MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Follow my pagges::-
    / ijuiifss
    www.instagram....
    Erayad ::- Abwaan Ahmed Xaraf
    www.facebook.c...
    Laxanka ::- Qaamar Suugaani
    www.tiktok.com...
    Music - Maftuux Cadceed
    www.tiktok.com...
    DOP - Ahmed GT, CM Production, Munier Obseiye
    Dress by ::- Furre Brand
    Directed and Edited By - MONIUM
    www.instagram....
    Copyright‪@Mustafekante1‬

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 หลายเดือนก่อน +1554

    Heesaha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤

    • @adenabdi6287
      @adenabdi6287 หลายเดือนก่อน +34

      waasax boqolki oo boqol

    • @bilanahmet5269
      @bilanahmet5269 หลายเดือนก่อน +22

      100/100

    • @salebanawil8657
      @salebanawil8657 หลายเดือนก่อน +33

      maxa udhagaysan hadaad saas u ogtahay

    • @vathimohamett
      @vathimohamett หลายเดือนก่อน +15

      Intad heesti dhamaysatey waxa zo qoreysa meeLaha Khairka tag zhp 😂

    • @adenabdi6287
      @adenabdi6287 หลายเดือนก่อน +5

      waryaa on a pas ecouter cette chanson meme pas on pas fini

  • @yoonisqalbi
    @yoonisqalbi หลายเดือนก่อน +98

    Qalbi kula midobo Hawen Adiga Ka Miidhay 😍
    Niyad Ku Magan Aho Inbadan Marmi kari Wayday
    Moralkede adiga la tagay galiyay Muudhkase
    Sawma Ogid La anta inan ad umu Ru,goday
    Manku darsadayo cidkale kula masalaynin
    Maqnantu ruxay dhibto Tabaya muqaga Oo An adiga moye dhiga milicsan Ban ahay
    Bal maxa adiga o inacay kugu muso day Tiromale xasusaha qalbiga muhasho galiya
    Nafta kugu macsume mulkiga adiga kusiyay
    Marhadadan dhawrayn maxad isu jeclaysiisay
    Markan ku hibeye wadnaha Midigta ka saray
    Een Qudhiyo Malkaba hure kula mataneyay
    Micinkaygi adiga gabo idhigay meshase Sawma ogid Daraada inan dumar uga magay
    Mudnan Ruxkusiyo Marnabada ka ahan donin
    Matalkaga rux an helayn oo ku mamusay Oo An adiga moye dhiga milicsan Ban ahay
    Balmaxa anigo Kujecl Manta igu Daysay Tiromale xasusaha qalbiga muhasho galiya
    Nafta kugu macsume mulkiga adiga kusiyay
    Marhadadan dhawrayn maxad isu jeclay sisay

  • @deeqsanofficial2799
    @deeqsanofficial2799 หลายเดือนก่อน +303

    Tan hees way dhaaftay
    KANTE, XARAF, QAMAR, CADCEED❤ iyo MONIUM 🔥 Hiboolayaal

    • @ridwanabdirehman4489
      @ridwanabdirehman4489 หลายเดือนก่อน +4

      Goat dumarka adigana wan ku shaarabsanay😂❤

    • @Zakieelmi1
      @Zakieelmi1 หลายเดือนก่อน +5

      Ninkaaga amantisa mad mesha dheer u soo maree😂

    • @ifraaxali4770
      @ifraaxali4770 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@Zakieelmi1😂😂

    • @user-gl9ni8sl6l
      @user-gl9ni8sl6l หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂​@@Zakieelmi1

    • @mahadyuusuf4770
      @mahadyuusuf4770 หลายเดือนก่อน +1

      @@Zakieelmi1😂😂😂😂

  • @nololifiye
    @nololifiye หลายเดือนก่อน +136

    heesaha waan jecelnahay balse waxan ka jecelnahay dhamanten qur.anka yaa igu racsan

    • @user-Zekko
      @user-Zekko 28 วันที่ผ่านมา +1

      Haa Lkn shaydan baa Halkan na kenay waan wada Oganhy inaan wada Khaldanhy

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay หลายเดือนก่อน +453

    Markay Hal million gaadho like sar😂❤

    • @SmilingDaisies-sk6ly
      @SmilingDaisies-sk6ly หลายเดือนก่อน +8

      Markad Hal million like ad gartit iso xasuszi❤😂

    • @zilverlyrics8280
      @zilverlyrics8280 หลายเดือนก่อน +11

      Anna Isoo xasusiya half million markay marayso 😂🎉

    • @ApdirizakMohamed-dk8mh
      @ApdirizakMohamed-dk8mh หลายเดือนก่อน +1

      ​@@zilverlyrics8280APTi Xabiibi😂😂😂

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl หลายเดือนก่อน +8

      We gartey

    • @hamthadeka
      @hamthadeka หลายเดือนก่อน

      Wey gadhe likta mku sara😂

  • @Inasheikhnour
    @Inasheikhnour หลายเดือนก่อน +152

    Hestan waxn dhageysanayaa 18 july 2024 galab qamiis ah ano xajigeyga iga maqanyahy gobal iga aady ad bn kugu xiisay xaji miss you wxn ino rajeyn inan abid wada jirno gulo bdn nolosha ka gaadhno insha allah ubad qeyr lehna ilahy inasiiyo hadad iga dambeyso like isar wll

