heestii galiilyo iyo fanaanada nadiiro nayruus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 214

  • @adrisabess1885
    @adrisabess1885 5 ปีที่แล้ว +3

    I am Ethiopian I love her song and her voice. Good job. Marshall. Nolow. Maria

  • @Abuisra949
    @Abuisra949 7 ปีที่แล้ว +21

    Qoftan Somali true color wadataa saas lagaraba .....👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯💯💯

  • @kulaykaliyowjilanjiliyey4521
    @kulaykaliyowjilanjiliyey4521 7 ปีที่แล้ว +2

    Don't get me wrong but I love her voice, not into listening Somali music often but found myself listening her songs over & over....my favorite part is the
    "faraheey"👌👍🎈

  • @colaadofficial2917
    @colaadofficial2917 8 ปีที่แล้ว +9

    gacan meygu siinoo maan kahelayaa gargaar xqiiq heestan aney itaabatay tlh xanuunkda waxaa dareema qof dhibana jcyl ah

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 8 ปีที่แล้ว +4

    Waaw Rer muqdisho Fanaanin kacsan ayaa uso Baxay Nadiira Nambr one

  • @officialfaisalabdirahman5743
    @officialfaisalabdirahman5743 7 ปีที่แล้ว +8

    she is very very nice singer and very very somali beatiful girl mach allah

  • @kuwiindahirmohamud7356
    @kuwiindahirmohamud7356 8 ปีที่แล้ว +11

    nadiira nayruus hees wacan daganan styl hbnkaas adaaa ugu diyarsanaaaa huuno hhhhhhhhhhhhhhhh geenyo

  • @hamidoudiarra5406
    @hamidoudiarra5406 3 ปีที่แล้ว

    Waou super génial très belle musique franchement elle santés bien félicitations félicitations que allha il vous garde puls longtemps cette monde inchallha merci beaucoup bisous à vous tous la famille depuis à Bamako Mali 🇲🇱 hamidou

  • @mushtaaqabdullahi20
    @mushtaaqabdullahi20 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa xaska dayax dalnuurshe ayaa ku jirto

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 ปีที่แล้ว +3

    Hesta kaliyee nadira hesaheda ogu jeclahay waye hestan axsan music dance voice

  • @ahmedfouad647
    @ahmedfouad647 8 ปีที่แล้ว

    nadiira nayrus nice voice and nice song ano ka xisaya magalada djibouti xook ba kuu xisaya nadira number one

  • @cudoon6026
    @cudoon6026 ปีที่แล้ว

    The bosslady u jeeeda farxiya dayax dalnuurshe xaaskiisa 2022

  • @mukhtaarhussein5336
    @mukhtaarhussein5336 5 ปีที่แล้ว +2

    Dareen jira ayay ka hadayshay nadiira inta waX ay nadiira sheegtay dareentay like ku qabo

  • @seeynaamcadee9192
    @seeynaamcadee9192 8 ปีที่แล้ว +33

    maxaa aqiro lagu su aali donaa xabibti alle kabaq waa kujeclahy marabo ianaa cadaab gasho is ka guurso nain fiican ayaa helee oo kubiilo maxaa kaloo rabtaa quraxeey

  • @yuusufahmed3797
    @yuusufahmed3797 6 ปีที่แล้ว +5

    nadiira neyruus waa boqorada ugu codka macaan hadana ugu qurux badan yaa gaarikaraa boqorada codka wan ku jacel nahay l miss you 💞💦💜💗💗💟💗💞💖💦

    • @drbella7237
      @drbella7237 6 ปีที่แล้ว

      Yuusuf Ahmed sax huuno anikaba wan taagera one love sxb sbscribe ii saar ♥💫

  • @maryanmacalin5091
    @maryanmacalin5091 8 ปีที่แล้ว +15

    Asc wll Alle intat kabaqdo isastur misna nimanka ajnibiga ka ah gacmahda iyo.jirkda kailalso aqro waxakadanbeyo soxasuso huno Alle dartis ayn.kuwaninaya aniga walasha cml ban ahy wan kanaxyaye wadna codmacnthy lkn waxd kusii cod macananeysa markd kuaqristo kalmka Alle

