ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Gabaygii Siciid Gacamey Hawiye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 มิ.ย. 2019
  • Waxa idin hareereeyay waa hurin dhigiinaahe
    Heeryada iska roga magacu waa haybad waynyahaye

ความคิดเห็น • 94

  • @ayaanmahamoud
    @ayaanmahamoud 2 ปีที่แล้ว +16

    wuxuu ka gaabayay mantay ayaa na haystaa allow sahal amurah amin

  • @aliahmedsheikhdoon1129
    @aliahmedsheikhdoon1129 2 ปีที่แล้ว +11

    15 ,05 ,2022 xassan sheekh maxamuud markay dorashadu socotay,, ayaan dhagaystay ,,adeerkay saciid,,, adeer allaha kuu Naxariisto ,xasa

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 11 หลายเดือนก่อน +3

    Alle naxariisto janada farduwsa ka waraabiyo saciid gacamey alle u naxariisto janada farduwsa ka waraabiyo insha

  • @ahmedhuseen743
    @ahmedhuseen743 2 ปีที่แล้ว +13

    saleebaan jabhadsanaa waagaas ayeey kaligood dowladii millataryga la dagaalayeen cidaan harkad iyo dagaal laguma gaaro wlhi

    • @abdirisaq3105
      @abdirisaq3105 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa walhi libaax dagaalka ugu badan bay galeen

  • @raxmoalinur2566
    @raxmoalinur2566 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah abwaan saciid gacamey Allah unaxariisto

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden3074 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allow u naxariiso saciid mohamud allow janada farduso alle ka Waraabiyo insha 🙏🙏👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🐴🐴🦁🦁🦁🦁

  • @user-ye5ww6rh7h
    @user-ye5ww6rh7h 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hakuu waasiciyo qabriga adeer 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢allow unaxariisto

  • @xadeedseexdeacademy7606
    @xadeedseexdeacademy7606 2 ปีที่แล้ว +5

    Dar allee gabaygaan waan maqlay, khaliif sheekh maxamud AHUN baan u moodayey inuu leeyahay markaan buuga khaliif laga qoray xataa gabaygan Darrtii baan u gatay, Allle ha u raxmo labadaba waa isku naaxiyad.

    • @galadfaandhe6218
      @galadfaandhe6218 2 ปีที่แล้ว

      Pro buuga khaliif sheikh mohamuud ii sheeg

    • @libabdahir6578
      @libabdahir6578 ปีที่แล้ว

      Siciid Gacamey Habargidir ah saleebaan ah ayaa gabaygaan leh ee ninkaas ma gabyee khalif reeraha uu aflagaadeeyaa ee gabayga soo barta majeerteenoow

    • @tntxubijama7352
      @tntxubijama7352 10 หลายเดือนก่อน +1

      My Dadku waxay isku khaldaan labada Abwan ninka wuxu gabayada bilabay marki bilamatay jamhadi unc ee hawiye oo caydiid watay xiligas khaliif manolayn

    • @tntxubijama7352
      @tntxubijama7352 10 หลายเดือนก่อน +1

      Abwankan waa saleeban habargidir teeda kale khaliif gabay umatirin hawiye uu leyahay tolay ninkana
      Waa asaga leh hayb waa kaharay oo hawiya hilib lashega
      Hawada daayay sad uhogatane
      Her Yada iska roga magacu wahayb waynyahe
      Hawiye yaa umaqan calanka waa loo hardamayaye

    • @xadeedseexdeacademy7606
      @xadeedseexdeacademy7606 10 หลายเดือนก่อน

      @@tntxubijama7352 aad iyo aad waa saxantahay,waxase jira mar uu abwaanku cid kale isku metelo oo booskeeda galo si uu ciddaas dareenkeeda ugu hadlo marka waxaan u qaatay gabay ay arartii ka maqantahay, waxaana jiray gabayadiisa qaarkood in khaliif hawiyaha ku guubaabiyey.

