Wiil u tahriibay 12 Dal ugu dambeyna ku soo noqday magaalada Burco

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @jeeyowissack2608
    @jeeyowissack2608 5 ปีที่แล้ว +620

    Mashaaa allaaah willkan waxa la dhahaa Abdirahman ilka case wxn ku wada jirney xabsi ku yaala wadankan mareykanka texas san antonio wxn waxa dhacdey in wadankan dib ay noogu soo celiyaan hada asiga burco ayuu jogaa anna baydhabo ee nosoo duceya in illaaah bedel kheyr qaba nasiiyo inta xanuunka nala darentey like ta igu caawiya

    • @hornstar462
      @hornstar462 5 ปีที่แล้ว +5

      Horta ilaahii idinka soo saaray ayaa mahad lehe lkn waxad noo yara sheegtaa adiga waxa lagugu xidhay

    • @ayaanmaxamed4044
      @ayaanmaxamed4044 5 ปีที่แล้ว +2

      Ameen wlo badal khyr qba rabbi hydiin siiyo

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว +4

      Jeeyow Issack ilaahaye waax khyr qaabo oo idinka farxiya haa idin siiyo walaal from somaliland

    • @manowgacal6232
      @manowgacal6232 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhgg like kusaarne mxey ku kabty

    • @AT-or5oi
      @AT-or5oi 5 ปีที่แล้ว +1

      Beenaale

  • @mahamudjama4758
    @mahamudjama4758 5 ปีที่แล้ว +53

    Walaalkeen waa nin kulmiyey calaamadaha qofka wanaagsan sida xidhood,degenaan,iyo daacadnimo, waxaan u rajaynayaa walaalkeen mustaqbal wanaagsan runtii ,wuxuu hayaa sheekooyin uu uga sheekeeyo dadka degmadiisa iyo haddiiba alle ku simo caruur ilaa kuwo uu awoow u noqdoba. Guulayso if iyo aakhiroba walaal...
    Greetings from Lasanod your neighbouring region SOOL .

  • @zuhaypapdi6805
    @zuhaypapdi6805 2 ปีที่แล้ว +9

    Colombia, Panama, Sweden,costarica, Guatemala, Nicaragua, norway Mexico, Brazil, Denmark, Spain, USA 12 dal ayu zo arkay noloshoda iyo wayahoda zxp ilahy muztaqbal qurxon haku dhaxal ziyo I.allah waxad thy wayo arag legend ah👍🙂👍

  • @haniabdiqadir5654
    @haniabdiqadir5654 5 ปีที่แล้ว +50

    Waligay 35 daqiiqo inan waraysi dawado dulqad uma yelin jirin lkn wiilkan wayo arag nimadiisa aya wax badan ka faidaysanyey

    • @abdirizakabdullahi6408
      @abdirizakabdullahi6408 3 ปีที่แล้ว +2

      2 sano kadib wareysigan sifican u dhageysatay khibradi aad ka faiday mxad ka mira dhalisay walal

  • @xinfaboy6528
    @xinfaboy6528 5 ปีที่แล้ว +159

    Aniga waxaan maray Germanka, Denmark, Sweden, Norway oo aan joogay 6 years kana shaqeystay si fican alx jeg hilser dere alle i ålesund Møre og Romsdal.. unfortunately negative ama diidmo aya kala kulmay Norge dhagool so sida wilkan oo kale aya igu dhacday Spain, Costa Rica, Nicaragua, Honduras, Guatemala, Mexico aya maray. Hal sano iyo afar bilood aya ku xirna the state of Nebraska magalada Omaha the rest is history
    Hadda Kenya aya tukaan ku leeyahay alx

    • @Richierhymes22
      @Richierhymes22 5 ปีที่แล้ว

      Abdi Ali wow bro lataxzan inallah MA,ana😂

    • @nihamqurux3267
      @nihamqurux3267 5 ปีที่แล้ว

      Abdi Ali sorry Wll

    • @jokajokaj.c.c1098
      @jokajokaj.c.c1098 5 ปีที่แล้ว

      Nin AdaG BaDa Tahay Abdi wali 👍

    • @munirkh
      @munirkh 5 ปีที่แล้ว

      Abdi ålesund ayaan joogaa. Miyaad joogi jirtey wakhtigee bro?

    • @xinfaboy6528
      @xinfaboy6528 5 ปีที่แล้ว +3

      Munir khadar Jamaa sxp aniga waxaan joogay ålesund 2012-15 ki magaalooyin kalena waan soo maray sida Bodø, Mo i rana,Nesna, Moss iyo Oslo. Waad mahasantihin dhaamaan walaalyaal

  • @amiiroyusuf899
    @amiiroyusuf899 5 ปีที่แล้ว +38

    Wlee Waa Runtiis Qurbo Sililc iyo Raafaad Uunba Yaalo Qofkii Joogo Oo Arky uunba Dareemi karo Miss u More Burcadydii Alle Nabad Qab Hygu Geeyo Insha Allaah🙌🌺

    • @caiishazain1549
      @caiishazain1549 5 ปีที่แล้ว +6

      Amiiro Yusuf haa wll wa runta aniga ayaa arkey qurbo quf kaan adunka ugu jeclaa na wuu iga ma qanyahay wll isoo ducee inuu illahay isku kaaya keeno

    • @yasinabdi1467
      @yasinabdi1467 3 ปีที่แล้ว +1

      @@caiishazain1549 waa ikanaa dii

    • @caiishazain1549
      @caiishazain1549 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yasinabdi1467 Hhhhhhh

  • @abdijabarjamacgadayare9261
    @abdijabarjamacgadayare9261 5 ปีที่แล้ว +31

    Nin rageed si karti iyo hufnaan ku dheehan tahay u hadli si fiicana uga waramay waayaha noloshiisa soo maray. Walaal ilaahay riyo kaste aad leddhahy haku rumeeyo insha allah.

