Barashada Xaawo
Barashada Xaawo
  • 109
  • 71 700
Fahamka Su'aalaha PIPKA Qeybta Kowaad
Asalaama caleykum, ku soo dhowaada dhamaantiinba Su'aalahaan PIPka ee ididnka caawin lahaa fahamka qeyta koowaad
มุมมอง: 65

วีดีโอ

Waa Qater Ee iska ilaaliya
มุมมอง 467 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Marwalbo waa Muhiim Arintan in aad ka dhaadhiciso ilmaha taleefoonada caruurta u gada mid aan aad qaali u aheyn. Lacala hadii oow ka dhumo si oow u ahaado mid laga sebri karo
Waa Muhiim Arintan in aan baarno caruurta markastaba
มุมมอง 597 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Caafimaadka caruurta waxeey ka mid tahay barbaarintooda ayaga laga yaabo hadii aysan fahmaynin lakinse anaga ayeey mus'uuliyada na saarantahay in aan la socono dhegaha, indhaha wax barashadooda IWLMH
Waa Muhiim Arintan Korontada iyo Gaska.
มุมมอง 7712 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waa Muhiim Arintan Korontada iyo Gaska.
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 10 - Learn English the Easy Way : Lesson 10
มุมมอง 5712 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Asc ku soo dhowaada casharka Ingiriiska ee aad u fudud dhamaantiinba casharka 10 -tobnaad ee barashada Ingiriiska ee ah barashada xaawo. Casharkaan waa kii aad ku baran laheydeen Ingiriiska ee aad iyo aad ugu baran-laheyd si fudud. Marka adiga waa si aad iyo aad in aad ugu dadaasho si dheeraad ah markaas ayaad heer ka gareysaa fadlan sameeya casharka waa ingiriis iyo Soomaali aad u fudud LUUQAD...
Arimahan Waa Arimo Muhiim ah Hadii Aad qadato Universal Credit
มุมมอง 47321 วันที่ผ่านมา
Arimahan Waa Arimo Muhiim ah Hadii Aad qadato Universal Credit
Caruurta Barintooda Waa Muhiim MARWALBO Xaladan in Laga Hadlo
มุมมอง 11221 วันที่ผ่านมา
Caruurta Barintooda Waa Muhiim MARWALBO Xaladan in Laga Hadlo
Household Support Fund Dalbada hadii bilka aad dhiibi La'dahay oo aad tahay Low income ama Benefits
มุมมอง 6421 วันที่ผ่านมา
Household Support Fund Dalbada hadii bilka aad dhiibi La'dahay oo aad tahay Low income ama Benefits
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 9 - Learn English the Easy Way : Lesson 9
มุมมอง 8221 วันที่ผ่านมา
Asc dhamaan ku soo dhowaada dhamaantiinba casharka 9-sagaalad ee barashada Ingiriiska ee ah barashada xaawo. Casharkaan waa kii aad ku baran laheydeen Ingiriiska ee aad iyo aad ugu baran-laheyd si fudud. Marka adiga waa si aad iyo aad in aad ugu dadaasho si dheeraad ah markaas ayaad heer ka gareysaa fadlan sameeya casharka waa ingiriis iyo Soomaali aad u fudud
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 8 - Learn English the Easy Way : Lesson 8
มุมมอง 92หลายเดือนก่อน
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 8 - Learn English the Easy Way : Lesson 8
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 7 - Learn English the Easy Way : Lesson 7
มุมมอง 66หลายเดือนก่อน
Asc dhamaan ku soo dhowaada dhamaantiinba caharka 6-xaad ee barashada Ingiriiska ee ah barashada xaawo. Casharkaan waa kii aad ku baran laheydeen Ingiriiska ee aad ugu baran-laheyd si fudud. Marka adiga aad si aad iyo aad ugu dadaasho ayaad heer gareysaa fadlan sameeya casharka waa ingiriis iyo Soomaali
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 6 - Learn English the Easy Way : Lesson 6
มุมมอง 1212 หลายเดือนก่อน
