Daawo Qisada 31 qof oo Tahriibayaala Siday laba Qof oo kaliya uga bad baadeen.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ส.ค. 2022

ความคิดเห็น • 425

  • @saamicade7382
    @saamicade7382 2 ปีที่แล้ว +165

    Tani waa Qisadeena waxaan nahay Somali Nolosheenu waa xanuun.
    Tahriib+Qaraxyo+Qabyaalad😭😭😭

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 ปีที่แล้ว +5

      😭ilahay qof walbo muslim ah nolosha hauhagajiyo 🤲

  • @Thelifeofislamsq
    @Thelifeofislamsq 2 ปีที่แล้ว +82

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy all Allah created is prophet mohamed scw

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @user-tp6wd4re1z
      @user-tp6wd4re1z 7 วันที่ผ่านมา

      😢😢😢😢😢😢😢

    • @Thelifeofislamsq
      @Thelifeofislamsq 7 วันที่ผ่านมา

      @@user-tp6wd4re1z what are u oki😁

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +42

    Qaybta 2aad noosoo gudbi haddii qayb kale hartay. Wariye Cabdisalaam Heri Mahadsanid🙏walaal.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +43

    Subxaana Allah
    Adiga iyo wiilka kale ajal iyo cimri baa idiin laabnaa. Ilaahay asxaabtaadii ha unaxariisto.

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 2 ปีที่แล้ว +27

    Muuqaal ka intaan daawanayay odhan waan shock sanaa subxaanalaah sallaama kuli aafaad

  • @barkhadmohamed3490
    @barkhadmohamed3490 2 ปีที่แล้ว +20

    Wareysiga sii wad ama soo dhammeystir wariye Abdisalaam Hereri. Mahadsanid

    • @fahadibrahim9435
      @fahadibrahim9435 ปีที่แล้ว

      Wareysan dhameystiran waxan ka helaya TH-cam ka waxan ku qorta Socdaalkii Geeridda.

  • @angry-young-man3605
    @angry-young-man3605 2 ปีที่แล้ว +23

    Cabdi salanow adeer ninka eey Isla badbaden magaciisa Cabdi fitaax ah magaciisa dha meystirran iweydii Abtigey baa naga maqan melaha 2004 bubaxay waxana la dha ha cabdi fitaax Cali warsame mrka Inu asiga yahay I weydi bal adeer 🥺

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      waa Qusoh cajib ah waa dhibatadah haysatah somalidah

  • @amiinabdi7836
    @amiinabdi7836 2 ปีที่แล้ว +17

    Allah ha u naxaristo dadkas geeriyoday eheladoodi qalbiga ha uga reebo

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 2 ปีที่แล้ว +20

    Waan dareemi karaa xanuunkaas wlhi hah Laaillaah illallah😭

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 ปีที่แล้ว +28

    Hereri waan ku faraxsanahay youtube kaaga cusub anagoo rabnay inaad mar hore sameysato waayo wariye wax fiican noo soo daaya baa tahay oo xaqiiqa keep going back 100k coming soon wuxuu u qalmaa 1m k congratulations walalo 🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🤟🤟

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 ปีที่แล้ว +14

    Somali hadii aanu nahay wadankeena waxba inoo dhama malahan Eebbow adaa weyn OO waxida wadankeena Nabad iyo barwaaqo inoga dhig amiin 🤲🤲😭

  • @A...A09888
    @A...A09888 2 ปีที่แล้ว +40

    Allaha unaxariisto intii ku dhimatay 😪
    Lkn qisada waad nagu badhgoysay
    Part 2

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 ปีที่แล้ว +26

    Subxaanallaah...Rabbi umadeena ha badbaadiyo...