  • @mohashiine7865
    @mohashiine7865 5 ปีที่แล้ว +134

    Inta qisadan kaheshay like saar wllo illaah haku cawiyee plz

    • @Luula45
      @Luula45 5 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe igu caawi

  • @shiinetube2102
    @shiinetube2102 3 ปีที่แล้ว +9

    Markii aan daawaday video gan waxay ahayd 2019 anigoo jooga hargaisa kadib burco ayan tagay markii dambe habeen anigoo aroos jooga ayaan arkay isagoo wata taxi ka shaqaynaya arooska.. walahi markii aan arkayba waan salaamay nin akhlaaq fiican ayuu ahaayoo si wanaagsan ayan u wada sheekaysanay..

    • @AyuubCabdi-yi2gu
      @AyuubCabdi-yi2gu 4 หลายเดือนก่อน

      War sxb hadda manol yahay niinkan

  • @abdiazizIbrahim-kc3in
    @abdiazizIbrahim-kc3in 5 ปีที่แล้ว +126

    Waa nin wayo araga
    Alle nolashada danbe raaxo iyo nolan farxad leh hkaga dhigo

    • @abdulkadirahmed9230
      @abdulkadirahmed9230 5 ปีที่แล้ว +1

      Beentiisa waaye wlh ninkaan anaa masar an kusoo dhaweyey tahriib ayuu u imaadey uma imaan inuu wax barto ar ilkacase maxaa ku been badan

    • @abdulkadirahmed9230
      @abdulkadirahmed9230 5 ปีที่แล้ว +1

      Qofana aqoon run ayuu u qadanaa hadaladisa naadiga ardeyda waxaa hogaamiyo nin rer somaliland eh jamacadane rer somaliland xaqooda waa helaaan

    • @libanmohamed7683
      @libanmohamed7683 5 ปีที่แล้ว

      @@abdulkadirahmed9230 Walahi ba??
      Masar haddi tahriib ku tegay ama aan ku tegin garinkarinmeyno, laakiine ninkan laba iyo tobon dul bu so maray, lacag tobnaan kun oo dollar baa ka qasaaray. Marka hadalada xun xun iska daa "Ninkan waa beenaalo, ninka waa sidan" . Dhamaan waa in aynu noloashiisa danbe wax wanaagsan aan uso rajeyno.

    • @abdikade8509
      @abdikade8509 5 ปีที่แล้ว

      Alhuma amiin yaa rabi mhdsaniid hn barklhufiik jazakallahu khyiran bro

    • @bahjaqaaali5059
      @bahjaqaaali5059 5 ปีที่แล้ว

      Amin yaa raabi

  • @abdifatahdalmar7431
    @abdifatahdalmar7431 5 ปีที่แล้ว +46

    Abdirahman waa runtii Hasan sheikh max’ud iyo Taabid abdi waa dad xidid ah waana saxanyahay wiilkan reer Burco sababto ah hasan sheikh max’ud walaashii gabadh ay dhashay ayuu qabaa teeda kale waa hal hayb ama hal qabiil hoose ayay ka soo jeedaan waana beesha . Wacaysle Cadde . Ala wiilka muxuu indheed garadyahay inta reer soomaliland ee wiilkan taageerta plz like and comment

    • @warsameapdulallahi1527
      @warsameapdulallahi1527 5 ปีที่แล้ว +2

      Taabid dhalinyrada badan ayuu galaafday Wlhy xaqiiqq Ayaa Saas ah Isaka Ayaa passeport américain haysto oo awalba refuse bu ku qaatay xaasid buu aha Ninkaas

    • @abdifatahdalmar7431
      @abdifatahdalmar7431 5 ปีที่แล้ว +1

      Warsame Apdulallahi waa runtaa markas ayuu rabaa soomalia in uu xil ka qabto ma gartay

    • @warsameapdulallahi1527
      @warsameapdulallahi1527 5 ปีที่แล้ว +1

      @@abdifatahdalmar7431 Lkn madaxwaynaha Farmaajo ka badiyay Wuu Eryay qaraxii Zoope ka dib

    • @warsameapdulallahi1527
      @warsameapdulallahi1527 5 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahdalmar7431 clashan Amniga ayuu ku fashilmay Hada America ayu jogaa Isaka halka is dhigay

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 ปีที่แล้ว +233

    isoo duceeya asxapta waxan jooga italia in ilahay meel khayr iga saqiro

    • @xiinkaboy123
      @xiinkaboy123 5 ปีที่แล้ว +3

      Aaamin bro allah haku waafajiyo kheerka waxn kaa soo salaama frome #Norweey waa hadaa i xasuusato

    • @amiiramohamedabdulkadir4092
      @amiiramohamedabdulkadir4092 5 ปีที่แล้ว

      Khaliif Xirsi alaha kugeeyo meesha ad jeceshahay markad tagto isoo wac

    • @daaroodismaacilproduction2029
      @daaroodismaacilproduction2029 5 ปีที่แล้ว +1

      Muradkaga Gacanta midig Allah haka siyo

    • @zeharasamatar52
      @zeharasamatar52 5 ปีที่แล้ว

      Khaliif Xirsi yaaalahmagacaankukucelceliya

    • @zeharasamatar52
      @zeharasamatar52 5 ปีที่แล้ว

      1000jeerillaaheyqalbigiisawuxuukasifeynayaahagardaamads

  • @jmjcoast
    @jmjcoast 5 ปีที่แล้ว +12

    Very true. This kinds of stories are so many and I thank you Abdirahman for sharing with us. God bless you.