  • @AbdinasirAli-zq2bs
    @AbdinasirAli-zq2bs หลายเดือนก่อน +237

    Awlaadul casima like isaara hargeysa and mogdishu 🫡

  • @xananali4420
    @xananali4420 หลายเดือนก่อน +85

    Waa malin jimco waaa 9.52 😢😢😢 wax aad mooda ina iga hadalyso heestu wlhi wiil ayaan is dhab u jecalaa nolozhyda dhan ayuu ahaa wan eegan jiry isagu u isheegi jirya wax odhan jiry lagma yaabo ina ka tago waxuu ahaa rajo aan qabo wlhi dacaad ayaan u ahaaa markasta lkn marku arky ina yeeshay indho eega isga kaliya uu iga fogdy uu ka baxy nolozhydii pilaa sabab ani wax aan daremyo wlhi xagan kama sheegi karo yaaa rabi 😢😢😭😭😭 naziib kale oo ka wacan kii hore wllo isoo duce inu qalbigu ii dego😭😭😭🤲🤲

    • @IstaahilAbdirahman-nl5ew
      @IstaahilAbdirahman-nl5ew หลายเดือนก่อน +1

      ❤😢ilahy qalbiga Haku qaboojiyo😢😢

    • @lakionline069
      @lakionline069 หลายเดือนก่อน

      Ilahey khalbi haku khabojiyo abyo mcn❤❤❤❤❤❤

    • @HiboMaxamed-w9f
      @HiboMaxamed-w9f หลายเดือนก่อน

      Subxanalaah 😢😢😢😢😢😢

    • @user-sj5bq8mp2i
      @user-sj5bq8mp2i หลายเดือนก่อน +1

      Allh ha ku sahlo

    • @ziham_zagal3597
      @ziham_zagal3597 หลายเดือนก่อน +4

      Raga marka jacayl badan tusto wey ku nacayaan wll weliga jacyl badan lama tuso intu ku tuso in leeg un mahane haka badin hda an msg kan qorayo wiil an jeclahy isna intan arky u i jecelyahy wn isu cadhonyna ila 4 maalin islama anan hadal ano jecel ma rabi hadana ina ani la hadlo o sasabo wayo way uga daraysa sugaya ila isaga is dabcinayo mrka wu ku jeclanaya lkn hada baido wu si foganaya un hestan wa marki imisad ien dhagaysto 😢😢
      any way wllo Illahay qalbiga haku qabojiyo mid ka ficana haku siyo
      9:56 arornimo 😢😢

  • @user-sn2vl7ow4j
    @user-sn2vl7ow4j หลายเดือนก่อน +443

    Qoladan wxan layabaa soo qora kusali nabiga scw io Quranka kamacn hesaha meshan heesba ka baxaysa magaca sharata le plz intad ku radinyso like 😔👍

    • @SulaahiAhmed
      @SulaahiAhmed หลายเดือนก่อน +4

      scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @user-qd8bb8jd7z
      @user-qd8bb8jd7z หลายเดือนก่อน +8

      Scw scw scw scw scw scw scw scw swc❤❤

    • @CamaarAhmed-ik3nb
      @CamaarAhmed-ik3nb หลายเดือนก่อน +3

      Waa runtaa wlhi zhp dadkan waa dad xanuunsan nio

    • @user-rn2tl6zo6p
      @user-rn2tl6zo6p หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤ scw❤ scw❤

    • @user-tk3oe3lo4w
      @user-tk3oe3lo4w หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw kheyr ka fican ma jiro aad baad u mahad santahy awliyo❤❤❤

  • @abwaanjimcaale8651
    @abwaanjimcaale8651 หลายเดือนก่อน +44

    Heestan waxay soo baxday jacaylkaygii cadho ku kala maqan shaydaan ba nokala adeegay ❤qalbii wan ku jecelahay waxan rajaynaa khilaafka dhexdeena yeela inaan dhamaysano InshAlah ❤love saar hadaad iga danbayso ikhwaani

  • @Qalbidacad
    @Qalbidacad หลายเดือนก่อน +251

    Erayada Heesta
    Qalpi kula midobo Hawen Adiga Ka Midhay
    Niyad Ku Magan Aho Inbadan Marmi kari Wayday
    Moralkede adiga la tagay galiyay Muudhkase
    Sawma Ogid La anta inan ad umu Ru,goday
    Manku darsadayo cidkale kula masalaynin
    Maqnantu ruxay dhibto Tabaya muqaga
    Oo An adiga moye dhiga milicsan Ban ahay
    Bal maxa adiga o inacay kugu muso day
    Tiromale xasusaha qalpiga muhasho galiya
    Nafta kugu macsume mulkiga adiga kusiyay
    Marhadadan dhawrayn maxad isu jeclay sisay
    Markan ku hibeye wadnaha Midigta ka saray
    Een Qudhiyo Malkaba hure kula mataneyay
    Micinkaygi adiga gabo idhigay meshase
    Sawma ogid Darada inan dumar uga magay
    Mudnan Ruxkusiyo Marnabada ka ahan donin
    Matalkaga rux an helayn oo ku mamusay
    Oo An adiga moye dhiga milicsan Ban ahay
    Balmaxa anigo Kujecl Manta igu Daysay
    Tiromale xasusaha qalpiga muhasho galiya
    Nafta kugu macsume mulkiga adiga kusiyay
    Marhadadan dhawrayn maxad isu jeclay sisay

    • @AsmaMoha-f9j
      @AsmaMoha-f9j หลายเดือนก่อน +7

      😢😢😢😢 mrhdn idhwryn maxaa jcyl isku kyjeclysisy 😢

    • @rashmiabdi7823
      @rashmiabdi7823 หลายเดือนก่อน +2

      Galiyayay mudhankase😢

    • @hamzaahmed6509
      @hamzaahmed6509 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢​@@rashmiabdi7823

