Pelvic Floor or Kegel Exercise, Part 3 - Xoojinta Murqaha Kaadi Haysta iyo Meesha Saxarada, Qeybta 3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2021
  • Sida loo sameeyo jimicsiga Kegel exercise-ka ama Pelvic Floor exercise waxoow kaa caawinayaa dhismaha murqaha sagxada miskaha. Waxaa loogu talagalay in la’ xoojiyo murqaha kaadi heysta iyo murqa meesha saxarada iyo dhuusada kontoroosha ama murqaha xaartada ama murqaha futada soo adkeeya, oo si aad u xoojiso aadna u xajiso dhuusada iyo kaadidaba. Baro sida murqahaas looga shaqeeysiiyo iyo habka saxda ah ee loo sameeyo jimicsiga kegel-ka natiijadiisa waa muhiim. Waxii su'aal aad qabtaan i soo weydiiya markastaba. Waqtiga aad uurka leedahay waxaa daciifa ama dabcaaya muruqyada sagxada miskaha ee caawiyo kaadiheysta, mindhicirka iyo ilmo-galeenka iyo Meesha saxarada naagaha taasoo keenta in kaadida aadan ceshan karin ama dhuusada ama saxaraba. Dhalmada kadib habka ugu fiican ee lagu xoojin karo muruqyada miskaha waa in la tababaro murqahaaga si aad sameeyso jimicsiga Kegel.
    Jimicsiyada Kegel waxaad ka heleysaa faa'iido aad u badan ee u fiican murqaha. Waxaad ku baran doontaa sida loo helo muruqyada sagxada miskahaaga iyo sida loo sameeyo jimicsiga Kegel si sax ah si aad u xoojiso muruqyada taageera kaadiheysta, iyo mindhicirka iyo meesha saxarada.
    FADLAN OGOOW ANIGA TAQTAR MA AHI EE WAA MID ANIGA AAN ISKU CAAWIYO KELIYA EE AAN IDINKANA AAN IDIN LA WADAAGAY
    FADLAN HADII AAD QABTO XANUUNO TAQTARKAAGA KALA XARRIR INTAADAN SAMEYNIN EXERCISE-KAN EE WEYDII IN AAD SAMEYN KARTO

ความคิดเห็น • 62

  • @salmamuse8485
    @salmamuse8485 2 ปีที่แล้ว +13

    mahadsanid walaalo fisiyow tarabiska ayaa tiri sameey dhaq dhaqaaqan, ilaa iyo lix bilood ayaan raadinaayay mid Soomaali noogu sheegeeyso ee na tuseeyso sida loo sameeyo 👍

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid Salma, ku soo dhowoow channelkeena. Markastaba waa inaan kala faa'iideeysanaa

  • @BarashadaXaawo
    @BarashadaXaawo  2 ปีที่แล้ว +8

    Asaxaabteeyda Qaaliga ah ku soo dhowaada channen-keena caafimaadka.

  • @qaaliqumane8492
    @qaaliqumane8492 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid abayo

  • @qadijoilmi6548
    @qadijoilmi6548 2 ปีที่แล้ว +5

    MashAllaah. Waan ku salamayaa abaayo. Waqti dheer ayaan raadinaayay jimicsigan. Mahadsanid abaayo

  • @haliimashiino7835
    @haliimashiino7835 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a waad mahadsantahy abaayo waanba u baahna 3bil ka horan dhalay waan soo sameynaa I.a

  • @mumtazdhaimond934
    @mumtazdhaimond934 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mnta dhan wan radinayey aso afsomali ah
    Mahadsanid ❤❤
    Inbdn

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 หลายเดือนก่อน

      Maasha Allaah Mumtaz, soo dhowoow walaalo❤❤

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7go 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid abaayo

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  6 หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan walaalo

  • @fartunahmed6381
    @fartunahmed6381 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid xbbt

  • @shamsoali9514
    @shamsoali9514 ปีที่แล้ว +1

    M.a abayo

  • @HamdiKhayr
    @HamdiKhayr หลายเดือนก่อน +1

    M.a.abooyo

  • @samiyanuux2194
    @samiyanuux2194 ปีที่แล้ว +1

    Hoyooo 🥰🥰🥰🥰

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 2 ปีที่แล้ว +5

    Jimicsagan oo somali ah wax badan raadinayay

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 ปีที่แล้ว +1

      #Umu faatima and fartuun 💕❤️, Asalaama caleyku, ku soo dhowaada channel-keena. Waa channel aad ka faa'iideysaneeysaan, laakiinse walaalo mar walbo sameeya si aad wax uga dareentaan jimicsigaan ama aad uga faa'iideysataan.