  • @zamzamali7154
    @zamzamali7154 5 ปีที่แล้ว +4

    Ar dheshan ayanbo ku hestaa oo dakananta ah sxp hore usocod wanagsan 2019😂😂😂😂

  • @MaryamoSadi
    @MaryamoSadi หลายเดือนก่อน

    Nadiiro waa fanaanad buuxdo hadaan leys xaqiray ❤❤❤

  • @simansamawada4236
    @simansamawada4236 7 ปีที่แล้ว +6

    masha allah qaali midabkaaga wan ubogay
    naag iscadausaa badatay inantaan kalsooni intay kaqabto midabkeday wadataa madowna maaha cadaana maaha juklet ama maariin masha allah
    waligaa haiscayn qaali

    • @sahrasheekh3401
      @sahrasheekh3401 7 ปีที่แล้ว

      wallaahi fanaanadaan way fiican tahay midabkeedii wali may iska badalin

    • @xamdaaxmed785
      @xamdaaxmed785 6 ปีที่แล้ว

      waad shidantahy qaali naddira nayruus noolow qaali

  • @cheerbozz
    @cheerbozz 7 ปีที่แล้ว +1

    wa gabar gurux. indho qurux. ayaada iyo Sacdiyo Siman aad aan ugu helaa

  • @mohamedmusse3985
    @mohamedmusse3985 7 ปีที่แล้ว +5

    nadiira so fiican ayeey u calaacaashay ee gacan ha lagu siiyo

  • @zackali9321
    @zackali9321 7 ปีที่แล้ว

    Waaaw heestan inaba cadi ma ahaan gacan maigu sinii an kugaro gushee neyrus wll codkada mcn Allah Ku barakeeyo

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 4 ปีที่แล้ว +3

    Markaycusbayd Horncaple baa Ka wada taageri jirnay mantana TH-camka mrka ku qortid waa Free
    Illahay Hakuu Gargaaro wlashy

  • @fatmahassan7902
    @fatmahassan7902 8 ปีที่แล้ว +27

    hodan cabdiraxmaan u cod ekaa gabadhaan

    • @dekamoussa4578
      @dekamoussa4578 7 ปีที่แล้ว

      been ayaad kuu scheegtay fatma isku miid maha

    • @fatmahassan7902
      @fatmahassan7902 7 ปีที่แล้ว +4

      Deka moussa ra'igeyga ayaan ka hadlay saxiibey. ga' iga siiso

    • @rahmarashid1071
      @rahmarashid1071 7 ปีที่แล้ว +5

      Fatma Hassan ishaa ka riday fatma maanta dhan waxaan ka dhex firiinaye commentyada in qof r'yigaas ila qabo zaaid ayey oogu cod ektahay hodan cabdiraxman 👐👏

    • @noaha5484
      @noaha5484 7 ปีที่แล้ว +2

      Xita qaabka iyo ciyrta

    • @abdifitaaxyare8569
      @abdifitaaxyare8569 7 ปีที่แล้ว +3

      wlh hodan ayee oo cod ektahay been ma ahaan

  • @makulatalinawalal8536
    @makulatalinawalal8536 7 ปีที่แล้ว +11

    markan maraad ka shidantayba ma arag nadiira

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 7 ปีที่แล้ว

    gabdhaha waa gabdho soomaali cey ma leh yaan LA iga caayin balse Allah soo hanuuniyo heesaha wax fiican ma ahan

  • @nimcoahmed2900
    @nimcoahmed2900 7 ปีที่แล้ว +2

    she's natural, no chemical
    maguuran,midabka
    bey wada taa,axsan voice
    ♧♧♧♧♧

    • @omarsheikhsharif6911
      @omarsheikhsharif6911 7 ปีที่แล้ว +1

      Nimco Ahmed Kkkkkkkk..sure she used some of qas qas and diyaano..but ..she doesn't know how to use

    • @khaoshanosman1309
      @khaoshanosman1309 7 ปีที่แล้ว

      Omar Sheikh Sharif she is natural beauty way isku kalsoontahey

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 7 ปีที่แล้ว

      Omar Sheikh Sharif she is elegant, natural beauty. I hope the chemical should be banned in Africa it's not healthy. it also promote white supremacy backwards mentality.

