Ifraax Hargeysa Waji Karah Official Video 2014 sax sax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 262

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 ปีที่แล้ว +16

    Hees waa dhaaftay waxani Still wan dhegaysanayaa 24 april 2023 from Burco 😘😂

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm ปีที่แล้ว +20

    Fanaaniinta isaaqa waan jeclahay heesahooda si Niyad ahbay u heesaan, waan ilmeeyay

  • @ahmedshaafi6550
    @ahmedshaafi6550 3 ปีที่แล้ว +36

    Laba nolosha weel qudha
    Ku wadaagi jirey abid
    Ikastooy is waayaan
    Naziib wiiqeybaa yimi
    Iney wada jiraan abdid
    Inta badan labada qof eee midba Midka kale si saa'ida ujeclaadaa
    Nasiib iskuma yeeshaan
    Heestani wakhtigii ay soo baxdey wax dareen ah iguma lahayn
    Haddase inaan oohinta xattaa isku celiyo awoodi kari waayey😢😢

    • @dr.abdirahimhiz4569
      @dr.abdirahimhiz4569 2 ปีที่แล้ว +1

      Dont cry just smile😭😭😭😭😭

    • @ZamzamXuseen-hf6zi
      @ZamzamXuseen-hf6zi ปีที่แล้ว +1

      Labo qof ee is jecel aduunka iskuma helaan
      Hadii aay is helaan xataa iskuma raagaan aduunkaa iska sidaas ah huno
      😢heestan wax dareemi kara qof jacayl dhab ah ku so dhacay
      Nololsha aduunka ayaa iska itixaan ah
      Nasiib wngsan insha allaah
      Ana iminka kula daremayaaa
      😢😢

    • @Ciidle1
      @Ciidle1 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@ZamzamXuseen-hf6zi waxan caawa ka qorey labo qof oo is jecel isma helaan waana runtaa oo gabadhii adduuyada igu jeclayd aniguna aan ugu jeclaa way iga jarmadey hal sano ka hor lkn xasuusteedi baa iga bixi waydey ilaa an nafteyda nacab galiyo si aan u hilmaamo
      Nasiibkedu ha wacnado aniguna kayga ha hagaago.😢

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 2 หลายเดือนก่อน +7

    10 sano ka dib hadaad daawanayso lengend tahay like iisaar

  • @abdirahmaanmaano4307
    @abdirahmaanmaano4307 ปีที่แล้ว +8

    Old is gold heestani waxay isoo xasuusisay waayihii caruurnimo emotionally caawa wlh😢

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 ปีที่แล้ว +20

    ceeeeeeeeb wllhi ina raggaw waxani waa wax ina haystee ceebta inaga dul qaada bi'i waayee
    haweenku waa beerkeeniiye
    aann baanano

  • @fadxiahm3th844
    @fadxiahm3th844 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hees dareen leh runtiii
    5/7/2024 goobtuna magaldiii jecayLka
    Insha allh wan ku soo laaban ano noloshyda wax badan isk badalen

  • @xasanzilva6538
    @xasanzilva6538 2 ปีที่แล้ว +10

    Nasiibkii wacnan jirey
    Xageeebu warab ka leyahay
    😭❤😩

  • @queenarawelo8026
    @queenarawelo8026 ปีที่แล้ว +15

    Who still watching 2023🥺

    • @abdallamgabay9351
      @abdallamgabay9351 10 หลายเดือนก่อน

      Walle aniga dhageysanaya waliba si qalbi ah

    • @ahmedhusen4019
      @ahmedhusen4019 3 หลายเดือนก่อน +1

      2024😂

    • @haajisibraar5907
      @haajisibraar5907 3 หลายเดือนก่อน

      ​@ahmedhusen4😅019

    • @mohamedmohani2183
      @mohamedmohani2183 2 หลายเดือนก่อน

      2024/08/08😂😂😂😂😂

  • @kalsoonidiiluntey4526
    @kalsoonidiiluntey4526 8 หลายเดือนก่อน +5

    Waad farxi mooyee Mar labaad Baad murugoon isma Laheen isma laheen Mar labaad bey ilin kaa iman 😭😰💔😭 still song 🎵 😢

