sbabto ah qof bila adan ah intas haben dabaaln karo majirto don qabibmanty ilahey wuka badbadin kara lkn ninkan waxu shegyo wax sura gal mhn qisada dib halgu labto
inta tiktok kasoo aragtey😂😂
Waikan😂
Maxa dareme
Masheegey marka 😂😂
Nin ilahaY jaceL yahay ayad tahay wlhy ilahayna how wada naxariisto inta kuwada dhimataY bada lipiya❤
Alaaaah u naxariisto waxa alle ka barine janad fardos aamiin ya raaaaaaabi dhamantod
Wara Niinkan waa ilaaji waaa niin caan Nairobi ayan wada jogi jiran intaa sheegaya walhii inaye been ku jiran doonta saran waxa ku dhintaye wiil adeerkaye dhalaye allah u naxariisto
waraysigan hada aya igu horaysa o arkay marki muqalku dhamad yahay ayan xasustay in uu ilji yahay anigo yar aya iigu danbaysay Isli asago wiil xoog badan aduunyo
WLL MANTA AYAAN AYAAN BIXI RAWAY LKN ELCHI DARTIIS AYAAN ISKAGADAAYAY
Islaanta shukri waa legend wallahi.
Maxaa wiil hargaanti ah iyo gabadh suunnaari ah oo aan garanayo ku dhintay, Allow u naxariiso. 😢
Maxaa hanad hooyo ku goblantay, maxaa gabadh qalanjo ah baddu liqday.😢
Allahayow Soomaali u gargaar, dawladnimo sii, intii dhimatay u naxariiso, inta noolna u naxariiso. Aamiin🤲
Inta dhimaty allaha unaxariisto asiga nah allaha jacel wlhi 😢🤲🤲
Hhhh wanku salaamay adeer Ahmed wadaadiid asaxaabul berbera mashallaah illlaahay haku xafido
Gabadhii badbaaday oo waalatay yaa war ka hayo hada😢
Xiligu tahriibay wuxuu ahaa dhalinyar waayo 2003 waxa ksoo wareegatay16 sano kahor imisuu jiri karay somali alle uunba umaqan
Maxamed Abdi walaal ninkan waxaa lagu naaneysaa Elji. Intan wuu ka weynaa maskiin. Kenyanku markuu wadada marayo wey ka baqi jireen
aad iyo aad ilji inkasto an yara waxan xasusta in uu ahaa wiil xoog laf isku darsaday aduunyo
2024 inta daawaneysa
Waka 😂😂😂😂
Xaadir nahay😂
NINKAASI HADDUU YAHAY ELJIIGII DHULBAHANTE 1994 AYAANU DIRIDHABE WADA JOOGNAY FROM HARGEISA
Abdirisak wais
Waa isagii laftiisii
Kolay sida aan ka dhadhamiyay waraysiga Ninkan waxaa iisoo baxday in Laga Yaabo inuu gacan ku dhiigle yahay oo dad badan uu isagu gacantiisa uu ku geystay inuu badda dad ku Riday you Have to Ready between The Lines 140 Qof kaligay ayaa ka badbaaday Hadalkiisa iyo Muuqaalkiisa inta uu Leegyahay
Alla waa Elji wadaad diid wlhi markii ugu horaysey ee uu tahreebey waan xasuustaa 2003 dii tahriibtaa waxaa ku dhintay wiil ilaa hada aan geeridiisa ka muru goodo isagana saaxiibkii ahaa Cabdirisaq cali darwiish ilaahow u naxariiso
Nin mary meshas o waliba heben dhexmary aya ogankara
@@abdulkadiromar583 Maad soo martay adigu wll
@@kungabdhoodkaroon8000 haa wll
@@kungabdhoodkaroon8000 dadku lkn qiyaali ayay u arkaan wilkas warkiisa
@@abdulkadiromar583Waa run way dhici kartaa inay dad khayaali moodaan lakiin khayaali maaha anigu sifiican baan wiilkan u aqaan isku xaafad baan ahayn habeenkii ay baxayeen goob joog baan ahaa dad badan oon saaxibo dhow ahayna tahriib way ku dhinteen wlhi tahriib markaan maqlo aad baan u murogooda
Allah u naxaristo intii dhintay 😢
War waa elji sxbky iiwaran
Waa benlow sadex habeen badda qof dabalankaraa majiro waayo biyaha badda in taas lagu majirikaro
*Ka badanbaa qaar ku jiraan*
Rag 7 cisho ku jiray baa jira, oo nool
Sadex waxba maaha alle dilaaa dhinra Sxb
Adeer qofku alleh dilayo aya dninta !!!
asc igarw nigitynka iyo koodhka iska tuur kuma quruxbadnin
ma qof bin aadamaa intaa dabalan kara
somalii maxamed tahrib halajojiyo dulkaga hoyo halajogo
Wariyuhu muu walanyahay ninka lawaraysanayaa wuxuu kujidhi tuutawsan for kii illaa tuutawsan tiriigii mawrkaasuu buu yidhi 2013 ayay ahay
Eelji aha ninkan
From tiktok😅
Kula mid ahay 😂
2003 lagu fasirayo 2013 waligey ma arag hud-hud ciyarta iga daa.
