BARWAAQO QALANJO SIDEEN KAAGA CUUDIYAA COLKAN XIDIGAHA GEESKA SHOW 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Ereyadii Abdirisaaq Xaamud Caydiid -Jaylaani
    Laxanka Iyo Musica Ismaaciil Danan
    Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 6 หลายเดือนก่อน +93

    After 5 yrs ayaan soo boqday fadlan hadad iga danbeyso like isaar🎉

  • @ahmedmohamedomer5783
    @ahmedmohamedomer5783 5 ปีที่แล้ว +554

    Heestan waa jacayl socda waxa kasii daran iyada ugu labis ugu qurux badan uguna qurux badan ma igu raacdeen

  • @shacnimohammed9699
    @shacnimohammed9699 5 ปีที่แล้ว +735

    Ax ax wlhi hablu u jilicsanaa igana udaranaa wlhi waan la ooyey barwqo qalnjo adkysoh qurxooy inta ila ooydey like iisara 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +3

      Shscni, maxaa ku dhacay barwaqo qalanjo walaal, iney heesta uun loo dhiibaan moodayaye ma iyadey ku socotaa????

    • @fadumomohamoud8128
      @fadumomohamoud8128 5 ปีที่แล้ว +2

      @@faizamohomed3271 sida musral wan reer kiisii loogaga cayaaray ka hadleysaa

    • @mohamedahmedaden
      @mohamedahmedaden 5 ปีที่แล้ว +3

      haa waa sax in loo ooyo heestan weyna istahishaaa wlhi

    • @ubahdahir456
      @ubahdahir456 5 ปีที่แล้ว

      No

    • @ilovetheboss8987
      @ilovetheboss8987 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk heesta abwaan baa qoray koley sagun bay khusaysaa e maaha barwaaqo wax saamayn kuleh

  • @alielmi5240
    @alielmi5240 5 ปีที่แล้ว +359

    Ku
    Sali
    Nebiga
    (S.C.W.)
    Hadii
    Kle
    Ilaahay
    Hakaa
    Abaal
    mariyo
    Wixii
    Aad
    samaysay
    Ee ahaa
    Diidista
    Kusaliga
    Aaaaamiiiiiiiiiin
    Inshaa
    Allah

  • @user-vk2ow4lk5d
    @user-vk2ow4lk5d 26 วันที่ผ่านมา +5

    Waxaan daawanayaa 16/8/2024 maantoo ah maalinkii ay kabaxday fanka

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 5 ปีที่แล้ว +184

    Hablaa quruxda badan hortu nasiib xumaa nin aan u qalmin bay afka ka galan ilahay mid kuu qalma ha kula kulmiyo kii kumabu qalmahne😢

  • @ektazulthan3482
    @ektazulthan3482 5 ปีที่แล้ว +78

    Barwaqo qalanjo nasiib wacan oo wngsn kuu rajaynayaa iyo walibana qof ku fahmoo qalbigaga dhaya inuu alle ku siiyo😢😢😍😍❤❤

    • @raaliyaqueen4434
      @raaliyaqueen4434 5 ปีที่แล้ว +3

      Ax ax barwaaqoy wlhi si niyada ayaad maanta u heestay lkn calool adayg muuji waligaaa ✍😭😭😭

    • @zapriinppe7625
      @zapriinppe7625 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa kaa hda ilhey ugu deeqay boqor fahma allow isku xafid🤲🤝❤

    • @abdulahiaxmed4389
      @abdulahiaxmed4389 3 ปีที่แล้ว

      Aman Aman❤❤

    • @khadraabdi2491
      @khadraabdi2491 ปีที่แล้ว

      @@raaliyaqueen4434 77i

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +151

    Habluhu ma Gayan In la xumeeyo ee waxay gayaan In La xurmeeyo hees qira badan oo ka hadalysa Dadka Dadka Kala dila ee labadi is jecel gadhka Ka Haya Sideen uga cudiina bulashada😭😭😭😭😭💔😭😭

    • @Qofnaba.
      @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว

      Mouna Omar mahdsnid walshy Muna qaali😍😍❤️❤️

    • @maprukajoqor9119
      @maprukajoqor9119 5 ปีที่แล้ว

      Lakin ma fahmiyan raga somaliyed

  • @Tarabimedia
    @Tarabimedia 5 ปีที่แล้ว +453

    Runtii heestan waxay leedahay dareen cajiiba waxayna ku tusaysaa inaanu dunida wali jacaylkii dhabtaa ka dhamaan
    Inta wax jecel iyo inta la jeclyhyba like iisaara❤

    • @farxaanahmed2722
      @farxaanahmed2722 5 ปีที่แล้ว

      Waaarya all adan tarabi Jamac jacaylka ciyaarta kada

    • @zapriinppe7625
      @zapriinppe7625 3 ปีที่แล้ว +3

      Xaqiiq wllhi marki igu horeysay aan wx jecldy baan dremay mcnka ey nolozha ledahy plze naziipka iga hiiliyay😢💔Alxmdulilah jceylka calafka ka weyn😘

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 2 ปีที่แล้ว

      😭😭
      Xqiiiq clafkaa kweyn xbbt
      Kala mid ban ahy

    • @nimcohappy4567
      @nimcohappy4567 2 ปีที่แล้ว

      Runtiii marki horaysey Ee an wax jeclaado ban dareemay xanunku u leeyhy jacaylku ax 💔😭 jacaylow xaal qaado 2years kasoo waregty ilaa hada ma ilaawin hbn walpa wan ilmeeya ilmo aan xad lahyn wlhi 💔😭

