Tahriibe Suheyb "Hadii aan awood lahaan lahaa magafaha Liibiya silic-baan u dili lahaa"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 มี.ค. 2018

ความคิดเห็น • 493

  • @ahmuudinazri8497
    @ahmuudinazri8497 6 ปีที่แล้ว +26

    Marka hore alle aya mahad iska leh, kasakow waxan umahad naqayaa madaxda dawladda somalia wxn leeyey walaaltinimo ayaa ina dhex taala balse siyaasadd unbayny isku haynaa. Suhayb dhako alhamdulilah haddaad nabad kusoo noqotay intii dhimatay iyo saaxibkaa iyo walaalkeen farxaan alle ha unaxariisto. Amiin amiin

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 6 ปีที่แล้ว +30

    Allahu akbar he’s lucky ino hooyadi la joogo 👌

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh haaye haaye wa kukaa yurub kwrn Bahasha lacgta dhulka ma ka qaad qaadataan ileen somaalida saas ayaa aamin zanyihiine!

    • @halimahussien5857
      @halimahussien5857 2 ปีที่แล้ว

      asc

  • @saeedabdulle339
    @saeedabdulle339 3 ปีที่แล้ว +35

    Alle wiilkaan meesha ugu joogo hala Ii soo sheego Waan caawinayaa Insha allaah Waa wiil soomaaliyeed Waan ka naxay alle ayaa soo badbaadiyey .

    • @user-qu9kv1ds6u
      @user-qu9kv1ds6u ปีที่แล้ว +1

      p

    • @innegeey1259
      @innegeey1259 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😭😭😭😭😭

    • @Abuubakar__zadiiq
      @Abuubakar__zadiiq 11 หลายเดือนก่อน

      Hargaysuu joga xafadaha new hargaysa wanan isnaqaan wllo

    • @ZaaraAhmedmhmed683
      @ZaaraAhmedmhmed683 2 หลายเดือนก่อน

      Magafe baa thy ee mar labaad inaa tahriibisid maa rbtaa wacal yhow

  • @amalrush1779
    @amalrush1779 6 ปีที่แล้ว +52

    Subxanallah!!! Somalida wiilkan hadalkisa iyo darxumada uu ka sheekenayo kuma tusaalo qaadanayan markasey walibo commentga xitaa isku sii heystaan 😢😢

    • @zahraali318
      @zahraali318 6 ปีที่แล้ว +4

      Waxaan ka cod sanayaah muse biix in uu dhalinyarad waxa uqabto lacagtuu Ku baabinayo Somalia iyo Puntland dad kiisa waxa ha ugu qabto please iyaguna way caawinayaan isnaha wuu bur burinayaah

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa markaad cagta zaartay yurub ayaad leedahy maxaa yaala!

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว

      Waa axmaqiin maskaxda laga dhaqay maxay inankan iyo in kaloo badan oo ka sheekeeyay dhibaatada hadalkooda dhagaystaan? Allaha soo hanuuniyo.

  • @saynabjirde198
    @saynabjirde198 6 ปีที่แล้ว +6

    Guul farmaajo iyo khayre eaa kuwaas caruurtii ku silicsanayd liibiya soo daayey fawladnimadu fiicanaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥♥♥

  • @abdimalikomar6224
    @abdimalikomar6224 5 ปีที่แล้ว +10

    Aniga ayaa kujiray dadka lasoo celiyay
    Liibiyaanku carabta kale ee tahriibayaashaa saas uma galaan
    Xitaa lacagta aadka ubadan kama qaadaan
    Ee inaga daanyeer bay inoo yaqaanaan
    Oo midabkeena madow ayay necebyihiin
    Ee soomaaliyeey cadowgiina kowaad waa carab

  • @yusrajama4926
    @yusrajama4926 6 ปีที่แล้ว +6

    Farmajo kaliya mahan abtigay balse
    Waxan uaqan inu yahay ninka kaliye ee addunka an ugu jeclahay horumarkisa
    Alle cimrigaga ha dhereyo da'iman❤

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 6 ปีที่แล้ว +121

    Farmaajo dambigiisa Alle ha dhaafo; Ethiopia maxaabiis 20 sano ku xidhnaa iyo ka badan ka soo siidaa; magafe ka soo daa dhallinyaro Soomaaliyeed.
    Dhammaanteen aynu taageerno xukummadda Farmaaji iyo Kheyre hoggaminayaan

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdiaziz Said amiin amiin

    • @faaraxnuur63
      @faaraxnuur63 6 ปีที่แล้ว +1

      NACAS CAADIYA FARMAAJO MUXUU SOO CELIYAY ,YAA WAXAA KUGU YIDHI?

