ABWAAN SICIID GACAMEY IYO GABAYGII GODOB CURIYE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 64

  • @sumayaahmed2679
    @sumayaahmed2679 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wlhi wa runti Allaha u naxaristo aderkey saciid gacamey janatul fardowsa Allaha ka waraabiyo

  • @mohamudahmed3078
    @mohamudahmed3078 3 ปีที่แล้ว +13

    Wuxuu ahaa Abwaan Siciid Aw Maxamuud Siyaad-Xaydho Baraale oo u dhashay beesha HABARGIDIR-SALEEBAAN wuxuuna ahaa sugaanyahan geesi geesi dhalay ah, abwaan abwaan dhalay, isaga aabbihiis iyo awooweyaashiisba waxay ahaayeen rag murti iyo xikmad iyo geesinnimo iyo gobonnimo Ilaahay isugu daray - sida aad micnaha gabaygiisaba ka dhuuxi karto waxaad arkaysaa murtida iyo miisaanka culus ee gabaygiisu leeyahay - Ilaahay ha u naxariisto, dambigiisa Allah ha saamaxo

    • @sumayaahmed2679
      @sumayaahmed2679 ปีที่แล้ว +1

      Amiin ya Rabbi Allaha u naxaristo

  • @maxamudidiris6068
    @maxamudidiris6068 ปีที่แล้ว +4

    Wakhtigii nagu adkaa ayuunataageeray abwaanku alle haunaxariisto

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 หลายเดือนก่อน

    ALLAHUAKBAR ALLAHUAKBAR
    WAA KAA DADKII CAQLIGA U SAAXIIBKA AHAA. ALLAHII KUWAA QAATAY OO M HASSAN SHIIKH IYO KUWA KALA LIITA HOGAANKA INOOGU DHIIBAY BAAN KA BARYEEYNAA IN UU SOOMAALI BAD BAADIYO HOGAAN KANA NOOGU DHIIBO KUWA KA KHEEYR BADAN KUWAAN MAANTA JOOGAA

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 4 หลายเดือนก่อน

    Allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya rabi dhanaada geesiyadii daaraawiishta abo fitaad iyo all halgamaa somaliyeed ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kingoflove887
    @kingoflove887 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah unaxariisto awoowe abwaan siciid gacameey

  • @nuurdiindhagacade5827
    @nuurdiindhagacade5827 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha u naxariisto Abwaanka

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden3074 11 หลายเดือนก่อน +2

    Saciid sh alle u naxariisto janada farduwsa ka Waraabiyo insha

  • @sadiaaden3425
    @sadiaaden3425 3 ปีที่แล้ว +5

    Saciid gacameey ilahay u naxariisto janadi fardowso waraabiyo insh

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan maxamuud siyaad xaydho abwaan gacamey waa nin hg saleeban ah oo ree cadaado ah geesi nimada hadalka lama gambado boqolal mar aya la xiray 1980 mrkii cadaado la duqeyy gabay buu tiryy aan jeclahay hg dulmiga ma jecla wllhi isaaq abwaan gacamey io caydiid io janaral galaal dad badano hg waa inee xushmad uhayan

  • @mohamedfarah4332
    @mohamedfarah4332 3 ปีที่แล้ว +8

    Allah yaa rahma abwaan qiimo leh siciid gacmey waa rer cadaado

  • @qaalidbinuyuusuf938
    @qaalidbinuyuusuf938 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan siciid gacamey Rabi Haunaxaristo😢
    Murti Ayu katagay

  • @elmihassanhirsi2336
    @elmihassanhirsi2336 ปีที่แล้ว +4

    Allah hawnaxariisto abwaan gamacay wuxu aha ragi nateegay maalinti ay adkayd

  • @yasinabdi1467
    @yasinabdi1467 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha llaha wlee waa xaqiiq

  • @kaisehassanjama2075
    @kaisehassanjama2075 9 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay ha u Naxariisto Abwaanka

  • @ahmedhuseen743
    @ahmedhuseen743 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa saleebaan habargidri abwaankan

  • @aidedabdirahmaan9982
    @aidedabdirahmaan9982 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay naxariisti sa haka waraabiyo mujaahid ka