    • @abdiassodnour9861
      @abdiassodnour9861 ปีที่แล้ว

      @@zapriinppe7625 s

  • @kowsarali981
    @kowsarali981 2 ปีที่แล้ว +35

    Colkaan dhabarkaga taagan sideen kaga cuudiya 💔😭 xanuunka barwaaqo quf sidaas oo jlr lee dareemi karo 2022 ani cmla yaa dawanayo😭😭😭😭💔💔💔

  • @faysalcrashid7911
    @faysalcrashid7911 5 ปีที่แล้ว +296

    😭😭😭😭walahi somalidu waa xasidiin qof kii iku racsan like isaar

    • @nimcomahmud4788
      @nimcomahmud4788 5 ปีที่แล้ว

      Parwaaqo inaanti hablaha ilaahow jacaylka last qabo

    • @ayaanabdi8306
      @ayaanabdi8306 5 ปีที่แล้ว

      Amuus wad Quuruxbad tahay wa heelaysa

    • @kowzerali3228
      @kowzerali3228 4 ปีที่แล้ว

      Barwaqadayda ilahay haku xiftiyo xbbti

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 5 ปีที่แล้ว +115

    C/Hani Iyo yurub waa lagu weynyahy they are always emotional😢😢 😢😢

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 6 หลายเดือนก่อน +26

    Still waan dhagaysanyaa 24/02/2024 Aad weliba ilmaynayo❤

    • @MaahirBarre-fn2fn
      @MaahirBarre-fn2fn 6 หลายเดือนก่อน +2

      Nimcoyyyyyy😭💔

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢

    • @ayaneyyqli-lw4ms
      @ayaneyyqli-lw4ms 5 หลายเดือนก่อน

      31/3/2024😢😢

    • @Munaabdikadir1
      @Munaabdikadir1 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ayaneyyqli-lw4ms anaa kula mida😢

    • @AYeeYadedjecel2021
      @AYeeYadedjecel2021 3 หลายเดือนก่อน +1

      22/5/2024 ano qalbi xnuun saaid dareemaya😭😭😭💔

  • @nicimahcumar9352
    @nicimahcumar9352 3 ปีที่แล้ว +36

    hdda barwaaqo saalax carab aya qaba masha allah CONGRATULATIONS inta ku frxdy like❤

    • @jannoomer7263
      @jannoomer7263 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan ku farxay sister
      Sido kale waxan ku farxay in magacayga iyo ka aabahayba aad ila wadaagto Naema omer

    • @salmaabdi2918
      @salmaabdi2918 2 ปีที่แล้ว

      Wale miyu guursady wlaal mchllh

  • @naimaabdi4578
    @naimaabdi4578 5 ปีที่แล้ว +69

    Waligey hees somali ah lama ilmeyn wlhi tan wala ilmeyay😭

  • @roodahassan835
    @roodahassan835 8 หลายเดือนก่อน +13

    4 years kadib ayan dawanaya dhamaadki sanadka 18/12 2023 kama daalo heestan 😢

  • @Bilan-zn5zg
    @Bilan-zn5zg 5 ปีที่แล้ว +75

    Ax ax ax heesta qofkii marxalada maray ayunba daremaya xanuunka inanta ka ilmeysiiya wlhi ma qiyasi karo qof waxa jecel😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @farxiyonuur6321
      @farxiyonuur6321 5 ปีที่แล้ว

      Qoffkiii xldn soo maray ayaa dareemi kara wlhi blhi run wye

    • @fadumoali8416
      @fadumoali8416 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @boqoradatogdheer8604
      @boqoradatogdheer8604 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😪😢😢😢

    • @xafzocali8400
      @xafzocali8400 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @maryamocabduqaadir3732
      @maryamocabduqaadir3732 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi heestan ani ayey igu socota waa qiso igu dhacday oo xanun igu reebtay waxa aaminay iney somali an jecel ka jirin dad xaasid oo qabiil yaqana aya jecelka xaasid ku ah sorry barwaaqo wankula darema

  • @asmamahamoud5310
    @asmamahamoud5310 2 ปีที่แล้ว +15

    Markaan hestaan aan iskaa dhageysto waan iskaa ilmeyaa walahi 😢😢❤️‍🩹

  • @muztafahuzzein2850
    @muztafahuzzein2850 5 ปีที่แล้ว +23

    Ax wlhi Tooz u oydey heestani waa hees laba qof oo xidhidh kzta ka dhxeyo hdu khalad ama Khilaaf ka dhex dhaco amnaba la kla kaxeeyo hady midkod dhgeyzto wlhi uu daremyo Ereyada heestan Ayna zabobto heestani iney lapda qof izku zo noqdan welipah dib dambe khilf uga dhex dhicin inta fahnty Like igula carara😍