    • @superzaara2421
      @superzaara2421 10 หลายเดือนก่อน

      not anymore😂😂😊

  • @minusofficial8550
    @minusofficial8550 8 ปีที่แล้ว +7

    sacdiyo siman iyo gabadhan watagera

  • @ruuna-lle6720
    @ruuna-lle6720 7 ปีที่แล้ว +2

    nadiira wn jclahay codkaaga wnAa xiiseeyaa heesahaaga

  • @bilanabdi3628
    @bilanabdi3628 7 ปีที่แล้ว +1

    actionka gabadhaan ayan iska jclhy ilaheey amarkiii
    viva nadiira qurux

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 5 ปีที่แล้ว

      Nadiiray marbaad heeday makiina waa heesgan wax kale isga dashay uuun

  • @qalbinuura626
    @qalbinuura626 7 ปีที่แล้ว +1

    Wow nadira asturnanta sa ugu quruxsantahay lee 😍😍😍😘😘
    saan lee ulabiso wakuso baxday mrs somalai

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 7 ปีที่แล้ว +5

    I love this song

  • @mohamedjaanis594
    @mohamedjaanis594 6 ปีที่แล้ว +7

    Codba ku dhan ta yar

  • @adrisabess1885
    @adrisabess1885 5 ปีที่แล้ว

    Mshaillah. Mshaillah. Mshaillah. Nolow. Best song. Maria

  • @qaaliqurux6723
    @qaaliqurux6723 8 ปีที่แล้ว +43

    daganaanta ayaaba ku qorxontahay maxaad isku washaa

  • @faatimaali5755
    @faatimaali5755 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan darawiish illahay haku naxariisto

  • @abdifatahbare8805
    @abdifatahbare8805 8 ปีที่แล้ว +3

    wow wow nice song

  • @ashaaliashaali1936
    @ashaaliashaali1936 2 ปีที่แล้ว

    marka dhadiyo fanka kujitin gabadhi nadiiro canbay ahyd

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaaski dayax dalnuurshe halka ka arka barigay dhuubneyd

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 ปีที่แล้ว

    Adiga iyo dharkaa wad isku eegtiihn walhi naa fan and baataahay soo istaagii masraxee saan isku dhaan nadiroo abyoo ceey igamaa ahan lkn inad shiidantaahy dhibcaha faankada ayayay kuu koordhiin abyoo

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 6 หลายเดือนก่อน

    AR ILOVE YOU OUI OUI OUI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cadarmoha7253
    @cadarmoha7253 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nadira nayrus Alaha ika dafo my dear nadira nayrus

  • @hannanyousuf5108
    @hannanyousuf5108 7 ปีที่แล้ว

    Masha alah jidh quruxbadan bad ledahay ha naaxin iska ilaalin baruurta

  • @QALANJO-SHIDAN
    @QALANJO-SHIDAN 7 ปีที่แล้ว

    wooow barasho wanaagsan walaashay fanaanad isku Filan dhinac kasta

  • @garyaqaanjaceel4844
    @garyaqaanjaceel4844 7 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaaw caaaaadi mahin gacan meeeeeeeygu siine makahelayaa gar gaaar

  • @samirodagan9831
    @samirodagan9831 7 ปีที่แล้ว

    Waa fanada kaliya ee markaa hesaheeda fiiriso hadba heesta lakeenta codkaga ayaa I deeqay

  • @salmoomar8532
    @salmoomar8532 3 ปีที่แล้ว

    Inta 2021 dawa noso like

  • @hanadomara3056
    @hanadomara3056 8 ปีที่แล้ว +2

    woow nice song

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 5 ปีที่แล้ว

    Nadiira nolow qaali 👍✌️👏👏🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎵❤️❤️❤️🎵🎵🎵

  • @nuurkayuudaa393
    @nuurkayuudaa393 5 ปีที่แล้ว

    Quruxleey waa midabka saxda ah ee dumarkeena laguyiqiinay hadda waa shib iska dheh Allow sahal weeye xaalku