  • @jaaneadam8437
    @jaaneadam8437 2 ปีที่แล้ว +6

    Hareri run’ahanti woxo istahilaa subscribe badan in lasiiyo sawabtoo ah waxyaabo bulshada anfacaayo ayoo soo gudbiyaa lkn waaka xumahay somalideena majecla waxyabaha muhimka ama hormarka
    Kaliya usheeg inee kuyaacaan meelaha xanta iyo cayda qabyalada lagaga hadlo
    C’salam hareri Big respect ✊🏼 legend somaliyed kudayasho mudan 💯✅

  • @dahirb
    @dahirb 2 ปีที่แล้ว +10

    Maanshallah waa qiso xanuun badan ilahay ha u naxariisto inta ku nafweyday wadankeena oo aan nabad ka dhigano ayaa nagu fillan qabyaalad is qaniinka ilahay hanaga bad baadiyo badda asaga ka xun inta ku dhimatay aya ka badan tan xanuunkeeda aan maqlayno hada
    Aduunka maanta waxaa ka jira in laisku daaweeyo baahida ama waqtiga dheer ee aan waxla cunin
    Oo ay ku magacaaban
    Intermitant fasting ama soonka googoaa sida 24 saac ama ka badan malin labo maalin sedex maalin
    Cudurro badan aya hada adunku daaweeya

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 2 ปีที่แล้ว +12

    Subxaanallah walaahi waa qisadii iigu yaabka badnayd aan maqlo abid waan fajacsanahay ilaahoow wadankayaga noo nimcee lkn Alle dilaa dhinta aniguba 13 maalmood cunto agkayga ma galin sanadkii 2020 hadana waaniga nool

    • @ahmedroobleahmed2129
      @ahmedroobleahmed2129 2 ปีที่แล้ว

      maxaa sababay lkn wll inaad 13 cisho aadan cunto cunin?

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 2 ปีที่แล้ว

      Qisadada nooga shaake 13 cisho cunta laan markad aahed.

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 2 ปีที่แล้ว

      @@kewayekaas803 waa xanuun sadex jeer isoo maray markay 2020 ahayd ayaana hospital ugalay markaasna 13 malin cunto la aan ahaa dhiig ayaa caloosha iga socday hospital kastana xanuun uu igu sheego wuu iga waayay waraaqihii shaybaadhkayga waxay noqdeen xafiis dhan ila hadana waan haystaa laba jeer oo kale ayaa ka dambaysay lkn dhiig maan lahayn kaliya matag iyo calool socod irbada matag joojinta markan qaato waan ku suuxi jiray way iga awood waynayd oxygen ta ayaa iga xidhmaysay 20 maalmood ayaan sidaa ahaa biyo kaliya ayaan cabi jiray waxay ahayd 2021. Hada sanadkan 2022 ayaan xanuusaday sidii oo kale ayaan noqday lkn matag iyo dhiig malahayn kaliya calool socod 1 week ayaana u jiifay lkn cuntadii madayn ee waan isku qasbayay waayo hadaan dayn lahaa cLoosha way iloobi lahayd dibna uguma laabteen cuntada kolay xanuun iyo ciladbaa jirta aysan dhaktarada dalku sheegi karin meel kale oo ka baxsan wadankana ma tagin isoo ducee wll inuu igu soo laaban mar danbe waayo wuxuu igu noqday xanuunkaasi nightmare cabsicabsi😔

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedroobleahmed2129 wll xanuun dartiis ayaan u waxba u cunin hoos ka eeg sababta aan cunto la aan u naqday 👇

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 2 ปีที่แล้ว

      @@arliyop3199 qisadada daa waaxan akhristey 2 jeer biilow iilayo dhamad waad ku mahadsan tahey qisadada da iinad nala wadagtey. Xanunka kugu dhacey Ilahey danbi dhaaf hakaga dhigo iinsha Allah ku samir waa iiska xaal aadun Ilahey waxan kaga baryiya xanunkas iin uu cafimad kugu baadalo taam aah. markale insha Allah Diib kuguso laabanin xanunkas Amiiin Insha Allah.

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว +44

    I cry emotionally 😭😭😭

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 2 ปีที่แล้ว +17

    Subxanallah Ilahay swt ha u naxariisto dhamantod adigana Ilahay swt haku ilawsiiyo😢

  • @Sadekofficial0
    @Sadekofficial0 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa qiso xanuun badan wlh allah uwada naxariisto inta dhimatay waa dad dadkoda nolol uraadiyay 🤲🏽

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 2 ปีที่แล้ว +13

    Subxanallaah walaahi waa arin cimro qadasho mudan

  • @user-bz7ed8hf2n
    @user-bz7ed8hf2n วันที่ผ่านมา

    Tani waa qisadeena waxaan nahay somali noloshena waa xanuun tahriib qaraxayo qabyaalad allow na badbaadi 🥺🤲🤲🤲

