HODAN ABDIRAHMAN KA QAADO WIXII CASHARA QISO DHABA FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @farxaancilmicilmi7685
    @farxaancilmicilmi7685 5 ปีที่แล้ว +1464

    Inta quranka jecel like sar
    Aduunyadu waa malmo koban

    • @cadnancr7827
      @cadnancr7827 4 ปีที่แล้ว +15

      Fanaanad qaaliya heesaheedu ka hadlayaan wax muhiima HodaN Apdi rahman dheere fanaanad qaaliya

    • @akramguleid8155
      @akramguleid8155 4 ปีที่แล้ว +8

      Wll please quraan iyo hees heys ag dhigin

    • @abdurahmanali3329
      @abdurahmanali3329 4 ปีที่แล้ว +3

      Cadnan CR7 was

    • @farahcabdilahi5851
      @farahcabdilahi5851 4 ปีที่แล้ว

      Maraan

    • @xikmaqani7829
      @xikmaqani7829 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cadnancr7827 dhfhhhrh hdhhdhch😀😀😀

  • @libaanfarhaan120
    @libaanfarhaan120 2 ปีที่แล้ว +44

    Qofkii Ceebtaada Jecel
    Caydaada ku dhiiranaa
    Adoon U cadhoon si fudud
    Ku dhaaf cisi iyo amaaan
    Midkaan caqli deeqa iyo
    Aqoon kaa celisa jirin
    Haduu ku colaadiyana
    ......🎶❤🎵

    • @Jabjacayl
      @Jabjacayl 9 หลายเดือนก่อน +3

      Maah maah culus baa
      Xan iyo malab siiso tidhi
      ......... 2024/4/2

  • @MunaMohomadcabdi-el5wz
    @MunaMohomadcabdi-el5wz หลายเดือนก่อน +39

    Intii dhagesan jirtey 2018 hadana dhageysaneysa 2024 wax ku qaado wayaha😢

  • @cabdiraxmanxuseen141
    @cabdiraxmanxuseen141 ปีที่แล้ว +81

    Naf yahay cilada waqtiga cilmi faa ido kabaro 😢❤ yaa weli daawanayo 2023 dhamadkisa 😅

    • @FarduusYousuf-v7b
      @FarduusYousuf-v7b ปีที่แล้ว +6

      Hadanba bartay heesta😢😂😂😂waa mcn wlhi

    • @abdimalikabdilahi1616
      @abdimalikabdilahi1616 ปีที่แล้ว +6

      Ana Waxan dawanaya dhamaad. 31/12/20203 6:40 Habeenimo 😂🎉

    • @rumela5692
      @rumela5692 ปีที่แล้ว

      ​@@abdimalikabdilahi1616wxa dwnyah 1/1/2024 11:30 duhurmino 😂❤🥺

    • @khalifayoos7865
      @khalifayoos7865 ปีที่แล้ว +2

      Aniga wllhi dhagaysanoya 2024/1/1

    • @cabdiraxmaanaxmedcali8622
      @cabdiraxmaanaxmedcali8622 ปีที่แล้ว +1

      2024/1/2dawanoya 11:21sac

  • @زینیجسوکیآلہ-ب5ذ
    @زینیجسوکیآلہ-ب5ذ 4 ปีที่แล้ว +49

    Best fananad hodan cpdi raxaman cidii ila dawnyaa 11/21/2020/ loveka hyala dhafin 💔💔💔😭😭😭😭

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 4 ปีที่แล้ว +94

    Intaan heestan Dhagayistay Tiro kuma Sheegi Karo Wana Hees Runtii Ka Hadkayisa Xaqiiq Jirta Lakiin Maanta Waa Aduunyi Birina Waa Akhiro Ee Allahay Wxn idinka Iyo Anigaba inoo Wayidinaya Inuu Inaga Masaxo Inagana Danbi Dhaafo 😰😰😭😭😭

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @kafiyocali61
      @kafiyocali61 5 หลายเดือนก่อน

      Aaaamiiin abwe hadaad nooshahey 2024

  • @jihaadcabdi
    @jihaadcabdi ปีที่แล้ว +58

    Heestaan waqtigeey soo baxde illaa hadda aadbaan u,jeclahay waa hees Barna wacyi galine marna ku bareeyso xirfada nolosha Thanks Hodan Cabdiraxmaa

    • @ji8698
      @ji8698 ปีที่แล้ว +4

      Absolutely 💯 waba waano iyo talo isla socota

    • @rahmaali8104
      @rahmaali8104 5 หลายเดือนก่อน

      Qaqaqqaq1qqqQqQAQQQQAzqqqqqqqqqqQqqqqqqQqQ÷!!!!!!!!!!`°`````QAQAQQQaaaqaaaaqqqqqqqqqqaqàaàqqq QAQAQQQaaaqaaaaqqqqqqqqqqaqàaàqqq aaaaaz11❤111❤11❤❤111qqaaaz❤1q1❤❤❤❤1​@@ji8698

