GUUGUULE MEDIA
GUUGUULE MEDIA
  • 360
  • 2 340 798

วีดีโอ

Habarjeclo Suldaanka Guud oo Hadlay Kaahin iyo Kulmiye Ayan Taaganahay iyo Biixi Lacagtii Bixinwayey
มุมมอง 2.8K23 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Habarjeclo Suldaanka Guud oo Hadlay Kaahin iyo Kulmiye Ayan Taaganahay iyo Biixi Lacagtii Bixinwayey
Sanaag Shirkii Nabadda oo Dhiig Ku Daatay Yaa Dilay Siyaasi Cali Baashe Maxamuud Somaliland Darteed
มุมมอง 6K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sanaag Shirkii Nabadda oo Dhiig Ku Daatay Yaa Dilay Siyaasi Cali Baashe Maxamuud Somaliland Darteed
Ethiopia iyo Jabuuti oo Ku Loolamaya Somaliland Doorashada Ciddii Ku Guulaysan lahayd
มุมมอง 2.9K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ethiopia iyo Jabuuti oo Ku Loolamaya Somaliland Doorashada Ciddii Ku Guulaysan lahayd
Xogo Sirdoon Kulanka Xasan Alsiisi iyo Afaworky Eritrea Dagaalka Geeska oo Qarka u Saaran Xabbad
มุมมอง 3.1K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xogo Sirdoon Kulanka Xasan Alsiisi iyo Afaworky Eritrea Dagaalka Geeska oo Qarka u Saaran Xabbad
Somalilandnd Shirka CeelAfwayn Habarjeclo oo Suurta ku Afuuftay Muuse Biixi iyo Dhulgariir Siyaasada
มุมมอง 8K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Somalilandnd Shirka CeelAfwayn Habarjeclo oo Suurta ku Afuuftay Muuse Biixi iyo Dhulgariir Siyaasada
Ethiopia oo Sheegtay In aan la Hor Istaagikarin Heshiiskii Somaliland Iyo Bosaso oo Halis Ah
มุมมอง 3.6K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ethiopia oo Sheegtay In aan la Hor Istaagikarin Heshiiskii Somaliland Iyo Bosaso oo Halis Ah
Shirka Somaliland iyo Dhulbahante Wadahadal Hordhaca iyo Beesha Caalamka DFS Dhabarka ka Toogatay
มุมมอง 9K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shirka Somaliland iyo Dhulbahante Wadahadal Hordhaca iyo Beesha Caalamka DFS Dhabarka ka Toogatay
Laascaanood Qalasyadii Curyaamay oo La Weeraray iyo Dad Aan Cuqaal ahayn oo Saxaafaadda lasoo Taagay
มุมมอง 9K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Laascaanood Qalasyadii Curyaamay oo La Weeraray iyo Dad Aan Cuqaal ahayn oo Saxaafaadda lasoo Taagay
Mareexaan Cabaadka Ka yimi Dagaalka Irir Iyo Darodo iyo Dalka Djibouti Ismaaciil Dabadii
มุมมอง 11K14 วันที่ผ่านมา
Mareexaan Cabaadka Ka yimi Dagaalka Irir Iyo Darodo iyo Dalka Djibouti Ismaaciil Dabadii
Degdeg Ismaaciil Cumar Geelle Xaaladdiisa Caafimaad Geeri iyo Nolol oo lagu Muransanyahay
มุมมอง 8K14 วันที่ผ่านมา
Degdeg Ismaaciil Cumar Geelle Xaaladdiisa Caafimaad Geeri iyo Nolol oo lagu Muransanyahay
Dagaalka Somaliland oo Qaramada Midoobay Ka Qarxay iyo Ethiopia iyo Somalia oo ku Dhex dagaalamay
มุมมอง 28K14 วันที่ผ่านมา
Dagaalka Somaliland oo Qaramada Midoobay Ka Qarxay iyo Ethiopia iyo Somalia oo ku Dhex dagaalamay
Somaliland Dagaalkii Heesaha oo la ogaaday Duulaanka Halka lagasoo Qaaday iyo Siciid Deni oo Weerara
มุมมอง 18K14 วันที่ผ่านมา
Somaliland Dagaalkii Heesaha oo la ogaaday Duulaanka Halka lagasoo Qaaday iyo Siciid Deni oo Weerara
Xoogaga SSB oo Heegan La Geliyay B. Buur Madow oo Jiidda dagaalka Istaagay iyo HG iyo Surre dhaqaqay
มุมมอง 7K14 วันที่ผ่านมา
Xoogaga SSB oo Heegan La Geliyay B. Buur Madow oo Jiidda dagaalka Istaagay iyo HG iyo Surre dhaqaqay
Boqor Buur Madoow oo Ku Dhawaaqay Boqol Suug oo Dagaal iyo Xamar oo dawladnimadii ku dhimatay