  • @Shaakir-Talk
    @Shaakir-Talk ปีที่แล้ว +6

    La xawla walaa quwata ilaa bilaahi wax badan ayaa la soo maray wllhi allaah ha uwada naxriisto dadkaasi

  • @Innamadar
    @Innamadar ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭لا حول ولا قوة الا بالله yaa rabi Somali u gargaar qalbigaa I jabay waxa ii sawirantay dadkii oo dhumanaay😭😔

  • @mohamedjama6062
    @mohamedjama6062 2 ปีที่แล้ว +4

    Cabdulsallaam Hereri, waa weriye waxtar baddan nooso gudbiya. Mahdsanid mudane

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 2 ปีที่แล้ว +4

    Alla dila dhinto marki ay taada gasho ayad dhimanesa inta ka horeesana aduunka odhan hadi ay isku dayaan in ay kudilaan kuma dili karaan Subxaanallah

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 2 ปีที่แล้ว +7

    Waan xasuustaa 2004kii ayaan soomaray anoo xiligaas aad u da’yaraa khaladkaas oo kale ayaanu samaynay oo waanu is khilaafnay diyaaradii markay na heshay waanu is taagi waynay ka dib sidaas baa nalagu waayay 2 habeen iyo laba Maalmood oo danbe markab talyaani ah baa allah noosoo diray

    • @hamashqulin3553
      @hamashqulin3553 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadda xagee jogtaa?

    • @ibrahimhassan2023
      @ibrahimhassan2023 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hamashqulin3553 Uk 🇬🇧

    • @hamashqulin3553
      @hamashqulin3553 2 ปีที่แล้ว

      Tahriibku waa risk taking aad u daran,lkn adigu ugu dambeyn ......

    • @ilkacase7392
      @ilkacase7392 ปีที่แล้ว

      Wakhti xun bad somartay wlhy lkn hadda dadka inta badan wala badbadiyab

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว +12

    سبحان الله العظيم واتوب اليه 🤲

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 2 ปีที่แล้ว +24

    Allow Tubta toosan, Nagu Hanuuni❤🤲🤲

  • @armaan97pro17
    @armaan97pro17 ปีที่แล้ว +1

    maalintii uu maalita ugu yimi siduu aha iyo maanta siduu yahay"mansha allaha guul u rajayan isaga iyo cabdi ba

  • @leyloladan6314
    @leyloladan6314 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah allaha u naxaristo inti ku dhimatay😭😭😭

  • @Ahmedabdilnasir
    @Ahmedabdilnasir ปีที่แล้ว +3

    Markaan yurub imid waan uqadan la,aa mararka qaar mayd ayaanba isku malaynayay, Bada aad baan unecbahay muuqalkan markaan kor ka arkay ayaanba argagaxay waan jareeyay runtii ma jecli inan xasuusto wixii naso maray rabigay ha unaxariisto walaalihi naga dhintay 🤲🏽😥 ninkan wuu iga calol adagyahay sidee ayuu uga shekaynaya

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 ปีที่แล้ว

      Waar meesha hadaad dhib usoo martay ga iska ciyaarine wax baro

  • @mohamedsaed4419
    @mohamedsaed4419 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa dhacdo aad u naxdin badan, runtii aad baan uga argagaxay waxaa ku dhacay ninkaa somaliiyeed qof dhowr iyo labatan barri aan wax cunin oo hadana sagaal iyo labatan qof geeridooda arkaaya subxaana allh

  • @Mooo24
    @Mooo24 2 ปีที่แล้ว +2

    Innsaalilaahi wainnaa ileyhi raajicuun war illeen tahriibtu waa jaxiima yar🥺

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa arrin murugo leh, laakiin dhacdadan iyo kumanaan kale oo iyaguna sidaas u xanuun badaniba way dhaceen waanay dhici doonaan ilamaa iyo inta uu dadkeenu toosayo oo ee uu ka xaroobayo bahashan ay diinta ka dhigteen ee qabyaalada la yidhaahdo. Rajo ma lehin inta aynu taa daba-luudayno. Hoog oo dhan nijaastaa qabyaalada la yidhaahdo ayaa ina baday.