  • @Ayni88
    @Ayni88 ปีที่แล้ว +4

    Nasiibkii wacnaan jiray🥰
    Xageebu warab ka leeyahay💔😭

  • @abdirahmangabow5922
    @abdirahmangabow5922 10 ปีที่แล้ว +32

    waa arin ku ceeb ah raga soomaliyeed iyo nolosha bina aadamka i feel sick

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 7 ปีที่แล้ว +11

    Ifrah hargeisa jecliya hesaahega Waale kkkk mudhe baaban galaaye loool respekt ifrax Queen 🙏🏽❤️🤙🏽👑😘👑🙏🏽❤️🙏🏽❤️🙏🏽❤️🙏🏽👑❤️🙏🏽❤️✌️

  • @abdullahimohameddahir2501
    @abdullahimohameddahir2501 6 หลายเดือนก่อน +3

    Who is still listening and watching 2024 😢 Eid mubark farxad iyo jceyl ku ciida ❤😊

  • @barwaqoosman6121
    @barwaqoosman6121 9 หลายเดือนก่อน +2

    Haafidoooow❤️😰

  • @sucdicadeey9315
    @sucdicadeey9315 3 ปีที่แล้ว +10

    Yaa dawanayo 2021 28 March 16:35 daqiiqo xanuun aan ka bogsade 2015 aya hadane dib ugu noqde allow boogaha inoo dhay 😤😭😭😭

  • @safiyomuumin4236
    @safiyomuumin4236 ปีที่แล้ว +3

    nimaan iwanaajin hadana hadana iga weecan miyuu calafku wahelkey wehel iiga dhigay ani😢😢

  • @katiitowmadino2452
    @katiitowmadino2452 8 ปีที่แล้ว +45

    raga wanaagsan oo wax garadka ah jacaylka iyo nolosha yaqaano iyo dumarka wanaagsan ayagana jacaylka iyo nolosha yaqaano inta badan nasiib iskuma helaan dadka aan qiimaha jacaylka aqoonin ayeey nasiib u helaan

  • @QadraAbdikani
    @QadraAbdikani 5 หลายเดือนก่อน +2

    Still wan dhageysanayaa 9/may/2024 Inta iga danbeysow salaama❤

  • @wardamegaag2523
    @wardamegaag2523 หลายเดือนก่อน +1

    2014 ayaan dhagaysan jiray cawana waykan2024🥺

  • @safiyomuumin4236
    @safiyomuumin4236 ปีที่แล้ว +3

    sidaan ku wngsn miyuu diidi waayahu nasiibki wacnaa jiray xakebu war ka leyhy 😢😢

  • @abdiwakiilfaysal4771
    @abdiwakiilfaysal4771 ปีที่แล้ว +5

    1:00 9/9/2023 hben axad aH hees dareenkeda wadaTa iyo jawi samalyl ma sheegi karo wakhti dmbe an soo boqdo hestan alle hawno naxarisTo sidan ukala horyno😢🤲🙏aad ban usalamya mu cashaqiinta jcylka aminsan

    • @MohaaAhmet
      @MohaaAhmet ปีที่แล้ว

      Wan kaa qaadey zhp ilaahey Amuurahaaga haku sahlo

  • @ayaankaba7543
    @ayaankaba7543 ปีที่แล้ว +3

    guurku waa dhibato malintan guursaday aya fikir iyo murugo igu horey say niman iwanajenayn hadana iga wecenayn

    • @HudaOnline-mj1jz
      @HudaOnline-mj1jz 8 หลายเดือนก่อน

      Walaahi waa runta guurku waa dhibaato iyo stress

  • @SafioWaberiMohamed
    @SafioWaberiMohamed 5 หลายเดือนก่อน +6

    Yaa dawanayo 2024😭😭

  • @hodanedebsan3709
    @hodanedebsan3709 2 ปีที่แล้ว +7

    HeestaN 2015kii wax DhagaYsan jirta inaan Anu ilmder nahay lkn waxaay ka Hadlayso Man garan jirin wayo wan yar wakhtiga lkn manta oo ayaa tahay 2022/6/17 ked ayaan so raadiyay Aniga oo FahmaY waxaaY heestu ka HadlaYso oo walipa Aad u DareemaY Nasiibkii wacaan jiraY xagu waraab ka leyaaY💔

