IFRAAX TOLMOON ANOO JID ADAG MARAY HAPPY NEW YEAR 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Barnaminjka Sanadka Cusub ee Xidigaha Geeska
    Erayadii & Laxankii Maxamed Miyir Xaaji
    Music Ahmed Wali Furinle
    Copyright to Waqal & Afro Media Production

ความคิดเห็น • 429

  • @hassan-adam2895
    @hassan-adam2895 21 วันที่ผ่านมา +47

    Hesstan waxaan soo BooqdaY markaan ArkaY iYadoo Duruuf ka Muuqato oo LawareejinaaYo BaraHa BuLsHada Ifraax Tolmoon😢😢😢

  • @abdiqanimusa8955
    @abdiqanimusa8955 5 ปีที่แล้ว +183

    Inta u aqoonsan heesta barnaamijka ugu shidan iskeena 😍😍😍😍😍😍🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @MansuudJaamca
    @MansuudJaamca 13 วันที่ผ่านมา +16

    Wiilbaan jeclaaday ka dibna qalbiguu iga jabiyay ka dibna anigon is lahyn qof danbad jeclaan ayuu wiil kale ii yimi wuxuuna isiiyay dareenkaan kii hore ka waayay ana waan jeclaaday waliba saaid lkin wuu tahriibay saakuu ka baxay magaalada hargaysa iigu duceeya inoo ilahy riyadiisa u rumeeyo aniguna aan codkiisa dib u maqlo
    Jeexaygii midigow ii soo jawaab celi
    Wll like ii saar si aan ugusoo xasuusto marksta😢😢

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 5 ปีที่แล้ว +85

    Heestani 2 bilood iyo 66k vies uma qalanto waad gabteen ifraax toolmoon❤️🥰🌹

    • @ofrahabdi6618
      @ofrahabdi6618 4 ปีที่แล้ว +3

      Ifrax tolom wy cood macnthy lkn xidikah geska maa tageran😞

  • @Its.su3da
    @Its.su3da 5 ปีที่แล้ว +84

    Her voice gives me goosebumps...ma shaa Allah way far much better than some of the hidigaha geeska...if u agree hit the like

    • @abdifatah1939
      @abdifatah1939 5 ปีที่แล้ว +3

      Thats why she is called "the new Magool"

    • @abdiosman4403
      @abdiosman4403 3 ปีที่แล้ว

      Cristiano Ronaldo 7 g oo Hhh khjtt F D.C. BBC Hhh

    • @shukrixasan7765
      @shukrixasan7765 2 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😍😍😍

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 ปีที่แล้ว +40

    Somalida shidan inta qoftan kaso maqashay magaceeda aan hore u aqoon oo soradisay bal ❤👈

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 4 ปีที่แล้ว

      @Munira Omar haa somalidu udarana qofka durufeysan 😰😰😰

    • @umuashraf7911
      @umuashraf7911 4 ปีที่แล้ว +1

      Ala anaa kamid ahaa waliba markey kuqoslayan sharmutoyinki asma lov io asma saban yurub io ugbad xitaa waan sodaway awal ma aqon dhabtiii

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 5 ปีที่แล้ว +178

    Ifraax Tolmoon khadra daahirta sanadka weeye intii ka heshay like saar

    • @avakinlifetheevil8319
      @avakinlifetheevil8319 5 ปีที่แล้ว +1

      instigraamkeeda follow dhaha ifraax_tolmoon_official

    • @foziyoabuukarcilmi7097
      @foziyoabuukarcilmi7097 4 ปีที่แล้ว

      @@avakinlifetheevil8319 oopòòoojyyuu8p00⁹iìiii8899888888 8vńuù7y6

    • @ahlamali8890
      @ahlamali8890 4 ปีที่แล้ว

      @@foziyoabuukarcilmi7097 W¹

  • @apdikareenaxmed
    @apdikareenaxmed 8 วันที่ผ่านมา +4

    Intaa soo boqotay 4\9\2024 intaa wixii ka danbeeyaaa like saae 🎉

  • @abdirisakali9636
    @abdirisakali9636 8 วันที่ผ่านมา +4

    Adigoo jid adag maray oo jooga meel dheer weli jamashadaadi kama jarin calooshoo waaad I jiidanaysaa