    • @AbdimajiidMohamed-vv1vo
      @AbdimajiidMohamed-vv1vo หลายเดือนก่อน

      𝐄𝐫𝐞𝐲𝐚𝐝𝐚: 60%
      𝐋𝐚𝐱𝐚𝐧𝐤𝐚: 100%
      𝐌𝐮𝐮𝐬𝐢𝐠𝐠𝐚: 100%
      𝐂𝐨𝐝𝐤𝐚:100%
      Qalbi kula midooboo haween; adiga kaa miidhay,
      Niyad kuu magana oo in badan; maarmi kari wayday,
      Moraalkeedi adigaa la tegay; galiyay muudhkaase,
      Sow ma ogid la’aantaa inaan; aad u murugooday?!
      Maan kuu darsaday oon cid kale; kula misaalaynin,
      Maqnaantaadu ruuxay dhibtoo; tabaya muuqaaga,
      Oon adiga mooyee dhiggaa; milicsan baan ahay [𝑴𝒆𝒆𝒓𝒊𝒔 𝒋𝒂𝒃𝒂𝒏]
      Bal maxaan adiga oo i nacay; kuugu muusooday?! [𝑴𝒆𝒆𝒓𝒊𝒔 𝒋𝒂𝒃𝒂𝒏]
      Tiro ma leh xasuusaha qalbiga; muhasho galiyaaye,
      Naftan kugu macsuumeen mulkiga; adiga kuu siiyay [𝑱𝒂𝒄𝒃𝒖𝒓]
      Mar haddaanad dhawrayn maxaad; isu jeclaysiisay [𝑱𝒂𝒄𝒃𝒖𝒓]
      Markan kuu hibeeyeen wadnaha; midigta kaa saaray,
      Een qudhiyo maalkaba hureen; kula mataaneeyay,
      Macaankaygi adigaa gaboo; i dhigay meeshaase [𝑴𝒆𝒆𝒓𝒊𝒔 𝒋𝒂𝒃𝒂𝒏]
      Sow ma ogid daraaddaa inaan; dumar uga maagay [𝑴𝒆𝒆𝒓𝒊𝒔 𝒋𝒂𝒃𝒂𝒏]
      Mudnaan ruux ku siiyoon marnaba; kaa ahaan doonin [𝑱𝒂𝒃𝒂𝒏+𝑱𝒂𝒄𝒃𝒖𝒓]
      Mataalkaaga ruuxaan helayn; oo ku maamuusay [𝑱𝒂𝒃𝒂𝒏]
      Oon adiga mooyee dhiggaa milicsan baan ahay [𝑴𝒆𝒆𝒓𝒊𝒔 𝒋𝒂𝒃𝒂𝒏]
      Bal maxaad aniga oo ku jecel; maanta igu dayday?! [𝑴𝒆𝒆𝒓𝒊𝒔 𝑪𝒖𝒍𝒖𝒔]

    • @AliyusufDool
      @AliyusufDool หลายเดือนก่อน

      M.a

  • @Abdullahi_apdiraxman
    @Abdullahi_apdiraxman หลายเดือนก่อน +14

    Gabadha dhageesan doonta aan halkan ka salama muddo kadib🥺🙌

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 หลายเดือนก่อน +142

    Laxamiistaha Fanka Ee Wakhti Xaadirkan Qamarsuugani🔥🐐

    • @sadaammaxamed5363
      @sadaammaxamed5363 หลายเดือนก่อน

      Laxanki odeyga kusoo uray 😂

    • @MohamedAli-td4ep
      @MohamedAli-td4ep หลายเดือนก่อน

      War rixloy meel walba qamarka wad yee 😂

    • @LoVeR_Man23
      @LoVeR_Man23 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedAli-td4epwaa kuma😂😂

    • @MohamedAli-td4ep
      @MohamedAli-td4ep หลายเดือนก่อน

      @@LoVeR_Man23 War wa gadhke qamar meel dheer baad ka rideee

    • @LoVeR_Man23
      @LoVeR_Man23 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedAli-td4epina cali yuusuf Waynu Fogaynayna odayga😂

  • @Asadyare-x3c
    @Asadyare-x3c หลายเดือนก่อน +18

    21/07/axad /2024. 12:15 habeenimo taariikhdaa waxaan usoo qoray si aan u arko wakhti wakhtiyada noloshyda kamida oo ay xasuus unoqoto hada waxaan joogaa hargeysa fasaxii schoolka ayaan ku jiraa hadaad iga danbeyso loveta isaar ina adeer🎉

  • @Khaalid336
    @Khaalid336 หลายเดือนก่อน +44

    Heestan waxa macanaynayaa waa laxanka qamar sugaani😊 axyaa goat🐐❤

  • @KhaliilAbdirashid
    @KhaliilAbdirashid หลายเดือนก่อน +37

    Heesaha.waxaa.kamcn.saliga.nabiga.scw.soo.qor.wll.hadaad.iga.danbeyso

    • @aas5855
      @aas5855 หลายเดือนก่อน

      Nio dinta miya kugu yar mesha munkar inuu kadaran yhy wad ujedaa saliga io munkar miyaa isku meel galo😞

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal หลายเดือนก่อน +80

    Laxanka saaran heestaan inaba caadi maahan, nin weyn ayaa ku fara-yaraystay❤🔥

  • @RIDWAANBURCO
    @RIDWAANBURCO หลายเดือนก่อน +23

    Yarkan codkiisa waxa soo saaray Laxanka uu qamar suugani saaray erayada❤😂😮

  • @Xxxtentacion_12134
    @Xxxtentacion_12134 หลายเดือนก่อน +209

    Saliga Nabiga Like Haku Raadsanina Wlaalayaal 😭💔

    • @user-ls9vs6yu3v
      @user-ls9vs6yu3v หลายเดือนก่อน

      SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️

    • @MaanYusuf
      @MaanYusuf หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 หลายเดือนก่อน +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @SafiyoAxmed-me6qb
      @SafiyoAxmed-me6qb 28 วันที่ผ่านมา