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 5 ปีที่แล้ว +13

    Nin Rageed. Waayo arag ah•• Dhibta Yurub Taala Iyo Qurbaha Ninkii arkey Umbaa Garan.😢 Dhulkeena allah Hanoo barakeeyo 🙏🏽

  • @luulismaiil1801
    @luulismaiil1801 3 ปีที่แล้ว +17

    Markaan dawaday wiilkan aad ayaan u murugodeey wlhi hadan maanta hayn laha dhaqalo aan isku garabtaago waan cawinlahaa hadal la aan lkn had waxaan duco ahayn mahayo ducan kucawinayaa insha allah waayo aniguba wayaha uu had kasheekaynayo ayaan kusuganahay wakhtigan aan idiinlahadlayo alle hayfududeyo inaga iyo in ilamidahba lkn dadka maanta wakhtigu usamaxay waxaan idiinleyahay wiilka caawiya alle haydiin cawiyee anigun samirkiisa ayaan qadan marun hadii alle arimah u fududeyo inaan lakulmo ayaan rajeeynayaa insha allah alle haygusiimo

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441 5 ปีที่แล้ว +47

    Wiilkan dhalinyarada ah wuxuu galay socdaal dheer oo ah waayo aragnimada socdaalka Nolosha waxan oranlahaa waxaa fiicnaan lahayd in laga qoro buug ah socdaalka iyo hayaanka nolosha iyo dunida

    • @abdiazizabdikadir4842
      @abdiazizabdikadir4842 5 ปีที่แล้ว

      Sxb intaynu kuxunahy waxaa weeye soomalideenu maahan dad wax qora asaga laftiisa waxaa fiican intuu xasuusanyhy inuu buug laga qoro

    • @abdirahmanise3824
      @abdirahmanise3824 5 ปีที่แล้ว

      Waan soo wadaa wll buuga Waxaan u soo baxayaa hadad Somaliland joogtana isaga oo buuga ayaad heli hadii aanad joogina waxaad ka qaadan doontaa Amazon ka insha allah

    • @abdirashidduale6966
      @abdirashidduale6966 4 ปีที่แล้ว

      Walhi abdi raxaman wa nin so jabay anaba liibiya iyo saxaraba ku la Soo argna hadaana burcaynu ku Soo wada qonona zxp

    • @abdikarinadenumer2540
      @abdikarinadenumer2540 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq

  • @nesma5648
    @nesma5648 5 ปีที่แล้ว +10

    Da’diisu am weyna balse waaya aragnimada maskaxdiisa ku duugan ayaa ka dhex soocday filkii.
    Waan ka xumahay wll dhibka ku gaadh lkn Allaah waxaan kaaga baryayaa adigiyo dhammaan dhalinta dalkeenaba in jaanisyo ka fiican kuwa maanta jira Rabi idinku arsaqo aamiin.

  • @somalidhalad3007
    @somalidhalad3007 3 ปีที่แล้ว +20

    Wilku wuxu marey 13 daal.
    Hadi lagu darana Masar iyo marekan waa 15 daal.
    1.Italy
    2.Norway
    3.Sweden
    4.Denmark
    5.Spain
    6.Brazil
    7.Colombia
    8.Panama
    9.Costa Rica
    10.Nicaragua
    11.Honduras
    12.Guatemala
    13.Mexico

  • @Blaster-
    @Blaster- 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah Walle ninkan wuu soo dalxiisey, dalxis iyo waayearag iyo tahriib. Mashaa alaah haddana burco

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 5 ปีที่แล้ว +37

    Codkii wariyaha ayad ledahaye wariye noqo dalkagaga iska amin

    • @khadramohamed1634
      @khadramohamed1634 5 ปีที่แล้ว

      Golden voices

    • @abdisalanabdullahi5862
      @abdisalanabdullahi5862 5 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad

    • @Dophill260
      @Dophill260 4 ปีที่แล้ว

      I agree the guy is calm and collective.it is hard to believe he is from burco. Normally guys from burco are nuts.

  • @abdirahmanmahamed4609
    @abdirahmanmahamed4609 3 ปีที่แล้ว +12

    2021 inta daawatey like iigu qabta

  • @blamemenotreligion2225
    @blamemenotreligion2225 5 ปีที่แล้ว +38

    He is a living legend. hadaa awoodo waxaa siin lahaa lifetime job contract👀 ilaahay wax barakeysan hakusiiyo bro insha'allah

  • @munam.a5179
    @munam.a5179 5 ปีที่แล้ว +61

    Alle waxad ku faraxdo iyo noloshad intaso rafada umarty dalkaga hoyo hakugu siyo amen 🙏 yaa allah 😭 I’m sorry wlhi

  • @faiselaraye1558
    @faiselaraye1558 3 ปีที่แล้ว +31

    This guy is got a golden heart. He should be staying in Norway for the first time.

  • @samiramohammed9116
    @samiramohammed9116 5 ปีที่แล้ว +10

    MASHA Allah cafiimad taam Allah kugu siiyo you story has bring tears to my eyes but you are very strong guy may Allah make all your wish come true Insha Allah Abdirahman it's so pain full brother don't ever give up in life wlhi i wish I could help you brother but Inshaa Allah Allah will bleess you in hes on way 😢😢😢😢😢😢