มุมมอง 7K14 วันที่ผ่านมา
Boqor Buur Madoow oo Ku Dhawaaqay Boqol Suug oo Dagaal iyo Xamar oo dawladnimadii ku dhimatay
Ismaaciil C Geelle Oo Dagaal kusoo Qaaday Somaliland iyo Maydadkii Beelaha Darood oo la Raadinayo
มุมมอง 15K14 วันที่ผ่านมา
Ismaaciil C Geelle Oo Dagaal kusoo Qaaday Somaliland iyo Maydadkii Beelaha Darood oo la Raadinayo
Dagaal Isaaq u dhanyahay oo lagu Dhawaaqay Gurmadka Habargidir oo Dir Gaadhay iyo Xagjika SSC
มุมมอง 17K21 วันที่ผ่านมา
Dagaal Isaaq u dhanyahay oo lagu Dhawaaqay Gurmadka Habargidir oo Dir Gaadhay iyo Xagjika SSC
IGAD oo Hubaynta Somalia Kasoo horjeesatay Maraykanka oo Xasan Dhulka Dhigay iyo Baroorta Deni
มุมมอง 9K21 วันที่ผ่านมา
IGAD oo Hubaynta Somalia Kasoo horjeesatay Maraykanka oo Xasan Dhulka Dhigay iyo Baroorta Deni
Garaad Jaamac oo Is Keenay Masar oo Qashin Keentay Somalia iyo Puntland oo Baradho
มุมมอง 13K21 วันที่ผ่านมา
Garaad Jaamac oo Is Keenay Masar oo Qashin Keentay Somalia iyo Puntland oo Baradho
Masar oo Somaliland ka Cabaadday Jabuuti oo lagusoo Dhaqaaqay iyo Dir oo Mareexaan Xasuuqday
มุมมอง 11K21 วันที่ผ่านมา
Masar oo Somaliland ka Cabaadday Jabuuti oo lagusoo Dhaqaaqay iyo Dir oo Mareexaan Xasuuqday
Ethiopia oo Sheegtay Burburka Somalia iyo Aqoonsiga Somaliland iyo dowlado kale oo dhalandoona
มุมมอง 21K21 วันที่ผ่านมา
Ethiopia oo Sheegtay Burburka Somalia iyo Aqoonsiga Somaliland iyo dowlado kale oo dhalandoona
Qalas Habarjeclo Ka Badbaaday oo Habargidir Ay Qabatay iyo Ethiopia oo Taako Walba Hub dhigaysa
มุมมอง 6K21 วันที่ผ่านมา
Qalas Habarjeclo Ka Badbaaday oo Habargidir Ay Qabatay iyo Ethiopia oo Taako Walba Hub dhigaysa
Somaliland iyo Somalia Labo Wasiir oo dagaal banaanka isla Tagay oo Midkood laga Cabaadiyey
มุมมอง 22K21 วันที่ผ่านมา
Somaliland iyo Somalia Labo Wasiir oo dagaal banaanka isla Tagay oo Midkood laga Cabaadiyey
Burburkii 3aad Ee Somalia oo bilawday iyo Masar oo lacagtii darteed dagaalka kaga baxday Somalia
มุมมอง 10K21 วันที่ผ่านมา
Burburkii 3aad Ee Somalia oo bilawday iyo Masar oo lacagtii darteed dagaalka kaga baxday Somalia
Dagaal Ka dhacay Buuhoodle Sayid Cali oo lasoo afjaray Iyo Talefoono Dilaa Noqday
มุมมอง 8K21 วันที่ผ่านมา
Dagaal Ka dhacay Buuhoodle Sayid Cali oo lasoo afjaray Iyo Talefoono Dilaa Noqday
Madaxda Somaliland oo Hal Mawqif Yeeshay Xaaladaha Adag Shir 3 Geesoda iyo Safar Ethiopia oo diyaara
มุมมอง 10K21 วันที่ผ่านมา
Madaxda Somaliland oo Hal Mawqif Yeeshay Xaaladaha Adag Shir 3 Geesoda iyo Safar Ethiopia oo diyaara
Ethiopia oo Gacanta ku Dhigtay Xasan Sh Fadeexaddii Safiirkii Kenya oo Derbi Jiif Noqday iyo KGS
มุมมอง 9K28 วันที่ผ่านมา
Ethiopia oo Gacanta ku Dhigtay Xasan Sh Fadeexaddii Safiirkii Kenya oo Derbi Jiif Noqday iyo KGS
Xaalad Dagaal Duleedka Buuhoodle iyo Muj Cabdi Baasid oo Fashiliyey Kooxo lugooyo kuhaya Habarjeclo
มุมมอง 14K28 วันที่ผ่านมา
Xaalad Dagaal Duleedka Buuhoodle iyo Muj Cabdi Baasid oo Fashiliyey Kooxo lugooyo kuhaya Habarjeclo
Dhulka Beesha Dir Ama Samaale oo Daarood laga Masaafurinayo iyo Boosaaso oo Noqotay Xero geel
มุมมอง 11Kหลายเดือนก่อน
Dhulka Beesha Dir Ama Samaale oo Daarood laga Masaafurinayo iyo Boosaaso oo Noqotay Xero geel
Ruushka oo Somaliland Soo gaadhay Iyo Ciidanka Somaliland oo Gaadhay Degmooyinkii Sanaag Bari
มุมมอง 17Kหลายเดือนก่อน
Ruushka oo Somaliland Soo gaadhay Iyo Ciidanka Somaliland oo Gaadhay Degmooyinkii Sanaag Bari