  • @AdanZuhayb
    @AdanZuhayb ปีที่แล้ว +42

    2024 still shininG 🥺❤️😩

  • @Hodan-claahi
    @Hodan-claahi 11 หลายเดือนก่อน +250

    2024 inta hestan ila dhageysaneso 😭🫶

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 10 หลายเดือนก่อน +7

      Meeee😭😭😭

    • @hudabituahmed
      @hudabituahmed 10 หลายเดือนก่อน +3

      😢

    • @hudabituahmed
      @hudabituahmed 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@MomtasOmaralle muradkena hayno fudediyo😢

    • @xamdaaxmed-l3e
      @xamdaaxmed-l3e 10 หลายเดือนก่อน +1

      ani. ❤❤❤❤❤

    • @FalhathaAbdikadirHassan
      @FalhathaAbdikadirHassan 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga Kow ka,ah 👋😂

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +49

    Heestan waxan Ku xasuusta musasal hindiya. Ayaa kuso Gali jiray.bulsho tv 2017 hargeisa hadhwanaag Ku xiisay. Wali a musasal shidan ayuu ahaa habeen ima dhaafi jirin waan Jecla musasal kaa ax tolaay🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺hargeisa iyo dalkaygii somalilnd. Igeeya❤️❤️❤️❤️💞💞😍😍😍😍 From Saudi Arabia casimada riyaad🇸🇦

    • @sabirinmohamed216
      @sabirinmohamed216 3 ปีที่แล้ว +2

      Musalsal atarishada amlaa ladhihi nogu so gli jiry from moqdisho 🙏❣ 2018

    • @idirisadde
      @idirisadde 3 ปีที่แล้ว +1

      Laali ayaa la odhan jiray musalsalka wll
      Waxa aan kasii xasuusta in aktarka qoyskiisu boqortooyo ahaayeen aktarduna ay faqri ku sugneeyd musalsalka yaraantaydiibaan daawan jiray dibna umaan arag caruuurnimo wacneydaaa from Germany

    • @ncm9871
      @ncm9871 8 หลายเดือนก่อน

      Sonoqo wll weli ma nooshahay

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 8 หลายเดือนก่อน

      @@ncm9871 😂haa wll alx 5 sano kadib comentigan iso xasuusisay thank you ♥️🙏

    • @HannaCraxmaan
      @HannaCraxmaan 2 หลายเดือนก่อน

      Jah dadki wyenaa 2018😂 filim kudaawan jiray

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 6 ปีที่แล้ว +110

    Boqorda Codka
    Hodan Abdirahman Dheere
    Axyaa Fanaand Waxaas Fananad Lagaa Dhehaaa
    Dhalfanan👏👏💪💪💪
    Viva Hodan

    • @Ryanwywpreirwr
      @Ryanwywpreirwr 6 ปีที่แล้ว +2

      💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏.nkjbkbk💏💏💏💏💏

    • @Ryanwywpreirwr
      @Ryanwywpreirwr 6 ปีที่แล้ว +2

      Ggjjkk.,kuugu r r ws
      r
      spry.

    • @fatimaabdi1157
      @fatimaabdi1157 2 ปีที่แล้ว

      Run

  • @khadarshiine7149
    @khadarshiine7149 4 ปีที่แล้ว +222

    Yaa dhagysanya eida 2020
    Muslimnta sharfta Leh eida awged ii tabo Lakta

  • @abdiwaliaden6244
    @abdiwaliaden6244 ปีที่แล้ว +9

    25/12/2023 Ayan dawanayay Hesti wax bdan ayay ka hadleysaa lkn talo iyo tusalo Gbdhahena kusocuto plz sharaftina ilashada aduun dhal dhalalkisa haku waynin mustaqbal iyo akhiro seeeg usan idinku dhicin Alle ha idin karamiyo Gbdhahena somaliyed ❤🙏🏻

  • @mohamednuur9125
    @mohamednuur9125 5 ปีที่แล้ว +65

    Fanaanad xushmad iyo qiimo iga mudan hodan caraxmaan dheere love🙏❤🙋‍♂️ FROM B/WEYN HIRAAN SOMALIYA🇸🇴❤

