IFRAAX HARGEYSA LADHKIYO XIISAHA LALAAYA LIVE SHOW 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

ความคิดเห็น • 201

  • @mustafehasan6890
    @mustafehasan6890 ปีที่แล้ว +7

    Cawa heestan ban kusoo noqodey way hees dhaaftey wlhi quruxda hablaha hargaysa iyo erayada macaan 😊❤❤

  • @khadrahaaji
    @khadrahaaji ปีที่แล้ว +9

    Ladhkiyo xiisaha xiisaha lalaaya
    Lahasho maankaa lalmanaaya
    Jacaylka laabaha laabaha lulaaya
    😢🥺😭
    Laftiyo dhuuxaa dhuuxa laasiyama
    Adigu kaladanoo ladaaya
    Laydhiyo hawadaa hawadaa
    Hawada leexeysanaaya
    🥵☹️😔
    Aniga lurkeygana libeysanaya
    Sow niga leelkii lalmanayaa
    Lilaahi bal maxaa bal maxaa
    Lilaahi bal maxay luraaya
    🙇‍♀️ 😓🤦🏿‍♀️
    Lubigiyo dooqaa dooqaa laacdamaaya
    Laxawga beerkaa ladabanaya
    Lahwigaa hanka leex hanka leexsanaaya
    😔❤️🥺
    Lurkaa qalbigaa ku lexad sanaya
    Lugooyo adigoo kuladhaaraaya
    Laloo xubiga xubigaa
    Xubigana ku loolaya
    😢😓🤌
    Aniga lurkeygana libeysanaya
    Sow niga leelkii lalmanayaa
    Lilaahi bal maxaa bal maxaa
    Lilaahi bal maxay luraaya

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 6 ปีที่แล้ว +46

    Hees Xasuus iileh iyo Dumarkii oo Quruxdooda sidaa u Daawanayay Heestiiba Dhamaatay Mansha allah Noolada Gobta somalida Somaliland

  • @tayasiirabdihamiid5530
    @tayasiirabdihamiid5530 6 หลายเดือนก่อน +11

    Who listening 2024😢

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +58

    Waf caleek ilbaxnimada camirada wacan& daadaxnimada wan idin qiray rer hargaysaaay 👏👏👏👏

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 6 ปีที่แล้ว +9

    Apti inantaa hessteedani meel bay igaga dhacdaa wllhi Ifrax Hargeisawiya😍😍👏👏

  • @hayatmohamud6044
    @hayatmohamud6044 ปีที่แล้ว +5

    Ladhkiyo xiisaha lalaaya
    Lahasho maanka lulmanaaya
    Jacylka laaba lulaaya❤🥺

  • @mariakalgacal7398
    @mariakalgacal7398 ปีที่แล้ว +7

    Heestan cawa waxan ushegay inay macantay oo ay dhagaysto sxbday oo an ad ujecelahay oo an kala wadan joogno si ay ila darento macanka heestan iyo xalada ay hda ku suganto ay ka turjamayso 😢 9/12/2022 hpen jimcaha Najma miss you qli 😢❤

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase3184 6 ปีที่แล้ว +135

    Intii duriyada ahey like iisara nacalaa shaydaan kuyaale 😂

    • @mohedizze7641
      @mohedizze7641 6 ปีที่แล้ว +2

      Ismail Maryacase
      aduu marba waxbaad ku qadhaabsataa
      Is cadee oo Meel ku eekow Zxb

    • @ismailmaryacase3184
      @ismailmaryacase3184 6 ปีที่แล้ว

      Mohed Izze isku fiirsiga dhipa brother 😂😂😂😂

    • @apdyaziizmuztafe492
      @apdyaziizmuztafe492 6 ปีที่แล้ว

      No baryo

    • @HassanMohamed-qs1ku
      @HassanMohamed-qs1ku 6 ปีที่แล้ว

      Wixi dir ah like u saara

  • @user-qo9xm2rg4j
    @user-qo9xm2rg4j วันที่ผ่านมา

    Saacaddu waa 1:30 habeennimo, waxa da'aya roob aad u badan gaar ahaan magaalada Burco, heestanna waa aan dhagaysanayaa. Waxa khadka tilifoonka iigu jirta oo iyaduna ila dhagaysanaysa Rooda-deggen oo ku sugan Hargaysa, sidaasi si la mid ah iyadan waxa u da'aya roob ka xooggan ka na haya. Caawa taariikhdu waa 20/8/2024, waxa aan Eebbe ka rejaynayaa in aan sannado farabadan ka dib u akhrin doono faalladan.❤