  • @sihaamdaahirali986
    @sihaamdaahirali986 2 ปีที่แล้ว +6

    Alaaha u naxariisto janatol firsoowso alle haku geeyo qabrigana alaha haku wasiciyo ilaaheyow aqbal oo ajiib aamiin aamiin yaarabi

  • @kamaalmedia4041
    @kamaalmedia4041 4 ปีที่แล้ว +15

    Heeryada iska roga magacu waa haybad weyn yahaye

  • @aminaabokor6384
    @aminaabokor6384 3 ปีที่แล้ว +12

    Ninka abwaan waa dhaafay
    Qadhyaan ayuu gaadhay

  • @xadeedseexdeacademy7606
    @xadeedseexdeacademy7606 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u raxmo, abwaan sicid iyo khaliif shekh maxamud waxay ka gabyi jireen isku naxiyad,isku xaalad hadana luuqdoodu wa isku dhawdahay waana ttan keentay dad badan isku khaldaan...... .

  • @yasinahmed9959
    @yasinahmed9959 3 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan Sacid allaha u naxaristo gabayo tusaale u noqdo xaladaha jira hada.

  • @xidig3833
    @xidig3833 2 ปีที่แล้ว +7

    Siciid gacmey lagend

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ah I'm so sorry waa Nasiib daro nagu dhacday HAWIYE qooxa weeyne lkn hada waan soo kabsanay

  • @regularwarya
    @regularwarya 5 ปีที่แล้ว +17

    Dambigaaga allaha dhaafo Abti Siciid iska keen cafi guushii aad hantisay ood godka u gashay ayaan sahal cadowgaagii ugu hibeynay bartii aad halganka kasoo billowday 1983 ayay ku socotaa 2019 .

    • @mustafehusseinshire6178
      @mustafehusseinshire6178 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb yaa Dilay wakhtigeese dhintay Ninkan Tariikhda Hala Qoro😢😢

    • @wacdichannel2098
      @wacdichannel2098 4 ปีที่แล้ว +3

      @@mustafehusseinshire6178
      zxp waankaa caawin karaa haddii aad u baahantahay taariikhdiisa

    • @regularwarya
      @regularwarya 4 ปีที่แล้ว

      @@mustafehusseinshire6178
      Indr. Sorry mar dambaan arkay su'aashaada .
      Gabyaagu wuxuu leeyahay qiso u dhow tii Maxamed Mooge .
      Halgankii uu kasoo billaabay xadka Ethiopia dhulka Gallaadi ayuu ku tagay Xamar kadibna baacsigii Afweyne ayuu ilaa Kismaayo ogasoo haray nasiib darro xabad sokeeye ayaa haleeshay oo uu sababsaday.

    • @mustafehusseinshire6178
      @mustafehusseinshire6178 4 ปีที่แล้ว +2

      @@regularwarya Ax ax Ilaahay Naxariistii Jano Haka waraabiye Gubaabo Iyo Hogo Tusaalayn Ma Hambayn Dhigiise alle waaniyaa waansan Mahadsanid walale.

    • @regularwarya
      @regularwarya 4 ปีที่แล้ว +3

      @@mustafehusseinshire6178
      Hawiye dhego wax maqlaa uma daloolaan in yarbaa difaacooda ku idlaatay teer iyo 1983 Mareexaan oo tankiyo iyo bebeyo wata ayaa lagu fiirsaday beesha uu ka dhashay oon xitaa Sacad iyo Cayr u gurman iska daa daa kuwo kasii shisheeye sababtoo ah ina Siyaad ayaa odayadoodii iibsaday sidaas ooy tahay ilahay calool-adayg ayuu nagu mannaystay gaar ah Daarood oo idil ayaa sanad kasta ku duula daanta sacad ee Galkacyo taako inay sikiyaana lagama yaabo ilaa uu mid Xasan sh. Maxamuud iyo Aadan Cadde oo kalaa yimaad oo u hoosaasiyo ayagoo ehel mooda.
      Dhagax ninkii hasaawiya amase haaraama
      Halhaleel inuu ugu hinqado horaba loowaaye
      Anna maanta hadalkaygu waa heerki oo kala'e.