    • @مريممحمد-ر4ب
      @مريممحمد-ر4ب 4 ปีที่แล้ว +2

      👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👏🏻👏🏻👍👍🤲

    • @haybaran798
      @haybaran798 4 ปีที่แล้ว +1

      W2

    • @sumayajamac3144
      @sumayajamac3144 3 ปีที่แล้ว

      Boqorad codka hodan capdiraxman dheer

    • @rahmaynwa
      @rahmaynwa ปีที่แล้ว

      2023😂😮

  • @MadaaleBoy
    @MadaaleBoy 11 หลายเดือนก่อน +52

    Yadawa naya 2024😢❤ kamaxisadhigo 😂

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 5 ปีที่แล้ว +342

    2019 inta wad ba sogasheey like iisaara he somali maxamed 😂 ❤️

    • @abdiqaniismaciil2801
      @abdiqaniismaciil2801 5 ปีที่แล้ว

      Show your love and 9

    • @munaxarago1656
      @munaxarago1656 4 ปีที่แล้ว +3

      Horta Liketa MaaD CuntaaN waa YaabeH iLeN like ii Saar idinkaga DhagteeH Yaaahuu

    • @RamloCabdicali
      @RamloCabdicali 11 หลายเดือนก่อน

      Ma noshahy wllo😊

    • @ncm9871
      @ncm9871 8 หลายเดือนก่อน

      Sonoqo 2024 ba la marayaa e

    • @ManAlone-px2hd
      @ManAlone-px2hd 8 หลายเดือนก่อน

      2024 ayan sugala😂😂

  • @hodanmahamed4500
    @hodanmahamed4500 ปีที่แล้ว +11

    22/12/2023 17:41 galbnimo jimce ah Haciyo maan laawuhuye caruur iska hadashey iyo kasoo qaad meel cidlo ah codkiisa dhagaha ka xidho🎧❤

    • @HamdaApee
      @HamdaApee 10 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢

  • @SpanishSalman
    @SpanishSalman ปีที่แล้ว +8

    NafYahaY Ciladaha wakhtiga cilmi iyo Faaido ka baro culaYska kusoo wajaha ka qaado wixii cashara.....so sad😢iisoo duceeYa wLaaLaYaaL iina duceeYa culaYs badan bn dareemaYaa in ilaahaY iga kor qaado insha allh🤲😭💔

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 ปีที่แล้ว +27

    Machallah Allah Tabarak ALLAH HIBARIK FIKE Allah Fanandi Hodan Abdourahman TRES BELLE CHANSON ET good voice my chanteuse my Cherie Hodan Abdourahman Longue life AMINE ALLAH BIG BISOUS

  • @NastehoMuktar-wf4op
    @NastehoMuktar-wf4op ปีที่แล้ว +47

    Ya 2023 dawanayo oo xalada jiq kuthy Eid Mubarak all Muslims❤

  • @jamalmohamedyakub3831
    @jamalmohamedyakub3831 6 ปีที่แล้ว +10

    Hubaal waye Hodan Abdirahman codkeeda hadan maqlo iney xaada jirku idhaqaaqeyso
    Miss you Hodan

  • @saharaboss7502
    @saharaboss7502 ปีที่แล้ว +8

    Inta qalbi kasoo maqashy hestaan hadana search soodhahay love you ❤

  • @bahalhoose3269
    @bahalhoose3269 6 ปีที่แล้ว +21

    Heestani qiimo wayn ayay ku fadhidaa macal waano HODAN C/RAXMAAN🎖️🎖️🎖️🎖️🎖️🎖️🎖️🌹🌹🌹🌹🌹🌹👌👌👌

  • @zaprinaqueen936
    @zaprinaqueen936 ปีที่แล้ว +17

    yaa dawanaaya 2023/12/22😂❤End 2023/24is here like sar hadad iga dambeyso

  • @SafiyoCabdulaahi-w3s
    @SafiyoCabdulaahi-w3s 10 หลายเดือนก่อน +8

    Yaa daawanaya 2024❤

  • @ZAKIMOHAMEDfficial.8707
    @ZAKIMOHAMEDfficial.8707 ปีที่แล้ว +31

    Naf yahay ciladaha wakhtiga cilmi iyo faaido ka baro.❤🖐😥

  • @AmiiraSaidOmar-rc6oz
    @AmiiraSaidOmar-rc6oz ปีที่แล้ว +16

    Ha ciyo maan laawuhiye..
    Team 2023😅 ❤😊

  • @DeeqoCali-d4h
    @DeeqoCali-d4h ปีที่แล้ว +74

    2023 Inta heesta Ila dhageysaneyso love❤

    • @SagaladanSagaladan
      @SagaladanSagaladan ปีที่แล้ว +2

      Aniba hadaa dhagysan mnta waligyba ka dhagysty

    • @jamiilamaxamuud2942
      @jamiilamaxamuud2942 ปีที่แล้ว

      @@SagaladanSagaladanana hada

    • @fadxaciise6593
      @fadxaciise6593 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢 26 /12/2023