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 7 วันที่ผ่านมา +3

    2024 so radieyy
    heestan ninkeda u qadayy😢
    wu ka tegey😢sorry tolmoon

  • @ubaxosman5011
    @ubaxosman5011 5 ปีที่แล้ว +25

    Ifraxey anigon ku arkiin ilhy imaa diilo daar alle kujclhy inaabti mcn♥️♥️😥😥😥😭😭😭

    • @abdihakem112
      @abdihakem112 21 วันที่ผ่านมา

      Maantay caawin u baahantahay

  • @hargaysalive7539
    @hargaysalive7539 5 ปีที่แล้ว +161

    Ifraax tolmoon wan wataa cawa kadib inta ila wadata like i saar

  • @sanaaggamer6534
    @sanaaggamer6534 19 วันที่ผ่านมา +5

    Asmo seben alle haw naxriisto amiin 😢😢😢

    • @jabriil68
      @jabriil68 19 วันที่ผ่านมา +2

      Miyaan ka danbeyaa

  • @maxamednuurcramaan8091
    @maxamednuurcramaan8091 5 ปีที่แล้ว +141

    daacadnimada waa ay kamuqata tani yaa igu raacsan

  • @AsmarDirir-bt7ps
    @AsmarDirir-bt7ps 22 วันที่ผ่านมา +8

    Bina aadanku inta ay nololshu ku qurux badanthy bay ku garabyacayaan lkn markay ka jiifsato cidna kumo taqaano😢ifrax before and after 😢

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 ปีที่แล้ว +94

    gabadhaan mafoolxuma way qurux san tahay qof walbana oo lix diisa lixaad qaba qurux uma laabna

    • @mahamedabdillahi9283
      @mahamedabdillahi9283 4 ปีที่แล้ว +1

      Foolxumadu maaha suurada qofka
      Waa qalbiga
      Gabadhan siyaad qariib u moodaa
      Laakiin meel somali joogto pin lagu hadal hayn ma jirto
      Codkeeda 😭

    • @sucaadcismaan2281
      @sucaadcismaan2281 4 ปีที่แล้ว +1

      Hsjdir

  • @Fadxifunny99
    @Fadxifunny99 23 วันที่ผ่านมา +6

    Gabadhaan waa la xaqiray wlhi xidigaha geeska iyada ku jidhay

    • @Mudan-
      @Mudan- 23 วันที่ผ่านมา

      😢😢😢

    • @user-jw2xu4vh4u
      @user-jw2xu4vh4u 23 วันที่ผ่านมา

      Tiktok baan kaso arkay oon so doonay hada iigu horaysa laakiin cod aanay wada haysan bay lahayd wlh😢

  • @mariaabdallamariaabdalla2265
    @mariaabdallamariaabdalla2265 5 ปีที่แล้ว +9

    Wlh naagtaaan codkeeda holac waaye intay kujiri jirtay😍😍😢😢😢

  • @faizahodan2757
    @faizahodan2757 7 วันที่ผ่านมา +2

    Inta dhagysanysa kadin markay ogatay qisada heestan😢😢😢

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 9 หลายเดือนก่อน +23

    Ifrah tolmoon her voice is really beautiful but xidigaga guest become jealous and she is polite person all this problem is tribes problem 🌷💕🌸💜💚💘❤️👍

  • @user-cp3sw1bf6b
    @user-cp3sw1bf6b 7 วันที่ผ่านมา +1

    This song 😢😢😢 felt it truly I can’t describe it

  • @naziimaliaiise4471
    @naziimaliaiise4471 4 ปีที่แล้ว +6

    Meesha WaXa ka maQaN hamda queen oo qudha inta uxiistaYa HaYa dhaFiN😭🌏💑💘

  • @yahyemohamedmrruuxani4803
    @yahyemohamedmrruuxani4803 5 ปีที่แล้ว +19

    wa hesti sanadka ugu shidnayd yaa ila.arkay

  • @rakiaibrahim4331
    @rakiaibrahim4331 5 ปีที่แล้ว +11

    Wiilki maxamed miir xaji sxpka ahayen ee la tumi jiray kabanka waaka axmed wali ag joogo wlhi waa aduunyo sxpkiis aakhiro

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +3

    This singer Ifraax Tolmoon is a perfect priceless singer her voice is splendid bless her she's wonderful in every sense

  • @mohammedabdi6335
    @mohammedabdi6335 5 ปีที่แล้ว +20

    She has sweet voice mashallah and i like the way xidigaha give her motivation and support 💕💕