  • @ahmetabti9482
    @ahmetabti9482 7 ปีที่แล้ว

    nadiira nayruus gabadh qurux Badan ayad tahay ee

  • @Bashi869
    @Bashi869 7 ปีที่แล้ว +1

    She's cute. Very beautiful young lady

  • @abitidelhantinoabitidelhan5027
    @abitidelhantinoabitidelhan5027 6 ปีที่แล้ว

    u look good.. nice song

  • @GaraadHassen-mj6st
    @GaraadHassen-mj6st 9 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh warda happy miyaa qoftaa agtaagan nadiira xiligaa😂😂😂😂

  • @oskamanshasxbwaadkabaxsata1930
    @oskamanshasxbwaadkabaxsata1930 7 ปีที่แล้ว

    Asal Asal Asal ha iiga caynin waadka baxsatay neyruus hesahaada iyo adigabo waanku heysta hadii aadan aheen qof marwo qorbaha ayaan joga insha allah wadan keena hooyo hadii aan imaado in aan kula kulmo ayaan rajenaya. kkkk qalad yaanan illa fahmin

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 ปีที่แล้ว

    Nadiroo saan isku dhaan o Kareem dabiicii ah Baal marsoo yaac

  • @caishacuud2049
    @caishacuud2049 7 ปีที่แล้ว

    woow axzan hees nadiira barteedaad dhigtey lkn codkii hodan cadey wadataa✌hanoo ganpan lagusotapaparaye

    • @sahrohasan9016
      @sahrohasan9016 7 ปีที่แล้ว

      gabadhan wa fanaanad qaran lkn xijaabkey ku qurux badantahy

  • @hanihassan5178
    @hanihassan5178 8 ปีที่แล้ว +13

    hes qabkeda wa daganan hesna wa is walwal gawahda we saxantahay ka dhamada wa aminsahay

  • @abdihakimmatan4470
    @abdihakimmatan4470 7 ปีที่แล้ว

    walahi islantaan heeseheeda waan tageeraa

  • @harounnour7334
    @harounnour7334 7 ปีที่แล้ว

    war waa Qofti barakaysnayd barakllh

  • @fuaadhussein1407
    @fuaadhussein1407 7 ปีที่แล้ว

    mnsha alaaah xidigta nadiira nayruus

  • @fadumafarax7889
    @fadumafarax7889 7 ปีที่แล้ว

    nadira neyrus cod macan masha allh

  • @xokolofyare2613
    @xokolofyare2613 ปีที่แล้ว

    Mahadadn

  • @smartcadey21
    @smartcadey21 8 ปีที่แล้ว

    nadiira nayruus mansha allaaah wan ku tageeraaaa

  • @omarcadeeloveawaleadan6605
    @omarcadeeloveawaleadan6605 7 ปีที่แล้ว

    I like nadiira neyruus

  • @ikranmiliano6394
    @ikranmiliano6394 6 ปีที่แล้ว +1

    wlh gawadan shacabka we kudagan yihin waar igoya qofta mmmm fananinta kale loma jeda miya ayada Lee maxa loarka

  • @fatimacadey4563
    @fatimacadey4563 7 ปีที่แล้ว +1

    Hodan u ekaa gabadhan

  • @shukrimohamed1306
    @shukrimohamed1306 7 ปีที่แล้ว +8

    codka iyo afkaba wa hodan wa ardayda hodan malaha

  • @yasmiinjoya6544
    @yasmiinjoya6544 6 ปีที่แล้ว +2

    Nadiiro neyruus nacalka hes igadheh

  • @badrikorane5141
    @badrikorane5141 8 ปีที่แล้ว

    masha alah alah i kadayo nadiiro

  • @kalthumkhalif3914
    @kalthumkhalif3914 7 ปีที่แล้ว

    Wooooow nice song

  • @basramahamudyarow9486
    @basramahamudyarow9486 8 ปีที่แล้ว

    esh calaa hees 💯👌👌👌

  • @maxamedsergio7383
    @maxamedsergio7383 7 ปีที่แล้ว +1

    tan yar way shidantahay ilaa xad codka iyo shaxshadaba waa in xidigaha geeska la keenaa