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 ปีที่แล้ว

      😂😂weli waad yartahay

  • @abdiwasacmohamed4126
    @abdiwasacmohamed4126 2 ปีที่แล้ว +4

    Laba calaf wadaagtaa
    Hadii ay waxyeliyo
    Waji garanli mooyee
    Garanwayaan xiisaha
    Wawa jaceyl malee
    .............................
    Sidaan kuwnagsaneyn
    Miyuu diday wayahu
    nasibkii wacnaan jiray
    Xagebuu wahabka leyhy
    ...................................
    Hestan walahi kii fahmi karo unbaa fahmi kara markaa ilahy wixii isku xun hawanajiyo wixii isku fican ha ugu sii wado ana ilahy haduu nafta ii dayo mid fican ilahy ha iziyo idina sidoo kale amiin amiin. Amiin 🤲

  • @apdleseid2574
    @apdleseid2574 ปีที่แล้ว +3

    Naziiibkii wacnaan jiray xageebuu warab kalee yahay😔👀

  • @adeeca3543
    @adeeca3543 2 ปีที่แล้ว +9

    18 /4/2022 2:40 wanso raadiyay heestan 🥺💔

  • @Jannat-2762
    @Jannat-2762 5 หลายเดือนก่อน +4

    Still watching 2024🥹

  • @mohametdr9009
    @mohametdr9009 6 ปีที่แล้ว +18

    Yaaa dawanaya 2018 likt

  • @pharhanrajo6780
    @pharhanrajo6780 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hees Wa dhaaftay tani
    Gbdha Kama tago Si wanagasan uma Hayo Waxn Fahmi wayay DabeecdaYda 😢

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +9

    😢😢😢alaaha soo hadeeyo inamadeena😢2019

    • @xudeyficabdiraxman5217
      @xudeyficabdiraxman5217 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlloh ragu isku mid maaha qaarba jira dumarka si xun ula dhaqma iyo qaar si wanagsan ula dhaqma

    • @sacadxikmaawi3585
      @sacadxikmaawi3585 ปีที่แล้ว

      Aamin wllo 2023

  • @faras_cadetube2958
    @faras_cadetube2958 ปีที่แล้ว +4

    Childhood crush 😭❤️

  • @savamoh4887
    @savamoh4887 5 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi anigay qisadan oo kale igi dhacday 😭😭😭😭😭

  • @rrabia381
    @rrabia381 10 ปีที่แล้ว +6

    Subxaaan waan ka naxayba ' dadka is jecel allow qalbiyadooda isku soo jeeedi.

  • @MaxamedCismaan-e1e
    @MaxamedCismaan-e1e 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sidan ku wanagsanayn miyu dide waayuhu wlhi wa ta manta I haysata srry isma lahayn sida fudud bad ku kala tegeysan 😢😢

  • @Nuuniya
    @Nuuniya 4 หลายเดือนก่อน +3

    2024 /6/11 hbnimo 💔🌋🌋

  • @leylaabdalla4554
    @leylaabdalla4554 10 ปีที่แล้ว +25

    Gurka waa nasib nacas ayaa nasib ficnato faridna waqtiga ayaa ka hisha. nolasha badi sidas ayeey dumarka kanaqatay , ALLE ayaa umaqan

  • @ayaanzuleiman4709
    @ayaanzuleiman4709 4 ปีที่แล้ว +6

    Nimaan iwanaajinayn hadan iga weecanayn miyu calafku wehelkay iga dhigy💔😥

  • @Indho2010
    @Indho2010 10 ปีที่แล้ว +6

    Nice Song, Ifrah Hargeisa, Well Done.

