Barking ka dhac iyo qoor xanuunka subixii Maxa keena?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2023
  • #like #share #dhiirigelin #subscribe

ความคิดเห็น • 23

  • @nastehamudey1632
    @nastehamudey1632 5 หลายเดือนก่อน +1

  • @awilali6102
    @awilali6102 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid new subscriber ❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wll waa tan ihaysata😂

  • @ashamohamed6613
    @ashamohamed6613 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walala waa mahadsan tahay last 2 years qoor xanuun badah ayaa i ga hayey talo fiican

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  8 หลายเดือนก่อน

      Ilahay ha ka korqaado waa dhiib subax walba qor xanuun. Thanks qaali Allah ha ku fududeyo. Thanks ❤️❤️

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid walaal dhibtaas ayaan qabaa laakiin hada waan kaa faa,iiday

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  8 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah ilahay ha ku fududeyo habibti waa dareemaya dhiibka. Thanks ❤️❤️

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xagee lagaalasoo xariirikaraa wll arin ii khaas ah ayaan kula wadaagilahaa eh

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi saas oo kale ayaan ahay mahadsanid abaayo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  8 หลายเดือนก่อน

      Macanto bal eeg inaa is bedesho Insha Allah anaa dhiib wayn ku qabay qorta. Allah ha ku fududeyo habibti.❤️❤️

    • @mawadodaaud8909
      @mawadodaaud8909 8 หลายเดือนก่อน

      Aamin abaayo qaali

    • @mawadodaaud8909
      @mawadodaaud8909 7 หลายเดือนก่อน

      ​​@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 Asc abaayo qaali maalmahaan maxaa Ku helay xabiibti sidi aan u soo booqanaayay TH-cam waan daalay 2 jicmo waxba sooma dhigin waxaan rajeynaa in aad caafimaad qabto insha'Allah

  • @Istaahil-yt3rr
    @Istaahil-yt3rr 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo caajis maxa daawo u ah ?

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  8 หลายเดือนก่อน

      Macanto ma cajiis kugu cusub baa oo dhiman kugu bilowday mise waa Mid wax badan jiray! Thanks love

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  8 หลายเดือนก่อน

      Macanto ma cajiis kugu cusub baa oo dhiman kugu bilowday mise waa Mid wax badan jiray! Thanks love

    • @Istaahil-yt3rr
      @Istaahil-yt3rr 8 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 abaayo hooyo xamilo yar Ayan ahay hadana caajir iyo waqtiga Anan kafaidan San aya is kugu key dar san