ความคิดเห็น

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 นาทีที่ผ่านมา

    Gul. Kulmiye 🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🤝🔰🤝🔰🔰🤝💚🤍❤️💪🏾

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 14 นาทีที่ผ่านมา

    Horuu ugu gaardiyi lahaa

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 21 นาทีที่ผ่านมา

    WAA BAREEJEEYA OO WADANI KA GOOYA AMA WARANKA IYO SHAAMBADA WADANI KUDHACDAY EE SOOMAALIYA KATIRTIRA SIWADANI UGU GUULAYSTO KURSIGA WEEYAAN MACNAHEEDU WALLAAHI MUUSE BIIXI CABDI WAANU DOORANAYNAA MARKASTA WAANU KAHORAYNAA HOOLAY IYO FAQASHTU SIDAY JECEL YIHIIN QARANKU WAA KULMIYE MUUSE BIIXI CABDI WAANU KU KALSOONAHAY QARANKA INUU UDHIMANAYO WAX YAR YAR YAR OO SHAKIYA NAGAGAMA JIRO WAANU AAMINSANAHAY ISAGAANU DOORANAYNAA MUUSE BIIXI CABDI NINKII JECEL IYO NIKII NECEBA MADAXWAYNUHU WAA MUUSE BIIXI CABDI INSHA ALLAAHU

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 45 นาทีที่ผ่านมา

    Walee Wa runata Wa muse biixi Iyo baabah🎉🎉

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 53 นาทีที่ผ่านมา

    Adiga iyo asaasaqa Hooley isku mid ayaad tihiin.Cida kugu shubatay waa Wadani huwen.

