Khan Academy || Sida oogu XIISAHA Badan ee Xisaab loo barto!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ค. 2024
  • Khan Acadmey oo ah platform xisaabta, Science-ka iyo waxyaabo kale laga barto ayaan muuqaalkan ku sharxayaa sida xisaabta looga barto.
    lagasoo bilaabo tirada la baro caruurta hadalka bilaabay ilaa xisaabta heerka jaamacadda ah ayaad ka baran kartaa website-kan khanacademy.org.
    0:00 Hordhac
    1:40 Waxa uu Khan Academy ku fiican yahay!
    3:20 Sida uu u shaqeeyo
    4:10 Sida Xisaabta looga barto
    16:00 Haka Cabsan Xisaabta!
    Ka Faa'iideysi Wacan.
    Mahadsanid

ความคิดเห็น • 192

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 2 ปีที่แล้ว +74

    Mahadsanid ustaad,
    Aniga ahaan wakhti hore ayan go aan saday in aan barto xisaabta.
    Xataa wakhtigii dugsiga waan necba.
    lkn maanta sababta aan u barnaayoh ayaa ah: in aan jeclahay barashada: artificial intelligence iyo machine learningka.
    Wax walba marka aad garnayso sababta aad u barnayso ayaad baran karta.
    Maanta waxa khasab igu noqotay in aan xisaabta iska soo dhiso. Gaar ahaan :Statistics, Linear Algebra, Probability, iyo Calculusta.
    waayo aniga ayaa kaligay wax is barayah,dugsigii waa hore ayan katagay jamacadna ma gali karoh.
    Lkn waxan haysta badda aqoonta aduunka oo ah: khadka Internetka.
    Maanta wax walba barashadiisa khadka ayaad ka helaysa sida loo barto, ilaa heer aad ka noqoto professional ayad ka baran kartah.
    Si aad wax walba aad isku barto kaliya waxa kaa xigah:
    Luuqada englishta inaad taqaan,maanta wa furaha aqoonta.
    Iyo dooonis xoogan oo aad u hayso, waxan aad baranayso.
    Mahadsanidiin🥰💯

    • @CrashJ445
      @CrashJ445 2 ปีที่แล้ว

      Waxa logu talagalay fasalka 6-8 ama 12jir -14jir. Anigo waxan a hay arday jira 14 marka waan ku isticmaalna school ka.

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 2 ปีที่แล้ว

      @@CrashJ445 ilaa medical uu leeyahay

    • @princessamal5959
      @princessamal5959 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani xta mathematics waa necbhy school na waa ka tagey lkn hada wax bn is baraa

    • @abdisalanyasin
      @abdisalanyasin 2 ปีที่แล้ว

      @@princessamal5959 guul wacan wl.

    • @princessamal5959
      @princessamal5959 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdisalanyasin waxa rawa ina barto nutrition maogi shahado ma hesto saa u helayo English waa aqana lkn mathematics wey igu adagty courses kaas ba jecelhy or any medical lkn ma ogi meela ka bilawo allaha no wada fududeeyo rajoyinkena

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +8

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir❣❤❣

  • @mobillionblack
    @mobillionblack 2 ปีที่แล้ว +3

    I jus came to give the video a thumbs up.

  • @saabiryare4388
    @saabiryare4388 2 ปีที่แล้ว +3

    mashallah abdiweli su'asha ku weydiin laha wxa wye waqti inte la'eg ayad ku dhamesay wa mahadsantahy zxp

  • @nasroxasan6184
    @nasroxasan6184 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 2 ปีที่แล้ว +4

    Rabi haku barakeeyo carabkaagana wac khayr leh haka keeno ustaad aad baan kuufahmay waana dadaalaynaa idanka alle

  • @zanabyusuf7271
    @zanabyusuf7271 2 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa alaah ha ku xifdiyo sidaad ugu waanisid dadka idhikayshinka dadbadan oo adoo kale ah alaah hanoo soo saaro aamiin

  • @jacfaryare7388
    @jacfaryare7388 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah. Thanks ustaad. Waa loo baahanyahay casharradaasi

  • @wasiirawasiira4662
    @wasiirawasiira4662 2 ปีที่แล้ว +4

    maashaa allaah mahadsanid alxamdulillaah inaan chanelkan qiimaha badan nasiib uyeshay inaan kuso biiro allaah miisaanka xasanaadka hakugu daro

  • @tubtaguusha1053
    @tubtaguusha1053 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha,Allah Allah hakaa jaaziyo
    Dadaalka iyo waxtarka aad waxnatarayso wll aad u qiimo le

  • @asmanuur7403
    @asmanuur7403 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا ustaad 🥰💜📚

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaah khayr akhii waad isoo xusiisisay waa hore ayaa iigu dambaysay

  • @saki7952
    @saki7952 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walaal Abdi wali Khaliif. Runti wax qiimo badan ayaat hadiyo jeer dhalinyarada Soomaaliyeed usoo gudbisaa. Jazaakallaah walaal

  • @zeytuuniabdikarim2573
    @zeytuuniabdikarim2573 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad u mahadsan tahay Ustad wax badan ayan kafa'iday run ahantii

  • @adanahmed3003
    @adanahmed3003 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid bro wax badan u dhagtaayey

  • @ahmedmahamudjama6055
    @ahmedmahamudjama6055 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy khayr allaha ku siiyo.

