BARNAAMIJ GAAR AH OO KA HADLAAYA DHIBAATADA TAHRIIBKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 ปีที่แล้ว +8

    Scwww. Nin dhab aan soo marin malaha laakiin waa qiso dhibkeeda leh. Ilaahow Somali u gargaar oo noo nabadeey

  • @MrkingBoy-b7z
    @MrkingBoy-b7z 3 หลายเดือนก่อน +3

    2024 Inta daaanooyo

  • @faatuushmohamed1668
    @faatuushmohamed1668 7 ปีที่แล้ว +6

    masha allah barnaamij qurux badan waan soo dhaweyna Wariye Abdirahman ibrahim dhibdiid

  • @cabdiqanifidhike7185
    @cabdiqanifidhike7185 2 ปีที่แล้ว +5

    Take risk or stay your mom's home.

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 ปีที่แล้ว +1

    laailaaha ilaallah mamaxmeda rasuulu laah rabiyo dahriib hanagalin intaan jacelnayna dahriib hanoga dirin amiin yaa allaah🤲🤲🤲🥺🥺😰😰😰😰😰😰🥺🥺😰😰😰🥺🥺😰😰

  • @haniqueenibrahim7651
    @haniqueenibrahim7651 3 ปีที่แล้ว +7

    Wll igu soo duceeya walaashay oo meesha lagu gaysto inu ilhay igasoo furfuro

    • @Salmaanyare-v7z
      @Salmaanyare-v7z 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameen 🤲🤲 ilahay hakasoo badbaadiyo

    • @qaalidumar741
      @qaalidumar741 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey hakaaga so furo

    • @maizaali5012
      @maizaali5012 3 ปีที่แล้ว +2

      Allh kuso furo wllhi gabr xaga tagtoon lalufsan maba jirtee

  • @abdikarimahmedhassan4197
    @abdikarimahmedhassan4197 2 ปีที่แล้ว +4

    Wariyuhu khibrad badan malaha............waraysigu xiiso ayuu yeelan lahaa

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah

  • @somalichannel8591
    @somalichannel8591 3 ปีที่แล้ว +3

    Ax wllky IGA wayna iyo asxabtaydi Ayan Ku wayay Libiya😭😭😭😭

  • @mariyanhassan7519
    @mariyanhassan7519 4 ปีที่แล้ว +7

    Wariyha wuu is atorena wllika ka saxsan yac

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso cajiib ah

  • @mustafeamiir6070
    @mustafeamiir6070 6 ปีที่แล้ว +5

    Addhibaa noloo qalqalay ayuuleeyahay wa markii ugu horaysay ee aan arko hadalkanookale..ninkan dhibmarag ilahy baaufududeeyey

    • @maizaali5012
      @maizaali5012 3 ปีที่แล้ว

      Hay dhib ma arkin aa lkn meshas raga ufcn ine tgan sababto ah raga wa uso doodayan lkn gabdhaha walagu kufsanaya wxa ka fcn nin raga ino baxo cidiisa uuso wato😶

  • @badrinr5345
    @badrinr5345 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka wax waresanayo asagaba soo maray wadadas tahribka soo yaab maha

  • @ahmedhassan3514
    @ahmedhassan3514 4 ปีที่แล้ว +3

    Barnamij fiican

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 4 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 4 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @muxsinxidig1060
    @muxsinxidig1060 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilee mesha waladhintay yaa ilahay dhib imamariyo

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 6 ปีที่แล้ว +6

    Kan Waraysanaya laftiisu wuu soo. Maray Libya Muxuu isla xariifinaya

  • @saddambarrow6364
    @saddambarrow6364 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadkaan talafishan caalami ah macnihiisa ma yaqaanaan horta

  • @yuusufxasan9378
    @yuusufxasan9378 6 ปีที่แล้ว +3

    doqonkan waxba maoke 3bari ayu kujuray makafe waxba maoke

  • @saddambarrow6364
    @saddambarrow6364 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekada facebook ga ayaan ku qoslay hhhh

  • @shoshohassan7755
    @shoshohassan7755 4 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢

  • @hassanosman563
    @hassanosman563 2 ปีที่แล้ว +1

    1

  • @Gobsr
    @Gobsr 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @mustafeamiir6070
    @mustafeamiir6070 6 ปีที่แล้ว +2

    War kani waxdhib ah ma arag raaxuu kusoo maray

  • @mohabilehure1582
    @mohabilehure1582 2 ปีที่แล้ว +1

    War ninku suallo badanaaa

  • @faatuushmohamed1668
    @faatuushmohamed1668 7 ปีที่แล้ว +6

    masha allah barnaamij qurux badan waan soo dhaweyna Wariye Abdirahman ibrahim dhibdiid

  • @faatuushmohamed1668
    @faatuushmohamed1668 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allah barnaamij qurux badan waan soo dhaweyna Wariye Abdirahman ibrahim dhibdiid

  • @faatuushmohamed1668
    @faatuushmohamed1668 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah barnaamij qurux badan waan soo dhaweyna Wariye Abdirahman ibrahim dhibdiid

  • @siciidaxmadjaamac557
    @siciidaxmadjaamac557 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