Cudurka lafa Xanuunka Ama kudhaca Xubnaha (arthritis) | Doorka Haweenka Somali Channel

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • arthritis waa cudur Runti Baryahan danbe Somalida Kusoo Badanayo, siiba Qurba Joogta , Rooda Abdallah Xaashi oo reer Birmngham ayaa faafaahin dheeraad kabixineysa kabixineysa.
    Mahadnaq Gaar Ah
    Amal Keyse oo ah soo saaraha Barnaamijkan iyo Somali Channel
    ABDIAskariTUBE
    Www. @askaricom
    www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 27

  • @sharifffarah3195
    @sharifffarah3195 3 ปีที่แล้ว

    Shukran Jaziila sisters

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว

    Amal gabar fiican

  • @khadijajaani3989
    @khadijajaani3989 2 ปีที่แล้ว

    Jilbaha intaad ka sheegtay oo dhan waan isku arkay oo xannuukoodana waa igu saa'id ee abaayo jilbaha barbaar baa iigaga jira ee barar guud ma leeyahay kabaabyo na waa isku arkay talo I sii abaayo

  • @saviyacraxman6684
    @saviyacraxman6684 7 ปีที่แล้ว +1

    Alah ku xafido

  • @fadaljaamac4551
    @fadaljaamac4551 5 ปีที่แล้ว

    maasha aalah

    • @ganimohamed2683
      @ganimohamed2683 3 ปีที่แล้ว

      Asc walaalow aniga garbahaa saaid ixanuunaya

  • @shukricaadey2955
    @shukricaadey2955 5 ปีที่แล้ว

    Kiininiga asparaha aad buu ku caawinaaa

  • @ubaxxussein9634
    @ubaxxussein9634 7 ปีที่แล้ว

    kher allha Siiyo

  • @ganimohamed2683
    @ganimohamed2683 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaal aniga lafaha ayaa said ixanuuna badana markaan lugeeya kama wax badana fadhiyo badana habeenkii

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll daawo kaadaaweeneeso makugu caawiyaaa

    • @hibomohamed4731
      @hibomohamed4731 2 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 aniga iga caawi wll

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      @@hibomohamed4731 baayo diyaar waaye
      Ee halkaan lambar laguma qori karo wuu diidaya ee hadaa what'sappkeyga soomali aahan kugu sooqoro mafahmi kartaaa

    • @hibomohamed4731
      @hibomohamed4731 2 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 ma aragtey numberki abayo

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      @@hibomohamed4731 abayao meshan lambar kuma qormaayo wuu delete maa
      Oo mala arkaayo

  • @maxamedcali9889
    @maxamedcali9889 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa I xanuuna lafaha cajaraha ilaa lugaha ee maxaa u dawo ah

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      Wll ilaa hadda haduu kuhaayo daawo kaadaaweeneeso makugu caawiyaaa

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 11 หลายเดือนก่อน

      @@queens5170Ana rabo qali xage Kala so xarira

    • @AsmaAbdirisak
      @AsmaAbdirisak หลายเดือนก่อน

      Walal aniga na ii sheeg wallahy ana la dhiban qaaliye allah hakaa abaal mariye

  • @fadumamohamed4238
    @fadumamohamed4238 6 ปีที่แล้ว

    Asc