    • @MaryanJaamac-hc3oj
      @MaryanJaamac-hc3oj ปีที่แล้ว

      😭😭😭2017 ila 2023 ayan dhagesanya xasus igu ledahy1😭😭😭😭😭​@@fadxaciise6593

    • @Nimcoibraahim762
      @Nimcoibraahim762 11 หลายเดือนก่อน

      2024😊❤

  • @maslaxabdisalan6068
    @maslaxabdisalan6068 ปีที่แล้ว +3

    Nafyahay ciladaha waqtiga cilmi faaido leh ka baro 👌💫
    2024 😢

  • @aamiinaamiisha3414
    @aamiinaamiisha3414 4 ปีที่แล้ว +30

    Inta ila dhagaysanaysa 2021 like dhe ku sii 🥰🥰🥰❤👏

  • @xasancabdulaahixuseen1110
    @xasancabdulaahixuseen1110 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan sanad waliba waadhagystàa maaqaan sabbta hada oo aytahy 2022 waa iishidantahy ( qofkii ceebtaada jecel adoon ucaroon sifud udaafacsiyoo amaaaan 😋💋💋💖💕💖💕💕💖axyaaa Al faanaa hodan

  • @ahmetsultan26
    @ahmetsultan26 หลายเดือนก่อน +2

    Waqtigu waa 21:15 Bishuna 22 - 11 - 2024 haben jimce sii baxeyso, EnchallaH waxaan Rajeynayaa qoralkan inuu xasuus ii noqdo XaLka aan Hadda Ku suganahaY Mid Ka wanaagsaN, Hada iga dambeyso Like igu dhiiriGeLi 👍

  • @hodancabdirixmanainantayha9468
    @hodancabdirixmanainantayha9468 5 ปีที่แล้ว +9

    Asxabta khadra silmo waa eedaday hodan cabdirixmana waa habadayda dhabta ah marka keeban ucodeeya Anigu raygaygu waa habaday mcn kaamamrmo❤❤

  • @Abdirahman-pb8bu
    @Abdirahman-pb8bu ปีที่แล้ว +2

    Ha ciyo maanlaawuhiye
    Caruur iska hadasha iyo kasooqaad meel cidlaa 7:25
    Friday/october/13/2023❤❤🙏🇪🇹

  • @nimcohodanawadl753
    @nimcohodanawadl753 6 ปีที่แล้ว +8

    Reer borama waa dada qalbi nadifa leee walhi waay iska faraxasanyihin marakasta mashalah hoodan hees iastoon ku arko ciidakasta waay ufaraxasnthay quruxey nolow

  • @sadaamkhaliif9602
    @sadaamkhaliif9602 5 ปีที่แล้ว +85

    WLeH wn kaqaty casharo bdn inta igala qada ty like isku Cade🤗😍

  • @faraxsanhaji1711
    @faraxsanhaji1711 5 ปีที่แล้ว +17

    Qofkii ceebtada jecel caaydaadu ku dhiiranada ♥️
    Abwaanku waxaa mooda inuu anu igu tala galayba heesta balse waa xaqiiq
    Hodan dhigaa u sharaf badnaw♥️♥️🤞💋

  • @ch0ps629
    @ch0ps629 5 ปีที่แล้ว +14

    Iam from UAE 🇦🇪 l love song somali 🇸🇴❤️❤️

  • @naiamaabdi4247
    @naiamaabdi4247 6 ปีที่แล้ว +14

    Hodan cabdiraxman boqorada codka illahay amarkis wan iska jeclahay cadowgaga ha jabo queen

  • @fatushlul9580
    @fatushlul9580 3 ปีที่แล้ว +2

    Aqliga iyo garashadi cirole saqiir udhigan hado ka cab goso orad Alla cadila u samir💜✌️💜xaqiiq runtii

  • @dhibyar_hussein2017
    @dhibyar_hussein2017 10 หลายเดือนก่อน +7

    Heestaan inaan dhagaysto jacayl ima badin lkn waxan joogaa mogdisho oo aan jamacad ka dhigta anoo la nool wllkay mid uu qabo baa iila dhaqanta si xun anne uma joojiyo waayo waa qof caqli yar oo xumaan mooyee wanaagba aqoon ycni dhankeeda sagaashanka xin bay utaagantahay halka aan anigu isha kandawado😮

    • @nimcoabdi7278
      @nimcoabdi7278 5 วันที่ผ่านมา

      Allah haka aad rabto haku gaadhsiiyo guuuul Insha allah

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +5

    Midkaan caqli deeqa iyo aqoon kaa celisa jirin haduu ku colaadi yana maah maah culus baa jirto cano iyo malab siso tirii ha ciyo maan laa wahu yee caruur iska hadashiyo ka so qaad meel cidla ah codkiisa dhagaha ka xero waaah waaah hodan teyda caashaqa ❤️❤️❤️

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 6 ปีที่แล้ว +69

    WLHI NAAG LA CODI KUMA JIRTO HOBALADA DANBE
    KAGA DARANTA HESAHEFU
    WAY ISU MISAMANYIN
    DHAL FANAN

  • @axmedrashid2416
    @axmedrashid2416 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sabanka duunyada intaad nooshahay waxaan markhaati ka noqonaa maalmo iyo dharaaro adayg iyo ciilcilaw aad dareentid isla markaasna isku mawelisid heesaha iyo xikmadaha maskax dhalayaashu inoo reebaan si aan ugu nafisno waxan ula jeedaa dadka naafowga qalbiyanka ah haleelaan wakhtiga haka qaataan adayg iyo samir horayna uga usocdaan daalka qalbigu dareemo way bogsan doonaane garabkeena alla waynaa ahe qadartiisa aan ku qanacno keep goin your life❤