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 3 ปีที่แล้ว +8

    Maantoo kalaa loo rabaa in uu haye la hado gabyaa sida siciid gamayoo kale . Asaga iya caydiid iyo rag kaloo faro wixii ay ka digeen ayaa hawiye haysta

    • @SaynabCsalam
      @SaynabCsalam 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq waaye

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 ปีที่แล้ว

      Absolutely is raaca diiday Hawiye caku reer tolkeey

  • @aminaabokor6384
    @aminaabokor6384 3 ปีที่แล้ว +6

    Haddal waan kategay oo majiro ruux uheelani

  • @xidig3833
    @xidig3833 2 ปีที่แล้ว +2

    Alha unaxriisto abwanka

  • @abubakarmaxamuud1693
    @abubakarmaxamuud1693 3 ปีที่แล้ว +8

    Akhyarey gabyga lyrics kisa isgo qoral ah ya igu cwi kra on abal weyn uga hyn dona ebd intan nolahy

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 ปีที่แล้ว +2

      +252683234320 igalasoo xidhiidh anigaa kuu hayeee

    • @guuguulemedia
      @guuguulemedia  2 ปีที่แล้ว +3

      Maqal Mp3 ayaa la hayaa ee Number Whatsapp kaaga Inbox ka iigu reeb
      Mahadsanid

    • @Salahxsaid
      @Salahxsaid ปีที่แล้ว +1

      Waan fahmayaan waa ninka kaliya ee hawiye kadhegysto salute from mj

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5 3 หลายเดือนก่อน

    Siciid maxamuud siyaad xandho hayeey wax badan an qalbigeena kago.an

  • @rayfeyare5662
    @rayfeyare5662 ปีที่แล้ว +1

    Sidiio dameerihii baa looo rartay hawiye viva daroood

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka ปีที่แล้ว +1

    Abwaan wuu ahaa lkn ilaa hadeer gabayadiisii buug lagu qoray oo lagu uruuriyey maleh cajiib

  • @xirsimire33
    @xirsimire33 ปีที่แล้ว

    Ader ilhay Haku naxaristo was so jaihaday manta waxa nol wilahsada

  • @abwaanmaxamedxaamudnuur7431
    @abwaanmaxamedxaamudnuur7431 3 ปีที่แล้ว +4

    Taariikhdiisa hala qoro

  • @muhiyadiinmohamed430
    @muhiyadiinmohamed430 3 ปีที่แล้ว +3

    Waad hogaamsataan marka nacab is haysaane

  • @bakarafricanchina6808
    @bakarafricanchina6808 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan wax badan gabeydisa wn dhageystey
    Wana wax taagan taniya malintii la xirey saciid mxmud xeydhe

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Unc yaxaas waaye
    Alshabab ka yamsiin ogaa

  • @waayoarag454
    @waayoarag454 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabaygaan waa khaliif shekh maxamud baa tiriyey aad bey iskugu egyihiin codkooda

    • @xabiibwadani5791
      @xabiibwadani5791 4 ปีที่แล้ว +3

      Waaa abwaan siciid gacamey iska hubi

    • @regularwarya
      @regularwarya 4 ปีที่แล้ว +7

      Muxuu hubiyaa dhabayacadu gabaygii ay maqashaba Khaliif ayuumbay ku qortaa waayoo malaha mid kaloo gabyaba kamasoo bixin.
      Ninkan hawiye guubaabinaya oo wax iska dhacsha tolow leh ayay ku leeyihiin waa daarood macnaha gabayga ayaysan fahmin ama maba dhageystaan.

    • @husseinhudke6669
      @husseinhudke6669 3 ปีที่แล้ว +1

      Laxay iska hubi waxaad kuhadlayso dad nimo

    • @guledmj9105
      @guledmj9105 3 ปีที่แล้ว

      Hhh hawiye nin gubAbinya miya ledahy wa khalif war dadka islamed o ad shekatan iyo rag islamed o ad shekata mxa idinka soo gala nimanyhw mse dad yaran bad ka cabsi qabtan

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 ปีที่แล้ว +1

      Reerkan oo aan wax sheeganeeyn waan waayay adeer ninkaan gabyaya waa saciid gacameey AUN tii

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa gudka lagu cadaabayah isagah iyo qaarkalobadan subxaan Allah

    • @mahamedali6038
      @mahamedali6038 2 ปีที่แล้ว +1

      War uducee Muslim waa loo duceeyaaye ina adeer

    • @reermiye1geeljire41
      @reermiye1geeljire41 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahamedali6038 waa runtaa wlo Allah ha unaxriito qariga Allah ha nuuro