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 ปีที่แล้ว +11

    Woo ifraax tolmoon mashallah you got nice voice illayo unaxariisto mahamed miyar Haji amiin I support a lot sister X X x

  • @tomharry3798
    @tomharry3798 5 ปีที่แล้ว +12

    ifRaax tolmoon 😍wLhi waa fanaanaD coD maCaaN☺ kuWii in badaN Soo HeesayaY 😅ayaY wLhi beachka dhigtaY💗💗

  • @user-ik7zt9cr9k
    @user-ik7zt9cr9k 5 ปีที่แล้ว +13

    eesh calaa wale waa boqoradiu codka dhamaan xidigihii oi dhan way liqday cod meel dheer ku dhacaya horu soci wllshy intiii ila dareentay codkaas dheer like igula soo dhaweeya

  • @MaslaxUmarManaxe
    @MaslaxUmarManaxe 5 วันที่ผ่านมา

    Marku Kala tageen iyada iyo ninkeeda Aya qaadey heestan 🎉❤❤😊

  • @Jawaahir617
    @Jawaahir617 5 ปีที่แล้ว +31

    Maansha Allah inantu cod macaaanaaa ma reer Booramaa
    Wooof woooof

  • @ubaxjire3684
    @ubaxjire3684 4 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah waxaan qirayaa gooxda xidigaha gabadha ugu codka macaan ineey tahay huuno horay u soco ❤️❤️❤️

  • @suhaybomer8803
    @suhaybomer8803 5 ปีที่แล้ว +6

    waaaaw fanaanadii kaliya ee gobolka salal gaar ahaan degmada xariirad ka soo jeeda horey usoco habo macan

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 4 ปีที่แล้ว +15

    Ifrah waa ciise reer Guedi mashallah she got good voice since happy new year she didn't sing I hope she come back keep going sister x x

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +3

    What a lovely modest singer with sincere expressions in her voice

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 5 ปีที่แล้ว +7

    Caway yurub geenyo doqon iyo aragsan wasaq maxay ka qadi karaan ifrah horay usoco

  • @AlvinDichard
    @AlvinDichard 20 วันที่ผ่านมา +1

    Wlh cod lamida wali hes kuma dhagaysan mashallah cod macaana 🌹

  • @umaimamohamed5433
    @umaimamohamed5433 5 ปีที่แล้ว +17

    Xigigaha geeska qofku cusub motivation bay siiyan ilahay danbihiina ha dhaafo🙏

    • @xalimoosmab941
      @xalimoosmab941 5 ปีที่แล้ว +1

      Cud ayee heesataa bes m alh inta ilafahtay lek iisaara

    • @avakinlifetheevil8319
      @avakinlifetheevil8319 5 ปีที่แล้ว +1

      instigraamkeeda follow dhaha ifraax_tolmoon_official

    • @aymanMoha6
      @aymanMoha6 5 ปีที่แล้ว

      wll kuma cusba qoftani kuwa bdn ayeyna kaga soo horeysay xidigaha lkn hday dib ugu soo noqotay

    • @ZulthanTv
      @ZulthanTv 5 ปีที่แล้ว

      WlloH kuma cuzPa hore ayay ugu jirteY 2015
      Illa mrkii Dambe isaGaTegtey taaz o u zpp yhy gudoomiyihii hore laab zalaaz

  • @sanewalker9887
    @sanewalker9887 5 ปีที่แล้ว +13

    Ifraax Totenham way zooo baxday waxaaan sugnaaaba
    Khadra liverpoool .

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 5 ปีที่แล้ว +3

    Ifraax toolmaan waa gabar soomaali oo aan la arag soomaali oo idil gabar udhigmata majiro walaal we love ypi

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 5 ปีที่แล้ว +14

    ifraax hargeysa waa gbdh wngsn gbdha inbadan ayeey cawisay wlhi illah hakaga abaal celiyo

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 5 ปีที่แล้ว +8

    Wowwwww hono waad cod macantahay waan jidhidhicooday codkaga iyo midhaha oo kuwan adaa kawad cod macan ooka quruxbadan 100% kuwani maku up ayay isku jarjaren lakin aduu bilaa make up ayatahay waa heestii labad een ka dhagaystay waxan umalaynayaa jacayl baa kuhaya heestii aad parkga fadhideena waxay ahayd jacayl