Asc dhamaan ku soo dhowaada dhamaantiinba caharka 6-xaad ee barashada Ingiriiska ee ah barashada xaawo. Casharkaan waa kii aad ku baran laheydeen Ingiriiska ee aad ugu baran-laheyd si fudud. Marka adiga aad si aad iyo aad ugu dadaasho ayaad heer gareysaa fadlan sameeya casharka waa ingiriis iyo Soomaali
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 5 - Learn English the Easy Way : Lesson 5
มุมมอง 1192 หลายเดือนก่อน
Asc dhamaan ku soo dhowaada dhamaantiinba caharka 6-xaad ee barashada Ingiriiska ee ah barashada xaawo. Casharkaan waa kii aad ku baran laheydeen Ingiriiska ee aad ugu baran-laheyd si fudud. Marka adiga aad si aad iyo aad ugu dadaasho ayaad heer gareysaa fadlan sameeya casharka waa ingiriis iyo Soomaali
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 4 - Learn English the Easy Way : Lesson 4
มุมมอง 2042 หลายเดือนก่อน
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 4 - Learn English the Easy Way : Lesson 4
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 3 - Learn English the Easy Way : Lesson 3
มุมมอง 1992 หลายเดือนก่อน
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 3 - Learn English the Easy Way : Lesson 3
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 2 - Learn English the Easy Way : Lesson 2
มุมมอง 3073 หลายเดือนก่อน
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 2 - Learn English the Easy Way : Lesson 2
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 1 - Learn English the Easy Way : Lesson 1
มุมมอง 4293 หลายเดือนก่อน
Ku Baro Ingriiska si Fudud : Casharka 1 - Learn English the Easy Way : Lesson 1
Lacagta Child Benefit-ka ee Soo Daahay welina ka maqan dad badan
มุมมอง 3064 หลายเดือนก่อน
Lacagta Child Benefit-ka ee Soo Daahay welina ka maqan dad badan
Sharuudaha Cusub Ee Universal Credit Bishan Soo Baxay Bishan Waa Muhiim in aad la socoto
มุมมอง 1254 หลายเดือนก่อน
Sharuudaha Cusub Ee Universal Credit Bishan Soo Baxay Bishan Waa Muhiim in aad la socoto
Hadii aad Qatato Universal Credit Broadband-ka Social Tariff-ka
มุมมอง 745 หลายเดือนก่อน
Hadii aad Qatato Universal Credit Broadband-ka Social Tariff-ka
Garbaha Sida Looga Shaqeysiiyo. Shoulder Exercises
มุมมอง 4055 หลายเดือนก่อน
Garbaha Sida Looga Shaqeysiiyo. Shoulder Exercises
Waa arin Muhiim Ah Caruurta La' Siinaayo Smart Phone-ka
มุมมอง 765 หลายเดือนก่อน
Waa arin Muhiim Ah Caruurta La' Siinaayo Smart Phone-ka
Sharciga Sick Note-ka ee cusub ee Raysal Wasaaraha oow ku Dhowaaqay ee Lacagaha ku saabsan.
มุมมอง 415 หลายเดือนก่อน
Sharciga Sick Note-ka ee cusub ee Raysal Wasaaraha oow ku Dhowaaqay ee Lacagaha ku saabsan.
Waa halis Buskudkaan. Iska Celiya Hadii oow idin yaalo
มุมมอง 725 หลายเดือนก่อน
Waa halis Buskudkaan. Iska Celiya Hadii oow idin yaalo
Hadii Kirada Lagaa Dhiibo Ogeysii Universal Credit Isbedalka
มุมมอง 835 หลายเดือนก่อน
Hadii Kirada Lagaa Dhiibo Ogeysii Universal Credit Isbedalka
CAWINAADA LAGA DHIIBO XAFADAN
มุมมอง 356 หลายเดือนก่อน
CAWINAADA LAGA DHIIBO XAFADAN
Ha Tuurin Mooska Markoow Aad U Bislaado- Don't Throw Away Very Ripe Banana
มุมมอง 976 หลายเดือนก่อน
Ha Tuurin Mooska Markoow Aad U Bislaado- Don't Throw Away Very Ripe Banana
Tuunta Waa Halis Hadii Aad U Cunto Si Xaddhaaf Ah
มุมมอง 426 หลายเดือนก่อน
Tuunta Waa Halis Hadii Aad U Cunto Si Xaddhaaf Ah
Fadlan Caruurta Markey Shaqeyaan Lacagtooda Haka Wada Cunin
มุมมอง 1466 หลายเดือนก่อน
Fadlan Caruurta Markey Shaqeyaan Lacagtooda Haka Wada Cunin
Suugo aad u macaan sida loo kariyo eena aad u fudud maasha Allaah
มุมมอง 336 หลายเดือนก่อน
Suugo aad u macaan sida loo kariyo eena aad u fudud maasha Allaah