Somaliyay ma anaa qaldan mise wax kale jira
Maxaa maqof baa wax 4 saac dhan dabaalan kara horta wah
Xgee kala soo xidhiidhi karaah LAAC TV please
Elji waagaa ninyar buu ahaa
bulugley guul indr nin yaqaana baad tahay
Inaa nilaah wa inaa ilaaheey rajucun somali waydhamaatay somaliyeey isdaba qabo oo kuwaano qaado wixii dhay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nin marqaansan oo an waxbadaan ogeyen uu warayesanayaa
Ilahay haunaxriisto intii dhimatay
kkkkk igare wab nin ween maxaa walay yaa ileen tahariibka lom kal harin
Inta kale waan rumaystay lkn kaama rumaysan karo labo arin wakhtiga intaa la eg ma dabaalan karo mida kale waan haraaday biyaha bada markuu qofku ku jiro mudo intaa la eg wuu barfaa
Wax aqliga galaaya lagu sheekeeya sxp anba waan yaabay
Wallahi ma aamin sani qofbaa 1 saac oo xiriir ah xitaa dabaalan kara 😂😂
Taariikhda doonta 24 /11/2012
Maanta 130 q0f igu yar 100 ayaa ku nool jarmalka
Ma cimirigaan ayuu kutahriibay?
I am so sad this.is stored wuxuyidhi wala isfududeynayaa oo Macneheedutahay dontaa laiskatuuraya subxanalaah waxan maQliJiray horta meel laguJabay maJoogiJirtay *,?
Doonta yaa naakhude ka ahaa muxuu u weydiin waayey kkkkkkkk?
LG South Africa 🇿🇦 Ayaan isla joognay
Waxay ahayd markay ku yiraahdeen dadkii kale aan raadino haye inaad tiraah waayo 5 saac ka hor ayay doontu degtay, laga yaabee in wuxuun nool aad arki lahaydeen alle idamkii
inalilahi wainalilahi rajiun
2003 bay ahayd Not 2013
Muuna imaane qusuliyada ayay soo direer anaa kujiray ddkuu soo celiyay
Ninkani waa Elji
War axadkan kuusani nasiib badnaa😂😂😂
From tiktok
Asc igare maradii xumayd rer magaalka ayad qoorta suraty wa sutka
Hhhh waaa iga qoslisay
😢😢 from tiktok
Same😢
Lg waa reer buuhoodle habeenkaa anoo buuhoodle joogaa xafadooda qayladeeda maqlay wlhy waa xasuusta maxaa dhacayban dhahay waxaa laydhahay LG ayaa dhintay kasidii waxaan uhaystay inuu dhintay caawa ii xigta inuu noolyahay 12/12/2020 manshaa alaah
Ader kani waa rer ber bera iska hubi
Waa reer buhudle Waan aqaan LG
@@ShineCoonhhhhh war nin kan waa nin ciise muusaaaa oo reer barbaraaaaa
Boy 13:31
aniga shekadan igama dhadhicn sbabto ah qof bila adan ah intas haben dabaaln karo majirto don qabibmanty ilahey wuka badbadin kara lkn ninkan waxu shegyo wax sura gal mhn qisada dib halgu labto
Sxp bada jazirad ayey ledahay oo qofka ku nasankaro
@@hassanabdullahihamud4236 ok wa macqul
@@hassanabdullahihamud4236 wa macqul markas
Inta ticktok kasoo raacday
16/2/24
Kan. Waa kan dadka ugu danmaydoona baan is iri 😢
Abtigay kudhintay❤😊
2003 waaye igare asgaanba gata nay 2003 buu ku yiri hadana afkuu u galiyay 2013
asc igarow sxb yaad is ledahy dadkaas somaliyed oo sidaas u haligamay yaa sababy ?
ani fikrad ahntyda waxan is leyahy dadkii dumiyay dawladenii dhexe ee somalia wayo hadan dawlad lahan lahyn waxan naguma ayasan dhacdeen
ilhy waxn ka baryaya qof waliba oo ka qayab qaaty dawldenii dhexi duminteedii in uu ilhy musiibo dagdaga ku rido iyo mid aakhriba hadad ila fikrad tahy like ii saar mahdsnidiin 🙏
war ninkan ilji maaha anigo yar ayaa igu dambaysay asagoo wiil xoog badan ah adunyo
Ninkaan #Nairobi ayuu joogay
Igare wakuslamay
War ninkaan waa gartay kenya gaar ahaan south c ayaa maqayad oga furneed ilaa hada weey xiran tahay ilaa wuu tahriibay
2003 weeye qisadu
Elji BBC ayaan ka dhegeystey
War wax an alle kuu qorin wale lama cuno
TikTok ban ka imi
Oo walaaaladaa maanay codkaaga garanayn
Isagoo yar baa ugu danbaysay wuuna is badalay
Waa qiso xanuun badan walaahi
oh sorry
Addis + Khartoum + kufra ama banqaasi ama tiribali : talYaani iYo qaaradii dadka janada
fxiir
Waxaan maqlay inuu habargidir yahay
Waaa dhulbahante sxb Elji
Ninkaan waa dhulbahante reer buuhoodle ah
wale silac wu arkay
Alle dila dhinta wll wlhi
😢😢😢
maxaa odag taharibiyay ciyaalka ban layaabanen
Laga yaabo inu dhaliyaro isu moodo walal
Dahriibka sanad ayaa la iaweydiyaah
Miya
@@ladancdy1218 2003 ninkani oday ma ahayn sow maha
Ninku waa yaraa barigaas wax fahma
Ayuu u sheegay inuu yahay ninkii uu aabihii dilay calaa kuli xaal ninki inan buu u dhisay waanu xooleeyey wuxuuna ka cosaday in uu isagu aabe unoqdo
Ale dila dhinta
War horta adigu timaha iska jar
U
Ale muxaa wayan aday LG
😢
Ale dila dhinta
😢😢😢😢