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 5 ปีที่แล้ว +13

    Boqorada koowaad ee soomaalida hodan abdiraxman ! Waankujecelnahay queen

  • @XasanXareed-qv9ur
    @XasanXareed-qv9ur 8 หลายเดือนก่อน +16

    Just sun 21 Apr 2024 yaa dawn ya me haa😂❤❤😊

    • @nafyar6649
      @nafyar6649 8 หลายเดือนก่อน +1

      22 April Monday waliba ano adis Ababa kaligy qol Hotel dhex jogo isoducey safar ahy ino ifududado wllo😢😢❤

    • @AbdillahiMoustapha-u1n
      @AbdillahiMoustapha-u1n 7 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @fartuunmuhammed589
      @fartuunmuhammed589 7 หลายเดือนก่อน

      3 june 2024😅😘

    • @GeesaweenBashiir
      @GeesaweenBashiir 5 หลายเดือนก่อน

      Haa

    • @GeesaweenBashiir
      @GeesaweenBashiir 5 หลายเดือนก่อน

      haa😢😢

  • @XOOSH09
    @XOOSH09 3 ปีที่แล้ว +12

    I’m sill listening to my beautiful cousin Hodan bilan in December 2021.

  • @haanachannel9259
    @haanachannel9259 5 ปีที่แล้ว +305

    2020 😂 yaaa dhagesayo

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 ปีที่แล้ว +22

    Woo hodan you are best artist of somaliland mashallah keep going I support a lot

  • @naimamohammed3432
    @naimamohammed3432 ปีที่แล้ว +3

    21 December 2023😢💔 aad ban qalpiga ugu oynaya ilaheyyy wxa ka barya qalpi farxad leh welcome new year 2024😢

    • @Susuu7777
      @Susuu7777 ปีที่แล้ว +2

      Kula mida wa marka igu horeyse heestan 21 December 6:32😅

    • @naimamohammed3432
      @naimamohammed3432 ปีที่แล้ว

      @@Susuu7777 Sis❤🥺

    • @naimamohammed3432
      @naimamohammed3432 ปีที่แล้ว

      @@Susuu7777 Sis❤🥺

    • @DrIbraahim-i9f
      @DrIbraahim-i9f 10 หลายเดือนก่อน +2

      Wllshy wad heli i.a gabdhahena aad baan u jecelhay kuwa gabdhaha xumeeyo wan layaba gabdheena sharafta leh Allh idin xafido isma na qabo ee kuwa janada iska barto Allh Naga dhigo

    • @naimamohammed3432
      @naimamohammed3432 10 หลายเดือนก่อน

      Abyo❤️👑

  • @Daahirfarayare
    @Daahirfarayare 5 ปีที่แล้ว +49

    Karbaash waa dhaaftay tan
    Hees iyo badh xaqiiqdii
    Abwaan dhameystiran
    Caqliga iyo garashadii
    Ciroole caruur u dhigan
    Wuuuuuuuuuuuuuuuuw

  • @MohamettHayne-ui5wg
    @MohamettHayne-ui5wg ปีที่แล้ว +7

    Cawa wa habeenkii ugu dambeysay 2023/24 bari soogalaysa 😂😂❤

    • @Faiza-e6i
      @Faiza-e6i หลายเดือนก่อน

      Iminkane 2025 inyar kahadhay

  • @laylamaxamed4839
    @laylamaxamed4839 6 ปีที่แล้ว +5

    Caydaada ku dhiiradaad adoon ucadhoon si fudud madaaficisiyoo amaan
    😍😚i love this hodantayda caashaqaa waa fanaanada aan ugu jeclahy fanaaniinta 😗😙😚🔇codkiisa dhagaha ka xidho mac mac mac hodantaydaa ku jeclahy qllidaydii

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah my beatifull queen hoden viva hoden 😂👍guulayso Allaha ha idin isku kiin daayo adi iyo mursal Allahuma aaamiiin guulsysta wiil iyo caano noqda I am from Seattle Washington 😂☝👏🎀💜💙💛💚

  • @omarzentorno5691
    @omarzentorno5691 6 ปีที่แล้ว +6

    alla yaa cisag heestaani run badanaa naag xun oo nigerian ah oo aan 10 sano saaxiib u maleynaayey ayaa maalin dhaweyd gardaro igu caysey heestaan ayaa soo xasuustay 😍😍😍