ความคิดเห็น

  • @MohamedkadarHusseinFarah
    @MohamedkadarHusseinFarah 16 วันที่ผ่านมา

    M.a markasto cashirkan oo kale nosodhik

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 13 วันที่ผ่านมา

      Maasha Allaah, waa yahay mahadsanid insha Allaah

  • @ubaxaxmaddheere4766
    @ubaxaxmaddheere4766 18 วันที่ผ่านมา

    Boobsiisaa usameeyaa ani

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤is is

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 20 วันที่ผ่านมา

    Boqorada❤❤❤

  • @HindaMohamud-vk9np
    @HindaMohamud-vk9np 22 วันที่ผ่านมา

    Aabo kaadi haysta iska qalee sax miyaa

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 22 วันที่ผ่านมา

      Asalama Caleykum Hindooy qaaliyeey, ma kaadi heysta ayaa lagaa qalay miyaa walaalo?

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 26 วันที่ผ่านมา

    Mahad sanid❤❤❤❤

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 26 วันที่ผ่านมา

    Allow ku xafid❤❤❤

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 26 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 26 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤ 0:39 0:41

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 26 วันที่ผ่านมา

    Masha allah shekadan wan jeclahay wanfir sada ❤❤❤Astana ayaa noso siideysa

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 26 วันที่ผ่านมา

    Cisi iyo sharaf ku nolow❤❤❤❤

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 26 วันที่ผ่านมา

      Maasha ALLAAH, Jazaakalaah❤❤❤❤

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 26 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 26 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maxames-qd8ik
    @Maxames-qd8ik 26 วันที่ผ่านมา

    Masha allah boqorada illah ha ku xifsiyo❤❤❤

  • @BarashadaXaawo
    @BarashadaXaawo 27 วันที่ผ่านมา

    Ma' Aragtay labada qalad?? ii soo sheeg hadii aad aragto

  • @BarashadaXaawo
    @BarashadaXaawo 27 วันที่ผ่านมา

    Ma' Aragtay labada qalad?? ii soo sheeg hadii aad aragto🤫🤫

  • @FarxiyoFarxiyocabdisalam-v3w
    @FarxiyoFarxiyocabdisalam-v3w หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid huno

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan qaaliyeey

  • @NimoMuse-q3v
    @NimoMuse-q3v หลายเดือนก่อน

    The best teacher❤️❤️❤️

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Thank you Nimo💗💗💗

  • @fatxi8770
    @fatxi8770 หลายเดือนก่อน

    Thanks momy anigo umal ah leidhahy wax buran iska.daremay dhaqtarka wuxu idhahy kaadi heysta ku dabacday jimicsigan sameey marka waan sameeyaa ilaa iyo intee bil ku fiicnaan karaa bles i jwb

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Maamo, marka hore waad mahadsantahay. Jijimicsigan waa sii wadeysaa inta aad wax ka dareemeyso. Murqaheena hadii aan laga shaqeysiinin wey uun sii dabcayaan. Markey soo adkaadaan adiga dhan ayaa wax dereemeya. Ee ku dadaal maamo ❤❤

  • @s20fe65iidle-rb4nj
    @s20fe65iidle-rb4nj หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abayo waan ku faidey jimicsiga

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      @@s20fe65iidle-rb4nj adigaa mudan walaal soo dhowoow

  • @SahraYusuf-nk9rn
    @SahraYusuf-nk9rn หลายเดือนก่อน

    Okay wllo

  • @NimcoCabdilahi-b8k
    @NimcoCabdilahi-b8k หลายเดือนก่อน

    Shukrn hbo

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan habo mcn 🥰🥰

  • @abdikadirsaid77
    @abdikadirsaid77 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤

  • @yussufomar3207
    @yussufomar3207 หลายเดือนก่อน

    Ok thanks

  • @yussufomar3207
    @yussufomar3207 หลายเดือนก่อน

    Thank you for your help me

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan soo dhowoow

  • @yussufomar3207
    @yussufomar3207 หลายเดือนก่อน

    Thanks Mr's hawa

  • @yussufomar3207
    @yussufomar3207 หลายเดือนก่อน

    Thank you for your help me

  • @yussufomar3207
    @yussufomar3207 หลายเดือนก่อน

    Thank you very much mss hawa

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan Yussuf

  • @maymuncali2457
    @maymuncali2457 หลายเดือนก่อน

    Masha allah sister waxbaa lagaa faaiday shugran❤

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Mahadsan sister soo dhowoow🥰