  • @nouryarechannel4579
    @nouryarechannel4579 5 ปีที่แล้ว +72

    baarcad ayuu cawke yidhi alle ha u naxariistee

  • @guledomar8304
    @guledomar8304 9 หลายเดือนก่อน +10

    Still 2024 jacaylku Ha waarO 😢❤

  • @mohamedjirde3491
    @mohamedjirde3491 5 ปีที่แล้ว +40

    Ma dhafayno kuwaa barwaaqo qalanjo ka ohiyay 😭

    • @queencawo2142
      @queencawo2142 ปีที่แล้ว

      Tolow ka noshahy hdd noshahy mxd ku samyn kuwaas ka oohiyey😂😂😂

  • @llibaanofficial2383
    @llibaanofficial2383 5 ปีที่แล้ว +124

    BarwaaQo waa gob runtii Qabiil wax ma taree😭😭

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 5 ปีที่แล้ว +2

      Kabiir Naaji walal wa ayo qolodeda qalanjada geeska

    • @hadalsame
      @hadalsame 5 ปีที่แล้ว +1

      wllhi ninkaasi maxkamada ha loo yeelo miskiinta

    • @abumuzzamilabdi3078
      @abumuzzamilabdi3078 5 ปีที่แล้ว +3

      Sidaa oo ay tahay hadhow Qabiil kalaa iska sheegan doona sida Nimco Yaasiin Caraale oo kale.
      Ii noolow ina adeer Barwaaqo BQ.

    • @fadumosalahabdullahi8171
      @fadumosalahabdullahi8171 5 ปีที่แล้ว +2

      Heestan Khadra similo aye laagu hiliyeye markas Mursal aye ku soocto caqliga iyo garadka cid kaley ku laa yeelatey waa Mursal waa furule iyo labsalaxa waye kkkkkkk Mursal iyo Khadra cadow aye haleleye shaki ku maa jiirto hadan Mursal maa joogo waa dhunteye

    • @shamai6435
      @shamai6435 2 ปีที่แล้ว

      Outstanding song barwaaqo sings it beautifully bravo

  • @hargaysalive7539
    @hargaysalive7539 5 ปีที่แล้ว +196

    Inta jecel somliland like isaar

  • @mohamadhaji2190
    @mohamadhaji2190 5 ปีที่แล้ว +15

    Anigoon Weligay Ooyin Baan Ooyay Xanuun Waynaa Ninkan Wayn Ee Bilaa Go'aanka ah Inanta muu guursado 😭😭😭😭❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @phaizuuehelzan993
    @phaizuuehelzan993 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa hees dareen leh qof kasta oo wax jcladeyna saameyn ku leh
    Waxa jira qof jacayl dhaba iyo nolol dhaba markasta raadiya lkn loo darensaneyn xaqiiqtan ani oo kale 😭😭😭😍😍

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 5 ปีที่แล้ว +26

    Aaad baan uga xumahay adoo quruxdaas leh inaad nin xun u oydo walalo qaali ayad taahay majiro nin u qalmo indhahada quruxda badan inad ilmo uga qubto mcnto cadowgaada unolow anigaa ku jecel wan hubaa inaadan ujabi doonin ninkale 🌹❤️💋🙏🏻😍😍😍

  • @Hamdamuuse-wh8vw
    @Hamdamuuse-wh8vw 25 วันที่ผ่านมา +3

    inta dhegaysanaysa xiligay fanka ka baxday ,geeridi Asma saban kadib😢😊

  • @cafiifacali2678
    @cafiifacali2678 3 ปีที่แล้ว +8

    Barwaqo taku haysata aya ana ihaysa wllo qalbi waa xubax barwaqo xanunka wan kula qaba wllhi hestan sida usosartay qalbigaygan ka ooya samirka badso barwaqo malmihi wacna way sosocdane like isara ani wllzhy barwaqo😢😢😢

  • @hudahassan3525
    @hudahassan3525 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi barwaaqo ilaa yaraantydii aan aad ujeclaa ilaa hada aan jecelahy wlhi xiitaa markn daawaday heestan wn ooyay 😭😭 wax ku dhiba alle kuma tuso quruxeey aameen inshallah 💋💖❤❤❤❤❤😍💋

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 4 ปีที่แล้ว +13

    2020 11/30 /6juuun qofna ma garan karo waxn dareermyo kelita ilintaa iga socota 😢😢😢😢😢barwaaqo xaladady ka hadlysaa

  • @thedahirsisters2008
    @thedahirsisters2008 5 ปีที่แล้ว +39

    Ax Ax miskiin waan kaa naxay wllhi Nasiibkaga waad heeli barwaqoy calol Adeeg Muji😥😥😥😥Ala dumarku calol jilicsana

  • @dhoolwaaberi3992
    @dhoolwaaberi3992 5 ปีที่แล้ว +13

    gaadhi ku dil waa kee garaca barwaaqo ilmadeda qubay😢qalanjoy samir waad heliye farxad farxad farxad midaad ku ilowdo rabi kaaga barye😢😢

  • @ibrahimabdi8900
    @ibrahimabdi8900 5 ปีที่แล้ว +11

    Abdi hani wuu qiira aamusey inta ila aragtey like

  • @husseinshukriabdi9004
    @husseinshukriabdi9004 4 ปีที่แล้ว +16

    Alla maxay heees tahy qofkii jacayl murugadiiiisa iyo xanunkiiisa soo arkay baa dareeemi kara heeestan iyo qisada 😥😰😰😰

  • @lajecelofficial7575
    @lajecelofficial7575 5 ปีที่แล้ว +14

    Waa hees dareen leh dareemi kara qof kastoo qalbi leh sidakale waa hees tilmaameysa xaalad an aniga kusuganahay iminkaba 💔💔but alx