    • @sacdiyonuur5214
      @sacdiyonuur5214 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@BarashadaXaawowalaalo jimicsiga mala samenkara anigo dhiiga caadada ijoogo pls

  • @user-sw5do5ok2u
    @user-sw5do5ok2u ปีที่แล้ว +1

    Soobadi

  • @janadunia8595
    @janadunia8595 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abayo kun iyo kowjer wan ubahna runti

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  ปีที่แล้ว +2

      Adigaa mudan, soo dhowoow walaalo❤❤

    • @janadunia8595
      @janadunia8595 ปีที่แล้ว +1

      @@BarashadaXaawo wandawahy abayo

  • @saxarlaali6719
    @saxarlaali6719 ปีที่แล้ว +1

    Walaleey waan raadinaayay jimicsigan

  • @ramlaramla885
    @ramlaramla885 ปีที่แล้ว +3

    Abayo wxan Raba inaad iga caawiso jimcsi lgu sameeyo majira sida qof gacmaha xidhan yhin xaglahookare anih gacmha kma xarakoonkaro wxaad mood Ina kajabanahy okle ind ifahantan umaleenya wlshy cwi plz

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  ปีที่แล้ว +2

      Asalama caleykum Ramla, walaalo murqaha gacmaha miya adkaaday ee aadan dhaqdhaqaajin karin? ❤❤

    • @ramlaramla885
      @ramlaramla885 ปีที่แล้ว +1

      @@BarashadaXaawo wcs abyo qlih wlhy ma aqaan gacmhygu ma sina mana jabin wxba ka khaldn wyna xidh xidhnyhin micnihi dadku gacmha garaaryo by ku leyhin owaysiminyhin abyo instragm ma isticmasha ana halkasks siwcn kga fahnsinya hdaadan ifahmine

  • @user-kl2ho1pi8p
    @user-kl2ho1pi8p 6 หลายเดือนก่อน +1

    ok

  • @lakimohamed8378
    @lakimohamed8378 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll qof minka dhinaca midig isku rogay ma sameyn karaa ama muxu ku xalin karaa

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  ปีที่แล้ว +1

      Asalama Caleykum Laki, kegel exercise markastaba cawinaad aad iyo aad u fiican murqaha hoose oo dhan u fiican. Laakinse hadii oow shaki kaaga jiro weydii dhaqtarkaaga fatlan❤❤

  • @user-ku2og3zd9v
    @user-ku2og3zd9v 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo aad ayan ugu bahanahy ee markan sameyo kadib biyo cadi ma cabi kara nh❤

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  11 หลายเดือนก่อน

      Haa walaalo waad cabi kartaa biyo , laakinse waa in aad si joogto ah aad u sameysaa INSH ALAH❤❤

  • @ubaxqoryoley4689
    @ubaxqoryoley4689 2 ปีที่แล้ว +3

    asxantu abaaydiis waan sameeyaa marwalbo, jijimicsigaa waxbaan ka dareemay awal waan yesi jiree hada waan ku dadaalaa

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 ปีที่แล้ว +1

      Maasha ALLAAH Ubax, ku dadaal aad ayuu kuugu fiicanyahay kegel/pelvic floor exercise-ka

    • @razak1350
      @razak1350 ปีที่แล้ว +1

      @@niimoniimo1418 anoo Nin ah baa ku fiicnaaday abaayo guskaa iigu adkaaday

    • @razak1350
      @razak1350 ปีที่แล้ว +1

      @@niimoniimo1418 anoo Nin ah baa ku fiicnaaday abaayo guskaa iigu adkaaday

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  ปีที่แล้ว

      @@razak1350 Soo dhowoow walaal. Aad iyo aad ayaan ugu farxay in aad wax ka faa'iideysatay. Laakinse ku dadaal markastaba ha joojin👍❤❤

    • @farxiyoxuseen7158
      @farxiyoxuseen7158 ปีที่แล้ว +1

      Abyo ani wan ubahanay murqaha miskaha kudabcay la idhahay muruq yar iga soo buuran

  • @farhiahassan6261
    @farhiahassan6261 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlh wn radinayey Manta alle ila kulmiyey mhdsnd abyo

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 ปีที่แล้ว +1

      Asalama Caleykum Farhia mahadsanid, soo dhowoow walaalo :)

    • @niimoniimo1418
      @niimoniimo1418 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo maku fiicnaatey?