  • @faysalqolqol3817
    @faysalqolqol3817 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 yaa igula raaxaysanaya

  • @najmahassan1268
    @najmahassan1268 9 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allah ifraax hargeysa I like this song

  • @wadanidhabtaah2160
    @wadanidhabtaah2160 10 ปีที่แล้ว +1

    wah wah aad ban uga helay heestaa gabadhan wana heestii igu horese oo gabadhan wana ka helay viva walashey

  • @CanabcawedDuaale
    @CanabcawedDuaale ปีที่แล้ว +2

    31/5/2023 waan soo radiyey heestan💔🥺😢

  • @yasmiinismael9429
    @yasmiinismael9429 7 ปีที่แล้ว +10

    heestan waan kanaxa

  • @raymadayib6333
    @raymadayib6333 ปีที่แล้ว +2

    Naziipkii wacnaan jirey xageebu warab ka leeyahy 😩💔🤦🏻‍♀️🥺
    4-6-2023 😓. Nolasha Intaa ka bdn sideen u adkaysan kara la aanta 😒 H. I❤️‍🔥💔

  • @omarfatoosh6819
    @omarfatoosh6819 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan yaa dawan haya 2020

  • @hassanzilva251
    @hassanzilva251 ปีที่แล้ว +1

    Nasiibkii wacnan jirey xageeebu warab ka leyahay 😢😢

  • @SafaAbdinasir-t3s
    @SafaAbdinasir-t3s หลายเดือนก่อน +1

    Who still watching 2024/August/29

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 5 ปีที่แล้ว +5

    Markn dhagaysto heestan gur iyo nin baa wan naca 😢😢😢😢😢

    • @burco8060
      @burco8060 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @ismailhassan9369
      @ismailhassan9369 4 ปีที่แล้ว

      Waligaa haguursan walaal iskaba daa guurka

  • @hassanyuunis3902
    @hassanyuunis3902 4 ปีที่แล้ว +3

    Laba nolasha weel qudha ku wadaaji jirey apid inkastoy is waayan 😢👋

    • @monadaahir1954
      @monadaahir1954 2 ปีที่แล้ว

      Naziib wiiqay ba imid inay wada jiran abid😭

  • @ahmedosman2549
    @ahmedosman2549 5 ปีที่แล้ว +9

    Who is till watching in 2019...

  • @aniya378
    @aniya378 10 ปีที่แล้ว +5

    alla gabadhanifraax habeenkii uhoraysya ee heestaan ay qaado waa la waydiidyay qisadaan waxayna tiri caawa waxan qadaya hees gaar ii ah oo aniga qiso dhab ah igu dhacday ah .. vedogii oo qisadii dhabta ahyd way soo saartay amskiinsaan buu ugali jiray ,,,, qof ad jeceshay siaguan dan aan ka lahy sry sis mid ka ficn aad helaysaa

  • @JuweriyaJamal
    @JuweriyaJamal ปีที่แล้ว

    2017 bay ahayd heestaan aduunka ugu jecelhy 😢

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 10 ปีที่แล้ว +14

    Ayamahaan wakinayaa Miyeey Wada jirkeeni Nolosheeni wadarnimo Cakuyee Wax yeeleen !!♡♡♡♥♥♥♥

  • @ilwadcabdijamal7813
    @ilwadcabdijamal7813 3 ปีที่แล้ว +2

    Nasiipkii wacnan jiiraY😥2021

  • @kaafitube-n1q
    @kaafitube-n1q 2 หลายเดือนก่อน

    2024 hadaa ila dawaneyso like igu sharaf wall😭❤️

  • @SuperBarwaaqo
    @SuperBarwaaqo 10 ปีที่แล้ว +3

    Sad song wlhy way oyaysa heestan waan jeclahy wlhy aad iyo aad

  • @zhahrazaadofficial1822
    @zhahrazaadofficial1822 ปีที่แล้ว +1

    30/8/2023 hestan ban so radiyeey Ano qiso so xasuustay Time 2:22🥹😭❤️

  • @hamdafaysal4543
    @hamdafaysal4543 2 ปีที่แล้ว +2

    Fav song😰😔

  • @hiboAxmed-e1c
    @hiboAxmed-e1c 2 หลายเดือนก่อน

    Walhi xaladani anye idabqiysaa qof kan dunida ka dortye aya ixumeye 😢

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 29 วันที่ผ่านมา

    Ifrax marka caatoda hayd waa qurxoned

  • @shukrixuseen5868
    @shukrixuseen5868 8 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaw insha calaaaa hees