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib ปีที่แล้ว +1

    Nafyahayn Ciladaha wakhti ga
    Cilmi & Faido ka barO
    Culayska kusoo wajaha
    Ka qaaado wixi cashir ah !!!!🔥👏

  • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
    @gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 ปีที่แล้ว +24

    Kujeeceliye hodan qurux indeer heer magalbatahy waruunta qof ku haduu kuxumeyo lagumadeydo

  • @abdirahmanabaas5191
    @abdirahmanabaas5191 5 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah cudbay haysaa hodan cabdiraxmaan afkaaga caano lagu qabay❤❤❤

  • @abdoullahimohamed2099
    @abdoullahimohamed2099 6 ปีที่แล้ว +20

    Hodan abdiraxman codkaaga in uuw cooroyahay ma oktahay hijaabka qaado waa tallo iskadhaaf heesaha Allah yahdiik

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 หลายเดือนก่อน +1

    Dhamaadka 2024 ayan soo booqday heestani
    Anigoo culeeys fara badan dareemaya oo xaalladu igu adagtahay insha allah 2sano kadib anoo faraxsan inaa halkaan kuso laabta raajeynaa 😢😢😢😢

  • @g_3YD
    @g_3YD 6 ปีที่แล้ว +481

    HeezaHa hodan a/rahman daren bay igu reeban inta ka hezhay like ta wllo

    • @faadumofahmaan8386
      @faadumofahmaan8386 6 ปีที่แล้ว +3

      azad mohamed aad iyo aad

    • @anissahassan804
      @anissahassan804 6 ปีที่แล้ว +1

      Hh

    • @mranitoinafarax8610
      @mranitoinafarax8610 6 ปีที่แล้ว +3

      Runtii aney dareen igu reben mrwlbo iskaa ilmeyaa....

    • @mranitoinafarax8610
      @mranitoinafarax8610 6 ปีที่แล้ว +1

      @@faadumofahmaan8386 xasus ayaan la ilmeya mrkaan hezaha hodan dageysto

    • @abdiomar3852
      @abdiomar3852 6 ปีที่แล้ว +1

      boqorada codka hodan abdi raxman

  • @Mohan-n9g
    @Mohan-n9g 11 หลายเดือนก่อน +5

    2024 ayaabad mooda inay iso baxday San u dhagaysanayay tiro male😢😢

    • @AsiaCali
      @AsiaCali 10 หลายเดือนก่อน

      Side kale 😰💔

  • @hajiyare7657
    @hajiyare7657 6 ปีที่แล้ว +21

    Amina abdilaahi iyo abdirahmaan dheere.
    Fanaaniin aan jecelahay weeye
    Hodana waa sidoo kale

    • @axmedyuusuf2835
      @axmedyuusuf2835 6 ปีที่แล้ว

      Jajaban alla maxaa dhaylo kugu maqan

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 6 ปีที่แล้ว +1

      @Barkhad Xaaji,waan kugu raacsanahay waalidinka Amina iyo Abdirahman,waan jeclahay,lakinse ka ma helo oo waan necbahay gabadhooda Hodan.

    • @ayanali3816
      @ayanali3816 6 ปีที่แล้ว +1

      Amin abdilaahi

  • @armaansaid3828
    @armaansaid3828 ปีที่แล้ว +21

    2024 dawanaa❤❤❤❤

  • @hindakayser9157
    @hindakayser9157 8 หลายเดือนก่อน +30

    2024 inta dhageysanayaa😢

  • @imranadam9590
    @imranadam9590 5 ปีที่แล้ว +7

    ka qaado wixii casharo ah best song thanks for hodan abdirahman dheere

  • @alhadjuthmanbashir6325
    @alhadjuthmanbashir6325 6 ปีที่แล้ว +17

    I just love HODHAN !
    If given a chance even at her late 90s I won't hesitate to marry her .

  • @mahatkassim415
    @mahatkassim415 หลายเดือนก่อน +1

    26/11/2024 3:58 hestan hasus igu rebte true story wye wlhi ❤️😢inta 2025 dagesan donta like haila dowmarin❤😢

  • @queenkobra8547
    @queenkobra8547 5 ปีที่แล้ว +12

    Walee aryo xikmad Wayn xanbaarsan weye runtii! Abwaanka sameyay iyo Hodanba waan slaamy

  • @farhiyafunny4116
    @farhiyafunny4116 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024/22/8/August/8:24
    kaa qaaado wixii casharaa...hestan bari ban jaceyl ❤️🥰

  • @ixsaan9294
    @ixsaan9294 6 ปีที่แล้ว +9

    hodan abdi raxmaan heesahaa ga waa. ku raxaystaa, 💝💝💝💝

  • @Naimadeyr9999
    @Naimadeyr9999 ปีที่แล้ว +8

    Dadka 2023 le barte liketa hayla dhafina❤😅

  • @siyorinaziyorina4882
    @siyorinaziyorina4882 5 ปีที่แล้ว +8

    Waa mid XaQiiQa waana Arke Dad cepteyda leee Rawa Balse hestan iga Qancise
    27:8:2019