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 ปีที่แล้ว +1

      @@niimoniimo1418, Asalaama caleeykum ku soo dhowoow channel-keena. Aad iyo aad ayaad wax aga dareemeeysaa jimicsigaan, laakse waa in aad si joogto ah u sameeysaa. Waxa aad dhiseeyso waa murqahii dabcay oo xoojin u baahan, ee ku dadaal si aad iyo aad uga faa'iideeysato jimicsigaan :))

  • @user-yl9qt1ro7m
    @user-yl9qt1ro7m หลายเดือนก่อน

    Dhuusadayda camal ka dhigo

  • @DeqaAbdi-ln4ov
    @DeqaAbdi-ln4ov หลายเดือนก่อน

    Mel laga helo ma.ledahy wll

  • @user-bi9vs5wu8m
    @user-bi9vs5wu8m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo uur leh ma samyn karta

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 หลายเดือนก่อน

      Laakinse tartiib u sameey waa kuu fiicanyahay. Hadii aad xanuun dareento iska jooji jijimicsiga

  • @iqraisse5368
    @iqraisse5368 ปีที่แล้ว +1

    Abayo hada dhale 40 mln cml joga ma samen kara

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  ปีที่แล้ว

      Iqra asalama caleykum, maasha ALLAAH. Haa waad sameyn kartaa laakiinse si tartiib ah U sameey marka hore kegel-ka waa mid aad u fiican❤

    • @iqraisse5368
      @iqraisse5368 ปีที่แล้ว +1

      @@BarashadaXaawo wcs abayo thinks

  • @warsankanal474
    @warsankanal474 2 ปีที่แล้ว +4

    Walal kadi haysta dabacdo oo bananka imato xal may unoqon kartaa

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 ปีที่แล้ว +3

      Asalama Caleykum Warsan, ku soo dhowoow channel-keena caafimaadka walaalo :)

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 ปีที่แล้ว +6

      Fadlan markastaba waa in aad u tagtaa dhaqtarkaaga ANIGA MA AHI DHAQTAR.
      Waxyaabaha keeni kara Prolapse-ga qaarkood waa marka qofka oow weynoodo ee murqaha jilcaan, uurka culeyskiisana eey murqaha dabciya eyna murqaha kala jiidmaan iyo hadii aad leedahay qufac badan. Kaadi haysta waa fuufin ee aad u jilacsan ee naceb CULEYSKA. Marka way badan tahay waxyaabaha keeni kara Prolapse-ga laguma soo koobi karo intaas keliya. Marka waxyaabaha aad isku caawinkarto: waxaa ka mid ah, tan 1 kowad saxarada aad u jilci si eeysan u cusleeynin kaadi haysta, hadii aad sameeynkato Kegel exercise-kana sameey si eey murqaha eey xoog kugu yeeshaan ee eey u xajiyaan murqaha saabkoo kale u ah meelaha kaadi haysta iyo saxaradaba haayo

    • @warsankanal474
      @warsankanal474 2 ปีที่แล้ว +2

      @@BarashadaXaawo mahadsanid walalo wan dhawahay

    • @ayaancalitirike1216
      @ayaancalitirike1216 2 ปีที่แล้ว +2

      @@warsankanal474 asc wll lafah oo dhan baa Ii xanuunay haygu sii darnadeen miskah iyo rugaga iyo dhabarka

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  2 ปีที่แล้ว +2

      @@ayaancalitirike1216 asalaama caleykum ku soo dhowoow channel-keena, marka hore

  • @user-lv9rf3tr2y
    @user-lv9rf3tr2y 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid abaayo

    • @BarashadaXaawo
      @BarashadaXaawo  11 หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan walaalo ❤️❤️
      Soo dhowoow