    • @samsungdous78
      @samsungdous78 7 ปีที่แล้ว

      Xidigaha qoyska no

    • @sadiahussein6326
      @sadiahussein6326 5 ปีที่แล้ว

      Waa taa hada xidigaha utimid one yr ago ayad lajeclatay kkk

  • @cabdixussen8045
    @cabdixussen8045 6 ปีที่แล้ว +1

    Woooow

  • @ugaasadabeeshajcylka5425
    @ugaasadabeeshajcylka5425 7 ปีที่แล้ว +1

    Xamareeey masraxa hadiii sidaa loo hagaajiyo oo dadka loogu talo galay un soo istaagaan wad saremaraysaan lknse iga daaya kusoo ururka masraxa

  • @xokolofyare2613
    @xokolofyare2613 ปีที่แล้ว

    waxaad tahay fanaan qaliya

  • @maandeeqhooyomacaanmeylove4388
    @maandeeqhooyomacaanmeylove4388 7 ปีที่แล้ว

    waaw reer muqdisho salaan sare

  • @khadiijamahamuud3895
    @khadiijamahamuud3895 8 ปีที่แล้ว +1

    guushayda niyad sami maku gaarayaayoo ma gudoonsadaa farax😘😘😘 axsan hees#Nadiiro#Nayruus

  • @guledhanad2897
    @guledhanad2897 6 ปีที่แล้ว

    Wawawawa masha Allah god bless you my dear sister

  • @hudeshachannel4616
    @hudeshachannel4616 4 ปีที่แล้ว

    Waaw hees mcaan 😍😘

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 6 ปีที่แล้ว

    Nice sound song

  • @amiraali1198
    @amiraali1198 7 ปีที่แล้ว

    axlaaa hees waaad ka baxsatay huuuno

  • @fatimaq8980
    @fatimaq8980 7 ปีที่แล้ว

    nadiira qurux badan

  • @officialfaisalabdirahman5743
    @officialfaisalabdirahman5743 7 ปีที่แล้ว

    waa gabar aad uqurxbadan ,maa shaa allah

  • @hodanjamac1799
    @hodanjamac1799 6 ปีที่แล้ว

    woow wa shidanthy nadira adey

  • @elmisalatmohamed1354
    @elmisalatmohamed1354 7 ปีที่แล้ว

    qurux leey mansha alh

  • @saadaqabdi4301
    @saadaqabdi4301 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniba cadi mahan

  • @asmaruun9514
    @asmaruun9514 7 ปีที่แล้ว

    can I get lyrics please

  • @BidhaamiyeMedia
    @BidhaamiyeMedia 6 ปีที่แล้ว

    best song really

  • @myhaniidaadir624
    @myhaniidaadir624 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah siz thnks

  • @abdihirewarsame9637
    @abdihirewarsame9637 6 ปีที่แล้ว

    Belo weyaan

  • @fatiahallo7008
    @fatiahallo7008 2 ปีที่แล้ว

    True 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 nice and lovely 💞 💞💞💞

  • @najmaismail3701
    @najmaismail3701 7 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaw huno
    mcn

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 7 ปีที่แล้ว

    san le u cayar hadaadba fanaanimo joojinaynin

  • @abdifatahshukri3704
    @abdifatahshukri3704 7 ปีที่แล้ว +3

    qoftaan nikada ayeye BHD ka wadataa

  • @faaisoahmed8394
    @faaisoahmed8394 7 ปีที่แล้ว +6

    qoftan dayax tuu qaby soomahn dhowr heesan ku arkye

    • @queenmuna6983
      @queenmuna6983 7 ปีที่แล้ว +2

      Faaiso Ahmed haa ani xitaa qofkale ila noqotay

  • @fadumafarax7889
    @fadumafarax7889 7 ปีที่แล้ว

    axsan hees iga dheh nadira neyrus wan kutagera

  • @shinbir1265
    @shinbir1265 7 ปีที่แล้ว

    waaw ika dheh jecel

  • @shukriabdinurmahdibaarey5482
    @shukriabdinurmahdibaarey5482 7 ปีที่แล้ว

    Alla kuwas agtaagan 👉nadiira nayrus raganimo xuma xili ay gacantu daashay ayu mid ka yara naxay o uu utaagay gacanta
    caku kuwas rag way cebeyen😱😱😱😦

  • @ismaacilcabdifatahismaacil9190
    @ismaacilcabdifatahismaacil9190 7 ปีที่แล้ว

    caadi maaha waa qof macqul ah