  • @munamowlidismael-bw5bu
    @munamowlidismael-bw5bu ปีที่แล้ว +1

    Sidaydio kle yaa mntoo kle ila dhagysty heestn drenka leh 30/12/2023 dhagysanayyy😊 😇

  • @xamda-----moha1235
    @xamda-----moha1235 ปีที่แล้ว +3

    Wxn daawanayaa anoo xaaladu jiq igu thy 11 :48 😢1 Jan 2024😭😭allow sandkaan sandkygiiu ka dhig🤲🥺😭

    • @nastehaqalinle1050
      @nastehaqalinle1050 11 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin huno samirka badi culaysku waa imtixane farxad rabto tu ka badan buu ale kuso wadaa samir❤

  • @Iamkiin22222
    @Iamkiin22222 ปีที่แล้ว +2

    Inta heestan ila dhageysaneyso 2024😢❤

  • @ayuuzhachanal976
    @ayuuzhachanal976 5 ปีที่แล้ว +6

    Xasuus iyo taariikh baal dahaba ayey inoqon sanadkan insha allah hadan nolado wxn ugu xusi si aan uxasusnado🙏 Midkaan caqli deeqa iyo aqoon ka celisa jirin haduu ku coladiyana maah maah culus baa jirtoh caaniyo malab siisa tiri ha ciyo maan lawuhuye carruur iska hadasha iyo kasoo qaad meel cidla codkisa dhagaha ka xiro💔😭🙏

    • @Daadir968
      @Daadir968 หลายเดือนก่อน

      Wxn rjynya ind nooshahy rajadadune ey kuu hirgashy🎉

    • @daaudcabdiibrahim6110
      @daaudcabdiibrahim6110 18 วันที่ผ่านมา

      2024 saxib riyadadi Iney kuu rumowdan rajeyna

  • @AbdiKamaal-o3v
    @AbdiKamaal-o3v ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxa dawa nayaa 2023/31 biri ne ee tahy 2024/1 🎉 allhow sanad fican nogu dhig 🤲

  • @naimanadare
    @naimanadare 6 ปีที่แล้ว +18

    cod waaku dhamadey inanta 😍😍😍#hodancabdirahman

  • @dunaaomar8926
    @dunaaomar8926 ปีที่แล้ว +1

    28/12/2023 ayaan dhageysanayaa anigoo xaaladuhu igu adagyihiin Insha Allah iney wax walbo iihagaagaan ayaan rajeynaa😢😢

    • @Deeqaibrahim62
      @Deeqaibrahim62 ปีที่แล้ว

      Ilahay haku hagajiyo anigu hader soboqday xaladaha Ilahay hasahlo

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 6 ปีที่แล้ว +18

    Hodaneey nolow abyo mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiabsieh3964
    @abdiabsieh3964 3 ปีที่แล้ว +20

    This song is memory for all the ennemis so never give up the positive personne like because hodan she already see this 💪💪

  • @gacalyare2281
    @gacalyare2281 6 ปีที่แล้ว +192

    Waan farxaa Markaan arko hodan abdirahman oo la amaanaayo thanks guys ❤❤

  • @ibrahimzam4362
    @ibrahimzam4362 ปีที่แล้ว +2

    Wow wow super cool tanks you so match ❤❤❤❤

  • @abdimalikabdilahi1616
    @abdimalikabdilahi1616 ปีที่แล้ว +2

    31/12/2023 6:49 sanad wanaag dhalin yaro ilahay single nimada ha naga saaro. 😂🤦

  • @abdirahmannuradin8106
    @abdirahmannuradin8106 3 ปีที่แล้ว +45

    A story that happened to me reflects this song🤧😓😢😭

  • @ahmedyusuf4975
    @ahmedyusuf4975 6 หลายเดือนก่อน

    10.06.24.
    Dadku haday ku dhaqman sifaha San ee hestani shegayso oo inta badan diintu inoo shegtay cid dhibaato wadaa aduunka may jirteen ba. Waa se adduunyo isku dhame aan lahayne. Inta aad awoodo ummadana nabad geli af iyo adin ilaahay na ka baq. Geeridana xasuusnow markata. Ilahay khatumada San haynoogu khatimo amin.
    Eesh calaa hees.