  • @anasibrahim5278
    @anasibrahim5278 2 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير الجزاء

  • @cfataaxomar7080
    @cfataaxomar7080 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll ani aad Bay iidhibtay xaqiiqatan tala deer ahna waan kaarabaa Ramadan kariim baan kuleeyahay

  • @kamata850
    @kamata850 2 ปีที่แล้ว +2

    shukran wll ilahay miisaankaanka xasanaadka hakuugu daro

  • @cizzemohamed9630
    @cizzemohamed9630 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @jagnaaofficial3577
    @jagnaaofficial3577 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshallah wll aad ayaad u mahadsan thy noso badi🙏🥰

  • @Tajirpro
    @Tajirpro 2 ปีที่แล้ว +4

    Macalin kuwo kale noosooraadi sida computer science

  • @hodan7631
    @hodan7631 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah alaha ku barakeeyo.

  • @AbdullahiMohamedduale
    @AbdullahiMohamedduale 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin

  • @abdulfathmohamoud2736
    @abdulfathmohamoud2736 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran sxb .

  • @fartahaajiali9173
    @fartahaajiali9173 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qayr allaha ku siiyo aamiin

  • @mumtazabdi5261
    @mumtazabdi5261 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا 🌹

  • @iion6660
    @iion6660 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran Akhii allaha Ku xifdiyo

  • @abdirahmanabdimajidiman9695
    @abdirahmanabdimajidiman9695 2 ปีที่แล้ว +28

    Ustaad magaceegu wa c.raxman c.majid iman. Waxan ahay arday wax ka barta dalka turkiga . kuliyada mechanical engineering . Waxan wax ka barta jamacada karabük university . Oo ka mid ah top 10 ka jamacdaha turkiga. Waxan maraya fasalka 4aad semisterki ugu danbeyay. Waxan donaya inan ka mid noqdo macliminta wax ka bixiya website ka at sameysen. Waxan ahay qof ku xeel dheer aviation field. Waxan ka mid ahay team jamacada ka diyarineysa so sarinta air drones ka oo an anigana ka qeyb ahay. Qasatan dhanka design ka iyo analyse ka. Maadooyin badan oo an bixin karo aya jirta. Sida
    1.solidworks,
    2.ansys
    3.catia
    4cfd
    5.xflr5
    6. Differantial equations
    7. Mathematics 1
    8.mathematics 2
    Iyo maadoyin badan oo an bixin karo aya jirto. Waxan donaya in ardayda jamacadaha waxka barta qasatan kuliyada engineering inan ugu faaideeyo. Cv geegi wan idin so diri kara

    • @ahmetofficial7429
      @ahmetofficial7429 2 ปีที่แล้ว +7

      Sxp adiga youtube channel ku gaar ah sameyso meshasna kuso gudbi saas ayay ardayda wax uga faaiideysan karaan adigana uga faiiidi kartaa markii channelkana la bartana website sameyso kaas oo course lacag lagu baranaayo laga helaayo mise tayo leh mahadsanid

    • @cumarkaaa4121
      @cumarkaaa4121 2 ปีที่แล้ว +2

      Sxb meel an kagasoxarirno maanooshegti wll

    • @cumarkaaa4121
      @cumarkaaa4121 2 ปีที่แล้ว +3

      Zxb waan ubaahanahay hadaan jogno somalaia plz meel noofur siaaan cilmigaha ufaaidno waa codsi hadee somalinimo kugujirto

    • @xadiyojamac5736
      @xadiyojamac5736 2 ปีที่แล้ว

      Halkee lagag soo hagagi karaa wan u maahanahay gaar ahan xisabta

  • @engjamaal426
    @engjamaal426 2 ปีที่แล้ว +10

    ماشاء الله جزاك الله خير واحسن الجزاء الله يعزك ويرفع شأنك. غفره الله لك ولوالداك 🙏🙏

  • @muhubojamac3589
    @muhubojamac3589 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah
    Barakallah

  • @somalitutorialchanel2462
    @somalitutorialchanel2462 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll allah ha ku barakeyo

  • @cwahidibrahim9338
    @cwahidibrahim9338 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Eng

  • @abdiraaziq
    @abdiraaziq 2 ปีที่แล้ว +1

    جزيت خيرا، وكفيت شرًا.