  • @abdiwali9103
    @abdiwali9103 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah waa qiso aad uxanuun bdn inta dhimaty alle ha unaxaristo

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +5

    Qiso aad U xanuun Kulul weeye 😭🥺Isagu see Swedanka Hada Ku Tagay hada qisada Soo dhameestir Hereri 😉

  • @maariyaadem3893
    @maariyaadem3893 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa arin murugo leh runtii dadkeenii saaseey bada ugu dhamaadeen walina ugu socdaan kadin markay. Waa yeen amaan caafimaad shaqo iyo dhamaan waxay xaq ulahaayeen
    Waxaa isku diray ookla quqobay siyaadi tuug ah ooilmihiisii gystay wadan hormaray allaah nga saaro dhibaatda. Intii dhimatayna allaah u nxariisto

  • @kadardaqane1136
    @kadardaqane1136 ปีที่แล้ว +2

    Qiiso xanuun badaan weyan allaah ayaa mahad leh qof walba sacadiisa ayuu dhimaan

  • @mmali9953
    @mmali9953 2 ปีที่แล้ว +3

    Geeridiina wa in laga sameeya flimkii Square game ookale Allah yaraxma

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa murugo weyn tahriibku waa halise ha laga waaniyo dadka waayo dhulka Illaahy oo dhan irsaaqad wey taalaa... In Maraakiibtu idin qaadi waayeen wxy ka dhigan tahy iney isu naxariisashada aadanuhu yaraatey... Wll dhakhtarada cilmi nafsiga ah rukumo oo in bdan ka sheekee musiibadaan ku soo martey... Rabbow u naxariiso masaakiintii silica u dhimatey ee Doontaas.

  • @nawaalyar9437
    @nawaalyar9437 2 ปีที่แล้ว +15

    asxabey aniga waxan isku arkay markaan arko sawirada dadka qabuuraha ku jira lafahooda ama aan qabri arko inaa qalbi jabo aan is dhoho hadaadba halkaas ku danbeynayso maxaad aduunka iskaga xiijin isoo duceeya wallayaal

    • @siraajeosman7199
      @siraajeosman7199 2 ปีที่แล้ว

      M a 🥺

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 ปีที่แล้ว

      niyadjab maahane waa xaqiiqda abaayo aduun na wx la isaga xiijiyo ma leh

  • @hashiomer8885
    @hashiomer8885 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahad Kaa Ugu Hor Dhintay Doontaa Waxaan Filayaa Inay Laba Mahad Saarnayeen Doonta Mahadkan Garanayo Waa Mahad Xaraaro Oo Reer Hargeisa Waliba NewHargisa ahaa Si Fiicana Aan u Garanayo Alle Ha u Naxariisto Dhaman Intii Dhimatay

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 ปีที่แล้ว +4

    Tunisian ka waa dad wanaagsan Wiil walaalkeey ah iyagaa ka badbaadiyey farihii taliyaaniga iyagoo lacag iyo sagootin isugu daray

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 ปีที่แล้ว

    Waaa. Xaalad adag walee nolol iyo geeri ah subxanalah

  • @shaaydaanwase1695
    @shaaydaanwase1695 2 ปีที่แล้ว +5

    Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺

    • @bosman9209
      @bosman9209 2 ปีที่แล้ว +1

      ASC walaalo wax wanaagsan oo waajib ah baad dadka faraysa magacaguna ma hagaagsana billah calayk magaca iska bedel ilaahay dartii baan.kuugu sheegaya aadna wuu ii dhibay walaalo ilaahay ha kugu duwo bidnihi oo dhamanteenba ha ina hanuuniyo Allahuma Amiin!