  • @user-jw2xu4vh4u
    @user-jw2xu4vh4u 23 วันที่ผ่านมา +2

    Tiktok baan kaso arkay oon soo doonay, hadaa iigu horaysa gabadha sidaan u codka macaan, xaqiiq way xaqireen xidigaha geeska meel bay kasoo bixi lahayd wlh

  • @zahraisse5091
    @zahraisse5091 5 ปีที่แล้ว +6

    alla jeceylku ba,anaa ninkuu helay baa garanaaya inta dareentay inay gabdhaan dhab ka tahay like ta si aan isku ogaano

    • @itahildiini3017
      @itahildiini3017 5 ปีที่แล้ว

      haa wlhi waan kaa dareemay

    • @zahraisse5091
      @zahraisse5091 5 ปีที่แล้ว

      itahil diini thanks yaaqeey wax garad baadtahay

  • @dhalaaliyemedia3779
    @dhalaaliyemedia3779 2 ปีที่แล้ว +2

    ilaaahoow godka u nuuur maxamed miyir xaaji

  • @sagalfowzi9142
    @sagalfowzi9142 5 ปีที่แล้ว +2

    wooow ifrax tolmoon cod mcn iyo hees qiiro leh🔥♥️💯

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 5 ปีที่แล้ว +42

    Xidigaha geeska
    Dayaxo ma damo cirkana
    Kama dago iga dheh
    *Bal halkan tabo Blue Noqonaysaye*
    👇

    • @amalmaao
      @amalmaao 5 ปีที่แล้ว

      man sha allaah cod Mac an

  • @somalilanderman6429
    @somalilanderman6429 5 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay ha u naxaristo maxamed miyir xaaji

  • @sanaaggamer6534
    @sanaaggamer6534 19 วันที่ผ่านมา +2

    2024 best song girls 👧

  • @nimcobadan5404
    @nimcobadan5404 5 ปีที่แล้ว +4

    Inbtigay Qli ayaaba Jamal Ladhah Love u inbtigay Qli Jamal Omar🙏🏻

  • @caydaruusmaxamuud2223
    @caydaruusmaxamuud2223 5 ปีที่แล้ว +2

    Sidii fanaaniintii beri bay uheesaysaa alle haydin karaameeyo soomaali wayn

  • @amranibrahim5446
    @amranibrahim5446 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah huno cood macaan ayad ledahay Mashallah allaha ku siyadiyo🙏🙏🙏

  • @dayax1411
    @dayax1411 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxay u qaaday xajigeedii oo isagoo caafmad qaba ka baxay kadibna gaadhi jiidhay Isla wakhti yar kadibna loo keenay maydkiisii ax ax alle marxuumka janada ha ka waraabiyo iyadana qalbiga allaha u qaboojiyo
    🥺😭😭😭

  • @liibaanyareinamaxamuud5646
    @liibaanyareinamaxamuud5646 5 วันที่ผ่านมา

    Dhagaysanaya 2024-09-06.
    Isagoo ku dhayaya boogihiisa.
    Ifraax tolmoom

  • @suxufisiciidcabdilahitiij1049
    @suxufisiciidcabdilahitiij1049 5 ปีที่แล้ว +9

    gabadhan cod macaan iyo hees dareen leh ❤❤🙏🙏

  • @apdirizack7960
    @apdirizack7960 7 หลายเดือนก่อน +1

    Eezh calaa sowT ifraaH toLmon😢❤

  • @kabtancabdiqanitv4842
    @kabtancabdiqanitv4842 6 หลายเดือนก่อน +1

    Rabbi Haw Naxariisto Wll Mustafe S.