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 5 ปีที่แล้ว +161

    Waxan ahay gabadh jecel inay wax ka ogaato qisooyinka xiisaha leh intii aan soo daawanayey qisooyin dhacay waa qisadii igu xiisahalahayd een daawado waan u riyaaqay Abdirahmaan wlh waa wiil karti ay ka muuqato iyo adayg ba noloshu way waayo badan tahay hase ahaate waxaa loo baahan yahay wax walba oo kusoo mara inaad waayo arag ku noqoto imika Abdirahmaan waxa uu inoo sheegay inuu yurub tagay kuna noolaa mudo saasoy tahay na uu ku qancin markaana uu USA u dhaafay kadibna dalkiisi lagu soo celiyey waa run juhdi iyo waqti dheer baa kaga baxay waliba naftiisa ayuu khatar galiyey alx waa uu badqabaa imika lkn waxa loo baahan yahay sida uu ugu qancay dalkiisa dhibaato badan kadib inuu qofku marka uu waayo hadafkii uu lahaa inuu ku qanco dalkiisa iyo waxa uu haysto waa run walaal abdirahmaan maalin un bay imani fursadi lakiin waa inaan samirka badinaaa alle nolol iyo mustaqbal wanaagsan haku siiyo

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin ya rabi

    • @laalanura2635
      @laalanura2635 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hanadgigis8049 thanks bro

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 5 ปีที่แล้ว +1

      Adiga mudan .Ma quruba joog baad thy wllo adigu

    • @laalanura2635
      @laalanura2635 5 ปีที่แล้ว +1

      May wll dalka ayaan jogaa

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 5 ปีที่แล้ว +1

      Ma reer muqdisha ayaad thy

  • @emranrnp7904
    @emranrnp7904 5 ปีที่แล้ว +57

    Russia 🇷🇺 Ukraine 🇺🇦 Slovakia 🇸🇰 Austria 🇦🇹 swedan Norway 🇳🇴 spain 🇪🇸 to brazil 🇧🇷 sxb walhi markan brazil marayoo ayan salatul istiqaaro u tugaday xagas ayan dib ugasoo noqday

    • @hamuunmedia2721
      @hamuunmedia2721 5 ปีที่แล้ว +5

      sxp adi iyo inankan ba wax idinka maqan ma aqaan wlh Europe aad tagteen maxa idiin walaa

    • @gulleddaadax1473
      @gulleddaadax1473 5 ปีที่แล้ว +3

      Austria ayaan imika joogaa alla maxuu raggu waayo arag wada yahay.

    • @dalmarabdi9399
      @dalmarabdi9399 5 ปีที่แล้ว +1

      Ma mooda in talo xumo aduun tii ugu darneyd ku qabsatay

    • @Jeen-Umal10
      @Jeen-Umal10 5 ปีที่แล้ว +2

      Vinnitsa Ukraine iyo Humenne Slowakia labadaas midna masoo martay? Loool

    • @emranrnp7904
      @emranrnp7904 5 ปีที่แล้ว +1

      Jeen Umal hal sanoo jamacadii luski ahna ku dar

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 5 ปีที่แล้ว +11

    That history is remarkable

  • @rushdikalif3636
    @rushdikalif3636 5 ปีที่แล้ว +16

    Dhibkaas oo dhan waxaa geenay qabiil iyo In aan isdilno cadow isku noqono ka cararno dhulgeena. Hadana kama hareeno qabiilka.

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 5 ปีที่แล้ว +13

    ماشاء الله ilaahay ayaa mahad iska leh
    Waa nin aad uu Sabir badan ilaahay haa ku gargaaro

  • @user-bc2ir5ix2r
    @user-bc2ir5ix2r 5 ปีที่แล้ว +25

    ilaahaybaa og oo anagu markhaati ma nihin hadaybase dhacday in dad safaarada masar joogaa qaladaad ay galeen waa iyaga iyo damiirkood mana aha wax umada somaliyeed oo dhan dusha loo saaro, meel kasta waa joogaa nin danayste ah oo xun

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 5 ปีที่แล้ว +1

      Saxiiix walalkey shekadu wexey u egtahaya wixi xunba xawa leh rer somalia hadan nahay adbu nogubaya waxakan enalaga shegayo wiilku asigo waya arag ah iyo rafad somaray hadana sibu anaga ino duraya marka mesha waxa ka cad iney caloshisu nadif ino aheyn

    • @user-bc2ir5ix2r
      @user-bc2ir5ix2r 5 ปีที่แล้ว +1

      walaal runtii dadku sidan mawada aha qofka diinta ku dhaqmaya ama caqliga fiican xataa haduu gaal yahay wuu garanaya in cafiska dulqaadka isjacaylka cuqdad la'aanta ay fiicantahay waa hadii qof aad wax ka tirsanayso, waxa caqliga ka fog diini haba sii joogtee in dad dhan oo dhul degan ama qabiil dhan loo xambaariyo wax cid samaysay.
      midkalena waxan kuu sheegayaa wiilkan iyo dadka kaleba mala odhankaraa halkay deganyihiin kama jirto eex wax is daba marin tuugo iwm jawaabta waa maya intuba way ka jirtaa laakiin iskuma wayneeyaan tan waxa ku wayneeyay waa lagu shubay oo nimanka siyaasiyiinta oo ujeedooyin leh ayaa dhalinta iyo shacabka caqligoodii iyo diintoodii ku ciyaaray walee xisaabi waa u dambaysaa

    • @munasagal1229
      @munasagal1229 5 ปีที่แล้ว

      aamusa kalaabyey waxa halkaa idin dhigay baa ah dulmiga aad gaysanaysaane

    • @user-bc2ir5ix2r
      @user-bc2ir5ix2r 5 ปีที่แล้ว +2

      @@munasagal1229
      Gabadhna waa tahay edeb miyaan lagu barin anagu ku caayimayno qof caytamay
      1- qiimihiisa iyo akhlaaqdiisa ayuu kuu sheegay
      2- wax xujo oo uu isku difaaco ayaanu haysan markaasu miciin moodaa cay
      intaa waxaan kuugu daray waxani beri ayay iska dhamaanayaane yaan lagu waalin midhkaa iga qor