      صل الله عليه وسلم

    • @mohamudmohamed9049
      @mohamudmohamed9049 22 วันที่ผ่านมา

      Hakuqadhaban sali nabiga wax qudhunbaatee

  • @Sharmaakeilkacse1
    @Sharmaakeilkacse1 หลายเดือนก่อน +16

    Aaad baan UjeClaa inaan ku daryeeLo ku siyo
    jaceyl xad dhaaf ah marwalba garabkaaga ahaado
    inaaan dhib iyo dheeef kula Qaybsado ku
    ilaaashado murugada ka dhawro ku siiyo daneyn
    xad dhaf ah laaakin waxad noqotey ruuux Danihiisa
    Ka fikira agtaadana aanan kalaheyn wax muhiim
    waxaad isiisey xanuuun iyo dhawac aad udaran
    sidaadas ooy tahay weli waaxad tahay qeyb kamid
    ah wadnahayga magacaagu wuxuu ku Qoran yahay
    Qalbigagyga waxaañ jeclaaa inaan noqdo wershada
    farxadaada hadana adiga waxad ii arkeysey
    dhawacaaga weli waaxan ku rajeynaaya nolol
    wanaagsan farxad iyo inaad noqotooo Qòf
    guuleystaaa inkastoon aniguu jeclaa inaan noqdo
    qof ka danbeysaa guulaha lkn may dhicin ugu
    danbeyn I faraxsanow Qofkii aan jeclaayow... 😢

    • @user-du3ur4mx8m
      @user-du3ur4mx8m หลายเดือนก่อน

      Anaa ku bedelaya qofkas madama isuku dhaeac nahy

    • @Hodan15
      @Hodan15 หลายเดือนก่อน

      wllkay macan iska samir wd helaysa qof pogahaaas ku dhaya ku jecayl❤maruuuun ishalh

    • @Hodan15
      @Hodan15 หลายเดือนก่อน

      allaha qalpiga kuu qabojiyo poe😭😫😔

    • @hamzaapdi7279
      @hamzaapdi7279 หลายเดือนก่อน

      Xanunada qallpiga jidhka iyo maskaxdapa dila 😢

    • @mandeeq683
      @mandeeq683 หลายเดือนก่อน

      Abowe adunyadan wax walba wad ku arkee iska samir 😢

  • @xamdamaxamed8625
    @xamdamaxamed8625 หลายเดือนก่อน +60

    Ayyyy😢 xaalada qoomamaada ah wnku jiray lkn alhmdulilaaah ilaahay qalbiga wuu iiga reebay 🤲

    • @hamdaabdiali384
      @hamdaabdiali384 หลายเดือนก่อน +2

      Isku midbaynu ahyn magacana waynu iskaga mid nahe😂❤️

    • @batuulohaji642
      @batuulohaji642 หลายเดือนก่อน

      Hadaa ku jiraa iso duceeya

    • @abdishakurhashi5458
      @abdishakurhashi5458 29 วันที่ผ่านมา

      Hort maxy qalbiyada daacad ah markast loo dhibaateyaa😢😢😢

    • @rayanmaxamed3404
      @rayanmaxamed3404 27 วันที่ผ่านมา

      😢 siduu illah kaga reebay ana all ha iga reebo

    • @xamdamaxamed8625
      @xamdamaxamed8625 26 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@batuulohaji642 I aamin mar uun wad ilaawaysaa 😢

  • @abokorali1326
    @abokorali1326 25 วันที่ผ่านมา +3

    Heesta views keeNa waxa masuuL ka ah goatki Laxanka ee qamar suugani ❤

  • @KhadroCabdi-i7v
    @KhadroCabdi-i7v หลายเดือนก่อน +68

    heesta inti ka heshayy love dhac ku siii❤

  • @abdurazakmohammed3245
    @abdurazakmohammed3245 หลายเดือนก่อน +12

    I have no word for this song 😢😢😢😢

  • @HappyAhmed477
    @HappyAhmed477 หลายเดือนก่อน +75

    Heestan waxay so baxday jaceylkaygi o meel miyi ah iga aday on 7 days codkisa maqal😢❤

    • @khadarshabac7146
      @khadarshabac7146 หลายเดือนก่อน

      Yaad usheegaysa markaa😂

    • @AdnaAdam-sb3ed
      @AdnaAdam-sb3ed หลายเดือนก่อน

      Qalbiga u ilaali 😂​@@khadarshabac7146

    • @ayaancismaan2858
      @ayaancismaan2858 หลายเดือนก่อน

      ​@@khadarshabac7146garac gabadha hakaa nafista😂😂

    • @Ina-cabdi2244
      @Ina-cabdi2244 หลายเดือนก่อน

      ​@@khadarshabac7146 Us us asalada aabahaa cune 😂😂😂

    • @orlamaasai7704
      @orlamaasai7704 หลายเดือนก่อน

      Anagey no shegeysaa adhi mxaa karabtaa inanta wah 😏​@@khadarshabac7146

  • @user-ey8qy5fl1l
    @user-ey8qy5fl1l หลายเดือนก่อน +8

    Heestan waxaan dhagay sanayaa habeen isniin ah saacadu ay tahay 10:13pm waxaa iga fog jacaylkayga oon sadex sano wada soconay waxaan rajay nayaa inaan mar uun kulmi doono iiso duceeya inuu ilaahay nabad isugu kaana keeno 😢😢❤

  • @Ckariinmaxamed-k2h
    @Ckariinmaxamed-k2h หลายเดือนก่อน +204

    New gout 🐐 kante❤

    • @Rôlemodelpodcas
      @Rôlemodelpodcas หลายเดือนก่อน +28

      New goat wax baro

    • @mohamedyusuf463
      @mohamedyusuf463 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 Waa Somali ​@@Rôlemodelpodcas

    • @azmacabdirashidk521
      @azmacabdirashidk521 หลายเดือนก่อน

      @@Rôlemodelpodcas😅😅😅😅😅😅😅

    • @Salmancade10
      @Salmancade10 หลายเดือนก่อน +3

      Fadlan iska sax erayga goat waa sidaa. Edite ku sameey comment.