  • @Abz_146
    @Abz_146 56 นาทีที่ผ่านมา

    Somaliland Allah ayaa lajira cidina waxba kaqadi mayaso wayna gulaysanaysa insha Allah

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 59 นาทีที่ผ่านมา

    Waar beenaale Beenaale la socda ayaad tahay munaafiq ah ee iska aamus.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OOYASHAN HAWIYE BEENTODA MUUSE MIIDNIMO KUMA JEERO

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc waa runtii waa sidaa uu u sheegay adiguna noolow waan ku taageera

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khladkii xukuumada maanta joogtay ay samaysay hadii loo cafiyo mid kastoo yimaadaana wuxuu doonuu samaynayaa.HALAGU COQAABO XUKIUMADA GUULDARADII IYO WAX QABAD LA.ANANYII

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dameer hoolay iyo baqal malaaq way nagu soo kala qabteen waa sidee

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Silansugan ayuu isticmaalay.

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalilanad cadaw ma laha muuse ayaa cadawga .ah dhulbahante wax kama haysto isaaq dhulkoodii .ayey joogaan yoocadu maaha xarshin xarshin haka xoreeyo xabashida .intuu ugu yeedhayo waqooyiga nacas meel ka hadlaa waa kaa

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansh alha. KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mujaad guguule guulaysow

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cigale hoomay wuxuu dalxiis ku imiday j.somaliland isagoo dhaqan ah oo dad kalena lasocdaan markii khaawusaadiisii yaraydna ay marwo faadumo siciid iyo drs adna aaden ismail dalxiis kii iyo nabad galyadii j.somaliland gobol kasta lagu soo mar mariyay ee uu qiray qaranimada j.somaliland ayaa garaamkiisii yaraana ama soor yadii dhaqanka iyo martidu lahaydna intoo midigta laga saaray sidaa lagu amba bixiyay?markaa wax xumaana ama qadaf ah nagama mudna dhaqankuna maaha dawlad ama siyaasiyiin ee waa oday beeleed ka shaqeeya nabadaynta beelaha ama qabiilada ay wax soo kala galaan ee dhibi soo kala gaadho ayay xalkooda kanshaqeeyaan?

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse loo biqi maayo.hoolay.noo imanmaay iyo xamar beenta naga dhaafa.cidii saaxiibka la.ah wey yaqaanan.muuse waa col

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuuuuug basaasa buu ahaa hoolay

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhh haaye nacaas war wax isku sohagajii

  • @ahmedqafari1180
    @ahmedqafari1180 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaryaa, afsoomaaliga wanaaji, sheekooyinka nin IYO naagtiina meesha ma qabato waana dad isku dir IYO munaafaqnimo.

  • @AbdirahimYaqub
    @AbdirahimYaqub 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiy bye bye 😂

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faqash kalkaal iyo cadowga somaliland waa magaca khasaaray eewadani

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Huwantii kadanbaysay lascaanood ayaa wali balaayo lasoo taagan waana lagayaabaa inaad kamidyahay jaahiliinta qudhunka jecel

  • @ismaaciilmaxamed2450
    @ismaaciilmaxamed2450 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa been argagixiso iyo faqash taladada dalka ma gayan waligodna doran nayino uuuuf

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar beenta iska daa. Munaafiqnimada iyo isku dirka jooji maangaabyahow aan xishood laheyn.