    • @shushunuura5051
      @shushunuura5051 5 ปีที่แล้ว +1

      Cid walba ilahayba beentay dheegan kala xisaabtamaysa. Masar anaga joognay kula baran jirnay rr somaliland iyo rr waqooyi kuna jooga kuna barta lagunna siiyo somalinimo waan ku koray meeshas waan arkay xaflado la dhiganayo magacyo gobalo lo kala sheegayo maan arkin se dawlado lagu kala joogo dadka xanuunka qabo marka abalkoda ilahayba siin

  • @DrIlYaasMArab
    @DrIlYaasMArab 5 ปีที่แล้ว +37

    Waan garanayaa inankan waa reer burco isku school baanu ahayn waxaan oran lahaa waaya aragnimada noocan oo kale ah waa kuwii buugta laga qori jiray

    • @calibaba599
      @calibaba599 5 ปีที่แล้ว +2

      Sxb wanagsan ayad thy.👍

    • @DrIlYaasMArab
      @DrIlYaasMArab 5 ปีที่แล้ว

      @@calibaba599 mahadsanid wll cali

    • @apdyzhakour6537
      @apdyzhakour6537 5 ปีที่แล้ว +1

      IlYaas M. Arab
      AnaGuna izku Class aHaYn

  • @Ayaan-vu1ys
    @Ayaan-vu1ys 5 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allaaah wiil qurx badan weeye guuleyso wll

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 5 ปีที่แล้ว +12

    Weligay dadaal intaas le,eg ma samayn, shaw waa dhab haadka iyo diinkuba u siman calaf. In fact diyaarada yurub I keentay waaban ku dulqayilayey . Ninkan waa nin risk taker ah oo geesiya waxaanan u rajaynaya mustaqbal fiican.

    • @haydhaafinmedia6319
      @haydhaafinmedia6319 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh sxb alxamdulilaah dheh anba diyaaradan kasoo raacay ethiopia waxan kaga dagay canads toronto oo an ilaa hada ku noolahay

  • @dahabomohamed8081
    @dahabomohamed8081 5 ปีที่แล้ว +13

    Ale hakuu barakeeyo noloshaada danbe wllo😢😢😢😢😭

  • @minnicute2497
    @minnicute2497 5 ปีที่แล้ว +44

    I'm glad 😊 because he back to his country may be happy 🤩

  • @adkkadiye6690
    @adkkadiye6690 5 ปีที่แล้ว +15

    Cabdirahman wan wada soconay sxb key wan ka xumahay wlhi hadii jiro qof garanayo fadlan ila so xirirsha

    • @yasmeansuleiman3101
      @yasmeansuleiman3101 5 ปีที่แล้ว

      Anuu walalkay yahay

    • @adkkadiye6690
      @adkkadiye6690 5 ปีที่แล้ว +1

      @@yasmeansuleiman3101 dabcan wan helay numberkisa wan la so xariraya
      Mahad sanid wll

    • @sayd5301
      @sayd5301 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yasmeansuleiman3101 wll numberkiiisa ma heli karaa abdirahman

  • @AT-or5oi
    @AT-or5oi 5 ปีที่แล้ว +3

    Waayo arag wax waydii i will.sit tie sxb thanks for your sharing

  • @YurupAyuup-zd1vn
    @YurupAyuup-zd1vn 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alllow somalia u gargar waynu dhamanay somaliyeyyy🇸🇴😭😭❤️

  • @xamdaqalimaxamed6579
    @xamdaqalimaxamed6579 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax wlakY qaali noolow intay nololi jirto alle ha ku siiyo waxaan ka wanaagsan aaamiiin aaamiiin wllo qalpi

  • @ayanfarah197
    @ayanfarah197 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa wiil aqli badan waxaan kula talin laha inu baro wariye nimada cod aad u fcn bu leyahay karti imaan masha allah tabarakallah

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว +9

    ILAAHAY ayaa idinka qabtay. Alxamdulilaahi

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว +6

    Kolay khayr idiinmay lahayn. Maanshaalah. Soomaalidu iimaan ayay iska qabaan. Islaanimadu waa wax wanaagsan.

  • @hamsehagi6805
    @hamsehagi6805 5 ปีที่แล้ว +45

    I would recommend him to write a book about his story.

    • @somaliwadani9014
      @somaliwadani9014 5 ปีที่แล้ว +1

      Hamse Hagi agree

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 5 ปีที่แล้ว

      He is a brave man.

    • @AhmedIbrahim-vl5bn
      @AhmedIbrahim-vl5bn 4 ปีที่แล้ว

      Of course

    • @farsadtv8910
      @farsadtv8910 2 ปีที่แล้ว

      Keligiis maaha kumanaan Somali ah baa jidkaas maray Africa,Yurub ilaa America.

    • @AhmettNani
      @AhmettNani 2 ปีที่แล้ว

      Yess of course bro

  • @mohamedduale7426
    @mohamedduale7426 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa Wiil aad U Karti badan. Anuu waxaan joogaa Halkan Maraykanka Dhalinyar badan baa Suaalo iga soo waydiisay oo doonaysa in ay soo tahriibaan Lkn Wakhtigan danbe aadbay u adkaatay in ay qaabilaan dad cusub. Nasiib wanaagsan baan kuu rajaynayaa Walaal. 'Lama Huraan waa Caws jilaal"

  • @mubarakabdi3621
    @mubarakabdi3621 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa qiso xanuun leh waddankaaga ayaad ka heli wxd u bahntahay in sha allah

  • @maaganedhaba7953
    @maaganedhaba7953 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa wiil degan noolow nice history

  • @Sabipikin1
    @Sabipikin1 5 ปีที่แล้ว +9

    Aduunka dadka ugu cunsuriyesan waa Somali Mohammed BPUH

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 5 ปีที่แล้ว +7

    *nolozha waayo bdn walhi inaa meel kasta lga war keeno way fiican thy lkn hadad imka noozhahy waa alhamdulilah nolozha ugu qaalisan*