  • @nourmahamet3785
    @nourmahamet3785 2 ปีที่แล้ว +3

    Hees xasuus igu leh marwaliba wan ku seexda wana kuso tosa 😘ifraax hargeisa boqorda codka fanka somaliyed 🥰😟😰😥

  • @maria-ij1qg
    @maria-ij1qg 6 ปีที่แล้ว +45

    Qofkii lixaad like ta ha ila dhaafin

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 6 ปีที่แล้ว +8

    Ifraax hargaysa amarka ilaahy jinkayga iska jecel boqorad ❣️❣️🙏

  • @khalidcabdi8660
    @khalidcabdi8660 6 ปีที่แล้ว +25

    Habahayga mansha Allah hargesa wan ideenku faananana Viv duryada jeceliya casimadeyda hargesa love Somaliland

  • @NasihaFaisal
    @NasihaFaisal 6 ปีที่แล้ว +18

    Hablaha hargaysa iyo ifrax hargaysa manchallah😍😍😍😍😍

    • @adnanmohamtheytreus520
      @adnanmohamtheytreus520 6 ปีที่แล้ว +1

      Nasteexo shukran wallashay qaaaaaali😍😍🙏❤👏👏👏👏

  • @harunesmael3363
    @harunesmael3363 3 ปีที่แล้ว +3

    Best song ifrax Hargeisa Hablihii zowdiGa laydhku wada kacey HHH

  • @abdirahimabdilahi3110
    @abdirahimabdilahi3110 6 ปีที่แล้ว +8

    Muuqaal qurux badaN go forward Hawraar media

  • @khadarfahmi
    @khadarfahmi 6 ปีที่แล้ว +13

    manzha allah quruxi waa dhankiina haplahayagi long live 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdirzaklondon8805
    @abdirzaklondon8805 6 ปีที่แล้ว +21

    hargeisa iyo hablahygi shidna💋😘👈

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 ปีที่แล้ว +4

    Ifraax Hargeysa Heesehedu Aad Bay Umacaan Yihine Talow Maxaa Aad Logu Daawan Wayey Inantan Wan Isweydiiyaa 🤔😁?

    • @samiology7207
      @samiology7207 ปีที่แล้ว +3

      Dadkan danbe hees erayo macaan iyo laxan toona kuma dhagaystaan jidh qaawan bay ku dhagaystaan

  • @mohamoha-lm4wm
    @mohamoha-lm4wm 6 ปีที่แล้ว +6

    Ifrax hargysa hes mcn wye hesta wjclhy ❤❤❤

  • @user-og4ht5co2e
    @user-og4ht5co2e 4 หลายเดือนก่อน +1

    War tani hees way dhaaftay azxapey❤

  • @hoodolaki7948
    @hoodolaki7948 6 ปีที่แล้ว +11

    Wwww Ifrah qurux qalanjo manshalah

  • @lakishow143
    @lakishow143 6 ปีที่แล้ว +20

    *Ifrah Hargeisa Show shidan hargeisa laysku arkay Subscribe isaara Dadkaygii idinjeclahay❤❤❤❤*

  • @princessanushkaa562
    @princessanushkaa562 6 ปีที่แล้ว +6

    Ifraax hargeyza 💕👈

  • @maxamuudkoryeeli2241
    @maxamuudkoryeeli2241 2 ปีที่แล้ว +1

    Ifarax Cod iyada u gooni ah be ledahaya
    Jacayalka laabaha lulaaya 💖

  • @awohassan6616
    @awohassan6616 หลายเดือนก่อน

    Sanadku waa 2024 sacaduna waa 11:40 habeenimo waxan dhagaysanayaa Heestan "ladhkiyo xiisaha lalaaya" waxan daremayaa daal iyo niyad jab aad utiro badan eirphononadaydii Ayan dhagaha kula jiraa meelban isku tiiriyay.
    Gocashooyin hore iyo xaalado hadda taagan ayaa igu taagsaday,waxanse rajaynayaa wakhtigoo iisamaaday.