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale Huwanta U Shaqeeya Yaa ku Dhegaysanaya ka Dhexba Reer Somaliland dhulkaaga shabaab haysto ka waran ismoog udbihiiba aslaysa ismana oga

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaahin iyo muuse 17 jir garaada leh ayay qubeen iyagoo ciroola ahna waa noo hagar baxeen waa niman aan is badalin lacagkasta oo lagu baayacayna yidhi maya laakiin qolo daasada madhan sidata ayaa soo socota allow umada ugargaaar

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laxwaliba Mj Maxamed Kaahin hakusoo kalsqabato

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    laascaanood waxaa loo tirinayaa siciid sulub iyo ina kaahin waayo iyagaa ugu danbeeyey

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    saaxiib warkaa suldaanka guud ee hjeclo iska hubi weli wax war ahi kama soo bixine

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale ayaad tahay

    • @AbdirahimYaqub
      @AbdirahimYaqub 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kulmiy bye bye

  • @GorgorrTV
    @GorgorrTV 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiye Wuu Is khiyaamay

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada วันที่ผ่านมา

    Waxaba lagayaaba in dhamaan odayaasha dhulbahante ee yidhahada waxanu nahayi garaado ee dagaalama yidhahada in midh midh loo toogto bal waa la eegi

  • @MohamedFarah-z9d
    @MohamedFarah-z9d วันที่ผ่านมา

    Waa nin dhulbahante ahe maxaad u ammaani. Nin isaaqa oo nin dhulbahante ah ammaanaya. Yaab. War haloo duceeyee ducada ha ka nashuushadayn ducada.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 วันที่ผ่านมา

    Aalle haunaxariisto

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 วันที่ผ่านมา

    Bisinka ilahay haaw naxaristo kolay argagaxiso waxay gaadhaba gubaysa iya dilay wakuwa kooda wax uu taraya dilaya siday afka iskugu duuban jiren lascanod iyadi oo badheedha weyan manta

  • @hiboyusufmashaallaha1046
    @hiboyusufmashaallaha1046 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheeg baa kadanbeeyey

  • @giijecaarale2514
    @giijecaarale2514 วันที่ผ่านมา

    Adaa ka bambeeyey

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay how naxariisto cali baashe

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 วันที่ผ่านมา

    Laaxawla walaa quwah ilaa Bilaah caliyul cadiim.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 วันที่ผ่านมา

    Sxb mujaahid guuguulooow djabuuti xisbiyaba kama jiraan mana laha ururo siyaasadeed oo waaba wadan diktaatoor haysto,, xisbiyada reer somaliland ee tartamayana xisbiga djabuuti taageero ka hela amba somalia laga taageeraa--sadex magac ilaahay wuu guul darraysanayaa- mana belayo xisbi kastoo cadawga reer somaliland gacan saar la lihii-- codka bulsho waynta reer somaliland oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,, for ever Somaliland republic,,

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 วันที่ผ่านมา

    Muuse waa geesi shacabkuna waa ogyiin

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 วันที่ผ่านมา

    SHACABKU MA RABAAN WADANI NO NO WAA NINKII BUURTA KORAY EE DHABAR JABIYEY CIIDANKA SABABNA U AHAA IN ISGAARSINTII KA JARAY CIRO WALIGII LAMA DOORAN MAAYO IN HUWAN LA GARAB NOQDAY BISINK

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 วันที่ผ่านมา

    Dani Hassan Sheikh ayuu naga dhiciyaa laakiin Puntland wuu baa biyey Xoolihii masaakiinta wuu qaatay Aaqiro war ayaa jira. Ninka madaw ama Africaanka dadkooda Kama naxaan.

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 วันที่ผ่านมา

    Neef war fiicsn sheeg

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 วันที่ผ่านมา

    Waxba ka qaadimaayo muuse somaliand wuu haysanayaa isha allaah❤❤❤❤❤guuuuuuul❤❤❤kulmiye❤❤❤❤❤❤

  • @calibaashe9703
    @calibaashe9703 2 วันที่ผ่านมา

    Vwaruunti

  • @DHANBAALLTV
    @DHANBAALLTV 2 วันที่ผ่านมา

    Guuuguule Midia runta ugu kaalay