  • @Ayaan-vu1ys
    @Ayaan-vu1ys 5 ปีที่แล้ว +7

    Waya Arag ayaad tahay wll guul alle haku gaadh siiyo wll

  • @mubaarikmaxamed8219
    @mubaarikmaxamed8219 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa wiil karti leh alle haku xafido brother

  • @aliwarsame551
    @aliwarsame551 5 ปีที่แล้ว +6

    Thabit cawaaan buu ahaa runtiii
    Ninka marka'
    Lkiiin rag badn Somalia ah buu soo celiyeyy .
    Bowe horay usoco illahy mustaqbal fiican haku siiyo

  • @warsameapdulallahi1527
    @warsameapdulallahi1527 5 ปีที่แล้ว +7

    Nin adag Oo soo jabay run ahaandii laakin wadankaaga wax ku dhaamo maleh Taabid Ayaa ka dambeeyo nin xun buu aha😭

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 ปีที่แล้ว +8

    *_Anigu waxaan la kulmay maalin dhawayid wlhi Wiil 32 dal oo qaarada Yurub ku taala soo maray mise wuxuu idhahay maanta waxaan kusoo noqday meeshii Kow aan imid oon faraha dhigtay maarkaas ayuu idhahay wll magaranaysaa Meelaha la iska dhiibo oo faraha ladhigto haa ayan dhahay oo waan tusay anigii waan Yaabay wlhi nin 32 dal soomaray waa arin yaab leh Xagan waxan ugu baaqayaa Soomalida Wiilasha & Hablaha hada soo baxaya wlhi waxba mayaalo Yurub dhib maahine Wll hadaad Dhulkaaga HOOYO Jeceshahay Farta taag Like na saar_* ☝️👁😥😥😥🙄🙄

    • @dahabizizy
      @dahabizizy 5 ปีที่แล้ว

      hue wall farta wan tagy futada tag😂lol nabadey ilahy hakugu dhowro meshada

  • @momokada8515
    @momokada8515 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wa wiil dagaan.
    Wa duce qabee.

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 5 ปีที่แล้ว +2

    Sxp waan ka xumahey walahi miskiin wax ka khayr badan alle ha ku siiyo

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 5 ปีที่แล้ว +3

    Illahay dalkaga haka siiyo wax khayr qaba amiiiin yaa rabi

    • @abdulkadirahmed9230
      @abdulkadirahmed9230 5 ปีที่แล้ว

      Abti jawabtada wn arkey lakin lacagtaa shegosit anigaba waa iga baxdey run ahaantii jamacad loo diidey kamana yeelin runtaa alle igu jacel 500 ardey somaliland rer burco an 10 sano isla wada noleen ardeyda nadiga iyo jamacada carabta qebta somalida waxaa madax ka eh ardey somaliland aniga halaas ayan ka diidey lacagta asiga ka baxdey waa asiga iyo yelkisa waayo tahriib aan aniga soo marey wlh inuna ninkaan marin hadane canada jooga kaadideyda an cabey marka warka somaliland safarada wax uma qabato uu dhahay an didanahay mida kale masar tahriib ayuu u yimid inuu bada galo calafkisana in la celiyuu noqdey 12 dal inuu u tahriibo waxaa ku kalifey dowlada somaliland dhalinteda waa in shaqo siyaan qofna ha eedina ee dowlada somaliland dhalila ilma aderayalo

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 5 ปีที่แล้ว +4

    lakiin waa wiil qalbii fiican masha Allah

  • @ayaanabdi5778
    @ayaanabdi5778 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha siyo qof walib wuxu jacelyahy amen

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 5 ปีที่แล้ว +2

    Very interesting Story and wehae gotten good conceltation

  • @saleebangarate5046
    @saleebangarate5046 5 ปีที่แล้ว +5

    c/raxman ciise sxb waan ku salaamay

  • @abdinajiibahmed770
    @abdinajiibahmed770 5 ปีที่แล้ว +49

    Ninkan waa reer burco siwacan ayan u aqaana imikana waa taxi le masha Allah si niyadsan ah burco uga dhex shaqaystaa waana waayo arag wadamo badansoo maray Waxaaba lagu naanaysa Trump

    • @xorbaynoloshukuteheceelafw9270
      @xorbaynoloshukuteheceelafw9270 5 ปีที่แล้ว +2

      abdinajiib ahmed waa run waa reer turta abihina waa tunle cabdirahmaan cise adan wayd my best frnd

    • @janagalemuuminallaale1633
      @janagalemuuminallaale1633 5 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi 2014 Norway baanu iskawada dhiibnay
      8 bilood baan qol wad seexanaynay
      Aragtidiisa intaa ka dib maantaan arkayaa

    • @yaafa1096
      @yaafa1096 5 ปีที่แล้ว

      Sxb Trump ma magac fcn baa

    • @hoodaaleproduction5256
      @hoodaaleproduction5256 5 ปีที่แล้ว +1

      @@janagalemuuminallaale1633 Imika Xagee Joogta Saaxib

    • @janagalemuuminallaale1633
      @janagalemuuminallaale1633 5 ปีที่แล้ว

      HOODAALE PRODUCTION hada sxb jarmal baan jooga

  • @hooyomacaanumayma239
    @hooyomacaanumayma239 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah waa wil iman badan intaas uu dhib somaray hadana farxad ayaa kamuuqato wa wil quruxbadan ilahay wax kaqayr badan alaha kusiiyo walaal