  • @Footballmagie1
    @Footballmagie1 7 ปีที่แล้ว +15

    Rag oo dhan isku wada mid maaha
    Bal aniga tanu ishelno ayaa nasiib leh 😎😎😎

    • @faysalabdi4554
      @faysalabdi4554 7 ปีที่แล้ว +2

      Black Diamond haaa mid nacas ayaa ku jura

    • @wardamustafe8195
      @wardamustafe8195 2 ปีที่แล้ว

      Ada wax lagu dhaha nio

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว

    Ifraax masha Allah . Allah is there for u ilaahay ku dayici maayo

  • @ridwanaden3086
    @ridwanaden3086 7 หลายเดือนก่อน

    Still hurts 😢

  • @xararo5222
    @xararo5222 2 ปีที่แล้ว

    Hada ayan dhageysanayaaa 2/25/2022 jclka dhab ah oo guul dareystayna wuxu Ihelay 2021

  • @sultana_alii
    @sultana_alii 6 ปีที่แล้ว +12

    Am sorry
    Iskadaya jaljaleca hablo
    Be strong 🙂

    • @sacadxikmaawi3585
      @sacadxikmaawi3585 ปีที่แล้ว

      Afar sano kadib aad qortay comment gan 2023 majoogta

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 ปีที่แล้ว +2

    Heestan maanta so raadiyey 30 may 2023 waligey gabadhan magaceda maqli jirey lkn hees ay ledahey xaley ka hor maanta dhageysan Ifraxey walal qalbiyo badan waad u hadashey oo Rag iyo Dumar ba leh ee Mahadi korkaga ahaato....
    Dhalinyaro noloshu culeys maha maxa noloshena iyo jaceylkena culeyska ka dhigey jaceyl qofka aad jeceshahey aad qarsanayso sida sirta dowladaha quwadaha waaweyn.....
    Dhalinyaro noloshiina xor u noqda oo hadba lamanihina daacad u ahaada.

  • @mariyamus3290
    @mariyamus3290 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan si xasuusa udaawana maadama taasi igu dhacady aniga iyo jcylkayga najax

  • @flsncabdi1413
    @flsncabdi1413 4 ปีที่แล้ว +1

    8 Mars 2020 still watching

  • @farduussultan271
    @farduussultan271 5 ปีที่แล้ว +2

    waan waan jacayl male ❤❤❤

  • @amrannoor3247
    @amrannoor3247 8 ปีที่แล้ว +6

    Its areal life situation that one can feel....dont be stucked on such lifes ifrax en all my sisters out there

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +6

    Ax tolahi Lkn rago dhani say Miya hady jwabtu ha thy wan dhafi nino dhan sasa idhnta ax
    Ax miskiinad😨😨😨😭😭😭

    • @zultaanaided9482
      @zultaanaided9482 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Khalid huuno ma sina biniaadamku mid xun iyo mid wanagsanba wey leyihiin

    • @cadeeycadeeyqurux4104
      @cadeeycadeeyqurux4104 6 ปีที่แล้ว

      Wa sidaan all raga somalida waji kle ayay kula so baxayan habenka sariirta ku saarto ka dib

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 9 ปีที่แล้ว +22

    I feel crying walaahi😢😠😠. ..sick men are everywhere. .sorry abaayo

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 6 ปีที่แล้ว

      anigaa ka daran

    • @g_3YD
      @g_3YD 6 ปีที่แล้ว +1

      IFeeLiNG crYiNG until 18

  • @ZamzamXuseen-hf6zi
    @ZamzamXuseen-hf6zi ปีที่แล้ว +1

    Nasiibkii wacnan jiray
    Xagee buu warab ka leyahay😢

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv ปีที่แล้ว

    Yaa Daawaney 2023 May

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 2 ปีที่แล้ว

    🥺🥺heestan ugu jacalahay heesaheeedaaa

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 6 ปีที่แล้ว +8

    Nolosha nucan wan daremikaraa ciil kaweyn majiro qofkad ku dag lahayd marku waji laso baxo oo wanagiyo jcylka ugasidaro