  • @maxamedabshirmaxamed8461
    @maxamedabshirmaxamed8461 หลายเดือนก่อน

    Thanks mom

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      You are are welcome❤

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 หลายเดือนก่อน

    m a waku ficnadey ❤❤❤❤

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      AAd iyo aad ayuu u fiican yahay

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 หลายเดือนก่อน

    goed dank🎉🎉🎉

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid qaaliyeey ♥♥♥♥

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉❤❤❤

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 หลายเดือนก่อน

    shukran🎉🎉🎉

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 หลายเดือนก่อน

    shukran wax badan kaa fa idey

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 หลายเดือนก่อน

    shukran

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan qaali🥰

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 หลายเดือนก่อน

    Jisaakalaah waan kufaaiidey

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI หลายเดือนก่อน

    Qofkii ur leh masameenkaraa abayo

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/a_gyUTkyHR0/w-d-xo.htmlsi=GcrlDmSnNmp49uYP Kan sameey hadii aad our leedahay quruxeey hadii aad leedahay midwife tusi intaadan sameynin 2 labadaba ❤❤❤

    • @CANABADANJIMALI
      @CANABADANJIMALI หลายเดือนก่อน

      Hayeh macanto shukrn

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      @@CANABADANJIMALI adigaa mudan

  • @ubaxqaran.1290
    @ubaxqaran.1290 2 หลายเดือนก่อน

    Dharka kugu dhegan iska da tan kale xijaab xero

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      waad ku mahadsantahay waanadaada. lakinse dharka igu dhegan maxaa ka haleysan?? Waaban asturanahayee

  • @sacdiyohussein9577
    @sacdiyohussein9577 2 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa allaah thank you

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Sacdiyo

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah abaayo waad mahadsantahay waan ubaahanyahay jimicsigaa dhabarka

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan quruxeey🥰

  • @hawoadow2324
    @hawoadow2324 2 หลายเดือนก่อน

    Good job xabiibtii

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 2 หลายเดือนก่อน

      @@hawoadow2324 mahadsanid quruxeey ❤️❤️

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 2 หลายเดือนก่อน

      @@hawoadow2324 ❤️❤️❤️

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 2 หลายเดือนก่อน

      @@hawoadow2324 mahadsanid Haawo cadeey ❤️❤️

  • @yaasmiinabdi3043
    @yaasmiinabdi3043 2 หลายเดือนก่อน

    Ugxaantu nafaqo daro ma u dhamaan karaan??

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Nafaqo daro wax badan ayeey kuu keeni kartaa Yasmiineey. Ee ku dadaal nafaqada well kana badana ma fiicno Illaahey qeyr ha kula kulmiyo

  • @ismahaanibrahim9929
    @ismahaanibrahim9929 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah maalin kasta sameeya

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo หลายเดือนก่อน

      Maasha ALLAAH, waad ka faa'iidaysanaysaa Ismahaaneey ee ku dadaal

  • @ahmedyussuf-xf5in
    @ahmedyussuf-xf5in 2 หลายเดือนก่อน

    Wll mcn illahay kacabso

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin yaa Rabi dhamaanteenaba Insha ALLAAH quruxeey mahadsanid

  • @evag9064
    @evag9064 2 หลายเดือนก่อน

    Hey, can we work to gether please 😊

  • @aminaisakabdi3997
    @aminaisakabdi3997 2 หลายเดือนก่อน

    Hbo wax fcn ayaad bulshada u heysaa mahad snd

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid habo mcn

  • @MaxamedamiinMaxamedamiin-w5j
    @MaxamedamiinMaxamedamiin-w5j 2 หลายเดือนก่อน

    Ani mafahmin

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 2 หลายเดือนก่อน

      0:37 maxaad fahmi weysay? Fadlan ii soo ogeysii

  • @hamdaqurux625
    @hamdaqurux625 2 หลายเดือนก่อน

    Asc meel fican aan ka bart ma ii sheegi kartaa online ah adigo mahadsan

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo 2 หลายเดือนก่อน

      BBC website waa meel fiican