  • @nabiilosman4583
    @nabiilosman4583 5 ปีที่แล้ว +6

    Sheekadan ugu yaran waxan dawday 5 jer cawana waan ku ceshaday 🙄🙄🙄😂😂😂😂😂😂😂

  • @falastiinahmed2695
    @falastiinahmed2695 5 ปีที่แล้ว +40

    Naga raali ahaada hadaan siyaasiin ayaa dadkii isku diray somali ma tihiidiin ayeey idiin dheheen posbort kale oo meel lagu aadana idiin ma siinayaan😭

    • @ibrahim-6261
      @ibrahim-6261 5 ปีที่แล้ว +1

      Qaxooti looma ogala somaliland waa wadan Nabada lkn Somalia Qaxooti weeye gabigooduba

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว +58

    ILAAHAY waxaad ku faraxdo wadankaaga ha kugu siiyo

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว

      Q D W ,,, ifkaan Ugu Necbhy
      xaasidnimadooda

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 5 ปีที่แล้ว +1

      @@invisiblehandsmaliby3266 QDW waxaa kujira dhibanayaal asagoo kale ah. Dadka safaaradu waxay wax siiyaan qabiilkooda kaliya

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +1

      @@blamemenotreligion2225 SaaS miyaa wlo

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 5 ปีที่แล้ว

      @@invisiblehandsmaliby3266 haa walshey anaa aqaan dhalinyaro ay saas kudhacdo. Lkn kuwa ay aadka iskugu dhowyihiin bay ufududeeyaan kaliya. Waxayna umaraayaan odey hebel baa lawacaa odey hebelna wuxuu wacaa odey hebel kale odey hebelkaasna wuxuu wacaa kan safiirka wuxuuna usheegaa in maalin hebel uu odey garabeey wiilkiisa uu u imaan doono.

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว

      boy cacboy cajiib walh wlo waa wax lala yaabo

  • @bakhirmaalim1738
    @bakhirmaalim1738 5 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar,Abdirahman dont worry for the list 4 years but you have time stil guleyso Abdirahman ciise

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 ปีที่แล้ว

    Cabdiraxman .Waa.geesi..Rabbi.ha kuu.barakeeyo dhulkaaga Hooyo

  • @rashidmohamed866
    @rashidmohamed866 5 ปีที่แล้ว +18

    Waxad kasoo qalinjabisay jaamacada waayo aragnimada kartidaada ayaad wadanka kaga shaqaysan kartaaa hada waxad noqonaysaa nin ay u muuqdaan shaqooyinka wadanka buuxa ee aanay dadku garanayn

  • @rashidmohamed866
    @rashidmohamed866 5 ปีที่แล้ว +5

    Alle dhulkeena haynoo barakeeyo

  • @darwiishyare4967
    @darwiishyare4967 5 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib wlhi tahriib waa wax laga subxanallaysto.

  • @saleebanxussein9058
    @saleebanxussein9058 3 ปีที่แล้ว

    .MashaAllah sxb horay usooco wxd nin wayo arag oo waxa walba wa nasiib good job

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +26

    Walalkay welcome back to your motherland 😥😥

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa wiil iimaan leh oo aad u degan

  • @naumiabdirahman9692
    @naumiabdirahman9692 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay wax ka khayrbadan hakugu badalo dhibkagii ad so martay intii ku waxa yelowdatna alle ha u gargaaro intii dhimatayna illahay ha u naxariisto amin.

  • @shiinemagafe-zt9ou
    @shiinemagafe-zt9ou ปีที่แล้ว +1

    Nolol fcn ayaan kuu rajeynayaa brother ❤

  • @nasraahmed9816
    @nasraahmed9816 5 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi c/raxmaan wn ka xumahy wll inaad naftada bimaysay onad golaysan lkin wax walba qadar weeye akhii inshaa allh noloshu hakuu wacanaato dalkana alle hayno nimceeyo

  • @Tipzweezy
    @Tipzweezy 5 ปีที่แล้ว +11

    Walahi waa nin waaya aragga
    Somalida wxey kumaahmahda waxbadsi waxbeyl bey dhashha
    Marka uu cabdiraxman swedan iyo melahss joogay inu halkisaa iskadhibo bey ahyd inksto waxni ey qornaayen.....

  • @ahmedoriginal1029
    @ahmedoriginal1029 5 ปีที่แล้ว +53

    Dadka reer woqooyiga waa isku lahjad ninka kan reer laascaanood ayaabad moodaa cajab!!!

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 5 ปีที่แล้ว +5

      Waqooyiga oo dhan isku lahjad maaha
      burco iyo laascaanood waa isku dhaw yihiin degaan ahaan laakin lahjada waqooyi galbeed ( isaaqa galbeed , gadabuursi , ciise )
      iyo qaybta bari ( dhulbahante , habar jeclo , warsangeli , habar yoonis qaybta bari )
      Sii fudud baa loo kala saari kara isku lahjad maaha

    • @ahmedjanaale2713
      @ahmedjanaale2713 5 ปีที่แล้ว +3

      Haa caawa anaa laasocaano jooga reer Burco aad baan isugu dhawnahy

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 5 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmedjanaale2713
      Ina adeer qolama tahay ?
      Anigu Dhulbahantaha Hawd baan ahay Axmed Garaad

    • @luqmaanhussein7444
      @luqmaanhussein7444 5 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedjanaale2713 hhhh u sheeg qolodaada😂🤣 #the #lion hhhhhhhhhhhhhhhh

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 5 ปีที่แล้ว +2

      Galbeedka iyo bariga Somaliland farqiga keliya ee u dhaxeeya waa G da iyo shadka. Tusaale ahaan bariga waxaanu dhahna xoogooda, galbeedka waxay dhahaan xoogooga. Laag vs laad . Zaylac iyo awdal wax kasta way shadaan ama carrabkay ku adkeeyan. Sida xarafka J da oo kale way shadaan.