  • @Tajirpro
    @Tajirpro 2 ปีที่แล้ว +5

    Macalin ilaahay haku sharfo

  • @aliyusuf466
    @aliyusuf466 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Sida Kaamuuqata intaan Daawanayey Mowduucyadaada Marna Kaamadareemin Jira Soomaaliga Asaageen Nagareebey Tankale Hadey Suuroobeyso Heerarka Bilowgaa Soogali

  • @abdishakourmohamed785
    @abdishakourmohamed785 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad thanks

  • @youtubercreator55
    @youtubercreator55 2 ปีที่แล้ว

    Wllo shukran Allah ha kaa abaal mariyo ❤

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @sahal8661
    @sahal8661 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid bro

  • @anabkaarshe8215
    @anabkaarshe8215 2 ปีที่แล้ว

    Abdiwali khaliif. waad mahadsanthy ustaad waa ii samaysmi laa yahay

  • @fearlesswoman4635
    @fearlesswoman4635 2 ปีที่แล้ว +4

    Meeqo sano kahor aya furtay khan academy account hadana cajis ayaba igasaaran waxbarashada iisoduceya

  • @abdiwahababdullejimale6438
    @abdiwahababdullejimale6438 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah mahadsanid

  • @zakiiya-xc3xf
    @zakiiya-xc3xf ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jaza allah a teacher

  • @drsramlahosonti8634
    @drsramlahosonti8634 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh allh ku xfdo ustd

  • @bashirismail1775
    @bashirismail1775 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaza akallah khayr aljaza

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 2 ปีที่แล้ว +1

    MNsha Allah wan sugayey Khan academy

  • @Sumaya_Mohamed
    @Sumaya_Mohamed 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll

  • @ismaailaadanhassan8649
    @ismaailaadanhassan8649 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaadii

  • @hudingnuo
    @hudingnuo 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @naste1
    @naste1 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ❤🌼💚💛

  • @Music-gv7cg
    @Music-gv7cg 2 ปีที่แล้ว

    Zxp aad baad umhsanthy ...noo soo badi

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 2 ปีที่แล้ว +2

    Si aan kugu mahadceliyo wllhi ana aqoon wllky. Dambigaaga allah ha dhaafo

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh macalin

  • @ablaamohanned7686
    @ablaamohanned7686 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalain allha kusharfo

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay cabdiwali khaliif

  • @yuusufmataan9297
    @yuusufmataan9297 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waad fiicantahay

  • @khaalidmaxamedxasan9411
    @khaalidmaxamedxasan9411 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @somalipranks1502
    @somalipranks1502 2 ปีที่แล้ว +4

    Jazaaka Allah

  • @munamohammed9916
    @munamohammed9916 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy haku xifadiyo teacher mila aan kal soxidheedho

  • @xuseennuur6409
    @xuseennuur6409 2 ปีที่แล้ว

    Cinwaanka ma saxnaa!
    Sida ugu xiisaha badan ee xisaabta loo Barto.

  • @nadiramaxamed9579
    @nadiramaxamed9579 10 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ustaadow waxa aan aad u jecelahay barashada xisaabta marwelba aan sameyo iskuday waan ka jahwareera kadabna waan toora waragah ustaadow sidee aan kubarankaraa xisaabta ustaadow aadbaad u mahadsantahay waxa kaa codsanay in aan ka hadasho habka ugu fudud laga barankaro thank you my teacher

  • @ayuubbide5352
    @ayuubbide5352 ปีที่แล้ว

    Macalin xagee ka helaa

  • @Ajlyrics247
    @Ajlyrics247 ปีที่แล้ว

    Ooga Maha Erayga ‘’ Uga Baran Karto weyan’’ Adigaba Barasho ubahane ustadow

  • @essaademabdi9084
    @essaademabdi9084 2 ปีที่แล้ว

    ASC engineer abdi wali waad mahadsantahay 100% khan Acadamy shahaado ma ka helaa hadaan xisaabta ilaa heer ka barto mhdsanid

  • @abdinasirmohamed1069
    @abdinasirmohamed1069 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb

  • @tubemarwo8454
    @tubemarwo8454 2 ปีที่แล้ว

    Ok bilow imtixaaka mahadsanid

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah thank you 🙏

  • @maxamedkayse6469
    @maxamedkayse6469 2 ปีที่แล้ว

    Msha allah ustaad

  • @anabhooyo7670
    @anabhooyo7670 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ramadan mubarak xisaba ayaan raba iisheeg xiibta

  • @calikiki2020
    @calikiki2020 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

    Soomaalida majeclo xisaabta iyo cilmiga barashada dabeecadda.