  • @kingliirbij4729
    @kingliirbij4729 5 ปีที่แล้ว +4

    Ifrax tolmoon fanaanad lawaayay welcome back again❤🙏

  • @user-ln9cw2br4b
    @user-ln9cw2br4b 7 วันที่ผ่านมา

    Woow ifarah fanku u dhalsho wan ku duceyey ifarx insha alllh

  • @somalidhalad6918
    @somalidhalad6918 5 ปีที่แล้ว +1

    My Dumaashi ifrah Hargaysa oo ah Qof Qiima Badan oo soo.Saartay Gabadha Codka Macan ifrah Tolmoon Aniga oo Aan Hargaysa Hadh wanaag Madaxiina u imaan Allah ima Dilo inshalah Aamiin ❤❤

    • @mataanyare611
      @mataanyare611 ปีที่แล้ว

      Gabdha fiska ayaa soo sartay oo dadka bartay

  • @calihaykal
    @calihaykal 19 วันที่ผ่านมา

    Furinle waxba kamuu hagran wlhi boqorada codka

    • @MustafeCadaawe
      @MustafeCadaawe 18 วันที่ผ่านมา

      Furinle waxba kama hagran karo kuwa kale umbay ula mid tahay

  • @hoygaluuqaddaspanish-ka
    @hoygaluuqaddaspanish-ka 7 วันที่ผ่านมา

    Axsan hees wlaahi

  • @SahraXuuf
    @SahraXuuf 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ina 4/8/2024 dawanysa mrka qisadeda dhagysty😊

  • @aitojuujuule7922
    @aitojuujuule7922 5 ปีที่แล้ว +6

    Cod kan hakaa ahaado hadii Kalle hakaa maqnaado

  • @hamdidheyman1994
    @hamdidheyman1994 5 ปีที่แล้ว +12

    qof masar xiran koxdan waligey kuma arag hadad igu fikrad tahay Like isaar

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 ปีที่แล้ว +3

    Woo ifrah toolmon mashallah you really amazing viva Somaliland viva saad muuse X X x

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +1

      Rabia Ismail saad musa mahan waa duriyadi isse 🤣

    • @nastaqali4500
      @nastaqali4500 4 ปีที่แล้ว

      Qisas Duniya usheeg dhigeyga wye ciise 🥰🔥

  • @bildhallad9733
    @bildhallad9733 5 ปีที่แล้ว +4

    Codku waaaa hibo gaara wxy gabadhani ka cod macaantahy boqolaal heesa wxyna gabadhani soo baxday 3sano kahor horay usoco huuno

    • @JohnJohn-th1sl
      @JohnJohn-th1sl 5 ปีที่แล้ว

      Wa 5 sano kadib bey so baxday

  • @itahildiini3017
    @itahildiini3017 5 ปีที่แล้ว +1

    alla cod macana gabdhu waaa qoftaa kaliyaaa ee kalsoni kuu heesaysaa

  • @bashiircabdilahi7761
    @bashiircabdilahi7761 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaasalaam yaasalaam allaylehe sowt bay haysaa fanaanad qaaliya cod baa ku dhammaaday

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv หลายเดือนก่อน

    Jiilka cusub inanta ugu cod toolmoon. Toolmoon love you

  • @jamiilashuute7840
    @jamiilashuute7840 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah cod alaa u dhameyayya leysma xasdee

  • @NajmaAbdilahi-r8f
    @NajmaAbdilahi-r8f 6 วันที่ผ่านมา +1

    Weligaa nin wa laga talabo horeya wana ina nolosha blame B ledahay wax ad ku shaqayso baro o hada isbedel ama khiyamo ku aragto aduu kaga hore tegitanka hablo ku cimro qata hablaha somaliyed tan la baday 😢

  • @aaminamizki1361
    @aaminamizki1361 3 ปีที่แล้ว +1

    codkii oo qof ah ifarah tolmoon💋

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 5 ปีที่แล้ว +12

    Hhhhh waar malaha yurub geenyo godkeeda ayay biyo ugu galeen waa maxay qofku cod dabacsanaa

  • @maryanruunruun4834
    @maryanruunruun4834 23 วันที่ผ่านมา +1

    ❤tolmoon 😢libin mahelin😢sorry bayo

  • @jiilaanigaqarnigan6117
    @jiilaanigaqarnigan6117 2 ปีที่แล้ว

    Jabadkaad ogayd buu jirku igu hayaa wali waa erayo culus

  • @zalmaandayax5888
    @zalmaandayax5888 20 วันที่ผ่านมา

    Ma baaba'o show jacayl ❤

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 20 วันที่ผ่านมา +1

    Hesta waxaa so booqday marka tiktok
    Ku arkee fananada oo xaaladaha iyo duruufta wayaahs eey jeex jeexeen
    I fell sorry 😢