  • @farhankasim2748
    @farhankasim2748 5 ปีที่แล้ว +75

    Illahow barwaaqo qalanjo ka qabo jacayl xaasidka dareen dhaba ayey la oyday & dhib ay tabanayso

    • @maprukajoqor9119
      @maprukajoqor9119 5 ปีที่แล้ว

      Amin

    • @AyanAli-dr6lm
      @AyanAli-dr6lm 5 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin illhay ha qabto

    • @sudiyusuf3757
      @sudiyusuf3757 4 ปีที่แล้ว

      War gabadha halaga qabto ninkaa ayka ooyeyso.gogoshuu kucunay miskiinta jiifaa juqlaa helay oohadba cad ka goosanaya qalbigeeda wanaagsan.ilaahay nin uqalma ooka wanaagsan baan kaaga baryeeyna ookaa farxiya necbiyaa ningabar udaran ha ucalaacaln walaahi shadaaftaada kaqaado nin ladiro faaiido maleh anagaa soo aragnay ma qancinkartid malab hadaad siiso dacarbuu uqaadanayaa. faaiido maleh nin garaadkiisa lalamaamulo reerna madhaqan karo.naag kartileh ooquruxna kudarsatey uma quurayaan waawada jealous somalidu reerqurxoona ma,arkikaraan.utuur nacaska waxba hacuudine balmeeshay geeyaan.

  • @princesszagal23
    @princesszagal23 5 ปีที่แล้ว +525

    bacteriyada jacylka hadad neceb tahy like izaar😂😂

    • @hamsemohamud1707
      @hamsemohamud1707 5 ปีที่แล้ว +1

      Princess Zagal naa waa la jecelyahay xbbti

    • @laylaraqiis3804
      @laylaraqiis3804 5 ปีที่แล้ว

      Jacalku waa noloshiye waxi naneceb ayaanu necebnay😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @drmubarakdrcabdiraxman1219
      @drmubarakdrcabdiraxman1219 5 ปีที่แล้ว

      Princess Zagal viruse imika soo baxay kkkkkk

    • @AyanAli-dr6lm
      @AyanAli-dr6lm 5 ปีที่แล้ว

      Walahi kuwaa waan xaadhilahaa

    • @isonmohed3173
      @isonmohed3173 5 ปีที่แล้ว

      @@laylaraqiis3804 iiooooo

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว +32

    laba wariye waa dhul bahnte+isaaq=quruxda soomaliyeed intu igu racsan like from buhodle

    • @hizamhasa9189
      @hizamhasa9189 5 ปีที่แล้ว +2

      Plus baarwaqo qalanjo Gabooyuhu waa quruxda iyo gobta haplaha soomaaliyeed💞

    • @noproblem524
      @noproblem524 5 ปีที่แล้ว +3

      Qabiil bad u dhimate meezha ka amu jaceyl iyo qiira ka jirte dhagaxow 😂😁😁

    • @cadiyaabdi6856
      @cadiyaabdi6856 5 ปีที่แล้ว +1

      @@noproblem524 waa runta somali waxa kala dilay waa qapiil idiot somlai people

    • @nanzal4502
      @nanzal4502 4 ปีที่แล้ว

      no problem 😂😂😂😂😂 manoooli wlhi

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว

      Wa runta wlhi laba wariya maaha dhulbahate mid uunba dhulbahata wwa na eglan sual xun ta ladhaho

  • @dhaladkiitodheer5175
    @dhaladkiitodheer5175 5 ปีที่แล้ว +17

    Colkaa dhabarkaaga Taagan sideen kaaga cuudiyaa Cilmigan ay kuu dhigeen😭😭😭😭
    Ax Horaa loo yidhi JcYlka Xaasid ma waayo BarwaaQo iska Samir wll Raga somaliyeed Way ina dhibaan ilaa mid IlHy Qlbi nadiifa ku galaday maahine Axeey ax😢😢😢😢😢

  • @axmedaxmato7005
    @axmedaxmato7005 5 ปีที่แล้ว +330

    Heestan inantani markay qadayisay waan joogay walhi wxy u ooyaday si dhaba wxn u fasiltay qof ay jeceshahay oo qabiilka ay ka soo jeedo ku diidan oo ay mar kaste u calacakayiso oo markay soo dhawyisato qofan ay jeceshay reerkoogu u diidayan ha noolado jacayilku like igu qabo bi i waye

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 5 ปีที่แล้ว +8

      Wll amba sidas ban u qatey wllhi somali meelkasta oo ay jogto naf maleh qabiil ba hoos u dhigey bal maxay kaga duwan tahay dadka kale wakase Anigu waxan qaba malinta qiymaha qofka Alle wuxu u Abuuray garan waya inu mid gaan yhy marka somaliyey waxan inaga daya oo dadkina isku si ula dhaqma please

    • @hannaismail4482
      @hannaismail4482 5 ปีที่แล้ว +5

      @@hassandweeu4096 waa runta bro somali waxa hoos u dhigya waa qabiil jclku ma yaqaano qabiil wlahi ax ax ax sorry sister

    • @ayaanleali7203
      @ayaanleali7203 5 ปีที่แล้ว +3

      Hooyada beenalaha ka was
      Naagtan waa laandheere

    • @suleimanabdirahman6929
      @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว +1

      Aryaa Caan Caan dhalay ma adaa joogay
      Af soomaaligaa kugu adag Cagaweyn foqol cagaweyn .. like ta nooc kale u dawarso