  • @ridwanyuuro4120
    @ridwanyuuro4120 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 Yaa ILa daawanaYaH

  • @hoodolaki7948
    @hoodolaki7948 6 ปีที่แล้ว +11

    Codka 💯
    Quruxda 💯

  • @kawsariinaabdulhi7758
    @kawsariinaabdulhi7758 10 หลายเดือนก่อน

    Qofka adunka ugu jeclahY ana u qadilaha waa cabdullhi cabdi caziiz dhaqane xajigayga aan jeclaHy alhaa ikaa daYo mcne❤❤

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 6 ปีที่แล้ว +13

    Ax lamane is jeceyl ku wangsana
    Heestaan❤️sida ani iyo my kikideyda ✨❤️

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 6 ปีที่แล้ว +3

    Ifrax hargaysa waa quruxlay masha allaah

  • @ayaanmohamedaadan4964
    @ayaanmohamedaadan4964 6 ปีที่แล้ว +3

    waaaaw ifrahdeyda aashaqa hore u soco sister nice song Queen

  • @monafaratol8735
    @monafaratol8735 6 ปีที่แล้ว +4

    Keep going kuleeyahy big fun kuu ahy

  • @ismahaanadem841
    @ismahaanadem841 6 ปีที่แล้ว +5

    Best song ifraax hargeysa
    Haplihii sawdiga ladhku wada kiciyay hhhhh

  • @muhsimdhoof7335
    @muhsimdhoof7335 ปีที่แล้ว +1

    31/12/2022 sacaduna tahay 11:26 baan dhagaysanaa Heestan. mugdisho

  • @marwanmahdi9645
    @marwanmahdi9645 6 ปีที่แล้ว +4

    Nice song Ifraax hrgysa
    Hees xasuus mudan

  • @caynaanmaxamed3735
    @caynaanmaxamed3735 6 ปีที่แล้ว +3

    *Ifraax* Duriyadii Sharafta lahyd
    Salaan sare indr

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 6 ปีที่แล้ว +3

    Ifraah hargeysa cod iyada u gooni ah bey leedahay wana cod macaan tahay

  • @adnayasiin8853
    @adnayasiin8853 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashlh gabadh aan kaa helo wale ❤️❤️

  • @deeqaluul9499
    @deeqaluul9499 6 ปีที่แล้ว +16

    Somaalinad duruucda qurxoon xagee ugu imaadaan ?

    • @rashkaabukar7300
      @rashkaabukar7300 6 ปีที่แล้ว

      Deeqa Luul habon deeqa 😊

    • @nimcodauud9193
      @nimcodauud9193 6 ปีที่แล้ว

      Deeqa Luul deeq ilhay waaye

    • @maxaadislaheeydmooyi6941
      @maxaadislaheeydmooyi6941 6 ปีที่แล้ว

      Deeqa Luul jijiga ayeey ka soo gataan

    • @xafsoosman2802
      @xafsoosman2802 6 ปีที่แล้ว

      maila aragte abyo duruc doda qurux weye aniga ayaba yabe meahee uga sodagan

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 6 ปีที่แล้ว

      Deeqa Luul so booqo huuno

  • @mohedizze7641
    @mohedizze7641 6 ปีที่แล้ว +2

    Showga Suldaan keliya moodaye illen mesha waa laysku arky
    Ifraax Hargysa Hore usoco hn

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 6 ปีที่แล้ว +7

    Ifrah hargysa 👏👏👏👏

  • @monafaratol8735
    @monafaratol8735 6 ปีที่แล้ว +1

    Ifrax hargeysa gabadha kelya dumarka aan ugu jecelhy xidigaha geeska

  • @lakidayib6949
    @lakidayib6949 6 ปีที่แล้ว +6

    Ifraah hargyza 😍

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 6 ปีที่แล้ว +28

    InTiii Sacad Muuse aHeey LikeTa zaar Nacalaa Shaydaan ku YaaLee😂👆🖒

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +1

      muxsin jaabir KKK huno anba wan ahy zacd muse mxd tolw kuso hadl qady miyd tabty ax Alle janada haynagu kulnsiyo ayad Kasi thy zacd muse Anu wxn ka ahy nuux izmail siba rer Ahmed adna?? ❤❤

    • @muhzinibraahim4669
      @muhzinibraahim4669 6 ปีที่แล้ว +1

      HMMMM EEEN HAA Nio Reerka wan uxiizay dhawr Bilood wax sacad muuse aH ma arkine een anuu Reer samaTar aHee xagan kama wada dhargayneee xagn kasoo baafiYaaH😂😂😂💋