  • @zaddaam______cadeh6869
    @zaddaam______cadeh6869 หลายเดือนก่อน +10

    Naftan kugu macsuumey mulkiga adigan ku siiyay mar hadaanad dhawrayn maxaa isku jecleysiis3y😢💔😭
    .............mar haduu calafku ina kala kaxeeyey ducaan dusha kuu saarey koley ma jecli eedaade qalpiga iigu soo duceya inuu ii qapoopo💔😭😩

  • @xiinohofficial816
    @xiinohofficial816 หลายเดือนก่อน +51

    Codku chirs brown mahe waa mustafe kante🔥
    Ereyada: olalay axmed xaraf🔥
    Laxanku: ka daran Goatka fanka qamar🐐
    Music: faro dahable maftux cadced🎶
    zxp hestu sida kle waa dab maqul kla kacsanbad u sameyse lakin lyrics bad kuso hos qori lahyd si dhaman loo wada fahmo👏

  • @user-xj6qz9vm3r
    @user-xj6qz9vm3r หลายเดือนก่อน +10

    Hetan waxaa 21/7/2024❤dhagesanoyaa anoo jiko hagaa jinayo hadaa iga danbeso like isra

  • @mohamedabdihakinmuhumed3731
    @mohamedabdihakinmuhumed3731 หลายเดือนก่อน +24

    Nin kaan laxanka qamar suugaani wuuba kusoo baxaa barteeduu dhigaa 🎉

  • @bahjafaysal1158
    @bahjafaysal1158 หลายเดือนก่อน +10

    2024/7/18/malin khamisa sacadu thy 13h26 /duhur nimo wan iska tabcan sanahay riyoyin badana way i hor tagan yihin ❤lkn waxa iga gurxamaya wan ka dhabayn i.a haday amanadu gadho dalki hoyo aya manta jooga wana kasi socda mar kallon so noqdo qoralka so radin doona i.a 😊🤗allow nolosha i fududee yaa Allah ❤❤❤❤iso duceya qofki qoralkayga akhrinayow hamigaga alle ku rumee my sister and brother sharfanidiin wlhi 💥🙌🙌🙌🙌🙌🙌

    • @elbashiiri6866
      @elbashiiri6866 หลายเดือนก่อน +1

      Wll waxad jeceshay ilaahy haku rumeeyo riyooyinkaga maalin uun wad gaari khayr io guul ban ku rajeeyy❤️🙏🏻

    • @user-ml9vn1kz2v
      @user-ml9vn1kz2v หลายเดือนก่อน

      Ilahy riyada haku rumeyo

  • @FahmiApdihassan
    @FahmiApdihassan หลายเดือนก่อน +67

    Ku sali nabiiga scw scw

    • @ShamsaMaxamed-fb3mf
      @ShamsaMaxamed-fb3mf หลายเดือนก่อน +3

      Wll kada saliga nabiga meshan heestu talo waxa laga yaba inuu danbi ka raco intad is ledahay like ku hel

    • @FahmiApdihassan
      @FahmiApdihassan หลายเดือนก่อน

      @@ShamsaMaxamed-fb3mf hhaye zxb

  • @user-cl2mw9il9t
    @user-cl2mw9il9t หลายเดือนก่อน +10

    Qamar.
    Cadceed
    A.xaraf
    Kante ❤
    Waba gariir

  • @zeinudinadnanovich7364
    @zeinudinadnanovich7364 หลายเดือนก่อน +129

    Commentigan waxaan u bixinayaa si markasta oo qof Like saaro aan dib ugusoo noqdo oo aan mar kale heestan u dhegeysto.

    • @FatiKhalif
      @FatiKhalif หลายเดือนก่อน +4

      ina danbiga ku bato ma ficna wll ilahy wu ku caron❤

    • @Muhanadkl0211
      @Muhanadkl0211 หลายเดือนก่อน

      Lpx ilamid thy😢

    • @xussensacad
      @xussensacad หลายเดือนก่อน

      Also Pro
      Pest Song New Goat 🎉❤

    • @xussensacad
      @xussensacad หลายเดือนก่อน

      Also Pro
      Pest Song New Goat 🎉❤

    • @shaakirmaxamedshagta9123
      @shaakirmaxamedshagta9123 หลายเดือนก่อน

      Taas waa lagula qabaa sxb

  • @nimcaanyuusuf3254
    @nimcaanyuusuf3254 หลายเดือนก่อน +14

    Laxanka qamar😮😮

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI หลายเดือนก่อน +29

    Laxamiistayaasha
    Qamarka
    Abdikariin Ali Tea
    Khaalid kaamil
    Ninkii ka ag Dhawaada waa Qarxayaa Anaa Ku idhi Nio
    Kante Cumaamadaada Lama haysan karo Awooow

    • @Abokorrrr
      @Abokorrrr หลายเดือนก่อน +2

      Qamar moyane inta kle sakariye kobciye ha ag fadhistn iyguna😂🐐❤️

  • @bashkacade4432
    @bashkacade4432 หลายเดือนก่อน +4

    No more relationships, which means no mo calaacal . Sanadkii 5aad baan banaanka ka joogaa shukaansi oo dhan alxm xuriyad iyo xasilooni baan dareemayaa iyo inaan dhisida mustaqbalkeyga aan jaanis badan uhelay . War hooy mustaqbalkiina dhista si aad nolosha ugu raaxeysataan

  • @Muuna_MuhuYodiin_15
    @Muuna_MuhuYodiin_15 หลายเดือนก่อน +11

    Qamar the Real G0aT wxani Laxann wuu dhaafay wlhie muztafe kante is the best keep going 🔥🔥