  • @nuunenuur5729
    @nuunenuur5729 3 ปีที่แล้ว +7

    Allaha u naxaristo abwan siciid gacamey xaqqiiq waxa uu ka mid yahy kuwa aan dhagaysto ee xaqiiq da ka hadlay ,,, waataan gumaysiga nebcayn gabi ahaan teede goobo badan Talyaaniga safkii Gooyay baan nahaye ha gal galato Dhagax tuur ku wii gaystay baan nahay

  • @IbnuafiicIbnuafiic
    @IbnuafiicIbnuafiic 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ragii magaca kulahaa gumaysi diidka waxaa ka mid ahaa
    1,sheekh bashiir
    2,faarax oomaar
    3, xaaji aadan af,qallooc
    4,darwiishkii weynaa e cabdi. Dheere
    5, darwiishkii weynaa e ibraahin dhala mure

  • @qardhaasocade520
    @qardhaasocade520 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaah hawnaxariisto abwaan siciiid gacamay waa 2021 /5/

  • @mustafeabdi8483
    @mustafeabdi8483 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u Naxaristo Abwaan Gacamey, Wa Abwaan Reer Galmudug e u Hiiliyay Dulmiga Lo geestay Reer Isxaaq iyo in Dulmigaa aanu koobnayn Marixaan uun e ay Somali odhn isugu tagtay Reerka waxana lo baahanyahay in laga garaabo wixi dhacay. Cadaalad alley ag taal way helayaan

    • @abdullahisuhayb5684
      @abdullahisuhayb5684 ปีที่แล้ว

      Dhibta ay dadka sool ugaysteen kawaran? Nimankaas cuqdad baa Somali ka reebtay.

  • @IbnuafiicIbnuafiic
    @IbnuafiicIbnuafiic 10 หลายเดือนก่อน +2

    Markii ina keena diid hobyo weererka ku qaada waxaa usoo gurmadey ciidan uu watey muuse igare oo isaaq habar yoonis muuse care ahaa

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto.

  • @abdullahimohamed3956
    @abdullahimohamed3956 2 ปีที่แล้ว +6

    Geesh wada malaa iga garbaha haydin galiyeen waa duco hg dhiig waa bixisay wana rag iyo xeerkii Alana waa karaali nin la dulmay in owrka loo kiciyo somalida saxda ahna waligeed bey ku nooled waa tariikh ab ka dhaxal ah

    • @AbwaanMucaashaq-ig7sj
      @AbwaanMucaashaq-ig7sj ปีที่แล้ว +2

      Abwaanka keliya xiligaa sibadheedha noogu hiiliyay maalintay adkayd habargidir waa wada dhiig

  • @awadkayse4736
    @awadkayse4736 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul kama hantiyo
    R Isaaq Gedo nin joogaa dheh.

  • @maxamudidiris6068
    @maxamudidiris6068 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan siciid gacmay wuu ahaa abwaan gobanimo badan oo runsheeg ah

  • @awadkayse4736
    @awadkayse4736 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Abwaan taagnaa xilligii dalka Midgo iyo Marrexaan waxa soo socdana wuu arkayaa waana taa maanta la dambaysanyo.Wax ka guro gogloba looga carar maxaase ku dhacay Faqash iyo cawaankeed. Waa kii Abwaankii lahaa;
    Wuxu Cali Midgaan ku hadlayaa
    Taarba Maan heline
    Afwaynena haayaaydu yidhi
    Haylihii dhigay.
    Waa taariikh dhacday ninba wuxu ka helayba ha ku iimaansado.

  • @hudaabdillahi3207
    @hudaabdillahi3207 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku naxariisto Adeer Kay mcn

  • @mohamedfarah4332
    @mohamedfarah4332 3 ปีที่แล้ว +6

    Danbigii siyaad geestay ayay umada kukala maqantahay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah Yarhamuh Raaximiin💗

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 ปีที่แล้ว

    Alle ha naxariisto saciid gacamey

  • @IbnuafiicIbnuafiic
    @IbnuafiicIbnuafiic 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hawiye iyo dirkuna waa dad waloolo ah oo isku hiiliya

  • @maxamudidiris6068
    @maxamudidiris6068 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan siciid gacmay wuxu katagay murti qiime sarele ale hau naxariisto