    • @abdulahiahmedraage7113
      @abdulahiahmedraage7113 6 ปีที่แล้ว

      waa iga qosliyey wlhi aniga ayaa libiya somaray weliba shifto idhacday saxaraha sudan iyo libiya udhexey so ashas cml ayaa nalaweydiyey lkn somali ayaan hada eheen markay somali qabsadan waa burcad baded mareykan qabsatay oo kale

    • @Gorgor12t
      @Gorgor12t 6 ปีที่แล้ว

      Abdiaziz Said
      Farmaajo isaga ayaaba magafe ah
      Oo yurub iyo carabta lacag uga qaata dadka iisoo celiya
      Wanaag uma soo celinayee lacag buu dhaafsaday

    • @abdihakincago5861
      @abdihakincago5861 5 ปีที่แล้ว

      Inta tahriibtey ee jarmal gashey 😂

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 6 ปีที่แล้ว +19

    Somalida xaga kala iibsiga waa dadka ugu qaalizan

  • @nalkakaada6327
    @nalkakaada6327 6 ปีที่แล้ว +4

    wlhi wan ooyey ilaahow kadulqaad dhibka delkeyga iyo died keyga yaa rabi unaxariiso Somalia melkasto aay jookto اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد (اللهم لك الحمد

  • @nimcodauud9193
    @nimcodauud9193 6 ปีที่แล้ว +6

    Alxmdulilah huno ilhay nolshaa inta ku dhiman haku qurxiyo

  • @reo9475
    @reo9475 6 ปีที่แล้ว +28

    Wallahi Facebook waxaan uga baxay waa taxriibaka dartiisa
    Somali diaspora fake pictures and fake life on social media is why our young people are risking their lives😢😢😢😢

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 5 ปีที่แล้ว +1

      there is nothing in Europe they don't know what they have

  • @hassanahmed-bu8st
    @hassanahmed-bu8st 6 ปีที่แล้ว +8

    bani aadam in ladhaco larabo subxanallh war Dhalinyaro Allah inta kacabsano dhulkeena aan Allah kubarino

  • @shukrishuuro6953
    @shukrishuuro6953 6 ปีที่แล้ว +6

    Miskiin ilaahay baa idinka soobadbaadiyay dawlada soomaaliyeed na ilahay khayr ha siiyo aan dhamaan taariikhdaa qoraysa madaxdii dadkoda lyo dalkooda wax u qabta

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle janadii fardawsa haka warabiyo cilmaw sxpken carafaad😭😭😓😣

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 ปีที่แล้ว +4

    allaahu akbar aamina wll dalkiina hooyo wax idin dhaamo lama arko asagaad magac iyo maamuus iyo heeybadba ku leediin 😰😰😰😰😰😰😰😰🥺🥺🥺🥺🥺🥺🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👑❤

  • @crisaaqxiis3097
    @crisaaqxiis3097 5 ปีที่แล้ว +3

    alxamdulilah suhayb hadii allah kaso badbadshay .waxa uu ardaydii ugu caqliga furna arday iso marta allah riyadada haku rumeeyo.

    • @saeedabdulle339
      @saeedabdulle339 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb wiilkaan numberkiisa Ii soo sheeg inaan caawiyaan doonayaa Waa wiil soomaaliyeed

  • @hamze5225
    @hamze5225 4 ปีที่แล้ว +7

    *2013 ayaan soo tahriibey anigu lkn sidan weyka yara fududeyd lkn wiilkani wlh jabuu arkay*

  • @bisharomuhumed9673
    @bisharomuhumed9673 6 ปีที่แล้ว +7

    Carab oo ay soomaali ka aar goosatay ilaahayow itus

  • @xaqiiqohadaltv
    @xaqiiqohadaltv 6 ปีที่แล้ว +5

    Haduuba Alle kaa soo badbaadiyay waa Alle mahadii

  • @simranmohamed3844
    @simranmohamed3844 6 ปีที่แล้ว +4

    Maskiin qeer Allaah hakuu ku badalo intii dhi matay allaah ha u.naxariisto inshaa allàah 🇸🇴🇹🇷💙🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💓💙