  • @faaraxcali5601
    @faaraxcali5601 หลายเดือนก่อน +16

    FAN,S OF MESSI COME ON KEEP UP UP UP HIH

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 หลายเดือนก่อน +17

    Qamar suugani Laxankiisa waligaa haka shakiyin🔥

  • @AbdirisakRussia
    @AbdirisakRussia 15 วันที่ผ่านมา +3

    Heestan laxangeda ayaa Another level ah

  • @mohamet_cazka
    @mohamet_cazka หลายเดือนก่อน +11

    Heestan Aadka u macaan waxaan usoo saarnay dadka jaceylka ku cidloobay noolada dhamaatiin nolol taama Ana isoo raac wll❤❤😢

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 หลายเดือนก่อน +7

    axmed xaraf qamar sugaani kante cadceed monium cajiib waaye heesta intaasi isugu tageen laxanka iga gadan

  • @kankamo1497
    @kankamo1497 หลายเดือนก่อน +21

    Lyrics: Axmed Xaraf
    Melody: goat Qamar 🐐
    Music: cadceed🎸
    Directing: Monium😮
    Hees lagyu fara yarestay wlhida 🔥🏃

  • @Djhappy15
    @Djhappy15 หลายเดือนก่อน +10

    Maan kuu darsaday oon cidkale kula masaalaynin
    Maqnaantaadu ruuxay dhibtoo tabaya muuqaaga oo aan adiga mooye dhigaa milicsan baan ahaye
    Bal maxaan adiga oo inacay kuugu muunsooday
    Jiro male xasuusaha qalbiga muhasha galiyaaye
    Naftan kugu macsuume mulkiga adiga kuu siiyey
    Mar hadaadan dhawrayn maxaad isu jeclaysiisay
    Markan kuu hibeyayen wadnaha
    Midigta kaa saaray
    Een qudhiyo maalkaba hureen
    Kula mataneeyay
    Miciin kaygii adiga gaboo idhigay
    Meshaase
    Saw ma ogid darada inaan
    Dumarka uga maagay|s

  • @HaNaD-d8u
    @HaNaD-d8u หลายเดือนก่อน +14

    Fananki wadaa qatay dhaxalki abwanadii somaliyed wakaan kante🎉

  • @MaxamedAbduqani-i3c
    @MaxamedAbduqani-i3c หลายเดือนก่อน +384

    Fans Ronaldo like 👍

  • @nasiralpha7667
    @nasiralpha7667 หลายเดือนก่อน +21

    Tiro male xasuusaha qalbiga muhasho galiyaye 😢
    Hees soo baxday xiligi ku habooneyd🥹

  • @rmbildhiq1924
    @rmbildhiq1924 หลายเดือนก่อน +3

    Meelahaad ju duubeysoo qudhuun baad ku xun tahey wallaahi mustafe kantow wallaahi ee sida faniinta caalam ka u. Duub zxp❤❤❤❤

  • @CusmaanAadan-q2u
    @CusmaanAadan-q2u หลายเดือนก่อน +7

    Heestaan waan ku heystaa al fanaane keep going qamarkana igu salaan from xamar ❤😇

  • @MideeyeMedia.3131
    @MideeyeMedia.3131 หลายเดือนก่อน +6

    Waxa ka wanaagsan adigoo Qura'aanka Eebe ku Luuqeeyaa Music 🎶 wax micno leh samayn maayo

    • @user-gl9ni8sl6l
      @user-gl9ni8sl6l หลายเดือนก่อน

      Maxa igu luqyn wayday halkan kukenay

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 หลายเดือนก่อน +10

    Goatka Laxanka Macalin Qamar❤

  • @hamzehirzi
    @hamzehirzi หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxan dhageysanayaa 5/8/2024 7:25malin isniin anigoo murug yar dareemaya waxn rajeynyaa anigoo faraxsan dip u dhageysto heestan oo nolosha kula midowbey qofkaan aduunka ugu jecelahay (c)😭😢

  • @Suudimedia7
    @Suudimedia7 หลายเดือนก่อน +70

    Team meesi only like

    • @PrincessNajah
      @PrincessNajah หลายเดือนก่อน +4

      Leoooo❤🐐

    • @muusexasan147
      @muusexasan147 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@PrincessNajah❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @FarahInaali-cn8mj
      @FarahInaali-cn8mj 27 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @AsmaAhmedabdinasir
      @AsmaAhmedabdinasir 27 วันที่ผ่านมา

      @@muusexasan147

  • @KingPoojo-o5y
    @KingPoojo-o5y 20 วันที่ผ่านมา

    Muftafe kante cimaa madaada maheysto keep going pro

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr หลายเดือนก่อน +6

    Kan laxan haka ahaado what a melody Another Hit song kante🔥🐐❤️

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax หลายเดือนก่อน +5

    Mid ka mid ah heesaha dareenka qofka dhaqaajiyo
    Alfannaan mustaf kante wa fannaan cajiib ah oo heybad codeed leh daganaanta iyo luuqda macaan wa cajiib !!!
    Waa hees dareen gooni ah xambaarsan
    ❤❤❤❤❤❤
    ❤ ❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-re5nn6yz5y
    @user-re5nn6yz5y หลายเดือนก่อน +8

    Alla hooyooy waxan hees lama odhan karo laxan codka erayada meesha lagu duubay 😭😭😭

  • @IxzanAfatah
    @IxzanAfatah หลายเดือนก่อน +4

    fanaanKa fanaaniiTa aan ka taageero musTfE kantE🎉

  • @BurhanChannel777
    @BurhanChannel777 หลายเดือนก่อน +4

    Music wax kale waaye wlh Abti Goat Ustaad Maftuux Cadceed 🔥🔥 Spicy waye wlh

  • @-sharmarkeahmedali-wg6zd
    @-sharmarkeahmedali-wg6zd หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan islaha heestu maacana saw qamar suugani baa laxanka leh ❤