    • @shaaydaanwase1695
      @shaaydaanwase1695 2 ปีที่แล้ว +1

      @@bosman9209 wallal Salaada ilaali 🥰🥺🥺

  • @maanragaragtemaskaxdumardh4221
    @maanragaragtemaskaxdumardh4221 2 ปีที่แล้ว +12

    Wallee halaag waa soo arkay ninka 23 maalmoodna bad ku jiray 29 qofna naf ka baxooda taagnaa, maydna doonta la saaraa awood uu ku tuuro waayay

  • @hudiefiadem4304
    @hudiefiadem4304 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah waa qiso runtii daren wadata Alle intii dhimatayba ha unaxariisto

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 2 ปีที่แล้ว

    subxanallah wlhi waa murugo cabsi badan alle ha unaxaristo intiy ku nafwayday idina ku cimra qata iyo intiy tahribku fikiraysayba

  • @Ahmedabdilnasir
    @Ahmedabdilnasir ปีที่แล้ว +11

    😥😥 wll iga daa ha ixasuusine ina lilahi wa ina ilahayhi raajicuun, anagu 13 maalmaod baan ku jirnay bada waxaan ahayn 106 qof waxan kuso harnay 19 qof 😥😭

  • @xog_raacdaynmedia4806
    @xog_raacdaynmedia4806 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso cajiiba oo waxku qaadasho leh subxaanallaah lkn waraysiga badh baa dhiman

  • @AbshirCabdi-fq6ot
    @AbshirCabdi-fq6ot 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha u naxariisto dhamaan

  • @cabdisamadcali6148
    @cabdisamadcali6148 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxariisto intii dhimatay

  • @daarali
    @daarali 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin imaan iyo dadnimo ka muuqato mansha alaaah .Ninkaa malakul mowdka la sheekeysty by hadhow qaar odhan doonaa waa lasoo muday iyo waa jilicsan iyo wax la mida yaa isku sheega isma taqaaneee hhhh
    2007 baa imi libya 🇱🇾 waan usoo joogy
    Kuwa la mida ooo farabadan oo lamid ah kuwaan
    Lkin

    • @adaniman5889
      @adaniman5889 5 หลายเดือนก่อน

      Wlal xiligaas gabdha wlal aan nahey ayaa soo tagriibte ilaa hadana geeri iyo nolol kuma heyn hada xiligaas ku sugneed

    • @daarali
      @daarali 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@adaniman5889 walaal dadku barigaas way yaraayeen waxay soo bateen bilowgiii 2008 ilaa 2009 kii dadkii aan wada soconay dhamaan way nabad qabaan

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah qalbigaa ixanunay

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 ปีที่แล้ว +4

    Subhanalah
    Allah Akbar

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxan alllah waa qisada dhabtaa e Somalida😭

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxana Allah waa wax laga noxo😢

  • @xudunmediachennal8985
    @xudunmediachennal8985 9 หลายเดือนก่อน +1

    Runtii ilahay ha unaxariisto dhalinyaradaa soomaliyeed ee ku dhintay bada talyayinga

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 ปีที่แล้ว +2

    Asc Suldaan "Mashaa Allah"

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 ปีที่แล้ว +2

    Supxanallah wan ooyi gaary allaha unaxarsto😭😭

  • @cashohussein6177
    @cashohussein6177 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallahi illah ha u naxriisto inti ku dhimatey

  • @mmali9953
    @mmali9953 2 ปีที่แล้ว

    Inlaalulaah saa eytahay libiya dib ugu soolabateen

  • @mohamedahmedraabi4540
    @mohamedahmedraabi4540 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar waxa I jecleysiiyey dalkeyga waa baddaas
    Ee haddi barri ahaan laheyd wadadu waan hubaa inaan mareykanka lug ku tagi lahaa

  • @hormarinbulsheed7729
    @hormarinbulsheed7729 2 ปีที่แล้ว

    Sheekada ciwaan keeda ayaa yaableh , thanks hereri

  • @saciidcali5126
    @saciidcali5126 ปีที่แล้ว +3

    Inalilaah😭😭💔😭😭💔

  • @adamsacad8265
    @adamsacad8265 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariya qaaliya.
    Wan ku taageeraa Abdisalam Hereri.
    Xog iyo warbixino xiiso leh ayuu si professional inoogu soo gudbiyaa.