    • @zahrahasan234
      @zahrahasan234 ปีที่แล้ว

      Hoostada ka hel siyaad bare janaduu kujiraa ayaa leedahey ninki naftiisa lagu qabsadana cadabta miyaa weligey qabiil macaayin afkeyga wuxun karadiine

    • @reermiye1geeljire41
      @reermiye1geeljire41 ปีที่แล้ว

      @@zahrahasan234 dumar baakatahayoo waxba dunida kama oged siyaad bare Allah ha unaxriito qariga Allah ha nuuro cawaankaa 34years iscunayah buu hayey

    • @haniabdiomar4896
      @haniabdiomar4896 ปีที่แล้ว

      Jaahil dhago weyn😢 meyd xante maanyada ma meerto

  • @cmcxasanm7979
    @cmcxasanm7979 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabaygan ninkii tiriyey,iskuma qorine kan isku qoray muxuu yahay

    • @regularwarya
      @regularwarya 4 ปีที่แล้ว +4

      Kumaa tiriyay markaa war illeen dhabayacadu waa dad waalan.
      Nimanyohow beenta aad isu sheegtaan ayaa idin fadeexeysa markaa bulshada inteeda kale ka dhex hadashaan.
      Ninkan tolkii Hawiye guubaabinaya miyaad rumeysateen inuu yahay nin daarood ah oo la yiraa khaliif .
      Siciid Gacaneey xitaa raggii SSDF lagu furuu ka mid ahaa oo Radio Kulmis kasoo gabyi jiray sidaa aabayaashiin idinkaga dhaadjiciyeen waxan ayagoo runta yaqaan.

    • @jaamacabdicabdulaahi9878
      @jaamacabdicabdulaahi9878 3 ปีที่แล้ว

      Iskadaa siciid gacamey ina xeedho hadad maqa shey anaa arkey halyey magac labaan noqo lahaa hobal caan baxey

    • @guuguulemedia
      @guuguulemedia  3 ปีที่แล้ว +2

      Abwaan Siciid gacamey baa gabayga leh isaga ayaana ku qoran sxb
      Mahadsanid

    • @tntxubijama7352
      @tntxubijama7352 10 หลายเดือนก่อน +1

      War gabaygan ninkan baa tiriyay waa hg saleban ah ee khaliif maaha dadku way isku khaldan gabayga horta fahma

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 หลายเดือนก่อน

      Gabayga fahan mrka hore caaqow

  • @xasancilmi8722
    @xasancilmi8722 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan foodcade

  • @dualebayle1008
    @dualebayle1008 4 ปีที่แล้ว +2

    Hodanimo ka hadhay taajir baa heedadow gale

    • @abdallemohamedwawayne7951
      @abdallemohamedwawayne7951 3 ปีที่แล้ว

      Jirdaaa heedada u galay macnaha waaa ninkii taaajirka ahaaa jirde xuseen

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว

      Taajir maaha waa jirdaa heedadow galaye waa Jirde xuseen waa ninkii isaaq muqdisho kulahaa fooqa ugu dheer

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan gabeyguu calaanjigey ee ma gabyin gabey hawiye iga dhaheh hhhhh

    • @wacdichannel2098
      @wacdichannel2098 4 ปีที่แล้ว +7

      ninkaa waa gabyaa wayn oo la yaqaan
      saciid maxamuud xaydhe saciid gacamey❤💚

    • @guledmj9105
      @guledmj9105 3 ปีที่แล้ว +2

      Ma adaa sidii nin weyn u hadlay hee hadal doqomeed waad leadahay cawad illaheey

    • @jaamacabdicabdulaahi9878
      @jaamacabdicabdulaahi9878 3 ปีที่แล้ว +2

      Mar kuuseexduu lasoo kacijedhey waaba kusoo dagi jidhey mar kuu seexdo dadka wax lomeeriyo maheen

    • @xasancilmi8722
      @xasancilmi8722 2 ปีที่แล้ว

      @@guledmj9105 aabihigabayga saciid

    • @cabdisalaanxamari9668
      @cabdisalaanxamari9668 2 ปีที่แล้ว +1

      ilaahay ha unaxariisto halgamaa abwaan gacamay