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 4 ปีที่แล้ว

    Woo ow ifrah tolmon you really amazing I support a lot I am from djibouti x x

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +1

    ninki erayadas iyo laxankas Ale ya raxma maxamed miir xaji an u duceyno😭😭

  • @kordahab230
    @kordahab230 ปีที่แล้ว +1

    Fv song😢❤

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 ปีที่แล้ว +1

    Woo you got a voice my dear ifrah tolmmom the xidigaha geest the support a lot in 2014 keep going forward

  • @ilyasawalle260
    @ilyasawalle260 4 ปีที่แล้ว

    Fanaaanad cod macaan ayad tahaay runtiii horay u soco ifraax toolmoon 👏👏👏👏👏

  • @TayasirAhmed
    @TayasirAhmed 7 วันที่ผ่านมา

    Garanmayo for aan hees dhagaysto manta durufta taalmoon usogalay allow guar gaar

  • @ASADINHO9
    @ASADINHO9 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah
    Gabadhu cod macaan
    Berbera miyay ka timi
    ❤❤

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +1

      Nice Family maya waa reer xarirad duriyad sheikh cisse

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 wlahi lagama daalay heeskan

  • @jamalbanks1751
    @jamalbanks1751 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw ifraax tolmon nice son wllo

  • @najmamahamoud6310
    @najmamahamoud6310 4 ปีที่แล้ว +1

    احلى صوت افراح مجل😍😍😍

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari 4 วันที่ผ่านมา

    Waxaaan Xusuuustay qoftaydii oo aanu kala tagnay 😰😰Oh qalbigu xoog badanaaa hadaan ogaan lahaa inay noloshu sidan u xanuun Badan intaanu qalbigaygu Jabin😭 kahor
    Runtii umaan dhawaadeen

  • @abdiali8149
    @abdiali8149 7 วันที่ผ่านมา

    Heesta waxa so boqdy marka arky durufta hda ku jirta ellahy hka saaro wa hoya qalbi ficn😢

  • @MaxamedCise-sj9fg
    @MaxamedCise-sj9fg 9 หลายเดือนก่อน

    Macha allah afkaga caano geel lagu gabay inadertay mcn noolow intey noololi jirrto

  • @hanaa-rizak8914
    @hanaa-rizak8914 8 วันที่ผ่านมา

    Inta Qisada heesta so oGaatay❤

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 ปีที่แล้ว +1

    Woo ifrah mashallah ilahoow unaxaristo the abwaan made this song miyir Haji amiin x x x

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan waa Cod macaantahay weliba waa hees macaantahay

  • @FaaraxCabdi-q4s
    @FaaraxCabdi-q4s หลายเดือนก่อน

    boqorada.codkahablaha.somaliyed...ugu.cod.macaan.marka.ay.........heesta.qaadaysso...tanks

  • @habonhabiin6070
    @habonhabiin6070 5 ปีที่แล้ว

    Xaasidkii axmed faqash wuu qarin kiri wayey codkiii ifrax shukuri

  • @user-yt6fy8lv5k
    @user-yt6fy8lv5k 18 วันที่ผ่านมา

    Hbnkaa si live ah ayaan u daawnaayay
    Waxa kle oo aan xasuustaa
    Su.aal la waydiidyay barnaamijka dhexdiiza oo ahayd
    Fanka maxaa ki soo galiyay ama
    Maxaa ku keenay
    Waxa ay ku jawaabatay waxa isoo galiyay hinaase
    Wax hala qabto fanaanada codkeedu waa dahabi ❤

  • @somalilanderman6429
    @somalilanderman6429 5 ปีที่แล้ว +3

    Ifraax iyadoo qax iigu dambaysay markay iga soo harbaxdo xishood awgii dhagaxanta jiidha
    Ya so waalay oo yidhi hees @!
    Blse way cod macanthy keep going

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 5 ปีที่แล้ว

      qalbi same maxaa dhagax ujidheysaa dhagaxyada jkkkkk

    • @zadampato7188
      @zadampato7188 5 ปีที่แล้ว

      @@dhoolali7869 hh xishod awgii malaha

    • @cajabmedia4680
      @cajabmedia4680 2 ปีที่แล้ว

      ..

  • @JamalYusuf-n1q
    @JamalYusuf-n1q 2 หลายเดือนก่อน

    Boqorada codka🎉🎉

  • @hamdahabimana8399
    @hamdahabimana8399 4 ปีที่แล้ว +1

    mashALLAH Ifrah has beautiful voice