  • @aballoomar8647
    @aballoomar8647 6 ปีที่แล้ว +9

    waayo arag iga dheh intasba waa cibro

  • @naeemaabdi9476
    @naeemaabdi9476 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah waa nin adag ooyin maleh. Lkn muxuu inan reer burco ah inan reer hargaisa ah ugu jiraa, somaliland tii ee magaalo magaalo u kala qeebinayan annagana somalia aan ka hadleenaa yaab. Ilaahay baa mahad iska leh noogu kaa soo celiyay nabad

  • @samsungg6galaxy366
    @samsungg6galaxy366 6 ปีที่แล้ว +53

    farmaajo cimrigaaga allah raajiyo khayre aan dhamaan allaha kusiiyo aduun iyo akhiraba

    • @magacahadankenay801
      @magacahadankenay801 6 ปีที่แล้ว

      Samsungg6 Galaxy aaamin

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 6 ปีที่แล้ว

      Samsungg6 Galaxy aamiin

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

      Samsungg6 Galaxy amiin amiin. Cimrigiis jiryoow Farmaajoow Caynaanka hay hay hay InshaAllah waligaa hay

  • @qaqaqaqaa8736
    @qaqaqaqaa8736 6 ปีที่แล้ว +2

    Mzha allH wllkay suhayb aragaaga ii farxada wll

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 ปีที่แล้ว +8

    ax ax ax ax garaamn cunto lagu cuno waaligye man maql ilaahye ha idin gargaaro wllyl

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 ปีที่แล้ว +10

    Booc yuusuf nimanka icayay ma aragdid miyaa ma anuun baa kuumuqda nin raga oo dumar lacaydama idinka leh reer koonfurtu walahi dumarka sikasta ooy ucayso lama caydamaan dankale shaqsi macayin maxaad lawada xanaaqdaan markii soomaliland lasoo hadal qaado maqabiilbaad dahiin mise dad isudagay dhilay indaas igu hayaan maba iyaqaniin say waxaan ahya ku ogaadeen dan kale waa rag isku sheeg wax caydama walal hadaadan si cadalada samayn nayn hanuunka ilhay haya adi iyo ani iyo qurunka halkaan iga cayaba ilhay ha hanuuniyo amiin ok

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว +4

    allah idinh gargar somali dhibata haysata subxanalaah

  • @ridwaanfaysal1178
    @ridwaanfaysal1178 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax wlky cabdi risaaq alla ha unaxariisto wlhi dhibaa alla uqadary

  • @samiayussuf97
    @samiayussuf97 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ah idiin xafido meel kastoo joogtaan

  • @nuuradiin4299
    @nuuradiin4299 2 ปีที่แล้ว +1

    Alahu akabar Aabe

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 6 ปีที่แล้ว +4

    Ax illahayoow kuwa fuliya balantooda oofiya dawlada hakayeelo dhalinta solabatay iyo kuwa hora ujoogna hasiiyo waxa niyadooda kujira farxad guulo nolol fiican rabiyoow cadaalad nabad waarta nasii

  • @samaalemo1813
    @samaalemo1813 ปีที่แล้ว +1

    M.a suhayb Nin Qaaliya wakhti wacana aan wada qadanay lipiya dhib iyo dheefba wadanka aankuso wada labanay Hada wuxu Ku nooyahay dalka france m.a bright future zxp qli. Zuhayb Kayse ✌️

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 6 ปีที่แล้ว +5

    Aad baan uga xumaaday waxeey ku soo Arkeen ama lagu cadaabay liibiya waxaan idinka codsan lahaa in aad qortaan bugaag aad uga digeysaan dhallinyarada Damacsan in ay tahriibaan farmaajo iyo kayre way mahadsanyihiin .

