Jijimicsiga Qoor Xanuunka - Neck Pain Exercises

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2022
  • Murqaha Qoorta xoojintooda
    Jimicsi fudud oo cajiib leh oo waxtarna u leh qoorta si loo baabi'iyo cariiriga murqaha qoorta iyo xanuunka qoortaba. Wuxuu kaa caawin-doonaa wax-yaabo ku saabsan qoortaada, wuxuu caawinayaa xanuunka qoortaada markaad si joogto ah aad u sameyso jijimicsigan ee u fiican murqaha adkaaday ee qoorta iyo agagaarkeeda.
    Qoor-xanuunku runtii aad buu u dhaawaci karaa mararka qaarkood hadii aadan wax ka qabanin.
    Nasiib wanaag jimicsiga saxda ah wuxuu kaa caawin karaa in la xakameeyo qoorta xanuunkeeda wuxuuna kaa caawinayaa inaad si dhakhso ah u fiicnaato INSHA ALLAAH!

ความคิดเห็น • 10

  • @qadijoilmi6548
    @qadijoilmi6548 ปีที่แล้ว +3

    Jizakalah xbti

  • @user-og5xy5ui7i
    @user-og5xy5ui7i 28 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks ❤

  • @saxarlaali6719
    @saxarlaali6719 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰🥰

  • @kingbaakar6717
    @kingbaakar6717 ปีที่แล้ว +2

    Great jimicsi mami

  • @user-fl5go9ow7c
    @user-fl5go9ow7c 20 วันที่ผ่านมา +1

    Miyadan gabar muslimad ah aheyn maxadiskuqaawidaa

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  13 วันที่ผ่านมา

      Waaban yaabeyee xageen ka qaawanahay???? Kuma fahminee

  • @fatimahaji942
    @fatimahaji942 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabibti intaba waxbadan baan ka dareemay wey ixanuunaayan aniga dhabarka iyo dhamaan xubnaha aas bey iixanuuna murqaha iney yhn iyo inee lafa tahay cilada wan fahmi la.ahay qof cayilana maahi lkn qof guri joogto oo socod badan samemin ahay.marka.laga reebo.howsha guriga iyo inaan intaba.bafan isgodo markaan fadhiyo abayo.talooyin kaaga baahabah intad wax idhaanto adoo raali.qoorta dusha garbaha lugaha gacmaha.dhabarka.sinaha lalabyada intaba aad bey iixanuunana maraka qaar dhabarka dhaqaaq xitaa idhibaayo

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  ปีที่แล้ว +1

      Asalama Caleykum Fatima, marka hore ma u tagtay dhaqtarkaaga si lagaaga baaro vitamin D? Teeda kale waxaad sameysaa qudaarta iyo furutadana badso waxaa laga helaa vitamiino fra badan ee jirkeena u baahan yahay. iyo ta ugu muhiimsan waa in aad aado jijimicsi dabaal socod. Marka ugu horeyso waxaad dareemeysaa xanuun murqaha dhan laakinse wax baad ka dareemi doontaa isku day eena haka daalin jijimicsiga. ILLAAHEY HAKU CAAAFIYO WALAALO.