  • @yuusufdejouker3227
    @yuusufdejouker3227 หลายเดือนก่อน +8

    Laxankii goat ka iiga dhadhamay🐐

  • @umufaatima8870
    @umufaatima8870 หลายเดือนก่อน +2

    Haduu Qoralkeyga Kuso Gaaro Illahay Muraadkaga Macsi Lahayn Hakugu Simo Waa Adigee 😢😊

  • @Zakariyegd
    @Zakariyegd หลายเดือนก่อน +19

    Goat zuugani melodyy🐐🔥

  • @Mo_De_Naaji
    @Mo_De_Naaji หลายเดือนก่อน +3

    Qamar suugaani in the building laxanka waa ufadhidaa🔥

  • @HafsaAliMohamed-yj2ls
    @HafsaAliMohamed-yj2ls หลายเดือนก่อน +5

    Heestan wxay soo baxday jacylkayga oo safar ah mcn Nabad ahow meel wlba ❤

  • @sagalmedia24k
    @sagalmedia24k หลายเดือนก่อน +2

    Heestani waxay ka mid tahay heesaha tirada yar ee tayda le.
    Hadad commentigan akhriday like hayga saarin please.

  • @Mahamettttt
    @Mahamettttt หลายเดือนก่อน +12

    MARKAY 1.1M GADHO ISO QABTA❤🎉

  • @fahiimahazzan3106
    @fahiimahazzan3106 หลายเดือนก่อน +7

    Sawma ogid la,aanta inaan aad u murugooday😢💔🥹

  • @Ina_Apdi17
    @Ina_Apdi17 หลายเดือนก่อน +8

    Abaha laxamada cudoon Qamar🐐🙌

  • @ugbaadabdiraxmaan9932
    @ugbaadabdiraxmaan9932 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxaan dhagysanayaa maalin isniina Tariikhdu 5 /8/2024 saacadu waa 6:58 subaxnimo walaalday oo iga yar yar ayaan quraacda udiyaarinayaa oo waxbarshadii aadaya anigu waxaan ahay ardaydii sanadkan baxday waxaan sugayaa natiijadii inzhalah walaal isoo ducee hadaad iga dambayso aniga iyo ardayda somaliland iyo ardayda gaar ahaan sheekh Ibrahim guulaysta walaalyaal meel kastooD joogtaan waxaynu rajaynayna dhalinyaro natiijo wacan A+ Inzhalaah
    ❤🥺

    • @fihiimabaashe5200
      @fihiimabaashe5200 หลายเดือนก่อน

      Wllshayey hargeisa xage ka jogta

    • @CaydarusIbrahim
      @CaydarusIbrahim หลายเดือนก่อน

      Insha allaah waxaan illaahay kabaryayaa inaad hesho natiijo aad kufaraxdo noloshaadana qayb muhiima ka qaadata aqoon kuuma lihi balse waxaa farxad ii ah farxadaada❤❤❤

    • @ugbaadabdiraxmaan9932
      @ugbaadabdiraxmaan9932 หลายเดือนก่อน

      @@fihiimabaashe5200 walaal Fihiimayy Burcaan joogaa

    • @ugbaadabdiraxmaan9932
      @ugbaadabdiraxmaan9932 26 วันที่ผ่านมา

      @@fihiimabaashe5200 wllo BurCo joogaa

    • @ugbaadabdiraxmaan9932
      @ugbaadabdiraxmaan9932 26 วันที่ผ่านมา

      @@CaydarusIbrahim Amiin Amiin wll mcn

  • @apdirahmanismail4519
    @apdirahmanismail4519 หลายเดือนก่อน +15

    Goat sugani💯

  • @MaxamedCumar-i6w
    @MaxamedCumar-i6w 22 วันที่ผ่านมา +6

    Heesta waa waali waaye
    Thanks thanks

  • @dekshaafici2159
    @dekshaafici2159 หลายเดือนก่อน +12

    Qamar ama qarami🐐

  • @HMontana10
    @HMontana10 หลายเดือนก่อน +2

    Malinta waa khamiis tariikhdu waana 18/7/2024 mucashiqiinta halkaan ku jurtoow waa idin salmay😊

  • @NasroFaarax-t9s
    @NasroFaarax-t9s หลายเดือนก่อน +8

    Mustafe Ahmed ibraahim hiboole cajiiba❤🫶👑

  • @abramatv1806
    @abramatv1806 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxan u dhagystaa xaskyge oo iga fog xaalado darteed inaan is argno markle igu so duceya😢
    Tiro mleh xusuusaahgu Zamo

    • @asmaxaliye5702
      @asmaxaliye5702 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahy hasku kiin sodhaweeyo.ilahy haydinaka dhigo kuwi isfama isku waara. Ubad baariya kalahela oosalixa.owangsan kuwi isku.raaso ba abid aan kalacaroon. Inta. Singa kana. An kamidahy ilaahy mustaqbal xalaala siiyo naga dhigo ❤❤❤❤❤❤

    • @Degaliah
      @Degaliah หลายเดือนก่อน

      Alaa ha isku kii so dhaweeyo.