    • @suleimanabdirahman6929
      @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว

      @Hodan Aadan nabsi baa hayee😂😂

  • @wardiina-ahmadey2252
    @wardiina-ahmadey2252 ปีที่แล้ว +11

    3 year still wan dhagysta
    Ani marka arko ilinta barwaaqo wan la ilmeeya
    My favourite song 🎵 ❤ 💕 😍

    • @janodoon6938
      @janodoon6938 ปีที่แล้ว

      Wlalaal mq dhib ayaa ku sooxmarey please maku waraysan karaaa barnaamijo yaan hawlaha ka sameeyaa

    • @wardiina-ahmadey2252
      @wardiina-ahmadey2252 ปีที่แล้ว

      @@janodoon6938 koly wad so marty xirir jacyl o ad ku khasarty mrka isla sidas un wllo 😍

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 ปีที่แล้ว +21

    Xaqiiqdi barwaaqo wa gabar 1994 bey dhalatey qofka saa u yar xaasidka dhibey allow ka qabo qofku marku yar yahay wadnihisa ma awoodo dhib badan waayo waayo aragnimo badan ma leh keep going barwaqo somaaliyey aan wax isu quurno dadka is jecelna yaan la kala dhex galin😭😭

  • @hudaabdillahi4267
    @hudaabdillahi4267 3 ปีที่แล้ว +5

    Jcylka dhbte laba qof dhxyaal waba silic😢 2016/2020 ilahow badal qayr qaba isagana mel roon mari intaad shrftyda dhwrty darty ugasoonty oonta dhibta waankula qabee dunidaa inakla irdheysay 🤴hdan 10 ciyala dhlo xta kuilowi maayo insha allh

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +17

    Barwaaqo is a very happy singer but in this song she shows a trend of sadness I appreciate the support given by all the other singers in the group

  • @muniishatogdheerilkacas3238
    @muniishatogdheerilkacas3238 4 ปีที่แล้ว +21

    Colkaan dhabarkaga taagan sideen kaaga cuudiya😰😰💔💔💔💔sanad Ka dib maanta ayaan dhagysanaya 20//3/2020
    Maalin jimce ah 13:51 duhurnimo

  • @mohametdhame3349
    @mohametdhame3349 ปีที่แล้ว +6

    Midkamida hesaha qofka qlpiga leh damqaya waayo wxay ka hadlaysa wa wax mar wlba dhaca 💔💔
    Sawtaa caqligiyo garaadki
    Cidkle kula yeelatee
    Kashii caadiga ahayd
    Cilado loo yeelay Maaha
    Hdaan cabashada naftaada
    Dawo iyo cashar siinlagaa
    Colkan dhabarkaaga taagan
    Sideen kaaga cuudiyaa
    Cilmigan ay ku dhigeen
    Qalpi jab 😭💔

    • @leylalaki535
      @leylalaki535 10 หลายเดือนก่อน

      💔💔💔💔🥲

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +51

    Waa ayoo nijaskan inantii ka ohiyay omg duuligas barwaqo calosha iga xanuuntay sis nin somali xuni ma istahalo walahi sis war hablahan xumantan kadayaa 😣😣😣

    • @farxaanahmed2722
      @farxaanahmed2722 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa aniga

    • @hilwaupdullahi5638
      @hilwaupdullahi5638 5 ปีที่แล้ว

      Asiga ma xumenin ee asigana wu jcl yahay dee ereyada heesta ka daren arin family ej waye walesku diidan yahay😃😃😃😃

  • @ilovetheboss8987
    @ilovetheboss8987 5 ปีที่แล้ว +7

    Barwaaqo qalanjo waa gabadh qalanjo ah quruxley ah maansha allah inamadayada talow ma yeelaysa walhi quruxley weeye cod dahabiya leh my favourite singer

  • @fatimaahmed7788
    @fatimaahmed7788 4 ปีที่แล้ว +4

    Maad ka dhaxbaxdid yaahida aad dhexda u gashay Qalanjoow wallahi cid kaa nasabad sarreysa ineysan jirin bal quruxdaada eeg😙 love u mcnto

  • @abdikadirsaed2446
    @abdikadirsaed2446 5 ปีที่แล้ว +9

    Hadan calmashada naftaada dawo iyo cashar siin lahaa colkan dhabarkaga taagan sideen kaga cuudiya cilmigan ay ku dhigeen Parwaaqo Qalanjo wan ilmeeya markan dawado heestan😢😢😢

  • @muztaqqinhassan
    @muztaqqinhassan 4 หลายเดือนก่อน +2

    Zowtaa caqligi iyo garadkaa cidkale kulayee lateeeee ❤😢😢
    N
    A
    F
    I
    Z
    A
    ❤😢

  • @MuntazHaaji-kb5ht
    @MuntazHaaji-kb5ht 4 หลายเดือนก่อน +8

    5/11/2024/😭❤️

  • @dongarow6296
    @dongarow6296 5 ปีที่แล้ว +6

    Ugbaad aragsan iyo abdirisaaq anshax waa laba qofoo qalbi fican aad bay ugu diir naxeen barwaaqo