  • @abshiroibrahimxikmad5000
    @abshiroibrahimxikmad5000 2 ปีที่แล้ว

    Ustat ku jeclahay de mahadsnid

  • @shafiaden5664
    @shafiaden5664 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku barakeyo ustad

  • @Tech_gear_
    @Tech_gear_ 2 ปีที่แล้ว

    Illahi hakubarakeeyo

  • @hooyomcn3910
    @hooyomcn3910 ปีที่แล้ว

    Macalin qaabka la isku diwaan galiyo noo soo duub jasa akalla laah

  • @TaangiWilow-cc1bv
    @TaangiWilow-cc1bv 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @abdiosman4770
    @abdiosman4770 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah

  • @NajmaCbdulahi-ec7ey
    @NajmaCbdulahi-ec7ey ปีที่แล้ว

    Yaqee mahadsanid waqti fcn ayaad igah hor imaatay isbuucana school ayaa lah ifuriraba xisaab neh hal kama aqaano😢

  • @wasiirawasiira4662
    @wasiirawasiira4662 2 ปีที่แล้ว +2

    plz waxad iisheegta anoon computer haysan maka baran karaa phone kayga haday jwbtu haa tahay manoo sharixi karta plz waa muhim
    allaah hakaa abaal mariye ifka xisaab baan unecbaa muqaalkan markaan dawadayna wuxuu badalay dhamaan hadaf kii aanlahaa waxan jecladay xisaaabta waxan baranayey clinical labrotary waanan kahadhay xisaabta kujirta darted lkn caawa laga bilaabo waxaan go aan saday inaan basic kaso bilaabo xisaabta
    waa nasiib inuu allaah ila kulmiyey barkulan sidan uqurux badan sidaan uwax barasho jecelahay iyo sidaan fursadan kuhelay illaahay unbaa farxadayda qiyaasi karo malyan jeer mahadsanid allaah abaalkaga jano haka dhigo teacher

  • @bababoy8817
    @bababoy8817 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah imisa ayey kugu qaadatay wllo

  • @riyadriyad2575
    @riyadriyad2575 ปีที่แล้ว

    macalimuu lambarkaga isheeg

  • @mohamedmadar8566
    @mohamedmadar8566 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid ustaad

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you bro, your videos are useful👍.

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 2 ปีที่แล้ว +1

    Jisk Allah Alkhair.

  • @tubemarwo8454
    @tubemarwo8454 2 ปีที่แล้ว

    Ok diyaar baan ahay mahadanid

  • @yuusufcabdullaahiahmed8476
    @yuusufcabdullaahiahmed8476 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله عن الإسلام والمسلمين خيرا

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf417 ปีที่แล้ว

    الله يجزيك الخير

  • @fornitefunny673
    @fornitefunny673 2 ปีที่แล้ว

    Txn teacher

  • @mahadmacalin3309
    @mahadmacalin3309 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشا الله

  • @amiinriyaad2628
    @amiinriyaad2628 2 ปีที่แล้ว +1

    i.allah ustaad wn kusoo laabanaa casharkaan.

  • @abdisalamabdikadir569
    @abdisalamabdikadir569 2 ปีที่แล้ว

    Usted thks

  • @mahamudhussein3240
    @mahamudhussein3240 2 ปีที่แล้ว

    ASC ramadaan mubarak , walalo waxaan ku weydiinsanayaa in aad iga caawiso sida aan ku heli karo WBS-kaas , ama websadeedkas Ayaan u baahnahay ,
    Plze i caawo in aan waxbarto ayaan rabaa especially maths, gosh

  • @abdikirinmohamed1378
    @abdikirinmohamed1378 2 ปีที่แล้ว

    Immisa bilood ayaan ku baran karaa

  • @SabirinMahomedHaji
    @SabirinMahomedHaji 13 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad waxn ahy arday sanadkan noqoneyso f4

  • @mrabdirahman1300
    @mrabdirahman1300 2 ปีที่แล้ว

    Macalin mahadsanid koorsoyinkale kasoo dub pls

  • @mohamedfaysal1013
    @mohamedfaysal1013 2 ปีที่แล้ว

    Malin aadbaad ugu mahadsan tahay

  • @aiduruusmohamed7995
    @aiduruusmohamed7995 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aaad baad u mahasan thy

  • @mesutali9978
    @mesutali9978 2 ปีที่แล้ว +4

    Abdi khaalif waa Ku salaamaay wll waxaa Ka codsanaynaa inaad barmaajik nooga soo sameyso website yada free ah ee wax laga barto mahadsanid