  • @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323
    @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha naxariito

  • @maxamudidiris6068
    @maxamudidiris6068 ปีที่แล้ว +1

    Abwaa siciid gacmay.ayaa gabaygan katiriyay wakhtigii adkaa ee nasoomaray

  • @AbwaanHolac
    @AbwaanHolac 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuunaxariiso

    • @osmanbarud5362
      @osmanbarud5362 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo abwaan qaaliya buu ahaa oo garasho badan oo xaq u dirira

  • @KaligiisDuul
    @KaligiisDuul 5 หลายเดือนก่อน

    Reer isxaaq wuu garab istagay siciid gacamay waligiisa gunnimo wuu kasohorjeeday

  • @IbnuafiicIbnuafiic
    @IbnuafiicIbnuafiic 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer isaaq wuu la dagaalamay gumaysiga

  • @IbnuafiicIbnuafiic
    @IbnuafiicIbnuafiic 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaa markhaanti u ah waxay burco ku dileen badhasaabkii burco u fadhiyey ingiriiska e lagu magcaabi jirey giib waakii abwaankii lahaa aloow gacanta hay gooyn ninkii giib dilaan ahaye

  • @nuurxaashixasan6793
    @nuurxaashixasan6793 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @Hargeysapost
    @Hargeysapost 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabay Markhaati ah Abwaan dhamaystiran.

    • @abwaanabdiqaniali1664
      @abwaanabdiqaniali1664 4 ปีที่แล้ว +5

      Waa abwaanka keliga ee somali noo hiiliyay
      Waana u ognahay sidaa wacan ee walalnimadu ku jiray ama garab istaadaa uun noo muujiyay .wakhti adag aanu u baahnayn.
      Waanu kuu ognahay

    • @zahrahasan234
      @zahrahasan234 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abwaanabdiqaniali1664 tariikhda dib usoo baar hawiye cuqdad mYaqaan ree cadaado waxaa la xasuuqey 1980 waa idinkaaga horeyeen xasuuqa

    • @AbwaanMucaashaq-ig7sj
      @AbwaanMucaashaq-ig7sj ปีที่แล้ว

      Soomaali baa gebi ahaan gooyay magacaase abwaan qiima badan allahyarxamu gabayadisa waan iska jeclahay amarka ilaahay

  • @siciidbulaale7877
    @siciidbulaale7877 2 ปีที่แล้ว +1

    Indheeer garato rag way ku yartahy dumar kuma jirtoooo

  • @mohamedfarah4332
    @mohamedfarah4332 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekafu gadaal waxay ka noqon yaa u garnaqi doona

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabay gabay dhaafay.

  • @sharifgarade3140
    @sharifgarade3140 3 ปีที่แล้ว

    AUN abwaan saciid gacameey

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 2 ปีที่แล้ว

    Tolow isaaq xaguu gumayste kula dagaalamay iyo ingiriis abwaanka taariikhdaas baa ka qaldantay

    • @faraxmaxamed1441
      @faraxmaxamed1441 ปีที่แล้ว +3

      Shiikh bashiir yuu ahaa maxamed Darwiish yuu ahaa faarax Omar yuu haaa intuba isaaq bay ahayd wll tariikh da dib uraaac

    • @alimohamud1251
      @alimohamud1251 ปีที่แล้ว

      @@faraxmaxamed1441 nin aan weligii ri gees ka ridin baad noo sheegasaa bal xagay ku dagaalameen soo sheeg

    • @AbwaanMucaashaq-ig7sj
      @AbwaanMucaashaq-ig7sj ปีที่แล้ว +2

      Soomaali gebigeed hadii laysu wada geeyo wxn ahay nimaan geesinimo cidi ku gaadhayn viiva isaaqnimo ❤❤❤

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ninka ciidda meeshuu ka daganaa gumayste wali haysto iyo ninka xorta ka ah midkeebaa xornimo u dagaalamay mase waxaad rabtaa inaad tiraahdo anoo is xorayn waayay ayaan nin kale xoreeyay

  • @cabdifitaaxcismaan5845
    @cabdifitaaxcismaan5845 2 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariiso

  • @nuurxaashixasan6793
    @nuurxaashixasan6793 ปีที่แล้ว

    Ok