    • @rayanrasmi1796
      @rayanrasmi1796 5 ปีที่แล้ว

      Don Garow haa wlhi siiba ugbad

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 4 ปีที่แล้ว

      Ugbaad waa saxiib barwaqo hablo qalanjoyina ilaahay qalbiga haw kabo

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 ปีที่แล้ว +16

    Kulkaan Nafta kugu casuumay❤
    kulkaan Caro ka ilaalshay 🥺🙏
    kulkaan Cisigaaga dhoowray 🤦‍♀️
    kulkaan Ishqi badan ku siiye🫂
    kulkaan boqorkeygow ku doonay🤴🏻😥
    Kulkaan Cidna kugu haleenin 💔🫀
    Siween noo kala cidleeyo🚶‍♀️😩

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 ปีที่แล้ว

      You are personal Emotional 🥲 runti xgey wx ka Haleysanyihin xjiyo

    • @sagalabdullahi2682
      @sagalabdullahi2682 ปีที่แล้ว

      😢😢

  • @caynicawil8377
    @caynicawil8377 4 ปีที่แล้ว +7

    Ax ax whi qalbiga ayan ka oyeey ugbad aragsan waa qof qalbi fican wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamsebade2501
    @hamsebade2501 4 ปีที่แล้ว +8

    2019 sanadki farxada & wacnanta watay still wa dhagaysta heestan🙏✌

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +79

    Barwaaqo Waa Qof Degan oo Akhlaaq Leh oo Ilaahay Edeb Ugu Deeqay Walahi Wajigeeda ayaanay ka muuqata Sorry sister Nacabka Ha U joojin waligaa Ha Is dhiibin Waxkasta kula Dareemaya😢😢😢

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 5 ปีที่แล้ว +183

    ax wllo barwaaqo adan aaamu
    anigaaa kuu hiiline bulsho
    isku kaaaya taaageera si ay u aragto commanka likke isaara waa igga dhappe annaaa uhiilin oo siin
    jacaylka hindida eee😢😢😢😢😢

  • @naimaabdi4578
    @naimaabdi4578 5 ปีที่แล้ว +55

    Abdi hani fartuu qaniinay ciil dartiis

  • @hamdahusein1083
    @hamdahusein1083 5 ปีที่แล้ว +44

    Inta igu raacsan inay soomalidu jaahiliin yahiin like ii saara

  • @suhuuraadan1561
    @suhuuraadan1561 5 ปีที่แล้ว +13

    barwaaqo waa quruxdalayda xidigaha geska waaw

  • @zavamalapo5395
    @zavamalapo5395 4 ปีที่แล้ว +3

    Colkan dhabarkaga dagan isdee kaga cuudiyaa😢😢😢😢😟wllhi waa run heestani barwaaqo qalanjo 🤗

  • @abdifatahmowlid3960
    @abdifatahmowlid3960 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestan waxan dhagysanaya 8 bishi 9 /21 runtii waa hees aad u micno badan jacayl dareen lehna ka hadlaysa aadna isoo jiidatay hadad igu racday like iisaar 🥰🥲

  • @xamdiabshir141
    @xamdiabshir141 5 ปีที่แล้ว +18

    Way caadaysteen raga somaliyeed iney gabdha masakiintaa ka oohiyaan 😥

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 5 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭 wa akhmaqiin bila dareena sanay inoga ohiyaan

  • @zamzamabdi7018
    @zamzamabdi7018 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxannallah ilalahy ayaan xasid jacayl ka magan galay weligay shimbirna duushana ha noqotee qof idhiba xaga jacylkayga ma arag ee Ana a calfan illahay sababtiisa wanag ayan kukala hadhnay jacylkaygiiw dhabta ahaa welina saxiib ayaan nahay qalbiyadeenana waa saaxiib gul respect jacaylkaygii dhabta ahayaw. Insha alalh inagu is waynay idinka illahaye ilmahena ayan isku daraynaa haddii alle qadaro ❤️🙏❤️❤️ hawaaro jacaylku

  • @naimmandeq6402
    @naimmandeq6402 4 ปีที่แล้ว +4

    OMG hablihii cadi bay uu oyeen ax 😭barwaqo sii dhab ah ayay uu ilmaysy sagal mustafe si dhab ah ayay uu ilmaysy alle ragga cadowga naga qabo

  • @liiliijiyeliiliijiye8551
    @liiliijiyeliiliijiye8551 5 ปีที่แล้ว +29

    Masha Allah hablaha Duriyadu qurxo badanaa bal Sagal Arag oo Eglan Arag oo Barwaaqo qalanjo Arag oo Asma saban Arag oo Yurub geenyo Arag

    • @hindafarah7104
      @hindafarah7104 5 ปีที่แล้ว +6

      Liiliijiye Liiliijiye 😂😂 egland wa dhulbahante barwaaqona wa gabooye cid kale ku faan 😂😂

    • @ibtisamabdi7854
      @ibtisamabdi7854 5 ปีที่แล้ว +3

      Hinda farah walalo somlilandar baanu nahay. Waxaba hana kalaqadqadin.wadmahadsantahay

    • @Ilyas_gamerp
      @Ilyas_gamerp 5 ปีที่แล้ว

      Eglan wa dhulmahante

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 5 ปีที่แล้ว +2

      @@hindafarah7104 eklan iyado dhulbahante ah aywey ku faanta reer abtiged wlhy isaaq cidaan ahyn ma sheegato hbo alle ha ku xafiido fadumo