  • @zuhaip9985
    @zuhaip9985 หลายเดือนก่อน +12

    Waxani hees way dhafte magac kale ubixiya🌹

  • @Araweloabdilahi
    @Araweloabdilahi หลายเดือนก่อน +2

    Wwww Wanderful amazing 🤩 ❤ the voice is amazing 🥺

  • @khalidibrahim2969
    @khalidibrahim2969 หลายเดือนก่อน +5

    What melody Qamar rasuulki fanka❤

  • @ayoubfayah
    @ayoubfayah หลายเดือนก่อน +10

    The Best Singer Mustafe Kante🎸

  • @amiinlixle2853
    @amiinlixle2853 หลายเดือนก่อน +4

    Erayada 🥹
    Laxanka 🥶
    Music 🤯
    Codka 🔥
    Matalada 👏

    • @NajaxAli-b9i
      @NajaxAli-b9i หลายเดือนก่อน +1

      Kalay iska arag😮

  • @HanaAbdi21-iu8nl
    @HanaAbdi21-iu8nl หลายเดือนก่อน +2

    Nabaro hoose oon qabay baa idamaqday xaqiiq😭😭😭💔🥺

  • @user-yw7yh3dq9y
    @user-yw7yh3dq9y หลายเดือนก่อน +8

    Filming 🎥 🔥
    Melody🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @MohaanHazzan
    @MohaanHazzan หลายเดือนก่อน +3

    Magaca allah inta ujeeda love ❤️ iisaar follow isodheh wll mahad sanid

  • @ifraaxcumar8316
    @ifraaxcumar8316 หลายเดือนก่อน +3

    alx maanta qalpi jab iyo lugooyo walba waan kasoo gudbaY ilmahayga curad ayaan sugayaa waxan ahY xaamilo waxaaN soo maray xaalad heer aan waalan gaadhay alx ilhy baa mahad iska leH🤗

  • @uditnarayan1540
    @uditnarayan1540 18 วันที่ผ่านมา +1

    One And Only Song 2024☹😶🖤

  • @LibanAzmar
    @LibanAzmar หลายเดือนก่อน +12

    Iga qora ani bedalki qamar 🐐

  • @Abaz_mowlith
    @Abaz_mowlith 21 วันที่ผ่านมา +1

    Goat Kante💀🐐

  • @Maariish4444
    @Maariish4444 หลายเดือนก่อน +6

    Naftaydu jacayl bay dareemaysaa iyo marxalad baahasanaan ah
    balse ma garanayo xitaa hal qof aan shere udhaho heestan hadana inay aniga iga hadlaysaan dareemayaa
    Ma jiraa qof ani ilamida?😔

  • @ZakariyeibrahimUusqiyamo
    @ZakariyeibrahimUusqiyamo หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad moodaa heesta inay aniga
    Iga hadleyso waxaan dareemayaa qalbi jab dhan kasta ah allow nolosha hanagu cadaabin fadlan iisoo duceeya walalayaal😢😢😢

    • @HaniApdi
      @HaniApdi หลายเดือนก่อน

      Kula miid bann ahay inader kaliiga maaha hawshu. Wan qiiqaya. Ilaahay hayno gar garo walhi wll😢😢😢😢😢

    • @HaniApdi
      @HaniApdi หลายเดือนก่อน

      😢

  • @SamatarCadeKadula
    @SamatarCadeKadula หลายเดือนก่อน +5

    Qamar suugaani yaaa Laxan ku gaashi😮

  • @ABDIRAHMAN_700
    @ABDIRAHMAN_700 24 วันที่ผ่านมา

    Haday iskugu kaa tagaan Qamar + Cadceed + A/Xaraf = Kante Kante dhalayy baa mesha kaso baxayy DaB iyo holaccccccccc🔥🔥🔥🔥

  • @siciidaction5821
    @siciidaction5821 หลายเดือนก่อน +5

    Laxanku waa Dhadhanka Heesta
    THE GOAT🐐QAMARKA🔥🔥🔥

  • @MohamedMusaW
    @MohamedMusaW หลายเดือนก่อน +2

    Fanku waa sacad muuse sheekh isaxaaq😢 iyo inyaroo lagu macaaaneeeyey walahi what a legend ever 😂❤😊

  • @Cudoon-ey4yj
    @Cudoon-ey4yj หลายเดือนก่อน +7

    Inta iga danbeyso plz like ta haila dhaafin😢🙏

  • @AdenAden-qu4cs
    @AdenAden-qu4cs 28 วันที่ผ่านมา +2

    Nin qurbo jog ah ree canada aha aya mel ka shaqan jiray customer uu ahaa ana xog oo helay mogii muu idaramay inankii isaga ii yiimiid waan isa baranay xidhidhi iga codasday waxad mooda inu qalbagayag inu ku jiro marku jecylkisa ii shegnayay lkn kaman aqabal sapapta oo ah waxan oga marku iga tago inu ilawii ana waan isaaraka saan uu xiisanyo inan saan jeclhay ugu danabayan xidhidhkii waan ka aqabalay ano og inan qalbi jabii doonoo runtii marku tagay wuu ii ilaway intu jecyl igu baray 😢 qalbi jab wayan ka qaday soo ii cidaleyay heestydii tan noqatay😢😢

    • @ruqiyaali5279
      @ruqiyaali5279 25 วันที่ผ่านมา

      Omg ado og inad qalbi jabii bal max ku jeclsiiyayya😢😢

  • @kaafiyarechenal8722
    @kaafiyarechenal8722 หลายเดือนก่อน +5

    Qamar suugani , Laxanka goat 🐐 ayaa heesta wax kale ka dhigey ❤

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el หลายเดือนก่อน +2

    Xiliga u bahanay ayaa so saratay qx jacayl 😢😢😢😢Qalbi kula midobo ragaba adiga ka midhay niyad adiga ku magana in badan maar mi kari wayday mooralkedi adiga latagay galiyeey muudh kase sow ma ogid laanta inaan aad u murugoday manku darsaday un ciidkale kula misalayn maqnaantadu ruuxay dhibto oo tabaya muuqga oo adiga moye dhiga MilacSan baan ahay bal maxaan adiga oo inacay kugu muu soday tira male xususaha qalbiga Muhasha galiyaaye nafta kugu mac sumay oo mulkiga adiga ku siiyeey mar hadaadan dhaw rayn maxaad isku jec laysiisay marka ku hibeeyaay wadnaha midigta ka saray een qudha iyo nafta ku huray oo kula mataneeyaay micinkaygi adiga gabo idhigay meeshase sow ma ogid laanta inaan aad u murugoday manku darsaday un ciidkale kula misalayn