  • @qarandonsomaliyed9551
    @qarandonsomaliyed9551 5 ปีที่แล้ว +1

    mash allah

  • @xassansiciidjaamac1895
    @xassansiciidjaamac1895 6 ปีที่แล้ว +18

    Wiilkan halkuu joogo iyo Tilifoonkiisa igu Caawiya please walaaoyaal

    • @mohamedabdi8276
      @mohamedabdi8276 6 ปีที่แล้ว +1

      Hargiesa ayu joga

    • @Muhyedinschannel
      @Muhyedinschannel 6 ปีที่แล้ว

      Muqdisho Ayuu joogaa taleefankiisa ma hayo

    • @xassansiciidjaamac1895
      @xassansiciidjaamac1895 6 ปีที่แล้ว

      Cid aan waydiiyo telefoonkiisa ma garanayaan wllo qali

    • @mohamedabdi8276
      @mohamedabdi8276 6 ปีที่แล้ว

      Muqdisho ma joge hargiesa ayu joga ana ku soo helaya wan garanaya inanke

    • @xassansiciidjaamac1895
      @xassansiciidjaamac1895 6 ปีที่แล้ว

      Hye walaalo alle haku sharfo waanku sugayaa walaal

  • @kusmencool7062
    @kusmencool7062 6 ปีที่แล้ว +3

    All young Somali don't try to migrate work hard in your home country Somalia is grt country

    • @Mahdi-TECH14
      @Mahdi-TECH14 หลายเดือนก่อน

      Stfu bro you know nothing somalia aint a country worth living in to be real

  • @aweysabukarcusman9691
    @aweysabukarcusman9691 ปีที่แล้ว +2

    Farmajo wa lgend

  • @hamserashid3349
    @hamserashid3349 5 ปีที่แล้ว

    Suhayb wl wa alle mahadi hadad kaso badbaaday halaagi iyo rafaadki
    Ilahy naxaristi jana na ha Siiyo wllkay carafaad

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 6 ปีที่แล้ว +9

    Abowe allihii kaasoo badbaadiyey alxmdulilaah waa wiil yaroo dagan maashaa allaah illaah mustaqbalkaaga hakuu hagaajiyo dowladeena illaah haka abaal mariyo

  • @caashom624
    @caashom624 6 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo book ka qor dhibkan aad ka sheekaynayso oo weliba english ku turjun intaad dad yaqan luqada la kaashato. Waa wax laga xumaado walaahi soryy hooyo.

  • @duniyojama1463
    @duniyojama1463 6 ปีที่แล้ว

    Illahay dowladena haka dhiigo midii horumar iyo cadaalad iyo guul ina gaadhsiisa. Shar iyo shaydaana illahay haka qabto

  • @hodancabdifatah2428
    @hodancabdifatah2428 6 ปีที่แล้ว +4

    waan islaa soconay suhayib aadbn ku slaamay wall ilhaay kaso badbadiiyay aaya mahdlee

    • @awaleadan8820
      @awaleadan8820 6 ปีที่แล้ว

      Hodan Cabdifatah halked joogta walal

    • @zackizmael7341
      @zackizmael7341 6 ปีที่แล้ว

      Hodan Cabdifatah aduu mka badbaadey uun wll

  • @user-ny4ut3xm4h
    @user-ny4ut3xm4h 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @xafsoahmed3013
    @xafsoahmed3013 6 ปีที่แล้ว +1

    MD Farmaajo & kheyre Rabbi Haku guuleeyo Xilka Adag Rabbina garabkooda ha ahaado Dhalinteenana Rabbi hanoo Xifdiyo iimaana dhulkooda Allaha Ugasho

  • @hodanxasan9711
    @hodanxasan9711 6 ปีที่แล้ว +1

    Inan iyo qaar kaloo badan dhibato badan ayey soo mareen waxaa mahad iska leh ilahay kadibna farmajo oo dadkatagii noo soo saray cuqdad ma qabno ee somaliya waa dad nala wllo ah alle qulubta ha inoo nadifiyo aamin

  • @user-rn8re4fe1j
    @user-rn8re4fe1j 3 หลายเดือนก่อน

    M.a❤😊

  • @yesminmoha4316
    @yesminmoha4316 6 ปีที่แล้ว +5

    Ax ax bisinkah alahayoow dhalinyarta noo soo hadee wlhi inahayga ilmo baa ka timiday

    • @hamsejama2375
      @hamsejama2375 6 ปีที่แล้ว

      Yesmin Moha sorry wllo qurux

  • @dii-1055
    @dii-1055 6 ปีที่แล้ว +4

    intaan ha iigu ekaato intaan ka badan qalbi aa ku dhageesto uma mahaayo ilaahey somalia nabad iyo is fahan ha dhex dhigo