    • @maxamedcaddaanni
      @maxamedcaddaanni 5 ปีที่แล้ว +5

      Duriyada ma isaq kaliya ayad u haysataan duriyada waxa la yidha somaliland qabilada daga oo dhan
      Ciise
      Samaroon
      Isaaq
      Gabooye
      Dhulbahante
      Warsangali
      Duriyadad maqashaanba waa intaas
      Fg: xaga qabilka kuma ficniye lkn waxban idin yara sharaxayay

  • @anaakuhelandhabtydakusari8230
    @anaakuhelandhabtydakusari8230 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi wn la ilmeyay barwaaqoy abyo ii aamu mid qiimahaga yaqan wad heli😭😭😭😭😭😭

  • @naruuroclaahi1270
    @naruuroclaahi1270 5 ปีที่แล้ว +3

    Ax nio jcylku dhib badanaa ilaahayow wax iigu dar qofkaan jeclahay ameenta ii mara walalayaal🤲🤲

    • @user-hs6kq7qc6n
      @user-hs6kq7qc6n 7 หลายเดือนก่อน

      Amiin
      shan sano ka dib bn arkey message kan qofkii aad jeclayd ilaahey calaf makugu daray

  • @muhiimabarre4502
    @muhiimabarre4502 5 ปีที่แล้ว +57

    I believe in strong women. I believe in the woman who is able to stand up for herself. I believe in the woman who doesn't need to hide behind her husband's back. I believe that if you have problems, as a woman you deal with them, you don't play victim, you don't make yourself look pitiful, you don't point fingers. You stand and you deal. You face the world with a head held high and you carry the universe in your heart. I hate to see naag oo nin ooyaysa. You are young and beautiful you don’t need a man, man needs you sis.. #StrongWoman. #RespectYourSelfSis

    • @shaymaabdirahman8313
      @shaymaabdirahman8313 5 ปีที่แล้ว +1

      She's not crying, she's just dealing with song😄🤙🏻

    • @suleimanabdirahman6929
      @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว

      Just they need to each other.. but she's not crying but justifying her feeling and how her love is listening what other people say🙄

    • @saramohamed1314
      @saramohamed1314 5 ปีที่แล้ว +1

      That's true girl 🙌🙌

    • @abdulfatahahmed6209
      @abdulfatahahmed6209 5 ปีที่แล้ว +4

      Hadaad wax jeclaan lahayd sideedaad ahaan lahayde wax ka xoog weyn baa helaye iska sug inta lagu soo gaadhayo dumar baad ka hadlaysaa rag rag ahaa ayuu kaga qaylisiiyay
      Ninbaa laga hayay "Markii la idayriyaba inigoo daalan baan ku soo noqone dulqaad badanaa jacayl"

    • @hamsemohamud1707
      @hamsemohamud1707 5 ปีที่แล้ว +1

      Muhiima Barre i partially agree with you dear well come nice to see you dear

  • @munanoah5879
    @munanoah5879 5 ปีที่แล้ว +12

    Somalidu jcylna qabiil ma galiyeen uf qabiil qof walba sidisa ku raac qabiilkisu wax kuu goyn maye salute🙌 dadka is jecel👊 inti ka xunah alle haka qabto 👎

  • @abdirahmanmohamed3005
    @abdirahmanmohamed3005 4 ปีที่แล้ว +3

    Walhi ,heestani waa qiiro lkn soomaalida hadii lagu yidhaa diinta iyo qabiilka keebada raacaysaaan waxan hubaa in ay odhan lahayeen qabiil lkn waa ayaan daro taasi jacaylku ha jiro oo ha joogo inta igu raacsan like plz

  • @rudwaanhilaac7068
    @rudwaanhilaac7068 2 ปีที่แล้ว +2

    Runtii waa hees mcn
    wna qiso dhaba oo kudhacday
    inan sxbkay ah o9 nabsiga jcylku
    Ka dhicidoono soomaaliland
    ☝️🤲🤲🤲❤️❤️ Dhawaan❤️🤲✌️😭
    insha Allah

  • @suhaybismaaciil3092
    @suhaybismaaciil3092 5 ปีที่แล้ว +6

    Here is yurub geenyo
    Wuu soo laabtay aarkii xidigaha geeska "yurub geenyo"

  • @ZAKKI2017
    @ZAKKI2017 5 ปีที่แล้ว +2

    Barwaqo qaali somali oo das xun ah baan ka dhalanee iska samiir qaali 😭😭😭😭

  • @ameennikke
    @ameennikke 5 ปีที่แล้ว +5

    We love my fananiinta somaliland like ii saaara inta jecel thnk u so much

  • @AabirosMohamedaabir
    @AabirosMohamedaabir 2 ปีที่แล้ว +2

    Barwaaqo my dhiiga sharaf korgaaga indr

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 5 ปีที่แล้ว +3

    My inadertay waxa lagugu cunsuri yeynaya waxad tahay nag gaboye ah iska gurso inaderka iskaga hadh ka dadka ku somaqlaya😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @apdiaziiz6039
    @apdiaziiz6039 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax hdaad argto barwaaqo.qalnjo kuuzha qoorta ugu xidhan o ad indho fiiqantey liketa 👍👍👍👍

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilahayow barwaaqo ka qabo jacayl xasidka walh way ilmaysay ax ax ax

  • @the__ruuxzameh1571
    @the__ruuxzameh1571 26 วันที่ผ่านมา

    Qofku marku fanka kabuxu heesihiisu macanadan😂 lkn inantan fan ban uahaa ila 2016❤😭