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g ปีที่แล้ว +12

    Qalbi oo qadeyza ayan kaso racay oon so radiyey 🥹❤️

    • @anisaabdiAnisaabdi
      @anisaabdiAnisaabdi ปีที่แล้ว

      Anigabah❤

    • @CaaliyahCadeey
      @CaaliyahCadeey 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂❤❤❤aniga xita wllh qalbi iyo nawal❤😂

  • @waxgarad2023
    @waxgarad2023 หลายเดือนก่อน

    Waxan jecladay gabadh waxan leeyahay reer waxa aduna ma hayo laakin raganimo ayaan haya allow soo fudude arimaha ❤❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +6

    Hodan Boqorada codka m.a😍💓heeesaheeda ma kala dhacan😢

  • @Mudugboy0806
    @Mudugboy0806 ปีที่แล้ว +3

    Nafyahay ciladaha waqtiga
    Cilmi iyo faaida ka baro
    Culayska kusoo waajaha
    Ka qaado wixii cashara.
    Intaas oo kaliya ayaa u bahan in sanooyin laga hadlo maxaa yeelay nolosha wa laba mid inaad guulaysatid waxaa rabtid heshid iyo inaad wax ka baratid !
    2023 ayaan dib u furay heestaan.

  • @shukrinasri6869
    @shukrinasri6869 5 ปีที่แล้ว +127

    Exactly life will give lessons in the ups and downs
    Those lessons we need to learn

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 2 ปีที่แล้ว +2

    Fanku is keen maaha dhal fanan hodan cabdiraxmaan dheere 🖐🖤✅

  • @aishaomar4003
    @aishaomar4003 5 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii ceebtada jaceyl caaydaadu ku dhiirana adoo u caruun si fudud u dhaaf ficisiyo amaan 👋👌 yaasalam hodan cadey ❤❤❤ kartiyo camal sami qof lehi mawaayo cadaabo luula bulshada ruuxa u cutaan cidbaa xagatoo litku ah waa runtaa wlhi

  • @ridwanaden3086
    @ridwanaden3086 7 หลายเดือนก่อน +3

    Midkaan aqli deeq iyo
    Aqoon kaa celise jirin
    Haduu ku colaadiiyana
    Maah maah culus baa jirtoo
    Caano iyo malab siiso tidhii
    Ha ciiyo maalaawuyuhe
    Caruur iska hadashiyo
    Ka soo qaad meel cidlaa
    Codkiisa codkiisa dhagaha ka xidho

  • @simanhonest6263
    @simanhonest6263 5 ปีที่แล้ว +8

    Heestan qofkii fahmayo umba fahmi karo, hodan gaariyey waad lahadashay wax magaradata sifican ayadna ooga cadgoosatay kkkk caruur iska hadashay iyo kasoqaad meel cidla ah wow👍👍

  • @asmaabdilahi6035
    @asmaabdilahi6035 3 หลายเดือนก่อน +1

    KARTIYO CAMAL SAMI QOF LIHI MA WAAYO CADAAWA LURA ❤❤
    ERAYADA I TAABTEY EMOTIONAL HEARING 😮
    AT 16:00 PM ON SUNDAY IN 15 SEPTEMBER 2024😊

  • @mohamedmario7362
    @mohamedmario7362 5 ปีที่แล้ว +213

    Waligay 10 like magarin ii saaro😁

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว +20

    Yaa daawanoya oo xalda ku adagtahay 2020 😢😢😢

  • @abbasmohamoud5088
    @abbasmohamoud5088 6 ปีที่แล้ว +107

    *Boqorada codka sooMaLIYed mY Queen hodan abdirahman love you*

    • @amounmohamed8064
      @amounmohamed8064 6 ปีที่แล้ว +3

      Abbas Mohamoud mansha.ahlla

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 6 ปีที่แล้ว

      @Abbas Mohamoud,kugu ma raacsani,doorashadaada ama xulashadaada,waxaa ku jira madmadow,ma hodan ayaad ku sheegtay boqorada codka in taa Afka somaliga ku heesta,waxaan ku maleynaya ama ka dareemay inaad ku tageerayso qabiil ahaan waxaa jiira gabdho badan o hodan ka cod fiican ama ka cod macan.

    • @abbasmohamoud5088
      @abbasmohamoud5088 6 ปีที่แล้ว +2

      Cusleye Ciltire qabiil waxy thy maba aqaano kaliya zhp lkn anigu dookhayga kaliYa ayaan sheegay adi iney si kle kula thY laga yaabaa markaaz waa izka caadi

    • @nimcoahmed1925
      @nimcoahmed1925 6 ปีที่แล้ว

      Amoun Mohamed 2

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +1

      Cusleye Ciltire, URAAYE CIIL U NOOLE, NOOCA AY HODAN HEESTAN KU KARBAASHTEYBA WAA AFQADHMUUNAHAAGAASI BILAA AKHLAAQADAA EE BILAA SABAB ISKA CAAYA DADKA. MA HOOYADAA BAY KUFSATEY HODAN? MEEL WALBA XUMAANTEEDAAD LA DABA TAAGAN TAHAYE. CUDUR NACEYB LA YIDHAA U DHIMO. ALEYLEHE MAANLAAWAHA AT TIDHI CODKIISA DHAGAHA KA XIDHO WAA ADIGA. YAHUUUU........IS CUN QUMAY YOHOW AFSOOMALIGA XUMI.