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow! Hereri media soo shawaw cabdi salaanoow(Hereri)

  • @musekhadir3888
    @musekhadir3888 ปีที่แล้ว +3

    Subxan Allah

  • @musemohamed2563
    @musemohamed2563 2 ปีที่แล้ว +2

    wllh waxan kutilmaamo garanmaayo. Subhanallah. it's so painful I can't finish watching

  • @cadceed11
    @cadceed11 2 ปีที่แล้ว +3

    Herari media waxaad soo gudbisaa barnaamijyo ogaysiis aqoon iyo ogaal ba ah waxaanad ka shaqaysaa sidii ay bulshada somaliyees isku baran lahaayeen meel kasta ooy kala joogaan horay sii wad

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi6864 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Herari

  • @mustafemahamuud9899
    @mustafemahamuud9899 2 ปีที่แล้ว

    subxanal llaah intii ku dhimatay alle ha u naxariisto iyagana alle ha uga booga dhayo ilhyaw wadanka noo hagaaji

  • @ummahmed8515
    @ummahmed8515 2 ปีที่แล้ว +2

    Hasbuna laah 😭😭😭😭

  • @user-ke9xn9gq1w
    @user-ke9xn9gq1w ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ogahay inay somalidu inta badan tahriibta ugu dhintaan caqli xumo iyo talo xumo.

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko naxdin leh abdisalam soo dhameystir

  • @mazla870
    @mazla870 2 ปีที่แล้ว +6

    part 2 so dhameystir mise intu ku egyahay

  • @emanareh9449
    @emanareh9449 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto dhamaantood

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +1

    inaali lahu waa ina ilaahu rajucuun yaa alaah

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah Allah akbar

  • @ahmeyhappy3223
    @ahmeyhappy3223 2 ปีที่แล้ว +1

    First viewer

  • @waayo7766
    @waayo7766 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid hereri

  • @barlinali588
    @barlinali588 9 หลายเดือนก่อน

    Waan soo maray anika xanuunkan allx alle waa ika badbaadiyay
    2012 ayee aheed samiya ganadhii ordaayda aheed ayaan kula kulmay libiya markee dhimanesay xabsi ayaan ku jirnay markeey dhimatay gabadhaad alle ha u naxariisto intii ku dhimatay

  • @captainaydarus
    @captainaydarus ปีที่แล้ว +1

    Alla Wayne Qofkii Aaminaa Awoodleh

  • @khalifcabdi1097
    @khalifcabdi1097 2 ปีที่แล้ว

    First comment is me

  • @asadmaxamuud4424
    @asadmaxamuud4424 ปีที่แล้ว +1

    Ilaa an dulmiga dhaxdeena iekqdeyno sidaa ayaan ahaandonaa

  • @maxamedmuse1899
    @maxamedmuse1899 2 ปีที่แล้ว +1

    Mudane hareeri noo soo dhammaystir waraysiga ina adeer

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waa qiso xanuun badan
    Qofkii Allah noolaysanayo uunba noolaada

  • @abdifatahabdulqadir2559
    @abdifatahabdulqadir2559 2 ปีที่แล้ว +3

    Subhaana Allah

  • @saynabhirabe3984
    @saynabhirabe3984 2 ปีที่แล้ว +1

    Sub xaana llaah illaaheey baa mahad leh alloow adigaa casiisa

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Allah maraku ilahay naguleyahay nafihina ha dilinina aniga irasaqada idiin haye waa marakan oo kale

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa qiso xanun keeda leh ilahy ha u naxaristo walalahaas somaliyeed ilahow adiga mahada iska leh oo mesha igu haligin

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi waa qiso xanuun badan 😭😭

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭ilahay naxariistii janno hka waraabiyo dadkaas

  • @abuusaalaxcabdilaahi118
    @abuusaalaxcabdilaahi118 ปีที่แล้ว +1

    Subaxaanalaaah

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 ปีที่แล้ว

    Subxaana allah umadeyna alle havadbaadiyo

  • @abdimaligawil1287
    @abdimaligawil1287 2 ปีที่แล้ว +2

    cimargaagii baan dhamaan noloshaad calaf ku lahayd😥😥😥😥😥😓

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 2 ปีที่แล้ว

    Abdisalaan good Administration,waxan indho bararka Ah ee TV imika furtay Adigaa ka Legende Sana kkkkk,lakiin habeen kaama tagin

  • @newssport5017
    @newssport5017 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxaristo intii ku dhimatay🥲

  • @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny
    @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny 3 หลายเดือนก่อน

    wareysi xanuun badan inta Nool allaha ka bad baadiyo