    • @abdimalikomar6224
      @abdimalikomar6224 5 ปีที่แล้ว

      Aniga kamid ah dhalinyaradan lasoo celiyay

  • @muna7480
    @muna7480 3 ปีที่แล้ว +2

    💔😭😭😭😭ياالله 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shucayb271
    @shucayb271 ปีที่แล้ว +1

    🔥🎧

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว +2

    walalaya l dhulkiin hooyo fadhi ya allah hauu naxariisto walalka

  • @faahiyecanshurmedia2090
    @faahiyecanshurmedia2090 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay ku mahadi bro hadii nabad kusoo baxdey

  • @bbgebray6062
    @bbgebray6062 5 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkan saxaraha ayan isla somarnay aniguna Libya ayaan ku suganahay khaasatan Tripoli wiilkan wxn ku kala hadhnay kufra waa bilowga Libya

    • @yaxye6873
      @yaxye6873 2 ปีที่แล้ว

      Halkaad joogta hada libaax

    • @user-rx7ku8uy6q
      @user-rx7ku8uy6q ปีที่แล้ว

      ​@@yaxye6873aa ma tag tay adigu 😅

  • @ismailali339
    @ismailali339 6 ปีที่แล้ว +6

    mashallah suheyb ilaahay hakudaayo

  • @cabsacade12
    @cabsacade12 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @muhamohamed5346
    @muhamohamed5346 6 ปีที่แล้ว +2

    Wad so waya argty ilahy dhulka hano nimceyo iska joga wllo wlhi dhulkena okle lama helyo somaaly sidn si isu dhaama 😢😢

  • @osmanhajimohamud933
    @osmanhajimohamud933 6 ปีที่แล้ว

    Alla aya mahada iska leh noso nabad celiyay caruurtayadii alx

  • @rayaanmaxamuud41
    @rayaanmaxamuud41 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 ปีที่แล้ว

    Ayaan Rooble sax balaha karif waad iga qoslisay calashaan jaadka jileec haye ayaguba dadka kamaxishoodaan waay cayaan ha adkaysdaan dee

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 ปีที่แล้ว +1

    Suhayb waa dhako zxp waa illaahy mahdii hdad soo nabd noqotay

    • @asmasuggule1200
      @asmasuggule1200 6 ปีที่แล้ว +1

      wlo suhayaboow alle kusoo nabada celiyey u mahada naqa alle aaya khyr kula doonayo mar hadii aad dib ugu soo noqotey dhulkaagi hooyo Alhamdulillah koley waa ay kaa muqataa wax yaabo kale oo aad qarineyso imikan insha allah jamacadadii dib u bilaabo allena dhulkaaga hooyo hakuu macaaneyo

    • @jablibaax
      @jablibaax 6 ปีที่แล้ว

      Asma Suggule wllo suhayb md garanysaa

  • @musaabdi694
    @musaabdi694 6 ปีที่แล้ว

    Waayaab

  • @fahmaollow6877
    @fahmaollow6877 6 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi dhulkeena dhabad kadhig bal eeg dhaliinteeni somaliyeed dhibkey marayaaan wlhi wiilka dibtu shegayo dhagaha uma adkeysan karaan dalkeena siwalbo shaqala,aan iyo nabad la,aanbo ha ahaade wax idin dhamo majirte dalkiina jogo magafaha masiibo ALLE hakurido wuu naga faa iideyste

  • @salmanahmad2090
    @salmanahmad2090 5 ปีที่แล้ว

    Suhayb wllahi waa nin waxbadan soo arakay alleha zhpo kasoo furay ayaa mahadleh

  • @mukhtaarjama5934
    @mukhtaarjama5934 6 ปีที่แล้ว +3

    walhi waa dhibaato

  • @wllokaramo9208
    @wllokaramo9208 6 ปีที่แล้ว +1

    Suhayb kayse calanle zhpkay qli marna
    Wllkay qli aan wakhti bdn so wada qaadnay 🙏😌

    • @saeedabdulle339
      @saeedabdulle339 3 ปีที่แล้ว

      Asc Sxb wiilkaan meeshii joogo inu telkiisa igu caawi Walaal hadaad taqaano Waa wiil soomaaliyeed oo miskiin ah edebna leh allaa soo badbaadiyey

  • @ahmedkhaan9113
    @ahmedkhaan9113 6 ปีที่แล้ว

    Zxp ilhay hanaxarii zxp kaa naga shiatsu

  • @museadan2109
    @museadan2109 6 ปีที่แล้ว +3

    Waxan u sheegaayo dhami waa wada xanuun lakin wariyahani waxba mafahmayo

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 6 ปีที่แล้ว +2

    Dowladda Nabad iyo Nolol. Md Farmaajo towfiiqda Dalka Allaha waafajiyo.