  • @mustafewaji5786
    @mustafewaji5786 2 ปีที่แล้ว +5

    1.3 m mrkay gaadHo like 👍♥

  • @rahmaaadan7295
    @rahmaaadan7295 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax Barwaaqo qalanjo wlshy aad Baan ku taageera xbtii 😭😭😭😭😭❤️❤️

  • @nadiasiciid7770
    @nadiasiciid7770 3 ปีที่แล้ว +5

    Dadku waa wada nacaab walhi maa arki karan laba qof oo farxsan 😩😩😩😩💔

  • @queenamiisha8150
    @queenamiisha8150 ปีที่แล้ว +1

    Xqqdii heestan wxay soo baxdy xilli aan xalad adag ku jiray saas oo ay thy qofka jeclahy asagana wuu i jecel yhy lkin wakhtiga na ciilay iyo dad ngu dhexjira 💔💔💔🫀😭😭😭😭🫀🫀🤦🏻‍♀️✋

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 5 ปีที่แล้ว +9

    #BARWAAQO #QALANJO waa qofka kaliyeee xidigaha aaanka tageero 😍😍

  • @asiasaid8398
    @asiasaid8398 4 ปีที่แล้ว +2

    wa heesta kalia ee ila hadah mrkan dhagysto an la oyoh hestas wx so bxdy wkhti an jawis ku jiray manta alx lkn wa hesta klia oo ila hdah mrkn maaloh aan la ilmeyoh😭❤

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 ปีที่แล้ว +5

    Way oyday wlh ax ax miskiiina😢
    War raggow habalaha hla xurmeeyo

  • @maazimde2924
    @maazimde2924 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan walahi waxay ka hadlaysa dhibta dadka qaar ku dhacda real song keep go barwaaqo qalanjo

  • @hayatalihassanleh9293
    @hayatalihassanleh9293 5 ปีที่แล้ว +10

    When I see this song I crying 😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢🔥wallhi

  • @abdulahiaxmed4389
    @abdulahiaxmed4389 3 ปีที่แล้ว +2

    Barwaaqo huna ilahay hakusaya qof facan oo daranka fahamaya oo dhayakara dhawacaga💔💔❤❤

  • @kaldeeqahaaji1247
    @kaldeeqahaaji1247 5 ปีที่แล้ว +3

    Fanaaninto idil xalad kale galen Barwaaqo madaxa isarantahay😍😘

  • @user-hg1dv3ld6w
    @user-hg1dv3ld6w ปีที่แล้ว +1

    Wallhi heestani xasuus weynbey igu yeelaty mana ilaabo wakhtigas 2019 😢💔alxmd lakiin waan kasoo gudbay rafaad badan kadib😊❤

  • @abdirahmaanmohamedahmed6391
    @abdirahmaanmohamedahmed6391 5 ปีที่แล้ว +3

    Walalashey barwaaqo qalanjo Boqorad baa tahay walalo cod kara fanaanad qaran walalo Mnshalla

  • @kingrashiid4212
    @kingrashiid4212 ปีที่แล้ว +1

    Qofkasta waa qiirooday ilmadana wala ceshan kari waayay waa qiso dhab ah thank u brwaaqo qlnjo

  • @shucaypapdirashiid5155
    @shucaypapdirashiid5155 5 ปีที่แล้ว +167

    kolkii caashaqii mug yeeshay
    kolkii curdinimada dhaafshay
    kolkii cuduudii buuxay
    kolkuu cadaw liicin wayay
    kolkii nacab caadinwaayay
    markay cidlo nimo ku daashay
    si loo helo cudur galaafta
    sawtaad caqligiyo garaadka
    cidkale kula yeelatee
    kashii cafiga ahyd
    cid kale kul yeelatee
    cidlada loo yeelay maha
    hadan cabashada naftada
    dawiyo cashar siinlaha
    colkan dabada taagan
    sideenkaga cuufiyaa
    cilmigan ay kuu dhigeen
    kolkaan nafta kugu casuumay
    kolkaan cadhonkaa ilaashay
    kolkaan cisigaga dhawray
    kolkaan cisqi badan ku siiyay
    kolkan cidoow ku doonay
    kolkaan cidna kugu halaynin
    silaynoo kala cidleeuo
    sawkaan cidigiyo kaskaga
    culays jitin yeeshayee
    anoo cisho qudha dayicin
    cadhadu kaa buucda maha
    hadan cabashada naftada
    dawiyo cashar siin lahaa
    colkaa dabada tagan
    sideenkaga cuudiyaa
    cimigan ay kuu dhigeen

  • @AyanAli-dr6lm
    @AyanAli-dr6lm 5 ปีที่แล้ว +2

    Qurux dubar illhay ha ku xaffido Amiin walaal qurux

  • @amrandahir5430
    @amrandahir5430 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waad iga ilmeesisay 😭😭😭🙌♥️

  • @istarliindhayman5703
    @istarliindhayman5703 5 ปีที่แล้ว +4

    masha
    allaah
    alaa
    quruxbadnaa
    naagta
    Gabooye
    ayada
    ayaa
    uquruxbdaan
    mesha😍
    barwaaqo😍qalanjo
    waa
    naag
    Gabooye
    wwww
    waan
    udaaye
    Gabooye
    qurux
    iyo
    daadnimo
    wlhi