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +1

      muxsin jaabir😁😁 hhh muse aderku ah so dhawaw indrr MCN ❤❤😁😁😁

    • @muhzinibraahim4669
      @muhzinibraahim4669 6 ปีที่แล้ว +1

      Sagal Khalid Haa inaader madaxdi Dalka aHee xagan kuso dhawada 7daad namber manaa kaa HayaPa

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +1

      muxsin jaabir mxy de huno💋💋

  • @apdihakimlyrics299
    @apdihakimlyrics299 6 ปีที่แล้ว +5

    FirsT☝❤

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 2 หลายเดือนก่อน

    Sawniga Laylkii Lalmanaya
    Lilaahi Bal Maxay Lulaya!?
    🥹❤️

  • @yasminqaali7444
    @yasminqaali7444 6 ปีที่แล้ว +1

    Habllaha reer hargeisa wada shidnaan dhaman msha alh

  • @zackianyazin9360
    @zackianyazin9360 6 ปีที่แล้ว +12

    IfraaaaX hargriza. 😍
    Wleh. Zando tagey na xazuuzizey

  • @user-ei1op6nk4t
    @user-ei1op6nk4t หลายเดือนก่อน

    INTA TIKTOK KAZO ARAGTEY HEESTA KADIP SOO RAADIYEY GACANTA TAAGA😂🖐

  • @user-yb6mn9gf4t
    @user-yb6mn9gf4t หลายเดือนก่อน

    Fav song❤😭

  • @zamiiraabdijamac7667
    @zamiiraabdijamac7667 6 ปีที่แล้ว +4

    Ifraaxdayda❤💘❤💘❤

  • @maanjama
    @maanjama 6 ปีที่แล้ว +6

    Hablaha Hargieza👑💜

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 6 ปีที่แล้ว +4

    Hablaha somaliland😘😘🤚

  • @HoodoIprahimapdi-th4rt
    @HoodoIprahimapdi-th4rt 18 วันที่ผ่านมา

    Axyaa hEeez❤😢

  • @mohamedhayato4692
    @mohamedhayato4692 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax jacalaku mcn hasatani😍😍😍😍😍😍😭

  • @AMOs-sy8vl
    @AMOs-sy8vl 3 ปีที่แล้ว +1

    my favourite song in the world

  • @maxamediidoow4159
    @maxamediidoow4159 6 ปีที่แล้ว +9

    ree hargieysa

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 6 ปีที่แล้ว +3

    Woooow duriyadii❤💯🙌

  • @muradfitness5705
    @muradfitness5705 5 ปีที่แล้ว +1

    wan Ka Helay Lkn dee Fananada yan lakala XiGzan😂😂

  • @AyaanAxmeddiiriye-bt1cy
    @AyaanAxmeddiiriye-bt1cy 2 หลายเดือนก่อน +1

    16 6/2024❤

  • @safaqrux5840
    @safaqrux5840 ปีที่แล้ว

    Sawniga laylkii lalmanaya 😩😩😩❤

  • @bilehabdi289
    @bilehabdi289 2 ปีที่แล้ว +1

    iGa danbeyow like ii zaar 👍

  • @badragadar3370
    @badragadar3370 6 ปีที่แล้ว +4

    Waad naag shiday ifrax hargesa💓💓

  • @hassanabdalla1741
    @hassanabdalla1741 ปีที่แล้ว

    Maraa waaxid

  • @nasteehomawliid1820
    @nasteehomawliid1820 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan wllhi ka hela zapptan aniga un og

  • @fardawsaibra1082
    @fardawsaibra1082 ปีที่แล้ว

    Saw anigaan laylkii lalmanayaa
    Lillahi bal mxaaa i lulaaayo🥹💗

  • @mahmudabdi1262
    @mahmudabdi1262 5 ปีที่แล้ว

    ifrax hargaysa waa fanaand qliya wna marwo sharaf leh noolow marwo wxaan kuu hayaa taageero

  • @maxammadxasan8637
    @maxammadxasan8637 2 หลายเดือนก่อน

    Who’s here in 2024?