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 2 ปีที่แล้ว

      Nabad iyo nolol maxaa la dhahaa kkkkkk ma farmaajo la dhahaa halkeese haystaa ma vila soomaaliya bes kkkk

  • @abdifatahabdirahmanmahamou4532
    @abdifatahabdirahmanmahamou4532 6 ปีที่แล้ว +2

    dowladdii xasan shiiq maxamuud baa howshaan asalkeeda bilowday waxaana dhameystiray dowladda farmaajo. Dowlad la'aanta allah ha inaga bixiyo

  • @siciidbigile
    @siciidbigile 5 ปีที่แล้ว +2

    WAR CAMERA-MANKA MAXAA KA QALDANAA

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 ปีที่แล้ว +1

    liibiya dad mah ilaahye idinma naxriisto

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 2 ปีที่แล้ว

    Waa qiso aad ucajiiba

  • @sucaadburyar2365
    @sucaadburyar2365 6 ปีที่แล้ว +4

    mzkiiin cadaaab aduun buu soo arky

  • @hagarc3780
    @hagarc3780 4 ปีที่แล้ว

    Ballan waxan ku qaadnay hadaan sooomali nahny ina cadab ka aarsan doono qaasatan liibiya wlllhi waa kaalo 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @asmamohamed1081
    @asmamohamed1081 4 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq weeye libiya xanuun keeda leh

  • @somalichannel8591
    @somalichannel8591 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax wllky iyo asxptaydi Ayan Ku wayay 😭😭😭

  • @amiinyasto5181
    @amiinyasto5181 6 ปีที่แล้ว +4

    wallhy zhp aadban kaga naxay waxbadan ayu wali qarinya nafsiyan u izku ilalinayo zhp hormar wacan ku rajaynaya

    • @HaldoorYare
      @HaldoorYare 6 ปีที่แล้ว

      amiin yasto waxaagani waad hadal badatay ma is tidhi malaha qaxoontigii dekeda loo diiday ayaad ku jirtay mise hargeisa lagugu kufsaday reer uun baad saaran tahaye...horta muqdisho soo dhaaf

    • @amiinyasto5181
      @amiinyasto5181 6 ปีที่แล้ว

      +Haldoor Yare2018 armaxad ka hadlaysa rerku maxu aha xaranyey

    • @HaldoorYare
      @HaldoorYare 6 ปีที่แล้ว

      amiin yasto _sorry bro qaali xaal qaado comments waxan u waday mid dhiidhi gashay oo ay ugu qoran tahay __#amina__ hasan bro mar kale xaal qaadi ilaahay nabar gardaro ha kaaga dhigee_

    • @amiinyasto5181
      @amiinyasto5181 6 ปีที่แล้ว

      Haldoor Yare2018 hye zhp qali

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 6 ปีที่แล้ว +7

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @laylahaybe8815
    @laylahaybe8815 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭

  • @SaciidXuseen-qt1ih
    @SaciidXuseen-qt1ih 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga sotahribirabo edadraco sher

  • @philokader8888
    @philokader8888 6 ปีที่แล้ว

    Hubaal Qisadan waa Dhab

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว +2

    ilah waxna dilah waxna noolaya dhuulkina fadhi ya

  • @abdimalikomar6224
    @abdimalikomar6224 5 ปีที่แล้ว

    Anaa kamid ah dhalinyaradan laso celiyay

  • @maxamedawes2491
    @maxamedawes2491 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hasanamiinhasankuka8323
    @hasanamiinhasankuka8323 6 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waan ooyay dhalinyarow uduceeye farmaajo iyoh wadankeena gofkii waxtaraya

  • @mahamudbindhe7881
    @mahamudbindhe7881 6 ปีที่แล้ว +1

    ar waa ninkii suhaybe my cllasmate libaax buu aha ad adayga u dhashay wlhi .. ilahay kaso dayey ba mhd leh then mxmed cllahi farmajo mdxweynaha somaliya