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 4 ปีที่แล้ว +1

    2020🤗

  • @najipHire
    @najipHire ปีที่แล้ว

    9/8 2023 wan soo raadiYaY hestaan 💔😪

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 8 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees cajiiba oo wax kuqaadasho mudan

  • @zamzammaxamed1454
    @zamzammaxamed1454 6 ปีที่แล้ว +1

    hees murugadeda leh wllhi

  • @haifocashaquhanaaxoahmed8216
    @haifocashaquhanaaxoahmed8216 7 ปีที่แล้ว +5

    Yaa dhagaysanya 18 /11/ 2017

  • @moheli7213
    @moheli7213 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa daawanaya 2019

  • @khalidyasin1030
    @khalidyasin1030 9 ปีที่แล้ว +1

    ifraax waad cod macaantay heesahaagana waan ka helaa ok ok ok laabaha luluya

  • @MohamedIbrahim-jx6xp
    @MohamedIbrahim-jx6xp 6 ปีที่แล้ว +5

    Nolosha adag wan dareemi karaa markuu jacaylka gees maro

  • @khalidguntigab1175
    @khalidguntigab1175 5 ปีที่แล้ว +1

    2/9/2019 xasuus ayan ku dawanayaa manta

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 ปีที่แล้ว +3

    Nin somaaliyed nafteyda kuma aamineen waayo waa qeyrul masuul 😙

  • @sx9316
    @sx9316 2 ปีที่แล้ว +1

    2014 ayaan heestaan dhagaysan jiray imikana Waa 2022 😐😔😀

  • @fadxiyuusuf4964
    @fadxiyuusuf4964 9 หลายเดือนก่อน +1

    ciyaal 2030 heesahan ku mirqaama 😂😂

  • @mushtaqahmed9865
    @mushtaqahmed9865 2 ปีที่แล้ว

    2022 yaa daawanya 🥺💔

  • @khalidabdi1
    @khalidabdi1 7 หลายเดือนก่อน +1

    Who’s still listening 2024❤👂

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว

    Ifraax hargeisa the one and only legend

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees cajiiba wax ku qaadasho mudan
    5/11/2021 1:32 duhurnimo jimce ah

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 ปีที่แล้ว

    2014 is barashadeenii
    2018 kala fogaansheheenii😢😢😢
    Labada qof ee sida dhabta ah isku jeceli isku raagaan nasiibna iskuma yeeshaan wlh
    Sidaan ku wanaagsanayn haduu diiday waayuhu😢😢😢 am sorry boqoradaydii hore
    Wakhtigii kala fogaanshaheena hadaan sida aan maanta aqliga uleeyahay uyeelan lahaa talooyin badan oo idhaafay baan maanta ruugi lahaa😢😢😢 am sorry😳😢 rooda waxaad tahay qofkii ugu horeeyay ee qalbigayga booska ku yeeshay ina baray macaanka iyo qadhaadhka jacylkaba kumaan ilaawin kumana ilaawi karo meel fog baad igaga taalaa nolol ta usaraysa kuu rajaynayaa noloshaydiiyeey😢😢 ana ilaahay wuu isiin waxaan jecel ahay boqoradaydiiyeey😢😢

  • @hanahana-jl8oq
    @hanahana-jl8oq 6 ปีที่แล้ว +2

    Allow uhiili haweenka ragu cadaw iyo weehelaan lagmaaramiine qisadani waxay qusaysaa rag aan arxaanka lahe

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees xasuus gaar ah ii leh 2021 /7 /24 4:30 habenimo hargeisa 😇

  • @omarN
    @omarN 9 ปีที่แล้ว +3

    it is sad, but I like it.

  • @fardawsanuur3765
    @fardawsanuur3765 6 ปีที่แล้ว +3

    Raga somalida somarka way bahdilaan walahi hoyooyinka alaw raga noo hagaaji😭😭😭😭😭😭😭