  • @hothomo2443
    @hothomo2443 4 ปีที่แล้ว +1

    LaHansho maan kaa lulmanaaya🥰

  • @mohamedibnumuhumed3041
    @mohamedibnumuhumed3041 5 ปีที่แล้ว

    Ifrax hargeisa iyo hablihi hargeisa viva hargeisa two hargeisa

  • @osmanjama3831
    @osmanjama3831 6 ปีที่แล้ว +2

    Free size Hargaysa

  • @safaqrux5840
    @safaqrux5840 ปีที่แล้ว

    🥺❤ ladhkiyo xiisaha lalaaya

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z 5 หลายเดือนก่อน

    Adigu kan ladnow ladayaa😢marko😭

  • @mohamedabdalla9574
    @mohamedabdalla9574 ปีที่แล้ว

    (Lilaahi bal maxaa iluraaya)
    Ifaraax hargaysa waxkle

  • @abdikariimismail4766
    @abdikariimismail4766 6 ปีที่แล้ว +3

    Hargeiza.......hargeiza...the pest one ....mnzha alh

  • @hodanlucky9475
    @hodanlucky9475 ปีที่แล้ว +1

    Jah casuus qaliya🤔

  • @nimo4971
    @nimo4971 ปีที่แล้ว

    Ifrah beautiful song

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 2 ปีที่แล้ว

    Ladhkiyo xiisaha lalaaya
    Lahasho maankaa lulmanaya
    Jacaylka laabaa lulaaya

  • @ahmedsheikh7275
    @ahmedsheikh7275 6 ปีที่แล้ว +3

    Naagahan yar yar iswada qaawunaya hadaaan sida ugu dhakhasaha badan wax logga qaban sida rer xamarka hadhow Niko ayay nola iman donanan

  • @abdirahimxasan9171
    @abdirahimxasan9171 6 ปีที่แล้ว +2

    ifaraaax GaNdoday mnzh allH🍉

  • @saidgaming2303
    @saidgaming2303 6 ปีที่แล้ว

    Gabdha maanta ka hor ma arkin codkedana iso jite she was amazing

  • @ayaanayaan2784
    @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว

    masha allh calanka somalia aa gacanta ugu xiran somalia ha midowdo

    • @dahabomohamed8081
      @dahabomohamed8081 6 ปีที่แล้ว +1

      ayaan aragsan malaaa buluugba waa calankiina yaan lagaa garan edo kacan maryaa u eg weeye malaa shalmaduna waa calankiini

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +1

      ayaan aragsan WX kle aya KU muqde Alla haku gargaro

  • @awohilawle262
    @awohilawle262 19 วันที่ผ่านมา

    2024😢

  • @Djzikin
    @Djzikin 6 ปีที่แล้ว

    Ifraax hargysa nolow hore usoco

  • @axmadyasiinmuxumed-ox3kz
    @axmadyasiinmuxumed-ox3kz ปีที่แล้ว

    Heestan yaranthy aan jeclaaa

  • @maxamediidoow4159
    @maxamediidoow4159 6 ปีที่แล้ว +1

    waad shidantihen

  • @Hiborirash
    @Hiborirash 9 หลายเดือนก่อน

    Ax yaa hees 😢 habeen lay wasayay soo baxdey heestan anagoo wantan saran

  • @sharmaarkeabdi251
    @sharmaarkeabdi251 2 ปีที่แล้ว

    2022 stll now

  • @abdirahimabdilahi3110
    @abdirahimabdilahi3110 6 ปีที่แล้ว

    Heestii heesaha ifrax

  • @Hooda36
    @Hooda36 6 ปีที่แล้ว

    My favourite song farhiya hargeysa fananada qaaliga marwo degan jiroo joog ❤👏viva hargeysa cadeey❤👏

  • @lovemyself6205
    @lovemyself6205 6 ปีที่แล้ว +1

    Ifrax hargeisa qudhacsana nio😂😂

  • @atikamuhumed2219
    @atikamuhumed2219 6 ปีที่แล้ว +1

    Add baa ucod macnte my fanan ...i support you alwys

  • @niciimacali4464
    @niciimacali4464 6 ปีที่แล้ว +2

    Mnzha alh reer hargeisa

  • @duudarasmi4071
    @duudarasmi4071 6 ปีที่แล้ว

    Habalaha hargysa wll timaha in astura plzz

  • @munasaleban1981
    @munasaleban1981 6 ปีที่แล้ว

    Ale haku soo hadeeyo

  • @abdiduhurduhur7435
    @abdiduhurduhur7435 3 ปีที่แล้ว

    Still 2021 6/1/2021

  • @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109
    @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109 6 ปีที่แล้ว

    Horta naagtan abwanadu ma la col baa heeso loma dhiibe 2 xabey ku waragesata

  • @alishaxasan1783
    @alishaxasan1783 6 ปีที่แล้ว +1

    IFraH iYoh dHaLdki
    Hargeiza cadaY