  • @xasanaxmedxasanaxmed5207
    @xasanaxmedxasanaxmed5207 2 ปีที่แล้ว

    Waad heedeen zxb hadeete isjira Zb

  • @feysadegan2030
    @feysadegan2030 6 ปีที่แล้ว +1

    Wle suheyba wax soo arkay oo naga sheekeyey
    Runti qof vicn bad thy waayo dad badan oo ku haminayeybad ka joojisay taasina waa khyr
    Hadana noolal wad soo aragty
    Markad dalkadi hooyo timid manad ilahy darti salad u cararin
    Ileen dhip wad soo wayo dhamese👏#ILAAHY MAR WALPA WUU MAHAD NAQ SUHEYB IYO INTI KLE DALKA HOOYADED TIMID#

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv 2 ปีที่แล้ว +1

    MAADAAMA AY MOORIYAANTA YIHIIN CAADE QAATAYAAL ROOBLE UGU HOREEYO XEY U DHAMAAN LA YIHIIN MEY DHAMAADAAN BALADAAN ILAAHEY SAMADA KA SOO TUUREY

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +1

    Walh wiilkaan run buu ka sheekayaa markuu leeyhy somaalidu dad kle way ka lacag badan yihiin allahu akbar😩😩😩
    Qofka somaaligu waxa uu shubaa lacag 7500$ ah halka kan eratariyaanka ah na laga qaado 2000 ama wax ka yr cjb

  • @mokhtarbaadil3801
    @mokhtarbaadil3801 6 ปีที่แล้ว +3

    Suhaib kayse isku class Ayan ahan jirnay secondarygi 2014-16

    • @absaakmahamud1526
      @absaakmahamud1526 5 ปีที่แล้ว

      Sxb kursiga iga danbeya ayuu fadhiisanjirney shamsadiin 4d baanu ahyn

    • @saeedabdulle339
      @saeedabdulle339 3 ปีที่แล้ว

      @@absaakmahamud1526 Walaal igu caawi saan ku heli lahaa thanks walaal

  • @mahadgesale6647
    @mahadgesale6647 6 ปีที่แล้ว

    Walhi waan garnya wilkaan iyo kaa rere jabutiga ee dhintyi baaa beenale dheeeee waar 6 maa ahyine 4 qoof kali ah aaya dhiimtyi lkn anu waan baxyi machalh adi maa lagu celiyayi alh kuu naxristo

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 6 ปีที่แล้ว +33

    Waa wiil sifiican uxiirtay kuwa dhoorka leh baa nacay

    • @sekeriyem3557
      @sekeriyem3557 6 ปีที่แล้ว

      nimco h anika ka waran 😜

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 6 ปีที่แล้ว

      G. Ghosst acuudu bilaah waa dhoorkii digaagadaha kaagu

    • @sekeriyem3557
      @sekeriyem3557 6 ปีที่แล้ว

      SUUBAN ZAXARLA 😅🤷🏿‍♂️

    • @rudwaanmohanad4404
      @rudwaanmohanad4404 6 ปีที่แล้ว

      nimco h ana dhooorki aduuunka leh 😄

    • @limbokidshanshi7720
      @limbokidshanshi7720 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh ana

  • @samriyeaamin5529
    @samriyeaamin5529 6 ปีที่แล้ว

    Ax suhayb alle aya mahdle kuso badbadiyey wlo .ilhy wax ka masx xasuusta xun o khyrle ahku siiyo

  • @saeedabdulle339
    @saeedabdulle339 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii wiilkaan garanaya hala Ii soo sheego please thanks

  • @xassansiciidjaamac1895
    @xassansiciidjaamac1895 6 ปีที่แล้ว +2

    Walaaloyaal wiilkan taleefankiisa iyo facebook giisa you caawiya hadaad haysaan

  • @khalidabdi9396
    @khalidabdi9396 5 ปีที่แล้ว

    ZuhaYb nin igu qaaliYa wakhti adag ayan soo wada qaadanY waxan ku leeyahY wax khaYr ilahy wadankii wax khaYr qaba ha kaasiYo

  • @ikhlaascaddey6299
    @ikhlaascaddey6299 6 ปีที่แล้ว +1

    Axxxxxxxx walhi bilaahi heeb qureeynu nahay waxba hana kala saarsaarinee illaahay noo barya walhi dhalinteenii weey dhamaadeen Aadbaan uga xumahay Axxxxx

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahow farmaajo khayr sii