  • @zackjacfar3724
    @zackjacfar3724 5 ปีที่แล้ว +7

    This heart breaking ! Wlhi am sory brother may allah grnt you another opportunites to succeed in life .

  • @ahmedsomali960
    @ahmedsomali960 5 ปีที่แล้ว +6

    Tarikh dareen leh 💯

  • @muniirjr6856
    @muniirjr6856 5 ปีที่แล้ว +5

    Masar to amerca allahu akbar wllhy ninkaa sida fuduud kuuk so celiyaay inaad dayso may aheen wn isku soo qarxin laha kaas

  • @abdirazakmohamedmusa1684
    @abdirazakmohamedmusa1684 5 ปีที่แล้ว

    Abdirahman ciise aadan walakay ilahay haku barakeeyo burco kaga ficnaneyso aduun koo dhan guuleyso walal qaali ah

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 5 ปีที่แล้ว +2

    Duceysane, mahadsanid mahadsanid. Regeyso “ Maansada Samabara”

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 5 ปีที่แล้ว +19

    Naf bixiweyday baa kujirta ninka

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 2 ปีที่แล้ว +7

    Abdirahman: as a matter of fact, life is a full of surprise……… and of course life is not easy some times……… many people struggle while other’s succeeded …….. you have more experience than I do……I have never ever seen in my entirely life such a journey like your’s in my life…….. I hope one day you will make it to travel again and make a whole lot different than today………… Abdirahman, I wishes you the best of luck and I hope you from god the best of the best and of course the bright future ahead……………….

    • @abdirahmanise3824
      @abdirahmanise3824 2 ปีที่แล้ว +1

      Thank u so much for what u wish to me

    • @alimaalim6306
      @alimaalim6306 ปีที่แล้ว

      Afsomaligu maxaa kudidhe cadan miyaa lahadlosaa? Mind slavery

  • @Honey_MB
    @Honey_MB 5 ปีที่แล้ว

    Wallahay wa qisadi igu murugada badneed😥😥😥😥😥 wan ka xumahay dhibka intaasle eg ee u wiilka soomaray lkn somaliyeey please please wiilkan hala garab istaago😥😥😥😥😥 wa wiil geesi ah oo samir badan😘😘

  • @hamzamohammed4877
    @hamzamohammed4877 2 ปีที่แล้ว

    You r legend bro. ❤️

  • @ahmedguul6052
    @ahmedguul6052 5 ปีที่แล้ว +17

    Waan qiiroday markan dawaday ninka somaliyeed ee lakulmay dacadiyoh ay ugaysatay siyaasiyiinta u qabalilsan somalia arimaha dibada safiirada somalia waa mukhalasiin malkasta ayay joogan Sorry bro waxan kurajaynayaah guul iyo nolol wacan

    • @jeelogaden6380
      @jeelogaden6380 5 ปีที่แล้ว

      Rageedi ilka case waa inu burco

  • @shaficiwiilwaal142
    @shaficiwiilwaal142 5 ปีที่แล้ว +10

    (DHALLINYARTA Waxaan LEEYAHAY Maalin un baynu wax heli doonaa Mar un buu Waddanku inoo Samaan doonaa we SAMRA)MR Cabdiraxmaan. 👍👍👏😘

  • @salmamohamed5189
    @salmamohamed5189 5 ปีที่แล้ว +2

    Insha allah wax ka qeyr badan wadankaag ku helee wll

  • @cosobyuusuf2979
    @cosobyuusuf2979 5 ปีที่แล้ว

    Rabi baa mahad leh waxaas oo dhib ah kaa badbaadiyey. Allah hakuu barakeeyo dhulkaaga hooyo.

  • @alfananqaysbd1838
    @alfananqaysbd1838 5 ปีที่แล้ว +8

    Asc reer burco slmo war ninkani codkiisa BBC da ayuu u shaqeenkara waayo dhuun baa saaran uu hibad u leeyahay cidaacadaha shaqo haka raadiyo ama bbcda

  • @Kiilaani
    @Kiilaani 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa libaax ninkaan dal mar ah

  • @HusseinAli-rd7ki
    @HusseinAli-rd7ki ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto suxufi Ducaysane xiis.

  • @dharkaynmedia7772
    @dharkaynmedia7772 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso cajiiba wllhy waayo arag dhamaystiran ku leeyahay illahey dalkagah hooyo nabadyo caano ha kaaga dhigo

  • @wizkhalil3515
    @wizkhalil3515 5 ปีที่แล้ว +39

    #SCHOLARSHIP loo diiday ayaa ku kalifay socdaal qaatay sanado badan

  • @rahmacookingandbakery8196
    @rahmacookingandbakery8196 5 ปีที่แล้ว +25

    Inshallh passport ka Somaliland ayaan heli doona hadi illhy yidhaahdo noolada Somaliland cadowgenu hajabo passport somali ga ee leysku gumeysanayo waynu kabaxeyna dhibtisa

    • @omamu7384
      @omamu7384 5 ปีที่แล้ว

      Rahma Hussein 😂

    • @darmogemar4619
      @darmogemar4619 2 ปีที่แล้ว +1

      Na futada lagaa dhaleee somali wa dalkena hooyo

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 ปีที่แล้ว

      @@darmogemar4619 haduuu dhulkiisa. hooyo. yahayy. miyaa loo ogolaado. waxaparsha.... ay. ku. nejerianka. loo. ogolaanayo

  • @nimkal5559
    @nimkal5559 5 ปีที่แล้ว

    waaxan urajeynaya wllkey Cabdi raaxman Khaire farabadan in illahayna ku siyo dalkisa amiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiin

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 5 ปีที่แล้ว

    Allah haku xafdiyo bro halkii aad ku dhalatay mareerey wad ku noqo doontaa muwaadin.